Nimcaan Hilaac oo Ka yaabsaday Madaxda Qaranka Xaflada 1 Luulyo 2024

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 1 жов 2024
  • Enjoy Comments According Share and Subscribe to our Channel to keep up to date All the latest News updates

КОМЕНТАРІ • 375

  • @fowsiyaMohamoud
    @fowsiyaMohamoud 3 місяці тому +41

    Hassan sheekh awdal and Khaatuumo is giving you big opportunity to unify the country to make big legacy I hope you grabbed

    • @abdullahiahmedabdulle7501
      @abdullahiahmedabdulle7501 3 місяці тому +6

      Surely, President HSM has the greatest chance to make this words of the song into reality

    • @faizam523
      @faizam523 2 місяці тому +1

      So true!❤

    • @AxmedRuush-c4h
      @AxmedRuush-c4h Місяць тому +1

      Hadad somali tahay muwaadin afkaga hooyo ilaadho

    • @faizam523
      @faizam523 Місяць тому +1

      @@AxmedRuush-c4h Inaad luqad kale barato wax ceeb ah oo ku jirta ma lahan faa'iido mooyee, afkaaga hooyana kaagama lumayo inaad ku hadasho ama qori kartid luqad kale, waa uun aqoon korodhsi.

  • @MimilakiHussain-th2km
    @MimilakiHussain-th2km 3 місяці тому +63

    Anigaaa ku jecel my world Xamarey 🌎 ❤😢from Djibouti 🇩🇯 ♥️ ❤️ 😍 🇸🇴❤

  • @AhmedMohamed-pg2zq
    @AhmedMohamed-pg2zq 3 місяці тому +26

    Only inta somalinimada ku weynatahy🎉❤

  • @SahraAhmed-f1u
    @SahraAhmed-f1u 3 місяці тому +53

    Fanaan qaran waxaan rajaynayaa inaad laascanod maalin uun timaado😢😢😢 yaaa hilaaaC

  • @luulibrahim5039
    @luulibrahim5039 3 місяці тому +19

    Nimcaan Hilaac waa wiil qalbi fiican, waana halyey wadani ah Guuleyso. Allaah haku xafido.
    Aamiin Yaa Allaah ❤🙏🙏🙏🙏🙏🤲🤲🤲🤲🤲🌹🌹🌹🌹🌹

  • @falisa576
    @falisa576 3 місяці тому +37

    Maasha Allaah tabarakallaah nimcaan
    Hilaac magaciiba Alle kuu qaaday
    Waxa tahay iftiim u so baxay umadiisa
    Allaha ku ilaasho cadowgaga badane

    • @SagalMohaned
      @SagalMohaned 3 місяці тому +2

      @@falisa576 Aaamiiiiiiin yaaa allaah

    • @fatumanur2227
      @fatumanur2227 3 місяці тому +4

      Guul Somalia

    • @salahthefruad9174
      @salahthefruad9174 3 місяці тому +5

      Caadi maaha
      Waa hees dareenkeeda wadata

    • @faizam523
      @faizam523 Місяць тому +1

      @@falisa576 Amiin yaa rabicaalamiin

  • @seinabaliomar5211
    @seinabaliomar5211 3 місяці тому +14

    Midnimada dakaygiyo waxaan doonayaa guul wada deeqda uunkoo dadku uu u siman yahey. Guul Somaali weyn.❤❤❤❤❤

  • @ZeynabNoor-md3uz
    @ZeynabNoor-md3uz 3 місяці тому +37

    Masha Allah nimcan hillac allow garashada iyo garaadkaba allow ku saa’idi waayo meel fog ayaad Hiigsaneysaa heestaana waa duco allow inoo aqbal ducadaada Aamiin yaa rabbi

  • @saynebboersma6635
    @saynebboersma6635 3 місяці тому +36

    VIVA 5 Somaliyed GUUL iyo gobanimo Insha Allah 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @rukiamohamed6699
    @rukiamohamed6699 3 місяці тому +45

    Unity is best option 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪🏿💪🏿💪🏿

  • @absharali7946
    @absharali7946 3 місяці тому +11

    Waw wllhi caadi ayuu ula hadlay sareer ah oo fahmi karaa dadka rabo kala qomnaanta umada somaliyeed wow another lever wllh war kinka magac kale haloobixiyo fanaan waa dhafee haybad iyo cod wanaagsan isku darsaday

