War lee maan wadheynaa horay oo waxaan u sameyay Hassan tuug only shacabka ayaa joojin karaan ayagana wey hurdaan ee reer Xamar Allah ha u naxariisto xayawaanka wey ka hooseeyaan caruurtooda aa maalin kasto la la'aayaa. Sayonara. WBT 😢
Awal waxaa dhisay Maxamed Siyaad Bare karin uu burburay waxaa dib u dhisay Dawlada Turkiga Intii la sii labaarin lahaa ayaa la yiri ganacsi aan ka dhisano Xasbunalaahu wanicmal wakiil
Balwaanow sxb waa laga yaabaa inuu gado Hase yeeshee waxaan soo jeedinayaa in aad digniinahaaga ku darto in wixii la gaday meel kasta ha ku oolaadee in beri cidii gadatay amase dhisata laga qaadi doono siyaasiyiintana aad ku war geliso in ninkii hantiisa geliya amase iibsada in dawlada dame cid kastaba ha qabatee laga qaadi doono hantidoodiina ay u raadsan doonaan cidii ay siiyeen Dhulkaasna lagu soo celin doono gacanta dowlada Intaas haday siyaasiyiintu cod dheer ku sheegaan waxbaa dalka haraya Lkn haday sidan iyo aamuska ku socoto waxba hari maayaan sxb fariine gaarsii adigaa codkaagu dheer yahay
Ilaahay qoom ma dulleeyo in iyaga ay is dulleeyaan mooyee. Maanta oon berri ahayn caawa oon cawo kale lagu Darin qabsada ama halagu tago idinkana ha idin xaraashyo xoolayahaoww aan laga xooleysnayn.dowlad wax la yiraahdo ma jirtee intuuna dhameystirin halaga gaaro. Macsalaama. Waana la sixranyahaye quraanka hàla akhristo
Sumxaanallaah waa mucjiso dadka gadanayaana islaam laguma sheegi karo waana Munaafiqiin kuwaasi , masaajidka iyo dhulkiisana calaamo dag daga ayaa ka soo muuqan doonta lagu waano qaato inshaa allaah .
Balwaano mar kasta waxad dahda 100kii 100 muskim aya nahay qof musjidka gadanayo ma oran karta muslim ayan nahay.muslim waxan ka nahay affka berkisa.ummaddasomaliya wey ku fanna in aan nahay muslim lakin kuma dhaqano diinta islamka.eedoo dhan waxan Sara ummadda ku dhaqan mogadisho ayaga rali ugu ah wax kasta oo xassan sheikh moxamud sameyo
Ceel gaas ayaa lugu sheegey hodhow in ey yiraahdan ceelkaan dhulka uu ku fadhiyo inagaa iska leh iney yirahdaan ayey rabaan tan kale waxaa ka dambeeyo iskuulkii maxamed mire
Anigu ma filayo in loo badheedhi karo, haddayse dhacdo balwaanow wax danbe oo Soomaali isugu imaan doonto ama kuwada joogi doonto majiraan. Xasbunallahu wanicmal wakiil.
laxowlu wallaquwati illaa billaah ma masaajudkii isbaheysiga u dhacey ganacsatad waa in leyska eega in ay Muslimiin yahiin abgaal ow ninkaan qabta billaah Baan idinku dhaarshe wr hawiyoy magaalo madaxda ka badbaadsha intaana laga 5:09 fillo somaaliya ma dhaafayo nin masjidkii weyna ee isbaheysiga uu damcay aduunku kugu yaraa xassan shiiqow
Xassan Sheikh waa nin aduunyo bal misaajidka IYO goobaha cibaadada maxa u geeyey habaarqabe ma harsado. Maxkamadii IYO baarlamaankii maxaad ugu fiirsanaysaan Xassan Sheikh dalkaan ma aha dhaxal UU aabihiis ka dhaxlay
dalxaraashe alle ummada kaa qaban doona insha alaah ummadii naftii yareed baa iskugu keente alle hanaga qabto sharkaga amiin
Insha allah ma gaari doono hadafkiisa ilaah baa qaban xasan dhiiqo
VIVA ABDULLAHI BALWAAN IS NOT EASY ❤❤❤❤❤❤
Macquul ma aha Balwaanoow ummadu ha isu soo baxaan oo ha hor istaagaan wax dugaagaa! Bismilaahi raxmani raxiim!!😭😭😭😭
Xasan dadbaa Difaacaya waa Ayaandarro.
