Waxn Illahy ku weydiyey guur xalaala ood ku nastid adiga iyo ubadkga mid indhaha idin sarta wax kugu dhex jirta naf qurux badan wadn istahishaa nolol qurxoon hooyo karti leh ayad tahy Waxn dhehi karaa waxd cadeen u tahay odhahda” Don’t be a woman that needs a man, be a woman a man needs”
Gabadhan waa strong women keep going ❤lkn maryan coach gabadh kle ayan u aqana oo iyana english dhiigta hargeysa iqro college taas ma yar fahmin 😊lkn isku hami ayaa nahay gabadhan imika college ban dhigta waxan rajaynaya isha allah inaan macalimad ka noqdo college ka ilahay hamigayga ha ii rumeeyo YAA RABIII
Gabdhan xalda guur markay ka hadalysay waxyba ila noqotay taydii inay ka hadshay sow isku da.a bn ku guursany guurka Yarantu ma ficna wallow aanu ku faidinay Alxamdulillah
Waalidka aan gebdhaha wax barin wlhi waa qasaaren waxan rajeynaa walid wlba in uu wiilsha iyo gebdhaha si siman wax ubaraan Gebdha aqoonta kamuqato ma sha Allah in ay hooya tanahay waan kufaraxsanhy❤
Coach Maryama, wiil aanu saaxiibnahay oo ardaydeeda kamida ayaaa iiga sheekeeyey. Maanta ayuu ii soo direy muuqaalkan. Runtii Maryama qofkii aan ka filaanaayey shakhsiyadeedu waa cajiib. Waa gabadh kalsooni iyo karti ba Ilaahay ku manaystay.
Qof nolosha tijaaba badan kasoo sameeyay haddana khibradihii ay kasoo baratay adeegsanayso. Karti iyo dadnima badan baa ka muuqata macallimadda. Allaha barakeeyo. Waan ku raaxaystay daawashada barnaamijka ayada darteed. ❤
Gabadhan sheekadeeda waan dhagaystay:- Lkn sida aan ka dhadhansaday gabadhan Anoo ixtiramaya waliba lkn - 1-Waxay cuqdad ka qabtaa inay yaraan ku guursatay 2- waxay jeceshahay inay iyadu is maamusho oonay cidba u daba fadhiisan Taasina waa ta keentay FURIINKA faraha badan 3-Waxay aaminsantahay Guurka ay yaraanta ku guursatay inuu ahaa DHALANTEED oo uu xiise kaliya ka ahaa Sida laga dareemayo hadalkeed 4- Qoysku haduu xiise ku bilaabmo Waa dumaa aakhirka 5-Gabadhu haday rabto in aan nolosheeda la maamulin oon masuul laga noqon karin ma aha qof qoys dhaqan karta 5-Ninka gabadha qabaa waxa uu ku jiraa Booskii 1-Aabaheed 2-wallalkeed Lkn marka uu xiisaha ay ku guursatay dhamaado waa inay xornimo raadis noqotaa Taasaana keenasa in la ismaandhaafo
Sido kale wan kugu ixtiramaya fikirkaaga Lkn markuu qofku yaraan ku guursado oo uu ku tanaado wa u farxad Lkn kawaran adoo 20 jir ah 2 caruurana haysta biilna aadan ku Helin ama hadad ku heshaba aysan ku filneen so ka qoomamayn maysid yaranta aaku guursatay xitaa da,deedii laga yaabe ineysan wali guursan oo ay ayadu noloshaas laso daala dhacday Qodobka labaad Qofku inuu is maamuli karo naftiisa yaqaano wuxu rabana ogaado waa muhiim iyo inuu wixiisa qabsado Micnaheda maha iney diidantahy in la maamulo ee waa in ay cid ku tiirsanaato ayay diidaneed oo wata tiri anoo yar baan jeclaa ina isku filnaado
Masha allah, "wax kasta oo kugu dhaca dhanka kheyrka ka eeg". Weedhan yare kooban waxay ila ahayd iska khayali ila an noloshayda ku dabaqay. Wax yaabo badan oo aan ku ducaysano oo aan heli wayno ayaan aan dib ka ogaano in ayna kheyr inoogu jirin. Never lose hope.