  • @akm4480
    @akm4480 3 місяці тому +7

    🤌🏽Anigoo Dal weyn iyo dowladnimo tisqaadiyo .. darajiyo lib heli kara..Degmo laygu koobiyo.. Ducfi iyo Han Liitiyo.. Daan Daan ma liqi karo..wow ..👨‍✈️👨‍✈️👨‍✈️✌🏼✌🏼✌🏼🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴✌🏼✌🏼✌🏼wow.. Amazing Beats..!!✌🏼👨‍✈️Noolow Walaalkeen Nimcaan Somali👨‍✈️💪🏽

  • @NasteexoCismaan-ni7ny
    @NasteexoCismaan-ni7ny 3 місяці тому +1

    mshallaha❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @rahh4137
    @rahh4137 3 місяці тому +21

    ❤maashaAllah Nimcaanaw waxaad jeceshahay ee Soomaali oo dhan ay jeceshahay Ilaahay ha siiyo. Soomaaliya ha is raacdo ❤

  • @sidramrk
    @sidramrk 3 місяці тому +12

    Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤️

  • @sour.candly7868
    @sour.candly7868 3 місяці тому +13

    Nimcaan Wadani Jecel Dadkiisa iyo Dalkiisa......❤❤❤....

  • @fadumomohamed8284
    @fadumomohamed8284 3 місяці тому +10

    Dal shisheeye mahan dugaashi waxaa allah ka baryaya in wadankeygii ku dalxiisnoo ubedkeenan dagaan guul iyo gobanimo soomaliyey iyo farxad dareen soomalinimo fanaankeena nimcaan hilaac 🎉🎉🎉 we love you so much your people love with you 🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪🇸🇴💪

  • @moeawale4891
    @moeawale4891 2 місяці тому +4

    How come you all surprised with Nimcan's melodic nationalistic somali songs and feelings. He is from Samaroon Ugases family from Zaila and Harar, who fought tooth and nails with Abyssinins expansionist since Ahmed Guray's 15th century holy war.

  • @zakuuka207
    @zakuuka207 3 місяці тому +15

    Kan Fanan wuu dhaafey waxkle haloo bixiyo Akhyaarey ❤

  • @halimahassan657
    @halimahassan657 3 місяці тому +21

    Maansha allaah Soomaali dhalad Ka dhashay Soomaali weyn Soomaali maxamed dadkiisa iyo dalkiisa iyo diintiisa jecel maansha Allaah illaahey ha ku xafido♥️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💙❤️💛💚💙💚💙peace Nimcaan hilaac❤

  • @fowsiyaMohamoud
    @fowsiyaMohamoud 3 місяці тому +3

    That’s Awdal state voice they better listen the government ❤❤❤

  • @abdikadirnoor2084
    @abdikadirnoor2084 3 місяці тому +2

    Why am i crying 😢 😢.

  • @RahaNuur
    @RahaNuur 3 місяці тому +21

    Wlhi hestan iyo xushmada u qaday iyo masabkeda wan la ilmeyay

  • @AbdiqaniMaxamed-pf9ov
    @AbdiqaniMaxamed-pf9ov 3 місяці тому +8

    Nimacan hilac somaliya
    Wanku wata zxp qali

  • @fowsiyaMohamoud
    @fowsiyaMohamoud 3 місяці тому +11

    That’s Awdal state voice they better listen the government ❤❤❤

  • @maxamedkaamil6670
    @maxamedkaamil6670 3 місяці тому +27

    Nimcaan abdiraxmaan hilaac fanan somaliyeed hore usoco pro

  • @shariifcabdiqafaar117
    @shariifcabdiqafaar117 2 місяці тому +2

    Beysti nibcan fannansomaliyed

  • @rayancadeysheekhkhalif
    @rayancadeysheekhkhalif 3 місяці тому +7

    Hees iga dhe🎉🎉❤

  • @daldhisdds7682
    @daldhisdds7682 3 місяці тому +4

    Guul Fanaan Qaran Nimcaan Hilaac

  • @AwesCabdulhi
    @AwesCabdulhi 3 місяці тому +7

    Soomaaliya hanoo laato ha waarto ha guulesato viiva soomaaliya guulesato ❤❤❤❤❤❤

  • @FartunYusuf-ll8tg
    @FartunYusuf-ll8tg 3 місяці тому +7

    Maansha Alaah nimcaahilaac guuuuuleyso waankuwadanaa " butland♥️❤️👑🎇🎇🎇🎇
    Somaaliya ha guuuuuleyso isha Alaah tabaarkalaah 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴♥️♥️❤️❤️❤️❤️❤️♥️♥️♥️

  • @gorgorhaadka8824
    @gorgorhaadka8824 3 місяці тому +2

    NImcaan waa wadani, Somali,Geesi cabray waxa ay guudahaan qabaan dhalinyarada soomaliyeed, somaliya guul sharaf iyo midnimo degdeg ah.

