FARMAAJO IYO XASAN SHEEKH KEE U ROONAA HABARGIDIR, BAL DAAWO

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 9 лип 2024

КОМЕНТАРІ • 130

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 17 днів тому +11

    farmaajo wa madaxweyne wadaniya ilaahay hasoo celiyo

  • @halimab5796
    @halimab5796 17 днів тому +8

    Dulmiga Cuqubadiisu wataa, Adduunka ayadoon Aakhiro la gaarin.

    • @cabdirshidosman9649
      @cabdirshidosman9649 17 днів тому

      Xasan ayaa u roon Xasan waa dhuuni kaliya. Laakiin Farmaajo hadii aad la timaatid ra'yi fikir kale wuxuu kugu qaadayaa weerar hubeesan oo isku day dil ah. Xukunkana hadii uu helo kama kacaayo oo waqti ayuu ku darsanayaa intaba wuu sameeyay Farmaajo.

    • @halimab5796
      @halimab5796 17 днів тому

      @@cabdirshidosman9649 Hadduu u roonyahay maxay u barooranayaan Mooryaantii Booteyn jirtay. Balse waa fiican tahay inuu fitnoleyasha Muqdisho ka qabto, Baraawe looma ogolee Guriceel iyo Dhagaxii Cadaado ha u noqdaan.

    • @cabdirshidosman9649
      @cabdirshidosman9649 16 днів тому

      @@halimab5796 Farmaajo deegaamada uu kasoo jeedo Gedo iyo Caabudwaaq ayagana musiibooyinka, dhibaatooyinka dagaalada iyo kala qeybsanaanta ka jira maxaan ku sheegna, maxaa la dhihi karaa.

    • @cabdirshidosman9649
      @cabdirshidosman9649 16 днів тому

      @@halimab5796 koleey munaafiqnimo, siyaasad iyo ka dhex kaluumeysi bay idinka tahay shacabkaas ma jeclidiin.
      Farmaajo oo lasoo tijaabiyay fashilmay xitaa 5 sanno oo uu madaxweyne ahaa xalin waayay dagaalada, dhibaatooyinka iyo kala qeybsanaanta ka jirta deegamada uu kasoo jeedo Gedo iyo Caabudwaq ninkaa asagaba gartay taas oo hadda wadan Qatar iska dhiibay ayaad naga daba wataan.

  • @user-rp6zo7zi2h
    @user-rp6zo7zi2h 17 днів тому +5

    Farmaajo wuu soo laaban doona

  • @abdiali3204
    @abdiali3204 17 днів тому +6

    kkkkkkkkk
    xaqa waa soo thaxira xaqqii farmajo waa yimidey guul marmajo

  • @asheekh15
    @asheekh15 17 днів тому +5

    Habartii tiibiijo mahomlesbaa?
    Haljasa'ul ixsaani' ilalixsaan?

  • @rocky4066
    @rocky4066 17 днів тому +4

    soomaalidu ma jecla qof wax qabad uleh dalka waxay jecelyihiin qof ku qabiil ah oo waxba uqabaneyn dalkana iibsada cudurqabyaalad ayaa u muuqda oo madaxmaray

  • @hm5603
    @hm5603 17 днів тому +4

    Nabsi iga dheh😂😂😂

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 17 днів тому +4

    xasan sheekh ba hahadsanid habargidir qabyaalad xumadoda jaqajaanimada ah inad soo afjartay cagaf dabada kagelisay xasan noolow

  • @aadanfood7473
    @aadanfood7473 16 днів тому +2

    Farmajo❤guul👍👍👍👍👍👍

  • @zahraabdalla7376
    @zahraabdalla7376 17 днів тому +3

    Nabsi baa maanta taagan Allah subxaan watacaalaa hanoo gargaaro.
    Masiibo ayaa ku dhacday dadkaas

  • @halimab5796
    @halimab5796 17 днів тому +3

    Shiirkolaha iyo Meelaha Dawladda oo dhan waa in Mooryaanta laga dodiyo oo Kibir jebin lagu dameeyo.

