Hereri Iyo Jabuuti Qaybtii 3aad-Beeraha Casaamo

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 4 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 158

  • @husseinabukar7723
    @husseinabukar7723 2 роки тому +18

    Maasha allah barnaamishkaan waxaan ka bartay 2 cashar oo aad muhiim u ah
    1- waxaan ka bartay in dhulku biyo uun u baahanyahy si wax loogu beero
    2- waxaan ka bartay reer jabuuti in ay yihiin dad isjecel iskuna qira guusha iyo libinta
    Barnaamishka bilowgisa waxan dawanaya dad badan oo aad u amaamayay halyeyga indhaha ukala furay runti waana wax aad uga horeysaan Somalda kale
    Guulesta reer jabuuti❤️❤️💯

  • @soumeyamahamoud479
    @soumeyamahamoud479 2 роки тому +7

    Qash Bash Allaha ku xafido wlhii Astaan Qaran baa tahay adeer🇩🇯💎🇩🇯 waaya arag dalmar ayaa tahay dhulkiisi xirfad ku soo kordhiyay🇩🇯🇩🇯🇩🇯👏👌👊🏽 bilad sharaf baad mutaysatay👑

  • @muusesiciidmulaax5767
    @muusesiciidmulaax5767 2 роки тому +17

    Qaash baash waa nin qalbi wanaagsan! Saynis yahanka Soomaaliyeed baan u gu yeedhay annigu!

  • @abdiharman7451
    @abdiharman7451 2 роки тому +18

    SHACABKA JABUUTI WALAALAYAAL HORUMAR IYO BARWAAQO IYO XASILOONI KU WAARA SOOMAALI HORMUUD AYAAD U TIHIIN.

  • @Adam-rg2gt
    @Adam-rg2gt 2 роки тому +7

    Maasha Allah, haweenka Soomaaliyeed meel ay joogaanba Allaha cimri,caafimaad iyo siiyo. Weli ma hayno, siyaasi Soomaaliyeed oo madaxweyne noqday oo inta ay tuuladaasi qabatay qabtay.
    Madeaxdeena iyo siyaasiinteena Allha soo hadeeyo. Dariiqa toosan Allaha tuso.

  • @yusufmohamed9868
    @yusufmohamed9868 2 роки тому +12

    Masha Allah. Walaalaha reer Jabuuti. Waa dad waa caqli iyo wax soo saar badan oo ku dayasha mudan

  • @abdirahmanfaarah3912
    @abdirahmanfaarah3912 2 роки тому +14

    Maasha allah mahadsanid in badan barnaamij qiimo badan wariye sare cabdisalam hareri ilaahay ha ku xafido

  • @soumeyamahamoud479
    @soumeyamahamoud479 2 роки тому +7

    MashaAllah tabarakaAllah Dadkaygu waa dad Hawlkar ah oh muruqooga maala yaa Salaam congratulation reer Assamo halkaa ka sii wada Djibouti waa iskufilansho in ay gaadho🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯

    • @zackvaandhe090
      @zackvaandhe090 2 роки тому +1

      reer japtuti hor mar wacan somlia ha noolato somali meel kasto jogto hor mar u rajayna from
      las anod malin idin iman dona reer japuti
      ❤️🐎

  • @khadarabdirahmanyacquub5620
    @khadarabdirahmanyacquub5620 2 роки тому +5

    Mansha Allah, Gash-Bash....waa oday soomaaliyeed oo aad iyo aad u xusuus wanaagsan, waan salaamayaa adeer daahir iyo dhamaan Reer Asamo iyo reer Ali Sabieh.

  • @housseinchinemohamed6990
    @housseinchinemohamed6990 2 роки тому +6

    machallah Haweenka reer Jabuuti waa dad aad u tartan badan oo caqli badan

  • @investigatelogically3894
    @investigatelogically3894 2 роки тому +8

    “Waxeey iila arkeen in dadka waxba loosheegin, wax xunlee latuso”
    Gach Bach

  • @adenali6381
    @adenali6381 2 роки тому +18

    Qeys qeysar keep going he’s legend Asaga so bandigay marku hore vlog magaladan

    • @MoustaphaBenchideh
      @MoustaphaBenchideh 2 роки тому +3

      Adiga ayuu kuu soo bandhigay ... ee waxaad ogaataa inay odaygan edaacado waa-weyn oo reer Galbeed iyo Carab ah horey u waraysteen. Casaamo-na cid walba wey garaneysaa.

