Colaadda Habargidir iyo Abgaal yaa maalgeliyay ? By Dahir Alasow

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 19 тра 2024
  • Join this channel to get access to perks:
    / @dahir.alasow
  • Комедії

КОМЕНТАРІ • 287

  • @bulohus8548
    @bulohus8548 13 днів тому +11

    Acuudu billaahi Mina shaydhaani rajim
    Ma Maanta !! 2024!!! Ayaa Qabiil lagu
    Faanayaa !!! Subxaana Allaah !!!!

  • @najmayusuf6106
    @najmayusuf6106 13 днів тому +8

    waan la yabanahay hg and ab waxan ahay ab lakin waxan raba ina ogado gortay aqli yelanayan dunidi horay u socota ayagana gadal well done dahir adiga isku diraye ka xaaxabi

    • @sahrohaashimaxamed9881
      @sahrohaashimaxamed9881 13 днів тому

      Wey fiican tahay inlawada xifaal tamo meesha lagu xifaalmo hanoqoto dhul hawiye

    • @abdulrahimjama5811
      @abdulrahimjama5811 13 днів тому

      Ninkaan wuxuu wataa caalaamadihii ehlu naarka

  • @MK-th1xd
    @MK-th1xd 13 днів тому +7

    Habar gidir iyo Abgaal waa walalo waa midig iyo bixid waar dabaka aad shidaysaan iyo munaafaqada joojiya

  • @user-wm5rc8wr8r
    @user-wm5rc8wr8r 13 днів тому +6

    edebdarada jooji ragow hg iyo abgaal waa wallaalo mudane madaweyne xasan shiikhna ummada somaliyeed ayuu madaxweyne u yahay

  • @user-jo9iu2cm8c
    @user-jo9iu2cm8c 13 днів тому +5

    DAAHIR CALASOW WAAN KU SALAAMAY SAAXIIB FROM AFMADOW JUBALAND SOMALIA 🇸🇴 ❤❤MASHA'ALAAH

  • @ibraahimyare112
    @ibraahimyare112 13 днів тому +7

    Ab iyo hg wllo weeye

  • @user-hu4ts1dw3c
    @user-hu4ts1dw3c 13 днів тому +7

    War hawiyoow waalida inaga daaya from burco

  • @hawoshirwa8320
    @hawoshirwa8320 13 днів тому +2

    A/balwaan Runlow Aakhiro iyo Allaha Xafido

  • @feyrussiad9549
    @feyrussiad9549 13 днів тому +8

    somaali haddii larabo in ay heshiiyaan waa in runta loo sheegaa saqajaanintan nolosha heer ka gaadhin ee hoos ku xusan
    1. daahir dameer, 2. geestir sakhraan, 3. c.qaadir boss, 4. yaaqub siyaad, 5. wardaad tv, 6. xuseen og, 7. balwaan, 8. iyo kan madani production labaxay

    • @mazatoshi7501
      @mazatoshi7501 13 днів тому +2

      Dowlada Somalia waa iney dacwo ka gudbiso wadamada ay kunoolyihiin, kulligood waa wax liita oo wadamada nabada ay joogaan waxba kaqabsan, shaqadooda waxey noqotay iney dadweynaha iska horkeenaan

    • @user-ds1oe2ei5j
      @user-ds1oe2ei5j 13 днів тому

      Balwan iyo kabtan ayuub waa rag runtah shegah ee mahan rag khabil uhadlah
      Markah cabdul khadir boss iyo dahir calasow waa niman khabil udodah oo uhadlah khaladah waslah iyo habargidir markastanah amanah madaxdodah ee haskuh matalin ragah ee kalah baroh ragah midiyah kahadlah unah firsoh hadaladodah eey kuh hadlayan
      Markah somaliya hanolato ilahaay hasaroh khabilkah iyo ragah ku shakhastah khabilka amiin

    • @feyrussiad9549
      @feyrussiad9549 13 днів тому

      @@user-ds1oe2ei5j balwaanku maa quraan bu akhrinaye hadda sookaa qabiilkiisa ka sareysiinya qabiilada kale, ayiuub kaad isna sheegeysid sooka ku tasbiixsada qabiilkiisa, taqilaah wll

