Maxa aabahay uga duubtay muqaalka uu igu baafinayo ayu igula dagaalay wiilkaan oo sanado badan maqan

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 18 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 231

  • @halimasadiaabdisalama6335
    @halimasadiaabdisalama6335 Рік тому +64

    Walaalow aabahaa wa aabahaa 😢 anagaba aabeheen waxba mana siin jirin wlhi anoo arkaayo oo leh aabo lacagta schoolka raba tan biilka iska dhaaf inuu nasiiye mahayo ayuu oran jiray asagoo shAqeeyo😢😢 hadana waan cafiyey abo mar ba is dhahay xaqaaas akhiro ka qaado hadana wa iska cafiyey😢 abyaasha waxa leeyahay Allh uga cabsada awlaada aad dhasheen anaga wuu naxooray kuwa kalena wuu korsaday 😢

    • @user-ti5ec6vo6y
      @user-ti5ec6vo6y Рік тому +2

      Asc aabyaal soomaaliyeed oocaadeysteen in aay dhlaan kne dhaqaajiyaan wxdha waaqrnaaybes dhibaatabdn logeesto dumrk iyo cruur yryr mrkii lsiciyo kdbn ldho wa qorn baadhcy ee cfi rggbdn baa wxaas caadeysty fkrkaas m sxbaa soomaaliyeey

    • @abdimalikyare7940
      @abdimalikyare7940 Рік тому +1

      Waa xaqiiq nawada soo martay soona martay qof kastoo hooyadiis iyo aabihiis kala tageen

    • @maymunabdulahi2865
      @maymunabdulahi2865 Рік тому

      Ilaahow intii aaba haysata ubarakee waxba ma dhaafsadeen aragtida aabahay yaanuba waxba isiine

    • @hasmah8018
      @hasmah8018 Рік тому +2

      Cafiskaasi waa waxa jiilashi ka danbeeyay u coypyay nayaan haday arki lahaayen waxa ku dhacay raga caruurtodi dayacay oo markay waayel noqden waayay cid daryeeaha ubadkooga way ku tabci lahaayen

    • @simarmaxamuutsimara4071
      @simarmaxamuutsimara4071 Рік тому

      Isku qisaynu nahay abayo

  • @sheekowanaag1308
    @sheekowanaag1308 Рік тому +4

    Bal arag Alle sida uu baday dhowr iyo 20sano ka hor khaladkii uu sameeyye nabsigii uu galay hadda laga jaray, ilmo kle ayuu dhalay balse wax ma tarin kii uu hooyadiisa xumeeyye ayuu u baahday, iyadane halkii lagu xumeeyye ayaa garap u noqday👍Ilaah ma mooga kuwa wax dulminaya👌

  • @sandheeredini7316
    @sandheeredini7316 Рік тому +5

    Walahi waa naxdin aabe dayacay ilmihisii oo hadana raadinaa

  • @fatumaali1463
    @fatumaali1463 Рік тому

    Mansha allah Cabdicaziiz waad dadaalaysaa alaha ku xifdiyo

  • @maryanwarsame8827
    @maryanwarsame8827 Рік тому +13

    Waa run waalid badan ayaa ilmaha ka qaldan laakiin somalidu qalad kasta ilmaha ayey saaraan 😢😢

    • @Dasunnah
      @Dasunnah Рік тому +2

      Waalid maba qaldami karo, gartiisa sax gardaradiisa sax, waxaa thay qof Caasi ah.

  • @Ilhan-1104
    @Ilhan-1104 Рік тому +10

    Run qof aad dayacday inaa raadiso waa khalad

  • @munasuleqofarah1041
    @munasuleqofarah1041 Рік тому +14

    Masha Allah Aqliga iyo quruxda kugu jeclahay. Allaha ku dhoro iftiin kena Somali aya tahay ee xasiid ku ma arko

  • @xaawocabdulle2442
    @xaawocabdulle2442 Рік тому +13

    Subxaanallaah ha ujoojin nin xun iyo nin fiicanba waa arkee inkastoo dadka fiicanu eey badan yhn alle swt hakuugu bedelo wanaag 🤲🤲

