(Hereri) Qurbajoogta iyo Beeraha Qaybtii 1aad

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 28 сер 2021
  • Hereri-Qurbajoogta iyo Beeraha Qaybtii

КОМЕНТАРІ • 273

  • @Munalalachenell
    @Munalalachenell 2 роки тому +31

    Manshallah anigana waxan kutalajiraa coffe iyo shaaha in aan kabeero isoo duceeya inshallah wadankeena

    • @ahmedmumin2403
      @ahmedmumin2403 2 роки тому

      Insha allah!! Illaahay hakuu fududeeyo adna dadaal insha allah. " best time to plant a tree was 20 years, next best time 8s today" ma xasuusto qofkaan ka soo xigtay laakiin meel baan ka aqriyay....

    • @abdullahiomar1897
      @abdullahiomar1897 Рік тому +1

      masha allah ilahey haku fududeeyo waa duceysantahay marba haduu hammigaaga sarreeyo ku soco waad guuleysan insha allah wll

  • @solostgen3862
    @solostgen3862 2 роки тому +23

    Hantiyay Macaan Waa Midaan Hoy Laga Oranay 👏🥕🍇🍎🍏

  • @maryanmohamed6688
    @maryanmohamed6688 2 роки тому +15

    Maasha Allah Isagoo Qurba joog ahaa ayuu Hadana wadankiisii Wax Kala Soo Baxay. Illahay Ha kuu Barakeeyo Beerta iyo Geela.

  • @hiranstate9407
    @hiranstate9407 2 роки тому +19

    Mashaa Allaah.
    Engineerka waa qof hal abuur leh.
    Waa mashruuc wax ka bedelay quruxda degaanka sidoo kale shaqo u abuuray qoysas badan
    Waa 5 sano oo ka wanaagsan 30 sano oo qurbaha lagu noolaado oo dad kale loo shaqeeyo.
    Good job Enjineerka.
    Sidoo kale mahadsanid suxufiga aan aad u daawado barnaamijyadiisa Hereri.

  • @safamarwa3597
    @safamarwa3597 2 роки тому +14

    Qofkii qurbe soomaray wuu dareemayaa dhadhanka dhulkiisa hooyo

  • @zamzamzamsam6108
    @zamzamzamsam6108 2 роки тому +6

    Ahlan wasahlan wariye c/salaan hereri Kusoo dhowow Gobolka Togdheer ❤❤❤❤

  • @CmonNowTellme
    @CmonNowTellme 2 роки тому +5

    Masha Allah. Good job. Soomaali sidee looga dhaadhiciyaa iibsada waxa ka soo Baxa wadaankiina.. dalaga wadankiina kasoo Baxa ayaa 100% ka caafimaad iyo nacfi badane.

  • @maxamedsamriye3813
    @maxamedsamriye3813 2 роки тому +7

    ما شاء الله
    Waa wax lagu farxo, wax fiican oo ku dayasho mudan buu sameeyay Eng siciid.

  • @MohamedAhmed-mu3cw
    @MohamedAhmed-mu3cw 2 роки тому +3

    Reer burco
    Warka badan iska dhaafa.
    Dhulka mira ku beerta
    Eng ismaacil. Tusaale. Wacan
    Ayuu bilaabay. Masha Allaah

  • @abdurahmanburcaawi6637
    @abdurahmanburcaawi6637 2 роки тому +32

    Mashallah Tabarakallah, well thought & structured farm. Engineer Ismail, your efforts & journey of establishing the farm is very inspirational. You are a great example to every Somalian and anyone who is thinking or wanting to invest in Somaliland.
    May ALLAH bless your effort & farm.

    • @abwaan100
      @abwaan100 2 роки тому +6

      Somaliland is very fertile. It can supply all its food requirements and can even export. There is a lack of investment and expertise. Ha la dadaalo.

  • @sakariye4279
    @sakariye4279 2 роки тому +4

    Dhulkeena nimca fadhida Alle ha gatansiiyo somalida qabyaalad iyo qaadka illahay Ku saliday

  • @mawlemagan
    @mawlemagan 2 роки тому +1

    Eng. Ismail Eebbe cimrigaaga iyo caafimaadka hakuu siyaadsho. Waa ruux leh hal abuur iyo karti. Waxaan u baahanahay Ismaaciil iyo dadka la mid ka ah. Alle hakuu bulaaliyo beertaada suuban.

