Maxay dumarku ku diidaan minyarada ama.xaaska labaad?

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 13 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 1 тис.

  • @cabdiraxmaanmaxamed2722
    @cabdiraxmaanmaxamed2722 Рік тому +347

    Hadaad u jeedo magaca Allah like 👍 saar ❤❤❤

  • @nimcoabdi8822
    @nimcoabdi8822 Рік тому +207

    Team Umalkhair rise your hand 🤚

  • @fatimaosman339
    @fatimaosman339 Рік тому +112

    Rasuulka scw ma dhihin adoo taadi hore qadeeso guurso 😢 lkn nin somaali xaalkiisa allaah ayaa og

    • @Ahmedsacad
      @Ahmedsacad Рік тому +5

      Rasulka hadad ogashay qaybna ha yelin qaybna hadidin.
      Rasulka wuxu dhahay hadad faqri kabaqdid guurso ilaa sadex laga gadhsiyay.
      Salalahu calayhi wasalam

    • @seynabnuur3020
      @seynabnuur3020 Рік тому +1

      Masha allh runtaa taabatay raga taa ma ogolo 4baa naloo baneeyay ayoo lasoo taagan yahay waa hadaa awoodo maka dhaadhicin kartid lkin Alle ayaa la xisaabtamaayo.

    • @ibrahim-tj1st
      @ibrahim-tj1st Рік тому

      ​@@Ahmedsacadhooyada waase dhilo

    • @Ahmedsacad
      @Ahmedsacad Рік тому +2

      @@ibrahim-tj1st Cay qudhuna cidi caytanta Qudhunka afkisa ayunbu kuhadlay.
      Mel ay cay olina qofki kacaytamaya aqli laawe iga dheh.

    • @fatumavision8252
      @fatumavision8252 Рік тому +1

      ​@@Ahmedsacadkkkkkkk dee gapadha ayad quran bay kuu sheegtay xaged afka ugoosaty hadaadan tii hore tabar u hynin wa ka xaaraan dee kķkk faarx somali naag bahalked unba xanuun kuhya war xaqa laidinku leyhy kaso baxa hadi kle somaaha qiyaamo io ado gees uqalooca sug

  • @zmzmcardp
    @zmzmcardp Рік тому +62

    Gabadhaa Umulkhayr ah baan la fikir ahay anigu, aadna waan ula dhacay sidda kalsoonida leh ay u hadashay hadalkeeda waxaa aad iiga soo jiitay markay tiri "SIDDEEN USOO JIIDAN KARAA QOF IGA DANEESTAY"
    dhanka kale Adeerka okiyaalaha qaba wuxuu aad ugu soo celceliyay Lacag waxba ma aha oo anigoo waxba haysan baan guursan risqiga allaaa haaya waxaan dhihi lahaa adeerow risqigu sabab buu rabaa sabab la'aan cidna arsaaq kuma hesho adigoo sababtii haynina waa qalad inaad caruur dhasho aadan ogeyn waxay berri ku sugnaan doonaan.
    Qodobka ah Calafka aniga ma aaminsani Guurku waa go'aan Ninna calaf uma geyn karo gabar uusan isagu go'aansan inuu guursado.

    • @ladancabdiraxmaan3949
      @ladancabdiraxmaan3949 Рік тому +1

      Wlh wa sax

    • @khadiijayuusuf6311
      @khadiijayuusuf6311 Рік тому +2

      Mashallh adiga iyo umumkhyr ba wa idnku racsanhy wllo❤😊

    • @hamzedaacad8428
      @hamzedaacad8428 Рік тому

      Horta Dooda si wacan in loo Fahmo loona dhuuxo baan Rabaa Adeerkaasi waxa uu sheegay in Faqriga lagaga baxo oo Xumaha ayaaba ku yaraan Hadalkii Nabiga uunbuu ina Xasuusiyey SALALAAHU CALAYHI WASALAM wax kalena ma sheegin sida aan qabo. Wa mida kale ee Umulkhayr ku saabsan hadii Ninkeeda ilaashato oo ay hanato waa Sax lama diidin Lkn Hal mid Ogaada Idina Hablow madama oo ILAAHAY U jideeyey oo uu baneeyey Ragga hadii ay awoodaan Masuuliyadii oo dhankastaba leh ka soo baxaan Rasuulkuna SALALAAHU CALAYHI WASALAM UU ku dardaarmay in aad ka maseertaani Bilaa Sabab horta waa Khalad ama aad diidanba oo way Iman wixi qoraal ahi oo Jannad ayaaba intaas oo Gabadho ah la siiyey Ragga oo loo baneeeyey imkana Aduunba la isla jooga Hal mid kale baa jirta iyana oo loo ogolaaday marka afartaas laga Imaado oo ah wax ay Gacmihiisu Hantiyeen baa loogu daray jirjirtayna. Lkn waxaas oo dhan wax u Shardi ah in ay Marxaladahaas horta ay soo Maraan oo Ninka Ragga ahi ka soo bixi karo. Waana lagu kala Duwan yahay midaas iyada ah. Markaa sidaas Haloo Ogaado.
      Mida Caruurta Hadana wax ka dhahana Marmar way Iman in adoo Awooda aad Hal ku eekaatid waase markay Timaado Daruuf Xaga Bayada aad joogtid una bAqaysid markaa LA garay lkn Adoo kafeen kara si Isku wado mid ah Cadaaladna u falaya dhexdoodana Jacayl iyo isku Xidhaasho dhigaya wax xumaanaya malaha Hadaydaab idinku Xumayn maahee oo Cuqdadaas qaarkiin ay ka dhawaajiyeen baa Iman markaa Halisteedana Abuurin Bulshadana Saamaysa markaa.
      Hadii kale si wacan baan loo tarmin Bulsho ahaan Iyo Umad ahaanba Idina wayba idin Anficin Awlaadaasi oo Caruur badan baabad Hooyooyin u noqonaysiin.
      Markaa waa Fahanka uun Muhiimku iyo Kolba Xaga wax laga eego Walllahu Aclam.