    • @user-ds1oe2ei5j
      @user-ds1oe2ei5j 13 днів тому

      @@feyrussiad9549
      Dabigah iskadah khof khabil kutusbix sanayah mahitoh
      Khabil nah haduh khimah layahay dad bah kudagalamayey 34,sano oo walih wadah khabilki oo shacabkih ku nolah xamar oo dariskah ah kuh kalah socay khabil matanah wadah khabilki
      Markah labadan nin ee ah cabdulahi balwan iyo ayuub waa labah nin oo ankhabil akhon runtanah shegah ee lahadal dahir iyo boss oo kushakhayah khabilka hanah umalan inaad exashoh umanayah oo labadabah khabil lamah wadagoh ee waxan run ahen mashagan hadih rabigay lagah bokhoh oo khabiladodah bey runtah kashagan iyo siday udhakhman oo mucarad kuyihin runtanah kashagan
      Ilahaay nah hanagah koriyo ben iyo narbah amiin

  • @ruqiaali7490
    @ruqiaali7490 13 днів тому +5

    Xasbiyalllah kuwana somali rag u ah calool xumobwayna😢😢

  • @Adan974
    @Adan974 13 днів тому +7

    Waryaa joojia aflagadada iyo ceebta 😢😢abgaal iyo habar gadir waa ilmo adero ah xumaana uma dhaxeysa ee dadka yanan lisku dirin

    • @rahmafarah6892
      @rahmafarah6892 12 днів тому

      ilma adeer maha e waa walaalo isla dhashay

  • @maxamedaxmed6374
    @maxamedaxmed6374 13 днів тому +7

    Somalida sida Loo Baadho Ayey BarteeN Reer Social Media, Hawiyow Abg, iyo Hg wiilashiinu Ayaaney isku kiiN DiriN wxd tohiin Dad wada Dhashey walaalo Ah Jeebkiina Ayey uso tashadeen Ee iyakuna isma HayaaaN, Anigu midkiina ma Ahi wxN Ahey isaaaq pllse Nabad ind kuwada NoolaataaN Ay jeclahey.

    • @sacadiyaahmed-5991
      @sacadiyaahmed-5991 13 днів тому

      musuqmasuq adad ku heshay waxa aad ku faaneyso balwan lkn mw xasan sh ayad cebeysay inu xilalka dowlada oo idil qabiilka abgaal ku safay taas dhamaan waa howl uu madaxweynaha qabtay

  • @user-lq7sg8xf5o
    @user-lq7sg8xf5o 13 днів тому +5

    wlhi kuli xayawano cadawgina hafarxo isku xisoda 😮

  • @keysemohamad7961
    @keysemohamad7961 13 днів тому +5

    Insha alhu guul iyo gobamimo ❤❤❤❤hg waa gob

  • @abdidiirye2332
    @abdidiirye2332 13 днів тому +2

    Daahirow adiga iyo xulifadaada social media goormaad kawaantoobaysaa qabyaalada aan dhamaadka lahaan?

  • @dr.abdurahmanali9177
    @dr.abdurahmanali9177 13 днів тому +2

    WAXAAN IDIN KA SUGAYNAY INAAD HOGAAMISAAN MAADAAMA AAD WARIYAYAAL XOG OGAAL AH AAD TIHIIN OO SIYAASADDA DALKA AAD WAX BADAN KA HADASHIIN DAD BADAN OO SOOMAALI AHNA AY IDIN YAQAANIIN,
    CAAWA MA WAXAY IDIN KA MARAYSAA INAAD SIDAAN U HADASHIIN ??
    MUSTAWIHIINA MA SIDAANAA ??
    JOOJIYA WAXAAN HOOSE OO AAD KA HADLAYSAAN ??
    JOOJIYA FADLAN ??

  • @axbaabofficialchannel5729
    @axbaabofficialchannel5729 13 днів тому +4

    Nimankaan waa bilaa xishood waa bilaa xaye abgal &hg wax umaheeysaan naga aamusa

  • @HalimaCumar-kk9cw
    @HalimaCumar-kk9cw 13 днів тому +3

    Subxaanalaah niman waaweyn oo dadka iskudiraaya allahumaa najeynaa

  • @abdiharman7451
    @abdiharman7451 13 днів тому +1

    WAR-YAADA FIDNADAAN JOOJIYA, ADINKA LACAG AYAAD WADDA RAADINAYSAAN LIKE IYO SHARE. LAAKIIN SHACABKA MASAAKIINTA AH EE SOOMAALIYA JOOGO RUN AYEY U QAADANAYAAN INAY IS DILAANA WAA MACQUUL. IIMAANKA ALLAHA IDINKA QAADEE SI XALAAL AH SHAQO U RAADSADDA WAXAAN SHAQO MAAHA SHAQOOYIN IDIIN DHAAMO RAADSADDA

