Shaadiyo Sharaf - Heesta - Xareeda laguma wacnaado - Astaan Music 2021

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 17 тра 2021
  • Xusuustii Kinsi Xaaji Aadan - Astaan Music 2021

КОМЕНТАРІ • 362

  • @dinixhaashim6070
    @dinixhaashim6070 Рік тому +295

    Hadaad Heesta Tiktok Kaso Raacday Love Isaar❤️✌️😄

  • @user-du1gm7hc8z
    @user-du1gm7hc8z Рік тому +107

    Inta shaadiyo markii lasoo qarxiye kadib daawanesa😢😢😂😂

    • @rashka2038
      @rashka2038 7 місяців тому +1

      Xasusta lagama gooyo 😢
      31.12.2023

  • @queenhaboon9176
    @queenhaboon9176 Рік тому +25

    Inaa xadka iga baydhaa xeerkiisa jcylka maahe xan io ceeb yay ku raacin😢❤

  • @luulhussein9315
    @luulhussein9315 Рік тому +66

    From tiktok 😂😂

  • @haniabdi3273
    @haniabdi3273 Рік тому +37

    dad hestaba mante soo ogaaday iney jirdo like dhac from tiktok😂😂😂😂😂

  • @mohamudabdimukhtar5923
    @mohamudabdimukhtar5923 Рік тому +247

    From tik tok 😂

  • @xamsenuur6720
    @xamsenuur6720 Рік тому +22

    another level intaa qarxiska kadiib dawanaaysa waliba heesta dushaa kaa arkaaysa

  • @YaasmiinMaxamed-tr6ku
    @YaasmiinMaxamed-tr6ku Рік тому +45

    Inta hesta dwanaysa xiliga qarxiska kadib 😢

  • @mohamedabdihakim8344
    @mohamedabdihakim8344 Рік тому +122

    Inta heesta qarxis kadib arkay oo soo raad shay hhh

    • @fardowsaismail4701
      @fardowsaismail4701 Рік тому +1

      Sidaan u nahay reer tiktok daawad yaal ilmo ilmo u daqanaa😅😅😅

    • @mohamedabdihakim8344
      @mohamedabdihakim8344 Рік тому

      Hhhhhhhh😂😂😂😂😂😂😂 yaaaa

    • @Bushriina
      @Bushriina Рік тому

      Ani saan uraadinayay maanto dhan ugu dambyn wan soo hely😂😂😂

    • @mohamedabdihakim8344
      @mohamedabdihakim8344 Рік тому

      @@Bushriina hhhh awal hore heesta uma arg ar somalia

  • @user-bu1dk8bk3u
    @user-bu1dk8bk3u 7 місяців тому +9

    Wllhi heestan xasuus iitahy anigoo dugsi u goynayo oo wada dheer marayo ayan dhegensanaye markan maqlo heesta xasuus ayan galaa waxaan u xiisa noloshii hore oo dugsiga in kastoo aan wakhti hore nici jiray dugsìga haddana wan u xiisay ❤❤❤

  • @qadanikhlas2964
    @qadanikhlas2964 Рік тому +5

    Inaad xaska iiga baydhaa xeerkiisa jacaylka maahee. Weeye inaad xadka iiga baydha maaha🥰

  • @yasiinqasim6815
    @yasiinqasim6815 Рік тому +55

    Inta fahatey inay heestu hada qarxaday😂😊

  • @FahimaMohamed-oz6fg
    @FahimaMohamed-oz6fg Рік тому +14

    From tiktok😄

  • @AmiinAli-nr3tw
    @AmiinAli-nr3tw 7 місяців тому +4

    inta daawanaysa jimce 5:38 2024 love ii saar

  • @Rahmaa649
    @Rahmaa649 Рік тому +11

    From tiktok to xan raadis😂😂🙈

  • @abdishakurIdris23
    @abdishakurIdris23 6 місяців тому +3

    Xagaga markn ucire inad xadka igaga beydha xadkisa jacelka mahe xan io ceb yekuracin Adiga ibre mantna xanta io cebta intba iduga ibade axxx jacelku wxa uu waregtaba manta adiga shalyda ku jira wanku jeclahy Anisay lkn qalbi jab kle ka cabsnya inta IGA danbeydow like ha.ila dhafin ...........................💔😭🤧