  • @munahassan880
    @munahassan880 17 днів тому +3

    Qofkasta geedkuu beerto mirihiisa ayuu gurtaa waxba yay cabaadine mirihiina gurta dheh

  • @ExcitedBurrito-wu3jy
    @ExcitedBurrito-wu3jy 17 днів тому +3

    Guurguurte shaqayso adeer macn cuuquibadi farmajo ayu ilahy kasosaray

  • @mohamednur1696
    @mohamednur1696 17 днів тому +2

    QABYAALADDA MADHAXEEDII AMA AAYAHEEDII WAA KAA MAANTA DALKII DHAMMAA KHATARTA KU DHACAY❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @SukritiXasan
    @SukritiXasan 17 днів тому +2

    Nabsigu aad buu u xunyahey

  • @adeerknoor4878
    @adeerknoor4878 16 днів тому +1

    Asc ma sha alaha wlkn abdulahi balwan shacabka somaliyad waxey jecal yihin madaxweyna maxamed abdulahi farmajo

  • @deqawarsame-ml7fm
    @deqawarsame-ml7fm 17 днів тому +2

    Farmajo resalwasaruba siyey xasan marku meedso quftey ina iyaga u kuso maqan yahay wey ogayen insha Allah wey arsandonan habargidir

  • @user-xg6dk6is1t
    @user-xg6dk6is1t 17 днів тому +3

    Qabyaalad macnamalaha waxay dumiso mooyee

  • @mohamednur1696
    @mohamednur1696 17 днів тому +2

    SOOMAALI ALLAAH HAE SAHLO DANTEEDAVMA TAQAAN

  • @HirsiosmanAbdullahNoor
    @HirsiosmanAbdullahNoor 17 днів тому +2

    Xaqiiq

  • @ahmedabdirisaaq7567
    @ahmedabdirisaaq7567 17 днів тому +2

    Alayleh nabsigii farmaajo way idin haysata

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 17 днів тому +3

    horta xasan sheekh makaga yeedhsiyay habargidir farmaajow raali ahaw oo soo laabo kkkkkk ar xasan sheekh wa rag cagaf bu geliyay habargidir

    • @saidkaamil6018
      @saidkaamil6018 16 днів тому

      Firdows walal Allah ka baq umada maanta dhibaataysan haku wiirsan qabiil waxba mataro
      Hooyadaa roob iyo dhqxan iyo cadceedu isu badalayaan haku farxin walllhi Allah ka baq

  • @hm5603
    @hm5603 17 днів тому +2

    Somali qiyanihi ayaa kudhacay

  • @KingAbgalCaliGaaf
    @KingAbgalCaliGaaf 16 днів тому

    Viva waceesle cade, waan ku gumeeyay iska ooy, xamar waceesle ka taliyo. Waana ku xirayaa God ka jilicoow, ama habargidir ama darood, wixii is waalo waa la xiraa waana qaran dumis

  • @baaricade3354
    @baaricade3354 16 днів тому

    Walahi waxa tahay balwanow kun ka rooone wayo wax garad mel dher wax ka arkayo ayaa tahay oo ay ku wen tahay somalonimada cadawgaa cagta hostiis guul iyo gobanimo insha Allah 🎉🎉🎉🎉❤❤🎉

  • @cabdiraxmaanaxmed1625
    @cabdiraxmaanaxmed1625 17 днів тому +3

    Hadii uu nabsi kasoo baxay habargidir adigana waa inuu kaa soo baxaa ileen farmaajo shalay mucaarad weyn baad ku aheyde

    • @user-pp3se9re2o
      @user-pp3se9re2o 17 днів тому

      Balwaan waa toobad keenay.
      Farmaajana cafis ayuu weydiistay, dhabtana wuu ogaaday wuuna is daba qabtay.

  • @ismailfarah3596
    @ismailfarah3596 16 днів тому

    YAA IS GAAREY HG DEEGAANADIINA U GUURA AMA IJAAR GALA HG IDINKA AYAA ILLAAH KA BARYEY INAAD SIDA U NOOLAATAAN. MA SOKOR WAA IDINKU FCN TAHAY. DAWLADA HALALA SHAQEEYA. BANEEYA DHULKA DANTA GUUD. VIVA XASAN DAL XOREEYE❤❤❤

  • @Tasniim1
    @Tasniim1 17 днів тому +1

    Mss 580 ayaan 2ba beri kahor baan comments kabixinayey oo aan lahaa aaway islaantaas maxay xasan villa Somalia ugu daadan waayeen iyada & ciidankeedii?