    • @sahmiyahanolosha
      @sahmiyahanolosha Рік тому

      Haduu saas leeyahay waa edabdarabyahay aabihii baaba loo helee dooda uu qabay maxaa waaye kaasi duli waaye oo dameer ah

  • @yasmin-ix2qp
    @yasmin-ix2qp Рік тому +13

    Subxanallha Subxanallha ilahay xaqaa hatuuso wilkaas walidkaa gartisaa wagaar gardaradisanaa wagaar😢😢

    • @amalkhayre6379
      @amalkhayre6379 Рік тому +1

      Waalidka xaq ayaalagu leyahay marnabo cunug uu xumeyay in uu radsado ma qurux badna lkn wiilka waxaan kula talin lahaaa walaal weeybuxaan abo yaal sancamal ah ee usamir iskana hilmaam kumanaan qof ayaa kunool xanuunka hadana qarsado usamro xananeyo malinkii uu usoo bahdo

  • @sahroali1967
    @sahroali1967 Рік тому

    Masha allah abdiaziiz qeyr allah haku siyo aduun iyo aqiro adigo kale alla hano badiyo alla haku xafido

  • @aaminasalah3711
    @aaminasalah3711 Рік тому

    Maansha alaah aad baad u mahadsantahay

  • @ubahissehassan4213
    @ubahissehassan4213 Рік тому

    Maasha Allah abdiaziis

  • @MohammedNur-w5i
    @MohammedNur-w5i Рік тому

    ALLAHU AKBAR ALLAH hayow caasi waalid ha naga dhigin

  • @abdalemohamed7342
    @abdalemohamed7342 Рік тому

    Allhu akber illhy ha isku jeediyo

  • @hindaqaasim4809
    @hindaqaasim4809 Рік тому

    Cabdi Caziiz Iska dulqado Abayasha Somaliyed Xaqa Allaha tusiyo Insha allaah waa daremi karnaa dhibatada ad laka kulanto Dadka ad Cawiso Allaha ku caawiyo àamiin àamiin àamiin Yarabi

  • @cadeyxanshiabdi7472
    @cadeyxanshiabdi7472 Рік тому

    Cadi casiis Ilaahay ajar hakaa siyo wlhi dad badan oo kala maqan waad isku keentay

  • @deeqoisse3006
    @deeqoisse3006 Рік тому

    Jizaakalaahu qeyr cabdicaziiz

  • @abdirizackibrahim7348
    @abdirizackibrahim7348 Рік тому +4

    War wiil fiican maahan
    Allah swt hasohanunie
    Gar iyo gardaraba wiilka yaa khaladlah

    • @aidarusmohamed877
      @aidarusmohamed877 Рік тому +2

      Way kula sahlan tahay aabuhu qaladkuu galay yaa reed inaad booska wiilka ku jiro joogto hooyadaana dhibtaa marto walee sidaan umaadan hadasheen

  • @sowdobiryar5463
    @sowdobiryar5463 Рік тому +2

    waa shiiko kale cajiib walhy

  • @mohamedsherif134
    @mohamedsherif134 Рік тому +1

    Tan wiilka xal ma ah aabihii ha xidhiidhiyo. Aaba iyo hooyo way isku dhicikaraan Allah ayaa u kale u garqaadi
    Hadayna is cafin inta ay noolyihiin
    Waxaan dhihi lahaa wiilka adna danbi ha ka galin waalidka

  • @AnisoxussenCabdulle-gu7ng
    @AnisoxussenCabdulle-gu7ng Рік тому +2

    muxaadaroyin walidka ka hadlaayo qiimaha iyo xaqa u leeyahay kuso tar si ubadka la raadinayo ugu intifacan

  • @hasmah8018
    @hasmah8018 Рік тому +1

    Aabo iyo hooyo marwalba way saxan yihiintu waa waxa qayral masuulnimada ugu wacan raga soomaliyes badankooda fikirka iyo odhaahdaaba waa in la joojiya ilmo aanu waxba ku darsan siduu dheeftiisa qofku usugaa. Wiilkaasi duqaa abaalkisu mariyay waana in sida lagu wada sameeya

