NIMCAAN HILAAC LAASKII DARWIISHKA

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 4 січ 2023
  • #Laaskii_Darwiishka
    ERAYADA GOROD JARE
    LAXANKA MOHAMED JEESTO
    MUSIC. MOHAMED YARE
    VOCALREC MOHAMED HASSAN
    ISKU DUBARIDKII FIHIIMA YUUSUF
    Heestani waxaan kaga qayb qaatay Halganka Midnimodoonka reer Sool
    #copyright by #Hillaac_Music ‪@Hillaacmusic‬

КОМЕНТАРІ • 1,4 тис.

  • @Hillaacmusic
    @Hillaacmusic  Рік тому +1394

    HEESTANI WAXAAN KAGA QAYB QAATAY HALGANKA MIDNIMO DOONKA AH EE AY KU JIRAAN WALAALAHEEN REER SOOL WAXAAN LEEYAHAY GUULAYSTA GARABKIINAAN NAHAY. #SOOMAALIYA QAYBSAMI MAYSO NINKII MAANKA KU HAYOOWNA MAANTA ARAG

    • @ibrahimmahmud218
      @ibrahimmahmud218 Рік тому +74

      Nimcaan hillaac halgamaa soomaaliyeed sharaf iyo cisi korkaaga ha ahaato

    • @ayaanqannih8320
      @ayaanqannih8320 Рік тому +1

      Awr awr wado iyo nin naagi wado midna kaama leexdo adiga naagba kuwada waan salmaya geesiyada raymuudka kuu haysa🤣🤣🤣

    • @ibrawobra
      @ibrawobra Рік тому +40

      Gobanimada 5 somali kaalin weyn ayaad kuledahy mesheda kasiiwad ugaas

    • @Cadegudevlogs
      @Cadegudevlogs Рік тому +22

      Soomaliland ha noolaato sool. Waa GOBOLKAYGII. Anakaa kaa jecel brother

    • @farhiyahaaji5024
      @farhiyahaaji5024 Рік тому +32

      Farxad ku noolow inta nololi jirto walaalkey qaali 🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @makamadiinoofficial6140
    @makamadiinoofficial6140 Рік тому +81

    Nimcn hilac iyo samroon oo dhan inay gob iyo nasab yahiin ita igu racsan is muujiya jah ilahay ha barkeeyo ❤️❤️💋💋❤️💋❤️💋❤️❤️❤️💋

  • @khadarhogad5835
    @khadarhogad5835 Рік тому +36

    Dhulbahante iiddoor wuu iska saarayaa Soomaalina way is raacaysaa insha allaahu waynu guulaysan.

  • @waqtiiyowaaayo4783
    @waqtiiyowaaayo4783 Рік тому +253

    Dhulbahantow gobanimadu qofka idin ogen bey garashadu kuyar thy guuleysta jalayaal from sacad siciid ✊🏽✊🏽😍

  • @wondroussoul5414
    @wondroussoul5414 Рік тому +112

    Nin somalinida ku weyntahay, Allow ku dhowr ❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴 Guul reer SSC iyo Awdal inshallah

  • @xamsexadaari7737
    @xamsexadaari7737 Рік тому +65

    Wa lagugu ogaa gobonimada nimcaanow geesi geesi dhalay hore usoco 《fanaan qaran 🇸🇴🇸🇴》wanu ka qabna haddaanu reer sool nahay ilaahay haku sharfo halgankuna wuu socdaa guul ama geeri 💪🏿💪🏿✊

  • @Asma-oj5hy
    @Asma-oj5hy 5 місяців тому +3

    Jecliya rerkaan guleysta dhulbahantoow from habargidir 🩸

  • @boqran2974
    @boqran2974 Рік тому +38

    Ma layga dareemaya inaan darwiish ahay inshllllllh guul🙏🇸🇴🐎 ama guusha nololeed ama geeri aakhiro🙏 thanks dumaashi nimcaan Abdirahmaan Hassan hillaac 🐎🇸🇴🤴🏽

    • @CmonNowTellme
      @CmonNowTellme Рік тому

      U sound like one!