    • @nastexofarax2589
      @nastexofarax2589 Рік тому

      Sax

    • @mohacadde824
      @mohacadde824 Рік тому +1

      In lagula guursado waad diidan tahay sow ma ahan lkn waxaa macquul adiga minweyn thy ah in uu ku jeclhy tan yar aan qalbiga xageeda ubadnen

  • @naimama422
    @naimama422 Рік тому +79

    Wow, I'm really impressed with ummukhair! That's what you call confidence and someone who has self-esteem. 😄

  • @hamsemohamed5033
    @hamsemohamed5033 Рік тому +24

    Waxaa soo hdal ah waxa ka muhiimsan ninku mrkuu reer leeyahay ee uu doonayo in uu reer lbaad smeeyo siduu nabigeenu noo sheegay🥰🥰(N.N.K.H) [in uu yidhi midkiin hduu doonaye xaas kle in uu guursado waa in u cadaalad sameeyo] muhiimadu waa cadaalada, arsaaqada ilaahaybaa haya lkn waa in uu ninku u cadaalad samayn karo xaasaskiisa, that's point.👍, mid kelana aan raaciye dhleencaynba ha igu ahaatee hablaheena soomaliyeed waxa iskaga qaldan ragii iyo ilaahay horta oogaada oo fahma in ilaahay u baneeyey, markastoo dumarku usoo dhwdaan xga ilaahay waa markastoo is fham la helo, waa ragoowna idinkuna u cdaalad smeeya xaasaskiina hdii intaa ayna awoodin ha guursanina midh lbaad iyo mid sdexaadba ee tiina keliya ku eekaada waayo cdaaladu waa shay muhiim ah.👍

  • @SomGrl88
    @SomGrl88 Рік тому +18

    Umulkhayr Masha’Allah wad nawada metesha! I love you sis❤

    • @azliazli8461
      @azliazli8461 Рік тому +2

      Anagoo dhan ba Umalkhayr all the way😂❤❤❤❤

    • @maymuunhusain3343
      @maymuunhusain3343 Рік тому +2

      Naaga badne mesha fadhiya ee leh ninku wu gursan gara 2,3,4 BA wa wada minyaroyeen bodhkey iso ku qarinayaan😂

  • @halimomoremoney1292
    @halimomoremoney1292 Рік тому +118

    This is so strange. Only in the Somali community is it the woman responsibly for the family. In the rest of Muslim Ummah it's the man's responsibility.

    • @ahmedsomali3746
      @ahmedsomali3746 Рік тому +7

      Subxanallah mxa beenta kugu raga somalida reraha ma bilaan miyaa

    • @siciidali4034
      @siciidali4034 Рік тому +5

      Allah ka cabso somali wax yar mooyiye waa dad qoyska ugu fiican family ahaan !!!

    • @suadabdi5
      @suadabdi5 Рік тому +4

      Wa run somali 25% aya xaas biila

    • @SomGrl88
      @SomGrl88 Рік тому +12

      They’re the most irresponsible people on earth. Walahi inay wax dhalan xata maha. Ma koriyan, lama cayaran, kama fekeran future koda. Candhada besay ka fekeran. Carurtana quantity over quality 🤮.

    • @umzakariya3553
      @umzakariya3553 Рік тому +1

      Waa run masuuliyada taga qaar soomaaliyeed Allah soo hanuuniyo

  • @fathiadjama
    @fathiadjama Рік тому +25

    Macha Allah, gabdho horay u socda. Ragga somaaliyeed cadaalada magaranayaan. Maba karayaan inay guursadaan xabad wax ka badan.

    • @hamzedaacad8428
      @hamzedaacad8428 Рік тому

      Maxaad ku Sababaysayna midaas?.waa libaaxyadii Geeska Afrika ee in ay Aduunka dhan noqdaana laga hor istaagay ee

    • @user-md6um4zr9s
      @user-md6um4zr9s 4 місяці тому

      Hush

  • @nadiiracali0123
    @nadiiracali0123 Рік тому +12

    Gabdha umalkhyr wey igu banaanty wle isku fikir ayaa nahay ❤

  • @hamdamuhumed2524
    @hamdamuhumed2524 Рік тому +48

    Raga somalida iyagoo waajibadkii alle saarey kasoo baxin ayey minyaro ku fikiran,qaar shantii wakhti ee salaada qaar ay ku adagtahay minyaro ku fikiraya cajiib 🤔

    • @mobambam4594
      @mobambam4594 Рік тому +2

      Ani mi’deyda iga badan sharafay iimam allah ha ino siyaadiyo aamiin😊😊💖💖🤲🏻🤲🏻🇨🇦🇨🇦👍🏻

