- 135
- 545 342
som media
Italy
Приєднався 19 жов 2024
Explore the beauty, history, and culture of Somalia! Our channel brings you closer to the heart of this unique place through captivating videos on its rich heritage, vibrant festivals, scenic landscapes, traditional foods, and the stories of its people. Whether you’re curious about hidden gems, curious facts, or the everyday life here, we've got it all.
Nin 38 sano kursiga ku fadhiya ayaa somalia Ciidan u soo diraya yaab badanaaa…. Somali cowboy
Nin 38 sano kursiga ku fadhiya ayaa somalia Ciidan u soo diraya yaab badanaaa…. Somali cowboy
𝙁𝙖𝙙𝙡𝙖𝙣, 𝙠𝙪 𝙨𝙤𝙤 𝙗𝙞𝙞𝙧 𝙠𝙪𝙣𝙖 𝙝𝙞𝙞𝙡𝙞 𝙙𝙖𝙡𝙠𝙖𝙖𝙜𝙖 𝙞𝙮𝙤 𝙙𝙖𝙙𝙠𝙖𝙖𝙜𝙖𝙗𝙖.
✅ SUBSCRIBE ➞ ➞ www.youtube.com/@sommedia1
🔴 𝕊𝕙𝕒𝕣𝕖
🟡 𝕃𝕚𝕜𝕖
🟣ℂ𝕠𝕞𝕞𝕖𝕟𝕥
▶️ Watch my favorite videos: ua-cam.com/play/PLc9MLQ3z0n7-B9_8X7K7f2rOe8i1ylEqP.html
Som Media waa channel UA-cam ah oo diiradda saaraya arrimaha difaaca dalka iyo horumarka waddanka.
𝙁𝙖𝙙𝙡𝙖𝙣, 𝙠𝙪 𝙨𝙤𝙤 𝙗𝙞𝙞𝙧 𝙠𝙪𝙣𝙖 𝙝𝙞𝙞𝙡𝙞 𝙙𝙖𝙡𝙠𝙖𝙖𝙜𝙖 𝙞𝙮𝙤 𝙙𝙖𝙙𝙠𝙖𝙖𝙜𝙖𝙗𝙖.
✅ SUBSCRIBE ➞ ➞ www.youtube.com/@sommedia1
🔴 𝕊𝕙𝕒𝕣𝕖
🟡 𝕃𝕚𝕜𝕖
🟣ℂ𝕠𝕞𝕞𝕖𝕟𝕥
▶️ Watch my favorite videos: ua-cam.com/play/PLc9MLQ3z0n7-B9_8X7K7f2rOe8i1ylEqP.html
Som Media waa channel UA-cam ah oo diiradda saaraya arrimaha difaaca dalka iyo horumarka waddanka.
Переглядів: 240
Відео
Soomaalida maraykanka iyo tarxiilki waa bilawday wedka reer darbi ka joog oo .. …, somali cowboy
Переглядів 92314 годин тому
Musaafintii iyo tarxiilki waa bilawday wedka reer darbi ka joog oo sheegay inuu .. …, somali cowboy 𝙁𝙖𝙙𝙡𝙖𝙣, 𝙠𝙪 𝙨𝙤𝙤 𝙗𝙞𝙞𝙧 𝙠𝙪𝙣 𝙝𝙞𝙞𝙡𝙞 𝙙𝙖𝙡𝙠𝙖𝙖𝙜 𝙞𝙮𝙤 𝙙𝙖𝙙𝙠𝙖𝙖𝙜𝙖𝙗𝙖. ✅ SUBSCRIBE ➞ ➞ www.youtube.com/@sommedia1 🔴 𝕊𝕙𝕒𝕣 🟡 𝕃𝕚𝕜 🟣ℂ𝕠𝕞𝕞𝕖𝕟𝕥 ▶️ Watch my favorite videos: ua-cam.com/play/PLc9MLQ3z0n7-B9_8X7K7f2rOe8i1ylEqP.html Som Media waa channel UA-cam ah oo diiradda saaraya arrimaha difaaca dalka iyo horumarka wadd...
