War walahi cidlo laguma Dharte wilkani Khaalid kaamil waa nin fanka cidkisa ku joga wuu TagaY wilkasi nio🙏 War ma Been Ban shegay somali mohamed👍👍 like dhac kuwa siYo
Fadima sidaa u ogow dadka ka soo jeeda jama hurida barakaysan ee somaliland in ay idin jecel yihiin lkn siyaasada kaliya lagu kala tagay Aniga from hargeisa waxaana aan jecahay inan ka guursado gobolka aad ku nooshahay
Hablaha somali mel walbo o ad dagtan o dhul somali ah I love you 😍 💉❤️❤️🌹🌹 khalid kamil iyo fananinta rer muqdisho music kista yasha camira man yada sami cade dadka halkan ka dawanayo heestan dhamantin ciid mubarag 🎤❤️🎤😍😍😍from xamar cadey to Deutschland ❤️❤️
Galgaduud bureeqo kunool ba ❣💋❣ qofteeydu rer mudug weye💋❣ war qalidoow cimaamadada lama sidan karaaayo ina aderow wiilka rer waqooyi weynu wadana kkkk
@@ifraaxbashiirifraax9582 cuqdad ma taalo walalo maxaa dhacay? Reer waqooyi hadii la sheegay ma cuqdadbaw? Dadku waa wada ehel abti, edo iyo habaryar, Somali dhaman waxbay iskuwada tahay, reer muqdisho wan jecelahay waa dad somalida jecel.
Legend of the legends khalid kaamil ilmahayaree fankiisu is wado waad kahoru mari waxa fanan isu sheegaba ee keepgoing landheere like dhac kusiya inta tagerasha kamil🙌🙌💎❤
Heesta mana ka yaabin ileen waxaa tumaya ninkii music ga reerkoda lo ga harey isha baxarka wuuuuw 😊💯💕👍 gabadhaha somaliyed hanoolaada yar iyo wayn ba wiilasha Allaha no daayo ❤ mashalah yarka qaadey na wuu ka baxsadey
Khalid kaamil duriyadiii 👏👏👏
Eesh cala hees
Adiga iyo reer muqdisho ba salaama🙌❤
Waka qadany wll
Hhh duriyadii maaha ee waa nin dhulBahanata ah from darood ismaciil
@@benbellaahmed5197 daroood madaa ka dhigay waa duriyadiiii indhaa shido niyaw
@@benbellaahmed5197 😆😆😆😆😆 waa habar jeclo
@@benbellaahmed5197 waa nin isaaq ah waliba habarjeclo😂😂
Reeer muqdisho gobolkiiii raga idiiin kasooo salamayaaaa iga gudoooma frxd ku nolada dhmntiiiin 💚⚽️❤️
Kaa gudoonay anaguna mid lamida inaga gudooon wll
Another
adiga ma rag ba tahay marka
Sidokale Huuno
Kal iyo laab kaga qaaday
Blue light Burcawiya wixii reer burcaa farta taaga🙌🇭🇺
War walahi cidlo laguma Dharte wilkani Khaalid kaamil waa nin fanka cidkisa ku joga wuu TagaY wilkasi nio🙏 War ma Been Ban shegay somali mohamed👍👍 like dhac kuwa siYo
Maya sxb codkisa ayu kujogaa
shanti Somali yed ninkanay ka dhex qaylinaysaa keep going bro
Reer Muqdisho ismujiya. Inta iga dambeyso from Muqdisho ah liked plz
Q
We all from muqdisho dear siz somali somli ba leh 😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍 ILLAHEY markale hana mideeyo 😍😍😍😍😍😍😍😍😍
Nacimo Mohameed aaaaa
Boqortooyo burco cadey is muujiyay wa fanaankii khaalid kaamile
mashaa allaah horay usocod wngsan
@@almalnor9075 ,...,
@@almalnor9075 in,.