  • @hamdinur9382
    @hamdinur9382 Рік тому +3

    Nimanka somalida qaladkaas waa galaan markasta gabar ey markey ubaahneed dayaceen ayey markey ubaahdaan radiyaan

  • @hamdamohamed4155
    @hamdamohamed4155 Рік тому +2

    Wiilkan abdiaziz somalida shaqo fiican buu u hayaa halka dadka intii kale maalayacni bulshada u soo duubayaan

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 Рік тому

    Allaha macaka brother

  • @mukhtarfarah969
    @mukhtarfarah969 Рік тому +2

    waa xaga xiska😮

  • @pretyalmaaz4956
    @pretyalmaaz4956 Рік тому +10

    Maashaa allaah ccaziiz ajar allaha kaa siiyo aduunkaan qofkii zabir deganaan
    Iyo dulqaad aanku socon aduunkan kama dabaalan karo
    Maashaa allaah
    Alloow dayaciyo duruufaha naga saar

  • @hayaathabiib9608
    @hayaathabiib9608 Рік тому

    Waalid wuxuu waalid ku yahay inuu Wuxuu dhalay naf iyo maal u huraan Si ay awlaad baari u ah uu u helo.
    Waa ku dhalaa waan ku dayacaa Waalid laguma noqdo iyo 1daqiiqo ka raaxaysto.
    Illaahow Aabahay Janatul fardows geey.
    Xoogiisa xalaashaa wax igu soo baray Buugaagta Garabkiisa ku soo qaadi jirey.
    Maasha Allah, AlxamduLiilaah.

  • @fadumoabdi5595
    @fadumoabdi5595 Рік тому +5

    Wiilkaas waxaan dhahi lahaa aabah ka ducayso oo waayeelka ah oo lacag u dir xaq ayuu kugu leeyahay inta uu nool yahay asagan kuwa uu dhalo ayaa dayacay maanta aabahiis waa waayeel waxaan uu rabaa inuu wax taro marka ha ka faaiidaysto ducada aabahiis waa iga talo

  • @fardowsasacidhalane8307
    @fardowsasacidhalane8307 Рік тому +2

    Axsaanka aad sameyso ilaahay ayaa kaa Ajar siinaaya, waxba ha u arkin

  • @لاالهالااللهمحمدرسولالله-ج1ج

    Waa caasi mahmaa kaana waa aabihii aduu aabihii uusan ahaan lahayn aduunka maanta muusan joogeen wiilkiisaa asagana kajaraayo waalid waa waalid

  • @abdimalikyare7940
    @abdimalikyare7940 Рік тому +1

    Khaladkaa aabayaasha soomaaliyeed badankooda oo dhan baa gala khaladkaa ilaahay xaqa hatuso inta xaqa aan arkayn walee aabe soomaaliyeed asxaan badan male

  • @bassflix5982
    @bassflix5982 Рік тому +2

    Waa sheekada ay markasto aabayasha somalida sameeyaan hadhoowne markuu wayeel noqdo ayuu radinaayaa subhanallah waxaan waa in la joojiyo abayaasha somaliyeed in ay iska dhafaan xumaaantaas ay caruurta tusayaan😢

  • @batulahussein797
    @batulahussein797 Рік тому

    Ma fiicna waalid waa waaliid in u naxariisto abbe

  • @uhbnio8014
    @uhbnio8014 Рік тому +5

    waan ku jecelhay AbdiAziiz😍

  • @fadumocabdiraxman9813
    @fadumocabdiraxman9813 Рік тому +3

    Waa qiso cajiib ah Alaha kuu dembi dhaafo

  • @seytuunali1971
    @seytuunali1971 Рік тому +1

    C.casiis wlhi howl yer maheyside Allehakubarakeeyo.

  • @jannaat3007
    @jannaat3007 Рік тому +2

    Maasha allah alaha kuu bara keeyo caqligaaga.