  • @Cazmi.Cudoon
    @Cazmi.Cudoon Рік тому +5

    Dib baan uso raadshay wlhi from tiktok 2023 ayow ayow😂😂

  • @sacdiyo1122
    @sacdiyo1122 Рік тому +3

    From tiktok😂👋like 👍 hayla dhafina😅

  • @rahmadubad935
    @rahmadubad935 Рік тому +14

    Shadiya sharaf karti'badan Anaga kujecel huuno ❤❤❤

  • @nihaamxasan2282
    @nihaamxasan2282 Рік тому +9

    From tiktok 😅😅

  • @sharmapoyofficial2696
    @sharmapoyofficial2696 Рік тому +30

    Inta heesta so radiyay 😂

  • @wllkopra3139
    @wllkopra3139 Рік тому +8

    Xan iyo ceeb yey ku raacin from tiktok 😂

  • @ahmedabdiwali225
    @ahmedabdiwali225 Рік тому +5

    Waxay ka hadlaysaa wacyi jiraa maxaa xikmad ka buuxda heesaha somalida one love great somalia 🇸🇴

  • @abdiaden6252
    @abdiaden6252 Рік тому +18

    War heestu macaa another level😂😂😢

  • @HassanAhmed-yf7vm
    @HassanAhmed-yf7vm Рік тому +2

    Heesaha somalida isaaq baa iska leh intooda badan heestan waan ka helay from puntland

  • @Umulkhayrnuux123-fy5sn
    @Umulkhayrnuux123-fy5sn Рік тому +8

    Xumaan ha igu darin waxyeele haday heestu macno yeelatay 🥺

  • @balaqeybalaqey7902
    @balaqeybalaqey7902 8 місяців тому +2

    Wlhi waa hees xanuun badan gabar anaa 12/9/2020 isbaranay ilaa hada waaan isla soconaa sey ujogtay ayey waxay bilawday xalay oo taariikhdu thy 3/12/2023 waxaad iiidhibtaa wax walo oo aad isticmaasho hadi kale aniga adiga heeshis ma aahaaneyno saasoo thy saaid ayan ujeclahy ujeclahy ayadana sido kale lknse aniga waxaan dhahy ma awoodo taas ilaa hada wey iga aamusanthy 😢😢😭😭💔🤝

  • @quraish_1x
    @quraish_1x 2 роки тому +11

    Xareeda laguma wacnaado abaartana lama xumadoo
    aduun xunbo maaha gudha yee
    Haduu kuu xeel furnaadoo xogtiisana ruux kusiiyo
    xasuusta lagama gooyee xagaaga markaan uciiray
    inaad xaska liga baydho xeerklisa jacaylka maahee xan
    iyo ceebi yey ku raaciin
    Aduun waa xeerba xeeroo sidii weeye xabag cadaadoo
    xil bay adhi jiri wadaagtaa inagaa xidid gun baaroo
    amase laamaha xubnaha o0 xumaan haygu falin
    waxyeelee xagaaga markaan uciiray inaad xaska liga
    baydhaa xeerkiisa jacay ka maahee xan yo ceebi yey ku
    raacin
    plz heestu saasay sax ku tahaye barta soomaliga
    macnihiisa

  • @zakisports9246
    @zakisports9246 9 місяців тому +5

    Heesaha ❤ shaadiyo sharaf

  • @user-bu1dk8bk3u
    @user-bu1dk8bk3u 7 місяців тому +1

    Alla gabdhahena soomaliyed oo fananiinta markay asturan yihiin qurux badnaa m.a shaadiyo inaa sidan kusii socoto rajeyna

  • @khadijamohamed9420
    @khadijamohamed9420 Рік тому +2

    From tiktok 🙋‍♀️heestan darteeda 😂😂😂

  • @SMARTBOY-kt3ec
    @SMARTBOY-kt3ec Рік тому +10

    Inta la dagtay Heesta Qarxis kii kadib🤣

  • @ifraxsaladfiqow
    @ifraxsaladfiqow Рік тому +11

    Shadiyo sharaf allh kuxafido abyo 😢

  • @RiyaaqFarxaan
    @RiyaaqFarxaan 6 місяців тому +1

    Wiil isla sucanjirnay balsi jeclka Ani madarimi jirn balsi marko ikatakay Ayaa sidhab udarimay waliba walaxanunsaday hadan maiko ina laxanusanahay wllhi 😢❤💯😭

