DEG DEG Beesha Saleebaan Oo Fariin Halisa Udireen Xassan SHeekh,Muqdisho Oo Waji Cusub Gashay,Yaabki

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 сер 2024
  • ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔Suldaanka Tv Channel You Can Get This Channel Somali Update News 24 Hours Daily
    #@suldaankatv.

КОМЕНТАРІ • 89

  • @haynkajaanka6251
    @haynkajaanka6251 3 місяці тому +5

    AWELBA AF KEY CAASIMAD KA AHAYD

  • @NasteexoAhmed-gm4pw
    @NasteexoAhmed-gm4pw 3 місяці тому

    Tim muqdisho😊

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 3 місяці тому +2

    MARXUMAD LUUL CABDICASIIS, HILIBKEEDA CAD CAD AYU U DHACAY INTA AAN ISBITAALKA LA GEYNIN, LUUL SILIC AYEEY U DHIMATAY.

    • @alinoor6515
      @alinoor6515 3 місяці тому

      Very sad protecting criminals

  • @ashheart9761
    @ashheart9761 2 місяці тому

    Inta cadaalada diinta islaamka diidan illaahay dhulka ha la jaro
    Nolol iyo nabad lagu noolaado ayay noo diideene yaa Rabi ☝️🤲.
    Allow adigaa awooda lagu maquuninayo xaqa ka awood badane yaa Rabi ☝️🤲
    Xaqa rabiyoow u hiili
    Xaq daradane xukunkeeda sii Yaa Rabi ☝️🤲

  • @SakiyaawiAbdile
    @SakiyaawiAbdile 3 місяці тому

    Waa sax in la sameeyo caasumad kale waana mihiim

  • @user-vq2yu8wp5i
    @user-vq2yu8wp5i 2 місяці тому

    Waa sax ❤❤wilka waa masayraay oo waxa oow haaysta qiil oo waxa latix gelaa qilkisa wilka

  • @FaaraxSaleebaan-bl3bu
    @FaaraxSaleebaan-bl3bu 3 місяці тому

    Caqliga dad ka muqdisho ayaa sidaa fiican u shaqeeyo

  • @dr.mohamedabdisheik8813
    @dr.mohamedabdisheik8813 3 місяці тому +2

    Umad dulmi isku raacday ayaan u aragnaa, Kuwa Mudaaharaadaya Warkooda haddaad maqasho waxaa kuu soo baxaysa in Wadankaan Nabad iyo Cadaalad aan loo baahneyn oo Qabiilkii hubeysan uu sharciga ka sareeyo oo shaqsi ka soo jeedo wax walba u fasaxan yahay, si loo difaaco kuwa kale oo xiran oo Qoslaaye ka mid yahay lagu difaaco sidaan

  • @user-bv8iz6qd5v
    @user-bv8iz6qd5v 3 місяці тому

    Xamaro way Shaan jiratay caasimad soomaaliyeed lkn Hada Maya ,unukaale iyo wm sidaa daraadeed ma Shaan ma sii ahaan karto Xamar caasimad Soomaaliyeed

  • @nurta-gh2xb
    @nurta-gh2xb 3 місяці тому

    Mogadisho hada maya waayo dowlada ayaa ka denbayso

  • @user-fp2gj5qh5r
    @user-fp2gj5qh5r 3 місяці тому

    Seyd cali waa mujrim habrana dowlada uma taliyaan

  • @AdeeroSheekh
    @AdeeroSheekh 3 місяці тому

    Caasimada soomaaliya ma istaahisho muqdisho ee halagararo caasimada soomaaliya muqdisho oo halooraro baydhabo ama kismaanyo oo kuxgeenadii caasimada ah

  • @user-vs6gh7mc9r
    @user-vs6gh7mc9r 3 місяці тому

    Inta dhibaatada ummada ku haysa ayaa jeegada laga qaban doonaa.qofna xoog kuma joogi karo magaalada muqdisho.ninkii nin dilo waa in la dilo taasi waa sharci diini ah.cid laga cabsanaayana jirto.