  • @olmoolmo
    @olmoolmo 13 днів тому +2

    Ragan hada waxa laga yaba da dodu iney thy 38 37 ama 40 mantana hal aburkoda ugu weyn waa qabyalad xita hal cup 🥤 shah lagu Cabo masamen Karan halka wadamada calamka ay kutar tamayan technology yahuu yahuu yahuu sida wexey isu tirinayan 2 habrod la isla qabo

  • @cabdidaahir8217
    @cabdidaahir8217 13 днів тому +3

    Balwan sidaan miyuu wariye ku ahaa hdlba mayaqaano aaway c/hi duufle

  • @somalidaacadah9734
    @somalidaacadah9734 13 днів тому +2

    Balwan - - -!!!!! Mayniska dib uga noqo dad qabiil dardaray oo caalamka iyo sida looga nool yahayba ka dhac san in aad la doodid waa laga fiican yahay.

  • @halimomahamed8690
    @halimomahamed8690 13 днів тому +4

    Hg

  • @user-gm7qe9zy5u
    @user-gm7qe9zy5u 13 днів тому +3

    Viva hag ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @nmi2672
    @nmi2672 13 днів тому +2

    Isku dir badana waa labo habargidir ee abgaal ma joga mashan banta dhafa xoolayahay

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 13 днів тому +2

    HAMARGIDIR IYO DUDUBLE WEXEY KA DHAXLEEN MUQDISHO ABAHOOD BOQORKI HIRAAB IMPAYEER👑❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @abdi-azisabdirahman4787
    @abdi-azisabdirahman4787 13 днів тому +3

    War hawiyow kaftanka ha iska xirnina.

  • @maryanhaji1053
    @maryanhaji1053 13 днів тому +2

    Xamar ama Mugdisho ama Banaadir waxaaleh Abgaal wixikasohara marti ayeey kuyihiin ❤❤❤❤

    • @Maria28832
      @Maria28832 13 днів тому

      Caqligaas caqli dameer weeye raga dhiig u soo cabay usc la yiraah abgaal 21 sano siyaad heystey damerkina la yiri bac futada kaga xir jirtey marka hg ayaga xoreystey oo leh usc hogaminayey marka

  • @user-tu9uy6el1q
    @user-tu9uy6el1q 13 днів тому +2

    Daahir Calasow Adeer Reerka Kalaqabo Hawiye Waa Mid Ee Nagadaaya Fuyuus Raadiska

  • @sadakhhussein372
    @sadakhhussein372 13 днів тому +2

    GARYAQAAN BRAVO WELL DONE GOAT 🐐😎🔥🔥🔥

  • @mushtaaqcalicabdulle4897
    @mushtaaqcalicabdulle4897 13 днів тому +2

    War heedhe Waxaa colaad ahayn masheegtid miyaa odowyahow asaasaqay😂

  • @AyaanLuul-jl5db
    @AyaanLuul-jl5db 13 днів тому +3

    H.g❤❤❤

  • @somalidaacadah9734
    @somalidaacadah9734 13 днів тому +2

    Balwaan maynis ayaan dareemayaa in aad dib isu galisay. Ma ba ahayen in aad dadkaas la doodid . Soomaalinimada ayaa BALWAANOW kugu filan.

  • @abdallasonkor4769
    @abdallasonkor4769 13 днів тому +2

    Rag waa weyn oo konton jire ah oo sida gabdhaha Isugu faanaya war xishooda Abgaal iyo Habargidir iyo Dhamaan Somali waa Walaalo

  • @sundusali9582
    @sundusali9582 13 днів тому

    Subxana llaah qoftu alle Meeks baqdo wad a adkaato

  • @Clas154
    @Clas154 13 днів тому +3

    2:48 abti xaaladda da jiye

  • @baambaam6336
    @baambaam6336 13 днів тому +4

    Noloow habargidir

  • @maryamhusein670
    @maryamhusein670 13 днів тому +2

    Asaasaqnimada nagala taga AG iyo HG midna ma matashaane Balwaan

  • @user-pl7du6nc8t
    @user-pl7du6nc8t 13 днів тому +3

    Garyaqaan Waa Geesi
    Balwaan 50dolar Iyo Siil faqash Ayuu kushaqeeye Balwaan Carab wayne