  • @nasrahussein9180
    @nasrahussein9180 17 днів тому +2

    😂😂😂😂 mama tibisho

  • @istahiladen9198
    @istahiladen9198 17 днів тому +1

    Clashing wads I guulayso

  • @mohamudshukri565
    @mohamudshukri565 17 днів тому +2

    ,😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @halimahersi8454
    @halimahersi8454 16 днів тому

    Adiga ugudarnaaye maxaadfaa iiday balwan xariif

  • @isno-r1y
    @isno-r1y 17 днів тому +1

    Haaaaaa hawiye ucalacala farmajo nolow inshallah

  • @user-jj7tc2dh2v
    @user-jj7tc2dh2v 16 днів тому

    Amiin. Farmajo Allah. Sonoqo. Wallahi. Amiin. Aboowe. Farmajo. Solawo. Dalka. Ayakubahan. Wallahi. Solawo

  • @mohamedahmednur7440
    @mohamedahmednur7440 17 днів тому +8

    Guul iyo gobonimo nabad iyo nolol ❤

    • @cabdirshidosman9649
      @cabdirshidosman9649 17 днів тому

      Xasan ayaa u roon Xasan waa dhuuni galiya. Laakiin Farmaajo hadii aad la timaatid ra'yi fikir kale wuxuu kugu qaadayaa weerar hubeesan oo isku day dil ah. Xukunkana hadii uu helo kama kacaayo oo waqti ayuu ku darsanayaa intaba wuu sameeyay Farmaajo.

  • @youngboy5293
    @youngboy5293 17 днів тому +1

    Ii wad sheekada hadana ii wad sheekada Farmaajo soo bax ma sidaan baa u danbeysay

  • @cibaadocabdikulane2443
    @cibaadocabdikulane2443 17 днів тому +1

    HG heeska celiso hassan sheikh 😊😂😂

  • @Tasniim1
    @Tasniim1 17 днів тому

    Balwaan mahadsanid 🙏islaantii baad natustaye.😂😂.

  • @sharifaabdulle2154
    @sharifaabdulle2154 16 днів тому

    Vivia Farmajo Vivia Farmajo Vivia Farmajo Vivia Farmajo Inshallh back again Farmajo

  • @user-co3rr1jr7v
    @user-co3rr1jr7v 17 днів тому +3

    kkkkkkkkkkk L 🤣 L kkkkkkkkkkk waxan arkayay habartii tiibisho oo intay hoosta ka geliyeen cagafta katarabiilka oo ay badaylka ku dalacday meel halkaas ah ku tuurtay sida qashinka kkkkkkkkkk

    • @user-fe8ym2um6u
      @user-fe8ym2um6u 16 днів тому

      Allah.Adigaayeey waa iga qoslisiisay.😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @aminawarsame4802
    @aminawarsame4802 16 днів тому

    ILLAAHAY INUU XAQSOORE YAHAY WAA OGAA

  • @mustafeahmedaden3137
    @mustafeahmedaden3137 17 днів тому +1

    Waxbaa ladhacay inaad saamo jiidiyo sanqadh tirasho kaladaa

  • @jamayasin2155
    @jamayasin2155 17 днів тому +9

    Istaahilkooda ayaa la mariyey

    • @cabdirshidosman9649
      @cabdirshidosman9649 17 днів тому

      Xasan ayaa u roon Xasan waa dhuuni kaliya. Laakiin Farmaajo hadii aad la timaatid ra'yi fikir kale wuxuu kugu qaadayaa weerar hubeesan oo isku day dil ah. Xukunkana hadii uu helo kama kacaayo oo waqti ayuu ku darsanayaa intaba wuu sameeyay Farmaajo.

  • @nuuraabdalla5927
    @nuuraabdalla5927 17 днів тому +2

    Farmaajo maanta idiinma soo socdo wuuba idinka raystay

    • @cabdirshidosman9649
      @cabdirshidosman9649 17 днів тому

      Qaxootiigiisa wadanka Qatar ha iska joogo.

    • @cabdirshidosman9649
      @cabdirshidosman9649 17 днів тому

      Xasan ayaa u roon Xasan waa dhuuni kaliya. Laakiin Farmaajo hadii aad la timaatid ra'yi fikir kale wuxuu kugu qaadayaa weerar hubeesan oo isku day dil ah. Xukunkana hadii uu helo kama kacaayo oo waqti ayuu ku darsanayaa intaba wuu sameeyay Farmaajo.