  • @rodahassan929
    @rodahassan929 2 роки тому +3

    Masha Allah herari waa meel qurux madan. Injidheer Allah hakuu barakayo beertan waa ubahanahay dadkeenan dhafoorka lafuu kasoo bexeen iyo mijahan iyo gacmahan miiqnay shaqala aan iyo nafaqo daro kudhacday. Hashaqeeyane

  • @user-jo4uz7dy5y
    @user-jo4uz7dy5y 11 місяців тому

    Wax wanaagsan ayuu samaysay injineer ismaciil hore u sii soco.

  • @mohamudmohamed1517
    @mohamudmohamed1517 2 роки тому +1

    بارك الله لكما في هده المزرعة.
    He is a real hero and nationalist who love his country Somaliland. My full support

  • @naciimaibrahim968
    @naciimaibrahim968 2 роки тому +2

    Walal hareri, hadii aad weli aad lajirtid. Bar ama usheeg faa Ida ey leedahay in ey isticmaalan kofi ama cimaamad in ey qoraxda udhicin iyo maskax/mada xanuunka wooka yaraanaa. Sidoo qaraha ama biyo in ey badsadaan.
    Jazak’Allah kheyran, waa video fiican oo micna weyn kufadhiyo.

  • @aadangaydh1954
    @aadangaydh1954 2 роки тому +3

    Mash alah eng ismacil guulayso

  • @mrhoryaal
    @mrhoryaal 2 роки тому +5

    *1 KII HECTARE WUXUU LEEGYAHAY **#GAROONKA** KUBADA CAGTA **#120** HECTARES BAA ISAGANA U XEERAN* *MASHA ALLAH*

  • @ahmedabshir2773
    @ahmedabshir2773 2 роки тому

    Maasha Allaah Eng.Ismaaciil
    Allaha ka barakeeyo
    Wuxuu si wadaniyadi Ku dheehantahay u maalgashay dhulkiisii hooyo

  • @hassannur7443
    @hassannur7443 2 роки тому +2

    Very happy to see this. This is what we need.

  • @muxammadsheekh3152
    @muxammadsheekh3152 2 роки тому +3

    ASC, Biyo iyo dhul kuggu fillan haddaad helli kartidna, waxaan kuggulla tallin lahaa in aad ku dartid looska,Diggirta cas, Fuulka,iyo sonkor qandidda(sonkor qaanta), waayo dhulkaasi aad buu uggu habboonyahay midhahaas aan soo sheeggaye,
    Wa BILLAAHI Tawfiiq.

    • @zayaamad3080
      @zayaamad3080 2 роки тому +1

      Qof kale ayaa intaa ka bilaahi doona
      Oo iskaashato ayaa la samayn doona insha Allah

    • @muxammadsheekh3152
      @muxammadsheekh3152 2 роки тому +1

      Insha ALLAAH,Mahadsannid.

  • @Burco.
    @Burco. 2 роки тому +1

    Maasha allah ilaahay oo waxaaso nicmo ah ina siiyay Ayay dadkeenu yidhaahdan deeq bixiyaashu ha noo soo gurmadaan istaqfurulaah

  • @somaraust5471
    @somaraust5471 2 роки тому +3

    Masha Allahالله ييزيد ويبارك لكم يارب. Burco waad uhilisay abti. الله يحفظكم ويعطيكم الصحة والعافية.

  • @abdis70
    @abdis70 2 роки тому +14

    Abdisalaanow, waxaan ku tallin lahaa idinkoo geed hoostii fadhiista oo si degan noogu warama. Socodka wuxuu yar khalkhalinayaa fikirka qofka kuu warmaya.

  • @feysalmuhumed1392
    @feysalmuhumed1392 2 роки тому

    Maasha Allaah Engineer Ismaaciil Allaha ubarakeeyo Beertiisa waa uu Dadaalay waana nin ku dayasho mudan, Abdisalaan Hereri Adiguna waad mahadsantahay soo gudbintaada Qiimaha badan.