    • @bulohus8548
      @bulohus8548 13 днів тому

      Kkkkkkkk!!! Daarood ka Naagahooda-
      Soomaali oo dhan baa isku disha !!!
      Waxaad la limid tahay Dawacadii intay
      Hilibka intay gaari wayday uuuf tiri !!’n
      Siilka hooyadaa Ayaafaqush qadhuus!
      What you talking About !!!!!

    • @user-rv4wv5ko4o
      @user-rv4wv5ko4o 13 днів тому

      Waxaa kuu sheegaa meel balwaan kaaga banaan ma jirto maxaa ugu celin weyday markuu 4 sano farmaao ceynaayey ma hadaa macaan noqoteyn Viva 🆎 and HG nacab darbiyada ha jiiro Viva hawiye

    • @user-pl7du6nc8t
      @user-pl7du6nc8t 12 днів тому

      @@user-rv4wv5ko4o hadalkayha maad fahmine Hawiye Anaa Kulehe Viva Laakiin Balwaan Carab wayne waatuug Tuubo raaca Hadaan kuleeyahay

  • @halimaomar7967
    @halimaomar7967 13 днів тому

    Waa badi waana berdalxiis adoon qarashne

  • @HassanAliHassan1960
    @HassanAliHassan1960 13 днів тому +1

    Ceeydiid dhafoorka aa dhashiike loogu dhuftay

  • @user-fp3is7ix2n
    @user-fp3is7ix2n 13 днів тому +1

    Balwaan waxuu Rabaa dad wada dhashay ayaa isku direysaan

  • @amaldaoud4818
    @amaldaoud4818 13 днів тому +1

    Niman waa weyn oo wadamo eysan laheen qaxooti ku ah. Wali Fidna qabiil wada caqliga ala idinka qaad

  • @GaraadWaranle
    @GaraadWaranle 13 днів тому +1

    Ardaalladaan ma matalaan qabaailada walaalaha ah .
    الفتنة نائمة لعن الله من ايقظها

  • @hawoshirwa8320
    @hawoshirwa8320 13 днів тому +1

    A/ballwaan Habargidir waa Reer miyi A/qaasin Madaxweyne la doortey laa kiin Reer mini ayuu ka dhashey

  • @user-xl1pr9ik2l
    @user-xl1pr9ik2l 13 днів тому +2

    It's algal only in hawiyo who cam lead somalia

  • @ayanbadalabdi6814
    @ayanbadalabdi6814 13 днів тому +1

    😭😭😭 very sad.

  • @user-vq2yu8wp5i
    @user-vq2yu8wp5i 16 годин тому

    Waa sax abgaal aay leh goobalka baanadiir xaa ka edeli karta

  • @malaakyakub2559
    @malaakyakub2559 13 днів тому

    Adiga oo dameer alsow ah ayaa maalgilinayaa?

  • @cabdiaxmedcalasow7604
    @cabdiaxmedcalasow7604 12 днів тому

    Kkk Dahir waa laan dheere is baraya labo wllo ah oo kala dabeecad iyo deegaan mid waa reer colaadeed reerna waa qolo nabadeed oo dulqaad bdn lkn aan hiilo aqoon yaraankooda mooye oo towfiiqda mideynta laga habaaray it's true store

  • @user-hm9sl2gk5p
    @user-hm9sl2gk5p 13 днів тому +2

    war.wax.iskulahadha ceeb

  • @awilmohamed8473
    @awilmohamed8473 12 днів тому

    Siyaad Barre Abgaal xil umuu dhiibi jirin,Dawlada hoose iyo inay qashinka guraan mooyaanee,waa dadkii Sunta badda ku aasay.

  • @user-te7hx3yq4w
    @user-te7hx3yq4w 12 днів тому

    Cabdullaahi balwaan ninka ladooday inkastoo dood fican aheen oo an jecleen,5 and zero ayuu diray
    Wiil hiraan

  • @ragemohamed3843
    @ragemohamed3843 13 днів тому +1

    Waxaa maalgeliyey dahir calasow arimahan oo dhan isagaa ka masuul ah

  • @nnpcat625
    @nnpcat625 13 днів тому

    ayeey siyaad bare !