  • @Inasuldan1235
    @Inasuldan1235 Рік тому +2

    Subxaanalaah ma abihiis buu ku lee yahay dhaqale kuma siinayo
    Asagana bari baa ilmaha uu dhalo ka jari doonaan
    Aabaha danbiga uu galay asaga iyo ilaahay buu u dhexeeyaa laakiin waajibka adiga lagugu lee yahay barina lagaala xisaabtami doono ha dayicin

  • @hyusuf2207
    @hyusuf2207 Рік тому +1

    Masha Allah waad mahadsantahay

  • @Ummu.maxamed
    @Ummu.maxamed Рік тому

    Maashaa Allaah tabaarakallaah ilaahayow Ajir iyo Xasanaad hakasiiyo umadaa islaamka ah ee aad ugargaareyso

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 Рік тому

    Xasbuna Allah wa nicama wakiil. Jizaaka laah kheyr walaalkey Abdiaziz Really. ❤❤❤❤

  • @abdirashidmohamed4217
    @abdirashidmohamed4217 Рік тому

    Masha Allah Allaha ka abaaal mariyo Sxb

  • @leyloqaali5671
    @leyloqaali5671 Рік тому

    Waa saxan yahey

  • @suadaydid5270
    @suadaydid5270 Рік тому

    Aabe waa waalid

  • @fadumoabdi5595
    @fadumoabdi5595 Рік тому +3

    Wiilkaas maanta shaqeysanay oo hooyadii haya waa wax fiican laakiin dhibkii waa dhacay hada aabahiis waagaas uu dhalayey nin dhalinyaro ayuu ahaa oo aan xaq garaneyna

  • @fttytuthrutty1172
    @fttytuthrutty1172 Рік тому +1

    Masha alaah ilahey ha kudhowro

  • @umwaseem2681
    @umwaseem2681 Рік тому

    Ilaaheey qeeyr haku siiyo

  • @maryamoyusufwaheliye6924
    @maryamoyusufwaheliye6924 Рік тому +3

    Subxaanallh allow baari naga dhig 😢😢😢😢

  • @katuunomar2814
    @katuunomar2814 Рік тому +3

    Subxaana allah qof waalidkeed ka dhuumaneyso waa caasi illahayow ilmaha noosoo hanuuni rabiyow😊😊

    • @shindesjubat2549
      @shindesjubat2549 Рік тому

      MQMMWY

    • @luulmohamed7472
      @luulmohamed7472 Рік тому +1

      Abayasha masuuliyada saran

    • @katuunomar2814
      @katuunomar2814 Рік тому

      @@luulmohamed7472 ayagoon jasoo bixin ayay hdana leeyihiin ilmaa naga mqan shakayna asigaa dayacay

    • @nijaj9157
      @nijaj9157 Рік тому

      Sax balse maba yaqaano oo mana kursan ama mala xidhiidhin. Ilmahaaga qalbigooda la ilaaliyaa maamadana wiilka marka uu weynaado in dhahdaa aheyd asi xaqa waalidnimo ee uu dayacay Allahiis kula xisaabtami Lkn adi midka waladnimo kasoo bax cml. Ilmahaaga in ee kalgaceel iyo Alle ka cabsi waalid kuugu aqoonsadaan waxa ee ka imaataa hdii aadan dayacin markii hore

  • @ankuwaso6886
    @ankuwaso6886 Рік тому +4

    Wiilka ayaa karleh fariid hooyadaa siday ku daryeeshay u ilaali saaxib 🤴

  • @abdirahmanjabir3529
    @abdirahmanjabir3529 Рік тому

    Abdiaziz
    Mahadsanid

  • @bintikoofuur1058
    @bintikoofuur1058 Рік тому +2

    Illahay ajiir iyo xasanad ka siiyo Aamiin

  • @suomensomalikehiry9491
    @suomensomalikehiry9491 Рік тому +1

    Qalad waa dhici karaa, lkn aabe iyo hooyo midna aarsi ma mudna

  • @suadaydid5270
    @suadaydid5270 Рік тому

    Allaahu Akbar

  • @moxubomamamia373
    @moxubomamamia373 Рік тому +2

    Ilaahay ajar badan hakaa siiyo

  • @bardehanad4919
    @bardehanad4919 Рік тому +11

    Dad badan runta say wax u jiraan uma sheegaan. Dad badan ayaad arkeysaa oo ilmo ay caruurnimaddii dayaceen soo raadinaya markay wax noqdaan. Qofka noocaa ah waa daneyste waalid laguma tilmaami karo.

