MAGALADA DHEX DEDA HANI MOTO NUGO WADAY HALISTA ADUNKA😱

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 1 лют 2025

КОМЕНТАРІ • 579

  • @meraali7575
    @meraali7575 2 місяці тому +281

    hani cawa way naga washay cadi mhn walhi mashalah ❤

  • @haliimoxuseen5570
    @haliimoxuseen5570 2 місяці тому +114

    CID kastoo caawin ubaahan deeqow uwacanee waa wiil yaroo wacan masha alh oo ixtiraam badan 🥰🤴🏻

  • @HodanAhmed-hs1we
    @HodanAhmed-hs1we 2 місяці тому +190

    Deqow wiil fican weye m.a allaah ha xiftiyo

    • @cCabdi7
      @cCabdi7 2 місяці тому +12

      Qofki ficn dadka maba arkan taas layabe

  • @queenqadriina8080
    @queenqadriina8080 2 місяці тому +291

    Hani ayaanle waynaga waashay cawa waa darawalad fadhido ,sundusay markaa guri wayn dagtaan gaari soo kiraysta sida teamka oo kle ay gawarida uwataan haninah darwalada gaariga ka dhig haday aqaaninah hada ha siibarato ❤❤

  • @CabdiWahaab-y9n
    @CabdiWahaab-y9n 2 місяці тому +91

    Wlhi yarkan deqow la dhaha wa respect socdo sabbto ah qof wlba wa jecel yahay wuna la socda voedo u ku jirna waba shidan yahay gacantisa muqaldna wa fadhudada guleso legend

    • @mohamedibra9432
      @mohamedibra9432 2 місяці тому

      إيش اواي اواي قولو ما شاء الله

  • @najmaali8902
    @najmaali8902 2 місяці тому +168

    m.a sundus sasan karabna danahaga raaco sa udadal cidna ha isku bahin keep going❤

  • @muniiramohamud8702
    @muniiramohamud8702 2 місяці тому +122

    Sas ka rabnaa sundustena ddka funnyga oo la jecel yhy nosoo badi gamen xitaa laso samee horyna usoco qalbi wnaagey

  • @amaalahmed1315
    @amaalahmed1315 2 місяці тому +94

    Ilmo ayanle malysia idinka idinkala xirantahy jacylayal❤😍

    • @MustafeSaadiq
      @MustafeSaadiq 2 місяці тому

      Injured the car 🚗 😫 😪 😩 😕 and get a new car in topic-based car seat 💺 😑 and get important to chat with me when you have time ⏲️ 😀 😉 😄 ❤️ 😊 ⏲️ 😀 😉

  • @kOKOBULLE-tis5
    @kOKOBULLE-tis5 2 місяці тому +128

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ) ❤️🫶🏻☝️

  • @Bahjuuniindhadeeqa212
    @Bahjuuniindhadeeqa212 2 місяці тому +145

    😂😂😂😂 cumeer waa qosol miiran ar family ayanle yaa malasia ka qabta kulahaa

  • @siraadbrown
    @siraadbrown 2 місяці тому +98

    Hani ayaanle waa darwalad gacnta ka xidhan lkn gabdha noo ilaali haniyeey😂😂

  • @shukriaadan11aadan26
    @shukriaadan11aadan26 2 місяці тому +53

    Labadan gabdho ayaa horumarkooda Ila jacel mar kasto waxaa isdhaahaa kwrn sundus oo guri weyn tagtey wiiilkeeda heysto iyada iyo walshada Isla jowgan 1m youtube gaartey walhi Wan jacelahy taas 😢Hani ayaaanle youtuberada noqdey

    • @raxmataali8598
      @raxmataali8598 2 місяці тому +1

      Wallal dadka waxa u oglaatahay😊

  • @fatmina08
    @fatmina08 2 місяці тому +37

    Sundus masha allah is bar ina atiraahdo markasta plz midedakle hani mootadaas uso iibi hadyad ugu dhig