Midas galinsoor jogta lga weyney❤❤❤
Burco somalia 🇸🇴
Hargeysaan bilaahi kayaabay baxsananta Hweenka dhexjooga Khaalid kaamil dhigii duriyada isaaq olweys isaaq🤟
Qofta Sidaas Dhan Gobolada Looga Raadinaye Dabcan Hiiraan Hadaad Ka Fiirin Laheyd Kama Aadan Weeyseyn Ciid Wangsan Dhamaan Walalaha Qiimaha Badan❤️👍🏻
Heesta sey umacaned hiiran markan ka wayay 0 uso baxday 🤣🤣🤣
ana adiga ayaan ku raadinayaa ee halkeen kaa helaa
Rer hiirannimo
Xaqiq ben maha❤❤❤👌👌
@@zakiofficial6270 qofta la radinayo ayaba halkas jogta hhhhh waaa berlula my tolkey
Khalid kamil gar iyo gardaraba waan wataa isha baxarka rer burco kor isku soo qada like
Iska rogo like ah seen ugu rogaa meesha lawdh ciida camal😂😂😂😂
Sas waye
From Borama we love dhulka soomaliyeed oodhan😇😘
Halka danbe hadaad somaliland ka dhigi lahayd like badan ayaad heli lahayd
Waa sida hadan reer awdal nahay local ma nihin dhulka Somali oodhan waa dhulkeni
Masha allh
@@xogsugan1842 aduu kuhel like ta aad sheegayso anagu like waxba kuma falne somalinimada nagabadan
@@AliIbrahim-cq8ly wlhi sida isaaq idiinla dhaqmo iyo intaa ka heshaan inaydaan hawiye iyo darood ka helayn idinka iskadaaye isaaq oo idinka badan ayaa dirqi wixiisa ku heli jiray darood dhexdiisa ayaan waxba isku ogalayn oo dhulbahante ayay madaxa kaga taaganyihiin
Boorama iyo hargeysa kagoobe hamhuuriyada barakeysan ismuujiya❤
🥰💪💪🥰🥰Hablah Allah Hanoo Dhowro❤❤
Waayakan❤😘💋😂
Hablaha duriyada❤❤😘😘
ismuujiya Reer Burco Iyo Reer Hargeysa💋💋❤
❤👑💋🖤
🥰🥰🥰😘😘❤❤
yes wa nakan💚⚪❤️💪
Wow hees aaqiro lagu cadabi karo haduu soo qaadaay war waxa macana hees weyba dhaaftee allow soo hanuuni GALGADUUD LIKE KU DADAALA
Aakhiro ha lugu cadaabee hees macaan qaad maad leedahay🤣🤣🤣bro waad naga cilmi badan tahay
😂😂😂😂😂🙄
@@aryanali6527 kabtas noma gasho
Wa waxkale
@@yonkaadde3360 dadka 2020 nool dad badan oo yaab leh ku jira🤣🤣🤣
Hhh
2015 Khaalid kaamil isaga oo Aan fanaan ahayn Ayaan ku arkay aroos Uu ka Heesayo Habeenkaas arkay Ninkan Inuu fanka Somalida qabsan Doono Hibo Rabaaniya Cod iyo laxan Khaalidka kaamilka ❤💙🧊😍
Khaalid kaamil fanan aan jeclhy waligey5 like ma helin ilaah amarkii😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
.n88tb.
