Hereri-Qurbajoogta iyo Beeraha Qaybtii 2AAD

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 3 вер 2021

КОМЕНТАРІ • 218

  • @cabdicabdilaahi2042
    @cabdicabdilaahi2042 2 роки тому +9

    Waan jecelahay nolosha noocan ah Allah ha ii rumeeyo muddo yar kadib 💋🤲❤️❤️

  • @bilesanwatv4174
    @bilesanwatv4174 2 роки тому +19

    This guy is living the life I’m going to live in sha Allah. Another level good job uncle 🙏🙏🙏

    • @abdullahiyusuf4543
      @abdullahiyusuf4543 2 роки тому

      I hope you will Success
      Boy if you have enough money & Activity

  • @AliAli-do5mg
    @AliAli-do5mg 2 роки тому +20

    Abdisalan Hereri mar labaadka aad timaaddo Burco, marti ii noqo, aniga iyo Beertayda.
    Cisman na Guul badan ayaan u rajaynayaa Maasha’allaah.

  • @namiin3034
    @namiin3034 2 роки тому +20

    MashaAllah This is the life😍, I pray we all see the beauty and potential of our land and leave the gaalo's behind, this one is ours,

  • @user-jo4uz7dy5y
    @user-jo4uz7dy5y 11 місяців тому +1

    Muqaal aad u qurux badan qurbaawi weyn oo runta qurbaha og meel aadan hurayn horaa loo tagaa, dhulkaaga wax ka fiican ma leh masha'Allah, hereri weriye sare barnaamij yaan oo kale aad ayaan u jeclahay. ❤

  • @cabdirshidmhmedhagi9365
    @cabdirshidmhmedhagi9365 2 роки тому +7

    Mncha Allah cismaan Great man wallee Ragedii
    Nolosha in beero lasameysto Waa tacabka keliyee midha dhal iyo faiido leh
    Ninkii Qurbe soo arkey xoriyadan iyo nabadana ku sugan Ayuunba fahmikara

  • @munirkh
    @munirkh 2 роки тому +13

    Maanshalaah waa video qurux badan iyo beer barakeysan, ninkaasi waa xariif weyn oo fahmey Somaliland iyo beeraha.

  • @awshan571
    @awshan571 2 роки тому +5

    Raggeedii waa nin waayo arraga Cisman alle cimriga ha u barakeeyo.💯❤️✅🙏

  • @hawomahamoud2498
    @hawomahamoud2498 2 роки тому +22

    Manshallah this is my dream life I hope it’s comes true one day

  • @muhiyodinahmed6983
    @muhiyodinahmed6983 2 роки тому +14

    Ilaahaw ana ii rumee riyadeyda Aamiin
    Herari iyo cismaan Legends

  • @awshan571
    @awshan571 2 роки тому +4

    Wallahay nolol badhaadhe ah ayuu ku jiraa mansha allaah, nolol aad u macaan , qofka garanaya uunba garanaya 💯❤️🙏

  • @hassanahmed898
    @hassanahmed898 2 роки тому +5

    Waxaan ka yaabay reerka sacad muuse waa reer ilbaxnimadoodu aad u fogtahay, bal fiiri odaygaasi noloshuu samaystay masha allah

    • @xaqudirir244
      @xaqudirir244 2 роки тому +2

      Waar dadbadan oo reer Somaliland ah oo dabada kasoo noday ayaa sidaas u nool ee adigu maxaad haysaa

  • @cabdicaziizwiilkacabdicazi7937
    @cabdicaziizwiilkacabdicazi7937 2 роки тому +12

    run,ahaanti Waa Nolol Aad u,qurux badan m.a 🥰🌹♥️

  • @ibrahimhassan2023
    @ibrahimhassan2023 2 роки тому +6

    Maasha allah Cisman allah ha barakeeyo waa nin rageed kalsooni badan iyo niyad samaan baa ka muuqata ha la dhiiri geliyo muwaadiniinta raba inay dalkooda maalgashadaan

  • @isaxaaqclrashiid7719
    @isaxaaqclrashiid7719 2 роки тому +6

    Waa hab-nololeed sharaf iyo karaamol leh nolosha beeralaydu waa caajib wllaahi

  • @soobax7544
    @soobax7544 2 роки тому +6

    very simple life. that how farming should be. Good job!