    • @hamdamuhumed2524
      @hamdamuhumed2524 Рік тому

      Aamin wllo

    • @sadiiqcaydruz7874
      @sadiiqcaydruz7874 Рік тому

      🤣 🤪 hella jokes nice 👍 one ☝️ 😅

    • @sadiiqcaydruz7874
      @sadiiqcaydruz7874 Рік тому

      Nice line hamda 😝

    • @quruxdiihablaha1234
      @quruxdiihablaha1234 Рік тому +1

      waa runtaa abaayo isagoo tii 1aad meelu geeyo hayn ama xataa haduu wax haysto ay ka qatan tahay awlaadiisii ka qatan yihiin buu mid kale isku laalayaa

  • @rahmaahmed1690
    @rahmaahmed1690 Рік тому +17

    Love your self than other
    Dumaroow naftiina jecelaada

  • @naimam3976
    @naimam3976 Рік тому +49

    If your husband marries another woman while hes married to you that means just one thing, hes not happy or satisfied with you.

    • @naimam3976
      @naimam3976 Рік тому +8

      @TimaWeynee This is facts, no man will think of a second marriage if hes happy in his relationship with his wife.

    • @umalkasuunaxmed8404
      @umalkasuunaxmed8404 Рік тому

      ​@TimaWeyneeWW❤⁴q

    • @abudarda00
      @abudarda00 Рік тому

      That’s your opinion. But for whatever reason, it’s allowed but wisdom should be used.

    • @naimam3976
      @naimam3976 Рік тому +1

      @@abudarda00 its not my opinion its the Truth, thats why most woman would rather divorce their husband than to share him with a stranger. Why would a happily married man marry another one? Shes also allowed to leave him if the situation doesnt suit her.

    • @abudarda00
      @abudarda00 Рік тому

      @@naimam3976 walal that’s your opinion. There are many women who are happy and accept their men marrying another. There are many wisdoms behind it, if it not for you, then it’s not but don’t put everyone in the same basket.

  • @rahofa-hv5gz
    @rahofa-hv5gz Рік тому +4

    16:27 yaaaa jaw adeero de waad soo waalatay de walhi oo خلقكم الله" لتعبدوا إلا إياه" ma daadaqay ka booday waar anigu hadaan guursado inuu ninkaygu ila gursado waa choicekisa waa haduu noladabe 😊

  • @sweeet_november
    @sweeet_november Рік тому +24

    حلقة مفيدة ايدو سعاد كلامها حلو بخصوص اهتمام المرأة بنفسها

    • @layanmohamed2199
      @layanmohamed2199 Рік тому

      متحمسة اسمع

    • @fatimayassin2049
      @fatimayassin2049 Рік тому

      هاذي ام العبايه كلامها وافكارها كلها غلط.

    • @layanmohamed2199
      @layanmohamed2199 Рік тому +1

      الحين اقدر اعطيكي تعليقي توني خلصت الحلقة العمة سعاد كلامها عجيب وانسانة فاهمة وانا بصراحة نفس فكرتها بخصوص المراة لازم تهتم ف نفسها اولا لان هيا اللي تتعب وتكرف

    • @fatimayassin2049
      @fatimayassin2049 Рік тому

      @@layanmohamed2199 👏👏👏👏👏

  • @drwaliid7768
    @drwaliid7768 Рік тому +57

    Maxaa raga iyo dumarka doodu Ka dhaxayso laysku dhex fadhiisiyy diiniyan ma banaana universal TV arintaa dib hawgu noqdaan pls dad islaama ayaynu nahay

    • @maryamadaud8856
      @maryamadaud8856 Рік тому +3

      Haa wlh. Masha Allah adiga camala Allah ka dhigo

    • @hawaayah
      @hawaayah Рік тому +5

      Dadku ma dhakadey iska saaranyin qofkasta kursi bu ku fadhiyaaa 👀

    • @imtaajabdirizak4408
      @imtaajabdirizak4408 Рік тому

      Haa wlhi haka waranto

    • @bintiahxmedsaleban9682
      @bintiahxmedsaleban9682 Рік тому

      Somali Diin aanay ku dhaqmayn ha ku waashaan Hadana adeer 5taada salaadood ka adkoow aakhiro ayaan in yar ujirnaaye

  • @circleali9967
    @circleali9967 Рік тому +28

    Hassan iyo umalkhair were the only one’s making sense this debate ! 👍 everyone else were just repeating the same old “ilahay ba afar u baneeyay” 🤦‍♀️ Somali men should be banned from marrying more than one.

  • @waynakaa2156
    @waynakaa2156 Рік тому +13

    Waxa igaga daran wax kasta naagahan masakinta ah ee qimohoda la barın dhibka jira waxa weeyan naaga somaliyeed inbadan kamaba dhadhacsana kaliga walagu jeclaan kara😢 wlhi gabdho hadii aanad helay qof kugu kali ah banankaga iska mar.takale markay leeyihin ubad ayaa reerka kuso biiraya maxa iga galay horta ubadka maanu wada dhalno oo sifcan uwada korsano hadduu Allah nasiiyo naa walalayaal qimihin garta ❤

    • @safaluul7338
      @safaluul7338 11 місяців тому +1

      HAa ma aaminsana in ragu iyaga uun kukoobnan karo I jeclan karo ta igu daran wuu laac laac badanyahay mid godadle moye

  • @ayanabdulkadirmohamud1872
    @ayanabdulkadirmohamud1872 Рік тому +20

    Team Umalkheyr 💯💯💯💯

  • @user-yg9gp7uj6p
    @user-yg9gp7uj6p Рік тому +15

    Umul khayr waa halyeyad kuwa kale nimankay iska gadayaan sxb saa ku wad runta ku dhimo❤