    • @walaalahadaarudacwa8120
      @walaalahadaarudacwa8120 Рік тому

      @@CmonNowTellme
      Aad iyo aad Huuno Guul Daraawiishta we love you laascaanood

    • @YurupAyuup-zd1vn
      @YurupAyuup-zd1vn 19 днів тому

      Hambalyo rer ssc from awdal dhiga tihin wlhi🩸♥️🫶🏼🥺🐎

  • @deupcominggangster5435
    @deupcominggangster5435 Рік тому +13

    Hadaan nahay OG darawishta waa walalalhen
    NIMCAN HILAAC THANKS
    Brother

  • @sabanlefaahiye6903
    @sabanlefaahiye6903 Рік тому +18

    Garabkina ayaanu nahey darwiishta from awdal 📖 📕

  • @princessdrama7017
    @princessdrama7017 Рік тому +24

    Nimcan abdirahmn hassan hilac mhdsnid waanu ku haynaa abaalka ilove you Reer aptigey samaaroon from darwishta ❤💯

  • @ibrahim10rock
    @ibrahim10rock Рік тому +18

    Nimcaan walale saad reer Sool iyo Somaliweyn oo mid ah saad ujeceshahay Allah hakuu jeclaado. Daarood oodhan baa Abaal kuguhaya garab istaaga aad reer Sool umuujisay 🩸❤

  • @fowsiyaabdulla2942
    @fowsiyaabdulla2942 Рік тому +139

    At least you are the only somali singer who support the people who die for unity of Somalia ❤and feel for us because you are pure Somali I hope all the best my legand

    • @skyshooter4009
      @skyshooter4009 Рік тому +3

      Lots of Somalis are supporting the Unification of greater Somalia. Haven't you heard all the other songs and the dhaanto from few years ago? Free Sool and Awdal states from the sub clan dystopia fueled by rotten bunch in London.

    • @jamilayusuf9521
      @jamilayusuf9521 8 місяців тому

      ​@@skyshooter4009well said true

  • @talasamemedia5487
    @talasamemedia5487 Рік тому +14

    Hilaacow marku halkanga lagula jiro khawaarijta al shabaab marku soo idlaado oo laga guuleysto shacabka soomaaliyeed & kuwa reer muqdisho hada nahy waxa kaga fadhina hees aan inaba caadi eheyn,
    Ereyo miisaankoda wata lehna xaad kicin aan laga shekeyn kareen, laxan lagu fara yareystay, & musickii al ustaad arido ee cajiibka ahaa i.a🙏🇸🇴💪

  • @lailahassan2600
    @lailahassan2600 Рік тому +134

    darawishda gesiyalka Somaliyed guleysta wlalahey from Abgaal ♥️💪

  • @RaaqiyaSayidAli_
    @RaaqiyaSayidAli_ Рік тому +144

    Wlhi shalay Anigoo Nimcaan heesihiisa dhageysanaya is dhahay "talloow Laascaanood ma u soo heesay maadama Halgan ku jirto" Maanta markaa UA-cam soo galay heesta iga soo hor baxday 🥰 Guuleysta reer Sooloow ❤

    • @qaranmediainc5513
      @qaranmediainc5513 Рік тому

      Wiil ah oo gorod jare ladhaho baa ino sameyey heesta nimcana wuu inoo 😍

    • @abdullahimahamed1988
      @abdullahimahamed1988 8 місяців тому

      ​@@qaranmediainc5513qaadida aya laga hadlaaya

  • @apdullahicarab2461
    @apdullahicarab2461 Рік тому +193

    Inaan Dhulbahante ahay malayga Dareemayaa ❤

  • @maxamedcumar9391
    @maxamedcumar9391 Рік тому +24

    Al fanaan Nimcaan hilaac waa fanaanka aan ugu jeclahay heesahiisa waana fanaan qaran guulaysta Dhulbahantow from samaroon

  • @abdishakumohamed3314
    @abdishakumohamed3314 Рік тому +12

    abwaan gorad jare mahadsanid abwaane ❤🐎🇸🇴🇸🇱

  • @Sunshinequeen1
    @Sunshinequeen1 Рік тому +25

    Darwiish🇸🇴🐎 waan idin jecel nahay wll from Awdal State of Somalia🇸🇴❤️ Guulaysta Dadkeena❤️❤️