Waa gabadh yar nolol adag so martay ilaa yaraantedi ilaa guurkedi nolol quruxbadan ku rajaynayaa maryamey Wllo Allh kula garab galo ma sahlana in Aad ilma kaligaa koriso
Maryama waxay nolosha kasoo baratay casharo muhiim u ah oo maanta u sababay in ay nolosha ka joogto meel ay kaga qanacsan tahay. qaab hadalkeeda,muuqeeda iyo waxyigeedana aad baa uga helay macalimada hhh alle ha barakeeyo
Wax run ah qofkasta oo dhibato ku dhacday ama caqabadu ku badan yihin inay marwalba ka naxariisbadan yihin dadka an dhibtu ku badnayn xita qofka jacaylku ku dhaca waayo wu kawayo aragsan yahay qofka anay waxyabo noloshisa radadeya somarin
Waxn Illahy ku weydiyey guur xalaala ood ku nastid adiga iyo ubadkga mid indhaha idin sarta wax kugu dhex jirta naf qurux badan wadn istahishaa nolol qurxoon
hooyo karti leh ayad tahy
Waxn dhehi karaa waxd cadeen u tahay odhahda” Don’t be a woman that needs a man, be a woman a man needs”
You are right, she deserve more than what you tell
Gabadhan waa strong women keep going ❤lkn maryan coach gabadh kle ayan u aqana oo iyana english dhiigta hargeysa iqro college taas ma yar fahmin 😊lkn isku hami ayaa nahay gabadhan imika college ban dhigta waxan rajaynaya isha allah inaan macalimad ka noqdo college ka ilahay hamigayga ha ii rumeeyo YAA RABIII
Alle haku rumeeyo hamigaaga
Next c/kariin sxb waxad soo qabataa gabadha hooyooyinka suuqa hargeysa qoraalka barta ee la yiraahdo hibo maxamed dirir plz mahadsanid 🎉😊❤
Masha Allah dumarku wa tiirdhexadka bulshada ilahow dumarka no dhawr❤🤲🏻🤲🏻
Be u be urself and be happy ur own person always put urself first no matter what thank u sis maryama appreciate it 🎉❤
❤
❤
معلمة مريم ابراهيم عبدالرحمن شخصية مؤثرة ❤❤❤
Gabdhan xalda guur markay ka hadalysay waxyba ila noqotay taydii inay ka hadshay sow isku da.a bn ku guursany guurka Yarantu ma ficna wallow aanu ku faidinay Alxamdulillah
Masha Allah, she really motivated me a lot, may Allah grant her good health and long life InshaaAllah!
Mansha Allah , Allah barakeeyo waa inan karti iyo daacadnimo kamuuqata Adna saaxiib Waad kumahadsantahay soo bandhigada barnaamijkan
Waalidka aan gebdhaha wax barin wlhi waa qasaaren waxan rajeynaa walid wlba in uu wiilsha iyo gebdhaha si siman wax ubaraan
Gebdha aqoonta kamuqato ma sha Allah in ay hooya tanahay waan kufaraxsanhy❤
Mnsha allah coach maryama waa qofkii igu sameynta badna intan dawanaye podcasts-ka ad qawatan dad nocan ah nokena wllo mnsha Allah waxyabo bdn bn kabarty mahdsnid wllo mryama horey usoco wadad martay ban inagana kusojirna inoso ducey in illahay nagu guleyo adinka wad kumahad snatihiin so gudbintiina ardaa media xili laybahna bd timaden ❤❤
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤️🕋👍
Great mindset, awesome explanation, pure motivation, massive confidence just go forward!
@ macallin marayam Manshallah 🎉
Mashallah mashallah Alf Mabrouk wa Allahouma Moubarak fiki ya oukti fi allah may allah protect you all the bad things
Coach Maryama, wiil aanu saaxiibnahay oo ardaydeeda kamida ayaaa iiga sheekeeyey. Maanta ayuu ii soo direy muuqaalkan. Runtii Maryama qofkii aan ka filaanaayey shakhsiyadeedu waa cajiib. Waa gabadh kalsooni iyo karti ba Ilaahay ku manaystay.