Nnnmt.mm.nnnn
tnttt8tb
nntn
C
Tolaaye reer mudug war labadiina dhinac ismuujiya. Gal/Punt 👍👍👍👍
Burco❤😍 is mujiya reer Burco
Burco burco gobqlkii raga ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️😍😍😍😍😍🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🇮🇷
@@mohamedismail-yr6mw 🙏🙏❤❤❤❤❤
Burco gobolki raga iyo dumarkaba🥰
Waa nakan sxb❤
@@mohamedfekiri1200 hahey poqotooyo❤🥰
Alle nabada ha idiin siyaadsho reer Muqdisho. 🤲
Salaam from Hargeysa. 🙏
Viva galmudug nimo 💃❤❤❤ismuujiya
Unkanaaa
Inanteyda barawe jogtaa
Inanatayda reer mudug weye
Reer mudugnimo Galkacyo💪🇸🇱🥰🩸💉♥️♥️♥️
Galkcyo bu'dayda ku noshahy marku dhahyo dhiiga i kacay💪🩸💉♥️🥰🥰🥰
Isooqabo walalo gaalkacyo kula joogaa
Fadima sidaa u ogow dadka ka soo jeeda jama hurida barakaysan ee somaliland in ay idin jecel yihiin lkn siyaasada kaliya lagu kala tagay
Aniga from hargeisa waxaana aan jecahay inan ka guursado gobolka aad ku nooshahay
@@Dhoolayare3355 Anaguba waa idin jecelnahay walale rer hargaysa waa gob from Galkacyo puntland 🇸🇱🥀❤️
Wllhi aniguba kula mid ban ahay rer galkacyodnimo🇸🇱♥️
Qofta heesta loo qaaday oo Glkcyo ku nool wba adiga❤🥰 Reer Galkcyod ban ahy
Xamarna wnkaso salamayaa🥰✋🏽🇸🇴
Bilantaydii reer mudug waye🇸🇱❤️
My home
❤️🙏
My home galkacyo mudug puntland Somalia ❤🇸🇱❤🇸🇴❤
Reer Mudug ❤👍
Calanka serialion inte u wadaa🤣🤣
Heestan waa iga gadanthy xaqiiqa
Ree galmug is muujiya 👊
Gabdho asturan oo qurux badan mugadisho ugu imaaw isha baxarka burhaanta xijaabta
@@safaanuur8419 🙏🙏🙏🙏🙏❤
Wada juufaan Kkk
@@wardakorontooo8449 ma fahmin wllo
tii siligana😂😅😅😅
qurux ka dher lakin somalinimo ku wadana nolada muuqdisho
Hees maha waa heeso wac kale Khalid kamil ❤️❤️❤️❤️✨ bosaso 🇸🇱❤️
Galgaduud from Ceeldheer❤ iyo mudug from Xaradheere❤ iyo muqdisho❤❤ likta hala ila dhafina reer galmudug iyo reer muqdisho
Waceeslanimo🥰😅
Xaradheere 💚💭💙
XQRADHERE WA DHUL SARUUR
Legendary xaradheere meeshaan ku dhashay anoo wiil saruur ah
Masha allah reer Somalia gob
Somalinimo♥️⚘🌹 from jamuuriyada barakaysan ee somaliland 💚🤍❤💚🤍❤
Inaantan banaadir ka goobay❤🇸🇴🇸🇴💯baydhabay bariisate daaya❤
Beydhbo iyo adi wadleee
Idinkala haaayo💘🙏🌍
Mnsha alh gobalada somalida sifican buu itiriyey mnsha lh
Soomaali oodhan hanoolaato liketa
Inta somalinimadi ku weyn thy
From hargeisa
Ninkan heestiisa maanta dhan aasugaye first ahay 🔥🥰
@@N_F_MUZIC_OFFICIAL
👎👎👎🔕🔕👈
Reer hargeisa ismuujiya❤💯casimada casimadaha EryataY✌🤪
Hargayzaan bilaahi ka yaaabay
Waanu eryaney mise waanuba Baacsaney lol 🤣🤣
Woooow😍❤❤❤❤😘😘😘
Awlaadu caasima☝️
Hablaha somali mel walbo o ad dagtan o dhul somali ah I love you 😍 💉❤️❤️🌹🌹 khalid kamil iyo fananinta rer muqdisho music kista yasha camira man yada sami cade dadka halkan ka dawanayo heestan dhamantin ciid mubarag 🎤❤️🎤😍😍😍from xamar cadey to Deutschland ❤️❤️
Reer jigjiga iyo reer baladwayn iyo reer hiiraan iyo reer sool aad ban idiin salaamay
naga tagtay ugaas balse hadraawi noo dhameey hadaa nhy reer beletweyne cafio