  • @HassanIbar
    @HassanIbar 2 місяці тому +52

    Kusali nawi muxamad scw❤❤❤

  • @Umuuuui
    @Umuuuui 2 місяці тому +76

    wallhi hani cawada wee manawaashay ilaahey gacmaha kuubarakrryo hanoyay❤🎉

  • @Amalmaxamad-mu4rx
    @Amalmaxamad-mu4rx 2 місяці тому +41

    Caawa hani waanaga waashay masha allh❤❤❤😂qosalaa nagu dishay sunduseey caawa samiya kiki dhmntiin farxad saaida idinka muuqata.allh idin siyaadiyo ❤

  • @FartuunCali-d3n
    @FartuunCali-d3n 2 місяці тому +53

    Masha allah gabdha qurux dabadan abaayaal gabdhahaan weenooqarsoo naayeen mooto wadow beeyaqan walaahi Kiki qurux io hani qurux waaniiwataa 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤😊😊

  • @Runeyyy-rv7wt4po6j
    @Runeyyy-rv7wt4po6j 2 місяці тому +54

    wiilakan deqow ueg mow ladhashay Adne sundus love you xppti cawa wasoo dhaqsatee 😂

  • @Sahroooyyyyy
    @Sahroooyyyyy 2 місяці тому +70

    India miyey kuwadi jirtay hana walaha waa rafty😂😂😂😂😂😂😂

  • @khadraomar2731
    @khadraomar2731 2 місяці тому +36

    M.a hani ayanle 😮Part 2 noo so samee aad ku tartamysaan Adiga iyo samia kiki ladan iyo asxbta kale

  • @KowsarMohamed-xu3dl
    @KowsarMohamed-xu3dl 2 місяці тому +22

    Sundus abayo kuma necbi lkn hal talo madama aad dhahday qoralkina waa ii muhiim gbr qalpi wngsn thy abayo lkn mid ufiirso dadka gacntoda wee iska ilaaliyan inee qof ku dhiftan xushmad kftama lkn gcnta ka hdl ha is barin abayo xooga ani ahan waa laga fican yhy tageeraha wngada jacel nhy guleeso mhdsnd ❤❤❤

    • @Jennie-w7x
      @Jennie-w7x 2 місяці тому +1

      Yesss wa run gacan ka hadal ma aqonan jirin beryhn bilawdey

  • @manalkeise2951
    @manalkeise2951 2 місяці тому +26

    Sundusay beerka icaseesay wllhi funny waye😂😂😂

  • @Sumyo-l7y
    @Sumyo-l7y 2 місяці тому +80

    Sundusay halka mid aan ku xuntahy waa qosolka badan oo hdana qaylda dheer plz iska dhaf hda dhafi krin na iska yara video ga ba qaylada dan lada way waynay wna ku jcelna hay xuman nga ma ahan gbaratahy sar tiim uhdal ❤

    • @abdullahimahad447
      @abdullahimahad447 2 місяці тому +13

      Walal qosol waa waxa lagu jecel 😂😂 marka dhib badan ma leh

    • @SaaraYusuf22
      @SaaraYusuf22 2 місяці тому +2

      Haa xbbTy waarunTaa sunduseey abaayo Talada Qaado qosolka xooga ah dhawaaQa yaree gabar Tahay dampina kuugu Tahay lkn Qeylada saa idka ah kuuma roona wlshsy

  • @sacdiyomaxamed3853
    @sacdiyomaxamed3853 2 місяці тому +84

    Hani waaa weynka waaaye Tareena waa wadi kartaa waku aminay anaga xitaa😂❤❤

  • @RaxmaIsaaqRahma123
    @RaxmaIsaaqRahma123 2 місяці тому +27

    Wara sundus hani wad no qarisay kwrn halista qarson😂😂😂hani wey naga washay cawa allaha daye😂😂

  • @HaweeyoAadan
    @HaweeyoAadan 2 місяці тому +14

    Sunduseeyyy saanaa kaarabaa dadaalaa wuu garaa❤❤❤🎉😊😊

  • @Thebeutyher
    @Thebeutyher 2 місяці тому +23

    Ilaahey haku caafiyo sanboorka waankula daremikara dhaqsi baa noso dhigty videoga keep going ❤