  • @muwaheip_apdihakem123
    @muwaheip_apdihakem123 Рік тому +6

    Shadiya sharaf padann rapio cawridaha Islam islamka astur iyadana u ceep qari🤲🤲🤲

  • @abdirahmandeck9966
    @abdirahmandeck9966 Рік тому +3

    From Tiktok 😂❤😊

  • @mohamedsamaritan6154
    @mohamedsamaritan6154 Рік тому +4

    From tiktok now
    heesta haday ly ba micno ledahay👊

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari 10 днів тому +1

    ERAYADA HEESTA LYRICS
    "Xareeda Laguma wacnaado
    "Abaartana Lama Xumaadoo
    "Aduun Xunbo Maaha Gudhayee
    "Haduu Kuu Xeel Furaadoo
    "Xogtiisana Ruux ku Siiyo
    "Xusuusta Lagama Gooyee
    "Xagaaga markaan U ciiray
    "Inaad xaska iiga baydhaa
    "Xeerkiisa Jacaylka Maahee
    "Xan iyo ceebi yay ku raacin.
    "Adduun waa xeerba xeeroo
    "Sidii weeye xabag cadaadoo
    "Xil bay adhi Jiri Wadaagtaa
    "Inagaa xidid iyo Goba Ahoo
    "Amase Laamaha Xubnaha Oo
    "Xumaan Haygu Darin Waxyeelee
    "Xagaaga markaan u ciirray
    "Inaad xaska iiga baydhaa
    Xeerkiisa Jacaylka maahee
    "Xan iyo Ceebi yay ku raacin.
    Xasuustii AHUN Kinsi X Aadan.
    Erayaddii Ahmed S. Bidde
    Laxankii Ahmed Gacayte AHN
    Luuqddii AHUN Kinsi X Aadan

  • @hassqnali5627
    @hassqnali5627 Рік тому +2

    From TikTok

  • @deeqaahmed7206
    @deeqaahmed7206 Рік тому +4

    From TikTok 😂

  • @heyb12
    @heyb12 3 місяці тому +4

    Anyone from 2024
    👇

  • @mohamedabdullahibulle6498
    @mohamedabdullahibulle6498 Рік тому +6

    Hestan waligey ma dhageysan lkni maanta zaaaid umacantahy😂😂😂

  • @madinamaxamed4928
    @madinamaxamed4928 Рік тому +1

    From tiktok 🙊🙊🙊🙊🙊🙈🙈🙈🙈🙈🙉🙉

  • @walimusse8835
    @walimusse8835 Рік тому +2

    From tiktoke badana anaga from Facebook 😂

  • @samiyare1400
    @samiyare1400 Рік тому +5

    Reall life trending ❤❤❤😢😢😢

  • @cabdicasiiscabdulaahi8354
    @cabdicasiiscabdulaahi8354 Рік тому +3

    Gacantayba caadi ugu fiiqaysaa hhhh waxaa maqli jiray markii wax laguu sheegaa wax fahantaa Ilaahaw ninaan wax ogayn ha cadaabin.

  • @hassanadan7708
    @hassanadan7708 10 місяців тому +2

    `Xan iyo yey ku raaacin ` huge message to Keeyow

  • @user-bb6dx6qf5e
    @user-bb6dx6qf5e 9 місяців тому +3

    Shaadiyo qof qaali mansha Allah

  • @abdinooryussuf4007
    @abdinooryussuf4007 Рік тому +5

    Xasuusti kinsi xaji adan😍🥰

  • @user-qe6yi5gi1y
    @user-qe6yi5gi1y 5 місяців тому +2

    From tik tok 😂❤

  • @farxiyoadan-gt8pc
    @farxiyoadan-gt8pc Рік тому +6

    Heesta waba cajiiib wlhi 😢😢😢

  • @bisharxasanofficial7749
    @bisharxasanofficial7749 Місяць тому

    2024 Shadiyo Sharafeyy inan Kula Kulmo Laga Yaba ino Ah Fanan Can Ah Magaceygu Waa Bishaar Hassan Ina Adeer Wan Ku Tagera Nololow Ina Adeer mcneyy ❤👸😘

  • @user-qj9xt4uc5v
    @user-qj9xt4uc5v 10 місяців тому +2

    from TikTok

  • @mohamedabdullahibulle6498
    @mohamedabdullahibulle6498 Рік тому +3

    Waan amini laaahy😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @abdifatahyusuffaraah7248
    @abdifatahyusuffaraah7248 Рік тому +5

