Saaxiibadii ayuu ku hor furay Faraxal ayay cabtay Sabab yaableh!!

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 18 жов 2024
  • #Qiso #Qalbitaabad #Part_4

КОМЕНТАРІ • 160

  • @ahlanwasahlan.211
    @ahlanwasahlan.211 2 роки тому +5

    Mabruuk C/ Casiis adigo Xaajiyadaada Qaaliga guur kiina Guri barwaaqo Allaha ka dhigo Farxad iigu noolada Aamiin.

  • @basroqaasim4457
    @basroqaasim4457 2 роки тому +1

    Wlhi waa qiso xanuunbadan

  • @eng-mahadgeddixiish1369
    @eng-mahadgeddixiish1369 2 роки тому +1

    Wll hormar wacan kuurajeeynaa guuleeyso marwalba bro

  • @caddehurre1526
    @caddehurre1526 2 роки тому +1

    Kaas nin ma ahayn wallahi uff kaas ani ahan nin ilama ahan

  • @aminaahmed5903
    @aminaahmed5903 2 роки тому +5

    Nimankuu soo dhawayistay ayaa shayaadiinu insi kunoqday wana cuudu billaahi. Allahu mak finiihim bimaashita Aamiin yaa Rabbi.

    • @ikraandaahir4033
      @ikraandaahir4033 2 роки тому

      Walhi nolosha Ayaba iska sidasha iskawar abayo

  • @hanaibrahim4721
    @hanaibrahim4721 2 роки тому +1

    Subxanalaah wallahi waa shoko cajiib ah qabigana tabanayso

  • @fadumaali7263
    @fadumaali7263 2 роки тому +1

    Maasha alah gabar fiican

  • @abdimohamedsiad9294
    @abdimohamedsiad9294 2 роки тому +18

    Tiim cabdicasiis hurdada ka soo toosa channel aan kor u soo qaadno fadlan (arkaa milkiile)

  • @halimaomar3892
    @halimaomar3892 2 роки тому +8

    Subxanallah waa wax laga naxo marna layaab leh gabdhuhu waa masakiin wallahi,,, faradhaqa hadey cabtay cidno gacanta magalinin inkasto oo ay lama filaan ay ucabtay inuu furo walaga fiicnaa

  • @maida9959
    @maida9959 2 роки тому +12

    Gabadhaas faraxal may cabin ee waxay cabtay biyo lagu faraxalan lahay. laakiin sedeeda banaanba maha gabar marwo ah iyo nin ajnabi ka ah in ay is arkaan oo waxay aheyd in markii ay diyaariso wuu isaga dadka. cunada ugeeyo. saas ayaa sax ah. ee gabdhaha ha iskadhaafaan. raga martida ah. In ay wax u geeyaan. niintana maba qabto.

  • @habibajamac9941
    @habibajamac9941 2 роки тому +1

    Wa qosa cajiib ah

  • @fahiimae7336
    @fahiimae7336 2 роки тому +1

    Subxaanallah. Ibleys ayaa ka dhex shaqaystey

  • @asmabashir3032
    @asmabashir3032 2 роки тому +1

    Allha nawada xafido waa cajiib

  • @hafsachannel678
    @hafsachannel678 2 роки тому +1

    Subhanallah

  • @sahroali1967
    @sahroali1967 2 роки тому +2

    Wll musibo waxa meesha ka cad inaanu sabir jirin martidana kabad badis ayey arinka ku sameyeen seminkaa hada lajog waxaba la arkey in ragii diradiraal noqdeen oo reeraha burburiyaan sidaana ma fiicno ee xaqa alla hana tuso yaa rabi

