Liiska Saraakiishii Habargidir NISA ee xilalka laga wada qaaday

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 20 тра 2024
  • Amar xilka qaadis guud ahaan Saraakiisha Habargidir ee Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugida NISA.
    Waxaa guud ahaan xilalkii laga qaaday Saraakiishii Habargidir ee NISA.
    1- Taliyahii Airport-ka NISA Xamdi Xarawo , Sacad Habargidir.
    2- Taliyahii Amniga taliska NISA , Xasan Yuuro, Ceyr Habargidir.
    3- Taliyahii Kontoroolada NISA Cabdiqani Ceyr , Habargidir.
    4- Taliyahii Ciidanka goboladda NISA Maxamed Xasan , Sacad Habargidir. Warqadiisa xilka qaadista waa la qoray.
    5- Agaasimaha Maaliyadda NISA, Mr Abdinur Kulane , Saleebaan Habargidir Warqadiisa xilka qaadista waa la qoray.
    6- Taliyaha Waaxda Maamulka Ciidanka , Mohamed Warsame Koofi, Ceyr Habargidir.
    7- Taliyaha Waaxda Carabta Cabdi Casiis Caabi, Ceyr Habargidir.
    Dhamaan Saraakiishaan xilalkii ay hayeen waxaa loo magacaabay Saraakiil Abgaal ah, iyo Sarkaal u dhashay Xawaadle.
    Xamdi Xarawo oo la wada og yahay taariikhdeeda halgan, in loo bixiyay Madaalaha NISA haddii maanta la xurmeeyn waayay ee qabiil dartiis loo eryay , waa nasiibdaro ku dhacday saraakiisha amniga oo dhan.
    Sikastaba ha ahaatee, Amarkaan wuxuu dhigayaa in dhamaan Hay’adda Sirdoonka Somalia laga saaro Saraakiisha miisaanka culus ee beesha Habargidir kuwaas oo la rumeeysan yahay ineysan qaban karin shaqo ka baxsan arrimahooda.
    QABYAALADU HA WAARTO.
    Join this channel to get access to perks:
    / @dahir.alasow
  • Комедії

КОМЕНТАРІ • 257

  • @FardosodiiriyeJamac
    @FardosodiiriyeJamac Місяць тому +16

    Dahiroow xassan shiekh ma xibuukudiiday mise xogaa gunaa wa adigii sanadkii hore irirsamale jogaye hadana hawiye bad kalaguraysa hadhowna sacad lee miyaa losoharaysaa mise maqayadu hadba dhankay u shidmaysad la aadaa dadka somaliyeed inay fahman baaa fican dadkaan media joga inay qowlaysatoyihiin o aysan cidna asxaan u falayn

    • @ExcitedBlockGame-im6fp
      @ExcitedBlockGame-im6fp Місяць тому

      Waa runtiis Xassan iyo Abgaal waa oga dhamaatay xilka Somalia😂😂😂😂😂 ma tuura ma deesta Teendhadaa loonoqonayaa ama 1991 Turkey iyo qola kale ki caawin meee😂😂

    • @farduusmohmud975
      @farduusmohmud975 Місяць тому

      Cadhadagq ehlu naar ilaahy umada kaa qabay belo kulo af iyo maskax iyo af xumaatay adiyo reerkaaguba fidno ayaad tihiinr ilaahy umada ha idinka qabay

    • @Mulki-he4km
      @Mulki-he4km Місяць тому

      Ninkaa somali hadeey raborto walee wama waxfiirsado waayo qabyalad onboow kasheekeeyaa inkaan murayay iskuma fiiriyo miyaa subxanalaah damer calosow

    • @ExcitedBlockGame-im6fp
      @ExcitedBlockGame-im6fp Місяць тому

      @@farduusmohmud975 adi nin kaaka u baari noqo naag baatahay

    • @hibaali4311
      @hibaali4311 Місяць тому

      Waa runta Waa lasheekaa Taasi ceeba mahan Caayan mahan Somalia 🇸🇴 Waa adood qaybsi Qabiil Madxaweyn wuxusamaynayo Aniga lee ikuciifanyihiin waxkasto wada taasi lakuma heshinin kursaada Waa inlaqaybiya

  • @IRIR-SAMAALE_114
    @IRIR-SAMAALE_114 Місяць тому +8

    Waa laga qaadayaa shalayba waxaa geeyey mahad salaad..
    Daahir dibiro ooy saqajaanoow...
    Habar iljeex buuqeedii waa huu haa waxaa la gaaray waqtigii leydiin rari lahaa sidii Ajuuraan...