  • @abdulqadirmohamed4429
    @abdulqadirmohamed4429 13 днів тому +2

    Daahir kadaa waa ceeb hayskudirin cida kkkkkkkkkkkkkkk

  • @user-fp2gj5qh5r
    @user-fp2gj5qh5r 13 днів тому

    ❤VIVA AB ❤LIVE MORE IS POWWER ❤ YOU NEW AB PAWER❤

  • @user-hm9sl2gk5p
    @user-hm9sl2gk5p 13 днів тому +1

    war.macaruurbatihin akhas

  • @ezzaddinbaomar440
    @ezzaddinbaomar440 13 днів тому

    Aad baan uga xumahay in raggii & hablihii Hiraab eey sidaan u matagaan. War xishoodda haddii in yar oo xishoodda uu idinku dambeeyo. War aaway culimaddii Hiraab, arrintaan meey wax ka dhahaan.

  • @Barlin-qd5wd
    @Barlin-qd5wd 12 днів тому

    Allahu Akbar Allaha no naxariis as we hawiye haday rageni San uwada hadlayan kiwi larabay inay carurta Kala celiyan

  • @baambaam6336
    @baambaam6336 13 днів тому +1

    Balwan bururuq

  • @DooliDooli-gy9lr
    @DooliDooli-gy9lr 13 днів тому

    Dahir videoga wuu soo jarjaray garyaqaan wanaga uu ku hadlay oo dhan uu jarjaray ximanta bes uu soo saray

  • @Maria28832
    @Maria28832 13 днів тому +1

    WARYAY JOOJIYA HAWIYEH HURDAAYOW QADIYADA USC RAG HAWIYEH U SOO DHINTEY EE KA BARTA ISAAQ SNM QADIYADOODA 1991 KII U SOO HALGAMEY MID BEEY KU YIHIIN SNM LA YIRAAH MARKA USC HAWIYEH MID BAA LAGA RABAA CEEB WEEYE JOOJIYA WAXAAN CADAWGA WAA KU FARXAAYA ISMA HURTE HA IS HALEYN MARKA STOP KA GURKA

    • @cousinbro1580
      @cousinbro1580 12 днів тому

      CAQLI YARADOODA KA YAABAY WAA NA CEEBEYEN

  • @cabdinaasir7317
    @cabdinaasir7317 13 днів тому +2

    Aqash haweye waa dabaal

  • @seinabm4750
    @seinabm4750 13 днів тому

    WAA KUWAAS RAGAAN ISLEENAHAY SAQRAAN GEESDIIR AYEEY IDINKA DHICINAYAAN.BAL ISKA DAAYE MADAXWEEYNAHOODA AYEEY CAAYAAN OO MAGAALADOODEEY GUBAAN.UNUKAA LE LA GUBAYA.

  • @najmamanshaallahabdirahman8768
    @najmamanshaallahabdirahman8768 12 днів тому

    2024 in laysku qabsado magaalo hebel anaa iska leh iyo anaa iska leh wllhi waa ceeb 😢ilaahay ceebteena ha asturo. Teeda kle AB iyo H.g idinkaa wlla waxaasna wax laysku qabsado maahan. Waxasna intaas halooga tago.

  • @Gulmudagirl
    @Gulmudagirl 13 днів тому +1

    💗🥰💗🥰💗👍❤️👍❤️👍🥰

  • @user-qj2yu4ht8t
    @user-qj2yu4ht8t 11 днів тому

    Dhuq dhuq Anagee rabaan in aan is dilno iyagane Dalka waa ka caravan reen saaxiib yaal abgaal iyo hawegir midne ma ma tashaan

  • @user-dq8zc3rt3l
    @user-dq8zc3rt3l 11 днів тому

    Habargidir afkooda bay isku gumeeyeen dadbaan gumeeyey qof leh guriy dadbaan ku qabsaday oo kugumeeyey qofleh usagaa asalkiisa gun ah war isdhaqa oo dadka xoolohooda iska celiya hadaa sharafta in aasoceshataan