  • @eng-mahadgeddixiish1369
    @eng-mahadgeddixiish1369 2 роки тому +1

    Waa cajiib runtii

  • @dekamahamed3206
    @dekamahamed3206 2 роки тому +1

    Waleen cajiib rag isku dhajis magalo ee gabdhoo istaxyo aanlahaayo

  • @ayaanhassan2140
    @ayaanhassan2140 2 роки тому +1

    Subaxallah

  • @amilaabdirahmanshekh8035
    @amilaabdirahmanshekh8035 2 роки тому +1

    We love you too dear brother⭐

  • @kamalamaa825
    @kamalamaa825 2 роки тому +2

    Subxanaĺlah

  • @bintikoofuur1058
    @bintikoofuur1058 2 роки тому +1

    Subaxaana Allah

  • @abdimohamedsiad9294
    @abdimohamedsiad9294 2 роки тому +2

    Horumar wacan (arkaa milkiile)

  • @istanbulelmi5200
    @istanbulelmi5200 2 роки тому +6

    gabdhah hooyooyin gabdhah tababar hasiiyaan
    gabadha waxay u dhaqantay qof waalan

  • @alisheikhey6628
    @alisheikhey6628 Рік тому

    Nin Habaaran ayuu ahaay

  • @aminaahmed5903
    @aminaahmed5903 2 роки тому +1

    Wax lagu farxo maha gabadha wuu bahdiley xasbunallahi wanicmal wakiil Rabbiyoow cadowga iyo munaafaqiinta shartoda soomaali kabadbadi Aamiin yaa Rabbi.

    • @shantasomaliofficial7451
      @shantasomaliofficial7451 Рік тому

      HORTA WA DHAQAN XUMO WEYN IN GABAR LA'QABO RAG AJNABI. KA AH HORTOODA BIYO KU CABTO.LAKIN NINKA GABADHA QABAY WAXA LAGA RABAY INU ASAGA CUNADA U KEENO MARTIDA

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada 2 роки тому +1

    qiso cajaa iteda wadata waaye

  • @adoontiale8944
    @adoontiale8944 2 роки тому +1

    Subxanallh ninka ayaa qaldanaa waayo waxey gabadha sameysay waxkaweyn ayuu kukacay oo ah furitaan guri dumay masahlana wax yaabaha sheydaanku kufarxo ayuu ugu horeeyaa gabadha xishood ayaa laga rabay martidane edeb ma laheyn

  • @fahmaali3542
    @fahmaali3542 2 роки тому

    Doqon ayuu ahaa kaas. Mana istaahilo gabadhaas.

  • @sahromudey6415
    @sahromudey6415 2 роки тому +6

    Cajaa,ib awal ma wuxuu u guursaday istustus iyo faan iyo naagteyda soo arag weyba noqotey faraxal ey cabtay wasaqmuu ahaa faraxalka saxiibo anshaxle maheyn marti edeb daran ayey ahaayen qoyskiina waa buburiyen

  • @alixamari1031
    @alixamari1031 2 роки тому +4

    subxanalah waa iska xaal aduun Wll lkn wuu dag dagay

  • @zamzamsfood5192
    @zamzamsfood5192 2 роки тому +3

    Asc walalhey chanelkeen Soo booqda qeer Allah Idinsiiyo Insha Allaah🙏🥰💜

  • @zamzamsfood5192
    @zamzamsfood5192 2 роки тому +1

    Subxaan Allaah waawax laga xumaado

  • @iqramahmud4683
    @iqramahmud4683 2 роки тому +3

    Aduun iyo xaalkiis

  • @ardocumar6779
    @ardocumar6779 2 роки тому +5

    wax dhib ah may ahayn ee Asagaa. nin dulqaadyar ahaa kuwa saaxiibada u ahaana waxay ahaayeen kuwa badow ah sidee ayay ugu dhaliileen hortiisa may isaga ku xishmeeyaan,
    koley way kalajari lahaayeen markay gooni isula baxaane,
    Wax kaweyn haday sameyso miyuu dili lahaa tolow
    BILAA SABAR BUU AHAA

    • @shamsoqawaji3536
      @shamsoqawaji3536 2 роки тому

      Gabadhu caadi MA aheen sabab too ah see u cabtay biyo wasaq ah dadka ay casuumeen ayaa ahaa mucjisooyin u yimid subxaana laah