  • @khaliilegal4490
    @khaliilegal4490 2 роки тому +2

    Mashalah ismaaciil xariir you did good job..ilaahay hakuu barkeeyo mashalah

  • @mohamedraabi7494
    @mohamedraabi7494 2 роки тому +2

    Masha Allah malmahanba wan sugayey illahay ha ku barakeyo cabdisalam hereri

  • @cgllgc462
    @cgllgc462 2 роки тому +9

    Masha allah waan u hambalyeenayaa walaalah reer Somaliland.

  • @mohamedyusuf9809
    @mohamedyusuf9809 2 роки тому +1

    Masha alah injineerka wuxu u faa iideyay dadkii iyo dalkaba
    Dadka waxbartay ama wax haysta
    Waxyaabo kale laga faa iideysto wa in ay Keenan oo wax so saarka ay kor qaadan iyo hanti an dalkii iyo dadkii loga faa iideynin wa nasiib darro ween wan duceynaya ismaciil
    Ilahey kheyr haka dheefsiiyo amiin amiin ya alah

  • @mohamedhussein81
    @mohamedhussein81 2 роки тому +1

    Masha Allah, allah ha ku barakeeyo beerta Mr Eng Ismail

  • @xiismuxumed9722
    @xiismuxumed9722 2 роки тому +1

    M.a
    M.a
    Adeerkay ismaaciil
    Noloshaba adaa noo qorxiya
    Keep going adeero

  • @muxammadsheekh3152
    @muxammadsheekh3152 2 роки тому

    Maashaa ALLAAH, ALLAAH Subxaannahuu wa tacaallaaye ha barrakeeyo,AAMMIIN🤲

  • @namiin3034
    @namiin3034 2 роки тому +1

    MashaAllah beautiful 😍😍😍

  • @taloiyotuusale3391
    @taloiyotuusale3391 2 роки тому +3

    Waxaan rajeynaaya in aan taago beerta Ismaacil inshallah oo aan qibrad kaheelo inshallah.

  • @alimohamed9107
    @alimohamed9107 2 роки тому +9

    It's good to see that you can grown plant different fruits also you can farm it's very encourage ment keep it up somaliland

  • @agdh7177
    @agdh7177 2 роки тому +1

    Ilaahay ha u barakeyo beertiisa ENG Ismail

  • @matanebrahim9697
    @matanebrahim9697 2 роки тому +1

    Engineer ismeal Waa bogaadin Waxa kalo bogaadin abdizalan Hareri Barnamijka Soo saarey Inta Ka bacdi Waxaa Leeyahey Daddki Wax Bartey Hala ogaado in Fursada Dalkeenu Leeyahey Marka xigta Hala ogaado qof kasto Engineer inuu Muhandas Noqdo Sida ismeal kale waxaa iifarxad ah inaan Civil Eng Sanadki u danbeyey Marayo Insha.allah Dhirigaliya Ku dayasha Mudan Weyaan 👷‍♂️

  • @hodanalimohamed1757
    @hodanalimohamed1757 2 роки тому +1

    لازم يبدأ الشعب ان يشتري الإنتاج الوطني ويشجعه .

  • @ilhamdahir9915
    @ilhamdahir9915 2 роки тому +2

    manshaa Allah tabaarakallah ❤beer aha inoo badiya isdaan horumar u gaadhno please and filbaraka bithmillaah

  • @najmamohamed2676
    @najmamohamed2676 2 роки тому +2

    Well done 👍 manshallah howsha ha socoto ilahay idamkii ilahay ha u barakeeyo ninkan wuu dadalay

  • @hakimnageye
    @hakimnageye 2 роки тому

    Mashallah congratulations on the job well done may allah bless your accomplishments and keep you safe

  • @leilodore5932
    @leilodore5932 2 роки тому +1

    Maasha alaah alaha ha kuu barakeeyo beertaada dadkeena wax haysta ninkaan ku dayda

  • @mariamibrahim7592
    @mariamibrahim7592 2 роки тому +2

    Machallah Machallah Viva Somalia 💖💖💖💖🙏🙏🙏🙏🤲🤲🤲🤲🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @abdinurmohamoud1908
    @abdinurmohamoud1908 2 роки тому +4

    Masha Allah tabarakallah eng ismaaciil waxaad qabatay arrin tusaale ah oo aan weligeed duugoobin una noqanaysa dhalinta somaliland iyo guud ahaan dhalinta somaaliyeed khaasatan dhalin yaradda bariga somaliland oo aan amin sanayn in dhulka wax lagala soo bixi karo una haysta wakhti lumis xaqiiqdu waxay tahay lkn inuu tacabka dhabta ah ee dhamaanteen innagu filaan karaa inay tahay beerashada.