  • @KawsarAhmeth
    @KawsarAhmeth Місяць тому +8

    Hawiye yaan laysku kiin dirin

    • @IRIR-SAMAALE_114
      @IRIR-SAMAALE_114 Місяць тому +1

      Hawiye waxaa ku xaaray ragga habar iljeex ee laga joogila'yahay ooyintooda...wabaaaa

  • @dhemanduceysan3255
    @dhemanduceysan3255 Місяць тому +2

    WAA GUUL IYO FARXAD IN MOORYANTA OO DHAN LAGA QAADO NISA IYO BOLISKA IYO MEEL KASTA OO AY MAHAD SALAD IYO BUKHARI QABYAALADA KU KEENEEN

  • @mohamedahmedmohamed54
    @mohamedahmedmohamed54 Місяць тому +4

    NAC NACDA ILJEX WAA LA YAQANA MORYANTA MUDANKODI HALA MARSIYO

  • @AboweAdo
    @AboweAdo Місяць тому +2

    أبونا آدم وأمنا حواااااااء عليهم السلام

  • @suu215
    @suu215 Місяць тому +10

    Dahir hadii iska dhaafi lahed qabiil iyo qurankiisba maanta waxaad ahaa laheed ninka ugu fcn somali allena waad ugu dhawaan laheed intaas ee alle kacabso iska daa dadka maalinta aa khiro kuma difaacaayaan allena kaagama shafaaco qaadaayan ee camal wanaagsan shaqeeso wll

  • @safiyo4178
    @safiyo4178 Місяць тому +1

    Go ahead keep increasing

  • @KhadraCabdi-jh9dx
    @KhadraCabdi-jh9dx Місяць тому

    Bariis ku illhayoow meelxun una naga galina aamiin amiin yaarabi 🤲

  • @MaxamedKhaliif-hh2jl
    @MaxamedKhaliif-hh2jl Місяць тому +3

    Habar gidir waa dayday dhgar qabayaal ah gob maaha naaga hooda ayay gubaan

  • @user-uc1fq4mz5x
    @user-uc1fq4mz5x Місяць тому +2

    😂 qabyaladu maa ficno Sax Sax ça c'est la meilleure Mr Daher

  • @IRIR-SAMAALE_114
    @IRIR-SAMAALE_114 Місяць тому +4

    Dhamaan wixii dowlada ku jiro ee habar il-jeex ah waa in xabsiga loo taxaabo oo dhuusamareeb ka geeyo...
    Daahir haddii aad il jeex tahay maxaa lagugu bixiyey calasoow...
    Isa soo cadee in aad il-jeex tahay...

  • @safiya8016
    @safiya8016 Місяць тому +4

    💯💯

  • @user-fe6vb2mk1c
    @user-fe6vb2mk1c Місяць тому +1

    MAHAD KAWANLE BAA SHALAY IDIIIN BILILIQEEYEY XILALKAAS OO DAN

  • @hindiafsomailah
    @hindiafsomailah Місяць тому +4

    Shabab bay ahayen xilka iska dhaafee in la xiro bay istahilan xawaadle ayaa ka atoore ah calaacalka daa sida haweenka ha balanbalin af gabdhoole waxad tirinayso oo dhan cali madaxwayne ayaa lagu badalayaa

  • @Mohamed_karama
    @Mohamed_karama Місяць тому +8

    H.g power 🔥💪🦁🦁✊✊ ha Noolaato ha Biqlayso Naar Naar🔥🔥

    • @IRIR-SAMAALE_114
      @IRIR-SAMAALE_114 Місяць тому +2

      Mr Naar naar sheegoow...
      Rabbi Naarta jahanamo ha ku geeyo...Aamiiiin

  • @haniaden2700
    @haniaden2700 Місяць тому +1

    Halkan rabay roob ma igu helay

  • @maryancabdi5667
    @maryancabdi5667 Місяць тому

    Ceyr ilaahey yaa u baxshay

  • @khadijaomar605
    @khadijaomar605 Місяць тому +1

    Wiilashaas xilka laga qadey ada dawlada ku direy o la tagan boliska xabadaha qaata m

  • @daawadmedia8702
    @daawadmedia8702 Місяць тому +3

    War meeshu habargidir badanaa. Sidaan cadaalad miyaa?