  • @mulkiosman7828
    @mulkiosman7828 3 місяці тому

    Alla kuwan Cawaansana ma MOQDISHO ayaa Noqotay meel ABGAAL iyo HABARGIDIR😡😡😡 Waar Nin walba Meeshu ku Dhashay ha Dhisto waar haddey Xata meel eey kuwa Dhashtam Habargid iyo Daarood ama Jareer ey kuwa Heshiiyan iney Dhistan Magaladooda 👍🏻💞💞💞

  • @mohameddahir-cb8ni
    @mohameddahir-cb8ni 3 місяці тому

    Umada soomaliyed waay ku hongowday dorashadi Xasan Sheekh, khatarta ka tagan belaha Abgaal iyo Habar Gidir, Muqdisho ma noqon karto Casimada somaaliya waayo Xarun Qabil yay noqotay waana laka shegtay

  • @abdiabassi8857
    @abdiabassi8857 3 місяці тому

    Abidkod dambiga eygalaan rag lomaoyaan Aya lagu fuliinjiraay layaab ma leh.

  • @khalifissa1804
    @khalifissa1804 3 місяці тому

    Maya maya maya

  • @abdulkadirali894
    @abdulkadirali894 3 місяці тому

    Maya, waa inla sameeyo caasimad cusub.

  • @habibohussein2019
    @habibohussein2019 3 місяці тому

    Is oky dad badan hadhintaan

  • @DahaboMaxamed-js2yq
    @DahaboMaxamed-js2yq 3 місяці тому

    Mayay maya Somaliyey tosa oo kaca

  • @xaawajamac1921
    @xaawajamac1921 2 місяці тому

    Asc suldaanka tv hadii xamar qabiil sheetrock soomaaliya way nabai doontaa Atari waa rain 1/arinka 2 sayid cali ha alatoogto wayo ninkan rabbi weyn ayuugalay nafdha ayuu gubay markaa in lagubo weeyi

  • @hassankhyre232
    @hassankhyre232 3 місяці тому

    Xaqo haduu socon.waayo.baadilka.miya.shaqayn.miya

  • @fowsiyoabdi730
    @fowsiyoabdi730 3 місяці тому

    Walahi bilahi talahi hadey 10000000qof oo aan ugu horeyo hadey ku shihiido Ninka in la gubo ayaa liibaan addun iyo mid aaqkro ah Nacalad baa ku taal ninki baqa waa qaracan iyo ciil Addunyo iyo cadaab aaqiro haadi maskiinti la bisleysth hanjabad lugu daro war soomaali oo dhan ha baabado ilahey ba yjrj qasaarto qaatil was in la djlo tanj waa ka daran dil wuu ciqaaby oo bislesty shacabka wss in ay kacdon ka soi horjed muuniyan laa ilaaha ila laahu maxamed rasuululah salalahu caleyhi wasalim

  • @user-fp2gj5qh5r
    @user-fp2gj5qh5r 3 місяці тому

    Waa habar inkaar qabta alshababna ah ee halasoo xiro ayada iyo wiilka booteeyayba

  • @user-ux9zf8np2u
    @user-ux9zf8np2u 3 місяці тому

    Caasumada soomaaliya waa Bay. Garoowe Maya muqdisho maya

  • @waalayaabaywaalayaabay9130
    @waalayaabaywaalayaabay9130 3 місяці тому

    Gacan ku dhiig laha ha la dilo

  • @Arsenalfc108
    @Arsenalfc108 3 місяці тому

    Somali need to create a new capita

  • @nazdalaan
    @nazdalaan 3 місяці тому

    Saleebaan waxaan moodayey kuwa ugu roon iney yihiin H/GIDIR… WAA CEEBOOBEEN… DAD-QALATO

  • @maryanmaxamuud8070
    @maryanmaxamuud8070 2 місяці тому

    W

  • @OmarMohamed-db3iy
    @OmarMohamed-db3iy 3 місяці тому

    Fiidna ogu wayne somalida waa Hassan dhiiqo asaga sameeyey dhibka qabyaalada somali heesta.

  • @user-fp2gj5qh5r
    @user-fp2gj5qh5r 3 місяці тому +1

    Xasan walahi waxan karabna wiilasheenii guryaha loogu galay ee la dilay hadowsan dili karin alshababta dadka ah seyd cali iyo reerkiisaba waa tuugo kalkaal waayo alshabab aya wadata maxaa dadka tiirka loogu dilay diyaan ka rabnaa x sheekh wiilkiiba 300$kun war hg cid ay ka adagtahayba ma jirto wallaahi

  • @AdeeroSheekh
    @AdeeroSheekh 3 місяці тому

    Xamar caasimad soomaaliyeed ma aha waa magaalo xasan madax wayne kusheegu isaga iyo qoyskiisu ku amar kutaagleeyaan qabyaalad ayuu madax wayne uyahay soomaaliyeey kan halagatashado

  • @abdinasir7998
    @abdinasir7998 3 місяці тому

    Xasan sh laba daran mid doro aya haysata
    marka ama cadalada
    ha raco ama qabilka
    umada somaliyed indhahay ku hayan.
    dhanku ubaydhaba...

