IKRAAN CARAALE FT MAXAMED BAKAAL CIRO MAXAAD IIGA SOORAGTAY OFFICIAL VIDEO 2023

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 25 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 111

  • @amiirfiifa
    @amiirfiifa Рік тому +6

    MUSTAFE SALEEBAAN ilahay ha ku naxariisto 😢😢😢

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash Рік тому +18

    Dunidan Ma so marin ruux la mid ah Nabigena ﷺ ku saliya Scw love saar ❤
    dheh❤😢

    • @mohammethsuleiman9620
      @mohammethsuleiman9620 Рік тому

      waxa nasiib darro ah in hees xun aad magaca xabiibkeena scw ugu hoos qoreyso adooo more like raba in xabiibkeena scw in isagoo kale hore iyo dib isagoo kale soo marayn cid walba waa ogthy xitaa gaalada aan aaminsaneyn ayaa taa uqirey .

  • @nimcocabdi8384
    @nimcocabdi8384 Рік тому +5

    Ruuxdaydu ruuxdaada❤
    Way raaliga lisaaye
    Rasmi noqoy noqay ❤
    Jacaylkaniii❤
    Raas aan is nicidooni
    Rajadeenu sow maha raxada aduun kodhaan 💎

  • @AHMEDMOHAMED-s1m6d
    @AHMEDMOHAMED-s1m6d Рік тому +2

    Laxanka cirro
    Iyo quruxda ikraan ayaa meesha I keenay man imaadeene 😂😂😂❤️❤️❤️

  • @CaliMataan-c9m
    @CaliMataan-c9m Рік тому +6

    Waan salaamayaa team 15 years ago daawan jiray ikraan 😂❤

  • @Isko790
    @Isko790 Рік тому

    2010 ilaa 2023 waa sidaan kugu baranay batigaa. Yaraa ikaan walahi codkaaga la gaari waa muqal ahaana waa sidii 2010 hadanay kaba qurubadnayba keep go waqal legend furinle inankii uu soo saaray ayuub wax kale noqday waqalna dhigii la heli waa

  • @somalifanproducts9965
    @somalifanproducts9965 Рік тому +2

    Ruuxday ruuxdaada ❤
    way raali gslisaay❤
    rasmi wee jacayl keenu❤

  • @fadxxiiid1185
    @fadxxiiid1185 Рік тому

    Ruuxdaydu ruuxdaa way raali galisaa❤❤ mid iraaali galisa ma halayaa mid ii soo raadsha🎉🎉🎉

  • @faisaahmed2840
    @faisaahmed2840 Рік тому

    Tani hees way dhaftay sasa logu raxaysta heestada waqal hore usoco 2 million halo dabaldago🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @ahmedfiiraan3383
    @ahmedfiiraan3383 Рік тому +1

    Wa wayinki zaw kuwa iz helay 😊

  • @Jamiilo21
    @Jamiilo21 Рік тому +1

    Marke hooyada isaaq tahay ikraan caraale cml ba u qurxonani blieve or not

  • @akmiishargsan5521
    @akmiishargsan5521 Рік тому +2

    Oww kabax old is gold ♥️🌹wlhy labo legend MOHAMED BAKAAL CIRO AND IKRAAN ARAALE ♥️♥️ MAXAAD IIGA SOO RAAGATAY another level song❤🤴💃🤴💃💃

  • @Supr93
    @Supr93 Рік тому +3

    The theme of issue 😢 watching this 😮week really made him 🙋‍♀️

  • @AhmEtTqaysabdisalaan-zh7xu
    @AhmEtTqaysabdisalaan-zh7xu Рік тому

    Ayyyyy❤ waxani hees waa dhaafta❤😢

  • @AmiinIbraahim-h7h
    @AmiinIbraahim-h7h Рік тому

    Mxd igasoo raagtey heestanu runtii waa hees qalbiga tabaneysa lapo legend ikran carle iyo ciro❤❤❤❤❤

  • @keeyowcadeofficial7456
    @keeyowcadeofficial7456 Рік тому +1

    Bakaal ciro is back
    Melody 💯 🔥 💯 🔥
    Music 💯 🎶 ayub haruun 🎹🎻🎸🔥

  • @hanimaxamed134
    @hanimaxamed134 Рік тому

    Sidaan larabay nolosha runbay noqotay qli mxaad iga soraagtay❤ maxamed abdacasiis qli🫂❤

