GEELE OO DANEYNAYA CEELKII SHIDAALKA EE DHULKA DHULBAHANTE

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 17 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 69

  • @SharmakeJamac-k7q
    @SharmakeJamac-k7q 2 місяці тому +1

    Dhulka SSc khatumo WA Qani guuuuuuuuuull SSc khatumo❤❤❤

  • @husseinabdi5204
    @husseinabdi5204 2 місяці тому +1

    Thank you Abdullahi Balwan for your latest updates news and information
    Hargesia administration was so quite for for almost a year about the POW why now? Ssc khatumo is very and they never negotiate with unite it recognize its sovereignty and integrate and also recognize that ssc is part of Somalia state region
    And also recognize that ssc is not part of Hargesia administration (somaliland)
    I don't think that SNM will accept that because SNM was fooling their people for Thirty years they are independent country

  • @sowdobiryar5463
    @sowdobiryar5463 2 місяці тому +5

    RABI TALO KU FILAAN GUUL SSC inshaaalh

  • @mamaaminayusuf727
    @mamaaminayusuf727 2 місяці тому

    Inshaa AALLA ssc GuuuuuuuuL SSC GuuuuuuuuL GuuuuuuuuL SSC GuuuuuuuuL

  • @xafunabdi4540
    @xafunabdi4540 2 місяці тому +1

    Shiidalka masuul baan Ka nahay Somali oo dhaan baa iska leeh in kasto an xaaq badan ku leenahay oo naaf Iyo maal ba waan ku biixiney. Ina ilaalino hantida umada somaaliyed. One my people guuleysta ❤

  • @maxamedfarah2086
    @maxamedfarah2086 2 місяці тому +1

    War meeshaan dhulbahante
    Kaligiis ma xoreyn. Mana awoodikarin😊

  • @AA-ze7zk
    @AA-ze7zk 2 місяці тому +4

    ISMACIIL GELLE SOMALIYA OO DHAN BUU LA HAREY DALKI IYO DADKI MARNA MAHA IN LALA SHAQEYSTO AAD IYO AAD BUU
    OGU DARAN YAHAY SOMALIA
    LKN XASAN SHEEKH WAA NACAS ALLE SWT AQON OO MUNAFUQ AH .

  • @teatime6853
    @teatime6853 2 місяці тому +1

    Hartiga ladhintey dhib iyo dheef lawadage aye waxkasinayan geele iyo guurguurte wa kuwa xabada ladhacaye lama siinayo waji masameysan 💪✍️💯

  • @adanbile4237
    @adanbile4237 2 місяці тому

    Waa soo dhoweynaynaa
    In ina cumar Geelle inuu xaqiiqda wajaho .
    Balwaan 👍

  • @AbdirahmanJama-z3j
    @AbdirahmanJama-z3j 2 місяці тому

    shared, every body has to share inshaaallaah.

  • @mohammedabdul5923
    @mohammedabdul5923 2 місяці тому +2

    Balwan runta aniga kusuga geele wxa xukinta saskia wax matare waye muuse Aya Dalasl uyhy gela cid camineyso majidho maxbiistana wa in 7 khodob cady awodin in sameysan geele iyo muuse xadikle xadalka majidho

  • @Imaan92546
    @Imaan92546 2 місяці тому +1

    Jabuti Baan ku soo dareena somaliya haduu soo haweysto dhulka somaaliya

  • @ahmeddoyow6421
    @ahmeddoyow6421 2 місяці тому +2

    Guul iyo gobanimo,mida xigta shiidalkuna af garad iyo lacag baa ka xigta ileen ganacsigu wuu furanyahay guul iyo gobanimo SSC❤❤❤

    • @fadumoselemennjjhkkkkjh7339
      @fadumoselemennjjhkkkkjh7339 2 місяці тому

      Ganacsi free bu raba waxi Somali ledahay inu ku qaato Somali qeradkeda asaa qaato mudo 34 sano Ismail cumar geela somaliya wu la haray intu qabiil kuso galo hawiyaha caqliga xun ruxu hadu wax baran qabiil kama dhamado

  • @FuadEbrahim-n8n
    @FuadEbrahim-n8n 2 місяці тому +1

    Ina kahiin & ina bixi & ina shiikh & ina cumar......ruwayad beeney ma runba ayay wadan....all of them laying ✌️💪reer SSC dhiige dadkoda ma ilawayan qeyano kasta wa la socdaàn

  • @farxiyaali9899
    @farxiyaali9899 2 місяці тому

    Meesha allah allaha ku xafido

  • @maxamedfarah2086
    @maxamedfarah2086 2 місяці тому

    Firdhiye waa la khaa ima yaa
    Meshaan garadada. Iyo dad aqoon leh ayaa. Jooga
    😊

  • @husseinosman1871
    @husseinosman1871 2 місяці тому

    Xittaa un la sheekeeyo ayaa xaaraan ah. Waa gacan ku dhiigle. Waa timo oo calaacal ka soo bacay. Wuxuu la midyahay qof ku dhahay wadnahaaga ayaa rabbaa.