  • @OmarMohamed-db3iy
    @OmarMohamed-db3iy 3 місяці тому

    Reer xaji Gorma lo bixiiyey Saleeban mooryan.

  • @MaxamuudHirsi-tb6px
    @MaxamuudHirsi-tb6px 3 місяці тому

    Waa maya caasimada oo lakala sheegto no no no

  • @fadumoabdi7162
    @fadumoabdi7162 3 місяці тому

    Waxyaabaha Lagu garto dadka aan diinta Islamka ku dhaqmin waa in qofkoodu kala Qiimo badanyahay qofka kale

  • @CabdikarinElmi
    @CabdikarinElmi 3 місяці тому

    Muqdisho casimada waa in laga bedelaa

  • @hamadinuur8214
    @hamadinuur8214 3 місяці тому

    Luul maisdilin yadilley jaxali nasara

  • @user-sk2xx9rr6p
    @user-sk2xx9rr6p 3 місяці тому

    Nin gubey ilmihisii iyo xaaskiisii muxuu u tarayaa kuwa ka daba qalinaya ma cadaab iyo inkaar?

  • @user-df6hw9xr8e
    @user-df6hw9xr8e 3 місяці тому

    Absolutely casimad ma sii ahaan karto wa in laga warejiya casimada cid gar ah ma yelan karto hadey dowlad jirto dadkan kumay hadaqeen day and night anaga leh tas waxey cadey neysa inay dawlad jirin

  • @user-kr7dm5fs4s
    @user-kr7dm5fs4s 3 місяці тому

    mAYA MA AHAAANKARTO

  • @user-gg4fb9ju8m
    @user-gg4fb9ju8m 3 місяці тому

    War dadkani wiilkoodu nafta naafiyey gabadha ee hadana sii dharanayo war alle ka baqa oo isdaba qabta

  • @CaamirWarfa
    @CaamirWarfa 3 місяці тому

    Wallleeee waaa yaaab cadaaaladda maanta dowlada jirto ayaaaa sidaaa ayaaa dad qabiiil sheeganaya ay sameeenayaan. War meesha na kukala wads dowlada ma jirto eee mooryaaan baas dowlada ah

  • @hassanalihashi2105
    @hassanalihashi2105 3 місяці тому

    Dadka Sayid Ali u mudaharaaadaa waa dad wadaqatileena ninkaas halatoogto

  • @ibrahim.mohamedabdullahi2071
    @ibrahim.mohamedabdullahi2071 3 місяці тому

    besha hawar gidir wey kufashilantahay waku hadal xumo

  • @Frploker4
    @Frploker4 2 місяці тому

    incasimada laga badalo

  • @bulohus8548
    @bulohus8548 3 місяці тому

    Acuudu billaahi Mina shaydhaani rajim
    Saleebaan!!! Saw Kuwii ‘12 jirka Agaso
    Nool , jar jaray? Waliba sida la sheegayo ! Odayaal !!!?

  • @gacanxusen1716
    @gacanxusen1716 3 місяці тому

    Wa ln lasameya casumad

  • @COD-MIIR.
    @COD-MIIR. 3 місяці тому

    6:00 Hala toogto Xaraanka.
    Ma Somali beey ka badan yihiin. Mise Ayakaa Sarciga leg.

  • @QaasimIbrahim-um9lv
    @QaasimIbrahim-um9lv 3 місяці тому

    Qabyaalada.hadajirta.waxaykabadantahay

  • @ahmedgoosh2621
    @ahmedgoosh2621 3 місяці тому

    Somali wa warabe walal warabe macarbismo,.

  • @mohamedabdule9173
    @mohamedabdule9173 3 місяці тому

    Qabiil ayaa ku waalatay

  • @DahaboMaxamed-js2yq
    @DahaboMaxamed-js2yq 3 місяці тому

    Luul cadalad bay rabta xaquna wa fulin

  • @MohamedBarrrow-mh5gg
    @MohamedBarrrow-mh5gg 3 місяці тому

    Reer baadiye haddii ay Xamar ku soo bateen taasi macnaheedu maahan in Magacii caasimadda isbedelaayo. Laakiin ay u baahan tahay in dadkii xiri lahaa & dowladdii ay maqan tahay. Taasi haddeydan fahminna waa adiga aanan waxba ka fahmeynin siyaasadda somalia.