  • @XuseenCabdi-z9d
    @XuseenCabdi-z9d 3 місяці тому +4

    M.a🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪🫶

  • @bilancabduqadir
    @bilancabduqadir 3 місяці тому +5

    Nimcan mln uun inaan ku arki doono ayaan rajeynaya inshaa allaah😢😊❤🎉

  • @Caliyuusuf-rh9nw
    @Caliyuusuf-rh9nw 3 місяці тому +14

    Masha allh
    Nimcaan hilaac allh hakuxifdiyo wallky
    SOOMAALIA guul

  • @taherdjama
    @taherdjama 3 місяці тому +2

    fanan qaranka jecel wllo nimcan kor usooco sxb

  • @AbdiAhmed-wh9cg
    @AbdiAhmed-wh9cg 3 місяці тому +3

    Nimcaan.masha.alaah.dad.dal.iyo.diin jacayl muslinimo.watan.alaha.ku.dhawro

  • @mahirak5248
    @mahirak5248 3 місяці тому +8

    Www masha allh umada soomaaliyeed afkaada allaa ulajiro

  • @hakimoali3794
    @hakimoali3794 3 місяці тому +4

    Ow this the best 👌 I'm proud ,but I'm crying for happiness ❤❤❤❤😂

  • @hadiyoshakai9317
    @hadiyoshakai9317 3 місяці тому +14

    Mashallah ❤ Nimcaanhilaac waninculus Allah xafido

  • @Luulmuktar
    @Luulmuktar 3 місяці тому +9

    Legend 💪💪👊

  • @RaaxoCaliyuusuf-s5w
    @RaaxoCaliyuusuf-s5w 3 місяці тому +7

    Zxp nimcaan hilaac guuuul❤❤❤❤💯

  • @abdijama1984
    @abdijama1984 3 місяці тому +4

    Waaw waaw here sare guul owdal viva ilove boorom ❤❤😂😂❤❤

  • @ismacillapasta138
    @ismacillapasta138 3 місяці тому +3

    Somalinimadu alla qurxonaa❤❤❤❤

  • @CabdirisaaqMaxamed-qx6wd
    @CabdirisaaqMaxamed-qx6wd 3 місяці тому +2

    Dhibta iyo duruuftana u duloobi maayee Nin kastaa hadiidee waxan donayaa nolol ka da,weyn intaan qabo. Nimcaan hilac codbaad igu dishey

  • @UbaxAhmed-bw8sn
    @UbaxAhmed-bw8sn 3 місяці тому +3

    Mashaallah Somalia 🇸🇴 ❤️ 😍 💖 guuul guuul ❤❤

  • @mustafjabane
    @mustafjabane 3 місяці тому +2

    Wadaniga dhabtaa alow dhowr nimcaan 🙏🙏

  • @rudwanmahamud8553
    @rudwanmahamud8553 3 місяці тому +1

    Daan daan ma liqi karo

  • @darishore814
    @darishore814 3 місяці тому +11

    Guul soomaali weeen abid 💪💪💪💪

  • @abuu1
    @abuu1 3 місяці тому +2

    Dhaga hadal another level anigo darajo hello degmo laigu koobo ducfi ma qaadan karo

  • @ashayousuf6361
    @ashayousuf6361 3 місяці тому +2

    Alloow ku sii wiilal gees ah iyo gabdho ku dar yeello geesiggi dalkeggoow

  • @nasrahassan4638
    @nasrahassan4638 2 місяці тому +2

    MAASHA ALLAH!!! ALLOW NOO KAA DAA!!! VIVA NIMCAAN HILAAC!!! ILAAHOW WADADA TOOSAN UMADEENA KU HANUUNI! WAX WADA JIR LAGU WAAYO, KALA TAG LAGUMA HELEE, HALAYS CAFIYO, ALLE HALAGA BAQO, HORANA HALOO SOCDO!!!