    • @ahmedaarshe4165
      @ahmedaarshe4165 Рік тому +1

      hoyada soomaaliyada ka was

    • @princessdrama7017
      @princessdrama7017 Рік тому +4

      Habo mcn mhdsnid idin jecli umii from darwishta

    • @Sunshinequeen1
      @Sunshinequeen1 Рік тому +3

      @@princessdrama7017 Insha Allah Habo Mcn cadawga Nabadiidka Ah waynu ka xoraynaynaa Gayigeena Somalia🇸🇴❤️ anagana dhankeena kasoo hurgufaynaa idoor nala socda😂😂

    • @Sunshinequeen1
      @Sunshinequeen1 Рік тому

      @@ahmedaarshe4165 SNM kabahay ka Carareen soo doonta idoorow😂😂😂

    • @muniirmaanka1765
      @muniirmaanka1765 Рік тому

      @@ahmedaarshe4165 caaaaaaac

  • @abdikadirabdi5796
    @abdikadirabdi5796 Рік тому +13

    Laaska , the future capital city of Somalia InshaALLAAH.. 🐎💪 Big Salute from caabudwaaq.

  • @abdiqeyzstarka9849
    @abdiqeyzstarka9849 Рік тому +8

    Today I.m first like hada iga danbayso darwiish wan nisalamay libaaxyada Africa from awdal boorama somalia🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💖💖 somalia ha israacdo🤝

  • @darwiiizhhawd9856
    @darwiiizhhawd9856 Рік тому +8

    Dhulpahante nimo❤🐎
    fanankeni Nimcan Hilaac❤

  • @jajkamedia3716
    @jajkamedia3716 Рік тому +26

    100m hala gaadhsiiyo heesta laascanod idinkasoo salaaamyaa boqortooyo _________laaskii darwiishkow______5______1_____2023❤🇸🇴💪

  • @sadiowarsame8161
    @sadiowarsame8161 Рік тому +16

    halka nin aan fanka somalida ka tageero hore u soco ❤️👑

  • @R.R.R.R15
    @R.R.R.R15 Рік тому +264

    Mahadsanid Nimcanow Tarikhda ku Xusi Doonta ❤️🦁💪
    Nin wuxu igalay uurka ka Ogsooni 🩸
    Dhulbhantenimo 🔥🦁

  • @user-hp1tj4ux7s
    @user-hp1tj4ux7s 7 місяців тому +3

    Heestan waxa sameeyay macalinkaygi ABWAAN GORAD JARE

  • @Hooyo309
    @Hooyo309 Рік тому +4

    Waa kaas maanta calakii lushay sool❤Mahadsanid nimcaan iyo dhamaan taageerayaasha gobanima u dirirka sool, sanaag iyo cayn🇸🇴🇸🇴SSC❤❤❤

  • @khadrahassa321
    @khadrahassa321 Рік тому +3

    Owdal state iyo khaatumo waa isku dan midnimo ayay rabaan viiiva ree owadal dhaman tiin 🇸🇴❤️❤️

  • @idrisdawud5082
    @idrisdawud5082 Рік тому +7

    Nimcaan waa halgamaa geesiya waa nin usb ah sool waa nin matali kara 😍

  • @jigjigafilms4119
    @jigjigafilms4119 Рік тому +1

    Alla og inaad Samaroon Xalaal ah tahay No more Gooni’goosato.

  • @nuuremohamud4311
    @nuuremohamud4311 Рік тому +15

    Dear friend nimcaan hilaac you are a national hero, go ahead and give us Somaliness🇸🇴🇸🇴💪🏻🙏🏻✊🏻❤️.

  • @zakariagoh6687
    @zakariagoh6687 8 місяців тому +3

    Qof walba oo qadyadayada af iyo adin, maal iyo moodba aad baan ugu mahadcelinaynaa si gaaraa nimcaan hilaac iyo abwaan gorod waan mahadsantihiin. Waan gaadhnay hadafkayagii abaal badh abaal buura ninba kiisa kaan ugu badali beerka ka ogsooni.