  • @user-pe6dh3td2y
    @user-pe6dh3td2y 3 місяці тому

    😭😭😭😭😭😭🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @user-uw8ry3vz5x
    @user-uw8ry3vz5x 3 місяці тому

    Inladiloweeyr😂😂😂😂😂

  • @dahir-dz4vh
    @dahir-dz4vh 3 місяці тому

    Waa muhiim in casuumadda loo raro meel kale oo la isku raacsan yahay, sabaabto ah Xamar hadalkeedii baa ku badtay iyo amnegii oo horumar laga gariwayeey.

  • @gacanxusen1716
    @gacanxusen1716 3 місяці тому

    Wa maya manoqonkarto unukaleh soomaaliya ma ogola

  • @user-fp2gj5qh5r
    @user-fp2gj5qh5r 3 місяці тому

    Waa la saxiixayaa seyd calina kama fiicna dadka tiirka la geeyay wana wajib in kuwa edeb darada u hadlaya ee qeylinaya sharcigana ka weynyihiin waa in lasoo xiraa hadii kale mweyne somaliyed maaha x sheekh ee haka dago hgidirna soomaali waa iska dhicineysaa wayo ayaga somali kala diray waa tuugo tol leh waana alshabab qorqor baana ugu weyn alshababnimada

    • @Fatimaabdirahman24
      @Fatimaabdirahman24 3 місяці тому +1

      Qofkow qumeyo shaydaan batahay isku Dirka caloosha buka bunbuniska beenta aburka isku Dirka qumayo indhagay samalweyne habargidir WA jecelyihin Ee adigo maxad qaadikarta yahuu yahuu yahuu yahuu yahuu yahuu yahuu yahuu yahuu yahuu

    • @Fatimaabdirahman24
      @Fatimaabdirahman24 3 місяці тому +1

      Shiqaalna aniga walaal tubaraca jajabka caloosha dagaal WA na dhexmarikara waan heshiinkarna ciilqaba tubaraca yahuu

  • @aminagaiye4608
    @aminagaiye4608 3 місяці тому

    Waxaay ka turnimeysaa dowlad la,aanta soomaaliya.

  • @user-rh5tn8bs4t
    @user-rh5tn8bs4t 3 місяці тому

    Ben guur wayo waxey wadan tabar baa urun shegi duunta

  • @user-he8nu4uo6t
    @user-he8nu4uo6t 3 місяці тому

    No.manoqonkarto.halagatshado.hawiye.?????????????????

  • @Mudaneey
    @Mudaneey 3 місяці тому

    Ha saxiixin miyaa intaan ka xadeyno
    Kkkkkk
    Haa Caasimad way noqoneysaa meel uga mahiimsan ma laha

  • @user-gg4fb9ju8m
    @user-gg4fb9ju8m 3 місяці тому

    War dadkan dilay. Luul oo hadana sii dharanayo ma saa bay aduunyadu ogu noolaan rabaan war waan yaabay nafley nafley dishay oo la difaacayo yaan lagu naar gelin cidan hadii wiilkooda la diliwaayo xamar ka guuris waaye casimadna ma noqoneyso

  • @QaasimIbrahim-um9lv
    @QaasimIbrahim-um9lv 3 місяці тому

    Qayaaladahadajirta.mas00marin.s00maaliya

  • @abdisheikh6094
    @abdisheikh6094 3 місяці тому

    Suldaan waxaad ku celcelisaa madaxwayne madaxwayne xasan madaxwayne ma aha mas,uulna ma qaadi karo dalkiina waa arkaysaa meesha uu marayo maanta iyo siddii uu ahaa ka hor 15/5 sanadkii 2022 .