  • @AyaanAbdiraxiin
    @AyaanAbdiraxiin 3 місяці тому +2

    Nicaan waxaan ahay fananaa adoo kal iinaan Noqto iiso qabo billion

  • @Saara905
    @Saara905 17 днів тому +2

    Dibad kaalmadeeda
    ku ducaysan maayee
    waxaan doonayaa dheef
    aan la ii dawarinoo
    dadaal lagula soo baxo
    🫂🇸🇴from khatumo state oo waligayba Somali dhab ah ayaan ahaa🇸🇴🩸

  • @DahaboAliSheekAdam
    @DahaboAliSheekAdam 3 місяці тому +3

    Maashaa Allaa Tabaaraka Allaah Allow ku deyso

  • @AbdisalamMedAye
    @AbdisalamMedAye 2 місяці тому +2

    Masha allah nimcaan hore usoco

  • @SharmakeJamac-k7q
    @SharmakeJamac-k7q 3 місяці тому +1

    Xassan dhiiqo iyo marxuumkii xamse maxbuus dalka hogamiyaal fican maha dalka halaga qabto 😮

  • @ladanilmi8237
    @ladanilmi8237 3 місяці тому +6

    Nimcaan Hilaac ALLAH ha ku barakeyo mashallah you are legend GUL SOMALI WAYEN INCHALLAH

  • @iftinxaajicabdi791
    @iftinxaajicabdi791 3 місяці тому +7

    Nimcaan hilac 🎉🎉🎉wiil 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 yed❤❤❤🎉🎉🎉guleso🎉wllken❤❤❤ 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 yed🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤ guuleso 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 ❤

  • @saramohamud314
    @saramohamud314 3 місяці тому +1

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🔵🎉🎉🎉🎉🎉👋👋👋👋👋🎉💐💐💐💐💐👍🏽👍🏽midnimo✊🏻✊🏻✊🏻✊🏻✊🏻✊🏻

  • @SahraAhmed-f1u
    @SahraAhmed-f1u 3 місяці тому

    Farxad awgeed dareenkayga wax aankuqiyaasomagaranayo😢

  • @Qadan-1
    @Qadan-1 3 місяці тому +2

    Mashaallah tabarakallah hooyo macaan allaha ku dhowro nicaanow hilaac kaliya matihid ee qaran baad tahay hooy❤

  • @gangpopth3951
    @gangpopth3951 3 місяці тому +2

    Nimcan hillac 👏👏👏✌️

  • @libaaxlaywabar834
    @libaaxlaywabar834 3 місяці тому +3

    🎉🎉🎉🎉 SOOMAALIYA SOOMAALIBA LEE. GUUL IYO GOOBONIMO UMMADA SOOMAALIYEED. ALOOW DALKA NOO ILAALI OO CADAWGA DHIBKIISA NA BAAL MARI. AAMIN AAMIN AAMIN

  • @SouleimanDjibrilAli
    @SouleimanDjibrilAli 2 місяці тому +1

    Legend bro reer Awdal State

  • @jiidjiid2498
    @jiidjiid2498 3 місяці тому +1

    Only Hamza understood the meaning of the Song 😂😂😂 Hawiye hada nahay we need learn Somali.

  • @hakashakin3306
    @hakashakin3306 3 місяці тому +3

    Saaaas waaaye

  • @AmaanCanaan
    @AmaanCanaan 2 місяці тому

    Ofofoolcomments1opofmothgofquilckshereofhiddenofnearbyshereofscanofstobofooluninstallofgalleryoffilezofhdofarebiofenglishofyutoreplacreofaudiofilladisofkeebofoolwasabofmasiijerof2033of2021of2022of2024of2035of26ofofaofnewestof
    M.xasanbaagubeyguriisacadhy

  • @Layla-nw8nr
    @Layla-nw8nr 3 місяці тому +3

    Mashallah brother ❤ beautiful song

  • @MaryanXamuud-z5i
    @MaryanXamuud-z5i 2 місяці тому +1

    Somalia guuul hanolato❤❤❤❤❤

  • @TamateetaToo
    @TamateetaToo 3 місяці тому +1

    ❤🎉❤❤❤😢😢😢😢😢😢🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪🏻

  • @IbraahimRashiid-h3t
    @IbraahimRashiid-h3t 3 місяці тому

    Nimcaan libaaxa somaaliyeed iyo niyad jabka somaliland

  • @fadumaabdillahi8510
    @fadumaabdillahi8510 3 місяці тому +2

    Marsha Allaha you are the best way to go ❤unity somalia

  • @IndhoDareen
    @IndhoDareen 3 місяці тому +1

    NicanHlac Gul iyo gobnimo ❤❤❤❤❤❤❤

  • @FowsiyaAbdulla-pv3jn
    @FowsiyaAbdulla-pv3jn 3 місяці тому +1

    Unity is the goal of every somali citizen

  • @gamer5Real
    @gamer5Real 3 місяці тому

    Masha Allah 🇺🇳🇺🇳🇺🇳🇺🇳🇺🇳🇰🇼🇰🇼🇰🇼🇰🇼🇰🇼❤❤❤❤

  • @makoahmed7381
    @makoahmed7381 2 місяці тому +1

    Ma sha Allah wallee wa hees qima iyo qaaya leh oo iqiira galisay united Somalia 🇸🇴 waxaan Allah ka rajaynaya 5anta Somali midowdo 🤲🤲🤲 Allahuma amin