  • @tanyaisil4776
    @tanyaisil4776 2 роки тому +7

    Salute from Hargeisa A. Herere legend 🙌

  • @alimohamed9107
    @alimohamed9107 2 роки тому +16

    The western countries the people who are seams to they have one common they are living the countryside ama miyiga. It's great idea that diaspora investing them country and show how is our country rich is so the next generation will beginning to see how rich is our country is my advice. Biyo sacabada loo gaga dhargaa

    • @mataanciiideed4046
      @mataanciiideed4046 2 роки тому

      alaw way kuu bilaamanthy lkn af somali leedahy ninkale shaarkii laguma xaragoodo

  • @restfulmeditations392
    @restfulmeditations392 2 роки тому +4

    Odaygani legend wayye wlhi big respect

  • @cgllgc462
    @cgllgc462 2 роки тому +7

    Masha allah, waa in xooga la sara beeraha iyo wax soo saarka si aan u gaarno isku fil naasho xaga cuntada.!!!

  • @tiaismail7134
    @tiaismail7134 2 роки тому +13

    Love you abtiyo cisman ❤️

    • @nimcanozil2291
      @nimcanozil2291 2 роки тому

      💞

    • @fixpro7168
      @fixpro7168 2 роки тому

      😍😍

    • @Jiggalo252
      @Jiggalo252 2 роки тому

      Does he need volunteers?..send me his contacts if you can. I will back home soon iA, and I would love gain some of his knowledge.

  • @axmedjaamac752
    @axmedjaamac752 2 роки тому +4

    Maasha,aallah this is beautifull farm🌱

  • @aliabdisalan139
    @aliabdisalan139 2 роки тому +2

    MAASHA,ALAAH WAA ARIN WANAAGSAN WAANA UGU HAMBALYAYNAYAA QURBA JOOGTA MAALGALISAY GAYIGA SOOMALIYEED MUDANE MAHADSANID

  • @guledfaisalali9388
    @guledfaisalali9388 2 роки тому +1

    Maansha allaah ideygani Osman waa mucjiso adeero Alle Cimriga ha kuu dheereyo iyo caafimaad ka ba

  • @abdullahiyusuf4543
    @abdullahiyusuf4543 2 роки тому +3

    My Cousin Osman Haji nour
    Had done a nice and Very Hard job.
    But he Needs Many Water & Pumps from the Agriculture Ministry if possible To Success.

    • @camelcamel6495
      @camelcamel6495 2 роки тому

      SC. Is he the brother of Mustafe xaaji Nuur, the BBC and SNM veteren?

  • @sakariyezhabeel7275
    @sakariyezhabeel7275 2 роки тому +1

    Mansha allah muuqaal aad uqurux badan waana dhiirigalin muuqaalkani ❤

  • @axmednajax9577
    @axmednajax9577 2 роки тому +2

    Mansha allah waa oday waayara araga waana loobahan yahay in sida odaygan in markaa yurub ama america laga soo shaqaysto in dalka la maalgashado waayo lama huraan waa caws jilaal dalku inaga ayuu inoo bahaan yahay wanaan ku dhirigalinaya wanan ku faraxsan nahay wanaan ku haminaya insha allah ana markaan wax soo tabco inaan wadanki ka samaysto beer noocas oo kala

  • @anisaahmed7753
    @anisaahmed7753 2 роки тому +2

    Well done Osman.

  • @muhiyadiinmohammed9811
    @muhiyadiinmohammed9811 2 роки тому +2

    Masha allah alle ku barakeyo Isku dabeecad ayaa nahay

  • @kamamoores3138
    @kamamoores3138 2 роки тому +1

    Dhulgaaga hooyo waa lama huran.war somali qurbe joogow ha ilaawinina dhulkiina.dhul aadan laheen oo cunsirad taalo iyo uqtad guugu beeranta ka kaalaya oo caruurtiina aaya tiinkooda ka fikira. Hareeri well done bro like always. Cismana waa ku mahad san yahay.