Rabbiyoow Raxmaanow Raxiimow naga dhig Shacab ☪️ 🕌 🕋 Mu'miniin ah oo aad ku arzuqdo Madax MU'MINIIN ah oo CAADILIIN ah oo Difaaca Diinta, Dadka iyo Dalkaba.
Allaahumma aamiin
Illahay idankiisa ma calfan doonaan
Subxaanallaah beytu allaah waa la sii dhisaaye miyaa la iibsankaraa
Subxaana Allah Illahayow dhul gariirka ethiopia ka dhacay umada Somaliyeed ha ku saladin
Subxaanallah subxaanallah xasbiyaa Allaah waa nicmal wakiil
Odaygsn madaxa ka jiran halaga qabto waddanka
Masaajidadadii burburinaaya
Subxaanalaah
Subxanallah rabiyow kaqabo
Subxanallah subxanallah 😢
Asc ma sha alaha wlkn abdulahi balwan subxanlah badki ilahay miyu u so dhigdey in gara ugu dhacdey ilahay kaga baraniney musibo kugu dhacdey odeyga 70jrka eedaysane xasan gorgurde marxun xamza doqn candho shurshurki horgaladi argixisada madaxtooyada villa damajid wey fashil man wey jaban wlkn abdulahi balwan hada ka hore ba idin shegey waxa maqlidontan masjadada muqdisho guriyihi garonki gubta cagta tiyatarka garonka diyaradah adan cade dhamantoda oo la xarashay waxa xarashay odeyga 70jrka eedaysane xasan gorgurde marxun xamza doqn candho shurshurki horgaladi argixisada madaxtooyada villa damajid wey fashil man wey jaban
Hadduu sidaas sameeyo waa inay dadku ku mudaharaadaan oo ishortaagaan, sababtoo ah waa MASAAJIDKII WEYNAA ee Ummadda oo xataa markay madax muslimiin ah markay Muqdisho yimaadaan ku tukadaan.
Ilaahay ayaa inoo cadhoonaya haddii aynu ku daawanno sidaas ninkaas aan waxba xeerinayn.
Balwaanow arrintan ma ka runbaa salam qowlan min Rabbi AlRaxiim
subxaanalaa.ilaaheymaku.dirinee..eesheydaan.ayaakudiray
Subxaanalaah macquul maaha
subxaanallaah,,masajidka, ma deynii waayey ,,xasan sheekh
Subxaana laah iimaanka ale kaa qaad
Eebow kan intee wax u Wadaa
Bismilaahi
Subxaanalah, Subxaanalah, Subxaanalah.
Shacabka degan xamar haddii aay daafici waayaan beedka ilaaheey ee isbeheesiga islaamka borkaanka ka dhacay itoobiya allaha idinku rido waad istaahishaan waxa kale aad difacidoontaan oo dhiman maxuuw ahaa
Subxanallah.
Xasbiyolaah ilaahow xasan xarash qaran kaqabo masajidyada alle? waa yaab reer muqdisho qabyaalada eey xasan xarash qaran ku taageriyan ? Xata in eey kaqaban masjidka alle subxaanallah 😢
Guuleyso walal balwan geesi qaran ilaah haku xifdiyo amiin 🤲🤲🤲
Ilaahow dalkena diintena iyo dadkena nooga badbaadi xasan xarash qaran amiin yaa allaha 🤲🤲🤲
Subxanalaah
Nooooo nooooo noooooo madhaceyso hala dilo markaan kaca somaliyeeey
War lee maan wadheynaa horay oo waxaan u sameyay Hassan tuug only shacabka ayaa joojin karaan ayagana wey hurdaan ee reer Xamar Allah ha u naxariisto xayawaanka wey ka hooseeyaan caruurtooda aa maalin kasto la la'aayaa. Sayonara. WBT 😢
Awal waxaa dhisay Maxamed Siyaad Bare karin uu burburay waxaa dib u dhisay Dawlada Turkiga
Intii la sii labaarin lahaa ayaa la yiri ganacsi aan ka dhisano
Xasbunalaahu wanicmal wakiil
Point of Correction: Siyaad Barre ma dhisin waxa dhisay Saudi Fahd bin Abdul Aziz Al Saud Foundation 1987.