  • @abdinasirm6440
    @abdinasirm6440 2 місяці тому +31

    Vlogs nuuucaaa nooow sooo badiyo waxaa nugu wareeyriseen chalange maxaaa saaa idin diiday muuqal runaaa ooo talent ku jiro nuucaaa ayaaa rabnaaaa

  • @fardowsaibraahim2067
    @fardowsaibraahim2067 2 місяці тому +34

    Wooow halis waye hani masha Allah❤😂

  • @MaryamDahir-vh2xd
    @MaryamDahir-vh2xd 2 місяці тому +29

    Hani iyo Sundus waa iwashen wlhy Qosol Raxa kadha rag Teen Ana Bal iqada mar😂😂❤

  • @HanaMoha-w8e
    @HanaMoha-w8e 2 місяці тому +59

    Very talented girl saas kaa rabnaa wax cusub no keen malin kasta karti bdn byo samia weey kaheshee bahashan inteey kabaraneyso nala joog kudheh hani ha bartee❤

  • @ShugriIbraahim-u4t
    @ShugriIbraahim-u4t 2 місяці тому +17

    Ala haniye hadaan joogi lahaa maleesiya waan kuu raaci lhaa mootada waan jeclahay😫❤

  • @zaytuunyusufhassan
    @zaytuunyusufhassan 2 місяці тому +40

    Mashaa allah famili shushumow waad ka talanti ficanthy😂

    • @MaryamDahir-vh2xd
      @MaryamDahir-vh2xd 2 місяці тому +7

      Naa ma arag tay Shu Shu mow waa Cadaw😂😂

    • @IkraanMahamed-y7w
      @IkraanMahamed-y7w 2 місяці тому +2

      Balo ku qaaday 😂😂😂😂

    • @abdirahmaanmohamed1971
      @abdirahmaanmohamed1971 2 місяці тому +5

      Inay ubaahato way iska daysay shushumoow😂😂😂

    • @abdullahimahad447
      @abdullahimahad447 2 місяці тому +1

      @@abdirahmaanmohamed1971 dadka lama caayo, waa maangaabnimo iyo abaal ka dhac. haddii qof ku abaal kuu galo waa la ixtirama adoo wax cayin tallentigaaga soo bangid, Sundus waa qofta kaliya talent ga leh oo teamka ku jirta.
      Haddi aynu nahay team sundus oo dadku cayno dadkii ku soo biiri laha ayeynu ka hor istaagaynaa Gabdhaan aynu dhiiri galino inagoo dadka cayin

    • @pureheart10
      @pureheart10 2 місяці тому

      😂😂😂😊

  • @FLuulkaAliBelgium
    @FLuulkaAliBelgium 2 місяці тому +21

    Say Mashallaah Tabarakallaah barakalaah fii Hani sundus ku baro mid yare inashalaah Kheyr ❤❤❤❤❤

  • @AmranAadan-zg2fx
    @AmranAadan-zg2fx 2 місяці тому +9

    Alla haniyeye cawa.wee na washay omg sundusteyda thnks ❤

  • @NashadMteam27
    @NashadMteam27 2 місяці тому +18

    Our driver hani she's good at driving legamadena🎉🎉🎉❤😂😊

  • @HodanMohamed-ks6fh
    @HodanMohamed-ks6fh 2 місяці тому +27

    Sundusey Bahashaan dhaawac Xuney leedahy ilahy idinkuma keeno Iska ilaaliya qli❤

  • @Iqroahmed-qq9us
    @Iqroahmed-qq9us 2 місяці тому +21

    Let's go sundus 600k aan geeyno❤🎉

  • @Teamceyda-f7q
    @Teamceyda-f7q 2 місяці тому +7

    aan kuwada salino nabigen maxamed scw scw scw ❤❤❤

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 2 місяці тому +18

    Walalyal an ku wada salino xabiibkena muxamed scw scw scw ❤️ please ❤️

  • @Xafzaamaxamed
    @Xafzaamaxamed 2 місяці тому +13

    Gabdhaaha io hani waxkale waye wllhi say m.a ❤❤❤❤❤

  • @SahraDahir-v6j
    @SahraDahir-v6j Місяць тому +1

    Caadi ma ah hani way nagaä waashey mahadsenid gabadheydii reer Malaysia tabar u fur laysanka sii❤❤❤❤❤❤😂😂😂❤❤