  • @deeqdaahri-yx2bz
    @deeqdaahri-yx2bz Рік тому +5

    Nimcaan waa Fananka Qaliya Ee ka Qab Qatay Kacanka markay kugu dheertahay soomalinimadu waa izka zida wlhy Guul io Gobonimo 🙏👑♥️

  • @wondroussoul5414
    @wondroussoul5414 Рік тому +8

    Halyeeyadi iyo haaybadii umada somaliyeed, Gobanimo ayan idin ku ogahay ❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @mohakhader9913
    @mohakhader9913 Рік тому +8

    Midnimada somali waaa muqadis ssc guuleysta garabkina nahay
    Thanks my brother nimcaan hilaaac ❤️ ❤️

  • @abdirahmanhaji827
    @abdirahmanhaji827 Рік тому +16

    Nimcaan hilaac fanan qaran sandka darawish baal dahan ah baad ka gashay gulayso ❤✊

  • @kaderabdi4336
    @kaderabdi4336 Рік тому +21

    Khaatumo guul from ogadenia ✊❤

  • @ZahraMaxamud-gh8uj
    @ZahraMaxamud-gh8uj Місяць тому +1

    Nimcaan cabdiraxmaan xasan❤ninkii gobta ahaa reer ssc abaal buur ah bay kuu hayaan nimcaanoow.

  • @clraxmaangaasofficial2589
    @clraxmaangaasofficial2589 8 місяців тому +4

    Gacmo wada jir bay wax ku gooyaan Dhulbahante guuleysta marwalba from hargaysa joogaa sln sare dhamaantiin

  • @ziao.1359
    @ziao.1359 Рік тому +3

    Inankan ededA u ahay Waa nin raga. U hees laascaanood wey istaahilan in la garab istaago wa walahen. Love from awdal

  • @hayatmuze4139
    @hayatmuze4139 Рік тому +9

    Maashaa allaah
    NIMCAAN guuleeyso soomaalinimadaa kugu weyn cadowgaa hajabo aboowe
    Ducaan guudka kuusudhay ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
    FROM PUNTLAND

  • @MaxamuudIsmaaciil-ze6jv
    @MaxamuudIsmaaciil-ze6jv 7 днів тому +1

    Nimcaan abdiraxmaan xasan Thanks Guul iyo Gobonimo Dalkayga iyo Dadkayga ReeR SSC ❤
    Geeri Aakhiro ama Gobonimo Nololeed Guul GuuL Guul ❤SSC KhaaTumo Stet❤❤

  • @mfayz980
    @mfayz980 Рік тому +18

    My Fanaan
    Nimcaan Cabdirahman Xasan Hilaac, waan ku taageera walal, ilaahay haku xafido 🦁🇸🇴🥰
    From Lascanood ✌️

  • @superlula2674
    @superlula2674 Рік тому +11

    Wow somalinimo naga badan sooleey guul waarta walba qaraxyada igu cayan

  • @Ymhsey_chary2310
    @Ymhsey_chary2310 Рік тому +11

    Best song 😭 ilahow na midee oo qurbahan aan ku dhaldhalay oo barbarnay oo ku dhaxanta badan naga kaxay 💓

  • @ismailsmile9496
    @ismailsmile9496 Рік тому +7

    abtiyaashay guulaysta wan idin jeclahay reer sool

  • @saraawarsame8338
    @saraawarsame8338 Рік тому +14

    Alle yaa cisak masha allah
    wixii nool baa kunooleeya..... wow masha allah heestu inaba caadi maaha
    Heesaha iskuma fiicnin lakiin tani waa itaabatay🤗🐎🇸🇴
    Allah swt haku xafidoo walal mahadsanid nimcaam hilaac❤
    ✍Reer sooloow waxaan rajeenayaa inaad bilad sharafiyo badan oo qaaliyaa inaad ku sharfi dooontaan alfanaan nimcaan hilaac🧡💚👑
    in shaa allaah waa fanaan aad iyo aad u qiimo badan allah ku xafidoo walal amiin

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash Рік тому +42

    Hadaad Aragto Magaca Nabigeena muxammed sallallaahu calayhi wasallam
    Suubanaha
    #Likesaarintajecel

  • @zeynabnoor2176
    @zeynabnoor2176 Рік тому +4

    Masha allah jiroo joog oo muuqaada iyo magacaa ha raago Nimcaan Hillac wadaniga dhabta ah ee aan la loodin karin adiga iyo inta kula midka ahba