    • @daahiradanhersi595
      @daahiradanhersi595 2 роки тому

      Video gan waxaa la duubay 4 sano ka hor qays wuxuu tegay dhawaan

  • @safiyacumar3771
    @safiyacumar3771 2 роки тому +8

    Ilaahay sadaqojaariya hawga dhigoo tusaale fiican buu noqday ninkani

  • @mariamibrahim7592
    @mariamibrahim7592 2 роки тому +5

    Waouh waouh waouh mon Djibouti d'amour machaallah Barakallahoufik 💯 ❤️❤️❤️❤️❤️🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @galanne-ey2015
    @galanne-ey2015 9 місяців тому +1

    Merci beaucoup Hereri.A
    Pour ce magnifique reportage de ma région
    "Ali-Sabieh "❤
    Je suis fan de tous tes reportages depuis
    Et ça vaut le détour

  • @sharmakesharif9583
    @sharmakesharif9583 2 роки тому +5

    Abdisalaan hereri aad ayaan kaaga mahadcelinayaa barnaamijkaan quruxda badan maansha Allah

  • @safiyacumar3771
    @safiyacumar3771 2 роки тому +5

    Maansha alaah waa gabadh aqoon leh waa run caruurtu waxay u baahan yahiin miyi ga inay arkaan

  • @cabdiimn6510
    @cabdiimn6510 2 роки тому +2

    Waa sax adeer jamacad ayaad kaso baxday..aniga xitaa waan kafa iday. Cumri dheer iyo caafimaad allha kusiiya insha allah

  • @mohamedhersi1709
    @mohamedhersi1709 2 роки тому +2

    ilahow shacabka walalaheen reer jabuuti ka dhig barwaaqo aamiin yarabi

  • @djounedhoussein2842
    @djounedhoussein2842 2 роки тому +5

    Assamo c ma ville natale c est un vllage agréable .merci haarari votre visite.

    • @hornafrica7796
      @hornafrica7796 2 роки тому

      comment contacter la dame au debut de la video ?

  • @saadabogoreh8219
    @saadabogoreh8219 2 роки тому +4

    Hambalyo iyad moudaytay gabadhan way akhli badantahay wayo si hakha bay uu hadashay waa faridad nin yiddhahda oo kahadla ninki macalinkogaha
    Ee khibrada keenay way kuu yaryihin jazakallah khairan
    Alle ani barakayo kudrada calocha dhoulkeyna kuu jirtah
    Dowlaaduno waa inay is garabtagto dadkaa dadalaya wah soossarka kuu dadalaya allah ibarak

  • @ahmedmumin2403
    @ahmedmumin2403 2 роки тому +2

    Maaasha allah. Tabloitkaa i geeyay hindiya. Live it!

  • @audijooyjoy7976
    @audijooyjoy7976 2 роки тому +4

    Beeraha Xooga hala saaro si isku filnaasho xaga cunada ah loo gaaro insha allah.

  • @daahiradanhersi595
    @daahiradanhersi595 2 роки тому +2

    Waa mawduuc wax tar leh oo faaiido uleh dadka soomaaliyeed ee degan dhulka balaadhan ee udhexeeya koonfur kaymaha Mombasa ilaa iyo badweynta hindya korlooraaco ilaa laga gaadhayo koordufaar markaad galbeedkana uraacdid we aad r gaadhid golf ka berbera eed kasii dhaqaaqdid illaa laga gaadhayo gacanka tojoro ilaa galbeedka site
    Mashaa allaah soomaaliyeey hadhayalsanina luqada somaaliga ee aad koonfur ugasoo noqotid eed kasoo gaadhaysid biloowga webiga shabeele iyo juba eed kusoo gaadhaysid webiga daawad illaa mooyaale aad kusoo noqotid bariga soona gaadhid badweyn tii hindia iyo xaruntii umada soomaaliyeed ee xamar ilaa inta udhexaysa dadka soomaaliyeed ee degani waxaad tidhaahdaa alxamdu lilaah oo hal luqad kuwada hadla waa illaahay mahadii nimcadaa buu illaahay idinsiiyey ku xamdi naqa wabilaahi tawfiiq

  • @mohamedbarre1810
    @mohamedbarre1810 2 роки тому +4

    Alxamdulillah waa anigaa ku dhargee dhex jooga masha allah waa kalimad cajiib ah

  • @mohamedosman3368
    @mohamedosman3368 2 роки тому +3

    Masha Allah cabdi salan hereri waa wariyaha qudhee umadda somali wax wax tar ah usoo gudbiya. Dahir qaashabaashna waxtarkaa dadka anfacay ee uu layimidna Allah xasanaad kasiiyo.Cimiri dherer, cafimaad iyo cibaada suubana Allah ugu deeqo. Ree casamo waa inaad qaashbash xusuus qor usamaysaan. Insha Allah inaan soobooqdo casamana Allah igu simo amiin amiin.