    • @nuuraabdalla5927
      @nuuraabdalla5927 17 днів тому

      @@cabdirshidosman9649 wixii adaab daran oo mooryaan nimo wadaba halagu qaado weerar askartuu maanta lagu faanaayo iyo waxqabdka muuqdaba farmaajaa kadanbeeyay waxbuu weerarary waa wixii siyaad bare lagu riday lkn maxaa lagadheefay acqligu hashaqeeyo

  • @mohamudshukri565
    @mohamudshukri565 17 днів тому +1

    Permanent xassan sheikh noo roon 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @XuseinmaangeCusmaaniidle
    @XuseinmaangeCusmaaniidle 16 днів тому +1

    kkkk ka xaaxaabiya yaa isgaaray kkk ka guura dhulka dowlo kkkk

  • @ashkirohassan9859
    @ashkirohassan9859 16 днів тому

    Waa ku macdahay waayo formaajo waa mareexaane iyo filada ka soo bax bey dhihi jireen

  • @user-jf7zy4cb3v
    @user-jf7zy4cb3v 16 днів тому

    Balwan dacad nolow

  • @fataha1
    @fataha1 16 днів тому

    Nin Rabay in uu Wadankiisa iyo dadkiisa wax u Qabto Qabiilna Aqoonin Ayuu ahaa Farmaajo
    Wax Badan Waa Ari Doonaa
    Is Barta H.sheekh

  • @ifraaxqurux9873
    @ifraaxqurux9873 17 днів тому +1

    Xasana. Uton😅😅😅😅😂😂😂😂😂😂

  • @user-it1pe9ew3l
    @user-it1pe9ew3l 16 днів тому

    Anigu Siyaasi Maahi
    Balse Waxan Hubaa FARMAAJI Inla Dulmiyey Allaha Ogyahay

  • @abdiali3204
    @abdiali3204 17 днів тому +1

    kkkkk
    alxadu lilah maama tiibishe oo tiibishe labaad ku dhacaday

    • @halimab5796
      @halimab5796 17 днів тому

      @@abdiali3204 Tolow meeday, yaa soo eega meeshay degan tahay.

  • @deeqoahmed1771
    @deeqoahmed1771 16 днів тому

    Qof walboo fidno kashaqeeyo gurigiisa ayey kusoo noqon qofkii diido horumar iyo barwaaqo wuxuu kudambeyn dulinimo iyo gumeysi qof walboo xaasid ahna maliibaano

  • @seed3966
    @seed3966 16 днів тому +1

    Asc salaaan sare balwaanoow labo xaaraan ku heshiiyey xaq allaah yey ku coloobaan that is true kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @user-dv6ex6ix9u
    @user-dv6ex6ix9u 17 днів тому +1

    Dorad dhiiranayda shalay diricsanayda mantana kuabartoo danba kuurunshegtee😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅

  • @abdulqadirali7885
    @abdulqadirali7885 17 днів тому +1

    Balwaankaan niqiinay ma tihid ee mid la soo genay aad tahay

  • @OmarWaberi
    @OmarWaberi 17 днів тому +1

    Guul farmajo sonoqo inchallah 🎉🎉

    • @cabdirshidosman9649
      @cabdirshidosman9649 17 днів тому

      Xasan ayaa u roon Xasan waa dhuuni galiya. Laakiin Farmaajo hadii aad la timaatid ra'yi fikir kale wuxuu kugu qaadayaa weerar hubeesan oo isku day dil ah. Xukunkana hadii uu helo kama kacaayo oo waqti ayuu ku darsanayaa intaba wuu sameeyay Farmaajo.

  • @user-ru8em6hy8c
    @user-ru8em6hy8c 16 днів тому

    Waa waxay kasbadeen doqontu waa qabyaalad isku qabiil ama ina adeer aanad wax ka heleyn inaad raacda waa caqli daro ka dantaada wada ayaa wax isku tihiin doontii qabyaaladii hiraab bu saaray hiraab, hiraab shirkoodii badnayee waxaas oo dhan owr kacsi bay ahayd haduu ku jeestey aawi hiraab mu hadda shaqeeyo soomaalay danta garo daalim ha ku racing qabiil.

  • @user-co3rr1jr7v
    @user-co3rr1jr7v 17 днів тому +1

    Before & after ayaad u shiday wariye sare cabdullahi balwaanow OKI midakale Ethiopians is waxay dhahaan basbaasku ninka beertabuu afka uurka gubaa OKI qaybo badan oo kamida shacabka Mogadishu masiibadii ay allaah ka baryayeen ayay degdeg uga heleen oo ah xasan gurguurte iyo jawaasiista ku xeeran OKI

  • @hhd980
    @hhd980 16 днів тому

    Adigana ka koow ayaa aheed kuwa mucaaradaayey farmaajo

  • @mahamudosman219
    @mahamudosman219 16 днів тому

    Xaalkiina looma bahana ha idin ka saarto❤❤❤❤😂😂😂

  • @AhmedJameekaan
    @AhmedJameekaan 14 днів тому

    🎉❤

  • @user-pb8ms9pk2v
    @user-pb8ms9pk2v 17 днів тому +1

    Ha baqlayso dadkii somaliyeed way wareeren holba bahal ayaa cunayaaye

  • @museosman8296
    @museosman8296 17 днів тому +1

    Nasbsi ninkiisuu nahliyaa kkknin jacacayl ka xaxaabiya

    • @boosteeyorooble5287
      @boosteeyorooble5287 17 днів тому

      Xarumaha dowladda ku shaqeyn laheyd inaan la baneyn oo la deganaado; miyey kula fiican tahay??