  • @dumarkudhancali6927
    @dumarkudhancali6927 Рік тому +2

    Ayyyyy waxsa imara geesi samaroon mahadsanid inader

  • @mohametabdulkadir1597
    @mohametabdulkadir1597 Рік тому +2

    Abaal weyn bay kuu hayaan Daraawiishi Nimcaan Hilaac Fanaaniinta soomaaliyeed waad uga duwan tahay reer Sool gaar ahaan reer Laascaanood 💙🤍🐎

  • @mohamedaynab2061
    @mohamedaynab2061 Рік тому +9

    Waddani Waddani DhalaY HaddaaD MaqashO Waa WiilkaaS NimcaaN CabdiraxmaaN XasaN Hillaac FannaaN QaraN MahadsaniD BoowE🦁🇸🇴👑

  • @springbutterfly_914
    @springbutterfly_914 Рік тому +10

    Geesiga xabadu karin laascaanood daga baan ahay
    Guul dadkeyga 💪🐎❤️

  • @CmonNowTellme
    @CmonNowTellme Рік тому +1

    Waa maalinta lakala baxo. "Ma noloshaa wadani, mise waa la iska dhigi karaa wadani. Waa loo dhashaaye sidoo la isaga dhigi karaa wadani" hees hore.
    Maanta Nimcaan Hilaac wuxu muujiyey inuu yahay nin u dhashay wadani xalaal ah.
    Thanks Niman ...and we wont forget you ever.

  • @iqlassalad8874
    @iqlassalad8874 Рік тому +3

    You cannot imagine the amount of goosebumps I have codka hawayin hilacii hirgalay true Somali and loyalty❤❤❤❤ 🇸🇴 soley Insha Allah calankaad luulaysa mustaqbalkadhow😢😢😢

  • @mariyomankamariyomanka8120
    @mariyomankamariyomanka8120 Рік тому +6

    Leeyr caafimaad iyo
    soooooooley 💪🌎✊️calankaad
    luleeysaa🇸🇴🤲

  • @T.M25
    @T.M25 Рік тому +2

    Hadaanu nahay ree awdaL madaxaad noo zaarantihiin dhashii darwiishkow❤❤❤❤

  • @fatimaalihadan7336
    @fatimaalihadan7336 Рік тому +2

    Nimcaan fanan jira wll cadowgaa hajabo fanaan soomalinmadu waxay gudo iyo waxey tartaba yaqaan nimcaan hirgalay ❤️❤️❤️🥰🦁🔥

  • @asmahirsimohmohamed9347
    @asmahirsimohmohamed9347 Рік тому +1

    26/2/2023/axada ban dib u dhagaysanayah ano farxad iyo gobonimo dareemayah alhamdulilaah 💙💪

  • @ahmediinnuuxaadan7737
    @ahmediinnuuxaadan7737 Рік тому +4

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴Abidkii midkii uga wanagsanaa e soo mara fanka inta aan noolaaa aan arakay🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🫂

  • @nasrohasan4943
    @nasrohasan4943 Рік тому +6

    🇦🇷🇦🇷🇦🇷🇦🇷❤❤❤❤❤❤❤🙏🙏🙏🙏🙏nimcan hilaac nooloow inta nolol jirto brother 🇺🇿🇺🇿🇺🇿❤❤❤❤❤

  • @ayaandheman2677
    @ayaandheman2677 Рік тому +1

    Somali singer number one haduu garabkaaga joogo farxad kumabdhino thank you kolay abaaalkaas waan kuu haynaa hadaan nahay bulshaweynte kasoo jeeda sool sanag iyo cayn

  • @ilwaadAbdurashiid4631
    @ilwaadAbdurashiid4631 10 місяців тому +2

    Sool way heshay guusheyda ❤manta alx🤲

  • @MEECAAD_MEDIA
    @MEECAAD_MEDIA Рік тому +4

    Fanan labo maaha kuma khasaarin tageeradaydii 2013 ilaa maanta Guulayso Legend

  • @Two_pac_shakur_63
    @Two_pac_shakur_63 Рік тому +14

    Laascanod rag difaacda ayay ledahay oo 15 daqiiqo magaalada kaga xoreeyey cadow daganaa 15 sano 🐎 🇸🇴❤🙏
    Darwiish waligaa haka shakiyin 💪