  • @abdijabaromar1979
    @abdijabaromar1979 2 роки тому +1

    Ma sha Allah casajoog ! Reer Cassamo nowlada.
    Qaash bash waa legend!

  • @Ahmad17056
    @Ahmad17056 2 роки тому +4

    Seytuun waaka magaalada sheekh yaala

  • @mohamedfarah189
    @mohamedfarah189 2 роки тому +5

    Waynu horomarinaynaa insha allah mardhow
    Djibouti oodhan baan cagaar ka dhigaynaa
    Cilmiga beeruhu waa cilmi aad iyo aad qaali u ah
    Dawlad walba oo horomartay waxay ku horomartay oo kow ka ah waa beeraha,
    Markaa waa in aanan dhayalsanin beerahay oo ku dadaalnaa sidaan isku filnaasho u gaadhi lahayn.
    🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯❤

  • @ahmedcade5139
    @ahmedcade5139 2 роки тому +1

    Waa nin indheer garad ah ilahay ha dhowro reer ceersaamo horumar wacan.

  • @shambalafe300
    @shambalafe300 2 роки тому +7

    Caasama 20000kun oo beeraha ah allaah ka yeelo inkasi bdan 🍓🍓🍓🍓🍓🍓🍓🍉🍉🍉🍉🍏🍏🍏🍆🍆🍆🍆🍆🥒🥒🥒🥒🥬🥬🥬🥦🥦🥦🥦🧄🧄🧄🧄🌽🌽🌽🌽🌽🥫🥫🥫🥫🧊🧊🧊🧊🧊🍊🍊🍊🍈🍈🍈🍑🍑🍑🍒🍒🍌🍌🍌🍍🍍🍍🍇🍇🍇🍇🍇🌶🌶🌶🌶🍞🍞🍞🍞🍞🍗🍗🍗🍗🍗🍆🍆🍆🍆

  • @lechimiste3547
    @lechimiste3547 2 роки тому +4

    Casaamo wa tagtay ❤️❤️❤️🇩🇯🇩🇯🔥🔥🔥

  • @thegunner971
    @thegunner971 2 роки тому +8

    Mar wanso booqon doona cassamma from mudug. Insha allah

    • @djounedhoussein2842
      @djounedhoussein2842 2 роки тому +2

      No imo inaaderkaya wa dhul somaaliyeed.wa dhulkaagi hoyo

    • @thegunner971
      @thegunner971 2 роки тому

      @@djounedhoussein2842
      Insha allah my brother

  • @mawlemagan
    @mawlemagan 2 роки тому +2

    Dhab ahaan Daahir waa dadaalay. Alle ajri iyo xasanaad haka siiyo. Wuxuu badelay bulshadii deegaankaan oo idil.

  • @ahmedyuusuf2168
    @ahmedyuusuf2168 2 роки тому +5

    Dhoofku waa jamacad
    Waa runtii
    Nin tahriibay ayaa og taas.
    France nin jooga og

  • @saadabogoreh8219
    @saadabogoreh8219 2 роки тому +2

    Gach bach bilad bou moutaystay dhul dhintay iyo soo noleyey barakallah fiik

  • @mohamedabdillahiabdoullati9351
    @mohamedabdillahiabdoullati9351 2 роки тому +4

    MashaAllah Daher, Fathia et Abdillahi. vous portez le symbole de la réussite et de la fierté. félicitations

  • @abdirisaqcawadabdallesamat600
    @abdirisaqcawadabdallesamat600 2 роки тому +3

    Waa shaqsi ku dayasho mudan
    Djibouti waa in ay ku darta Liska halyeeyada qaranka waayo nin bedelay ummad dhan waa qof nooleeyay qaranka
    Dhamman ummada somaliyeedna waxaa uu yahay Halyeey ay ku faanan kuna daydan

  • @abdourahmanomar9388
    @abdourahmanomar9388 2 роки тому +2

    Macha allah.
    Mon pays tout le monde doit croire à son pays

  • @scudoenergo3762
    @scudoenergo3762 Рік тому

    Salam alequn …Bruno 🇮🇹 S.N.A.I. Giowar (Benadir) 🇸🇴 asanto libah

  • @drmohamudahmed9708
    @drmohamudahmed9708 2 роки тому +1

    Odaygaas marku yri qubuurihi umudurmaan khardoum iyo qadaarif ban so mary 70aadkii ban u qiray in uu legend yhy