  • @fooshassan1379
    @fooshassan1379 2 роки тому +4

    Horay buu u rabay inuu furo qiimo ah tiisa kama lahayn caqliga ku yar

  • @farahfartun3961
    @farahfartun3961 2 роки тому

    Bismilaah

  • @maryamduale7563
    @maryamduale7563 2 роки тому +1

    Mayadaa dhibaato leh biyo aan la isticmaalin in kasta oo laga fiicnaa in ey hortooda wax ku cabto. Isna wuxuu ahaa mid laga fiicanahey, martiduna wey edeb darnaayeen.

  • @khadrakulane1591
    @khadrakulane1591 2 роки тому +2

    Anigu waxaan isleeyahay soo nokhoshadii danbe eey tiri maxaa iigu kheyli neysaa saaxiibadii hortooda.ayaa sheydaan ka faaideystay.

  • @shamsamohamed6078
    @shamsamohamed6078 2 роки тому +1

    MashaAĺlaah

  • @Watermelonxberry
    @Watermelonxberry 2 роки тому

    Subxaan Allah 💔💔💔🥺🥺

  • @anisabdikarin4322
    @anisabdikarin4322 2 роки тому +3

    Meeshan ku yaabay ayaan fadhiyaa 🤣🤣😂😁

  • @xirsi.ducaale
    @xirsi.ducaale 2 роки тому +1

    Wahaahi somalidu aad ugama fiirsato arimaha

  • @jawaahirsheeq3636
    @jawaahirsheeq3636 2 роки тому +10

    Asc walaa qaldkaba waxa uu ka imaaday in ay asxaabtiisa ook joogaan ayada usoo adeegta asaga ayay aheyd in uu u adeega saaxiibadiisa marka waxaan dhihi lahaa nimanka haka fiirsadan inta ayfariistaan ilmayer cml loogu adeega rabaan

  • @caddehurre1526
    @caddehurre1526 2 роки тому +1

    Mararka qaar isla waynigu meel xunbuu ku gaarsiyaa

  • @sihaamelmi8188
    @sihaamelmi8188 2 роки тому

    Waa iney guursataa Saaxiibkiisa ay aad idigu dhowyihiin ha wareeree Hana waashee waa Doqon

  • @Ilhan-1104
    @Ilhan-1104 2 роки тому

    Waligay ayaan maqli jiray sii aan jeceylkiisa u ilaawo farax aan cabo

  • @fadumoelmi8579
    @fadumoelmi8579 2 роки тому +1

    Subxaan Allah waa wax laga yaabo lkn maxaay u cabtay faraxalka waa warer walay asaguna bila kalsooni ayuu ahaa oo saaxiibadii ayaa kala waynaa reerkiisa dhan doqon dheh

  • @shantasomaliofficial7451
    @shantasomaliofficial7451 Рік тому

    HORTA WAXA DHAQAN XUMA AH IN GABADHA RAGA AJNABIGA KA AH HORTOODA BIYAHA KU CANTO...MIDA KALE NINKA GABADHA QABO WAXA LAGA RABAY IN ASAGA CUNADA RAGA U KEENO..OO XAASKIISA RAG AJNABI AH HOR IMAAN...😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @fatumaali1463
    @fatumaali1463 2 роки тому

    Asaga wuxuu ahaa nin qiimo uhaynin xaaskiisa wuxuu qiimeeyay saxiibadii

  • @fadumaali7263
    @fadumaali7263 2 роки тому

    Saaxiibo xun ayey ahaayeen oo shaydaanyaal ah

  • @ibrahimmohamed9943
    @ibrahimmohamed9943 2 роки тому +4

    xaas kaaga xifaltan iyo wax lamida lagu makaftamo lakiin ninkaa doqona

  • @kinnur8398
    @kinnur8398 2 роки тому

    Ilaa ku dhacday.