  • @nimcohappy311
    @nimcohappy311 Рік тому +3

    Nimcaan apaaL inabah cadih ahayn ban kuu hynah hadah nahy reer khatumoh 🙏🙌😘

  • @madinamaxamed4928
    @madinamaxamed4928 8 місяців тому +2

    Guul iyo gobnimo ayaan iidin rajinnya Katuma state of somaila 🇸🇴🇸🇴❤️💯🥀

  • @anzalabdi6079
    @anzalabdi6079 Рік тому +12

    My fanan nimcan 🥰🥰 Faninkaa kaliye hesihisa ad u jecelahay kuwii hire ilahada keep going wll 🥰❤️

  • @ilwaadAbdurashiid4631
    @ilwaadAbdurashiid4631 Рік тому +6

    Rabbiyow reer sool iyo dhamaan reer khatuma dhibka iyo dagaalka ka dulqaad dulmi baa lagu wada rabbiyow u hili 😭🤲🤲

  • @ikranabdi3834
    @ikranabdi3834 Рік тому +3

    Naag isaaqa ayaan ahay wanan jeclahay daraawish hadaanay jiri lahayn maanta awowgay john baa loobixin lahaa

  • @nurtofarah8393
    @nurtofarah8393 Рік тому +2

    Libaaxa Somalieyed wa wadani dhab ah adunka faraxd aqirana jano Nimcaan ❣Libaax Somalia 🦁🇸🇴 guleysta dadkeyga libax yada lascanood💪❣

  • @axmedhaaashi3962
    @axmedhaaashi3962 Рік тому +31

    Fanaan qaran ♥️♥️💥👏👍

  • @eliasjakaarta7901
    @eliasjakaarta7901 Рік тому +14

    NInki Kofi dilay iyo
    Dalka kii xoreeyey iyo
    Waxan ahay darwiish
    Waxan ahay daraashiish
    Waxan doono mooyee
    Nina ima dirqiyi karo
    Dirir iyo colaad iyo
    Dagaal waa is naqaana
    Dab holcaaya baan ahay
    Dalkaan anigaa iska leh
    Ninkii iga dul saarow
    Waxan kaga digayaa
    Intaan ruuxdu kaa damin
    Dib u joogso oo carar
    🐎 💙🐎💙🐎💙🐎💙🙏

  • @DawoAli
    @DawoAli 14 днів тому +1

    Heestan wagii dagaalkusocdey wanku ooyijirey hada alx cawaan sooxasustey kadib wandhageysty/26/Jun/2024❤❤❤

  • @ifrahderajo420
    @ifrahderajo420 Рік тому +10

    Dumashi nimacaan hilaac waad mahadsantahy sharaf iyo karamo🥰❤

  • @Mirqaaye
    @Mirqaaye Рік тому +19

    Hadad ku faraxday guusha daraawiishta like iisaar

  • @hoodoali9343
    @hoodoali9343 Рік тому +5

    mahadsanid nimcaan sidaad noo taageertay rabi hakuu taaheero wllo

  • @abdihafitanwar1001
    @abdihafitanwar1001 Рік тому +2

    Fanaan qaran guuleyso thank

  • @caabilyrics9686
    @caabilyrics9686 Рік тому +1

    Nimcaan hilaac waa legend adbn kusalmay sxp

  • @AhmedMohamed-uz2qz
    @AhmedMohamed-uz2qz Рік тому +4

    DhuLbahante guulaysta abtiyaaal qayr baaan idin rajaynayaa from isaaq arab ♥
    Waaanku faraxsanahy gooni isutaaga ssc spool guulaysta

  • @faisayussuf4262
    @faisayussuf4262 Рік тому +4

    Somalinimo naga badan horay u soco Fanan Somaliyed Nimcaan hilaac ❤️❤️

  • @deeqotahliil940
    @deeqotahliil940 Рік тому +1

    Ilahow i tus 👁️👁️(KHATUMO STATE OF SOMALIA 🇸🇴 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💙💙💙💙)oo ka XOORODEY(jamahadii hii SSDF IYO SMN)Dharawiish waa udub dhaxaadka isku Xira .Great SOMALIA 🇸🇴untied we rise divided we fall.
    NIMACAAN National star ⭐️ 🇸🇴🇸🇴🇸🇴
    Isagoo nool waa in taal loo dhisaa🏆🏆🥇🥇🥇⭐️⭐️⭐️💙