    • @farhiya2269
      @farhiya2269 Рік тому +1

      Waa runtaa ragga ayey iska gadayaan naagahani

    • @haniabdi6168
      @haniabdi6168 Рік тому +1

      Kkkk Walhida ayago oog inay qalbiga kaa gubanyan bay ragaa iska gadayan 😂😂😂😂😅😅😅😮😮😅

  • @Hamsedhamac
    @Hamsedhamac Рік тому +32

    Dee niyow wllhi anigu alle haysiiyee mid kaliya dumarka igaga filan ❤

    • @niciimaahmed
      @niciimaahmed Рік тому +3

      Ax nin rageed walhi😢

    • @Hamsedhamac
      @Hamsedhamac Рік тому

      @@niciimaahmed marka inader in alle xabadaa isiiiyo igu soo ducee wllo ❤️🙏

    • @nasrafarah2895
      @nasrafarah2895 5 місяців тому +1

      Ilahay mid adigoo kala ah oo aan said u jeclaado, dulqaad, iyo wanaag aan dhamaad lahayna aan tuso allow isii😢❤ waa xanuun qof aad naftaada u hurtay oo qofkale ka raacaya

  • @umalkhayrcumar5918
    @umalkhayrcumar5918 Рік тому +23

    Noloshan ninba dhaafi la ,wax ka muhiimsan o in laga hadlo ayaa jirta secondly naftiina jeclada o shaqaysta o wax qabsada o business furta

    • @Aamusan-q6u
      @Aamusan-q6u Рік тому

      Xaqiiqda nolosha waa tan waxba haka meerin sbbto ah Caqilka iyo aqonyhnka madax weynaha iyo wadadkaba Wexe u dadalayan waa ine rer dhistan ubadna la helo marka nolosha dhan waa rag iyo dumar

  • @Hassotalks1
    @Hassotalks1 Рік тому +7

    Ummulkher waad noo hadashay thank you 🥰🥰🥰🥰I love you 😊😂😂😂

  • @Sheekochannel-v2w
    @Sheekochannel-v2w Рік тому +3

    Umulkheyr i am supporting😅

  • @shukranhassan7879
    @shukranhassan7879 Рік тому +6

    Umul kheir is typically"my version"

  • @Blessed-thankful._.7
    @Blessed-thankful._.7 Рік тому +12

    Team Umalkhar all day everyday, ❤

  • @FaadumoAbgr-fo8qg
    @FaadumoAbgr-fo8qg Рік тому +4

    Umulkhayr 💖

  • @inantaSomalilandkufanta7766
    @inantaSomalilandkufanta7766 11 місяців тому +2

    Waxan dawanaya sucad iyo mr calol oo is guursan raba ayan dib iso boqdey halkan team umulkhayr❤

  • @UmulkhayrAhmed-wo9pr
    @UmulkhayrAhmed-wo9pr Рік тому +4

    Umulkhayr caddayeeey kartida mid baynu ka nahay❤ Afar mihiima iyo 2 caaafimaad qaba❤😂

  • @asmayusuf5167
    @asmayusuf5167 Рік тому +38

    حلقة مميزة جدا تفرجت لأخر مع إني ماني متزوجة 😂😊

  • @axmedibraahin7279
    @axmedibraahin7279 Рік тому +11

    Frist 😂liketa nosara nacala shaydan kuyale❤

  • @hodangafadi5042
    @hodangafadi5042 Рік тому +20

    The reality is Somali man is not even enough one woman, let alone 2 secondly having children's comes with huge responsibility.
    No money, NO love.
    Ufffffff unnecessary conversation

    • @AliKhan-Somali
      @AliKhan-Somali Рік тому +2

      Adigu marka hore somali baro si aad soomali ula hadasho maxaa somali adiga kaa galay afkodiba garan mayside

  • @binticali2421
    @binticali2421 Рік тому +9

    Qasab maahan in ninku i jeclaado lkn waxaa qasab ku ah inaan xaqkuleeyahay intuu i qabo kii gosha iyo kii nafaqada ba ina waa inaan ilmaheega u daneeyaa hadaan xaqeeyga ka helaayo maxaa iga galay oon ugu mashquulayaa gabar kale oo meel ay islagaarayaan aan la’ogeeyn

  • @hanajrde4924
    @hanajrde4924 Рік тому +11

    these men only talk for their desires, they dont give a damn about the sisters feelings. if u truly love ur wife then 1 is enough, plus i love how hes complaining about women being jelous over a second wife when infact most of men hate it when women complain about men being broke.