  • @Nafteedauroon
    @Nafteedauroon 2 роки тому

    Awaluu furi rabay

  • @Ahmed-xb3wl
    @Ahmed-xb3wl 2 роки тому

    Maysan ku furaxalan bee haday cabto no problem 😊 sacbuu ahaa kaas

  • @sihaamahmed3773
    @sihaamahmed3773 2 роки тому +2

    A walba waxaa khalad ahayd inay raashiin ka ay usoo dhigo saaxiibadii waxay ahayd inuu isaga soo dhigo🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔

  • @fadumokheyrat8741
    @fadumokheyrat8741 2 роки тому +1

    Asc Gabdhahan dhaxda xirta qofka wufuri karaa wu dhiman karaa hadi nin katago micnaheda ma ahan alle katagey rabigi ku aburey garabkaga ah

  • @fatumaali5834
    @fatumaali5834 2 роки тому +1

    Ani waxn orangara gabadha zaaide udalaneed ninka yiri inte gacanta laga galina mawaxu garanwayay galasta mesha taalo inu kushubo biyaha qayb ama uyira garaafa nogen ama galas kale gabadhas wax qalada magalin rashinka ay kusodashay ajar allha kasiyo

  • @aliosman9609
    @aliosman9609 2 роки тому +1

    Wxn oo kle dadka hawga sheekayn . Miyir qab wx ku saab-san ,soo bandhig

  • @drfarxiyo8737
    @drfarxiyo8737 2 роки тому

    maskiin runtii gabadhaas waa ka naxay

  • @sahroomar8428
    @sahroomar8428 2 роки тому +2

    Sheydan marti iska sodhigey ahayen isna kama roneyn tankale nolosheda uma dhamane markasbey nolol qeyr badan u bilawatey

  • @Xalimo421
    @Xalimo421 2 роки тому +1

    Wa sheeko waalan.Hadey cabtey mu weydiyo sababta ay cabtey.Biyaha wali lama isticmalin oo nadiif ay ahayen.Ninkaas wuxu aha Nin kibir badan oo dad iska gadaayo.Yaahuu kaso kale tabar u u baham yhy.

  • @Marlaarag5821
    @Marlaarag5821 2 роки тому +1

    😭😭😭😭😭😭💯🙏🙏🙏🙏🙏❤❤❤❤❤💪

  • @aminaugas4129
    @aminaugas4129 2 роки тому +1

    Asc hooyo hhhh qisadaan oo kale gurgeyga ayeey kadhacaday .Reer aan martiqaaday in at isku fureen horteyda waa nahtin badana

  • @saladomuhdin947
    @saladomuhdin947 2 роки тому +1

    Nimanak lacasomaga aya xuumaya ayaga Guri duumayay

  • @abdullahhassan2940
    @abdullahhassan2940 2 роки тому +3

    waxaasi waa dhaqan xumo, marka ilaahay laga xishoon waayo ee Raga iyo Dumarku xuduud iyo xayn daab kala yeelan waayaan waxaas ayaa dhacaya,

  • @qajo9403
    @qajo9403 2 роки тому

    Lakiin inaa farxalka cabto ma ahaan subbhanallah assigana woou fududada

  • @aaminojubooy9203
    @aaminojubooy9203 2 роки тому

    Nacas ayuu ahaa oo mutakabir ayuu ahaa

  • @fadumojama22
    @fadumojama22 2 роки тому

    Waa Igasual Faraxalka ma welgarah iyo biyo gara loisticmalah mise waa weelhadho waxa lagu cuni donao anigu marbantegay weel cadiyabuila eeka inkastanan jeclayn inanweelkufarxasho waypoint wax fiican mahah

  • @shamsaalihassan1475
    @shamsaalihassan1475 2 роки тому

    Xasbiyallah

  • @shaarubshoppin217
    @shaarubshoppin217 2 роки тому +1

    Dhibka waa ninka inuu raga hor keeno ma ahayen
    Waxaa larabey inuu isga diyaariyo ama la diyaariyo