😭😭😭
SubxaanalLaah!!!!
Shacabka muqdisho Allah u gargaar ma diraan miiye
Misaajidka Taarikhda Ummadda Soomaaliyeed ( muugadarabaa)
Anaa hore u dhahay viladaa ku xigto
Dhulkamasjidka wadanka waxa lagagadaya shisheeye ganacada maaha wadanka walawareejiyay falastiin oo kale Ayaan noqoneyna
Abdullahi balwan badada qaran awiii
Balwaanow sxb waa laga yaabaa inuu gado
Hase yeeshee waxaan soo jeedinayaa in aad digniinahaaga ku darto in wixii la gaday meel kasta ha ku oolaadee in beri cidii gadatay amase dhisata laga qaadi doono siyaasiyiintana aad ku war geliso in ninkii hantiisa geliya amase iibsada in dawlada dame cid kastaba ha qabatee laga qaadi doono hantidoodiina ay u raadsan doonaan cidii ay siiyeen
Dhulkaasna lagu soo celin doono gacanta dowlada
Intaas haday siyaasiyiintu cod dheer ku sheegaan waxbaa dalka haraya
Lkn haday sidan iyo aamuska ku socoto waxba hari maayaan sxb fariine gaarsii adigaa codkaagu dheer yahay
balwan soomaali haducaysato quurana haa la akhriisto
Gaalo ayaa wadanka waalawe
Waan hubaa xasan dhurwaa inuusan islaam ahayn
Subxaanallaah wallaa xowlah wallaa quwah illaa billaah ☝
❤😂❤❤❤❤❤❤
Ilaahay qoom ma dulleeyo in iyaga ay is dulleeyaan mooyee. Maanta oon berri ahayn caawa oon cawo kale lagu Darin qabsada ama halagu tago idinkana ha idin xaraashyo xoolayahaoww aan laga xooleysnayn.dowlad wax la yiraahdo ma jirtee intuuna dhameystirin halaga gaaro. Macsalaama. Waana la sixranyahaye quraanka hàla akhristo
NINKU MA JIREE ISAGA AAMUS DHSGAX TAABASHO IYO RIIXID WAA ISKU MID
Ilahey ka baqa masaajid haddad isku taabato la soco
xasbiyallaahu wanicmal wakiil
Xasan maqumanee quraan halasaaro 😢😢
Sumxaanallaah waa mucjiso dadka gadanayaana islaam laguma sheegi karo waana Munaafiqiin kuwaasi ,
masaajidka iyo dhulkiisana calaamo dag daga ayaa ka soo muuqan doonta lagu waano qaato inshaa allaah .
7:54
Waxaa xasandhulkiiiwuuu dhimanayaa enshAiaaahi 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Masaajidka dhulkiisa iidaha ayaa lagu tukadaa soo maaha.
Subxaanalaah umada ala kaaqabay
subxaan allaah war reer muqdisho waa dad dhintay war mooryaanta iska qabta qabyaalad baa idin dishaye wuxuu dhibka ku hayaana waa reer muqdishee
Adan Ade international airport oo lagadaa noo hartay 😅😂
Qabooraha ayaa badbaadi waayay Masajid iyo dhulbanaan midna loomadaahayo
Balwaano mar kasta waxad dahda 100kii 100 muskim aya nahay qof musjidka gadanayo ma oran karta muslim ayan nahay.muslim waxan ka nahay affka berkisa.ummaddasomaliya wey ku fanna in aan nahay muslim lakin kuma dhaqano diinta islamka.eedoo dhan waxan Sara ummadda ku dhaqan mogadisho ayaga rali ugu ah wax kasta oo xassan sheikh moxamud sameyo
Balawana wakosalamaya xasna qabiyadi cyaa dhamesatirayaa isiga cyaa yiri qabiyo qofakisa cyadhamesatiray
Salamad kuli afaad
plzz madaxweynaha hasan ka danbeeya qof walkanoo dhul dawladeed lanwarwwgay haka burburiyaan irzaqada meel cilan ilahay haka galiyo
Wayba kasii dara yaan ma ummadeey ku dhibayaan war waxaan qabta
Ganacasata isku sheega gadanaya waa kuwo ugu talalo galaya inya xoolohoda ku dheelaya dhuluka aya boobayan inta xasan dhiiqo joogo uun baya leeyihiin iimanka ilaahaya idinka qada qabayadii intuu joogo madhamaan teeda kale duqan shaadhaka dawalada wuxuu ku booban hantida umada soomaaaliye waxa kale oo uu qabata majirito waaba laga raadiniya waxabo ka tegi mayo👁️
kan iibsaday baa mujrim ah siduu ku keenay in u masjid iibsado
Waxaa ku xigta taalada dhagaxtuur iyo tan sayidka waxan idin leenahey reer hambalyo
Yaa yaabka masjikiya.