  • @lilyaleey5224
    @lilyaleey5224 Рік тому +9

    Aad iyo aad intaan odhan lahaaba umul khyrbaa tidhi 😮 😊 ❤

  • @mjama7664
    @mjama7664 Рік тому +4

    Umulkhayr wa naaag aad isugu kalsoon fikirkeda wan ku racsanhy marka laga rebo ninka ana ana leh malihid hafu naag kle damcana tuuur

  • @hamzedaacad8428
    @hamzedaacad8428 Рік тому +4

    Doodaha Bulshadeenu u baahan tahay ee noocan oo kale ah hala soo Badiyaan leeyahay Aad baana idin wado Salaamayaa Bahda Universal tv Mahadsanidiin 😊🙌🏾

  • @Aisha-yn3gf
    @Aisha-yn3gf 11 місяців тому +1

    Inantan Sucaad waa Hooyo Caqli badan Cuqdadna aanay ka muuqan dawr jeer oo aan daawaday dadka isoo jiitey bay ugu horaysey kasii wanaag sanow wll 👍🏿👍🏿👍🏿👍🏿❤️❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @fatimacali5565
    @fatimacali5565 Рік тому +5

    Umulkhyr jaaah 👏🥰❤️ wey no hashy wale minyaroyinka ha idinku tagnato yahuu

  • @Shukryyyy
    @Shukryyyy Рік тому +4

    Wale umalkaire wa runteed I'm agree with you sis ❤ 💯

  • @fatimacali5565
    @fatimacali5565 Рік тому +10

    Inanka madaxa xiran waa nin karmed xigmad miran masha allaah wll guleyso 😊

  • @aminahassan8277
    @aminahassan8277 Рік тому +24

    100/90 raga Soomaaliyeed wey dayacaan caruurta iyo reerka hore

    • @AhmedDaariq
      @AhmedDaariq Рік тому

      xataa kuwaan dayacin wll dumarku marna ma ogola in lala guursado siday diintu qabto

  • @hannahhussein9390
    @hannahhussein9390 Рік тому +46

    We as Somali sisters need to unite and speak up

    • @awoabdi7598
      @awoabdi7598 Рік тому +5

      About what

    • @sadiiqcaydruz7874
      @sadiiqcaydruz7874 Рік тому +8

      🤣 @ about what … lack of woman 👩 rights in the country shit

    • @YahyaAwake
      @YahyaAwake Рік тому +2

      Against Islam?

    • @notyourtypicalfarah7194
      @notyourtypicalfarah7194 Рік тому

      ​@@YahyaAwakebro the average Somali man can't take care of one woman/family let alone 2. Stop using religion for sexual perversion.

    • @WeMu-ih7vq
      @WeMu-ih7vq Рік тому

      @@YahyaAwake Islam first give women right before white man n don't forget Arab father killing his baby girls because if she grow up she bring shame of his name

  • @malynali2704
    @malynali2704 Рік тому +6

    I’m learning a lot from this typic ❤

    • @osmanmusse
      @osmanmusse Рік тому

      Don't be fooled into believing fairy tale stories.

  • @aadirie4
    @aadirie4 Рік тому +12

    Aduun nimankii baa leh Hal naag ba saxan in lagu ekaado,maqiiqan na waxay ku haysaa hana la jumleeysto maxay ahayeen nagahan hanka yari? Naaya YOU ARE ENOUGH!!!

    • @xasansuudi4565
      @xasansuudi4565 Рік тому

      Aduunka waxa Ka masuula raga , ee dumarow ha aaminina fikradaha gaalada ee islaamka aynu badino ilma deerayal

    • @psycho7.7
      @psycho7.7 Рік тому +2

      @@xasansuudi4565 Jahli iyo maangaabnimada kala bax meesha dhakhyey madhani. Adduunka naag iyo ninba ka masuula. Naag la'aanteedna maad jirteen. Adaa gaale xaarkaaga ka wad meesha xoolo

  • @asmaali7759
    @asmaali7759 Рік тому +16

    Team Sucaad Dumarow isku so jesta number 1 is you❤😂

  • @BuuroQurux
    @BuuroQurux Рік тому +4

    Umo kheer wee ii hadashay nag nool😊💯💯

  • @muhadbarre1821
    @muhadbarre1821 Рік тому +3

    الزواج تعدد هو شيء حلل الله الرجل المسلم ولكن لا يعني تطبيقبه متاحف لكل الرجل. الشروط الاول هل الرجل يستطيع النفقة والسكن والملابس والوقت بين النساءه؟

  • @ubahhayaan5598
    @ubahhayaan5598 Рік тому +3

    Islaanta leh caruurta ayaa wax kahor cunaya midhaa caruur maleh 😂😂😂haysoo marin

  • @dagandawo8635
    @dagandawo8635 Рік тому +5

    Plz wxn jclan laha dodaan cml in dumar kali loqabto o lahato positive iyo negative sbbto ah faarax marwalbe faido aya ogujirto lkn wxn rabna gabdhaha minyaroyinka iyo kuwa min weynta fikiradoda

  • @salmanhassan1644
    @salmanhassan1644 Рік тому +8

    M.a gudoomiye c/wahaab allaha ku dhowro run ahanti qodobo muhim ah oo bulshada wax badan ku soo kordhinaya ayad doodaha ku soo qaadataa soo badi i.a mahadsanid 🙏👍🤗

  • @xananmusemaxamud6917
    @xananmusemaxamud6917 Рік тому +2

    Umalkhayr waleee waa naag adag

  • @sadiiqcaydruz7874
    @sadiiqcaydruz7874 Рік тому +4

    Hussein n Faisa nice program n universal team nice once again very thoughtful 🤔 engaging debate great so many discussions view points all n all lovely ☺️

    • @tjmirez7556
      @tjmirez7556 7 місяців тому

      Do you have Faisas Instagram or other social media accounts of hers

  • @JamacClmaraxmaan
    @JamacClmaraxmaan Рік тому +1

    Humalkhair waan ku tagersanahay fikirkeeda aad iyo aad waliba koi fogaada qui soon sheeran maa noqon karo