    Intay la macaanaty hadeer love issaar😂😂😂

  • @ifraaxaragsan3380
    @ifraaxaragsan3380 Рік тому +8

    Shadia qurux never give up ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️

  • @cabdicasiiscabdulaahi8354
    @cabdicasiiscabdulaahi8354 Рік тому +20

    Sooomaali dhib badanaa heestaan asalkeed waxaad lahayd Kinsi Xaaji Aadan, Shaadiyo waa kusoo baxday hadaan waxaan kusoo arkay Tiktok waa soo raadiyay Alla war jeclinaa hadaa soomaali nahay 😂😂😂

    • @YaasmiinMaxamed-tr6ku
      @YaasmiinMaxamed-tr6ku Рік тому

      Somali hadaan nahay waxa marka hore micno nooma yeshaan xiligan camaly wixii qarxaan 😅😅😊

  • @fardowsaismail4701
    @fardowsaismail4701 Рік тому +8

    Sidaan reer tiktok u nahay ilmo ilmo u daqNaa 😂😊

  • @user-xk9db3qg4b
    @user-xk9db3qg4b Рік тому +1

    Form tiktok😢😢😢😢

  • @farhanmasri9895
    @farhanmasri9895 Рік тому +1

    Qarxis ka dib inta so raadisay like ta😂😂

  • @abdirizakfarahhussein6922
    @abdirizakfarahhussein6922 Рік тому

    Keeyow, nin dhergay, oo jaceyl Dan ka lehen, inta fahantay like Sara.

  • @kederhagy3751
    @kederhagy3751 6 місяців тому

    Heesaha reer Somalilad sideedi uwaada please ,Inaad. Xasks iiga baydhaa iyo aguin xunbo maaha gudhayee ha odhan Aduun xunbi guraya maahee waayo macnihiiba is bedelaya! Thanks for your sweat VoiceShadiya sharsc

  • @Suhuur1
    @Suhuur1 Рік тому +2

    Heestan shadiya sharaf dhawar jeer ayaan arkay iyado qadaysa lkn marka si fican uman shaqaysan jiran Qaramgan ku dhagaysan jir lkn dib ayaan u soo radiiyay had😊

  • @Qaazimpashiir
    @Qaazimpashiir Рік тому +1

    Dad xiriir inukadhaxeeyo goormuu ceep noqday Yap

  • @AhmedAhmed-ez6nz
    @AhmedAhmed-ez6nz 3 місяці тому

    Ereyadii Abwaan Ahmed saleebaan Bidde ilaahey cumriga ha u barakeeyo ❤❤❤❤❤

  • @cabdirisaaqmuude9736
    @cabdirisaaqmuude9736 Рік тому +3

    Just frome tik-tok 😂 manta ka hor sooma booqan

  • @hibofarax8760
    @hibofarax8760 Рік тому +1

    From tiktok😂😂heesta weeba igu socotaa

  • @zizka5217
    @zizka5217 Рік тому +1

    From tiktok wlhi heeska lee jcl uso qadey😂😂

  • @IbrahimSalad-z6p
    @IbrahimSalad-z6p 11 днів тому

    From tiktok

  • @AdinaasirabdiAbdinaasir
    @AdinaasirabdiAbdinaasir 7 місяців тому

    Wllhy qof aan jeclaa baan reerkeedii ii diiday saa wxn indhi maxad laygu kaa dii day waxay igu tidhi isbuucan baan tagayaa markaa aabahay baa amearica igeenayaa markaa kadib wxn u qaday aduunyadu dhibaatiyo qaxariyo qayla badaanaa qof ka aan waraaqda udirayaa qalbiguus kadkaa ❤❤❤

    • @DjBeezaani
      @DjBeezaani 7 місяців тому

      Zxp wlaahi kula dareemaya axxz sorry 😢

  • @waayoaraag1234
    @waayoaraag1234 Рік тому +2

    Inad xaadka iga baydha Maha ee waa inad xaska iga baydha reer xamar waxaynad garanayn hayskaso qaadina aaaaaaa uuuuu masocona waxas so qaada

  • @isteelkaxamar4039
    @isteelkaxamar4039 Рік тому +3

    Shadiya another level 😂 xili soon xitaa idab saaraa😂

  • @qali20
    @qali20 Рік тому +1

    From tiktok😅

  • @Cadeyboolo686
    @Cadeyboolo686 Рік тому +3

    Khadar keyow gabadhaha nabsigoda kaso baxay 😢 asna manta naag walan bu qoorta la galay