Walaahi waa yaab haddii adeerkaa misaajidkii uu gatay
YAAB ADUUN😢😱😱😱 XASAN TUUG IYO GANASATADA CID QABATA MALA WAAYEY ⁉️ GANACSATADA MAA LA WEERARO ⁉️
Balwaan haduu gado majidka waalaahey waa gaal
Ilaaheey ha is isii nacsiiyo ilen iyagaa raba iney is nacaan for no reason..
Subxaanallaah. Waligaa lama habaartamo Wallaahi waa khatar. Xadiisu Nabiga Salallaahu calayhi wasallam kudhahay qofkii qof habaara isaga ayey kunoqoneysaa hadii uu istaahili waayo qofkuu lahabaaray. Hadda Adiga umaddii Soomaaliyeed oo dhan baad habaareysaa katowbadkeen min fadlik
Balwaano masjidkiicabdi casiis kama fadlibadna kan kuyaala ceelgaab
Ceel gaas ayaa lugu sheegey hodhow in ey yiraahdan ceelkaan dhulka uu ku fadhiyo inagaa iska leh iney yirahdaan ayey rabaan tan kale waxaa ka dambeeyo iskuulkii maxamed mire
Imaan alle ayaa uur buusha 😂😂😂😂
Anigu ma filayo in loo badheedhi karo, haddayse dhacdo balwaanow wax danbe oo Soomaali isugu imaan doonto ama kuwada joogi doonto majiraan.
Xasbunallahu wanicmal wakiil.
Wuu rabaa inlakala tago wayo marabi umad somaliyed waa keligis io adunyo caashaq waa yuhuud xasan io inta lasocotaba dhulka yaa u degaya dadka gadanaya ma iswaydiseen wayo dhulka shisheeye baa gadanaya maha somali waxa gadanayaa wax fahma yaa soomali dhimaney doqoney hurudooy wax mafahantooy isu muqatoy is qalqalatoy dhiigeda cabay illahay xaq haku tuuso somaliyey
Brother waxa la raba dadka muqdisho ubadan iney kacan o xaqa la saftan o iska dhafan qabyalada runti
Ninkaan madaxweynaha ah qaar kamida abgaal oo xoog leh iyi ciidan kale ayuu heystaa
War balwaanow warkadhamaaye dadkiina waxad mood aamusiya in biyo qaboow lagu shubay
Dulmi Lama Mudeeye Waa Laga Hortaga
War abwan away hawiye Maxays u dhawranayan
Dhulka uu masajidada laga Babington wuxuu rabaa in u kanisado laga dhigo io hawiye webiyaasha lagaga gumbo hasugi waayin somaliyey mawlow namooti imanlanta xasan imanlaawe yaghuu dheh
Iimaanka ayaa alle kaqaaday xasan munaafaq
Masjidka haduu jajabiyo waa in laga soo saaraa villada Dulqad ma jiro
Ha wada iibiyo ilaa uu ka dhigo isku rararn.😅😅😅😅
Dowlada ku xigto ayàa dhulkii dowlada soo celin doonto asgana waa lasoo xiri doonaa.
Kkkkk wàaba waalli Aan càadi ahayn xasan guurguurte
SHORTS
Kuwa gadanaya lacagtoda ayaah. Markii horeba xaren ahayd.