    • @naxarxandule3170
      @naxarxandule3170 2 роки тому

      Soomaalidii horay waxee ahaayeen dad libaaxyada la lagdama ,aanan waxba ka cabsanin , hadana xishuuda iyo anshax leh

  • @shucaybwarsame7415
    @shucaybwarsame7415 2 роки тому +4

    Qays Qayser Baa Hore barnaamij uga QabtaY magaaladan
    Waa Magaalo Cajiiba .....

  • @ismailyusuf6375
    @ismailyusuf6375 3 місяці тому

    Haday reer somaliland ahaan lahaayeen mid kastaa anaa bilaabay buu odhan lahaa. Reer jabuuti waxbay isu qirayaan masha allah.

  • @ibrahimabdi907
    @ibrahimabdi907 2 роки тому +2

    Khash bash ayuu utagay sida uu usocday shaqa wanaagsan ayuu hayaa

  • @aminaabdi5878
    @aminaabdi5878 2 роки тому +6

    Wauw 🤩 mansh Allah . Du respect ✊ .une telt creativite top en bravo 👏

  • @shambalafe300
    @shambalafe300 2 роки тому +3

    Afhaayeen iga dheh allaha barakeeyo gabadha af fahaanka ah

  • @Qeybdiid25
    @Qeybdiid25 2 роки тому +5

    Afkaaga saytun lagu qabey.kķkk

  • @ugaasduceysane4442
    @ugaasduceysane4442 2 роки тому +1

    Ana waxaan degantahay Kenya County kiyambu waan salsmaya adeer Mohamed igu salaam

  • @waberihoussein5688
    @waberihoussein5688 2 роки тому +5

    Mashallah GASH BASH est un homme exemplaire

  • @ramadaanshop7405
    @ramadaanshop7405 2 роки тому +1

    Aad iyo aad ayaan kaa ga mahad celinayaa cabdi salaan hareeri sidaad ugu adeegeysid umada soomaliyeed tu seysidne sida dalkeedu hodan uyahay

  • @saidali7233
    @saidali7233 2 роки тому +3

    Maasha allah waa nin waaya arag ah qash bash

    • @saidali7233
      @saidali7233 2 роки тому

      Weriye hareri dal mar shanta qaaradood barnaamijyo tayo leh keep going brother

  • @sucdisafi3692
    @sucdisafi3692 2 роки тому +1

    Mash’s alah walalha rer jabuuti dad maskax fiican wye

  • @haajiladane6501
    @haajiladane6501 2 роки тому +2

    Masha Allah beeraha hala fasho runtii waa horu mar Wayn ay Casamo gadhay

  • @boqorkareerboore1387
    @boqorkareerboore1387 2 роки тому +1

    Masha allah reer jabuti gaar ahan casamo waa tusaale somali ay kaga dayan karto casamo waa dad an heysanin wabiyo sido kale waa buuro dhagaxan ah wa meel kulul hdane anan is dhibin halka somaliya ledahay wabiyo beero kumanan km hdane abaar ay caruur badan iyo walidoonta kaga dhintan
    markad siyasad ku mashqulsan tihiin dadna horumar iyo waxwada qabsi ayey ku mashqulsan yihin bal waakase wax kadheefa somaliyeed 30 sano dagaal ku jirnay waxow yahay waanso aragnay bal an so tijabino nabad iyo horumar

  • @ahmedyuusuf2168
    @ahmedyuusuf2168 2 роки тому +2

    BEERAHU WAA MIHIIM .
    HADII LA HELO DOWLAD.
    IYO DAD DADAALAYA BIYIHINA WAA MIHIIM

  • @samatarkayad9982
    @samatarkayad9982 2 роки тому +12

    Machallaah.
    Gach bach est un visionnaire pour la région Ali sabieh.qui mérite, que les assajog et tout les Djiboutiens ,puissent lui emboîter le pas.

  • @mctech9639
    @mctech9639 2 роки тому +3

    Shinbiraha iyo jiirka si looga hortago waxaad dhaqataan. Gorgorka iyo shinbirka loo yaqaan guumesta.