  • @AnabSaed-us1wo
    @AnabSaed-us1wo 2 місяці тому

    Dhulbahante shouldn't forget thier interesting what ever is it go a head with Ismail

  • @Hayaannabadeed
    @Hayaannabadeed 2 місяці тому

    Balwaan warkaas sax ila aha waayo dhulbahante maaaha dad keligood cidla taagan, oo la afduibikaro Soomaali oo dhan baa leh hadayka tagtona SsC Khaatumo maaha Dhulbahante waalala
    Dhashay talada iyo dhulkaba waa lala
    Leeyahay.
    Mahadsanid

  • @isbeddelkasocda2481
    @isbeddelkasocda2481 2 місяці тому

    Anaka iyo iyaka iyo somalina ka badane. Somali ha la raadiyo.

  • @adeerknoor4878
    @adeerknoor4878 2 місяці тому +1

    Asc ma sha alaha wlkn abdulahi balwan farintas iga garsi dowlada ssc khaatumo shacabkada ciidankada iska qabda shidalkina bey u socoda ismail caloley islantisa muuse wa tuug is nacay wlkn abdulahi balwan dowlada ssc khaatumo shacabkada ciidankada jawab kul hasiyo ismail caloley islantisa muuse juudan

  • @AhmedAbdi-md5lt
    @AhmedAbdi-md5lt 2 місяці тому +1

    ASC firdhiye &Adiga katashta

  • @bashirabdihirsi766
    @bashirabdihirsi766 2 місяці тому

    WAA KHAYAAMO WADAHADALKA CIIDAMO KUMAAN DOIS AH BAA ITOBIA LOOGU TABA BARAYAA HUB BAA LA SNAYAA WAR REER KHAATOW IS JIRA OO DIFAACA ADKETSTA SHALEY HA ILAAWINA SHIDAALKA DOWLADA MAREYJANKA BAA ILAASHANEYSA OO HOREY USAHMIYEY OSTERELIYA BEY WATEEN KUWAASNA HORAAN UGU SHEEGNEY MAXAABIUSTA MEESHII MAXAMED CALI SAMATAR LA MARSIIYEY BEY MARAAYAAN WABA YAAN LEYS WAREERIN

  • @munayousuf8460
    @munayousuf8460 2 місяці тому +1

    Gelle waa run inuu dagaalamayey

  • @aydarusali5488
    @aydarusali5488 2 місяці тому

    Dhulbahante waa qabiilka ugu gobsan somali taana waxaa daliil u ah siday ula dhaqmeen maxaabiistii iyo dadkii laayay dadkooda. Hadana waxay taarikhda gali doonaan hadii niman kaas maxaabistaa ay alle dartiis ku siidaayaan oo somali nimo ku sii daayaan oo darisnimo ku sii daayaan

  • @choukrisaid5525
    @choukrisaid5525 2 місяці тому

    Maya

  • @cabdiosman3035
    @cabdiosman3035 2 місяці тому +1

    Geelle Madaafiic buu la dhacay dadkii lahaa dhulkaa

    • @cabdiosman3035
      @cabdiosman3035 2 місяці тому

      Then What? Waa u nacasnimo Reer Khaatumo haddii taas yeelasn

  • @saja9892
    @saja9892 2 місяці тому

    Geele iyo xasanba isaaq baa siyaasada u dejiya rabitaankooda bayna ku shaqeeyaan

  • @fadumoselemennjjhkkkkjh7339
    @fadumoselemennjjhkkkkjh7339 2 місяці тому +1

    Maye muse so raac Ismail waxad ka hesho waxba ha iga siin dhul ninkisa iskaleh waxbo uma heeno ismail

  • @maxamedfarah2086
    @maxamedfarah2086 2 місяці тому

    Shifaalku Konoko. Waa laba ceel minda garoowe 21 Ku yaala
    Midna. Holhol
    😊😅

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 2 місяці тому

    MAXAABIISTA SOMALILAND MARKA 4 MEELOOD LOO QAYBIYO, 3 MELOOD TIIRKA IN LA GEEYO BAA LAGU XUKUMAYA. THAT"S IT ‼️

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 2 місяці тому

    SOMALILAND IYO JABUUTI MIDNA SHAQO KUMA YEELANAYAAN DHULKA DHULBAHANTE, WAXNA KUMA DARSAN KARAAN. SSC DHIB UGU FILAN INTII LOO GEYSTEY.