Bahdilka iyo aflagaadada lagu wado dalkeena somalia 🇸🇴 ….. somali cowboy
Переглядів 1,1 тис.23 години тому
Bahdilka iyo aflagaadada lagu wado dalkeena somalia 🇸🇴 ….. somali cowboy 𝙁𝙖𝙙𝙡𝙖𝙣, 𝙠𝙪 𝙨𝙤𝙤 𝙗𝙞𝙞𝙧 𝙠𝙪𝙣 𝙝𝙞𝙞𝙡𝙞 𝙙𝙖𝙡𝙠𝙖𝙖𝙜 𝙞𝙮𝙤 𝙙𝙖𝙙𝙠𝙖𝙖𝙜𝙖𝙗𝙖. ✅ SUBSCRIBE ➞ ➞ www.youtube.com/@sommedia1 🔴 𝕊𝕙𝕒𝕣 🟡 𝕃𝕚𝕜 🟣ℂ𝕠𝕞𝕞𝕖𝕟𝕥 ▶️ Watch my favorite videos: ua-cam.com/play/PLc9MLQ3z0n7-B9_8X7K7f2rOe8i1ylEqP.html Som Media waa channel UA-cam ah oo diiradda saaraya arrimaha difaaca dalka iyo horumarka waddanka.
Trump oo lacagtii ka joojiyay WHO ururka la dhaho 🤣. …….. Somali cowboy
Переглядів 4502 години тому
Trump oo lacagtii ka joojiyay WHO ururka la dhaho 🤣. …….. Somali cowboy 𝙁𝙖𝙙𝙡𝙖𝙣, 𝙠𝙪 𝙨𝙤𝙤 𝙗𝙞𝙞𝙧 𝙠𝙪𝙣 𝙝𝙞𝙞𝙡𝙞 𝙙𝙖𝙡𝙠𝙖𝙖𝙜 𝙞𝙮𝙤 𝙙𝙖𝙙𝙠𝙖𝙖𝙜𝙖𝙗𝙖. ✅ SUBSCRIBE ➞ ➞ www.youtube.com/@sommedia1 🔴 𝕊𝕙𝕒𝕣 🟡 𝕃𝕚𝕜 🟣ℂ𝕠𝕞𝕞𝕖𝕟𝕥 ▶️ Watch my favorite videos: ua-cam.com/play/PLc9MLQ3z0n7-B9_8X7K7f2rOe8i1ylEqP.html Som Media waa channel UA-cam ah oo diiradda saaraya arrimaha difaaca dalka iyo horumarka waddanka.
war farxad leh: Maraykanka oo itoobiya Ethiopia 🇪🇹 ka joojiayay lacagtii uu ....... somali cowboy
Переглядів 2,1 тис.2 години тому
Maraykanka oo itoobiya Ethiopia 🇪🇹 ka joojiayay lacagtii uu siin jirey ....... somali cowboy 𝙁𝙖𝙙𝙡𝙖𝙣, 𝙠𝙪 𝙨𝙤𝙤 𝙗𝙞𝙞𝙧 𝙠𝙪𝙣 𝙝𝙞𝙞𝙡𝙞 𝙙𝙖𝙡𝙠𝙖𝙖𝙜 𝙞𝙮𝙤 𝙙𝙖𝙙𝙠𝙖𝙖𝙜𝙖𝙗𝙖. ✅ SUBSCRIBE ➞ ➞ www.youtube.com/@sommedia1 🔴 𝕊𝕙𝕒𝕣 🟡 𝕃𝕚𝕜 🟣ℂ𝕠𝕞𝕞𝕖𝕟𝕥 ▶️ Watch my favorite videos: ua-cam.com/play/PLc9MLQ3z0n7-B9_8X7K7f2rOe8i1ylEqP.html Som Media waa channel UA-cam ah oo diiradda saaraya arrimaha difaaca dalka iyo horumarka waddanka.