Tiktok maxa ugu qoran
@@inantaSomalilandkufanta7766 Coach Maryama ku baadh walaal.
@@suhaybcrisaaq7858 mahadsanid wan heley wllo
Good job 👏 huno wxan rajaynaya in podcast kaga keento dad experience ban leh aqoon leh bulshada aad uga dhex muuqda keento , ❤
Dadka bulshada manfca ku dhex leh keen sida couch maryam oo kale😊
Mansha allaaah waan idin salamay dada hiya barnamjka iyo my queen sister hore usoco walalo qali masha allaah
Masha allh wllhy waa tob weeye inanta aqoonta iyo akhlaaqda way ka muuqataa
Ani ahaanteyda waxaan jeclahay anoo wax qabsady inaa guursado oo aan nin isku haleen😊
Allahuma barek Maryama wallahi we need you on UA-cam I found your UA-cam channel but its just one video there please more videos sister. Real gem❤
Mashallah she is awesome and hard worker keep pushing it wlllo
Fariidyar hun Ilhy caqliga io cimrigaba kudhereyo wankahelay qaaab uhadalkeda diini io maadiba way dhigtey waa qov aan ubahenen inan dhagysano mrkle noowarayso ban odhan laha inanka jzakalh wll😇
She's wife material, smart and gorgeous 🥰🥰
masha allah walal maryama casharo badan ayad nolosha ka baratay. team ii wad sheekada dad si coach maryan ah ku casuuma barnamijka mahadsanidiin.
Masha Allah, aad iyo aad ayaad u mahadsantihiin bahda Arda Media in aan noo keentaan wareysiyo noocaan ah, I am Very interesting this Podcast.
waa inan aad qurux badan oo qalbi wanaagsan runtii m.a
MashaAllah Tabarakillah
Qof nolosha tijaaba badan kasoo sameeyay haddana khibradihii ay kasoo baratay adeegsanayso. Karti iyo dadnima badan baa ka muuqata macallimadda. Allaha barakeeyo. Waan ku raaxaystay daawashada barnaamijka ayada darteed. ❤
Already motivation speaker
Masha Allah Gabar diin iyo dadnima iskuwadajiro
Maryamo UA-cam keeda ha la I soo sheego plz waa gabar yar oo dadaal badan la timi caqligeeduna aad uu sareeyo mansh Allah you're coach
Macalin Maryam ❤️👸 alle aqoonta haku barakeeyo
❤😮podcast kan caawa iigu horaysa msha allh fariid hore usoco hbbti
Wa podcasts ugu fiicna e Yt Kannka dawado masha Allah gabadhan isku mid Bn Nhy Nolosheda even Magacaygi Bay ledhy❤
Mnsha alah
Kee igu fcn dhahday
Maansh'allah 🎉❤ teacher maryam❤
I love this girl❤🥺
Masha allah abyo maryan wan kugu mahadcelinee sidad noga faidesay qibradada❤
Gabadhan sheekadeeda waan dhagaystay:-
Lkn sida aan ka dhadhansaday gabadhan
Anoo ixtiramaya waliba lkn -
1-Waxay cuqdad ka qabtaa inay yaraan ku guursatay
2- waxay jeceshahay inay iyadu is maamusho oonay cidba u daba fadhiisan
Taasina waa ta keentay FURIINKA faraha badan
3-Waxay aaminsantahay Guurka ay yaraanta ku guursatay inuu ahaa DHALANTEED oo uu xiise kaliya ka ahaa
Sida laga dareemayo hadalkeed
4- Qoysku haduu xiise ku bilaabmo
Waa dumaa aakhirka
5-Gabadhu haday rabto in aan nolosheeda la maamulin oon masuul laga noqon karin ma aha qof qoys dhaqan karta
