DR CALI QAADI wadanka wax badan ayu taray inti gobanimada ka hor si faah fahsan #ADNA_ADAN Aya ka warantay waraysi ay bixisay ALLA CIMIRIGA ha u barakeyo aakhirna meel roon RABBI hamariyo ISGA IYO drs ADNA ADANBA fakhuurun beKUM ya sacda DR ALI VS adna
Ardaygii u horeeyey ee School la qoray, waxay ku tusay sida aynu duur-Joog ahayn. Fucking hell! No wonder some people are still against Abaarso Tech Schools..,!
waxaan ahay dadka ku xidhan barnaamijkan laakiin 1)wariyuhu qofka la waraysanayo hadalka u ma daayo ee wuu ka dhex galaa, waxaanad moodaa in wariyuhu jecelyay in uu isagu hadlo, 2) Qofka uu waraysanayo inta aanu jawaabta haleelin ayuu sida ay isaga la tahay afka u geliyaa, taasina qofka ayay jawaabta ka dhabqisaa. Wariyuhu waa nin wayn oo waayo arag ah inuu sidaa u dhaqmaa ilama qurux badna, run ahaantiina anigu kollay aad baan u dhibsadaa.
wariyuhu waa khabiir sidaa aad sheegtayba. barnamijku wakhti yar oo kooban ayuu leeyay dadka la waraysanayaana waa haldoorkii somalida iyo dad taariikho badan leh, dabcan sualaha uu waydiinayaa maaha kuwa iskaga soo dhacaya ama iska yimaada waa wax uu ugu talo galay in qofka la waraysanayo ay taariikhdiisa inta ugu muhiimsan iftiimiso dadkuna ay uga bawsadan intii ugu muhiimsanayd shakhsiga taariikhdiisa. waxa aad dawata barnamijka ducaale laftiisa la waraysanayo wuxu carabaabayaa wariyenimada barnamijyadeda in ay ka mid tahay sideed wakhti kooban uga soo saari karta xog wayn. waana cilmi la barto. anigu xagayga hadaan ka eego si wanaagsan buu u maamulay ducaale waana dadka farokutiriska ah ee khabiirada ku ah wariyenimada.
cali qaadi saacad iyo laba taariikhdisa laguma soo koobi karo hal suaalbaana suura gala inuu wakhtigaba ku qaato oo waxbarashadiisii oo kaliya ah. markaa waa time management waana wax la barto oo wariyenimada ka mid ah
wllo waa caadi aragtidaaduna maxuma lkn waxa u sabab ah 2shay 1 waqtiga barnaamijka oo yar kabibna hadalada caadiga ah waa u mihiim weriyaha in uu ka saaro ama uu ka qabto qofka uu waraysanayo si muhimada loogaadho 2 weriyaha laftiisa ayaa ah qof waayo arag ah marka waxii uu u soo taagnaa iyo waxa lagaagasheekeeya iskumid ma aha tusale markii ladoranayey xasan sh maxamuud markii ladoranayey oo aad u soo taagnayd marka qof kaaga sheekaynayo miyaad daawanin mese waxaad odhan Maya sidaa maaha ii kaadi halkaa maxaad u jeeda iska hubso hebel milaa uma codayne iyo intaad oo cod milaa mu heline iyo ereyo badan waayo waa wax aad u soo taagnayd markaa way ka duwantahay wax aad maqashay oo aad dhegeysanayso un
Bal fiiri sida uu wax u khaldayo, markii uu iskuulka Sheekh Bashiir galay ma kelidiis baa iskuulka dhigan jiray sidee ku noqday ardaygii ugu horeeyey?! Muu yiraahdo "dufcaddii" u horaysay.
Masha Allah Dr Ali qadi ilahay cimrigaga harajiyo sawir aad Ku jirto adiga iyo cigaal ayaan hayey
Markan barnamijka furay ayaan markiiba aqoonsaday wajiga Ali qaadi wakhtigaa aad sawirka gashay waxad ahayd qiyaastii 14jir
Masha Allah waa tarikh qaaliya
Aad ban ugu Mahad naqayaa
Adeero Duale iyo Horn cable TV
Thank you very much DR Cali Qaadi♥️♥️♥️
Waar ninja cimrigiisa hakadhexgelin ninyohow waakusidee adi iyo isaga ku hortegi ALLAAH ayaagaràn.✌️
mnsha allah alle cimriga ha kuu dheereyo Dr ali qaadi
Alle hawnaxariisto Dr cali Qaadi umada reer Somaliland Ee uu ka baxayna samir iyo iimaan saadiqa hakasiiyo Aaaamiin Aaamiiin Aaamiin
Oh goor muu dhintaay
Halkeebuuse ku dhintaay
Muu dhiman wllo habarka kadaa
allow cimriga u dheere dr cali qaadi maasha'allah weli waa taam
ghxhhzcngkmmn
Dadkii hore we reer Somaliland waxay ahaayeen runtii dad wax bartay oo cajiib ah
MIDNIMADII SOOMIILIYA AYAA SAAQIDNIMO INOOGU HORAYSAY
Su Aashaar inigaad iga qaadee waamaxay sababta dhakhaatiirta soomaali dalka iga shaqayn layihiin?