Elon mask iyo trump waxyaabah uu elon mask soo saaray ............... Somali cowboy
Переглядів 2,5 тис.2 години тому
Elon mask iyo trump waxyaabah uu elon mask soo saaray ............... Somali cowboy 𝙁𝙖𝙙𝙡𝙖𝙣, 𝙠𝙪 𝙨𝙤𝙤 𝙗𝙞𝙞𝙧 𝙠𝙪𝙣 𝙝𝙞𝙞𝙡𝙞 𝙙𝙖𝙡𝙠𝙖𝙖𝙜 𝙞𝙮𝙤 𝙙𝙖𝙙𝙠𝙖𝙖𝙜𝙖𝙗𝙖. ✅ SUBSCRIBE ➞ ➞ www.youtube.com/@sommedia1 🔴 𝕊𝕙𝕒𝕣 🟡 𝕃𝕚𝕜 🟣ℂ𝕠𝕞𝕞𝕖𝕟𝕥 ▶️ Watch my favorite videos: ua-cam.com/play/PLc9MLQ3z0n7-B9_8X7K7f2rOe8i1ylEqP.html Som Media waa channel UA-cam ah oo diiradda saaraya arrimaha difaaca dalka iyo horumarka waddanka.
Trump oo arimo xasaasi ah kaga hadlay khudbadiisii dhaarinta ............. somali cowboy
Переглядів 2,6 тис.2 години тому
Trump oo arimo xasaasi ah kaga hadlay khudbadiisii dhaarinta ............. somali cowboy 𝙁𝙖𝙙𝙡𝙖𝙣, 𝙠𝙪 𝙨𝙤𝙤 𝙗𝙞𝙞𝙧 𝙠𝙪𝙣 𝙝𝙞𝙞𝙡𝙞 𝙙𝙖𝙡𝙠𝙖𝙖𝙜 𝙞𝙮𝙤 𝙙𝙖𝙙𝙠𝙖𝙖𝙜𝙖𝙗𝙖. ✅ SUBSCRIBE ➞ ➞ www.youtube.com/@sommedia1 🔴 𝕊𝕙𝕒𝕣 🟡 𝕃𝕚𝕜 🟣ℂ𝕠𝕞𝕞𝕖𝕟𝕥 ▶️ Watch my favorite videos: ua-cam.com/play/PLc9MLQ3z0n7-B9_8X7K7f2rOe8i1ylEqP.html Som Media waa channel UA-cam ah oo diiradda saaraya arrimaha difaaca dalka iyo horumarka waddanka.
TikTok waa loo soo daayay maraykanka ............ Somali cowboy
Переглядів 9284 години тому
TikTok waa loo soo daayay maraykanka ............ Somali cowboy 𝙁𝙖𝙙𝙡𝙖𝙣, 𝙠𝙪 𝙨𝙤𝙤 𝙗𝙞𝙞𝙧 𝙠𝙪𝙣 𝙝𝙞𝙞𝙡𝙞 𝙙𝙖𝙡𝙠𝙖𝙖𝙜 𝙞𝙮𝙤 𝙙𝙖𝙙𝙠𝙖𝙖𝙜𝙖𝙗𝙖. ✅ SUBSCRIBE ➞ ➞ www.youtube.com/@sommedia1 🔴 𝕊𝕙𝕒𝕣 🟡 𝕃𝕚𝕜 🟣ℂ𝕠𝕞𝕞𝕖𝕟𝕥 ▶️ Watch my favorite videos: ua-cam.com/play/PLc9MLQ3z0n7-B9_8X7K7f2rOe8i1ylEqP.html Som Media waa channel UA-cam ah oo diiradda saaraya arrimaha difaaca dalka iyo horumarka waddanka.