  • @saadabogoreh8219
    @saadabogoreh8219 2 роки тому +1

    Haye Haye Haye yes yes yes oui oui oui Herery welcome djibouti

    • @imanhusseinali5005
      @imanhusseinali5005 2 роки тому

      Haye iyo yes wanba garte oui maxu aha hh

    • @saadabogoreh8219
      @saadabogoreh8219 2 роки тому +1

      Yes sidad uu garatay oui oui n'a uu garoo

    • @imanhusseinali5005
      @imanhusseinali5005 2 роки тому

      @@saadabogoreh8219 from Ethiopia miya ka imaty marky wax farxad leh la kulman ayay dahan oui oui 😂😂

  • @samadoonecali
    @samadoonecali 2 роки тому +1

    Waaya-aragnimada waxa ka mid ah tan uu oday Qaash-Baash kaga soo waaya-arkay adduunka kale. Meel kasta oo uu soo maray waxa uu ka aaminay Deegaanka Casaamo.

  • @-springli_animates-6596
    @-springli_animates-6596 2 роки тому +2

    Wlhi wa fariid dad ku leh bacac adhiiga

  • @sharmakesharif9583
    @sharmakesharif9583 2 роки тому +2

    Maansha Allah ninkaan taariikhdiisa in buug laga qoro weeye

  • @NasirAli-vn3xw
    @NasirAli-vn3xw 2 роки тому +1

    Machallah Djibouti horomar

  • @housseinchinemohamed6990
    @housseinchinemohamed6990 2 роки тому +2

    Reer Jabuuti waa dad maskax furan oo awood u leh la qabsato xaalad kasta

  • @maxamednouh137
    @maxamednouh137 Рік тому +1

    Hereri 🎩👍👍👍👍👍👍👍

  • @mariamdegan8961
    @mariamdegan8961 2 роки тому +2

    Masha allah tabarakalah horow mar wacan casaamo🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🍃🍃🍃🍃🍃🍃🍃🌻🌻🌻🌻🌻

  • @maxamednouh137
    @maxamednouh137 Рік тому +1

    Hereri salaantii muslimka kugu salaamay ..ascwrwb ind

  • @HamzaSalay-r3f
    @HamzaSalay-r3f 11 місяців тому

    ❤mansha allh wllhi waa dadnimo hankaygiba waa badaleen dumarkani Elle haxiftiyee

  • @ibrahimhassan2023
    @ibrahimhassan2023 2 роки тому +1

    Kkkkk fadhanfadh bay wax ka qorayaan buu yidhi qaashbaash walaahi mar waan qoslayay marna ilma ayaa iga qubanaysay intaan daawanayay program kan

  • @queenafrica8219
    @queenafrica8219 2 роки тому +1

    Very interested 👌 story 👏 😍 ❤️

  • @LovelyFai
    @LovelyFai Рік тому

    AllahumaBarikk , May Allah rewards them #Alisabieh #ASSAMO

  • @aliidle8752
    @aliidle8752 2 роки тому +2

    mashaAllah manta ayaan jogay waa qurux badan

  • @shambalafe300
    @shambalafe300 2 роки тому +3

    Qaash Darmaar weeyin odayga khayre allaaha siyee

  • @blessingchanne1866
    @blessingchanne1866 2 роки тому +2

    Somali wa dad fcn lkn an dowlad lahayn

  • @ibrahimhassan2023
    @ibrahimhassan2023 2 роки тому +1

    Ninkan qaash baash waa herro weliba waa ninka reer jabuuti ugu soomaalisan Xabad French ah kumuu hadal intuu abdisalaan ugu waramayay

  • @robleroble8856
    @robleroble8856 2 роки тому +1

    Riyaad waa sariimad wayn oo djibuuti kutaala

  • @nim0abbaas643
    @nim0abbaas643 2 роки тому +2

    Mashaa ALAAH ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @haaruunaxmed2038
    @haaruunaxmed2038 2 роки тому +1

    Masha Allah

  • @abdiomar7315
    @abdiomar7315 2 роки тому +7

    Jabuuti dawlad ma leh lakin shacab fiican oo aad u dagan ayaa ku nool

    • @Amen.ahmed1
      @Amen.ahmed1 2 роки тому +4

      Walaahi waa runtaa, mar kasta waa idhaah . Djibouti waa dal bilaa dowlad ah balse dad wax tar leh hayata. everything Djibouti ay qabsato shacabkaa qabsada.

    • @blessingchanne1866
      @blessingchanne1866 2 роки тому +2

      Somali Daan ayay dowlad laan kajirta

    • @امأحمدبنتأحمد-ص4ي
      @امأحمدبنتأحمد-ص4ي 2 роки тому +1

      لا اله الا اللهmeel milaa dawladha haadu jiiro aduunka runtii wa Somalie.