5-Ninka gabadha qabaa waxa uu ku jiraa Booskii
1-Aabaheed
2-wallalkeed
Lkn marka uu xiisaha ay ku guursatay dhamaado waa inay xornimo raadis noqotaa
Taasaana keenasa in la ismaandhaafo
Sido kale wan kugu ixtiramaya fikirkaaga
Lkn markuu qofku yaraan ku guursado oo uu ku tanaado wa u farxad
Lkn kawaran adoo 20 jir ah 2 caruurana haysta biilna aadan ku Helin ama hadad ku heshaba aysan ku filneen so ka qoomamayn maysid yaranta aaku guursatay xitaa da,deedii laga yaabe ineysan wali guursan oo ay ayadu noloshaas laso daala dhacday
Qodobka labaad
Qofku inuu is maamuli karo naftiisa yaqaano wuxu rabana ogaado waa muhiim iyo inuu wixiisa qabsado
Micnaheda maha iney diidantahy in la maamulo ee waa in ay cid ku tiirsanaato ayay diidaneed oo wata tiri anoo yar baan jeclaa ina isku filnaado
@@inamohamett1693 mahadsanid wllo lkn:-
Waxa iska cad oon la qarin karin in hadii aad markaaga horeba ahayd qof jecel waxay iyadu rabto oo kaliya ay shaqeeyaan ,dalabkeeda oo kaliya shaqeeyo,hadalkeeda oo kaliya shaqeeyo
Waxa xaqiiq ah in meeshaas aanu muran ka dhamaanayn
Tusaale hadii marka aad kala tagtaan qofkii awlaada aad u haysay waxa imanaya ficiltan oo sidii markii hore uma hagar baxayo waayo wuxu doonayaa inuu ku dareensiiyo in uu kuu sheego in ismaamulkaagu shaqaynayo iyo inaanu shaqaynayn lkn
FAMIL-KA haduu is ixtiraam ,ismaqal,dabacsanaan,iyo wixii la mid ah u ku bilaamo wuu guulaystaa
Lkn hadaan marka horeba isla qumanahay waxba iima hagaagayaan
Wax ka jira maleh waxaa soo qortay ilaahay kabaq oo gabadha been hakanaban sidee ku ogaatay ma ayadaa kuu sheegty 😂😢 niyow ilaahay kabaq
@@fathinuur4639 wllo adna illahay ka baq sida aad qoraykayga u fahantay ayaan hadalkeeda u fahamay ugana falceliyey
Feker muhiim ah ayaad ka hadashay runtii ,
Wayna jirtaa oo waxaasi oo dhan waa laga dareemayaa hadalkeeda.
Masha Allah wa gabar wanaagsan
Masha allah, "wax kasta oo kugu dhaca dhanka kheyrka ka eeg". Weedhan yare kooban waxay ila ahayd iska khayali ila an noloshayda ku dabaqay. Wax yaabo badan oo aan ku ducaysano oo aan heli wayno ayaan aan dib ka ogaano in ayna kheyr inoogu jirin. Never lose hope.
Waxa kasta waa aqoonta masha alh qof waxa badan fahan san
Waa macallin aad u qurux badan oo dooq ah
Manch Allah gabadhin Waa hawal kar well done sis ❤🎉
Waa gabadh yar nolol adag so martay ilaa yaraantedi ilaa guurkedi nolol quruxbadan ku rajaynayaa maryamey Wllo Allh kula garab galo ma sahlana in Aad ilma kaligaa koriso
Absulte ruun ayeyy ka hdashyy maryam keep going 🎉😢❤❤
Msh alh isku riyo ayan nahay iyo isku sheko I have 2 baby 🍼 lkn hal guur so martay♥️😍
Cabdikarin dadkan oo kla nookeen Maryana way na amaantee mht ❤
Mnsha allah Coach Maryam waa Codkar ❤
Maryama waxay nolosha kasoo baratay casharo muhiim u ah oo maanta u sababay in ay nolosha ka joogto meel ay kaga qanacsan tahay.