  • @baaricade3354
    @baaricade3354 16 днів тому +1

    Al xamdu lilah calaa kuli sheyin qadiirun Allah ayaa ku mahat sanid iney arkan 2 sano kadib masiibo
    Aad ayey u duLmiyen xabiibuL malayiiiiin xaq sore waa Allah alahu akbar alaha usiyadiyo insha Allah 😂😂😂😂😂

  • @user-fr8kw7vy9m
    @user-fr8kw7vy9m 17 днів тому

    xaqii waa saa bsxay walee

  • @user-zg1rg4jg7m
    @user-zg1rg4jg7m 17 днів тому

    Mooryaanta habargidir dhulka dawlada ha ka guuraan

  • @abdikarimali3740
    @abdikarimali3740 17 днів тому +1

    Waxa u roon hasan sheekh boqol kiiba boqol

  • @sharifaabdulle2154
    @sharifaabdulle2154 16 днів тому

    Haassn deeq waa sax maca sokaar

  • @WiloCusman-uv8ix
    @WiloCusman-uv8ix 17 днів тому +1

    Eedo tiibijo 😂😂😂😂😂😂

    • @halimab5796
      @halimab5796 17 днів тому

      @@WiloCusman-uv8ix meeday mahayee meeday

  • @ShukriHaashi-cn5yf
    @ShukriHaashi-cn5yf 17 днів тому

    Yaa hada ubaahan naxariista ayaa soomaali qabyaalad haka saarto tuugt shacab maahan ilaa shacabku garto qofka uroon iyo nika udaran oo qabyaaladu hadhimazo

  • @abobasement346
    @abobasement346 17 днів тому +5

    Tibishoh u dhimoh in shah Allah

  • @istahiladen9198
    @istahiladen9198 17 днів тому +1

    Kkkkkkkkkkkkk

  • @user-if8lp6iy9x
    @user-if8lp6iy9x 17 днів тому

    Ok

  • @SomaliButlaan
    @SomaliButlaan 16 днів тому

    Soomaali waxaykuheshiisay,madaxwanayaasha.maxamad.siyaad.mooyeemidkasta.silsilad.2lugoodbayqabtaan

  • @somaliano99kingkonghimself75
    @somaliano99kingkonghimself75 16 днів тому

    Wakaas wadanka havlbargintir buu ka degi layahay 30 sano dibaato waa in la iska qabtaaa

  • @gigachad9879
    @gigachad9879 16 днів тому

    Maama Tiibisho soo ogaada tiibisheey u dhimandoontaa iyadaa afkeeda ka tiri Ilaahoow tiibisho igu rid

  • @cabdirshidosman9649
    @cabdirshidosman9649 17 днів тому

    Xasan ayaa u roon Xasan waa dhuuni kaliya. Laakiin Farmaajo hadii aad la timaatid ra'yi fikir kale wuxuu kugu qaadayaa weerar hubeesan oo isku day dil ah. Xukunkana hadii uu helo kama kacaayo oo waqti ayuu ku darsanayaa intaba wuu sameeyay Farmaajo.

  • @bakarkulow6312
    @bakarkulow6312 16 днів тому

    Dulmi ma fiicna.

  • @Tasniim1
    @Tasniim1 17 днів тому

    Oo Balwaanoow inaadeer adiga xataa dhinacaaga ayaad ka’bursanaysay Farmaajo. Laakiin markii dambe tareenkii xasan waad kadegtay 😂🫡.