  • @user-vc2bu5dt7h
    @user-vc2bu5dt7h Місяць тому +4

    Waxaad tihiin dad aan laysku aamini karin inkasto dad fiican ku jira waxa badan dadkiina qabyaalad iyo been ku dhacma adiga ka mid ah daahirow fidnada ninka ka shaqeya tahay

    • @cafifanuur1950
      @cafifanuur1950 Місяць тому

      Intaaseey weliba ku qanci waayeen,ooy hanjabayeen oo dhulka dowlada ka baxa laga kari waayey,waa sax in xilka laga qaado

  • @khadragelle7801
    @khadragelle7801 Місяць тому +4

    Shar munaafaq bacaaac

  • @abdullahiisse9952
    @abdullahiisse9952 Місяць тому +2

    😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @cafifanuur1950
    @cafifanuur1950 Місяць тому +2

    Doqon dacay dheer,dameer calasow

  • @jowhara1000
    @jowhara1000 Місяць тому +2

    Dahirow saan maa kuu dembeysey habargedir magaca ha ka wasaqynin

  • @osmanosman2224
    @osmanosman2224 Місяць тому +2

    yaa ku gaarey Dhasho calasow farmaajo u ooy 😭😭😭😭😭😭😭

  • @maryancabdulaahi6144
    @maryancabdulaahi6144 Місяць тому +2

    Habargidir jaagamahaystan.lahaaydaa wamaxaay waxadirineysiid qabyaladii kuqado kumadhigto

  • @user-qv2pt3vd4t
    @user-qv2pt3vd4t Місяць тому +2

    Sabar daahirow Dadka hilka lagaqaadey . Was dad horey wax u Coney ee dhaaf. Daahirow walaalahaada wax ha u conaan kolkooda. Ma dherektaan miyaa daahirow. Abgaal kooda ha u conaan.

  • @yuusufali
    @yuusufali Місяць тому +2

    Waa lagu wasaa

  • @sahafiyare4434
    @sahafiyare4434 Місяць тому +1

    Joojiye aaa kkkkkkk walakala shakiyay

  • @ruqia-yl1pk
    @ruqia-yl1pk Місяць тому

    Doqon calasoow wanku salaamay

  • @mohamedamiin3789
    @mohamedamiin3789 Місяць тому +3

    What aLegend wlh waa ii hadashay 😂

  • @rahmaali5038
    @rahmaali5038 Місяць тому +2

    Baga way idinku fiicanthy

  • @Cumarwaabery
    @Cumarwaabery Місяць тому +1

    Daahir waxaa layiri waa wacal hada ayuu rabaa inuu isbaro habar gidir

  • @nasrajimale484
    @nasrajimale484 Місяць тому +11

    Mashallah mar horee ahayd waa laga soo daahay xilka qaadistaad sheegaysid.

    • @sahafiyare4434
      @sahafiyare4434 Місяць тому +1

      Halke kahadleysaa wana adookale waxa cuqdada kabuxdo lkn maxa kabadali kartaa H.G

    • @mazatoshi7501
      @mazatoshi7501 Місяць тому

      Xilka markii hore ma aabahaa baa dhaxal kuusiiyay , meesha waa dowlad ee dukaankii yaanyada ma aha ee odayga aabaha kaaga dhintay

  • @mazatoshi7501
    @mazatoshi7501 Місяць тому +1

    Dameer calasow ogoow xilku waa meerto, xilli waxaa imaa doonta tayo leysku magacaabi doono.