Reer maraykan bye bye 👋🏼
Переглядів 9997 годин тому
Reer maraykan bye bye 👋🏼 𝙁𝙖𝙙𝙡𝙖𝙣, 𝙠𝙪 𝙨𝙤𝙤 𝙗𝙞𝙞𝙧 𝙠𝙪𝙣 𝙝𝙞𝙞𝙡𝙞 𝙙𝙖𝙡𝙠𝙖𝙖𝙜 𝙞𝙮𝙤 𝙙𝙖𝙙𝙠𝙖𝙖𝙜𝙖𝙗𝙖. ✅ SUBSCRIBE ➞ ➞ www.youtube.com/@sommedia1 🔴 𝕊𝕙𝕒𝕣 🟡 𝕃𝕚𝕜 🟣ℂ𝕠𝕞𝕞𝕖𝕟𝕥 ▶️ Watch my favorite videos: ua-cam.com/play/PLc9MLQ3z0n7-B9_8X7K7f2rOe8i1ylEqP.html Som Media waa channel UA-cam ah oo diiradda saaraya arrimaha difaaca dalka iyo horumarka waddanka.
Kuwan ayaa qaraxa ka wada Somalia 🤔 yaab badanaa …. Somali cowboy
Переглядів 3,5 тис.9 годин тому
Kuwan ayaa qaraxa ka wada Somalia 🤔 yaab badanaa …. Somali cowboy 𝙁𝙖𝙙𝙡𝙖𝙣, 𝙠𝙪 𝙨𝙤𝙤 𝙗𝙞𝙞𝙧 𝙠𝙪𝙣 𝙝𝙞𝙞𝙡𝙞 𝙙𝙖𝙡𝙠𝙖𝙖𝙜 𝙞𝙮𝙤 𝙙𝙖𝙙𝙠𝙖𝙖𝙜𝙖𝙗𝙖. ✅ SUBSCRIBE ➞ ➞ www.youtube.com/@sommedia1 🔴 𝕊𝕙𝕒𝕣 🟡 𝕃𝕚𝕜 🟣ℂ𝕠𝕞𝕞𝕖𝕟𝕥 ▶️ Watch my favorite videos: ua-cam.com/play/PLc9MLQ3z0n7-B9_8X7K7f2rOe8i1ylEqP.html Som Media waa channel UA-cam ah oo diiradda saaraya arrimaha difaaca dalka iyo horumarka waddanka.
TikTok ga macasalaama waa ku daayay 🥲🥲 ….. somali cowboy
Переглядів 6269 годин тому
TikTok ga macasalaama waa ku daayay 🥲🥲 ….. somali cowboy 𝙁𝙖𝙙𝙡𝙖𝙣, 𝙠𝙪 𝙨𝙤𝙤 𝙗𝙞𝙞𝙧 𝙠𝙪𝙣 𝙝𝙞𝙞𝙡𝙞 𝙙𝙖𝙡𝙠𝙖𝙖𝙜 𝙞𝙮𝙤 𝙙𝙖𝙙𝙠𝙖𝙖𝙜𝙖𝙗𝙖. ✅ SUBSCRIBE ➞ ➞ www.youtube.com/@sommedia1 🔴 𝕊𝕙𝕒𝕣 🟡 𝕃𝕚𝕜 🟣ℂ𝕠𝕞𝕞𝕖𝕟𝕥 ▶️ Watch my favorite videos: ua-cam.com/play/PLc9MLQ3z0n7-B9_8X7K7f2rOe8i1ylEqP.html Som Media waa channel UA-cam ah oo diiradda saaraya arrimaha difaaca dalka iyo horumarka waddanka.