  • @NasroCabdijimcale
    @NasroCabdijimcale 2 місяці тому +15

    Team sundus one samia qurux one like 👍

  • @KOKOBULLE8
    @KOKOBULLE8 2 місяці тому +22

    Dunida masoo marin ruux ka qayr badan kana sharaf badan Nabi Muxammad(صلى الله عليه وسلم)

  • @RayanHooyomacn
    @RayanHooyomacn 2 місяці тому +23

    Wawarey. Cawa fidiyow shidan nosogalisay. Sundus. Sasa karabnah 😂

  • @Shucaybchannel05
    @Shucaybchannel05 2 місяці тому +6

    Kusaliya nabigeena mohamad scw ❤❤

  • @Wllhuudow
    @Wllhuudow 2 місяці тому +11

    AMEYSINg hani waad ishaafisey inaad thy dareewl oo buuxa waaw❤

  • @SuleekhaXasan-tz3yu
    @SuleekhaXasan-tz3yu 2 місяці тому +13

    Boqordaydii waan ku jecelhy abaayo homar wacan mcnto ❤❤❤

  • @Fatimah-v2o4d
    @Fatimah-v2o4d 2 місяці тому +10

    M.a hani wax kale walhi ❤❤❤❤ani wadna xanun ayan u dhiman laha 😂😂gesiyad hani❤

  • @MunaQurux-lr3zt
    @MunaQurux-lr3zt 2 місяці тому +10

    Waaaaw hani cawa wax kle dad funy ah rabta naga qosliya an dawan karo ❤sundus kiki samia ❤❤❤❤

  • @ayaansalad1062
    @ayaansalad1062 2 місяці тому +15

    Waaawaray hani waa darawalad kajol ta malaysia 😂😂😂😂😂

  • @arawelosheikh2593
    @arawelosheikh2593 2 місяці тому +24

    Saasa kaa rabaa samia iyo wiilasha wax la soi same

  • @nimcoibrahim4910
    @nimcoibrahim4910 2 місяці тому +5

    Aar kuwana qosol waaye walahi sida iska socda mar walba saamiya soo daawaday hadana sundus mnshlaah keep going😅

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 2 місяці тому +12

    Walaahi Maanta Hani Waa Qatar Qatar😂❤ Xariif Xariif 😂 Masha"Allah ❤ Sunduseey Channel U Fur Hani Ayadane 🤲🤲🤲👍👍👍

  • @CawliLamadine
    @CawliLamadine 2 місяці тому +15

    Sundus 🎉 kujeliyaaaah ❤

  • @SimranAbdiNor
    @SimranAbdiNor 2 місяці тому +17

    M.a sunduseyy motada, jawiga io darawalada waxba lagama qaban kro 😂❤

  • @Queensuniira-t2l
    @Queensuniira-t2l 2 місяці тому +14

    Hani ayaanle caawa wey na waashey 😂😂😂

  • @IkraamAhmed-v3d
    @IkraamAhmed-v3d 2 місяці тому +12

    😂😂😂😂hani wye shidan tahye wlhi 😮

  • @AnushOmar
    @AnushOmar 2 місяці тому +17

    Hani ayaanle waxkle waaye😂😂😭

  • @leylomaxamed1429
    @leylomaxamed1429 2 місяці тому +6

    Tartan ka sameey sundusyyy pleace
    Kiki Hani ladan samia iyo Adi Asadna refri ka dhigo❤❤rer coments ku casum gamekaas🎉❤

  • @tucha-m7k
    @tucha-m7k 2 місяці тому +8

    Hore usoco sundusey qalbi nadiifey saas ka rabna guuleso😅😅😅😅

  • @User-wrg23se4
    @User-wrg23se4 2 місяці тому +3

    Sas karabaa malinba barnamij cusub ❤danted garad horo usoco somali dhan kuwadato waligaa noo faraxsanow hal qof waligaa haisku xirin