  • @khairiaahmed7666
    @khairiaahmed7666 Рік тому +15

    Gabadha umal khayr bn tageersanhaya good girl pravo👏

  • @bashexaji7595
    @bashexaji7595 Рік тому +2

    masha Allah inantaas khamaarka kafayga ah wadata e murayadaha wadata alle ha daayo waa qof caqli saxiib laha hadii ay madax banaan tahay halaygu soo xidho

  • @halimasacdiya63
    @halimasacdiya63 Рік тому +12

    Halxas bah ka fican xasas badan wayo carur wanagsan qurux badan an cuqdad qabin markasto arkayo hooyadoda io abahoda oo isku faraxsanyihin bay arkin

  • @musse_ali
    @musse_ali Рік тому +2

    Xaliimooyin kayga mustaqbalka hadaa imaqlaysaan 4 waxan idinka dhigi dooo naa 4 a 4 sanno kala danbeeya insha
    Hays dagaalina hadaba waa iniisheegay 2bo ksata filaan dajin

  • @user-cv9dd7oc7m
    @user-cv9dd7oc7m Рік тому +10

    Ilahaaw nin naago badan waa ka magan gaalay 🥺🤲

  • @zunihmavis3145
    @zunihmavis3145 Рік тому +2

    waxan naagahan xoolehe meesha layskugu keenay

  • @truecomment3650
    @truecomment3650 Рік тому +7

    XAASIDNIMO & GARAAD XUMO. Ninkii dhinac walba u awoodo, guurso mid labaad iyo sedexaad. Xaqoodana dhoor, Wakhti sii, cadaalad u samee, ixtiraam iyo wanaag kula dhaqan please. Ninka wanaagsan xataa hadii uu la guursado oo wali gabadhii hore sidii iyo si ka fiican u wanaajinayo, gabadha way degaysaa oo caadi bay noqonaysaa❤❤❤

  • @Ahmedsacad
    @Ahmedsacad Рік тому +2

    20:03 Wilkasi sheekha isu shegaya illahay hakabaqo cidi taqana ha iga gadhsiiso. Xadhiis Ayaa dhahaya qofkini faqrikabaqo ha guursado, isaga oo gursaday hadi ufaqri si ahadana haguursado, ilaa sadex laga gadhsiyay. fadhlan diintu waxanay dhihin ha dhihin ayad qurana waxy banaysay bila shurud adiga shuruudo hakuxidhin rabiga ka baq.
    intaasi iga gadhsiya, hadakahor xata isaga oo qalad sidano kale ugalayana waan arkay dood hore ukaqaybgalay. waliba arin dined ayunbay ahayd.

  • @umuahmedkhayr3370
    @umuahmedkhayr3370 Рік тому +5

    allah maxaa meeshaa minyaro kabuuxdo yab

  • @ilhamdahir9915
    @ilhamdahir9915 Рік тому +2

    way diidi kartaa waayo choose bayi leedahay ee ha ka qaadina choose gabadha

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9c Рік тому +10

    Sucaad Iyo Abwaan Dhuux Meel Dheer Ee Wax Ka Arkaan Masha-allah

  • @hfm9834
    @hfm9834 Рік тому +1

    Mama Sucaad waa qof fiican tusbaxeeda wadataa xijqabka uun iska sax habo .❤❤❤.

  • @ahlanhussien
    @ahlanhussien Рік тому +10

    Asc anigu waxaan qaban ninku haduu haysto Gabadh dhanwalba dheeli Tiran oo qoyskeedi si wacan U daryeelayso in aanu ninku la guursan si qoys qurux badan ugu soo baxo

    • @nashadali9846
      @nashadali9846 Рік тому

      Really

    • @calicabdi1384
      @calicabdi1384 Рік тому +1

      Wax walba oo eythy gabadha waa in lala guursadaaa sbb too ah ilaahay ayaa far raga u baneeyay wllo

    • @soowdookhanacaskirajonaawi9431
      @soowdookhanacaskirajonaawi9431 Рік тому

      ​@@calicabdi1384alle wxu baneeyey hdad afartaba masuuliyadoda qaadi karto lkn faarax tii kowaadba dayacay sidu afar ula noolan cadaab aakhiro ayuku kasban

    • @psycho7.7
      @psycho7.7 Рік тому

      @@calicabdi1384 Jahliga iyo maangaabnimada kala bax meesha dhakhyey madhani

    • @rahmamohamd5357
      @rahmamohamd5357 Рік тому

      @@calicabdi1384 adigoo kale ilaahay hakaa qabto

  • @khadrayussuf4388
    @khadrayussuf4388 Рік тому +2

    Guurku ma xuma lakin nima ka soomali. Xaqa ma siman oo. Caruurta waydayacan

  • @daarood9835
    @daarood9835 Рік тому +10

    JAHLIGA AYAA KU BADAN SOMALI

  • @user-eu2gj9fd1v
    @user-eu2gj9fd1v Рік тому +4

    Sucaad aad ayaan kuu salamayaa waad iga qosilisay.Sucaad anigu fikir kaa kaduwan raga somalidu jacalka ma yaqaanan naxaaris ma leh. Ragu dumarkii qalbiga ayey ka dileen iyo kalsoonida. Waxaan odhanlaah dumarka naftiina iyo caruurtiin jeclaada.