Dr cali qaadi recoard kaas ardaygii ugu horeeyay ee Somaliland school la qoro ayuu haystaa
Soomaalida Qofkii Uhoreeyey School
Wali Noolyahay Ayaa Ilbaxnimo iyo
Aqoon Sheeganaysa🤩
DR CALI QAADI wadanka wax badan ayu taray inti gobanimada ka hor si faah fahsan #ADNA_ADAN Aya ka warantay waraysi ay bixisay ALLA CIMIRIGA ha u barakeyo aakhirna meel roon RABBI hamariyo ISGA IYO drs ADNA ADANBA
fakhuurun beKUM ya sacda DR ALI VS adna
Somali taariikhdeedu waa shalay mar hadii ninkii ugu horeeyey ee arday noqday Dr qaadi yahay!
Walaal shalay maahe, lkn aqoon ahaan ayay shalay yihiin somali, taariikhdoodu way fogtehee
Somalida waa dad ahludiin ah tariikhdodu fog-tahay walal
Dr cali qaadi ilaahay ha kuu siyaadiyo caafimaadka
Ardaygii u horeeyey ee School la qoray, waxay ku tusay sida aynu duur-Joog ahayn. Fucking hell!
No wonder some people are still against Abaarso Tech Schools..,!
ardaygii ugu horeeyey somaliland
waxaan ahay dadka ku xidhan barnaamijkan laakiin
1)wariyuhu qofka la waraysanayo hadalka u ma daayo ee wuu ka dhex galaa, waxaanad moodaa in wariyuhu jecelyay in uu isagu hadlo,
2) Qofka uu waraysanayo inta aanu jawaabta haleelin ayuu sida ay isaga la tahay afka u geliyaa, taasina qofka ayay jawaabta ka dhabqisaa.
Wariyuhu waa nin wayn oo waayo arag ah inuu sidaa u dhaqmaa ilama qurux badna, run ahaantiina anigu kollay aad baan u dhibsadaa.
wariyuhu waa khabiir sidaa aad sheegtayba. barnamijku wakhti yar oo kooban ayuu leeyay dadka la waraysanayaana waa haldoorkii somalida iyo dad taariikho badan leh, dabcan sualaha uu waydiinayaa maaha kuwa iskaga soo dhacaya ama iska yimaada waa wax uu ugu talo galay in qofka la waraysanayo ay taariikhdiisa inta ugu muhiimsan iftiimiso dadkuna ay uga bawsadan intii ugu muhiimsanayd shakhsiga taariikhdiisa. waxa aad dawata barnamijka ducaale laftiisa la waraysanayo wuxu carabaabayaa wariyenimada barnamijyadeda in ay ka mid tahay sideed wakhti kooban uga soo saari karta xog wayn. waana cilmi la barto. anigu xagayga hadaan ka eego si wanaagsan buu u maamulay ducaale waana dadka farokutiriska ah ee khabiirada ku ah wariyenimada.
cali qaadi saacad iyo laba taariikhdisa laguma soo koobi karo hal suaalbaana suura gala inuu wakhtigaba ku qaato oo waxbarashadiisii oo kaliya ah. markaa waa time management waana wax la barto oo wariyenimada ka mid ah
wllo waa caadi aragtidaaduna maxuma lkn
waxa u sabab ah 2shay
1 waqtiga barnaamijka oo yar kabibna hadalada caadiga ah waa u mihiim weriyaha in uu ka saaro ama uu ka qabto qofka uu waraysanayo si muhimada loogaadho
2 weriyaha laftiisa ayaa ah qof waayo arag ah marka waxii uu u soo taagnaa iyo waxa lagaagasheekeeya iskumid ma aha tusale markii ladoranayey xasan sh maxamuud markii ladoranayey oo aad u soo taagnayd marka qof kaaga sheekaynayo miyaad daawanin mese waxaad odhan
Maya sidaa maaha ii kaadi halkaa maxaad u jeeda iska hubso hebel milaa uma codayne iyo intaad oo cod milaa mu heline iyo ereyo badan waayo waa wax aad u soo taagnayd markaa way ka duwantahay wax aad maqashay oo aad dhegeysanayso un
iskander el kabiir u
maanha allah waxaan odhan karaa uu gaadhay hadaf kisii aduunyadda allow akhiro meel fiican gee amen amen amen DR CALI QAADI
Wey ka yara qaldantahay ducaalow berbera ayaa laga qoray abdiraxman tuur iyo ina cigaal
Dr Cali Qaadi waa mahadsan yahay, clinic bilaashka ah kolkuu furay 2001 waan la kulmay anigoo ka cabanaya cudur maqaarka ah.
Si wanaagsan ayuu iigu shaqeyey lool
Nin yar ayaan ahaa Waalid ila socdayna ma jirin galabtaa😀
Hal adayg ku dayasho mudan @hctv waad mahadsantihiin
2020kii MIYAA la gaadhay mise anaa qaldan?
2002 ayu u jeeday malaha
ducaale waraysigan wuu jecelayahay madax qalida
Wareysi qiimo badan waaye!
Bal fiiri sida uu wax u khaldayo, markii uu iskuulka Sheekh Bashiir galay ma kelidiis baa iskuulka dhigan jiray sidee ku noqday ardaygii ugu horeeyey?! Muu yiraahdo "dufcaddii" u horaysay.
Ardaygi u horeyey ee la diiwaan galiyay weye
British Somaliland baa madaxa kaa gashay lknse iminka maxaad thy?
Xaar xaar dhalay baad thn
Meel walba ma xaasidnimo iyo midgaanimo ayaad la joogtaa, meeshan siyaasad maaha, waa taariikh, wanaaga ayaad necebtahay, gobanimo ayaad nagu nacday, gun yahay guntu dhashay,
Adiga xaar iyo matag ba ah
Adiga qabiilkaagu waa Xaar-ood💩
Adiga qabiilkaagu waa Xaar-ood💩
weger
mustafe mahamoud 😂😂