Masha Allah Madaxweyne Gaaro Horeyna uma soo Marin. Mana soo Mari Doono King 👑 Dalxoreye Professor 🧑🏫 and Dr Hassan Sheikh Guuleeyso. Weligaa Hogaami Siyaasada wadanka 💯🇸🇴👑⭐️✅💕🥰. Waxa uu wadanka u Qabtey Deen Cafintii oo Noolaga Qaadey. Cuna Qabateenkii Hubka oo Naga Qaadey Amaanka Mogadisho oo Nabad inooga Dhigey. Qaraxyadii Aan ka Reesaney. Dilalkii Dhar Cadkii Ciyaal Bac kasii Aan ka Reesaney. Uu Farmajo Dhiiqo. Sameeyey Ciyaal weradii uu Farmajo Alshabab Sameeyey oo Laga Reestey Alshabab kii Ayuu Naga xoreyey. Gabaladii Dalka Ayuu Naga Nadiifiyey. Oo Hada Baabuur Ayaan Ku Tagnaa Gobalada Dalka Alxamdulilaahi King 👑 Dalxoreye 20 Sano soo Socoto na Hogaami Nin ku Gaaro Somalia 🇸🇴 ugama Jeedno ee Badbaadi Dadka iyo Dalka
Adero ma burburinta somaliya iyo dhaxalki iyo dhulkogi ee ethiopia cadowga somalida u kuwarejiyey bu moryanku ku helaaya bilada ad shegayso qofkaani dhig somaliyed kumajiro
Ma Hooyadaa Buu xaraashey Reer Bahane Mise Badiyihiina Ayuu xaraashey. Waad Ciilan Tihiin. Faraciinana kama Dhalanin Nin Gaari karo. Marka Dacaayada Beenta Caruurta xitaa weey og yihiin Ee ha Daalina. Taas waxba Bedali karto. Wax Qabadka iyo kartida iyo siyasad wanaaga iyo Aqoontiisa ee ha Cunina Darood kiina Ciilan
Waxe bilada usiinayan wa tuugnimada iyo in wax walba u Ethiopia u ogalaaday ciidan la xasuqo dad somali laxasuqo queen ma diido dad iyo dal wu xarashay😂😂😂
@xalimoxassanshero7663 wxe idinkaga dhagtay farmaja 4dakad siiyey Ethiopia halke ku siyey bal sheeg maxe se tan hada uradinayan iygo 4ta heysta farmjo wa nin raged dalkisa iyo dadkisa lacg ma dhafsado sida queen ma diido dumarki iyo badi iyo sujuud abii Axmed isugu daray bisado🐈😂
Yuhuud loo tago maxay samenee dad badan oo adduunka ah ayaa tegay dhulka yuhuuddu ku nooshahaye ma lagu gaaloobayaa haddii yuhuud loo tago cilmi waxaad u laheyn caqliga ayaa loo kaashadaa
@@axmedsixteen8509maxa sababa in u utago meshu tago wu ka tugsada mrka tugsaneysid wax walbo lagu dhaho same sameyneysa wana munaafaq isbadbadal badan inu islam yahy shaki kujira allah umadiisa hka qabto
Kkk Abi ahmed wala siiyay mareykankana waat aragtay iskuma fcno xassan sheikh lkn wa nin nabadeed hadii runta laga hadlo in kastoon uga soo hor jeedo ciidamada itoobiyo in loo ogolaado iney dalka soo joogan waayo wixi shalay ey sameynayen in wax laga barto ayey aheyt
@@MohamedAli-rt2lwnin raga wxu ku hadlayo kuma hadlin ma is tidhi gabadhasa aya ku dhanta nin raga o dhul kahaysta misna dhul kale xoog kaga raba ciidankaga iyo dadkaga xasuqaya malin walba aya badada kuwarejisey ado nabad kahadlaya nabadu ma in dhulkga nabad kuradisa😂😂gus jilicsan iyo xukun jilicsn midna kheyr maleh jilicsan dawladnimo karamo kadher
Ilaah wadan ka ha ka qabto soo tii la siiye Ethiopia kiii Aby ahaa maxee sheegee waaaa 0000000pppp000000 ah diinteen iyo wadanka iyo ciida ayaa laga hadlin qof na ayaa laga yeelin xassan muxuu sheega biri ayuu dhiman wadan ka waa wadan Muslim ah ilaah baa ilaali naayo
ADIGA ENERJI WAA KAADHAMAADAY ETHOIANA DANTEEDANA WAY GAARTAY DANAHAADA KALE MAARAACATID SIYAASAD DAD ayAA KUSHAQALEH AAN XILALALKA UDHIIBANA WAXWALBOO MADAXDEENA NOOKENAAN WAAN KUQANASCSANAHAY EE DAGAALKA AAD MAWALBA NAGELINEESID NAGADAA 5:48
War niinkan ma washay oo ma taqana qodobaha lagu qato Nobel Prize? Beenta jooji. Xata ma oogo in ee Norway Nobel Prizeka siiso lakiin Sweden ba lacagta dhibto.