Dhaawac culus ayaa soo gaaray Atooraha caanka ah Said Ali Khan .......... somali cowboy
Переглядів 97012 годин тому
Dhaawac culus ayaa soo gaaray Atooraha caanka ah Said Ali Khanl …….. somali cowboy 𝙁𝙖𝙙𝙡𝙖𝙣, 𝙠𝙪 𝙨𝙤𝙤 𝙗𝙞𝙞𝙧 𝙠𝙪𝙣 𝙝𝙞𝙞𝙡𝙞 𝙙𝙖𝙡𝙠𝙖𝙖𝙜 𝙞𝙮𝙤 𝙙𝙖𝙙𝙠𝙖𝙖𝙜𝙖𝙗𝙖. ✅ SUBSCRIBE ➞ ➞ www.youtube.com/@sommedia1 🔴 𝕊𝕙𝕒𝕣 🟡 𝕃𝕚𝕜 🟣ℂ𝕠𝕞𝕞𝕖𝕟𝕥 ▶️ Watch my favorite videos: ua-cam.com/play/PLc9MLQ3z0n7-B9_8X7K7f2rOe8i1ylEqP.html Som Media waa channel UA-cam ah oo diiradda saaraya arrimaha difaaca dalka iyo horumarka waddanka.
Heshiiska xabad joojinta ah yaa guusha iska Leh XM ama SRl …….. somali cowboy
Переглядів 1,7 тис.12 годин тому
Heshiiska xabad joojinta ah yaa guusha iska Leh XM ama SRl …….. somali cowboy 𝙁𝙖𝙙𝙡𝙖𝙣, 𝙠𝙪 𝙨𝙤𝙤 𝙗𝙞𝙞𝙧 𝙠𝙪𝙣 𝙝𝙞𝙞𝙡𝙞 𝙙𝙖𝙡𝙠𝙖𝙖𝙜 𝙞𝙮𝙤 𝙙𝙖𝙙𝙠𝙖𝙖𝙜𝙖𝙗𝙖. ✅ SUBSCRIBE ➞ ➞ www.youtube.com/@sommedia1 🔴 𝕊𝕙𝕒𝕣 🟡 𝕃𝕚𝕜 🟣ℂ𝕠𝕞𝕞𝕖𝕟𝕥 ▶️ Watch my favorite videos: ua-cam.com/play/PLc9MLQ3z0n7-B9_8X7K7f2rOe8i1ylEqP.html Som Media waa channel UA-cam ah oo diiradda saaraya arrimaha difaaca dalka iyo horumarka waddanka.
Reer xamarow sidee wax u wadiin waa sun caadiya 😁😁 ........ somali cowboy
Переглядів 3 тис.14 годин тому
Reer xamarow sidee wax u wadiin 😁😁 ........ somali cowboy 𝙁𝙖𝙙𝙡𝙖𝙣, 𝙠𝙪 𝙨𝙤𝙤 𝙗𝙞𝙞𝙧 𝙠𝙪𝙣 𝙝𝙞𝙞𝙡𝙞 𝙙𝙖𝙡𝙠𝙖𝙖𝙜 𝙞𝙮𝙤 𝙙𝙖𝙙𝙠𝙖𝙖𝙜𝙖𝙗𝙖. ✅ SUBSCRIBE ➞ ➞ www.youtube.com/@sommedia1 🔴 𝕊𝕙𝕒𝕣 🟡 𝕃𝕚𝕜 🟣ℂ𝕠𝕞𝕞𝕖𝕟𝕥 ▶️ Watch my favorite videos: ua-cam.com/play/PLc9MLQ3z0n7-B9_8X7K7f2rOe8i1ylEqP.html Som Media waa channel UA-cam ah oo diiradda saaraya arrimaha difaaca dalka iyo horumarka waddanka.