Ano reer laascaano & kismaayo isku ah waan ku wata sxb wax kala tahay hesahano kale so badi bro
Hadad mar Somali oo dhan u heesayso maha inad ina u heesta ina ka tagto yaa fanan la labo salantada
@@soumeyasalah5789 hhhh af day heesta asga masameyy kuwa laga tegay ku la yaqaano ma ahan wllo
heestan inbadan sugayney reer muqdisho waa dad nool burco aadbay ujece yhn💞
Abyo isku leenhy muqdisho loo siman
@@iuqmaanaxmed4470 🙏
Waar ninku fanaankii isagaa reerburco
@@hidesidechanel waan ogahay markii inta burco maraysey aadbay ugu farxeen wayna qaadeen
Hadan nahay rer muqdisho burco meel weyn bey noga taal
Somaliland 😍😍😍😍😍
Xidigaa Muqdisho♥️🇸🇴✌La Holin waa yay✌Khaalid kaamil🇸🇴✌👉HEER JOWHAR♥️is Muuji yaa♥️JOWHAR baa bax Naano ku Fiican Ax😥been ku maad Sheegin Real
Jowhar Jano
@@hodancalimaxamed146 Waa Sidaa Aduun JOWHAR ka Joog Aaqiraa Janadaa
Ahahahah ma khakid kaamil ba reer muqdisha ah 🙈 cid bad ku khaldaysaa midhaa
Viva reer mudug is mujiya🇸🇱❤
@Nimco Duali 1
7
❤🇸🇱👑
Hadaanu nahay reer burco waaanu jecelnahay wllahay muqdisho iyo koonfurba ✋👑🇸🇴💪
Khalid kaamil
Burcaawi dhaba😍
@J C burcaawi
Galgaduud bureeqo kunool ba ❣💋❣ qofteeydu rer mudug weye💋❣ war qalidoow cimaamadada lama sidan karaaayo ina aderow wiilka rer waqooyi weynu wadana kkkk
wa sida huno wxba noma reben from galgadud
U
Burcaawiyad weyi 👸🏻👸🏻🥰🥰 berberaY ku nooshay 🌹🌹🌹
burco iyo boroma iyo hargeysa snln
Somalilida kalana 😂
waaaaaaaaaaaaaaan salma
Kkk
Wanka🥰❤❤❤
💖💖💋💋🇸🇴
Khalid kamil inta tageerto ismuujiya
Wooow cerigabo ♥️❤💝💝🧨🧨🧨👌💯
Bilantaydii rer mudug weye❤
Rer mudug is mujiya
Waikanaaa am reer mugudug from Galmudug 🥰🥰😘
Galgaduud nimo from guriceel ❤😍👌😘
❤❤❤❤
Like me
Subscribe isar please abaayo mcnto
Reer galmudug 😍😍😍😍
Aaad iyo aad guri el janaad xiligaan waanba dhexjiifaaa
Khaalid kaamil wuxuu isu dheeli tiray fanka muqdisho iyo hargaysa taaso ku timi gurmad wllnimo oo gobolka raga uu u soodiray wllaladod muqdisho ❤️
Adna lasoco hee reer muqdisho qalbi wnagooda inay so dhaweyaan qofkasta
Iuqmaan Axmed taa nasoodhawaysaba wataa masuul
Khaalid kaamil nin raged ay qabyaladi ka dhertahay nin duriyadii oo dhaba wow inader qali noloshu kuma xumayso
Khalit kaamil my bro ♥️♥️♥️
Waad shiday casImadii jarka 🇸🇴🇸🇴ciyaLo xamaR wiilka nacabka haw jebininee ka giijiya ncaLa shaydaN ku yaLe ♥️♥️♥️♥️♥️
Burco $ hrgysa 💚♥️
Wada kiisuu Joga Cidna Martii ugama Ahaan😘🥰😍❤️👍 Somali Nimada Naga Badaan🌷
@@hayatomar5763 alloore somalinimada inaga badan mcl qolkykga iyo kagah isku mid miya ...wada sexan karna ... huno🤣🤣🤣
Wiilka no ilaliya waryada reer muqdisho bulaa laydh burcaawi weye khalid kamil💚
ugu dambeyn bilnntaasu waa burcaawiyad gabah reer burco ahayn kuguma ogi💞
😂😂😂 inan burca kugu ogahay Khalid
@@amiramoha7053 haa burcaawiyad ban ku ogahay😂
Wiilkanenu inaga ina dhaafi mayo😍khalid burco dhalad asal ah weye
@@marwaatmo4019 haahey inubina dhaafaba maha
Hhhhh oo walipa qorilugud ka timid🚖
Khaalid Kaamil Fankii muqdisho ilayskuu u daaray .