    • @darishore814
      @darishore814 Рік тому +1

      Ogoow caruurta hade wax noqdeen ilaahay baa ka dhigay waana lagu imtixaana sida ay sameeyaan markooda, intixaankaas hade ku dhacaana waxba ma tarayso shaqo kastoo ay haystaan

    • @IdmanhassanJama
      @IdmanhassanJama Рік тому

      😢😢😢

  • @Maryan_idil
    @Maryan_idil Рік тому +4

    Geedku shalay beertay buu maanta guranayaa aabahaas.
    Niman badan oo hada ubadkood dayacay bay sugaysaa intay gori gori tahay haku cibra qaataan.

  • @halimohussein2452
    @halimohussein2452 Рік тому

    Wa mahadsan tahay

  • @shikriahmed2386
    @shikriahmed2386 Рік тому

    Mansha sllha

  • @rahadeyadam9642
    @rahadeyadam9642 Рік тому +1

    Asc wilkas waxan leyahay iLahey haku barakeyo habo hoyada sau dhaqaleysid abahana uga warqab si adigana ow lad xalal ah o bariyal ah ku siyo iLahey edem kiisa adiga karonow insha allaah 🙏🙏🙏

  • @ibadoosman1982
    @ibadoosman1982 Рік тому +1

    Illaahay ajar ha kaa fiiyo

  • @omeryusuf1631
    @omeryusuf1631 Рік тому

    Ax ax ax ax ax ax ax murug waaye

  • @aminaahmed5903
    @aminaahmed5903 Рік тому

    Rabbi Ajar iyo xasanad haka siiyo Cabdicaziiz riyali arimahaguna waa riyal Masha Allah we love ❤️ you waxad haysa arimo muhiim soomaali u ah muslim nimadana ku wanagsa ajar na aad kaheleyso barkallah. Aamiin yaa Rabbi.

  • @ibadoosman1982
    @ibadoosman1982 Рік тому +2

    Nimanka somali sidan way u badan yihiin

  • @fahmaali3542
    @fahmaali3542 Рік тому

    Mashaa allah ilaahey ajir hakaa siiyo

  • @mootraderacademy
    @mootraderacademy Рік тому

    Aniga ahan hadii aan ahaan lahay qof jagada ugu saraysa haya aduunka . AABOOYIN BADAN WAAN LA XISAANTAMI LAHAY.

  • @awalenuro4947
    @awalenuro4947 Рік тому +2

    Well done bro 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤

  • @dahirxaajixasan8470
    @dahirxaajixasan8470 Рік тому

    Alle ayaa ku abaal marinaya wax kasta alle dartii u qabo

  • @aminasuleman9446
    @aminasuleman9446 Рік тому +1

    سبحان الله الله يحفظك يا عبد العزيز ربي يسعدك

  • @hayatali4756
    @hayatali4756 Рік тому +2

    ASC MaashALLAH Abdicaziz waan garaneyna shaqo adak intaad noo heyso.ALLAH jecel.walaaley wilkaas kadabatak oo abahaa wax usoo dir dhe hadii kale maliibaaniyo cuq dad baa adunyada ugu so oo daadegi

  • @Hargeisa916
    @Hargeisa916 Рік тому

    Wlxiii abaaa yasha qar waaa sidas wayo Shanta farod Alle masimin Allaha no dambi dhafo

  • @khadijac9841
    @khadijac9841 Рік тому +1

    Subxaanallah aabo arxan haygasuginaa 😭😭😭😭

  • @nura2876
    @nura2876 Рік тому

    Masha.alaah

  • @hibaqahmed4405
    @hibaqahmed4405 Рік тому +2

    Odaygu markuu biil uuga baahday buu soo raadshay wiilka gabar dhan oo reer keeda uuga soo goday buu saas u xumeeyey. Cabdicaziis mahadsanid inaad wanaag Adan umada u haysid wiilkaasna waxaan leeyahay hooyada ku mitid ilaahay hakuu caafiyo hooyo