  • @GALOOL.
    @GALOOL. Рік тому +1

    Hday imaadeen ragaan dhagaysan jiray Fankii haduu soolaabtay Bakaal ciro

  • @kingckfamilyflog3051
    @kingckfamilyflog3051 Рік тому +2

    ❤two lagend❤❤❤

  • @zakiaskarofficial9407
    @zakiaskarofficial9407 Рік тому +1

    Woow two voice is amazing maxaad iiga Soo raagtay onather level song

  • @aboubakerjama8718
    @aboubakerjama8718 Рік тому +8

    Ikaran One most beautiful woman in history of music ,❤ I love her ❤

  • @nasriinmaxamed755
    @nasriinmaxamed755 Рік тому +2

    Kalgacayl rumaad laabta
    Ku rasaysate qali
    Maxad iiga so raagtay
    Ragba adiga o kaliya
    La rafiiqay noloshayda
    Maxad iiga so raagtay
    Ruuxdaydu ruuxdaada
    Way raali galisaaye
    Rasmi noqoy jacaylkeenu
    Raxmadiyo ada maanka
    Ku abuuray rayrayne
    Ragba adiga karaacay
    Nolol aan rafaad yeelan
    Reer an khilaaf yeelan
    Raas aan isnici doonin
    Rajadeenu saw maha
    Raaxada aduun ko dhan
    Sidii aan larabay nolosha
    Uunbay noqotaye qalii
    Maxad iga so raagtay
    Sidad iigu roontahaye
    Ayuunban riyaqaaye
    Maxad iga so raagtay
    Ray'igaaga iyo kaygu
    Intaa way is raadshaane
    Rabbi baa ikaa siiyay
    Rubadiyo adan laabta
    Rug kuyeeshay kaligaa
    Qalbi iiga kaa raacay

  • @muhiimyasiin3493
    @muhiimyasiin3493 Рік тому

    Woww maxad igaso raagtay ❤❤❤iga gadan heestan ruunti

  • @mohamadabdulrahman6802
    @mohamadabdulrahman6802 11 місяців тому

    ooofffff calaa ikraan ❤

  • @samiaafrah4760
    @samiaafrah4760 Рік тому

    rajadeenu somahan raaxada aduunka dhan❤❤❤ waan wataaa wlh

  • @najaadmaxamuud8099
    @najaadmaxamuud8099 Рік тому

    Dadkii fanka lahaan jiray

  • @abdilahiahmed686
    @abdilahiahmed686 Рік тому +1

    weli ma hayee markaan helo ayn odhan doona mxd iiga raagtay

  • @hothan9141
    @hothan9141 2 місяці тому

    Muruq iyo awoodada hadal lagu masixi maayo cadaw ku midoobaana ku muquuni kari maayo 😢tan iyo wax ka badan waala so maray waanay ina so mari doonan waynu ka baxayna ❤insha allla one day waxaynu gaadhi meeel sare ❤😊

  • @ayaniitaosmaan6202
    @ayaniitaosmaan6202 Рік тому

    🎉 faniinta fanka 🎉 waqal ❤😊

  • @Aweesaxmd
    @Aweesaxmd Рік тому

    Lafihi hore aya ishelay waa warey ❤

  • @Poqorfahad
    @Poqorfahad Рік тому +1

    Welcome team ikraan caraale isback

  • @mumtazahmed917
    @mumtazahmed917 Рік тому +3

    Keep going song levels ❤❤❤❤masha allah beautiful ❤wow ❤

  • @MaxamedAbdi-o4n
    @MaxamedAbdi-o4n 10 місяців тому

    ruuxdayda ruuxdaad wey raali galisa axsan hees

  • @Abdiichanelll
    @Abdiichanelll Рік тому +2

    Childhood crush 🥹🫶🏾ikraan caraale

  • @ahmedbk9581
    @ahmedbk9581 11 місяців тому

    Maxamed ahmed bakaal ciro and ikran carale my favourite singers axyaa hees Erayada mcn leh waad soo booqatee like dhac kusiiya ✌❤ 4/11/2023

  • @abdiazizmohamedadam9546
    @abdiazizmohamedadam9546 Рік тому

    Haduu calaf jiro ikraan caraale ha igu beego calafoow ila shaqeey

  • @AaminaAhmedAbdirahmaan
    @AaminaAhmedAbdirahmaan Рік тому

    Keeps going waqal 2M coming soon teeda kle ciro iyomikraan guul ban idin rahrynaya