  • @caseclosed7103
    @caseclosed7103 13 днів тому +5

    Balwaan ma matalo ABGAAL ! Waa doqon u raran DHABAYAACO

    • @user-ds1oe2ei5j
      @user-ds1oe2ei5j 13 днів тому +1

      Runtah bad kuh nacdan cabdulahi balwan wanah nin ankhon khabil waanah wariyashih larkijiray oon khan exashoh iyo khabyalad
      Waxuuh inkah sheganah waa hadal run ah ciduh raboh hasacido amah hamanoh ee khabil kastah waxuuh yahay buh ku sheeegay asalnah waa nin abgal cisman ah cabdulahi balwan wanah nin yutubar ah oo runtah sheegah ee cadowgisah cagtah hoosah hagalo amiin

  • @alinaaden7674
    @alinaaden7674 13 днів тому

    Dahir calow isku dirka somalida maa mashruuc baa. Aya kuu soo dhiibay. Waa laguu fahmay.

  • @shirwaccumar7632
    @shirwaccumar7632 4 дні тому

    Daahir ali soow

  • @horqaadtv2550
    @horqaadtv2550 13 днів тому

    Balwaan viva

  • @YoungShakur1989
    @YoungShakur1989 13 днів тому +4

    Well done abdulhai Balwan Bravo 👏

  • @oubahmika4700
    @oubahmika4700 13 днів тому +1

    Mj ❤❤❤

  • @seinabm4750
    @seinabm4750 13 днів тому

    DOQOMADA HIRAAB WAXAA ISKU DIRAYA CBB OO UU KA MID YAHAY SAQRAAN GEESDIIR.

  • @hawaosman5599
    @hawaosman5599 13 днів тому

    Ninfanay ,waaRiisnugtay,igadheh, hg futumadow,inlala,xifaltamo, qalad, ayan,uarka

  • @MohissFoodspice
    @MohissFoodspice 13 днів тому

    Shaydamada diaspora media wa sharta dadka iyo dalka somaliyed.adun iyo aqiro Allah haidin duleyo,duliyal daab aad damin kariin lama shiido.Allah ayan idiin ka meqan qalni

  • @user-tf5hi7yn8b
    @user-tf5hi7yn8b 13 днів тому

    Hawiye waa isku mid, daahirow dadka ha kala fogeynina, asxaabtaadana sidaas ugu sheeg

  • @momoabdo6991
    @momoabdo6991 13 днів тому

    Waar Abgaal is not easy

  • @user-cs9cl2fu4v
    @user-cs9cl2fu4v 13 днів тому +6

    Viva hg❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @user-hf3zx7nt8l
      @user-hf3zx7nt8l 13 днів тому +2

      Hg walaahi sidii xaarka dadka udhibsadaan baa laidiindhibsaday

    • @Maria28832
      @Maria28832 13 днів тому

      @@user-hf3zx7nt8lhade faqash baa tahayeh maansha allaahe hg caaqiliin weeye

  • @GaraadWaranle
    @GaraadWaranle 13 днів тому

    Waxaan ma matalaan abgaal iyo habargadir, waa dad social media ka bariiseeya , umadda ha halleynina juhalo aad tihiine .
    Waxa aan idin leeyahay ka taga qabyaalada
    دعوها فإنها منتنة

  • @user-vq2yu8wp5i
    @user-vq2yu8wp5i 16 годин тому

    Laambar afaar waxa aay ku Tala waadajir abgaal aan ka taliso maa habargidir aay labar afar

  • @NorGaal-uw6cw
    @NorGaal-uw6cw 12 днів тому

    DHUUUSO WADIIN HG EE NAGA JOOGA XOOLO TIHIIN

  • @abdallasonkor4769
    @abdallasonkor4769 13 днів тому

    Waligey ma arag Ragaanoo kale war waxay aheyd inaad umada U horseedaan Horumar iyo walaalnimo

  • @maryanwarsame8827
    @maryanwarsame8827 13 днів тому +1

    Walaaleheen abgaal caqli ma jiro walaalkii saas kuu dhaqaaleeyey mala cacaayaa hgdirey walaal malihidiin 😂😂😂😂

    • @sahruja5777
      @sahruja5777 13 днів тому

      Habaaraney waxkaliita Soomaaliya kumanoola.