  • @Abdallahmohamed59127
    @Abdallahmohamed59127 Місяць тому +1

    Qayli si fiican u Qayli kuma maqalno 😂😂😂😂😂

  • @ibrahimabdi2360
    @ibrahimabdi2360 Місяць тому +1

    Habar gidir imaaanka Alaha kusooceliyo somaalida inta xil ayleedahay hadii luguwareejiyana madhargeeyso ilahi habar gidir wax deeqo hakeeno

  • @user-zd3sy3oy6r
    @user-zd3sy3oy6r Місяць тому +1

    Yaa isgaray Habar kintirey 😂😂

  • @aminaahmed6023
    @aminaahmed6023 Місяць тому

    Labadii xaqdaro ku heshiisa xaqay ku colooban!

  • @FardowsaHassan-mz1nv
    @FardowsaHassan-mz1nv Місяць тому +1

    Wa sax wbaaaaa😂

  • @user-mn7gx9tm9d
    @user-mn7gx9tm9d Місяць тому +1

    Qabyaaladii ku qaaday kuma dhigto
    Fidna abuur nabad diida baa tahay naba da ayaa ku dhibi xaaraan iyo isbaaro
    Iyo dhul doowlo iyo weliba dusiya dii wax barasha da oo xaa raan lagu degan yahay caqli aan aheeyn ma taqaanid
    Boob baa la guugu dhalay wax la soo boobay na waa laguugu soo korshay
    Qali aan gara neen wax aan xaaraan aheeyn ma taqaanid.

  • @abdullqaadir8409
    @abdullqaadir8409 Місяць тому +3

    Aamus haddii kalle
    Kiiska damdamiska so kicineenaa
    Waxa doonaa ka sameesanaa
    Car juu dheh
    Caruurta iyo marasta u baq
    Adaa madaxa so dhiibty wa laguu xiirayaa tiirkana wa ku geenayaa
    Naasa weyne dantaada garo
    Laangaabyahow miskiinkaa😮

    • @user-fp2gj5qh5r
      @user-fp2gj5qh5r Місяць тому

      C/qadir ha caaynin wiilkena maxakagalay kno kalumeysi dhede a ah suu rabo how caayo ama ha u mucarado asagaaba dowla ah sow ma ogid xasan wa adeerkii goortuu rabana wu utagaa xamar indhahaadaba wad ku aragtay❤viva dahir❤

    • @abdullqaadir8409
      @abdullqaadir8409 Місяць тому

      @@user-fp2gj5qh5r
      Ninkaan wa musiibadda Somalia

  • @bazeera5520
    @bazeera5520 Місяць тому

    Maxaa ka galay haddii laga qasday. Isku dir kuwa warka xun iyo sharta faafiya xaga allah wax wanaagsan lagama sheegin

  • @user-vc1dd7pt9c
    @user-vc1dd7pt9c Місяць тому +2

    war kan sidan miyu cimrigiisa ku dhameysana ballyo candho weyn

  • @user-fp2gj5qh5r
    @user-fp2gj5qh5r Місяць тому

    DAHIR ISKU DIRE RIQA SHEYDAAN BAA KUGU SHUBTAY AAKHIRO HALKEE TAGEYSAA HOYADA IYO AABAHA ADA KALA FURAYE YA WAX U QABANEYSA❤

  • @laylamohamed8684
    @laylamohamed8684 Місяць тому +1

    Waakumacdahay hg nabsigi farmaajo waa sodegdegay odeygan waji maleh waanigusugay manta meshaas ayunidhigay

  • @Abo_bilal511
    @Abo_bilal511 Місяць тому +1

    Sxb taasi lama aqbali karo 🇵🇸🇸🇴👍✅♥️

  • @muhanadcadecade3399
    @muhanadcadecade3399 Місяць тому +1

    Candia weyne waxa soowado iyo wabiga yaaweyn waxaad kahesho waxba haiga siin candho weyne

  • @user-su4ot5ss3b
    @user-su4ot5ss3b Місяць тому +2

    Xilka wa meerto san baloolshe waqtigiisa haqaato

    • @ExcitedBlockGame-im6fp
      @ExcitedBlockGame-im6fp Місяць тому

      Taas la isku maheesto dagmooyin abgaal loo sameeyay doorasha dad ban qof iyi cod kadhaca dagmooyinga Abgaal Cida lagu xukumilahaa soo lama rabo Somalia never be Dal guuleesta HG for ever TEENDHADAAA LOOO NOQONAYAAAAAA😂😂😂😂😂😂😂