  • @MuhummedBillow
    @MuhummedBillow 2 місяці тому +1

    My favorite singer

  • @AishaAli-p5v
    @AishaAli-p5v 3 місяці тому +2

    Somali hees kasto lo qado weli way isd😢ilayan nabad nabad 🎉😊

    • @macalimkobayarec.x.f7485
      @macalimkobayarec.x.f7485 3 місяці тому

      Soomaali hees isku raacimee ee sharciga islaamka ayey isku raace ee Alle hanagu hanuuniyo Diintiisa macaan

  • @hindakalinle1698
    @hindakalinle1698 3 місяці тому +3

    Mashaa Allah hambalyo huno qaali

  • @Bashir1119
    @Bashir1119 3 місяці тому +1

    Congratulations brother best song ever

  • @Awo-abiib
    @Awo-abiib 3 місяці тому +1

    Muqdhisho amhaarka noo dhaama 😅

  • @hakimoali3794
    @hakimoali3794 3 місяці тому

    🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Abdi-rahiim
    @Abdi-rahiim 3 місяці тому +1

    Somalilan 😢😢😢😢 1:02

  • @abdiqanihuseen1414
    @abdiqanihuseen1414 3 місяці тому +1

    Waxaan doonayaa midnimo somaaliyeed hambalyo dadkeena somaaliyeed iyo dalka midnimo waa muhiim magaceena ku dhisan hambalyo dadkeena somaaliyeed midnimo waa muqadas Somalia 🇸🇴♥ Somalia 🇸🇴Somalia 🇸🇴Somalia 🇸🇴❤❤❤

  • @AsatYacqub
    @AsatYacqub Місяць тому +1

    Fanan qaran weliga guleeso

  • @maryandakane9984
    @maryandakane9984 3 місяці тому +3

    Nimcaan hilaac❤️❤️❤️👍

  • @cazkapoy1665
    @cazkapoy1665 3 місяці тому

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @Thegirlgroup_havefun
    @Thegirlgroup_havefun 3 місяці тому

    ❤❤❤

  • @Abdullahidiaz
    @Abdullahidiaz 3 місяці тому

    allow nimcaan hanaka qaadin 🇩🇯🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @sharmaanbeek4696
    @sharmaanbeek4696 3 місяці тому

    Midnimadu waa muhiim caloosha xaadha reer shekhow

  • @abuu1
    @abuu1 3 місяці тому

    Wuu dhab hadlay, gudaha iyo dareen heesay

  • @Fadumo-sp1vk
    @Fadumo-sp1vk 3 місяці тому

    ❤❤❤❤❤

  • @MaxamudQaalib-u8z
    @MaxamudQaalib-u8z 3 місяці тому

    Mansh Allah 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪💪💪💪💪🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @mohamedabdi197
    @mohamedabdi197 3 місяці тому +1

    ww machallah super lucky nicaam ❤❤❤❤

  • @AmiiradaJiilka
    @AmiiradaJiilka 3 місяці тому +1

    𝑮𝒖𝒖𝒖𝒖𝒍 𝒈𝒖𝒖𝒖𝒖𝒖𝒍

  • @TalisoAlifaracade
    @TalisoAlifaracade 2 місяці тому +1

    Alha ku xafido wll

  • @FartunAli-bf3yk
    @FartunAli-bf3yk 3 місяці тому

    Aawey iimaanka laga qaadkii lahaa Nimcaan sun baa la siiyey wuxuu yaalaa hospital

    • @maahir376
      @maahir376 2 місяці тому

      😂😂😂 adiga waad ka,dhacdantahay ma Facebook baad amin santahay wali Aniga markan arkay benineytahay Wan ogaa ba

  • @NajaxYusuf-x7d
    @NajaxYusuf-x7d 3 місяці тому

    M.a isku kuub naada paid🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @zzz2Mahamoud
    @zzz2Mahamoud 3 місяці тому +1

    Maasha Allah Allah yacisad Fanaanka weyn Nimcaan Hilaac