Tiktok waa laga xirayaa maraykanka ….. Somali cowboy
Переглядів 1,7 тис.16 годин тому
Tiktok waa laga xirayaa maraykanka 🇺🇸 ….. Somali cowboy 𝙁𝙖𝙙𝙡𝙖𝙣, 𝙠𝙪 𝙨𝙤𝙤 𝙗𝙞𝙞𝙧 𝙠𝙪𝙣 𝙝𝙞𝙞𝙡𝙞 𝙙𝙖𝙡𝙠𝙖𝙖𝙜 𝙞𝙮𝙤 𝙙𝙖𝙙𝙠𝙖𝙖𝙜𝙖𝙗𝙖. ✅ SUBSCRIBE ➞ ➞ www.youtube.com/@sommedia1 🔴 𝕊𝕙𝕒𝕣 🟡 𝕃𝕚𝕜 🟣ℂ𝕠𝕞𝕞𝕖𝕟𝕥 ▶️ Watch my favorite videos: ua-cam.com/play/PLc9MLQ3z0n7-B9_8X7K7f2rOe8i1ylEqP.html Som Media waa channel UA-cam ah oo diiradda saaraya arrimaha difaaca dalka iyo horumarka waddanka.
itoobiya waxay rabtaa inay somalia gumaysato ........ Somali cowboy
Переглядів 3,2 тис.16 годин тому
itoobiya waxay rabtaa inay somalia gumaysato ........ Somali cowboy
Badda somalia ii saxeex iyo madaxda soomaalida…. Somali cowboy
Переглядів 8 тис.День тому
Badda somalia ii saxeex iyo madaxda soomaalida…. Somali cowboy
War degdeg ah Xasan sheekh oo itoobiya tegay iyo Aby Ahmed oo shir la yeeshay ….. somali cowboy
Переглядів 5 тис.День тому
War degdeg ah Xasan sheekh oo itoobiya tegay iyo Aby Ahmed oo shir la yeeshay ….. somali cowboy
War bixin dabka ka kacay maraykanka iyo Xaalada uu marayo ….. Somali cowboy
Переглядів 3,5 тис.День тому
War bixin dabka ka kacay maraykanka iyo Xaalada uu marayo ….. Somali cowboy
war degdeg ah : Masar 🇪🇬 iyo somalia 🇸🇴 oo heshiis xasaasi ah u fadhiya……. Somali cowboy
Переглядів 6 тис.День тому
war degdeg ah : Masar 🇪🇬 iyo somalia 🇸🇴 oo heshiis xasaasi ah u fadhiya……. Somali cowboy
Trump oo raba inuu Canada 🇨🇦 maraykanka 🇺🇸 ku soo daro 😅😅 …. Somali cowboy
Переглядів 8 тис.День тому
Trump oo raba inuu Canada 🇨🇦 maraykanka 🇺🇸 ku soo daro 😅😅 …. Somali cowboy
Wiil soomaaliyeed oo hadal uu dhahay maxkamadi ku xukuntay 🥲🥲 …….. somali cowboy
Переглядів 6 тис.14 днів тому
Wiil soomaaliyeed oo hadal uu dhahay maxkamadi ku xukuntay 🥲🥲 …….. somali cowboy
Trump oo raba inuu iibsado jaziirada Greenland .............. somali cowboy
Переглядів 3,4 тис.14 днів тому
Trump oo raba inuu iibsado jaziirada Greenland .............. somali cowboy
Muuqaaladii ugu qosolka badnaa 😅😅😅 somali cowboy
Переглядів 1,1 тис.14 днів тому
Muuqaaladii ugu qosolka badnaa 😅😅😅 somali cowboy
War Farxad leh : Wasiir fiqi oo ka nixiyay Ethiopia iyo taageerida jabhada xaq u dirirka …… somali
Переглядів 7 тис.14 днів тому
War Farxad leh : Wasiir fiqi oo ka nixiyay Ethiopia iyo taageerida jabhada xaq u dirirka …… somali
Qisada xanuunka badan ee maslax sidee u caawin karnaa ...... somali cowboy
Переглядів 1,6 тис.14 днів тому
Qisada xanuunka badan ee maslax sidee u caawin karnaa ...... somali cowboy
Shidaalka Soomaaliya halkuu ku danbeeyay ? ............... Somali cowboy
Переглядів 4 тис.14 днів тому
Shidaalka Soomaaliya halkuu ku danbeeyay ? ............... Somali cowboy
Shaydaanka iyo kali taliyaha Carabta waa keee ? ………… somali cowboy
