MADAXDII NABAD IYO NOLOL OO LA ISKU SOO SAWIRAYO, DOWLADDII OO LAGA KALA CARARAY

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 7 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 26

  • @seed3966
    @seed3966 Місяць тому +4

    Asc salaan sare balwaaan wadani horey u soco in shaa allaah

  • @mohamedwarsame9588
    @mohamedwarsame9588 Місяць тому +4

    balwaan ilaahay ha ku barakeeyo jir oo joog waxaad tahay geesi soomaaliyeed aamiin

  • @abdulahiabdi5020
    @abdulahiabdi5020 Місяць тому +4

    inshaa allaah xabiibul malaayiin waa soo noqonaa.

  • @bureeqamaxamad25
    @bureeqamaxamad25 Місяць тому +1

    10,000 oo ciidan ah ayuu si arxandara ah ugu laayey meel aan muhiim aheen

  • @lorenzlischer3682
    @lorenzlischer3682 Місяць тому +3

    Balwan ilahay waa kurooyah sabtoah ilaahbaatugadaankasoceliyey oo xaqakutusay❤

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 Місяць тому +3

    Hanoolato nabada iyo nolo soolabata markale inshaa Allaah❤️❤️✅🇸🇴🏇🏿❤️❤️✅

  • @mohamedabdullahisaid2457
    @mohamedabdullahisaid2457 Місяць тому

    Nabad iyo nolol 2026 for villa Somalia insh Allah 🇸🇴❤️

  • @osmanmohamed4760
    @osmanmohamed4760 Місяць тому +2

    “Asalaamu Calaykum “
    Dadku waa khaldamaa, waxaana u khayrbadan kuwa ka soo laabta khaladkoodii .

  • @adeerknoor4878
    @adeerknoor4878 Місяць тому +4

    Asc ma sha alaha wlkn abdulahi balwan nabad iyo nolol oo hogaminayo xabiibul malayin madaxweyna maxamed abdulahi farmajo kuxigeenkisa fahad yasin xaji dahir oo gurigodi qadar doxada safaf dhagadheer ba lagu jiro wa la so hobday wa laga so cararay kooxdi argixisada damajid waxey u goostan nabad iyo nolol oo hogaminayo xabiibul malayin madaxweyna maxamed abdulahi farmajo kuxigeenkisa fahad yasin xaji dahir guuleysta wlkn abdulahi balwan dowladi bahalodey fashil tay dhinac kasta ka fashil tay hantidi umada somaliyad boobka dhulka qaburihi meydki dadki dhintay qufaneyso qabiladi isku diro hubki qamriga xashishka jaadka sharci darada ganacsada madaxweyna xasan gorgurde familykisa ismail omar geel islantisa marxun xamza liban shuqul mahad sanbolshe sadaq hefka damajid argixisada villa somaliya jogdo wey jaban

  • @FaadumoCismaan-ew7oz
    @FaadumoCismaan-ew7oz Місяць тому +2

    RABI TALO KU FILAN inshaaaaaalh Somali wey u dhaamatay ilahyow noo gargar adiga awood leehe inshaaaaaalh

  • @AbunawafAljabarty
    @AbunawafAljabarty Місяць тому

    KEEP GOING UP BALWAAN❤❤❤❤❤❤

  • @fatimacali2566
    @fatimacali2566 Місяць тому

    Walaĺow balwan igagaarsi nabat iyo nolol ha iska ilaaliyan Ninian inkiris la baxay waa jaajus ha iska ilaaliyan

  • @user-dc5ug4sk8n
    @user-dc5ug4sk8n Місяць тому

    Guluuu fahad iyo farmaajo

  • @hibomahamed5147
    @hibomahamed5147 Місяць тому

    Weriye balwaan 😂😂😂

  • @makahilziyech
    @makahilziyech Місяць тому

    🎉🎉🎉🎉

  • @warsanxidig9749
    @warsanxidig9749 Місяць тому

    WAXAAN HADA NABAD IYO NOLOL DOONAYA WAA DANLEEY, DALKANA UMA BAAHNA KOOXDAAS JIRJIROOLAHA AH .GABALKOODI WAA DHACEY. JAMAHIRTI NABAD IYO NOLOL OO SOMALKASTA KU JIRTA DALKA U BAAHAN YAHEY.

  • @FadumoShaikh
    @FadumoShaikh Місяць тому

  • @siyadabdirahmanarte4810
    @siyadabdirahmanarte4810 Місяць тому

    Damuljadiid o isku dhiibtay nabad iyo nolol

  • @dahirnurjama4293
    @dahirnurjama4293 Місяць тому

    Dad Badan oo Siyaasiin sheegta, Aqoon yahan> ma lahan wax mabda'ah waayo in Badan waxaa haysta waa Aqoon Ciiryaamo ah, qaarna maba la garanayo skuulaadka iyo Jaamacadaha ay Ka soo aflaxeen.
    Ogaada Bililaqo iyo Kufsi waa Arrin dhinac kasta Ka saameysey Ummmadda Soomaaliyeed.

  • @ishmaelmohamed1115
    @ishmaelmohamed1115 Місяць тому

    Maxamed xaaji iyo adiga isku moqif ayaa eheden mala yaweyno anaga

  • @SaciidoMohamed-qv7mc
    @SaciidoMohamed-qv7mc Місяць тому

    Markii horaba waxey u cayayeen Farmajo Fahad ma aheyn qalad ay galeen lkn wey gaari wayeen sey cay ula soo faristen bal fiiri waxa farxad iyo qosol ka muuqda Ingiriis

  • @Zaak100
    @Zaak100 Місяць тому

    eeygii xasan dameer ahaa corruption waxiisa way dhaafan waxay marayaan musiibo uu dalka ku noqoday

  • @xerow5346
    @xerow5346 Місяць тому

    Dadka ka cararay xassan sheekh oo MD farmaajo isku dhiibay adigaa u hirreeyay Balwaanow sxb

  • @mohammedabdul5923
    @mohammedabdul5923 Місяць тому

    Koxda xarash qaran wy jebty Allah nadhafsiyo