Asc wlle ma xasan munaafaq ciyaal weero mooryanka masiibo qaran ninkii ciidamadii somaliya dhaneeyey miyaa nobel press la siinayaa nin walba inta dad uu soo dhameeyo miyaa lagu qaataa taas lee waaye iska dheh xasan qabyaaladiste ma isagaa qabyaalad dad ku sheegayo
Noobal biis barayes waa la siinaa sababtoo ah dhulkiisii ayuu ku badashay xasan sheekh haduu taas sameeyo fulay weeye . Abi ahmed dhulkiisii shisheeye ma siin xasan sheekh haday gaaladu bilad siiyaan macnahu waa badii soomaaliya ayuu ku badashay . Taas macnaheedu waa xasan sharaf maleh taariikh da ayaana qori doonta waana nin aad u jilicsan ceeb alow astur.
Saaxiiboow adigane jiljileecaan kugu nacay (Hadalkaan meel ku qora naagtaan balaayaa ka dambeeso) ethiopianka gaalada naag asturan soomaali u diraa la dhahay si ay iyada ugu mashquulaan.🤔

Wa masawir beenabuur ah xassan sheikh dalka dalka iyo dadka ma dayiicidoono mana dayciin marnaba allahha xafiido allahha guuleeyo mudane xassan sheikh
Soomaaliya Guul iyo Gobanimo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤
Wa mudanyahay xasan dalxoreye
Masha Allah madaxweyne Hasan Dalxureeye❤❤❤❤❤❤❤❤
Maasha Allah madaxweyne dalxoreeye ❤
masha allaah mw xasan sheekh maxamuud guul❤❤❤ guul❤❤❤ allaayaxafidaka
Adero ma burburinta somaliya iyo dhaxalki iyo dhulkogi ee ethiopia cadowga somalida u kuwarejiyey bu moryanku ku helaaya bilada ad shegayso qofkaani dhig somaliyed kumajiro
Fartaas macneheedu waa beri anaa iskaleh somaliyey qabiil usku dieida anaa waa qaada dhawaan yaa alaah dhulkaan barwaaqo wow leeyehee dad ayaan la arag somalia 🇸🇴
Xasan dalxaraashe bilada tuugada
Ma Hooyadaa Buu xaraashey Reer Bahane Mise Badiyihiina Ayuu xaraashey. Waad Ciilan Tihiin. Faraciinana kama Dhalanin Nin Gaari karo. Marka Dacaayada Beenta Caruurta xitaa weey og yihiin Ee ha Daalina. Taas waxba Bedali karto. Wax Qabadka iyo kartida iyo siyasad wanaaga iyo Aqoontiisa ee ha Cunina Darood kiina Ciilan
Waxe bilada usiinayan wa tuugnimada iyo in wax walba u Ethiopia u ogalaaday ciidan la xasuqo dad somali laxasuqo queen ma diido dad iyo dal wu xarashay😂😂😂
Kkkkkkkkkkk ma ilwday Afrtii Dekrdood ee uuu Farmaajo Saxiixay mise Qabiilaa ku wado ka fuq kafuq madax weynaha
@xalimoxassanshero7663 wxe idinkaga dhagtay farmaja 4dakad siiyey Ethiopia halke ku siyey bal sheeg maxe se tan hada uradinayan iygo 4ta heysta farmjo wa nin raged dalkisa iyo dadkisa lacg ma dhafsado sida queen ma diido dumarki iyo badi iyo sujuud abii Axmed isugu daray bisado🐈😂
Novel tuug price 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Dowlada Dan-qaran iyo dal-xoreeye dadaalkoodii mira-dhal noqoy guul soomaali ❤🇸🇴🙏
gaalo ayuu ushaqeeyay.laakiin Allah ayaa udhiman.