Переглядів 13 тис.14 днів тому
Shaydaanka iyo kali taliyaha Carabta waa keee ? ………… somali cowboy
muuqaaladii ugu qosolka badnaa ................ somali cowboy
Переглядів 7 тис.14 днів тому
muuqaaladii ugu qosolka badnaa ................ somali cowboy
ethiopia oo naftu hayso iyo arimo xasaasi ah oo gobolka ka soo socdo ....... somali cowboy 😅
Переглядів 15 тис.14 днів тому
ethiopia oo naftu hayso iyo arimo xasaasi ah oo gobolka ka soo socdo ....... somali cowboy 😅
Somaliya lacag baa lagu qaataa shacabkana waalagu gaadaa
Haaa sax waa wlh
Somali kali miya jogto cidan asal somali ahaa ilaila naag cadan kurso seahan negar iskudhib kadib cadan lacag dolar dalkaga keen
Allaahu akbar Sax
😢 waa ayaan daro, aaway Dawladii lahayd East African Community baan ku biirnay
Somali cowboy Lotteryga ma.Joojinayaa Odagayn in kaar Qabahii
والله با لله aniga horaan u sheegay in kenya iyo ethiopia aay weerar ku yihiin dhulka iyo badda somalia nin aan waxba iska celin kareeynin aya talada dalka gacanta ku haysta. Dhaqaale aruursi kaliya ayuu ka shaqeeyaa gebdha suleeqooyinka somalida xittaa .noo keen haddii la dhaho wallahi wuu geeynayaa.
Beenta maxa ku falesa wax tarxil ah ma jiro dadka danbiyada galay unba la shegay wax kale ma jiro
Jaajuus wa somali camalkeed, aduunka somali ayagaa iskugu neceb. Qabyaalad dartees baa la isku jaajusayaa😂😂😂😂
No Somalia, No Somalia.
Bahdilka xassan raali ka ah
Meelaha shaqooyinka ruuxooda ayay kabillaabeen? Canbani kasta waxaa lagu yiri soogudbiya.kanbanigii aan soogudbin,waxaa kudhacaya ganaax.
Somalia haisraacdo
Qaxootiga 4 bilood bes ayuu xiray so lama leheyn kabacdine wuu soo fasaxayaa
Waa uu mudanyahay lacagta inuu goosto, Ee soomaaliyeey iskutashta.
AllAahu akbar
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉 all the best🎉🎉🎉🎉🎉
somali cowboy walaalk kasoo hadal hee madaxweynaha. lacagt loogu black gareeyay $253 malyans mareykanka
Maxaan ka yelnaa hadaba arintaan adiga Kuma taalo lagaamna rabo
Bahsil mahan yasmana maahan we Adiga Libax baa tahay wax walba waa laqaysa Markan baan qati ka Taşhan I juri laalush lasiinayo oo furigisa loo sii hor fariisanayo ma Keyay u dahayan. Mar horaa barlamanka Kenya ka hadlay xili Kibaki war dadkan Adunku passport ka lagu gurayo maxa noo diiday Dalkay naga qaadayan Dhowrki sanaba hala raafo Han ladhaco markastana yasan Nasan waa Xalwadeena halagu dharag dhacsado. Wada a ka daran Kuwi qurbaha jebabkodi xata baranbaraa wareegaysa Saro dhaadheer baa lacagti loofa Shubtay marki laga dhistay wadanki baa Dil iyo koroto qaliya İnternet aan Shaqaynay. Shaqaale ku xadaya Ballaa lagu kacshay qalaaso Wareer sidi In ay walanyihin bay sii Socdan Soo socdan.