  • @fatumaali5834
    @fatumaali5834 2 роки тому +1

    Biyaha faraxal waxay noqdan marki lagu dhaqdo faraha maha faraxal inta kahoreyso takale waxa qalada dumarka cunada marke kariyan ayaga gaeynayo rag ajnabi aha asaga mugeyo qofka faraxalka cabay asagu noqon lahaye

  • @siradm
    @siradm 2 роки тому

    Dadaal maaha waxaas canyaasonimo waaye! gabdhaha ha la tarbiyeeyo

  • @halimohmohamed420
    @halimohmohamed420 2 роки тому +1

    Iney iyada u soo adeegta ayeyba ku qaldanaayeen hadey u karisay inuu isaga ugeeyo ayey aheed sharci ma ahan iney iyada u soo adeegto kandhay biyaha wey badan yahiin wiilka inuu dhaho biyaha xoogaa laga soo dhin ,horta maxoow maqaayad ugu casuumi waayay

  • @mohamudzeynab1605
    @mohamudzeynab1605 2 роки тому +2

    wanku salamay wllky horta aniga lama yabin gabadha lkn waxaa la yabay kan hadal bilabay iyo ninka gabadha qabay wayo hadii qofka kenay fara xal waxa ogata ma kenin biyo wasaq ah ama sumeysan eewaxa eykentay biyo nadiif ah hadii ey cabtayne maha nacas lkn wa ey wahsatay iney so xafiso welka lkn waxa ila qaldan nimanka iyo kan qabayba

    • @shantasomaliofficial7451
      @shantasomaliofficial7451 Рік тому

      HORTA WA DHAQAN XUMO WEYN IN GABADHA BIYO KU HOR CABTO RAG AJNABI KA AH. LAKIN ASAGA WAXA LAGA RABAY INU CUNADA MARTIDA U GEEYO

  • @aishahibo8796
    @aishahibo8796 2 роки тому

    Ee faraxal maaha waa biyo nadiifa intaa lagu faraxalan waala cabi karaa sxbada may ahayn kuwo akhyaara reer badiyay ahaayen ninkuna istusbuu ahaa. xayawaan

  • @fadumokheyrat8741
    @fadumokheyrat8741 2 роки тому

    Iney xishooto ehad qaladka marku dhacay waxa lga rabey inu dulqato

  • @AyaanAbdirashiid4631
    @AyaanAbdirashiid4631 2 роки тому +1

    Waba ka naxay inuu sidaaa sameeyo may eheen

  • @fatumaali1463
    @fatumaali1463 2 роки тому

    Asc cabdicasiis gabadha biyaha hadey cabtay waxba ma dhimine ninka Doqon ahaa

  • @umusumaya859
    @umusumaya859 2 роки тому

    Subxanallah 🥺

  • @mumtaazcadey3195
    @mumtaazcadey3195 2 роки тому +1

    Cadow waye faraxalka inte faraha galin hadey cabtay madhibas

  • @xidigtainamaxamed1800
    @xidigtainamaxamed1800 2 роки тому

    Hadan bo nin ajanawi iga ah an saxan hor dhigo ba haley furo

  • @fadumojama22
    @fadumojama22 2 роки тому

    Gabadhu dee faraxslmacabin biyay cabtay sanuarko waxa qaladkaleh ninkeda iyo kinabibiyaha

  • @asheekh15
    @asheekh15 2 роки тому

    Doqonbuu ahaa kuwa uyimidna wakadarayen inaydhahaan baalarabey markhati kamanihin

  • @shaqalecabdikariim9233
    @shaqalecabdikariim9233 2 роки тому +2

    Kaas nin lama odhan karo

  • @shukrishuulaanka8595
    @shukrishuulaanka8595 2 роки тому

    Cabdicasis walaal anigu waxan garanayaa naag macalgad ay leeftay darteed loo furay