    • @SuperAbdul0000
      @SuperAbdul0000 2 роки тому

      Xaqirada joojiya,dowlad ayaa jirta hadii kale waxba lama berteen nabadna laguma jogeen

    • @Amen.ahmed1
      @Amen.ahmed1 2 роки тому +1

      @@SuperAbdul0000 bro dawlad wax la yidhaa Djibouti kama jirto, dadkaa is wada

  • @NimoAden-t8i
    @NimoAden-t8i 5 місяців тому

    Waa gabadh karti badan masha alla alla ha kuu siyaadiyo

  • @abshirmohamed3527
    @abshirmohamed3527 2 роки тому +1

    Mashallah

  • @xasanmukhtarmaxamed8970
    @xasanmukhtarmaxamed8970 2 роки тому

    Asc Cabdi salaan waxaan uhaynaa ceel biyood damanad leh rer cali sabiix ama casaamo soo dhawaada damanadbuu leeyahay qimahiisuna waaa macquul

  • @engosmanabdilahiali5056
    @engosmanabdilahiali5056 2 роки тому

    Eng.osman abdillahi ali
    Alla magane maxay horumar ka gaadheen xagga farsamooyinka casriga. Wershadda una baahna, wershadda waxa badan uumbay ku tareysaa.

  • @momedkadir4504
    @momedkadir4504 2 роки тому

    Bash page reer caasamo

  • @guledmaxamed2529
    @guledmaxamed2529 2 роки тому +1

    Maashalah

  • @mahamoudhassan2012
    @mahamoudhassan2012 2 роки тому

    MachAllah horey u soco Assamo.

  • @-springli_animates-6596
    @-springli_animates-6596 2 роки тому +3

    Papayga 15€ aya la iga siya hadan heloo ba wuxu is ficanyahy dadka sonkorta qaaba

  • @aqoontaadakobci7703
    @aqoontaadakobci7703 2 роки тому +3

    Dadka jabuuti waa dad cajiib ah luqadii soomaliga oo saxdaa bay ku hadli intee somaali sheeganysa baa hadana luqad kale ki hadlaya

  • @onebyoneistwo9190
    @onebyoneistwo9190 Рік тому +1

    To all people from jabuti’ why do y’all still speak the language of the people who slaved u?
    Luuqadiina maad kuhadadhaan’ luuqada dakii idin gumaystay iska daaya!

  • @istahilabdi2722
    @istahilabdi2722 Рік тому

    Masha allh ❤

  • @geedi1132
    @geedi1132 6 місяців тому

    Hadii nin kasta oo wax barta uu deegaankii uu ka yimaaday ku laabto sidaan oo kale buu u badali karaa dadkiisa.

  • @shambalafe300
    @shambalafe300 2 роки тому +1

    Mash allaaha inta ha igasi baadiyaan beeraha iga lagu sabuul baxa

  • @missjano8249
    @missjano8249 2 роки тому

    Mashallah dhulka beera

  • @haaruunaxmed2038
    @haaruunaxmed2038 2 роки тому

    Universal qays qaysar beg copy tarte kuwaddaa

  • @abdiazizmohamedkher5887
    @abdiazizmohamedkher5887 2 роки тому +1

    English kana maa faculty jamaacadaha japouti lagaga qalanjebiyaa French ga ayaan layaabanene mise wuxuu ujeeda inuu luuqada English ka wax kubartay

    • @abdi......399
      @abdi......399 2 роки тому +1

      Haaaah sxb English waa faculty ladhigto hadda Ethiopia baan anigu jooga
      jaamacadaheedana waa lagu dhigtaa.

  • @ififaaloraaxo3863
    @ififaaloraaxo3863 2 роки тому

    Inantani wacanaa

  • @mahadmahamoud5261
    @mahadmahamoud5261 2 роки тому

    Maansha Allaah

  • @ashaabdullahi4659
    @ashaabdullahi4659 2 роки тому

    Mansha alaah

  • @shukrihaji6958
    @shukrihaji6958 2 роки тому

    Mansha llah talabo ku dayo sha mudan

  • @abdullahiadan7111
    @abdullahiadan7111 2 роки тому

    masha allah

  • @hadrahadraibrahim4356
    @hadrahadraibrahim4356 2 роки тому

    Waa dharka ciyaalka huudheedhlka quushqaash