Wwww Masha Allah tabaraka allaah umada somaliyeed guul
Waxa loo siiyey in uu bada bixiyey😮
Gaalo waji nin kasameeystaa waa gaal
ilaahay dalka hadhaafiyo ,yahyuuda ayuu utagay si dhuumasho ah.waad fahanteem.
Yuhuud loo tago maxay samenee dad badan oo adduunka ah ayaa tegay dhulka yuhuuddu ku nooshahaye ma lagu gaaloobayaa haddii yuhuud loo tago cilmi waxaad u laheyn caqliga ayaa loo kaashadaa
@@axmedsixteen8509maxa sababa in u utago meshu tago wu ka tugsada mrka tugsaneysid wax walbo lagu dhaho same sameyneysa wana munaafaq isbadbadal badan inu islam yahy shaki kujira allah umadiisa hka qabto
Wuu istaahilaa xasan nobel somaliyoo lagadi waayey ayaa lagadsy
MAALIN CADAW ETHIOPIA 🇪🇹 MAALIN WALAAL ETHIOPIA 🇪🇹 XAGEE AYUU NINKAA DALKA UWADAA?????????😂
MAALIN CADAW ETHIOPIA 🇪🇹 MAALIN WALAAL ETHIOPIA 🇪🇹 XAGEE AYUU NINKAA DALKA UWADAA?????????
Abaalmarinta nobal waan heli karaa, waxaan ahay reer Hargeysa
Yaa siinaya bilad sharafta ciduu u shaqeynayey baa siinaysa sow ma ahan soomaalina ayagoo wada fiirsanaya ma taqaanaa gaalo cida nobelpaes siinaysa waa shaqaalahooda ayey siiyaan
Waxaa yaa kuu sheegay xamdiyeey ? kkkkkkkkkkkkk,maku riyootay
Kkk Abi ahmed wala siiyay mareykankana waat aragtay iskuma fcno xassan sheikh lkn wa nin nabadeed hadii runta laga hadlo in kastoon uga soo hor jeedo ciidamada itoobiyo in loo ogolaado iney dalka soo joogan waayo wixi shalay ey sameynayen in wax laga barto ayey aheyt
@@MohamedAli-rt2lwnin raga wxu ku hadlayo kuma hadlin ma is tidhi gabadhasa aya ku dhanta nin raga o dhul kahaysta misna dhul kale xoog kaga raba ciidankaga iyo dadkaga xasuqaya malin walba aya badada kuwarejisey ado nabad kahadlaya nabadu ma in dhulkga nabad kuradisa😂😂gus jilicsan iyo xukun jilicsn midna kheyr maleh jilicsan dawladnimo karamo kadher
Waa iska riyo ilaahay ayaan sujuuda ku barinaa ee isku xira ilaahay qabyaalada iyo argagixisada kaliya la dagaalma dhalinyarooy aduunka iyo aaqiraba ilaahay baa leh wal walka fataha badan hala daayo
😂😂😂ABY WAXAA UU KU QAATAY BILADAAS. DHULKII AY KU DAGAALAMAYEEN BUU KA TANAASULAY OO SIIYAY ERETEREETA❤❤❤❤❤
Waa Toogaweeyaana
Abi axmed ba wuu haystaa.
Ninkii dadkiisa iyo dalkiisaba ķhiyaameeya waxa la sìiya Nobel price.
Xasan waa la bedelayaa in shaà Allah. 😅
Abi waxaa lasiiyey intuusan dikree weerarin
XASAN SHEEKH BILAD SHARAF WUXUU KU QAADANAYAA TUUGANIMADA IYO DHACA IYO BOOBKA HANTIDA SOOMAALIYEED.
Baddii waa taasaa miyay leedahay islaanta
Walaahi bentaa ma ahan
Mudane Qabri qote hadiiba noble peace prize lasiinaya aduunka caadalad kama jirta .
Soomaalidu qof kasto waxa uu sheego waa ay rumeystaan yuu shaqeeya danta dalka miyuu ka shaqeeyaa mise waa naloo soo adeeg saday.
Yaa siinaaya waa yaabe?