Xasan xaar muxuu dadkii somaliyeed ciilay
Yaa u baahan balaayada gafuurka wayn
Warkaaga waa gabar reer boqor ah ayaa waxeey araktay dad feel ku jira markas ayeey abaheed weydiisay dadkan waxey meesha ku sugayaan abihii baa yiri roodhi beey sugayan.markaas ayeey ku tiri maxey isku dhibayaa meey cake sameystaan kkkk
Allahu Akbar
Dowlad caadila allaha keeno sxb
War ciidanka ha la biilo ayaad leedahay shacabkena malin walbo canshuur baa laga qadaa.mida kle xaafadahenana qashinmada laga qaado ayaan xataa lacag ku bixinaa kwrn adna waxad ledahay cidamada hala biilo kkkkk waa kaaf iyo kla dheeri sxb
sidaad adiga damiir uleedahay yaa leed hadey siyaasiinteena ama daxdeena ulahaan lahaayeen mar hor ayaan hurumar gaari lahayn
keenya xasan sheekh ayaa dabada kuwato
kici dhalinta
saxiix waa in uu biil siiyaa xasan sheekh
Allaahu akbar
Marka Somalia 🇸🇴 xariirka ha u Jarto mareykan Safiirka naga ceyriya
Shacabka ayaa wax walba ugu wacan meeshay wadankooda u hiilin la haayeen ayey qabyaalada ka doorteen may wadankooda dhisteen ay wax wada qabsadaan anagaa isbahdilnay saa kenya waxaan ka dhignay inaan beedka Alle u socono oo kale markasta waan u safraynaa war wadankiina ku qanca oo dhista , dowladana la xisaabtama , dowlada waxay dowlad ku tahay waa waa in ay haysataa shacab wanaagsan , dow laduna waxay dowlad ku noqotaa inay wanajisaa shacabkeeda.
Allah akbar
.rabbiyoow.siyaasiyiinta.soomaalidaa.dhamaan.tood.geeri.dagdag.ah.u.keen.rabbiyoow.kuwa.ka.khayr.badan.ku.badal
.walaahi.waa.ciil.iyo.calool.xumo.laakiin.maanta.iyo.bari.waa.kala.labo.insha.allah.shacabka..soomaaliyeed.cadawga.ey.ka.guuleysan.bal.keenya.dhaqala.heeda.inta.badan.soomaali.baa.iskaleh.yaahuu.
Walaahi waan ku faraxsanahay ileen isku tashi ayaa imaanaayo
Guuleso horoy u soco Masha Allah tabarakalaah Allaha ku xafido inshallah
Weligey Kenya maan tegin,uman̈a soçdo,waayo somali land ayaan joogaa.
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Bahdilka xassan sheikh bahdilka aabahood.
Awelba umad somaliyed mid gari jirtey ma ahan allahu akbar
Ciil badanaa allowyaa Somali nimada iga dhaqa
eebow waxba yaan xiiqin adeer waxa na bahdilaayo maahan wadamo shisheeye ee waa odoyaashaan siyaasiyiinta ah oo munaafaqiinta lkin waxaa ka daran dhalinyarada qabiilka ugu sacba tumaeysa qabyaalada qabiilka ha sareeyo wadaninimadu ha hooseyso waxbadan ayaa noo dhiman oo na sugaayo
laan gaabyaal ayaa hogaanka noo heysa no qabiil lkn xaqiiqda aa ka hadlaaa
Dhaqalaha marekanka ma ranee shartiisa allaha Naga nabad galiyo
Alxamdulilah ❤ no more Tugasi
❤
Allah akbar🎉
haa hanbalyo fiqiyoow hakalaaban warkaan hada aadsheegtay haisku riiqmaan
$400 billion weeye last update