Abwaanadii reer muqdishana way u hagar baxeeen
Ninkana heesaha isaga samaysta apowe
@@zakibusuuriofficial9450 way jiraan qaar uu sameeyay lkn heesaha badanaa abwaanada muqdishaa u dhiiba sida tan oo kale
@@g.khalidahmed6178 haa grty lkn hadanu nahay reer burco fananadaydu meel walpa way kamuuqdaan taana Ku darso
@@zakibusuuriofficial9450 hadaad reer burco tahay xaged ka kentay abowe ee kuu diiday lahjadii reer burco
@@g.khalidahmed6178 wlhi zhp raga tahriib ayaan Wada marnay zida lajigeed waan Ku hadlaa hada
Galmudug 💯💯
Super StaR 🌠khaalid kaamil
Zxpow wlhi kabtaadu nooma gasho...
Mulaxan Abwaanimo Iyo codkan wareerka
Run ahaanti ...waa hibada dadbadan qasabka iskaga raadinayan...❤👏👏💯
bilanteydu re mudug weye ♥️ galgadudna bureqo ku nool jah labadeyda gobol♥️♥️gal gadud iyo mudug😍😍
😘🤣🤣😂
InankaYaGii and rer muqdisho wa ini zalamaY ILmaderaYaaL💚💬❤
Lagaa qaaday sxb
Reer mudug❤💯
Blue laydh Burcaawiyad weeyi isha baxarka burhaanta xijaabta❤️😍🔥👸👸👸✌🏻
Bilantaydu reermudug weeye.reermudug ismuujiya kkkk
Maqarsamaan reer mudug
Wanakana
Subscribe isar please abaayo ❤️❤️
@@ayuushbaby4097 wan ku saray xppti
@@TheSayax22 reer mudug isma qariyo ❤💪
Reer burco mucjisadii fanku wakaase. Ismuujiya , 👍
Khaalid kamil nin reer burco ah 👊
Ninka rer waqooyigaba shiday meesha wlhi somalia horanada rer waqooyiba shidi jiray
Muqdisho qof kasto hiba leh wa la tagera somalinimo dad is jecel weye
Cuqdad maka dhamatiiin miyaaa meesha waaa muqdisho cadey💓💋💋👈❣ waa mel lagajeclhy Adigaba🥰🥰 Qurxey😛😛😃🤣
@@ifraaxbashiirifraax9582 cuqdad ma taalo walalo maxaa dhacay? Reer waqooyi hadii la sheegay ma cuqdadbaw? Dadku waa wada ehel abti, edo iyo habaryar, Somali dhaman waxbay iskuwada tahay, reer muqdisho wan jecelahay waa dad somalida jecel.