  • @ragemohamed3843
    @ragemohamed3843 Місяць тому +1

    Habargidir waa haaf majeerteen lama amini karo

    • @ExcitedBlockGame-im6fp
      @ExcitedBlockGame-im6fp Місяць тому

      Lkn Aaminaad wax matareeso 2026 bisha 5aad teendhada ama Dagaal Simpile waaye😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @RidwaanSoowme
    @RidwaanSoowme Місяць тому +2

    Daahir daba dhiibato ma oyneysaa mise war bixin baa no so gudbineysaa

  • @iqracabdullahi5821
    @iqracabdullahi5821 Місяць тому +1

    Naag naag uus dheer maxaa gabadali kartaa kow ee eheed xilka in laga qaado waa laga soo daahiye

  • @XassanKaafi-ty8kt
    @XassanKaafi-ty8kt Місяць тому +1

    Adigaa shl ibry lkn matida ayaa ka dhiga madax ee juuq dheh baster baster dhly

  • @calijimcaleboqor1987
    @calijimcaleboqor1987 Місяць тому +1

    Lkn waxaas xilaa yaa siiyay hg ma boobteen qaraabada

  • @cafifanuur1950
    @cafifanuur1950 Місяць тому +1

    Idinkoo intaas oo xila dowlada ka haya maa hanjabaad dowlada ku haysaan,bagaa laydinkaga qaaday

  • @Ibrahim-ki1ue
    @Ibrahim-ki1ue Місяць тому

    Oomaxaa la oy news saan

  • @barsaqanbarwaaqo4110
    @barsaqanbarwaaqo4110 Місяць тому

    SAC SACYAHOW AAN DAMIIRKA LAHEEN OO AAN WAX EDEB AHNA LA BARIN HADII LA BAREYNA LAGU QASAAREY

  • @xaliimogalbeed1315
    @xaliimogalbeed1315 Місяць тому +2

    Maya aanku saxo dahir kadigtonaw habargidirey noqotee

  • @salahsaiedm.sudani6617
    @salahsaiedm.sudani6617 Місяць тому +1

    Habar gidir waa gob taa shaki kuma jiro, balse doqonkaan dacayda dheer ayaa umadda tusaya oo sawir aanay lahayn intaa ka bixinaayo

  • @mrazizi583
    @mrazizi583 Місяць тому +1

    Allow daahir alsow mesha lagu halaagayo hana joojin MAXAA cathaabul qabri usug naade hdii usan iska deyn qabiil isku dirka iyo bulsha iska hirkeen ka..aamen

  • @hooyosom8904
    @hooyosom8904 Місяць тому +2

    Kkkkkkkkk Daahir Calasoow

  • @abdifatah6707
    @abdifatah6707 Місяць тому +2

    HG somaali waynacday xasana dhulka ha lalajaro wax xil ah halaga ilaaliyo wayo dad iimaan le ma aha bililiqadii iyo xasuuqii somaalida aya ja dhigay dad bila iimaan ah.

    • @ExcitedBlockGame-im6fp
      @ExcitedBlockGame-im6fp Місяць тому

      2026 bisha 5aad Teendhada la aadaa Doorasha qof iyo cod wlh blh dhaceen dhiig Abgaal iyo HG baa daadanaaya Garasbaaleey iyo gubadleeey meesha la ku meelmariyaa larabaa Ceelasha na lagu soo daro iyo oodweene dagmo markaas is maqleenaa intakale Dowladnimo majirto Galmudug na Xoog ku afduubanaa doorasho Dadban Turubka. JOKAR BAA WADANAA😂😂

  • @shariifohassan4949
    @shariifohassan4949 Місяць тому

    Meel mahaysato habargidir lahaydaa waamaxaay xilka laydinka qaadayo ilen Afkaga iyo dhegahaagu ismamaqlaan

