Xaglo laaban xoolo kuma yimaadaan - Move and do your best all the time

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 10 жов 2024
  • 🚀 KU SAABSAN BRAVO GROUP & SOMVATO INSTITUTE:
    ✅ ENGLISH COURSES:
    learn.somvato....
    ✅ BUSINESS COURSES:
    learn.somvato....
    ✅ PERSONAL DEVELOPMENT COURSES:
    learn.somvato....
    ✅ TECHNOLOGY COURSES:
    learn.somvato....
    BRAVO waa shirkada gaar loo leeyahay oo bixisa adeegyada latalinta shirkadaha iyo shaqsiyaadka, tababarada lagu kobcinayo xirfadaha iyo koorsooyin ONLINE ah.
    SOMVATO INSTITUTE waa machad ah ee aad ka heli kartid koorsooyin loo diyaariyay si heer sare ah oo taabanaya ganacsigaaga iyo hormarinta naftaada.
    🌍. www.somvato.com
    🌍. www.bravogroupi.com
    Si toos ah nagala soo xiriir whatsupyadeena:
    +252612253334
    +252612253332
    Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
    Nagala soco goor waliba:
    FACEBOOK:
    / bravogrouponline
    FACEBOOK:
    / @somvato
    TIKTOK:
    / somvatoso
    WEBSITE: somvato.com/
    Eeg koorsooyinkeena iyo barnaamijyadeena:
    🚀 learn.somvato....

КОМЕНТАРІ • 12

  • @khadraali8373
    @khadraali8373 День тому +1

    Wa oraahdii ayeyday oranjidhay xaglo laaban xoolokuma yimadaan
    Allowku naxariiso boqoradaydii

  • @ismailibrahim2376
    @ismailibrahim2376 4 дні тому +1

    M.a Run ayaad sheegtay Ustaadii
    Allaha kusharfo kun & kow jeer mahadsanid ❤

  • @BashiirNour
    @BashiirNour 5 днів тому +3

    Masha aallh
    Anagana alle hanagu anfaco
    Adigana khayr ale haka siiyo
    Mahadsanid ❤

  • @pesx7741
    @pesx7741 День тому

    Raga socodku waa u door , haddii mowdku daayee❤❤

  • @MohammedEssa-um4ee
    @MohammedEssa-um4ee 3 дні тому

    Xaglo laban xoola kumayimadan maha insafarto, eewa inad shaqaysato.

  • @sadambashir6974
    @sadambashir6974 5 днів тому +1

    Waad mahadsantahay ustaad

  • @AhmedHussein-ub3pz
    @AhmedHussein-ub3pz 5 днів тому +1

    3 mar baan dhegaystay runtii videogan insha allah waxaan rajaynaa in aan wax ku qaadan doono insha allah

  • @SiciidMaxamed-o8f
    @SiciidMaxamed-o8f 4 дні тому

    Mahadsanid macalin

  • @XamsejamacOmar
    @XamsejamacOmar 4 дні тому +1

    Walee hadalkaagaa tijabadiisa waan soomary
    Mar aan maclin ahaa oo kharshkay gii iyo mushahar kaygii kala been
    Halmar baan go aan ku gaadhay inaan ka dhaqaajiyo
    Alxamudu li laah waxanku guulaysty in aan samysty ganacsi ii gaara mudo kadib maclimiin tii aan mushaharka wada Qaadanay nay Halkii ay wali joogaan axmdulilaah

    • @kumeelgaadh3438
      @kumeelgaadh3438 4 дні тому

      Szp aad ayaan uga baqaa inaan ganacsi samaysto maxaad igula talin lahayd

  • @CiiseHussein-tb4nv
    @CiiseHussein-tb4nv 4 дні тому

    Safarka laguu shiigaayo waa inaa u safartaa waxa aad jeceshahay waayo maanta adiga oo jecel inaa noqoto ganacsade lkn wadan aaan ganacsiga aan ku wanaagsaneyn waa laga roon yahay sxipayaal waxaan warkeyga ku soo gunaanudayaa waxaad jeceshahay safar kooda gal

  • @khadraali8373
    @khadraali8373 День тому

    Wa oraahdii ayeyday oranjidhay xaglo laaban xoolokuma yimadaan
    Allowku naxariiso boqoradaydii