  • @AYJIIJI
    @AYJIIJI 16 днів тому

    Horaa looyiri god walaal haqodin hadaad qodana hadheereen kudhici doontaa ma ogide

  • @HamzaRashadMussa
    @HamzaRashadMussa 16 днів тому

    Ku cimra qaadan maayaan maalinkasta qabiil bay taageerayaan😂😂😂😂😂 lkn saan in loo galo waa fcnthy

  • @RahmaDDoni-uh9bl
    @RahmaDDoni-uh9bl 17 днів тому

    Weey ku qasaareen
    Habarta .farmaajo waa Mareexan 😂😂😂😂😂😂😂

    • @boosteeyorooble5287
      @boosteeyorooble5287 17 днів тому

      Haddey ogaadeen inuu asiga u roon yahay, waayo awood uma laheyn umana lahaan doono inuu xarumaha dowlada kaga saaro, balse Xassan Sheikh waa nin deegaanka caasimada kasoo jeeda ciduu uga baqanayo ma jirto !!!

  • @sahroali1196
    @sahroali1196 17 днів тому

    Xaqdaro.ayeyad.ku.dulmiseen

  • @jamamohamedmoalin5226
    @jamamohamedmoalin5226 17 днів тому

    TIIBISHO ALLAHA KU RIDO IYADOO GEEDAHA FADHIDO MEEL KA XUNA ALLAHA KU GEEYO AYAGAA LOO ADEEGSADAY DAWLADEYNII FIICNEYD ANAGOO ABGAAL AH FARMAAJAAN TAAGEEYSANEYN WALINA ASAGAA WADANAA 😂

  • @fardusismaciilnuur691
    @fardusismaciilnuur691 17 днів тому

    Jecliyaa jabkooda wixii daalin nimo kushaqaystoodhan

  • @SaciidYusuf-sf9lt
    @SaciidYusuf-sf9lt 16 днів тому

    Hhhhhhhhhhh habarta maxay ulaa soo bixi wayday580 askari siday u difacaan habarta gurigeeda

  • @halimahassan5482
    @halimahassan5482 16 днів тому

    Nabsi deg deg ah kor u ooya dheh

  • @AYJIIJI
    @AYJIIJI 16 днів тому

    🤣 hada tiibishadii aa hada cidla kuheshay

  • @abdulahiabdi5020
    @abdulahiabdi5020 17 днів тому

    ka xaaxaabiya hee hhhhhhhh

  • @user-jf7zy4cb3v
    @user-jf7zy4cb3v 16 днів тому

    Dhexdhexadshe ebbe aho taladu dhafeyn e an bal dhowro nabsigu mar bu so dhuldhacayaye. So noqo farmajo ado nabad ah.

  • @sahroali1196
    @sahroali1196 17 днів тому

    Xasan.ayaa
    Qabiil
    Kadhadhiciyey

  • @halimahersi8454
    @halimahersi8454 16 днів тому

    Macsonkor

  • @maryamahmed8309
    @maryamahmed8309 17 днів тому +2

    Hawiye qabiilqaran ma noqdo
    Mwfarmaajo
    Muqdisho
    Iyo
    MagCaguud ee Dalkeena iyo Dadkeena magacooda buu inoo hagaajinayey
    REERNA
    MADHISEEN
    IYO QABIILE
    DOOWOLAD IYO DALBUU DHISAYEY DOOWLADNIMADUNA WAA SIDAA
    ALAAH INTA DAACADA AH BUU MARWlba ALAAH LAJIRAA

  • @HalimaCumar-kk9cw
    @HalimaCumar-kk9cw 16 днів тому

    Saasoo tahay bay tiibishodiina u dhimantahay iyo muslin ma ihidii

  • @deqawarsame-ml7fm
    @deqawarsame-ml7fm 17 днів тому

    Xasan shabab tuug marku habaragidir kulayey la dagalka shabab ayu matadodi u dabamarey ilen iska midhicn kare

  • @HamzaRashadMussa
    @HamzaRashadMussa 16 днів тому

    Xasan nolow waligood ha ooyaan qabyaaladii shaly meeday wxaa qurunkaa saa baa ku fcn in loo galo wxii qabyaald taageera hhhhhjjhhhh mxaa ku dhcy

  • @mohamednur6431
    @mohamednur6431 17 днів тому

    Soomaalida jano haddii lageeyo kucel celiseyrabtaa

  • @AbdullahiFarax-kk7kn
    @AbdullahiFarax-kk7kn 17 днів тому

    War iyo dammeer lama soo ee kala daa

  • @MohamedAli-nm8oe
    @MohamedAli-nm8oe 16 днів тому

    Habartaa tiibishaa hada ku dhacday, ruwaayadii hasan munaafaq ayey run mooday 😂😂 hasan munaafaq beentiisa waxaa ka yaabay aduunka oo dhan maxishoode condomka ismaaciil cumar geele horror..