  • @kooman6021
    @kooman6021 5 місяців тому +1

    Sanad ka hor ayay ahayd 🇸🇴 🐎 Mahadsanid Hilaac Insha Allah #Awdal ayaa xigaysa oo maamul ah ❤ 🇸🇴 💪

  • @AhmedAkOfficial1
    @AhmedAkOfficial1 Рік тому +19

    Mahadsanid Halyeey halgan Baad Ka Mid Ahay❤👏
    Darwish Empire❤🐎🇸🇴

  • @kakacade6037
    @kakacade6037 Рік тому +7

    Fanan farxad nogu nolow fananka fananita somaliyad ❤

  • @FarxaanFuture
    @FarxaanFuture Рік тому +1

    Darawish ma ihi balse dhulbahante Aabahy awawgay iyo hooyaday bay dhaleen Ilaahay Ha karameyo dadkaygi ehelkaygi weeye ❤qalbigan ka jece lahay

  • @adoontialle798
    @adoontialle798 Рік тому +1

    Geesi baa tahay nimcaan hilaac wiil Qaran noolow walal nolosha Kuma xumayso from Galmudug galkacyo baan Ka soo salamaya 🇸🇴🇸🇴🥺

  • @Abdisamad1
    @Abdisamad1 Рік тому +14

    Fanaanka shanta somaliyeeda 🇸🇴👑👑😍

  • @Shino-dahir
    @Shino-dahir Рік тому +13

    The one and only legand we love u nimcan horey u soco ❤❤

  • @farhiyohussein7338
    @farhiyohussein7338 Рік тому +2

    Manshallaha ilhay ha ku xafido wlla guuleso marwalba ilhay caadowgaga ha jebiyo inshallah Somaliy guul iyo gobanimo iyo midnimo inshallah daraawiish waa dadgeesiyal ah Waa guulesanyal inshallah daraawiish guul iyo gobanimo iyo midnimo inshallah 👍❤️🐎🇸🇴🐎❤️👍

  • @richhommie3512
    @richhommie3512 Рік тому +2

    Waan kaa Gudoonay heestan qiimaha badan Nimcaan Hillaaac Nin Rageed Baa Tahay wallee
    Haye haye Ilmo Lafo Lafo Waan is Baraneenaaa
    #KHAATUMO_STATE ♡♡♡☆☆☆

  • @kijeeli
    @kijeeli Рік тому +60

    What a voice, what a message for somali Unity. Thanks for your support to a worthy cause !

  • @mashkuursez2649
    @mashkuursez2649 Рік тому +4

    Waxad ka dhalatay dad nasab ah oo somalinimadu ku weyntahay keep going bro nacabka alle ishisa ha ka xijabo

  • @adoontiialleikhlaas4648
    @adoontiialleikhlaas4648 Рік тому +2

    Thankis nimcaan hilaac fanaan soomaali nimadu ku wayn tahay oo gob iyo nasab ah ah ❤❤❤❤

  • @ibramahmoud5605
    @ibramahmoud5605 Рік тому +2

    Nimcaan Hillac we love you bro from Djibouti 🇩🇯❤️💪

  • @ceeriofficial3201
    @ceeriofficial3201 Рік тому +4

    First person hilaac music waxan kasoo salaamaya Borama😍

  • @zaadiqhussein5671
    @zaadiqhussein5671 Рік тому +3

    Gobonimo nimcan Abdirahman hilaac hees waqtigeedi timid ayad soqaday 💙

  • @Raqiya29
    @Raqiya29 Рік тому +2

    Ayy Halyeyiin waye walalhen reer sooL guuL mar walpa 🥺🐎❤️

  • @user-jj7ty1cp6u
    @user-jj7ty1cp6u 3 місяці тому

    Nimcan hilaac waa dadkii ugu horeyay halkanka khatumo maha nimcaan dhulbahante lakiin fankiisa ayuu ugu hiliyay dhulbahante kuso dhaweeya laascanood insha allah