  • @Aaasiyoaxmed
    @Aaasiyoaxmed 2 місяці тому +12

    Sundus saa ku jeclahay lee vedio kasta aad ledahy ima dhafo runtiii♥️

  • @yasinmahamed2086
    @yasinmahamed2086 2 місяці тому +6

    Waaaw macha allah rer ayanleh cawa way na walen😅😅

  • @halimasacdiya
    @halimasacdiya 2 місяці тому +12

    Hani ayanle manda waynaga washay Masha Allah hani qurux gabdh qima badan wlhi anjeclhy keep going wll hani adi iyo sundus wnidin dagera wllhi❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @HaLish-j9v
    @HaLish-j9v 2 місяці тому +7

    Hada india jogna abayo sundus wlhi 😊😊😊❤

  • @tucha-m7k
    @tucha-m7k 2 місяці тому +5

    😅😅😅 booski koko sundus no buuxisay is so funny 😅😅😅😅😅

  • @FihiimaAxmedAbdirahman
    @FihiimaAxmedAbdirahman 2 місяці тому +6

    Mash allh hani sundus wllo Anjeclhy ❤❤❤❤

  • @XafzoAbdi
    @XafzoAbdi 2 місяці тому +1

    Deqow waa maskiin hormar wacn bowe❤❤❤

  • @fahadsubeer4471
    @fahadsubeer4471 2 місяці тому +2

    kiikii i Amiin bigaro waye👑
    sharfra ba ilsa walhi🔥
    kiikii wan ku wataa boqartoyo👑👑👑👑👑👑

  • @luleey381
    @luleey381 2 місяці тому +1

    Mashallaah Tabarakallaah barakalaah fii Alaah idiin xafido allahumma amiin Yaa Alaah xabiibtay sundusay xabiibtay il jin il biniaadam Alaah idiin ka xijaabo amiin amiin Yaa Alaah xabiibtay inshalaah kheyr ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @LaylaCabdiraxman
    @LaylaCabdiraxman 2 місяці тому +7

    Samia ahmed ilma ayaanle wd naga washen❤

  • @hiboabdi350
    @hiboabdi350 2 місяці тому +9

    Hani for life ❤😂😂😂

  • @rasmicadey4600
    @rasmicadey4600 2 місяці тому +4

    Sundusey abayo halmid kugula talinaa mida kowad waxa waye dharka kugu dhagan inadan xeran lanbar lawo marka magalka aadeysid kabaha dhadher ha xiran buutka xiro asxan saaas kuu roon talo wllnimo 🙏🥰

    • @Jennie-w7x
      @Jennie-w7x 2 місяці тому

      Why kabaha dhaaadheer shidan be

  • @unknownchick31
    @unknownchick31 2 місяці тому +15

    Hani Ayaanle waa halis sundus bar sida loo wado✌️

  • @NastehoMohamed-j8g
    @NastehoMohamed-j8g 2 місяці тому +2

    🏍️🏍️❤🏍️❤🏍️❤🏍️❤🏍️❤🏍️❤ masha allah hani ayaa leh ilaahey ha kuu barakeeyo gacantaada