  • @Dirir-vg8zy
    @Dirir-vg8zy 13 днів тому

    TAARIIKHDAA
    H.G NA LIBAAX SIISAY
    ABGAALNA DAMEER SIISAY
    HG WLHI WELIGOD ABGAAL GAADHI MAYAAN
    VIVA HG

  • @seinabm4750
    @seinabm4750 13 днів тому

    BACALWAAN WAA NIN LOO ADEEGSADO DADKIISA.ASAGANA LAASCAANOOD WAA LAGU BAHDILAY OO MAGACIISA DACAS AYAA LAGU QORAY OO MACNAHEEDU TAHAY CAGTEENA AYAA HOOS FADHIDAA WAAYO QIYAANADA DAAROOD MA FAHMYO..
    BALWAAN NIN CABAADYO BADAN CAQLI MALAHA.

  • @macoowistaadi108
    @macoowistaadi108 7 днів тому

    HG, ilaaheey Dalka haka qabto, Bal Gobolka Banaadir maxaa HG u taalo ?

  • @nemsaasmen9381
    @nemsaasmen9381 11 днів тому

    Sheego ciyalka iskaa daaya oo aqli wax tarlee la yimaada.qabiil wax ma taree waa horee baa la ka guuree ceebta iskaa dhaafa oo wax bartaa dad cilmi Ku meel maraa noqda baadiya wali jogtaan hadaal iyo Nin shaqestee ha Ku faaninee

  • @mohamedomar610
    @mohamedomar610 13 днів тому

    HABEEN HORE AYAAN DHAGAYSANAY WX KALE MA HEYSAA VIVA ABGAAL❤❤

  • @user-fs5rs9zx9n
    @user-fs5rs9zx9n 13 днів тому +2

    Kkkkkkk Kkkkkkk qbgal oohinta😂😂😂😢😢😢😮😮😮😅😅❤❤❤❤❤❤❤

  • @AbshirHassanayay-pf4md
    @AbshirHassanayay-pf4md 13 днів тому

    Wlh waligey rag qolof weyn oo shaqadi nagaha uhadlaayo ma arkin saararkaa saas uhadlo habarkidi &r abgaal qaniismankoodi lee idiin aragnaa

  • @user-vq2yu8wp5i
    @user-vq2yu8wp5i 15 годин тому

    Ado qayleyso AA lagu dhalay hadaan aado qaylesoaa dhime aadigaaay iskahaad lasyo

  • @YoungShakur1989
    @YoungShakur1989 12 днів тому

    War anigu hadii aan abgaal ahay waxa dagaa kaligey dhowr degmo kuwaa o kale ah Yaaqshiid, Karaan, Shibis, Medina oo kale ah wadajir iyo dharginley, Kuwa kale oo soo Haryana waxan Ku ahay 60% to 70% marka Adiga oo xafada Ka daga ayaa wax ila sheekekanyo, dhuusada Ka dhaadhici dadka aan xamar Kala aqoon, Adiga oo mooryan ah oo cid wax baratay idinku jirin jaahil ah wax aan xaraan aheyn cunin oo darood Ku gumeysta ayaa aniga oo xamar Kugu hayo iifaanayo ufff. Hadii aad xamar wax Ka tahay maxan Kugu taliya?

  • @user-te7hx3yq4w
    @user-te7hx3yq4w 12 днів тому

    Middaa ku faanaayo dad baan gumaystay kaasaa warkiisa la dhagaysanaa, biriyaa la burina abshir buqaari
    Wiil hiiraan

  • @fadumoabdisharib5762
    @fadumoabdisharib5762 13 днів тому

    Asc

  • @user-te7hx3yq4w
    @user-te7hx3yq4w 12 днів тому

    Kuwaan ma umadiyeey usku dirayiin mise cilmiyaa laga faa,iidaa,kuwaan intay joogaana somali dhib yar ma haysto

  • @fadumoabdisharib5762
    @fadumoabdisharib5762 13 днів тому +4

    Dahir manta maxaa no hees ee aqabar from Hg guul

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 13 днів тому

    CALI MAHDI 1991 WUXU QANDARAS LA GALEY MAFIYADA TALYANIGA INEY KU DUGAAN BADA DHULKA SOMALIA SUNTA LAGA QADO KANSARKA AN DAWADA LAHEYN MALINTU QANDARAS QADANAYEY WAXA LA JOGEY XASAN DHIIQO CALI GEEDI MUUSE SUUDI CALI WAJIIS O LA OGA IN LA SUMEYO SOMALIA SUNTAS SANAD KASTO WAXA U DHINTA 300 O KUN O SOMALLI AH O CARUUR U BADAN