Masraxa ayay ka hadashay gabadhu waan runteed khaalid heestiisa heesaha kuma jirto
@@abdulrisaaqmaxamedhaaruun3178 waqooyina hibada ka dhalatee haka xumaan sxb uqir ninka
Khaalid kaamil waa fanaan aaan codkiisa iyo laxankiisa kecelahay , ree muqdisho gob weeyi
Waxaan idinka so salaamaya from Hargeisa🙌🙌
Kun jeer kabadan ku celiyay yaa ila mida somalia maxamad 😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍
47
Waan dareemay music saan uanac inuusan qof kale tumi karin mustafa the one n only lengend mustafe karaaa noolow waligaaa
Saan Umac
REER BURCO YAA AH ISMUUJIYA😍
Wax la soo wadoba aakhirka bulu laydhaa burcaawiyad weeye khaalid kuguma ogin gabadh aan reer burco ahayn 💚🌧♥️👈💚🌧♥️
Reer baydhabo is muujiya 🔥🔥♥️🌹💎💙💚
❤️
Subscribe w
Xaadira
Beledki raxada baydhabo janay ❤
😍😍👌
Kismaayo ,Galgaduud,BaladXaawo Ismuujiyaaaaa ax ax 🎶😍😍🎶😍😍🎶 😍✌️🌹✌️
Magaalo an hargeysa ahyn oo laba meeris ku jirta bal soo sheega 💚 hoyga fanka iyo dhaqanka
Mudug/ galkio aya kugu heysata oo heeska 2da meeris hore iyo gadaalba ka gashay huuuunoow😛
burco heestuba waa inan burca inbti
Bilstaan Golweyn ka ishartay
Burco walhi heesta cemterkay kaga jirta mar wlba😍
@@princessdhamoali5286 mudug oo galkcyo ah baa laba sii kala ah hhhh 😂😂
Inankeygu reer mudug weeye
Its amazing voice
Waxan huba inatahay fananiita hada kacaysa inaad ugu cod macantahay libaax fanka 👑👑
Reer mudug 💟💟💟💟 khaalid kaamil waan ku wataaa 👏👏👏👏👏
Finally heestan kasugayay barnamijka balanbalis wan haystaa khalid kamil banankaga ku dhacday bro heesta ugu shidan barnamijka
Hargeysaan bilaahi kayaabay baxsanaanta hablaha joog😍
Ninkan waan wataa wllhi top weeeye laxanka uu saaro baaba wax kale ah 🔥🔥🔥🔥 khaalid kaamil 🔥rer mudugnimo kuu istagnay
Bulo laydh burcaawiya weeye wow thanks inaderkay khalid baladkagii burco bila
𝐇𝐞𝐞𝐫 𝐬𝐚𝐧𝐚𝐠 𝐢𝐬𝐦𝐮𝐮𝐣𝐢𝐲𝐚 𝐧𝐚𝐜𝐚𝐥𝐚𝐲𝐞💕💫
Haa nakn
@@ayuubabdi3197 ᗯᗩᑎKᑌ ᗯᗩTᗩ 🙏🧡
@@ayuubabdi3197 u35b
Boqorkaygu reer sanaag weye ❤
Legend of the legends khalid kaamil ilmahayaree fankiisu is wado waad kahoru mari waxa fanan isu sheegaba ee keepgoing landheere like dhac kusiya inta tagerasha kamil🙌🙌💎❤
Heesta mana ka yaabin ileen waxaa tumaya ninkii music ga reerkoda lo ga harey isha baxarka wuuuuw 😊💯💕👍 gabadhaha somaliyed hanoolaada yar iyo wayn ba wiilasha Allaha no daayo ❤ mashalah yarka qaadey na wuu ka baxsadey
Meel duriyadu jogto oo dansan lama arkin wayshidan halkay joganba💚💬❤👍👍👍
Qofka ugu horeye like saro ahe asxapta like hala ii saro comment 🥰
MUUQAAL PRODUCTION waxaagu waa dawarsi caadiyeee
Khalid kamil miyanu soo ku soo noqoney gopolki raga tolow 😂
@@N_F_MUZIC_OFFICIAL diyar wye sxp hor mar wacan
Hadaan rer lascanod nahay heesaha jamhuriyada somalilnd titile wayn ba nalagu siiya lkn kuwa somalia nalamaba xasustaba viva dalkayga somalilnd 😛😛