  • @osmanhajiabdi5899
    @osmanhajiabdi5899 2 місяці тому

    Oo Yaa Aaminaya iiidorki marhore ku Waashey magacaas SNMTA beesha ISaaq qandaraas qaateyaal Ajaanibtaasi ku shaqeystaan adeegtaan qaraabtaan jabhadda SNM beeshiisa HABER Awel iyo haber jaceyl odhan oo Ahaa kuwii isaaqlaand uga duuleyn hargeysa okuligoodba damaca waalida aho Ceelkii Shidaalka Holhol laascaanod dhexyaal iyo macdanta SANAAG dhextaal darteed yey Dil dhac barokicintaas Shacabka reer laascaanod ugu duuleyn heshiiyeyn taaaso ilaahey ku fashilliyey jabhaddii SNMTA iiidor oy xasuuyq badan ugeystayn shacabka reer laascaanod degan barokicintaas shacabka reer laascaanod odhan.

  • @ميزوميزو-ه9ش
    @ميزوميزو-ه9ش 2 місяці тому

    Geele waxuu Kale doonaaya in u reer laascaanood sixro sidii barlamaanki soomaaliya

  • @ifraaxqurux9873
    @ifraaxqurux9873 2 місяці тому

    Qayano. Isjits

  • @mustafeahmedaden3137
    @mustafeahmedaden3137 2 місяці тому

    Habar awal waatii duulaanka ahayd loona taagwayay hadana ninbaad lagasheegay wale inaad iijoojisan kuujoojinayaa saxiibayaal aarkuba ninshiishuyo ninka nabada ullashira waa ukalashirabanyahay

  • @zahroyussuf996
    @zahroyussuf996 2 місяці тому

    Codkaaga madax xanuun ayuu nagu rides ee magarafoon fiican iibso

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 2 місяці тому

    Muuse juudana ilaa maxakada lasoo taago walaya katahaya in wadagadal lalagalo teeda kale xataa iyagu maxabiisitaya hayeen waya siliciyan halka kuwooda calooshu weeyenateye sidaya hilibi geele u cunayan😟

  • @deeqagurey6525
    @deeqagurey6525 2 місяці тому +1

    Mida.kale.qaado.shidaalka.khaatumo.ka.helimaayo.juudan

  • @dahirsmohamed5002
    @dahirsmohamed5002 2 місяці тому

    Ina Cumar Gelle waa in uu bixiya burburkii hantiyeed Iyo Matida Dadka reer SSC 17 sano xiliga meled Zinawi uu kulataliyay In dhulkan iyo dadka degeba oo ah kuwa Tarikhdooda Darawish waa halis Amni,sido kale waxa uu qeyb kasoo aha beegsigi Haldoorka dadka SSC,inta damac dantisa uusan kahadal Ina Cumar Gelle waa in uu bixiya magdhaw xasuqii sida bareerka uu ooga geystay Deganada SSC.Taliska Dhiigyacabka Jabhadda SNM wadahal waxa uu iman marka uu kabaxo deganada Xududka SSC,qirtona in SSC 1991 eeysan kamid aheyn Taliska Hargeisa kajira ee Somali diidka ah.

  • @abdirahmanabdi7249
    @abdirahmanabdi7249 2 місяці тому

    aduunyo ragi shalay dulmiga ku wada socday miyaa maanta ssc qoodhaha u salaaxaya

  • @fadumoselemennjjhkkkkjh7339
    @fadumoselemennjjhkkkkjh7339 2 місяці тому +1

    İsmail hadu somaliya dhibka uu ku haayo ka dhamaan wayo oo na deen wayo ilaa jabuti inan qabsano waye adunka wa arka darood hubka lagu dhibateyo asaa so dhiibo

  • @ifraaxqurux9873
    @ifraaxqurux9873 2 місяці тому

    Odogu. Hugri. Weynacelka. Harti. Bale

  • @newways5498
    @newways5498 2 місяці тому

    Fridhiye is athief, he has collected 5m for a start. He should resign.

  • @ayanlemohamed5956
    @ayanlemohamed5956 2 місяці тому

    Habartaa u sheeg hala dhaho taas inuu keenayo waa cadayd markuu firdhiye casumay…

  • @adenhassan4254
    @adenhassan4254 2 місяці тому +1

    Ceelka hool hool waa dhaxal reer ssc Khadumo iyo daadka ku miidoobay niidamka fadraalaka soomaaliya...Djibouti maa fadraalka soomaaliya beey ka mid tahay?....