Saxiibkaa yaa geeyay
Bilada naba soomaali unbaa siin karta xasan sheekh ee dhalinyarooy
Dalkiina u istaaga
❤❤❤❤❤
Cida biladan la siiya waa dad dano lagu fushaday marka taasi xasan waxaay noo sheegaysa in uu dalka gatay
Eeeyda nibanka cadaanka ah Nobel price baa la siyaaa Saddam Hussein Gaddafi nin rag ahhh lama siyo Nobel prize
❤
Albaab lee laga booda
Daaqad lee laga soo gal
Hhhhh😂❤
Wax lagu siinayaa inuu dadkiisii iyo dalkiisii iibsaday, dadkiisii duleyey, dadkiisii gumeyey.
Ilaah wadan ka ha ka qabto soo tii la siiye Ethiopia kiii Aby ahaa maxee sheegee waaaa 0000000pppp000000 ah diinteen iyo wadanka iyo ciida ayaa laga hadlin qof na ayaa laga yeelin xassan muxuu sheega biri ayuu dhiman wadan ka waa wadan Muslim ah ilaah baa ilaali naayo
Dowlada Daarood oohin tooda ey diidan yihiin marka waa In gab loo siiyo
ADIGA ENERJI WAA KAADHAMAADAY ETHOIANA DANTEEDANA WAY GAARTAY DANAHAADA KALE MAARAACATID SIYAASAD DAD ayAA KUSHAQALEH AAN XILALALKA UDHIIBANA WAXWALBOO MADAXDEENA NOOKENAAN WAAN KUQANASCSANAHAY EE DAGAALKA AAD MAWALBA NAGELINEESID NAGADAA 5:48
Gabadha waa canfar
Ma laha xaafadii compo axmaro ayey ku wareejiyeen?
Maxaa lagu siina dabadhilifnimo
Ethiopia power weye wlhi dhulkan somalidu degto iyada xukunta kana talisa
Mooqif la,aantaan dooladeena
Wixii xunoo dhan baa la siiyaa dalkiisa uu xaraashay baa lagu siinayaa
Badayada ayey rabtaa miyaa adaa waxaa lagu yidhaa
Somalia caboj waxba ma aqriyo miyaa sanadka sawirk waba november 2023 majirn yahay😂
Ciise haweydii laysey weeye.
sawirka aad arkeysa waa japuti
Haddii qubuuro la fagto noble prize la isku siinaayo ha la siiyo hhhh hhhhh
XASAN SHARMUUTO MALIN WALBO MADAAYO FARAXUMAYNTA LAGU HAYO BAHDILKA GACMO ĤOORSI QAYRKAA
soomaaliyo oo dhan ayuu iskudiray,meelkasta dhiig ayaa kadaadanaya.,waa khaa in beenaale ah,oo dakii dhacay.xabis ayuu mudanyahay.
Haye
Yaab ma waxa loogu siinaya isku dirka ummadda somaliyeed iyo xaraashka qaran? !!!
Wa tuuug tuuug dhalay o dalkiisa gadaya markaa.somaliyay ogaada tuug walba o dalkiisa iyo dakiisa gadanaya nopol peace price ayaa la siiiya
Markaa somaliyay ninkan aynu iska qabano o aynu ka hadalno waxan socda
Verry Nice😅
Dhulboobka iyo dal Xaraashka iyo Bad xaraashaka iyo Cir Xaraashka IWM ah ayaa lagu siinayaa maxaa yeelay intaan anaga isku mashquulsan nahay waxaa jira kuwo kale oo naga shaqaysanaaya
Corruption miyuu ku qaadan mobel prize
Markaa baddii Somaliya xasan sheekh. wuxuu ku badashay nopol peace price miyaa yaap
Ethiopia weey ka reeysay somalida
Dhulkeena luguma bixinkaro taako kamid ah ..
Deked ganacsi weeye
Macnaha magaranaysaa Abey Ahmed wuxuu qaatay Nopal peace prize markuu katanaasulay dhulkii ay eretrea isku haysteen oo😂kaheshiiyeen Xassan Sheikh Maxamuud wuxuu katanaasulay Badeenii haaah marka ku amaanaysaa mise waa hoogeenii iyo ba,ee nii.
War niinkan ma washay oo ma taqana qodobaha lagu qato Nobel Prize? Beenta jooji. Xata ma oogo in ee Norway Nobel Prizeka siiso lakiin Sweden ba lacagta dhibto.
khaa in wadan yahuuda nin kii raaligaliya ayeey siiyaan.