  • @mosesabraham5009
    @mosesabraham5009 2 роки тому +5

    Herare waa haldoorka umada wax kastoo wanaagsan tooshka ku ifi

  • @abdisamadbashir4086
    @abdisamadbashir4086 2 роки тому

    Masha Allah...Allah ha Barakeeyo

  • @fosiabarre3031
    @fosiabarre3031 2 роки тому +1

    Maasha alaah alle hakuu barakeeyo oo haku garab galo

  • @Zihaam011
    @Zihaam011 2 роки тому +3

    Mansha Allah Hambalyo
    Herari

  • @aziamohamuud9283
    @aziamohamuud9283 2 роки тому +1

    Masha allah 🥰 ilaahey hakuu barakeeyo

  • @cabdilaahiwarsameaaluwarsa8572

    Maashaa allaah 🌹 ♥ ❤ 💖

  • @ismalure-25
    @ismalure-25 2 роки тому +1

    Masha allah
    Beer qurux badan runtii

  • @omarjeylani9144
    @omarjeylani9144 2 роки тому +4

    MashaAllah TabarakaAllah may Allah bless his farm, am very proud of him n we should emulate or copy what he is doing, he doing tremendous job.

  • @taloiyotuusale3391
    @taloiyotuusale3391 2 роки тому +1

    Illahay ha barakeeyo inshallah asaga iyo kuwaa kale ee hamigaa leh inshallah walaahiy waan qiroday.

  • @haabiildtt3792
    @haabiildtt3792 2 роки тому

    Engineer ma Ogtay waa howlkar hal abuur dhab ah ee ma Ogtay 👏👏👏Dadaal wacan Eng ismacil

  • @cgllgc462
    @cgllgc462 2 роки тому +6

    Canbaha, seeytunka iyo Qudaarta kala duwan beerta waa loo bahanyahaye.

  • @khadiijacabdiraxman1308
    @khadiijacabdiraxman1308 2 роки тому +2

    Mashaa Allaah tabaarakalaa

  • @hodangafadi5042
    @hodangafadi5042 Рік тому

    That's my beautiful hometown

  • @wardamohamed4749
    @wardamohamed4749 2 роки тому

    Masha Allah tabarakalah Allow barke Oo horomari dalkyga Somaliland amiin

  • @youzufahmed2809
    @youzufahmed2809 2 роки тому +1

    Waa barnaamil aad u fiican, dowlada somaliland ayaa looga baahan yahay sidii loo dhiirigelin lahaa beeraha, shacabkuna waa inay bilabaan beero falashada way ka heli caawimo dowladee, Cbdisalan hereri waa wereiye aad u fiican oo diyaariya barnaamijyo waxtar leh, xag dowladeed iyo dhinacyo badan oo bulshada ah, khayr ban ku rajaynaya C/SLNOW

  • @oamaer
    @oamaer 2 роки тому

    Love it. Masha Allah

  • @zainabkhalif6683
    @zainabkhalif6683 2 роки тому +2

    masha allah waxan raba inan beraley noqdo mustaqbalka insha alah allah ha u barakeyo egr

  • @fahiimae7336
    @fahiimae7336 2 роки тому

    Masha Allah. Allah hakuu barakeeyo beertaada.

  • @Gobucks33
    @Gobucks33 2 роки тому +6

    Amazing . This farm is well designed.