  • @AhmedMohamed-qf9zh
    @AhmedMohamed-qf9zh 2 роки тому +2

    Ta ugu muhiimsan aad dareemaysaa waa xoriyada iyo hawada.

  • @samadoonecali
    @samadoonecali 2 роки тому +1

    "Beertaadu amma fadhi ha kuugu muuqato amma sarajoog ha kuugu muuqato" waa murti cajiib.

  • @nasirnaska3533
    @nasirnaska3533 2 роки тому +3

    Wariye Abdisalaan Hereri Muu Helin camera man kii sii waxay ahayd xataa in dron elagu duubo barnaamijkan oo waliba
    4K Laga soo dhigo waayo dunidu waxay u guuraysaa 4K Idinkuna 2021 ayaad 720 muuqaal ah soo dhigaysaan
    bartan labaatan sano ka dib waxa dhici doonta in wax ba laga arki waayo muuqalka

  • @daacadyare396
    @daacadyare396 2 роки тому

    Masha Allah wale talo kuma dhaafin. waa sidaan jeclahay mustaqbalka markii aan dalkeyga ku laabto hadii Alle idmo

  • @sangemohammed2057
    @sangemohammed2057 2 роки тому +8

    45 sano ayaa qurbo lagu naala , naaga cadna waa laga soo guursaday ugu dambayna miyi baa buul yar laga samaystay misaa baradhana la iska beertay
    War ninkan waa iga yaabiyay walhi 🤭🤭

  • @metoo2621
    @metoo2621 2 роки тому +5

    5star kkk odygu waa qosol

  • @hudayfisalah9886
    @hudayfisalah9886 Рік тому

    Nolol cajiib ah ayuu ku jira cisman alle ha u siiyadiyo

  • @kaltuunroble4163
    @kaltuunroble4163 2 роки тому +1

    Allow ubarakee beerta qurbihiii bagad ka timid streeskiisii

  • @ahmedcade5139
    @ahmedcade5139 2 роки тому +2

    Osman waa nin reer magaal ah asaga oo kale cilmi iyo qibrad intaba waa loogu imaan runti

  • @xaajilacag828
    @xaajilacag828 2 роки тому +4

    Cisman sifiican ban u garty waa nin Dhulbahante ah
    Bahararsame
    𝒔𝒂𝒍𝒆𝒆𝒃𝒂𝒂𝒏 koore sxbkiis

    • @ahmedadam8851
      @ahmedadam8851 2 роки тому +5

      What????
      Cismaan waa nin reer Ahmed (sacad muse) ah oo welliba reer hargeisa ah talking nonsense!!! My dad and him are good friends.

    • @MohamedAhmed-zn9jc
      @MohamedAhmed-zn9jc 2 роки тому

      @@ahmedadam8851 luqadisa garnya inuu yahay nin isaaq ninka darood hargeisa guri waa ka dhisan kara lkn beer maya lama ogola

    • @ahmedadam8851
      @ahmedadam8851 2 роки тому +3

      @@MohamedAhmed-zn9jc oo wayo??? Boqol dad oo darood ah ayaa dhul ku leh.
      Reerka isaaq waa gob.

    • @fdama
      @fdama 2 роки тому +1

      @@ahmedadam8851 I suspected he was reer axmed like myself for some reason. Thanks for confirming.

    • @muserijaal2826
      @muserijaal2826 2 роки тому +2

      Ninkani waa cismaan xaaji nuur cismaan dhaweeye na waanu u naqaan waa nin sacad muuse ah xuseen abokor reer axmed ah

  • @MohammedHFarah
    @MohammedHFarah 2 роки тому +4

    Maasha Allah waa nin soo nacay qurbaha
    Tolow ma Ahmed Xaaji Nuur bay walaalo yihiin
    From Norway

    • @burcaawidb5170
      @burcaawidb5170 2 роки тому +1

      haa waad saxantahay.