Maxa lagu siinaya ma inuu dalka ku wareejiyo Ethiopia walahi ciyaar baa haysan somali dhooylaay
Intaad howlahaan wado waa ku taageersanahay, wado kale hadaad qaadana taftey ka banaanka.😂
Runtaa u sheegtay haday wax maqlayaan madaxda Somalida sxb
Eshacallah ethiopia baddi saylac waa gaadhay ama ogaden hasi fusho ama somaliland ee somalia ayay kasoo saxeexatay maantana maxaad odhan sharci miyaa ?
Vadii soomaaliya ayuu gatey waa ceebeysan yahay gacantii abey oromo ayuu shumiyey Kan waa lagu qasaarey xasan culusoow
Xawaadle iyo abgaal ayuu hubka iskugu dhiibayaaye Nobel prize mxaa lagaga dhigayaa
Somalia halonatoo
md xasan sheekh guuley weligaa
Asc wlle ma xasan munaafaq ciyaal weero mooryanka masiibo qaran ninkii ciidamadii somaliya dhaneeyey miyaa nobel press la siinayaa nin walba inta dad uu soo dhameeyo miyaa lagu qaataa taas lee waaye iska dheh xasan qabyaaladiste ma isagaa qabyaalad dad ku sheegayo
Yaa siinaya xasaan waa tuug 😂😂
✨️💙🇸🇴🇸🇴💙✨️🫅🫅❌️🌊🌊🌊❌️🌊🌊🧔♂️🎤🧕🏻🎤🇪🇹🇪🇹🌊🇪🇹🌊❌️
Abiy Axmed ba waa la siiyay, Ethiopiana waa gubay.
kkkkkkk
Noobal biis barayes waa la siinaa sababtoo ah dhulkiisii ayuu ku badashay xasan sheekh haduu taas sameeyo fulay weeye . Abi ahmed dhulkiisii shisheeye ma siin xasan sheekh haday gaaladu bilad siiyaan macnahu waa badii soomaaliya ayuu ku badashay . Taas macnaheedu waa xasan sharaf maleh taariikh da ayaana qori doonta waana nin aad u jilicsan ceeb alow astur.
XASAN SHEEKH ma wuxuu ku qaadanaya Nobel beecinta Bada ayaa lagu siinayaa raqiistaa miyuu nagu beeciyay.
Qofkii cali leh uun baa garankara sawerka naagtaataas farta ku fiiqeysa badena micnihiisa nin
Futada hawiya dhaxada ma Xasan kirsten am xasan dhiiqo futada ka sheekasana beenlow bahane
Badda uu gatay maa lagu siinayaa.
Saaxiiboow adigane jiljileecaan kugu nacay (Hadalkaan meel ku qora naagtaan balaayaa ka dambeeso) ethiopianka gaalada naag asturan soomaali u diraa la dhahay si ay iyada ugu mashquulaan.🤔
Futada hawiya dhaxada ka sheekasana beenlow bahane duur jooga sida xayaawan oo kale beenlow bahane futada xasan kirsten am xasan dhiiqo waa baqati uu suujada reer bahane beenlow
Dee wll is dil de wad cebowdee
Xasan sheekh iyo dawladiisu wa dabadhilif itobiya fulaynimo iyo dicifnimo ayu somali uhorseday
????? Yaab bilada mawaxa lagu siinayaa in uu bad iyo dhul soomaliyed itobiya u xalaleyo o u siyo ???? Beenbuu isushegay dhiig cusubna somali ayu u horseday cidi kudhimata gulufkana qayb ayu ka yahy!!!!!
Kaliya dhul hawiye ayu bixin kara???? Dicfigasi
Wa dhiladi shacabka somalieed ku xasuuqdey garba Cissé iyo candhufo gobolka sitti Somalie galbed
Uma qalmo tuug waaye
Waa jabney qasaaro weyn
kkkkkkkkk kuwii kensaday uunbaa wali marba falash soomalida u saaraya
Yaabka yaabki
Itoobiyo oo bada soomaali uu siiyey bilad sharaf lagu siinaayo
Nacalaa kuyaala uff dheh
አፋር አገር ትሂድ እና ጣቷን ትቀስር እች ሸይጣን🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
China miyaa Qoraalkaan?
Kkkkkkk kkkkkkk