😂😂😂😂😂😂 waan qoslay walahi, jamhuuriyaddu zxb waa intaas yaroo idinkaa cunaha hayee halkaasi waa buuq dhamaanteen
@@suldaanwarsame7762 haa wlhi ilaHyba dalkan koban ina siiyay
hanad jacayl war anaaba kaadaran goldogob meesha ugumajeedo fuck fananiitaan iyo kan qorayba 👎
@@fahmonuur5527 meesha aan laylkase marayn ma meelbaa ninka heestan qaaday ee aanu isku habarjeclada nahay waan canbaaraynayaa
Reer burao idin mee Khalid kaamil inta uxiiistay ismuujiya😥😥❤
Nin fanka kujooga codkiisa fanaanka kaliya heesaha igu haya keep going
Yaa ila mida Marko heestan yimaado ku celceshada❤
Bilahi Anba ka yaabay Hablaha Gargaysa jooga Tallaay ilahow mid baa kaa waydiistay😭😘😘😭
Alla burcoweey weey khalid gobolka male dhere bada zartay whli lovely khalid wll
Rag gacan fudud baa fanaankii la kacay🤣🤣eesh calaa gobolkaygii togdheer Burco🥰
waa wiil reer burco ah oo habar love ah nolow gobtan jeclaa
Wlh fanankan wu iga gadan yahay cawo igu horeso lkn codkisa ayaan ka yabay gacan ban katagay war rer muqdishow ninkan hanaga sidenina magalda u noshiday rer waqoyi heso xigmad leh uda rer xamarna bac kasii xigmad ba la isku dhafay vivi rer waqoyi 👏👏
xidiga
Burco
Khalid kamiil
Bulableydh
Burcawiya
weye💚⚪❤️💪
Weligay 100 like ma helin like iisara
From baragaha qol sanaag 😊❤
Galgaduud bureqo kunolba ismujiya hee❤❤✌
wa inakan Huno from galgadud Isha baxarka
@@hananisse2392 yes qali ❤❤🙏
Khaliidakaa 💥💥💥💥💥💥💥 hees kala kacsan igadheeh keep going bro
Baladkeega Djibouti 🇩🇯 haa waaroo 🇩🇯❤️❤️
Ninka heesta Qofta uu ku raadinaayo Amaan Aniga Ahay Reer Mudug + Galkacyo joogta Ninka iso qabta asxaby🤣❤❤
Aniga weeye abyo😂😂😂😂😂
@@adoontiialle6781 Sxby Ha igu qabsan ninka Anuu i goobayaaye🤣🤣🤣
hye quruxey glkcyo inaan keeno weye
@@mariayusufjamac3929 hhhhhh anigo i gobayaa abayo berlula ayuu u hesayaa haduba intas tiriyay waa ka wayay waye iska fahan
@@hodaniitaaabdiqani8669
Sxby adna ma igu haysataa reer Mudug Galkacyo joga waa anigee iga wareeji quruxy🤣🤣🤣
İnantaydi reer mudug weeye mar haduu yiri qoftaas waa qof kale. Gobolada dhexe oo dhan baa mudug baa la dhahaa. Dariskeena galmudug waan is wadanaa, dagaal iyo nabadba ❤️
Hablihii Garashada Aqoonta
Hablihii Garaadkiyo hufnaanta
Boorame dagaan gobtu❤🥰🤍
Bilantaydu reer mudug weeye rer galmudug is muujiya💚🍚💙
SAS waye💙💚💋
Galmudug
Rer Mudugnimo♥️🇸🇱🙏
3times ku ceshtay wlh🎧❤khalid kamil🥰 xidiga u socota malmahan best song 2020💯🌠from galdumug🇸🇱❤
Dhiiga reer mudug mesha anaa ku dhshay
I salute for khalid kamil.bro u are Incredible musician.🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
bulalaydh Burcaawiya weeye ❤Khaalidka duula wiilka reer Burco ❤Wanu kugu faana from Burco cadeey
Isha baxarka biyaha manyada maqli jiray😂😂
Sami cada mesha iga dhex jedaa Legend ❤💉🌡
Isha baxarka Hit Song 🥰💚💚💚🐑🐑Ciid wanagsan 💚💯👌🏾