    • @khadraabdiraxman9790
      @khadraabdiraxman9790 2 роки тому

      Ha waa ahmed xaji nur walalkii

    • @naasirfaarax903
      @naasirfaarax903 2 роки тому

      @@khadraabdiraxman9790 xaajigu wllo waa oday ciida gale ah oo reer gobdoon ah

    • @quicknessinc7654
      @quicknessinc7654 2 роки тому

      @@khadraabdiraxman9790 ninku reer salaxlay i mean ciidagale my people

    • @burcaawidb5170
      @burcaawidb5170 2 роки тому +1

      @Osman Nur kkk waar ahmed maalin aad u fogayn, hadday doontona aad u fog ayuu birmingham nagu soo booqday, oo kaa da'a yare war kale sheeg.

  • @fahadomar8479
    @fahadomar8479 2 роки тому +6

    wllhi waa Noolol qurux badan

  • @khalidsillah4525
    @khalidsillah4525 2 роки тому +2

    Hereri horey u soco

  • @aaliyayarey2136
    @aaliyayarey2136 2 роки тому +2

    Masha Allah beautiful

  • @nashadali9846
    @nashadali9846 2 роки тому

    masha allah haddiba la fahmey qiimaha waxsoosarka waxan jeclaan laha barta bilaa geeda ah umarayey oo sida Europe dhir qurux badan is xidha dadki ka dhabey laha loo baahanyahay

  • @safamarwa3597
    @safamarwa3597 2 роки тому +2

    Illahay soomaali dalkooda ha jeclaysiiyo oo hawbarakeeyo nabadna hawga dhigo

  • @khalidsillah4525
    @khalidsillah4525 2 роки тому +2

    Maasha Allah

  • @ayanlejibril57
    @ayanlejibril57 2 роки тому +3

    horaa loo soconayaa

  • @zuzeika
    @zuzeika 2 роки тому +2

    Masha Allah

  • @LastMomentMan
    @LastMomentMan 2 роки тому +2

    Cismaan sidaa uu wax u beeray, si ka fiican wuu u beeri karaa.

  • @cadnanzesc2491
    @cadnanzesc2491 2 роки тому +2

    Masha alh wlhi sheeko qiimo badan

  • @aliabdi8028
    @aliabdi8028 2 роки тому +1

    Nice aad ayaan u jeclahay barmamijka noocan ah

  • @LiibanMaxamed-sj9dq
    @LiibanMaxamed-sj9dq 2 роки тому

    Mansha alaah lamahuraan dhulka hooyo markaad yar weeynato uunbaad dareemi

  • @amirasiciid392
    @amirasiciid392 2 роки тому +2

    Waar odaygu sheeko qurxoona waxa kaleba iima muqdaane sheekada igu socota wlhi

    • @yaasir1936
      @yaasir1936 Рік тому +1

      Odaygu waa reer magaal dadkii xadaarada laga soo gaadhay 😂😂 reer ahmed

  • @ayanlejibril57
    @ayanlejibril57 2 роки тому +4

    mansha allaah

  • @adamyuusuf5097
    @adamyuusuf5097 2 роки тому +1

    Hereri iyo cisman waan idin salamay

  • @FarhanAbdi-eq2it
    @FarhanAbdi-eq2it 2 роки тому +2

    Legend hereri.

  • @ahmedkhalif6098
    @ahmedkhalif6098 2 роки тому

    Cismaan xadiiskiisu waa saxeex , diid ama yeel.

  • @mustafemk829
    @mustafemk829 2 роки тому

    masha alaah hargeisa deeganka uudaan wax badan uma jirto sidaa hadii loo wada beero wax badan baa soo baxaya wax soo saarka

  • @sucadmw9109
    @sucadmw9109 2 роки тому

    Masha Allah nimaa dhulmarin dhayo malaha Allah macak

  • @sadiauludow8248
    @sadiauludow8248 2 роки тому

    Masha alah that's real live my dream

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn 2 роки тому +1

    Haylasoo xiriiro ninkan beerta leh, waxan ahay nin ku taqasusay cilmiga beeraha

  • @AhmedMohamed-ed4vh
    @AhmedMohamed-ed4vh 2 роки тому

    What a man!

  • @saynabismail2646
    @saynabismail2646 2 роки тому +1

    Maasha allaha somaliland nabsda taal banaanbuu seexdaa 👍❤️

  • @Pubg_cobra959
    @Pubg_cobra959 2 роки тому +1

    Waa libaax libaax dhalay.