  • @mahirvip
    @mahirvip Місяць тому

    2024 love ❤ dhac ku sii

  • @hibaqhanasho9963
    @hibaqhanasho9963 Рік тому +1

    From tiktok xan iyo ceeb yeey ku raacin dumar ceeb maleh 😮😂😂😂

  • @MohamedMohamed-bl8kj
    @MohamedMohamed-bl8kj Рік тому +2

    From tiktok isoodaweya😀😀😀

  • @user-il5gw2oz6l
    @user-il5gw2oz6l Рік тому +4

    Hestaan hadan dha dhan keeda dareemay😂😂😂oo hadana han iyo ceebna idiin racday😢😅

  • @daacadtv2595
    @daacadtv2595 Рік тому +2

    Tiktok heestaba haday macno ledahy🎉🎉😂😂😂😂😂

  • @abdifatah3820
    @abdifatah3820 Рік тому +4

    4 marqati been ben loguma sameyn zinada ila hada waxan aragnay majirto.
    Mid ogada commentiga ad qoreyseysan malin mal maha kamid wad dhiman dontaa ee zxbayal Allaha ka cabsada,oo wax fcn ka taga.

  • @uptherhmnizmail9157
    @uptherhmnizmail9157 5 місяців тому +1

    Wow❤😢

  • @user-df6fo2cs9g
    @user-df6fo2cs9g Місяць тому

    Ilahay ha unaxariisro fananadii qaran xinsi xaji adan

  • @shaadiya-xt4le
    @shaadiya-xt4le Рік тому +1

    From tiktok 😫😭😂

  • @faaraxburhaandybala6383
    @faaraxburhaandybala6383 Рік тому +1

    Keeyow qoftaan ha iga siideen

  • @akhiphult
    @akhiphult Рік тому +1

    From tiktok😂😂

  • @faadumomaxamed1354
    @faadumomaxamed1354 Рік тому +1

    heestaan hada ley ila macaanaatay from tiktok😂😂

  • @milannuurabdi4417
    @milannuurabdi4417 Рік тому +2

    😂😂 From tiktok now

  • @dhoolchannel3744
    @dhoolchannel3744 Рік тому +7

    Hada lee 😂

  • @zakarieabdulhaji2271
    @zakarieabdulhaji2271 Рік тому +1

    From tik tok hhhhhh

  • @Caano108
    @Caano108 7 місяців тому +1

    Haddu kuu xeel furnaado xogtiisna
    Ruux ku siiyo xusuusta lagama gooye😭😭❤️

  • @asasasasasasssssssasasasssasas
    @asasasasasasssssssasasasssasas 2 місяці тому

    From tiktok 🎉

  • @deerowabdullfatahkusow8297
    @deerowabdullfatahkusow8297 Рік тому +4

    Anther level 💯

    • @user-li2hv7xm6v
      @user-li2hv7xm6v 9 місяців тому +1

      ❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @user-li2hv7xm6v
      @user-li2hv7xm6v 9 місяців тому +1

      ❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂

  • @Abdulkadir_Gure
    @Abdulkadir_Gure 10 місяців тому

    Inaad Xadka iiga beydhaa ma ahan, waa “inaad Xaska iiga beydhaa”

  • @Mahrez7596
    @Mahrez7596 25 днів тому

    Inaad xaska iiga baydhaa weeye
    inaad xadka maaha
    reer koonfuroow safka inaga tooosiya

  • @umumahado1766
    @umumahado1766 Рік тому +1

    Form tictok

  • @luuladen3017
    @luuladen3017 Рік тому

    From TikTok 😎

  • @saciidanaaji9070
    @saciidanaaji9070 Рік тому +1

    Qarxis ka Dib. Illen qadar wuxuu isla xanaajinaayo qoftan udaadsan5

  • @muusekayse399
    @muusekayse399 Рік тому +3

    tiktok duni kale😂😂😂😢

  • @yaqin_abdi8074
    @yaqin_abdi8074 Рік тому +1

    6/15/2023 😂 Tariikh hir gashay 😅😅😅😅😅😅

  • @FartuunAAbdi
    @FartuunAAbdi Рік тому +2

    😢😢😢😢😅from TikTok