  • @ahmediinielmi4225
    @ahmediinielmi4225 Рік тому

    Allah u barakeeyo beertiisa. Waa nin Soomaalinamada ku weyn tahay

  • @safamarwa3597
    @safamarwa3597 2 роки тому

    Maansha Allah waa wax farxadle

  • @mursaladan7025
    @mursaladan7025 2 роки тому +1

    Mash allah barnamij aad u wanagsan

  • @saadjac9131
    @saadjac9131 2 роки тому

    Baarikallaahu laka juhdaka

  • @abdialiahmed668
    @abdialiahmed668 2 роки тому

    Mansha allah waa barnaamij fcn

  • @abdirizakismail9952
    @abdirizakismail9952 2 роки тому +1

    cabdisalaan ilkihii ayuu hagaajiyey masha allah ha lays qurxiyo

    • @abdullahinoor1724
      @abdullahinoor1724 2 роки тому

      abdirizak ismail
      ishaad laraacday runtii,anigu warka unbaanba iska dhagaysanayeyba,
      Dee Turkiga ayuu tagey asagoo jooga anaaba daawadey oo ilko in la,ii hagaajiyo ayaan u imid dhahaya👏👌👍👈

  • @jablibaax
    @jablibaax 2 роки тому +4

    Beeralay-nimada wax #sacadmuuse lagu caayaba mala wada noqday 😄😄😄anagu mar horaan samaynay

    • @thiagotakaweyne6562
      @thiagotakaweyne6562 2 роки тому +1

      Jab libaxow sacad muse kaliya wax ma beran jirine ha isku dhejinina durba waxad beratan CM iyo berbera xata maso gadhe wax hadii laydinkula kaftamo lo’ba jirte 😂

    • @jablibaax
      @jablibaax 2 роки тому

      @@thiagotakaweyne6562 lodiina nalaga badi oo imika waa nalaga lo badan yahay inkastoo awalba sm wada dhaqan jirine jb oo kaliya dhaqan jireen beerahana anagaa nalagu yaqaanay oo nalagu caayi jiray oo gabayo badan naloogu tiriyey beeralaynimada ,hadase labadiiba waa nalagu haystaa 😂😂

    • @thiagotakaweyne6562
      @thiagotakaweyne6562 2 роки тому +1

      Qolyaha dhulkodu hawdka u badna wa run xoga xaga berashada % waa uga badnayden lkin SM laga lo’ badinaya weli isma odhan 😂 halawada cesho inta kaftnka lo’da iyo beraha uso samirtena mar hadii hada gacanta laydinla so geliyy hada jaran kartan

    • @moegreenback6854
      @moegreenback6854 2 роки тому +1

      Jab Libaax bari waxaa dalka yimid oday reer hawd ah oo HY oo qurbaha ku noolaa mudo dheer odaygii baa la soo degay qalabkii beeraha iyo iskurogo weyn qoladii reer bari way canaanteen oo waxaa lagu yidhi lacagta xoolo inaad galiso ayey ahayd habeen buu ka soo guuray Togdheer isaga oo cagacagaftiisi wata ayuu Gabiiley beer ka iibsaday dadkii deegaanku wey soo dhaweeyeen inan Jibriil Abokor ahna u dhiseen markaa halkaa waxbaa ka jira oo lagu kala ilbaxsan arrimaha qaar

    • @jablibaax
      @jablibaax 2 роки тому

      @@thiagotakaweyne6562 nio horta #sm wu nocyo badnyo qoloba dhaqn gara ledahay #jb iyo #CA ayaa loda dhqada waana beeralay #XA kana nux ismailka oo reer magala marka laga rebo inta kale geel bay dhqdan iyo adhi waana beeralay #UA waa beeralay #MK guna #guban bay dagaanoo waa geel jirayaal, markaa #sm beeralaynimada mooyee ita kale kama sina . Aidguse yad tahay inder 🤔

  • @dallahahmed6101
    @dallahahmed6101 2 роки тому

    Waad mahadsantahay mudane Hareeri, waa raaxo iyo farxad in ladaawado barnaamijyadaada, mudane ismacilna wuxu dadka iyo deganka uyahay hormuud ee hala garab istaago