Hotel ay ku waashteen allaah idin wada waal
E massajidkas sacudiga so nomadhisin?intakale xamar isaga iska leh m/weynaha hadu gatto dhib malehe 💪🏼💪🏼
laxowlu wallaquwati illaa billaah ma masaajudkii isbaheysiga u dhacey ganacsatad waa in leyska eega in ay Muslimiin yahiin abgaal ow ninkaan qabta billaah Baan idinku dhaarshe wr hawiyoy magaalo madaxda ka badbaadsha intaana laga 5:09 fillo somaaliya ma dhaafayo nin masjidkii weyna ee isbaheysiga uu damcay aduunku kugu yaraa xassan shiiqow
reer muqdisho hadaay qaban waayeen maalinkuu maandhaayd kiisu dhamaado haduu doorasho qaban waayo madaxwaaynaha xamar buu noqon uun
Subxaan :- alow naga badbaadi.
Dumar la gado, xabaalo la qoto,
Dhulki danta guud,dhulkii dadka
MCH-dii dhalaanka & hooyada.
Maanta ma xaalku wuxu joogaa
Masjidkii isbahaysiga islaamka.
Maantana ma masaajidkii isbahaysiga
Ayaa xaalku marayaa ? !!!.
Ha laga qabto -
Hawiyoow xasan dalka ka qabta marka kale waa taqaanaan farmaajo villada ka soo Bax
Hadii masaajidka qeylo ka yeerto intee loo ordaa hee kkkk balwanoow adigana haka bad badinin bahasha xasan xumo waaba naqaane
Dadkaa ganacsatada ahi laftigoodu waa tuugo dhulkaa iyo dhaman dhulka bulshada ee lakala tuugo iibsanayo waa lasocelinaya ninka iibsada asagay utàalaa
Xasan munaafaq wax dowladnimo ah loogu ma imaanayo waa xaqiiqda hada sidaan ayay ku burburtay dowladi Somalia oo awalba la dhoodhoobayay oo markii horeba caga badan ku taagneyn dowlad xasan ka dambeysa ma jirto because dowladii dhul maleh xeryo ciidan maleh dowladii timaada xagee ku shaqeyneysaa xasan munaafaq wuxuu arkay cid yac dhaheysa inay jirin xasan qabashadisa waxa iska leh qabiilkisa xasan dambiga iyo foolxumada waxa kula jira qabiilkisa because xasan boobka iyo foolxumada uu sameynayo qabiilkisa waa ku daawadeen macnaheda raali ayay ka yihiin Somalia dowlad dambe iyo cid dambe oo is aamineysa ma jireyso hada waxay taagan tahay nin kasta goofkaga u tasho muqdisho wixii ay caasimad ku ahayd waa la baabi,iyay waa in magaalo madax kale loo sameeyo waa xaqiiqda
FILLADA.IYO.MASJIDKA.YAA.MUHIIN.AH.Waa.Dhul.Boob.Cad.Ee.Aaway.Dadkii.u.Dhaartay.qarranka
dhulkasta oo uu gato xasan dal xaraashe wallaahi maleyskaga haraayo haaheey.
Adeer xasanow dal xoreyoow wada gado dhamaaan adigaa lehee lkn xamar oo kaliye weeye meel kale oo aad xukuntaaba majirto lkn inta dal xoreye kuleh ee media ka dhawaaqeysa wax kasii
Xassan Sheikh waa nin aduunyo bal misaajidka IYO goobaha cibaadada maxa u geeyey habaarqabe ma harsado.
Maxkamadii IYO baarlamaankii maxaad ugu fiirsanaysaan Xassan Sheikh dalkaan ma aha dhaxal UU aabihiis ka dhaxlay
Caasmida xamar ha laga raro.
somali haday xalaal cun yihiin dhibtaa wiligood kuma jiree hadaba waxaa usoo nadal nadal dhalay hooyin la kufsaday ayaa wada dhashay
War ninkan waalan ee xassan biiq wuxuu rabo in uu iibiyo qaran dhan,aaway waddaninteh somaliyeed,fadlan xilka ka qaadi isaga iyo marxunka😂