  • @mohamedganeyhabdi-1997
    @mohamedganeyhabdi-1997 2 роки тому

    Great change

  • @lovemyselfbeerlipaah2865
    @lovemyselfbeerlipaah2865 2 роки тому +7

    Waaa sidaa ku fikirayo inaan jowhar dago iyo xamar inta u dhaxeyso

  • @mrhoryaal
    @mrhoryaal 2 роки тому

    *WAA RUNTII **#15SNO** AYAANBA KUNACAY QAABKAASI WAASIDAN RABO INAN KUNOOLAADO* *ISHA ALLAH AMEEN*

  • @farhannuh6174
    @farhannuh6174 2 роки тому +5

    Soomaaliyeey fadlan qurbaha ka tag wax kale ma aha ee waa cunsuriyad iyo nacayb, ma jiro meel sida guriga oo kale ah, waxaa habboon in dhammaan baakadaha la geeyo oo la geeyo gobollada soomaalida, waqtigaaga ha ku lumin midabtakoorka iyo nacaybka galbeed, waa wax wanaagsan inaad guriga

    • @axmedfaarax766
      @axmedfaarax766 Рік тому

      Waxaan la yaabay markuu qofka kasoo tago yurub oo bilaabo xanaanada xoolaha ama beer falid waxaaba la leeyahay waa qof qurbaha kusoo waashay
      Hala quraan saaro

  • @abduwahabwarsame1594
    @abduwahabwarsame1594 2 роки тому +1

    This is what's I went i hope it it come one

  • @BikeAndFish1
    @BikeAndFish1 2 роки тому +1

    11:13 B&Q

  • @hajjimohamed1317
    @hajjimohamed1317 2 роки тому

    osman waaba nin funny ah waa nolol cajiib ah.

  • @mustafeali8315
    @mustafeali8315 2 роки тому

    Barnaamij aad u qiimo badan

  • @mowliidyusuf307
    @mowliidyusuf307 2 роки тому

    Guriga i qan ciyay, adeer macawis xiro, surweelka iga saar

  • @hajjigalleydhofficial3290
    @hajjigalleydhofficial3290 2 роки тому +1

    M.a. cismaan

  • @ilyas8014
    @ilyas8014 2 роки тому

    Ader is Ku dookh baynu nahay wllhi,ana waan imanayaa Insha Allah

  • @sidiiqtogdheer712
    @sidiiqtogdheer712 2 роки тому +2

    Barnaamij yada cabdi salaan hereri waan jeclahay laakiin hadii masaajid lagu jiro lama dhegaysankaro
    Sababtoo ah muusiga ayaan suuragal ahayn marka masaajid lajoogo

    • @yaasir1936
      @yaasir1936 2 роки тому +2

      Kkkk waar ilayn angaa yaab aragnay maxaa masaajidka ku geyna miyaand gurigi deganayan mid kale masaajidka goob cibaado ayaan ku ogaaye

    • @sidiiqtogdheer712
      @sidiiqtogdheer712 2 роки тому

      @@yaasir1936 masaajidku waa goob cibaado waaruntaa wixii wacana waa lagu dhegaysan karaa inyaroo musiga ayaa iga waashay warkii aan dhegaysan lahàa

    • @sidiiqtogdheer712
      @sidiiqtogdheer712 2 роки тому

      Masaajidka maxaa kugeynaya
      Kkkkk

    • @axmedfaarax766
      @axmedfaarax766 Рік тому

      Masaajidka cibaad kaliya kuma eka waa goob bulshada mideeyo aqoon laga qaato waxna lagu kala garsooro
      Laakiin waayadaan danbe sheegadaas waa isbadashay

    • @sidiiqtogdheer712
      @sidiiqtogdheer712 Рік тому

      @@axmedfaarax766 oo maxaa bedelay

  • @jamalhusienmahmud2927
    @jamalhusienmahmud2927 Рік тому

    Mnsha Allah sxp herari ano yar oo 25 jir ah oo ku nool qurbaha aya Ka helay igu hale

  • @mahamedganay5851
    @mahamedganay5851 2 роки тому

    Manshalla manshalla

  • @Somaliland-First
    @Somaliland-First 2 роки тому +1

    Msha Allah, Cismaan ma aqaano lkn waa nin reer magaal ah sidaan arkayo.