    • @darishore814
      @darishore814 Рік тому +1

      Saas kaliya lama dhihi karo, qofka bini aadamka qalad wuu galaa wuuna kaso noqdaa ilaahay ba inta qalad laga galo aya laga so noqda. Qalad qalad laguma saxo wiil iyo waalid na makala aargudan karaan

    • @hibaqahmed4405
      @hibaqahmed4405 Рік тому

      @@darishore814 waa run Walaal khalad waa lagalaa allaah uunbaan khaldamin laakiin waalidiin badan intay xaqa caruurtooda dayacaan bay markay ilmihii usoo baahdaan soo calaacalaan ilmo Aad dayacday oo cuqdad ku dishay haduu xata a wax siiyo qalbiga naxariis waalidnimo kuma jirayso

    • @suadguled3056
      @suadguled3056 Рік тому +1

      ​@@darishore814 nimanka somalidu markay khaladka galan bay hadhaw calacalan lkin calacal muxu taraya marka hore kafirso waxd sameynyso ninkasina isaga khaldan xaqna kuma laha inu raadiyo marki ubahnaba somudayrin manta Markus jilcaybu raadinaya

    • @darishore814
      @darishore814 Рік тому

      @@suadguled3056 wax waliba nin somali ina dhahdo maahan Meeqa naago somali ah aya caruur ee dhaleen bac madow inte ku rideen qashinka dhex dhigay oo qaarkood eeyaha cuneen.

  • @iman1527
    @iman1527 Рік тому

    Qisadi nabi yusuf walalahis oo cel ku riday ayu cafiyay Allah Said ayu ugu amany marka walidka laguma dayado xita hadey ku dayacan Wa qasab ina bari uu noqoto

  • @rumaanmacalin
    @rumaanmacalin Рік тому

    Oo dhibaadto ayaad kala kulantaa bisinka runti arin dhibkeedale ayaad heysaa alah hakugu guuleeyo walal

  • @hoyadaiyodhalanka897
    @hoyadaiyodhalanka897 Рік тому +3

    Markii carurta laciilo beri kamalin yan la eedin

  • @AbdikhadirAbdiBarre
    @AbdikhadirAbdiBarre Рік тому

    Waa caasi waalideyn ninkaas waxaan kula talinayaa inaanu sidaa ku dhiman ama aanu aabahii ku dhiman talo ahaan waxaan qabaa inuu aabahii raali galiyo maadaama aanu soo raadin
    Waxaan ku talin lahaa aabahii inaanu sidaa uga dhiman ee uu aabahii wax allaale iyo waxuu u baahan yahay deeyn xitaa u galo biil caadi ah waaba waajibe
    Dhalinyarooy waxuu aabe yahay amaba si guud waalidku halka uu islamku dhigay xasuusnaada alle halaga baqo AbdulAziz mahadsanid walaal waajibkaadi gudatay adigu

  • @luulahmed1869
    @luulahmed1869 Рік тому +1

    wiilka caruurtisa bari ka tagaayo abahis ha xariiriyo waa walid

  • @elmijebel2225
    @elmijebel2225 Рік тому

    Adeer hoowl wanaaksan ayaad umada u haaysaaye qeeyr alaha ku siiyo❤

  • @abdiraxmannuux4393
    @abdiraxmannuux4393 Рік тому +3

    walaal maad ka odayayasid ood inanka iyo odayga is fahansiisid

  • @hodanyussuf1259
    @hodanyussuf1259 Рік тому

    MashaAllah, Illahay ajarhaka siiyo 😇🏆

  • @alifarahdhangadshire5189
    @alifarahdhangadshire5189 Рік тому +2

    Istubid weeye wiilkaasi
    Waayo waa caasi,
    Hadii aabuhu qaldamey, maahan inuu isagu qaldamey,

    • @nimcocumar1619
      @nimcocumar1619 Рік тому +1

      Maxad u aflagaadaysay wiilka soo odaygu xaqiisii muu dayacin maxuu ka rabaa haduu cafinaayo iyo hadii kleba asagay u taal Illahay dulmi ma ogola waa cadaali