qaab hadalkeeda,muuqeeda iyo waxyigeedana aad baa uga helay macalimada hhh alle ha barakeeyo
Mashalh aqoon iyo Karti ka muuqda go for ward ❤😊
Mnsha Allah mclinkaygi maryama respectful 🙏
Ma sha allah abaayo thnks aaad ayuu ii anfacay
Masha allah teacher maryama
Hooyo karti leh iyo khibrad.guulaysoH❤
Mashaa allah macalin maryama tanks ❤
Masha Allah❤mclimad maryama Alle hku xifdiyo
Mnsha allah ilahay haku xafido ❤
Macalin maryama allaha barakeyo
جزاك الله خير إن شاءالله ❤
Macallin maryam we proud of you❤
Ciwankeeda maxa ugu qoran
M.a ❤ gabadh karti badan😊
Masha Allaah waa gabadh dhisaN
Masha allh waa quf wax badan og
Mnzha Allh♥️
Manshaalah alow kubarakey
Masha allah waa hooyo wanaagsan oo waxbaratey ✅️🙋♀️
maryama waa qof kudayasho mudan
إلم يكن طريقك طريق الذين يستطيعون أن يتخلوا عن أرواحهم وأحبائهم، فأنت لست شجاعا بما يكفي.
Masha allah❤
mochallh gabadhan waa macalimadayda luuqada wllhi zi walpa way dhizanthy🥰
Xgee ku dhigtaa ma online wll
Wll xageee weeyaan halkay wax ku dhigto
Nala wadag mesha wlo
She is strong woman 🎉
Waxan yar kalsoni bdnah keep going wll❤
I love this girl madame Maryam
Vedio wxan ka jeclan laha podcasts ina usamaysa sa inago hawlahna haysana aan udhagaysano
Weligay man arag inantan lkn koj maryan inan kle u aqaney❤
Gabdha aqli badan Masha Allah? Lkn nin doqon ah ayaa lagursadaa hhh sida anoo kale
Adi ya ku og hee😂
Haddaad fahantayba ujeedkeeda doqon matihid
Masha allah illahay haku siyadiyo abayo mcn
Mashal she's so intelligent
Maaha Alha ❤
Supporter ardaa
Wan ku haysta Abdikariim iyo arda media malin un inn ka soo muuqdan jecalhy
War gawadhu waa m.a ❤
Aduunyadan Qof Walpa Oo Inuu wax qabsado oo shaqsiyan inuu u hormaro jeclaada dhipaato ayuu walal la noqdaaa😢
Wlhi waa runta mushkiladu waaba hormarka😢
Waxa ugu wacan ragu inay inan yar guursadan siba odayada waxanay jeclayn naag ama gabadh ka caqli badan waayo maraban inay ka caqli badnato
Manshalh waa gabadh dhamaystiran
Shukran❤
Wlhi inantan wan tagera ❤
Inantan waan arkay marar badan lknse qisadeeda maan hayn
Macalim maryam❤
Masha allh mahad said wll ❤
Aniga hooyoaday ayaa naso korisay agonimo anagon agoon ahayn hooyo iyo abe ba iyada noo ah alle hano daayo booski abo nimo wllhy hal hbn man daremin mana rabo inan daremo carabkaygana kalmada aabo maba dhihi karto
Qormadaas ah #Waankugufaanaa Comment replaygeeda ayaanu isku barannay wiil. Waan ka xumahay maan qaabilin sababtoo umaan diyaarsanayn inaan xidhiidh sameeyo. Xilli aan ka qaaday naftayda ballan ayuu igu soo beegmay. Maryama waa inan wanaagsan waan ku xidhanahay barteeda tiktok.
Msha allh ❤
aar saaxiib hadaad qoraalkayga argto isoo fllow agreee
Coach maryam ❤
Mansha Allah
Mansh allah abayo
Wax run ah qofkasta oo dhibato ku dhacday ama caqabadu ku badan yihin inay marwalba ka naxariisbadan yihin dadka an dhibtu ku badnayn xita qofka jacaylku ku dhaca waayo wu kawayo aragsan yahay qofka anay waxyabo noloshisa radadeya somarin