  • @said-dd1wb
    @said-dd1wb 2 роки тому +3

    Tii nolol ahayd waa fahmay ninkani

  • @ahmedyuusuf2168
    @ahmedyuusuf2168 2 роки тому +1

    SOMALILAND .
    WAA DAL NABADA .
    NABADA AYAA SAMAXAYSA IN LA MAAL GASHADO.
    TOGDHEER.SAANAAG.MOROODIJEEX.SAAHIL.SOOOL.SARAAR.AWDAL.
    CAJIIB WAA WADAN CAJIIIBA

  • @sadiauludow8248
    @sadiauludow8248 2 роки тому +1

    Adeer waa waayo arag anaga rol modal ayuu noo yahay ninkii aduun soo wareegay ayaa fahmaayo

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn 2 роки тому

    Waallee waa raggeedii

  • @saedrasta2845
    @saedrasta2845 2 роки тому +1

    Waayo Arag dhamaystiran

  • @arrafaadhassanmayay4967
    @arrafaadhassanmayay4967 2 роки тому

    Maansha allh
    Oo waayo kkkk

  • @abdulqadiradamali9123
    @abdulqadiradamali9123 2 роки тому

    Nostalgia

  • @cadnanwalina2939
    @cadnanwalina2939 2 роки тому

    Hormarkii iyo noloshiii dhabta ahy hadaan cagta saarnay hadaynu somali nahy
    Waxaa layidhaahdaa bulsho aan wax soo saar lahyni way adagtahy inay kasii mid ahaato bulshooyinka caalamka

  • @ayaanleayaanle7762
    @ayaanleayaanle7762 2 роки тому +2

    waa kuul ay gaadhay Somaliland

  • @xasanmukhtarmaxamed8970
    @xasanmukhtarmaxamed8970 2 роки тому

    Asc cabdi salan cusmaan marka hore waan hambalyaynayaa marka xiga waxaan uhaynaa ceel biyood tayo leh qiima macquula damanadna wata la iskuna hubo biyo aàn goeey

  • @liibanmumin6582
    @liibanmumin6582 2 роки тому +1

    Realy life waa noloshii dhabta ahayd een kusoo kornay inaga abayasheen ama awawyaasheen nolosha qurbaha iyo dhaldhlaalka dunidani waa dhalanteed ee yaan lamoogaan dhulkii Hooyo. Fivestar kaasaa dhaxalkeenii ah waa dhab.

  • @8knature282
    @8knature282 2 роки тому +1

    Oo waayo i think wallhi nin adag

  • @jeeeeyah
    @jeeeeyah 2 роки тому

    Waa nin cidlo iyo ciil soo ritay. Waa ka gaarsi inta nafta ka hartay.

  • @abdirisakyusuf210
    @abdirisakyusuf210 Рік тому +1

    tani wa sida an rabo mustaqbalka inan u noolaado

  • @ilko-dheere
    @ilko-dheere 2 роки тому

    Machaallah waa nolosha runta sidasii.. Ceedhe iyo shago gurbo caxuuto la ka cururiin mayo wale..

  • @abdihakimmohamud9373
    @abdihakimmohamud9373 2 роки тому

    Ninkani waaraggeedii.Guriga ayaaba cajiib ah.Raaxo.

  • @awshan571
    @awshan571 2 роки тому

    Ninkan illaahay baa waa fajiyay wax badan , dhirtaa uu dayay waxa ay ka cawinaysa, in ay beertu si fiican kugu baxdo , dhirta yaryar dugsi u noqoto .

  • @Dalmacaanshe10
    @Dalmacaanshe10 2 роки тому +3

    Waaaw waa ka helay barnaamijkan

  • @khadraahmed6227
    @khadraahmed6227 2 роки тому

    Qurbaha waxba ma yaalan E ilahay
    Dhul Quruxbadan Ayu ina siiyay E
    Dad fiican ayanu ilahay ina siin

  • @burcaawidb5170
    @burcaawidb5170 2 роки тому +1

    waar ninkaasi ma sxbkay cismaan baa? birmingham berigii aad nagu soo booqon jirtay baa isugu keen danbaysay.