  • @ayanyusuf2663
    @ayanyusuf2663 Рік тому

    Maashaa allaah abdiaziz really Allaah ya baarik

  • @quruxdiihablaha1234
    @quruxdiihablaha1234 Рік тому

    Dhibku waa aabayaashii oo masuuliyadoodii gabay iyo hooyooyinkii oo ubadka uga sheekynaya dhibkii kasoo maray aabaha ama wuxuu ku sameeyey waligaa caruurtiina cuqdad haku korinina si kastoo laydin xumeeyo wiilkaas aabihiis inuu sidaas ugalo ma ahayn hadana alle ha usoo sakhiro aabihiis waqtigan isaga ubaahan maahan wiil yaroo ka adkaan jiraya ama gumaysan jirin waa waalid haduu yaraan kugu dayacay adna ka argooso hays oran waxani waa nabsi waligii ku daba joogaya adna ilmahaaga sidaas kuu galaya hadhow ilaahay xaqa hana wada tuso aabahyaasha iyo maamooyinka ha isu wanaajiyo

  • @nuuracayuuni3204
    @nuuracayuuni3204 Рік тому +1

    Wamahadsanthy wll wali kudadaal inaadan sobandhigin qisaska nocaan oo kle oo waalidka qaldamy xumaantiisa!

  • @habibagarad-2732
    @habibagarad-2732 Рік тому +1

    حزاك الله خيرا يا عبدالعزيز الله يساعد ك

  • @filsanaadan2761
    @filsanaadan2761 Рік тому +1

    Waa cajib

  • @xaawaluulaa4299
    @xaawaluulaa4299 Рік тому

    Wallo ajiir iyo xasanaad allaha ka siiyo wanaaga ad sameysay

  • @chokzchokz269
    @chokzchokz269 Рік тому

    Allaha-ku-barakeeyo

  • @istanbulelmi5200
    @istanbulelmi5200 Рік тому

    Nimanka aabayaasha ha markay lacagla aan noqdN ayay ilmihii ay naceen raaadiyaan
    Ee ha uraadin kuwaas

  • @omarabdillahiyonis6522
    @omarabdillahiyonis6522 Рік тому +1

    Bafiinti iyo wanagi sidàs May somali uu bedeshay wa la yaab .

  • @MaryanHussein-nu9yd
    @MaryanHussein-nu9yd Рік тому

    C/casiis ilaahey ha ku barakeeyo waxaad tahay will Dagan oo xil kasa

  • @manaomar212
    @manaomar212 Рік тому

    Wiilasha badanaa ma cafiyaan walidka mid kamida markuu qalad ka galo gabdhahaa ka naxariis badan

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 Рік тому +1

    Hadii aad rabto barashada Afka Ingiriiska isoo raac waa hubaal waad baran si bilaash ah inshaallah ❤❤❤❤❤

  • @hanaibrahim4721
    @hanaibrahim4721 Рік тому

    Wallo abdi aziiz allaha kaasiyo ajar aan kadhamaan iskasamir wax walbo wala arkaa

  • @Watermelonxberry
    @Watermelonxberry Рік тому +3

    💔💔 subxaan Allah 😭😭🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻

  • @umumaxamedamiin2185
    @umumaxamedamiin2185 Рік тому +3

    Ii dhiman in walaalaha isbaafinaayo aa sharuudu baadan ku xertid maba ogeen hada wiil ila dhashaa bada ku maqan dalkana majoogo walaashey ayaa muqdisho kula joogto oo baafi dhahay aslana qoyska weyka quusteen dhimasheena ubadiyaan raxariista alle lagama quustee maadaama meedkiisa arkina nisbada lagu heli karana yartahay haquusanina ee cabdi casiiska baafiya saa ugu cel celinaayay ayee mar dhaw iga yeeshay walaashey weena ku raadihoosaa wicitaanka kayareey asaa kugu soo celinaaya dhahay lkn dadka qaar hadaa ku adkeeso ina qiil ka dhigtaan inee iska dhaafanaba dhici kartee iwelba manooleena nagadaa amee kadhacdaa hada allow amuuraha sahal

  • @mihiyojelle4727
    @mihiyojelle4727 Рік тому

    SubxaanaAllah Allaha Soo hanuuniyo