  • @user-le9nu2db7o
    @user-le9nu2db7o Місяць тому +7

    Waa dowlad iyo shaqadee. Meesha dhaxal hg maahan umaddaa leh

    • @ExcitedBlockGame-im6fp
      @ExcitedBlockGame-im6fp Місяць тому

      Abgaal leh dheh ummad majirteee yaa doqon ah Teendgadaa Wlh loo noqonayaa ama Dagaal Simple

  • @ruqia-yl1pk
    @ruqia-yl1pk Місяць тому

    Adaa gaarsiyay habar gididir hoog baad kudirisaa ninfiican waa loobaahanyahay

  • @Zakariyexasanraage
    @Zakariyexasanraage Місяць тому +1

    warkas ayaa i amraya😂😂

  • @maryancabdulaahi6144
    @maryancabdulaahi6144 Місяць тому +2

    Biirmada xasan shiiq yaa u baanyanshaay kkkkkk guul ❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-co4yl1yt9q
    @user-co4yl1yt9q Місяць тому

    Because of soow maad arag qoslaaye

  • @barsaqanbarwaaqo4110
    @barsaqanbarwaaqo4110 Місяць тому

    ADIGA IYO BALWAANBA RAG HADAA TIHIIN TAGA MUQDIDHO HADAAN LIINTA LA IDIN CABSIIN

  • @daahirabshir3943
    @daahirabshir3943 Місяць тому +2

    Asc maxaa wacay
    Doonte magaciisa
    Waahelaa maxaad
    Uleheedeen dawladda waxba kummaheysano
    Deyrshaa waa darsadaa ha idinku
    Taagnaato.🎉

  • @maryancabdi5667
    @maryancabdi5667 Місяць тому

    Ma ceyrbaa gabada waa niman wax is celiya laakiin marking la wada Hadlow wey iloobaan ma taasaa loogu bixiyey

  • @user-gf5is9wu1k
    @user-gf5is9wu1k Місяць тому +1

    Waqtigaga qeylada miyaa lagaray

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Місяць тому +1

    HAMARGIDIREY IDINKO HEYSTA RESAL WASARE XILAL BADAN O FORMAAJO LA JOGI KAREY 30 SANO AYA WAXA LUGAHA IDINKU DHEGEY DAMEERO WA XASAN DHIIQO WA SHIIKH SHARIIF WA MUUSE SUUDI WA KUWI HAR IYO HABEEN HAMAR GIDIREY NASO RAAC

  • @user-su4ot5ss3b
    @user-su4ot5ss3b Місяць тому +1

    Ayagaba dadba ka horeyay oo labadalay

  • @user-ss8ox3qx5h
    @user-ss8ox3qx5h Місяць тому

    Qayladaadii wado

  • @user-ol3wo9tq2h
    @user-ol3wo9tq2h Місяць тому +1

    ASC DAHIROW HABAR GIDIRTU HA SHEEGAN RAGI DILKA U GEYSTEY C.NASIR DAHABLE MAR HADI IDINA SIDANI IDINKU SOCOTO

  • @alisha33.
    @alisha33. Місяць тому +1

    War dowlad ma jirtee qabyaalad baa socotee halayska dhacsho

  • @maryancabdi5667
    @maryancabdi5667 Місяць тому

    Mudankood weeye ayagaa is dhigay

  • @malaakyakub2559
    @malaakyakub2559 Місяць тому

    Kkkklkkkk sanbalolshee guul !!!! Sidaas ayaa lagu wadayaa!!!!!!

  • @thomasgregory7416
    @thomasgregory7416 Місяць тому +1

    Daahir Calasow, adiga halahaan jego oo dhan oo Hanargidir ay haysatay ma aadan sheegi jirinee maxaad hadda uga hadlaysaa? Dheefta waa qarsanaysaa, dhibkana waad ka hadlaysaa

  • @macsar4686
    @macsar4686 Місяць тому

    Adigu hadan saruur nahay wansodhoweyneyna wayo dowlad nimada waxba kuma qabno inta hartayna halaso eryo

  • @xaliimogalbeed1315
    @xaliimogalbeed1315 Місяць тому +1

    Shakiga hada ma ahane meelsha ow hg madaxweynaha iyo madale iyo xamse ay ku so dhaga hadleen maxad su geysan hg