    • @hamsemohamed5033
      @hamsemohamed5033 Рік тому +1

      Haku waayin ruux goba erey aanu kaa gayin🖐

    • @user-eu2gj9fd1v
      @user-eu2gj9fd1v Рік тому +1

      Kolka hore barwaaqiyo reer wada badhaadha intaad nogu baaqdaan belistayden yeeshan waydinkaa budh iyo feed kaga saara baradee bacad joojinaaye. Shabeel bara madoow iyo libaax baabuuloow kala baranay waar yaa been tiyo runtiine

    • @hamsemohamed5033
      @hamsemohamed5033 Рік тому

      @@user-eu2gj9fd1v horta wll ninku wax walba uu rabo gabadhuu ka heli kara, waayo dumarko bulshadana iyaga xumayn kara hgaajin karana, Mar walba oo dumarkuu dhinaca reer galbeedka ula leexata aqoontoodana barata waa markasta ilaahay ka cdhaysiiso ma jirto gbadh intay diinta ilaahay iyo quraanka kariimka ahba baratay ku odhanysa ninku yaanu ila guursan, ragana mid baan leeyhay waar afar iyo sedeexba guurso ilaahaybaa kuu bneeyey lkn hal shardi ayuu ilaahay sii raaciyey oo ah cadaalada☝️, [juctice], hdaadan u cdaalad smayn karin xasaskaaga mid lpaad iyo mid sdexaadba ha guuursan ee taada keliya ku eekoow, that's point.👍

    • @user-ng7ct8hn7o
      @user-ng7ct8hn7o Рік тому

      Ragu isku wada mid maaha wallo

  • @gumburimedia8011
    @gumburimedia8011 Рік тому +6

    Xaaskayga alle hay daayo❤

  • @salihasaliha-ww8gs
    @salihasaliha-ww8gs 2 місяці тому +1

    Oumalkair gulayso fikrad fiican

  • @xaalimomaxamed1143
    @xaalimomaxamed1143 Рік тому +7

    ninku isaga oo awooda buunan cadalad usamayn bal biilkii iyo gogoshii kagoosta isaga oo awooda marka diinta hakumar mar soonina cilada keenta in dumarku diidan waxagiina mar alaale oo aad rabto onaad guursataan baad gabadhii hore cay bahdilaad aflagaadho iyo biilkii aad aad goosatan isugu dahaan xitaa idad ooranta inay dulqaadato baa waxaad karaadisaan inay xanaaqdo dhibtu hayaraayo ama hawanaato nimanka

  • @beelakariina3986
    @beelakariina3986 Рік тому +1

    ASC I REALLY LIKE MAMADA SHALMADA BASALIGA WADADAT ,SHE IS REALLY
    BEAUTIFUL, SHE BELIEVES HER SELF ❤❤❤❤❤❤❤

  • @daarood9835
    @daarood9835 Рік тому +18

    HABARTAY WAA DUMARKA CADOWGA KU AH DUMARKA

    • @Aliinaliiban1780
      @Aliinaliiban1780 Рік тому +2

      Child abuse sex miyaa la gu sameyay naagta mise arinka lacagbay kusoo qaadatay 😂😂😂 yaabaye

    • @dagansh5606
      @dagansh5606 Рік тому +1

      Waxa dhici karta in ay hooyadeed minyaro ahayf

    • @nimaabdullahi3125
      @nimaabdullahi3125 Рік тому

      ​@@dagansh5606macquul😂😂

  • @ubahfarah6702
    @ubahfarah6702 11 місяців тому +2

    Haduu ninku kula guursado oo aad guriga ku haysatit waligaa happy ma noqonaysid it’s better let him go really your life will be better with out him waa aniga fikradayda

  • @msssuurobadan1548
    @msssuurobadan1548 Рік тому +3

    Sucaad walhi waan xaqiiqda dhabta fahansn oo kalsooni leh ❤❤ i hope future bright

  • @musaybaaadan9863
    @musaybaaadan9863 Рік тому +2

    Umul khayr unban hadlkeda kuqancay hdu tago ana wan danysana mxa tartan igalinyo ma tartan ban uimi mesha anu

  • @runkahadasho8495
    @runkahadasho8495 Рік тому +18

    Soomaalida guurka iyo siyaasada intaba wey ku fashilmeen meelkastane sidaan ayey ugu hadlaan wax ay natiijane kama keenaan 😂😂
    Baraha Bulshada soomaalida sidii looga talagaley uma isticmaalaan dhinaca wanaagsan tusaale
    Qabyaalada iyo ragga IYO dumar cadow isku ah qabyaalada

    • @QGprincess
      @QGprincess Рік тому +5

      True! Somalis waa dadka aduunko nolasha kadhacay because guur/families iyo siyaasadba fara kuma hayno laakiin waxaa isku malaynaa inaan dad khatar ah nahay! Talk anout delusion😂

    • @runkahadasho8495
      @runkahadasho8495 Рік тому +4

      @@QGprincess walaahi waan yaaban ahay sababtoo ah aduunkii wakaas hormar ayey marayaan dayax gacmeedka ayaa dalxiis loo aadaaya halka anagane wadamada caalamka aan qaxooti kunahay meelkasta aan tagno dhaqan xuma iyo caay baan la taagan nahay

    • @ayanjama7955
      @ayanjama7955 Рік тому +3

      Xaqiiiiq queen kuwan wai fashilmeeeen runtiii

    • @Aliinaliiban1780
      @Aliinaliiban1780 Рік тому +3

      Waliba kuugu dare rag aduunka dawarsanaya weye 😂😂oon wax beran waxna soo sarin waa shalmad raac nimanka somalidu dulaysta yaal weye