  • @user-jo4uz7dy5y
    @user-jo4uz7dy5y 11 місяців тому

    Weriye sare c/salaan hereri mahadsanid

  • @jiilka5aad5g95
    @jiilka5aad5g95 2 роки тому +2

    Alle ha kuu barakeeyo wll.
    Wx fcn ayad beerty

  • @asiaahmed6801
    @asiaahmed6801 2 роки тому

    I love the farm
    Mashallah

  • @xamralive
    @xamralive 2 роки тому

    Maashaa Allaah wax Fiican baad Samayseen Beeraha waa waxa aan dadka Soomaaliyeed ku guubaabiyo

  • @tanyaisil4776
    @tanyaisil4776 2 роки тому +7

    Beautiful Somaliland. cucumber 🥒 😍

  • @sulaimanjama56
    @sulaimanjama56 2 роки тому

    Alle hakuu barakeeyo tacabkaaga

  • @abshirmohamed3527
    @abshirmohamed3527 2 роки тому

    Mashallah alaha business haubarakeyo

  • @cadilhamsa5552
    @cadilhamsa5552 2 роки тому +1

    Warjarehn mha smensa

  • @ramlayeesif952
    @ramlayeesif952 2 роки тому

    eng ismacil alle ha ku barakeeyo

  • @farhiyosharif8208
    @farhiyosharif8208 2 роки тому +8

    SOMALI XABADA YAANYADA ETHOPIA KA SUUGAYAN❗
    WAXSOOSARKA DALKA HA LA XOOJIYO.
    MURIQIINA MALO DHULKA MIDHO KU BEERTA

  • @husseinhirsi6700
    @husseinhirsi6700 Рік тому

    Maasha Allah

  • @iamproud7936
    @iamproud7936 2 роки тому

    Muwadinka Mashallah ilaahay haku barakeyo beerta wariye cabdisalaam na wuu mahadsanyahay

  • @siradtosane6680
    @siradtosane6680 2 роки тому +1

    Maasha Allaah warka faa'iideysta waxsoosaarka dalka wax wadan kale ka yimi haw hanqaltaagina waxa dalka ka soo go'ay ayaa la gata

  • @ubahdahraan4494
    @ubahdahraan4494 2 роки тому

    Ma Shaa Alaah barakalaah

  • @nimoaden2763
    @nimoaden2763 2 роки тому +2

    Maansha alla

  • @idiom122
    @idiom122 Рік тому

    Maasha allah

  • @alimohamedgoodir7801
    @alimohamedgoodir7801 2 роки тому

    Maasha Allah, Tabaarak Allah Eng Ismail, Ilaahay ha barakeeyo beerta. One time I ll try to visit you there In Sha Allah. Ali Tawil

  • @channelburcowelcomemypeopl7875
    @channelburcowelcomemypeopl7875 2 роки тому +1

    Haye haye Salman harerer

  • @hassanwarso3764
    @hassanwarso3764 2 роки тому +1

    Mash Allah

  • @guyhasnoname314
    @guyhasnoname314 Рік тому

    Wadankeena Somalia waa hodan ma ogtahay 😊

  • @naasirkhadar8370
    @naasirkhadar8370 2 роки тому

    Allah Ha u barakeeyo

  • @sakariye4279
    @sakariye4279 2 роки тому +1

    Masha allah

  • @amalidiris9641
    @amalidiris9641 2 роки тому

    Masha Allah,nin Raga.waxa so badanaya dadka wadankenu ubahanyahay.ilahaw aqliga dadkenu leyahay ilohaw wadanka kuso celi...

  • @positivePulse835
    @positivePulse835 2 роки тому

    Wariye haaaye haaye iyo engineer ma ogtahay🤣🤣 aad ayad uu mahadsantihi😍😍😍

  • @arrafaadhassanmayay4967
    @arrafaadhassanmayay4967 2 роки тому +1

    Maànsha allh

  • @cawkelegacy7799
    @cawkelegacy7799 2 роки тому

    Manshaallah

  • @ameeradagan5534
    @ameeradagan5534 2 роки тому +1

    Wlhi parnamij Aanu Aad ugu xiisnay

  • @muxammedxasanmmm6064
    @muxammedxasanmmm6064 2 роки тому +1

    masha allah

  • @mosesabraham5009
    @mosesabraham5009 2 роки тому +1

    Shaqo wacan