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Місяць тому +1

    HAMARGIDIREY IDINKA WALAL KA DHIGTEY DAMEER JAC IYO NAQ

    • @siraajdiin7185
      @siraajdiin7185 Місяць тому

      Kwaran farmaajo maxaa ladareemayaaa hhhhhhh

  • @hajiyare109
    @hajiyare109 Місяць тому

    Aamus candho calaseey

  • @dralidahirmohamud8136
    @dralidahirmohamud8136 Місяць тому

    jamaal haloo sheego in xilikii laga qaday

  • @user-ks3hw4ih9d
    @user-ks3hw4ih9d Місяць тому

    Kkkkkk walalaha daahir waa qoslay

  • @nurahmed8878
    @nurahmed8878 Місяць тому +5

    War kan wA do 2:24 qon aad xooloo ah. Isbeddel dawladeed bu qabyaalad u rogaya. Adeer kan wa isbeddel dawladeed

  • @hazaanmuse4330
    @hazaanmuse4330 Місяць тому +1

    So wadabax nio calaacalka joji

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Місяць тому +1

    ABGAAL HADA WUXU BILABEY AQLI CARUR SIDA ILMAHA YAR YAR O MARKEY ARKAAN WEXEY JECEL YIHIIN DHAHA ANA LEH O KU DHAGA LAKIIN ILMAHA YAR YAR WALID AYA YAC YIRA WANA SAQIIR LAKIIN DAMERAHAAN SHEGANAYO DHUL GURYO EYSAN LAHEYN WA YAAB

    • @cafifanuur1950
      @cafifanuur1950 Місяць тому

      Tuugo waxaa tihiin aan is ceshan,umadana dhacay.soomaali cid aadan boobin ma jirto waa laydinka tarxiilo xamar oo dhagaxi laydin celiyo.tuuuuuuuuuuuuugyahay

  • @user-od2mv1wh2s
    @user-od2mv1wh2s Місяць тому

    habar gidir wixi ku dhacodhan dahiraa usabab

  • @aelmi5062
    @aelmi5062 Місяць тому +1

    Habaraneey sanadkaan abgaala kubashaaley nabee hhh

    • @Sucudi862
      @Sucudi862 Місяць тому

      Dowlada xasan sheikh wixi dhalilo ayaga ka horeyn jiray markas dowladnimada way macayd hadase way xuntahay qabyalada 😂😂😂😂

  • @user-sr9em8lj7c
    @user-sr9em8lj7c Місяць тому

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Місяць тому

    1991 CALI MAHDI WUXU QANDARAS LA GALEY MAFIYADA TALYANIGA O KA ARURIYA QASHINKA LAGA QADO KANSARKA AN DAWADA LAHEYN IN LAGU DUGO BADA DHULKA SOMALIA QASHINKAS WA NUKLIARE WAXA U DHINTA 300 O KUN SOMALI Ah

  • @user-zd3sy3oy6r
    @user-zd3sy3oy6r Місяць тому

    Mesha maxa katihiin ordo Dhagaxa ulabta 😂😂

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Місяць тому +1

    MAXA LA SUGA SHACABKA MUQDISHO DIIDA CANSHURTIINA IN MUSHAR LOGA DHIGO DAD AN WAXBA KU DARSAN

    • @kylehorn9933
      @kylehorn9933 Місяць тому

      Waa la tarxiilaaa hadday diidaan. Dhagaxaa la gaynaa.

  • @shaaficimaxamuud4109
    @shaaficimaxamuud4109 Місяць тому +1

    Garka xiirimaadka 24 miyaa????

  • @abdialifarah4173
    @abdialifarah4173 Місяць тому +1

    Sidaan inaad ubaroorataan adiga iyo reerihiinu miyaadan ogayna berigii aad samaysateen hiraabiisimka marba meel inaad dadkaan ujahaysaan haka daalina sidaan ku raali noqda hg jugti waa yaraataye

  • @user-jb6iv5ko4n
    @user-jb6iv5ko4n Місяць тому

    WABAAAAAAAA 😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅.

  • @user-rp6zo7zi2h
    @user-rp6zo7zi2h Місяць тому +2

    Mashallh guul iyo gobnimo xasan sheikhow