    • @TheMoneyMindsetMaster
      @TheMoneyMindsetMaster Рік тому

      ​@@Aliinaliiban1780duleeysta yaasha aabahaa iyo walalka maku jiraan

  • @deqaahmedi1338
    @deqaahmedi1338 7 місяців тому

    Rasuulkeena caleyhi salaatu wa salaam xaaskiisa khadiija waligiis lama guursan

  • @bintissa6179
    @bintissa6179 Рік тому +5

    Umulkhayr❤😂

  • @zahrasaed791
    @zahrasaed791 Рік тому +2

    MashaAllaah caqliga caafimaadka qaba waa Ninkan runta usheegey rag kusheega

  • @user-nz8fv7xh4t
    @user-nz8fv7xh4t Рік тому +5

    Umulkhayr waa funny 😅😅 marka aniga wax cuno unba ayaga siinaya 😅😅😅😅

  • @umuabdullahi4380
    @umuabdullahi4380 Рік тому +1

    Mama sucaad MashaAllah lkn waxan kuleyahay hoyo xogahaa jirka qarso 40 kahore raga kamil ma ahan Allah ayaaba noshegay
    (ولما بلغ أشده وبلغ أربعين سنة)
    Gabadhan indha adkaaa wu gursaday baa ladahayaa kulaa oo ma ayada gursaatay
    Gabdho naftina unoladha dee raga hadey gursadan dambi mey galine maxaa dil kenay

  • @hafsamahameth
    @hafsamahameth Рік тому +4

    Umalkhyr gabadh adah❤❤❤

  • @ayaanayaanqaali5325
    @ayaanayaanqaali5325 Рік тому +2

    Hadii layla guursado Ana waan guursan waanan iska furi maxaa dhibee jiraba

  • @ladansulub7223
    @ladansulub7223 Рік тому +3

    Nin gabar qurux badan iyo owlad hysta sabtoo. Nolol kle u doonyo waa qalad.

  • @Bilan_nura
    @Bilan_nura Рік тому +1

    umul khair ❤❤❤

  • @musaafirah999
    @musaafirah999 Рік тому +8

    Mid baa tiri anu waan u ogalaan lahaa inuu guursado gadaalna waxaa kasoo baxday inayba single mother tahay. Waxa guurla labaad taagersan waa un garoob ama minyaro

  • @fatoumadeymanlareine2331
    @fatoumadeymanlareine2331 10 місяців тому +1

    Hassan, moustaphe wa runti wlhi wa gessiyale iyo oumalkaire wa bortoyo

  • @ilwaad9413
    @ilwaad9413 Рік тому +3

    Umalkhayr 🎉🎉🎉

  • @hodan8655
    @hodan8655 Рік тому +1

    Ummulkher smart aya tahye waliga fikirka ha badalin

  • @kifaaxali7201
    @kifaaxali7201 Рік тому +3

    War nin ila gursado waa iga dhintay mxaan qof compution ulagalaya naftadab compution igu filin

  • @MkXiddo
    @MkXiddo Рік тому +2

    mnsha Allah isra baari si wanaagsan bay u hadazhay 33:41

  • @araweelodiiriye8489
    @araweelodiiriye8489 Рік тому +5

    Qoyan kkkk
    nimanki in ay aduunka ka dhamaadeen baad umalaysaa naa isla yaaba

  • @user-hq2eh9hl2w
    @user-hq2eh9hl2w Рік тому +2

    Tolow islaantan ku walaty mxad udiidi in lagula guursado ma nooca magmagatada ah ba uf na ka fuq ummulkhyr wa naag karti leh😏

  • @shadiyaibrahim9105
    @shadiyaibrahim9105 Рік тому +4

    كل يوم اشاهد هذا النوع من البرنامج ارى ان شعبنا لا يعرف عن الدين شيء صفر بالمية

  • @sacdiyo9280
    @sacdiyo9280 Рік тому +1

    Asalaamu caleykum wrwbrkt maseyrku waa cudur in soo Bari I oralahaa Hay furo waayo badanaa Rageeno xaqa madada simaan minysrada ayey xiseryaan madax xanuun makaree hayfuro intuu by i Oran lahaa nin walbo jashaada KU ekow

  • @farxiya90
    @farxiya90 Рік тому +6

    Islaantan dumarka isqurxi lataagan gabadha somaliyeed waa ta ugu udgoon uguna quruxsane orodo raga usheeeg oo skin care sameeya dheh

    • @xasansuudi4565
      @xasansuudi4565 Рік тому

      Ragu foolxumo ma leh fildaro mooyane mad maqal inader ninka raga ah ilaahey dhib buu u abuurey ee nasasho iyo qurux looma abuurin

    • @psycho7.7
      @psycho7.7 Рік тому

      @@xasansuudi4565 Caqli yaraan maxay ku dulaysatay.

    • @nicemhr1935
      @nicemhr1935 Рік тому

      @@xasansuudi4565 ina qoyan uma caqli xumid hooyada kuma barin sida laysku qurxiyo

  • @nimcoahmedmohamed9511
    @nimcoahmedmohamed9511 Рік тому +1

    Umulkhayr bn ku raacsanahay haduu naag kale keeno maxaanu iska ag qaban kolkii hore albaabkuu ka soo galay imikana daaqaduu bilaa hadal uga baxayaa macasalaama wd is tijaabisay ana wn istijaabinayaa macasalaama