U are unique allahuma barik♥️ Jacayl caqliga ku dhaca iyo mid isu miisaaman toona waligey wax ka hadlaya maan maqal cilmigu badanaa walaal bari hore maxaad u hadli waydey ilaahay cimrigi iyo cilmigaba hakuu barakeeyee.
Wllshy wxaad iishegta qof aad xidhiidh la leedahy ugu yaraan week ama wax ka yar aad kla aamusnataan wax xumana ay daan isku qabin mrka uu kula so hdlana aad sifiican aad u wda hdlaysaan lkn ay daan raadinayn wxaad ku kla aamusnayden plze markaad ka fikirto isaga ku soo wcaya wxii. Aad kla hdli lahydna isagu ku dhahaya wn ogahy waxas iyo wxaas ayaad ka fikiraysaa dhibkuna waa xagayga bal maxaan ku tilmaama xidhiidhkaas
U are unique allahuma barik♥️
Jacayl caqliga ku dhaca iyo mid isu miisaaman toona waligey wax ka hadlaya maan maqal cilmigu badanaa walaal bari hore maxaad u hadli waydey ilaahay cimrigi iyo cilmigaba hakuu barakeeyee.
Am appreciating it ♥️
Aad baad u mahadsantahay 🙏😍
Aad baad umahadsantahay walal
Aniga kan 1aad ayan barty wayo waxyabo bdn so arky jcylka qalbiga waa nolol qiyale iyo cabsi badan lkn kan 3aad waxa kudhaqmi karo qof labadaba so arky. ilhy hayna siiyo xirirka maskaxiyanka iyo kan qalbiyankaba ❤
Wax badan Ka fahmay Thanks Abayo qaali ❤️❤️❤️
Jacaylka Caqliga inan kaligay aqaano ayaan moodi jiray thanks wllo 🙂
Cutub aad umahiimasan ayaad kahadsahyy jazakalaH Aby❤️❤️
Xog muhiim ah aan wali horey u maqlin aad iyo aad baad umahad san tahay si cod kornimada leh aad noo soo gudbisay M.a
I was waiting it jasakallah 😍👏🏼
Ur waiting made me happy thank you so much 🤍🙏
Mahdsanid abyo wx badan ayaa kafahmay❤
Markii uhoreeysiya aan Maqlo moowduucan waxbadan wan kafaaiday mahadsanid walaashay mcnh ❤❤❤❤❤❤
Mahadsanid nasra quruxey wllo wax badan baan kaa faidnay Alle haka abaal mariyo ❤
Aad baan ugu faraxsanahay wlaalo inaynu wax kala baranayno jasakallah🙏🤍
Waa mawduuc aan interesting Ku ahay
Thank you so much walaalo.
ALHM❤
Jasakallah❤
Wa iyaak walaalo
❤
Caqliga hawaayin gacaloooy❤
Very interesting topic ❤
Thank u so much walaalo 💛🙏
Yaarab barik qofkastoon arko wllhi waxaan yidhaa inantaa ku xidhnaada waxay haysaa cilmi ka duwan waxay soomaalidu hayaane aad baad ugu mahadsantahay ilaahayna xaku xafido💛🙏
Glad walaalo aadbaad ugu mahadsantahay erayadaada quruxda badan♥️♥️🙏
Allahu akbar
Waxa ku waydiyy wll marka hadii qof qalbiga wax kajeclada iyo mid caqliga wax kajeclada xiriir haday wada samystaan xiriirka mid dhib wayn keenyah soma aha ileen kan caqliga wax kajeclada daremi mayoh qofkan qalbiga wax kajeclada
Waa dhib wlaalo laakiin waxa lagaga bixi karaa wadahadal, wacyi yeelasho iyo in qofba qofka kale waydiiyo su.aalo ku saabsan isaga iyo sida uu jecelyahay inloola dhaqmo.
Kadibna isu tanaasul inuu yimaado oo ruux waliba ka kale doono inuu qanciyo si wada xidhiidhkii usii waaro, mid badqabana uu u noqdo
❤❤❤❤❤
Wllshy wxaad iishegta qof aad xidhiidh la leedahy ugu yaraan week ama wax ka yar aad kla aamusnataan wax xumana ay daan isku qabin mrka uu kula so hdlana aad sifiican aad u wda hdlaysaan lkn ay daan raadinayn wxaad ku kla aamusnayden plze markaad ka fikirto isaga ku soo wcaya wxii. Aad kla hdli lahydna isagu ku dhahaya wn ogahy waxas iyo wxaas ayaad ka fikiraysaa dhibkuna waa xagayga bal maxaan ku tilmaama xidhiidhkaas
Walal nooga soo wada jawaab waa wada qabnaa su aashase😊
Jclka ruuxda aya igu dhacay aniga ❤😢
❤❤❤❤
✨️