    • @AA-ze7zk
      @AA-ze7zk 2 місяці тому

      MAY JABUUTI IYADA U BAAHAN MACIIN ISMACIIL GELLE WAA MUNAAFUQ MARNA MARNA
      WAX LAGUMA DARSANKARO
      SOMALI OO DHAN WUU INA NACEB YAHAY.

  • @sahrujainaali132
    @sahrujainaali132 2 місяці тому +1

    ARMUU QIYAANO WADAA ODEYGAN DANTAA U RUN SHEEGTAY

  • @adanbile4237
    @adanbile4237 2 місяці тому

    Balwaanow!
    Muuse-juudaan naftiisa ayuu been u sheegay.
    Muuse-juudaan iyo Ina kaahin waxaan leenahay
    Bawlada wiil laguma dhalo,
    Noociinana ma hor fadhiisano

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 2 місяці тому

    INA KAAHIN WAA RIYOODAY😂. MAXAABIISTA 3/4 TIIRKAA LA GEYNAYAA INTA LA XUKUMO WAAYO DILAL IYO XASUUQ BAY GEYSTEEN. CID TAAS LAGALA TASHANAYO AMA LAGALA HADLAYO MA JIRTO.

  • @ifraaxmaxamed4717
    @ifraaxmaxamed4717 2 місяці тому

    Seebaa wax looga siiyaa ismaaciil horor xasan shiikh markuu dhaco madax wayne fiican bay soomaaliya yeelanaysaa oo reer ssc wax taraya cidna uma bah na ssc ilaahay mooyee dabadeedna tolkood iyo umad soomaaliyeed wixii rab ee raacsan ayey rabaane

  • @aydarusali5488
    @aydarusali5488 2 місяці тому

    Sidaas hadaad yeeshaan somali oo dhan ayaa taaj wayn oo boqornimo madaxa idin saaraysa xag rabina wax wayn baad dhigateen waakaas jamaahiireey

  • @AbdirahmanJama-z3j
    @AbdirahmanJama-z3j 2 місяці тому

    c,balwaaaaaan halgamaaaa nooloow.

  • @faaraxowcilmi4112
    @faaraxowcilmi4112 2 місяці тому +1

    Waa.laxayiray.hadalkaan.ee.ogow

  • @haweeyaumalaskar3062
    @haweeyaumalaskar3062 2 місяці тому

    Ismaaciil waa beenti aygan waa beentood waana is ogyihiin marnaba yaan laga yeeli waa beenti ismciil hawlkalaa socto ka jooga dhulbahantoow

  • @museosman8296
    @museosman8296 2 місяці тому

    Dhulbahante isuma dhaamaan ismaaciil horor iyo muuse juudaan ha iska ilaaliyeen isaaciil waa danayste iyagu shidaal koda hawtashadeen

  • @amalabz1469
    @amalabz1469 2 місяці тому

    Horgal fridayh 😂😂 Djibouti an sland not easy

  • @abobasement346
    @abobasement346 2 місяці тому

    Geleh iyo khatrah oromoh markay galbadan ban no furan wadah hadal jabutih museh oromoh markah horeh waa in u bixiyah mak dhaow naf iyo malbah wixii ka dhacay lasaanod Arimah maxabistah waxay sugayan maxkamad museh oromoh u ku jiroh tah halah ogadod

  • @deeqagurey6525
    @deeqagurey6525 2 місяці тому +1

    Adax.weynaha.xamar.waa.madax.weyma.ha.yaga.ee.kabax. 7:19

  • @AnabSaed-us1wo
    @AnabSaed-us1wo 2 місяці тому

    Hadday ballan qaadaan inaanay dagaal dambe soo qaaday hala kala wareegsado markii laga reebo dadka galay tacadiga iyo dembiyada waaweyn

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 2 місяці тому

    keligii taliyaha jabuuti indha adeega kabataya waa inuu bixiya magadhowo oo xasuuqii sool uu kageyeseteye u sheega aduunka inuu kamidi ahaa oo debigiisa qirita tuuga😏

  • @ميزوميزو-ه9ش
    @ميزوميزو-ه9ش 2 місяці тому

    Geele waa beenlow tuug waxuu rabaa inuu baabi'iyo laascaanood

  • @abdinasir7998
    @abdinasir7998 2 місяці тому

    dagalkii iidor wuxu dabada uga so rixayay
    Ee uu uhabay nayay ilen shidalka dhul bahante Aad fadhatid
    bay ka ahayd, manta oo dhul bahante gulaystay umalayn mayo iney ta ku dagmayan, wayo?.
    Ninkii ku dar nan jiray marku dabada ku jedsho lama so celiye
    wala caydsha...