  • @sasukeitachi6735
    @sasukeitachi6735 2 роки тому

    Falxalka sotubada kamasojubin oo biyaha nadiifama aheen kaas waxuu ahaa doqon maka kasookala jooga dunida saxibadiisna waxee ogayeen inladirikaro

  • @fardosodiriye3074
    @fardosodiriye3074 2 роки тому

    Ninka fullmahayn saas wax kufuray

  • @fadumohassan6511
    @fadumohassan6511 2 роки тому +1

    Kaas nin mahaan awaalbuusan raabin gabadhas hiintas kuuma uusaan fuureeneh wuusan raabin Kaas oo kaale nin laama dhaahi kaaro

  • @mohamedosman4519
    @mohamedosman4519 2 роки тому +1

    hadi la furay feer kama jabin laga yaabo inu nin ka qeyr badan ilaahwy calaf ugu daro

  • @hayaathabiib9608
    @hayaathabiib9608 2 роки тому

    Biyaha Faraxalka dhex ee gabadhu ma cabin biyo wasaqa ee biyo nadiif ah ayey Cabtay, Amaa Martiada qaar waa Shayaadiin jini, Armaa Ninkaas Illaahaa dhaafiyey Ninanka qaar Magaca unbay wataan ee Maan gaab yaal

  • @weriswerisina1183
    @weriswerisina1183 2 роки тому +2

    Ayadoo daalan haday biyo nadiifa cabtay wax qalada malaha ee taasi jcl lama dhihi karo It's painful story 😢

    • @jamaomar1261
      @jamaomar1261 2 роки тому +1

      Reerka bala so boqatey

    • @shantasomaliofficial7451
      @shantasomaliofficial7451 Рік тому

      WA DHAQAN XUMO IN GABADHA RAG AJNANI KA AH HORTOODA BIYO KU CABTO..LAKIN ASAGA WAXA LAGA RABAY IN CUNADA MARTIDA U UKEENO.

  • @farahfartun3961
    @farahfartun3961 2 роки тому

    Maba casuumaayo maqaayad ha geeyo

  • @myrumeyzaahmed3486
    @myrumeyzaahmed3486 2 роки тому +1

    Inay ayada keento cuntada aaba qalada ninka geey adiga kudhahday ahayd sabab uu igu fadhiisanaa intu niman iiso aruuriyo dhinaciisa haka shaqeeyo

  • @saciidosmaan1874
    @saciidosmaan1874 2 роки тому

    Abdi Aziis Really Magaceega maxaa usooqadatay Nio Gabadh dirska ladhahaa Sahra Nio Marka Aniga liimaleynooyaa xafada in liigiliya maad rabtaa pro. ...

  • @suleimanabdirahman1299
    @suleimanabdirahman1299 2 роки тому

    Marka hore hambalyo gurigiina guri lafu nagaado allaha ka dhigo midda xigta gabadu falxal ma cabi ee waxay cabtey biyo nadiif ah ninkeeduna uma uusan fasirin war weelku waa nadiif

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 2 роки тому

    Cudada markay u dhamato mid ka mida inuu gursado ayey ahayd ileen waa gaari

  • @eng-mahadgeddixiish1369
    @eng-mahadgeddixiish1369 2 роки тому

    Qalad waa in aay gabadha farxalka cabta hooyadeed ayaana mzl ka ah waxii kuyimaada waayo nin walba sharaf wuu kudhintaa

  • @najmamohamud3396
    @najmamohamud3396 2 роки тому

    🤔🤔🤔

  • @abdifatahhassan8296
    @abdifatahhassan8296 2 роки тому +6

    Waxaan ka codsanaa Asxaabta Abdiasiis waa nin qaran subscribe badan siiyo xumaantaba subscribe waad saartaan

  • @zahraabdullah2359
    @zahraabdullah2359 2 роки тому +1

    Sorry gabadha zahra lo baxshay waxay ahayd qof dadal iyo dad qancin badan furninkana waa sida mowdka sabab unbu letahay lkn waa wax qoran