  • @HiboXasan-ni7em
    @HiboXasan-ni7em 3 місяці тому

    Ils ne sont pas peur Allah soubxanalah d'Allah jugera ce gens là ☝️☝️☝️👁👁👁😭😭😭🤲🤲🤲👀👀👀🇸🇴🇸🇴😭😭😭

  • @maryanmaxamuud8070
    @maryanmaxamuud8070 2 місяці тому

    SILCA OWDILAY MARXUMADA QOFKI RABO INLA CAFIYO WAA QOF AAN KARONEYN DILAAGA

  • @nuuxjaamac5797
    @nuuxjaamac5797 3 місяці тому

    hadda kibirkawaa lagu kuffaa
    Kaa halla ogaado
    Waar hooy nimankaa sheeganaaya saleebaannada joojiya kibirka iyo dulmiga haddaad joojin weydaan
    dulmiga ogaada in alle idinla diriri doono idinkoo kibirka laydinka ba shey
    Waamaxay caddaaladda ayraadinayaan ayakaaba wax diley e

  • @maxamuudmuxumud9494
    @maxamuudmuxumud9494 3 місяці тому

    Maya sida aan u arko inta hawiye leeyahay xamar unukaale xasan shiikhna ku mashquulsan yahay boobka hantida guud iyo dastuurka badelkiisa xamar waa magaalo qabiil ee ma aha magalo qaran waata gacanku dhiiglihii xaaskiisa gubay markii maxakamadu isdaba joog uqasdeen kiiskiisa isguna cadeeyey guriga marxuumadu ku gubatey in uj batrool ku bil bilay dabadeedna dabku dhiyey saana ay ugu cadastay garsoorayaasha in denbigiisu toogasho yahay waata laleeyahay lama toogan karo iyo wax la mida marka xamar halkaa ku tiiri!!!!!!

  • @xamdidhicis8841
    @xamdidhicis8841 3 місяці тому

    Xamar cadaalad kama jirto kamana dhalan karto. Hadaba somali ha ka tashato meeshii ay caaslmad ka samaysan lahayd.

  • @habibohussein2019
    @habibohussein2019 3 місяці тому

    Lama ogola indib loodhigo

  • @user-lx4nx2wp9d
    @user-lx4nx2wp9d 3 місяці тому

    Nin aanan marqaati laku helin baa la iska toogan rabaa. Dad maleh miyaa ninka. Se diinta mashegesaa margati la an in la rasaaso nin dhan isgana isku marqaati furin se Lul abehed maxu urabaa ninkan yar inuu adunka dhaafo. Subxanalah

  • @AbdiEgueh-td5by
    @AbdiEgueh-td5by 3 місяці тому

    H g xasan ayax qali ' aqoon ' maamul daladeed ' iyo damiir dad iyo dal midna malle waxaanse idiin sheegayaa hadiidina islaamnimadana hakabixina 2 qof wax ay isdheer yihiin majirto

    • @user-fp2gj5qh5r
      @user-fp2gj5qh5r 3 місяці тому

      Habartaa aa xasan ayax wasaa warya edeb yelo tuugayahay caadada iyo dhaqanka u leh isbarada iyo alshababnimada

    • @user-fp2gj5qh5r
      @user-fp2gj5qh5r 3 місяці тому

      Qoslaye ninki dilay nin walkiisa halso taago tiirka iyo askarigii nalaga dilay dowladana marabno mudulod ba nala dhaha hg ayado somali iyo oromo wadato ayaan garaacnay dhurwaa walaal magalo tuug ah hatagaan cadaado ayagaa is layn jiray awalbee qorqor tug how tali kabadan ayagaa iska dilayo wallaahi

    • @user-fp2gj5qh5r
      @user-fp2gj5qh5r 3 місяці тому

      Alshabaka hgidir waxey isku diren abgal oo islaynaya weli madhicin war kuwan inkarta qaba hano shegine dagalkad mudulod ugu baqden ayan diyar u nahay dowladna jiriba meyso hgidiro joogta wayo wa nabad diid weligodba

    • @user-fp2gj5qh5r
      @user-fp2gj5qh5r 3 місяці тому

      Nacam mudulod ba leh muqdisho galmudug anaja leh xa been leydin baray dhowra wa walalkin waba idinkaga dartaye hgidirey wano dagal walahi idin turi meyno mar danbe nacala walal u tihiine bahalo afka wada weynaday oo dhul balarsi iyo tuganimo ku nol wa adinka war nagataga nacalad heydinku dhacde mara iimaanka alle weydinka siibay mana idinso naqaayo waxi idin arkana ayagaaba idin din dilayo waxa

    • @fadumahasan1080
      @fadumahasan1080 3 місяці тому

      Yaab maxaa lesaka hadalay allah kabaqa oo wax lahubtiin sheeg🎉

  • @mohamedabdule9173
    @mohamedabdule9173 3 місяці тому

    Beentaa iska dhaaf doqon ayaa tahay