  • @Sundussheikhuna
    @Sundussheikhuna 2 місяці тому +5

    Rer kenya hada nehe Sasa lofula moto xishoda rer Malaysia 😅😂😂

  • @HooyoMcn-x2o
    @HooyoMcn-x2o 2 місяці тому +2

    Hani quruxay gym gal noh wlh qurux lay tahay abyo jirdhis samey bes😊 ❤

  • @nayumaaismail8788
    @nayumaaismail8788 2 місяці тому +4

    Waana kan gbr india 4kabdan jogtay aan aqoon maa jirta hello reer hydbad

  • @MaslahCali
    @MaslahCali 2 місяці тому +3

    Hani hals waaye❤ quruxey moto waa domiibare❤

  • @AdnaAdanclsamadAdan
    @AdnaAdanclsamadAdan 2 місяці тому +18

    Sundus my sister waan kutaageera one like ❤

  • @JackCaddnan
    @JackCaddnan 2 місяці тому +7

    Halis waaye hani masha allah

  • @BishaaroBilkher
    @BishaaroBilkher 2 місяці тому +7

    Qof ugu horeyay just video ga😂😂😂❤

  • @CabdicusmanBuuti
    @CabdicusmanBuuti 2 місяці тому

    Hani manta waynaga washay cadi mahan walahi MashaAllah 💥

  • @SahraDahir-v6j
    @SahraDahir-v6j Місяць тому +1

    Moot maxay tahay diyaarad aan wadi karaa kadkaatey ilmo ayaanle ❤❤🎉❤❤❤

  • @luleey381
    @luleey381 2 місяці тому +1

    Mashallaah Tabarakallaah barakalaah fii Reer comment soo dhaha gabadhaha Mashallaah Tabarakallaah barakalaah fii ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @SagalMaxamuud-oc3kb
    @SagalMaxamuud-oc3kb 2 місяці тому +5

    Is
    Guud hani ayaanle ❤🎉 wadna waashay❤

  • @Mvioskry
    @Mvioskry 2 місяці тому +15

    1:45 Legendkan darwiish miya 😮

  • @farxiyoyaxye5405
    @farxiyoyaxye5405 2 місяці тому +12

    Keep going sundus ayaanle iskufilan qofna uma baahnid adaaba shactiro ah teamkan waa rer magaal dadkan camal lasoco oo xaasidka ahayn oo qalbi nadiifka ah horayna usoco hani ayaanle waa legemed 😂😂😂😂😂

  • @Beaquen
    @Beaquen 2 місяці тому +14

    Hani ayaanle waaga kampla joogay iso xasuusi saan u jeclaa 🛵🏍️ dadkii uganad so maray qacanta so taagta👆

    • @Bushrinagulled
      @Bushrinagulled 2 місяці тому

      Haa wx kle baa ma raco

    • @Jihaanjanno
      @Jihaanjanno 2 місяці тому +1

      ha isoo xasuusin marbeey ila dhacde😢 waliba suqa dhexded Kisenyi😂

  • @yaasiimjeylaniabdicali8220
    @yaasiimjeylaniabdicali8220 2 місяці тому +8

    Masha Allah abayo mcn Hambalyo 🎉

  • @nimcomohamud5544
    @nimcomohamud5544 2 місяці тому +6

    Alla hani qurux wajeclahy ❤

  • @Safaabdi994
    @Safaabdi994 2 місяці тому +8

    Deqow wa wil fcn m.a❤

  • @alhaaji9831
    @alhaaji9831 2 місяці тому

    Hi sundus iyo hani ayanle keep going waa sxbkiin YONJE you are good driver ❤ love you guys

  • @FLuulkaAliBelgium
    @FLuulkaAliBelgium 2 місяці тому +4

    Mashallaah Tabarakallaah barakalaah fii Hani ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Deqamohamud-bm2bz
    @Deqamohamud-bm2bz 2 місяці тому +27

    Deeqow miskiin waaye asi 😢

    • @Mirhan777
      @Mirhan777 2 місяці тому +9

      DEEQOW BOQOR WEEYE WIILASHA GABDHAHA IXTIRAMA KA MID YHY😂

    • @queenmaryama9237
      @queenmaryama9237 2 місяці тому +3

      Fariid weeye deeqow🥰

  • @KowtharquruxInamaxamuud
    @KowtharquruxInamaxamuud 2 місяці тому +5

    War hani ayaanle wey naga washay cawada wllh gacanteda wey fadhisa inaba cadi maha

  • @FilsanMahamedaxme-rk7zy
    @FilsanMahamedaxme-rk7zy 2 місяці тому

    Alla cawa famil ayale wey naka qosolsiyeen😂😂😂guuul wacn❤❤❤

  • @Nasradahirmohammed_002
    @Nasradahirmohammed_002 Місяць тому

    Mashallah walashaa boqorad weeye❤❤❤

  • @TasliimSamatar
    @TasliimSamatar 2 місяці тому +8

    Ilove you sundus ❤🎉