  • @capdirahmaanahmed6877
    @capdirahmaanahmed6877 Рік тому +2

    10/9/2023/00:07 HabenimoH
    HeeztaN wan ka helay 3 Jeer ku ceshaday HdaD 2025 Dawadato like iska saR landhere😂🎉

  • @YURUBBELAOFICIAL
    @YURUBBELAOFICIAL Рік тому

    ❤❤❤ woow labo legend tob song

  • @noahrageh623
    @noahrageh623 Рік тому

    Iyadoon bilaaban ayaan LIKE-ta ku qabtay...Markay dhagaystayna sidaan filaayay ayay noqotay💯

  • @mubarigcaska25
    @mubarigcaska25 Рік тому

    Waqal 2M come soon 🎉🎉

  • @FAAD21
    @FAAD21 Рік тому

    Welcome back Ikraan Carale❤

  • @Limbosaid
    @Limbosaid Рік тому

    Waxaan dageysan jire ikraan caraale heeshaheeda wagaan primary ahaay.time flys so fast . 😢

  • @mohafarah1656
    @mohafarah1656 Рік тому

    Ciro nin culus is back

  • @somalifanproducts9965
    @somalifanproducts9965 Рік тому

    Team waqal 🎤🎶🎤supax wacan🙏

  • @Jibriil571
    @Jibriil571 Рік тому

    Maxaad iga soo raagtey ? Kulaha kkkkkkkkkkkkkkkkkkk abwaan la'aan baa haysa, ciidankan heesa oo dhan walee !!

  • @Ridwaan-ch3sj
    @Ridwaan-ch3sj Рік тому

    Coming soon 2m team waqal ❤❤

  • @cabdale25
    @cabdale25 Рік тому +1

    Wow amazing i support ikran caraale more than 🎉🎉🎉🎉🎉❤

  • @cqanixasanwarsame2903
    @cqanixasanwarsame2903 Рік тому

    Music waa gadan yahay

  • @abdikanidiiriyecllaahi36
    @abdikanidiiriyecllaahi36 Рік тому

    Wow ❤❤ waa asal

  • @shiinerozay
    @shiinerozay Рік тому

    Ikran caraale fananad qali ah
    Guul iyo gobonimo

  • @asadfaaris3652
    @asadfaaris3652 Рік тому

    Waqal keep going zhp

  • @dhoolayarelyricss1049
    @dhoolayarelyricss1049 Рік тому +1

    Ikraan Caraale
    Ex Music 2010
    Ayaan Dhagsan jiray

  • @mohamedabdilatif
    @mohamedabdilatif Рік тому +1

    Waqal is not easy 😂🎉

  • @najibwerar6117
    @najibwerar6117 Рік тому +2

    The beat😋 is delicious

  • @zallotoni8950
    @zallotoni8950 Рік тому +1

    Subaxnimada iyo heesuhu isku macaana markad shaqada ku caajisto❤😂😂

  • @mariamali7342
    @mariamali7342 Рік тому

    She is a good singer

  • @yacquubbarshe5674
    @yacquubbarshe5674 Рік тому

    Hambaliyo Hambaliyo 2M

  • @hodanemahamoud9641
    @hodanemahamoud9641 Рік тому

    Waw ish cala ereyo macan

  • @bilehproflms1389
    @bilehproflms1389 Рік тому

    C soon 2m

  • @nuurarab6270
    @nuurarab6270 Рік тому +1

    Ruuxdaydu Ruuxdaada way Raali galisaa Rasmi Noqoy Noqoy Jacaylkanii Raas aan is Nimidooni Rajadeenu sow Maha Raxada Aduunka oo Dhana

  • @maareproduction4359
    @maareproduction4359 Рік тому

    Keep going

  • @SucaadoSamaara
    @SucaadoSamaara Рік тому

    Hit❤

  • @HoodoAbdi-u9t
    @HoodoAbdi-u9t 3 місяці тому

    Jah hestaanaa ❤🥺

  • @HanadLyrics
    @HanadLyrics Рік тому

    Two Voice Vert Amazinng 😮😮

  • @amarehhoch3963
    @amarehhoch3963 Рік тому

    Amazing 👏

  • @AbdirahmanTaliyaani
    @AbdirahmanTaliyaani Рік тому

    Cod Tolmoon welcome back sister ❤️

  • @karaamaofficial1556
    @karaamaofficial1556 Рік тому

    2m coming soon🥰 hanbalyo waqalka shaqalka duuuula 🫡❤️‍🔥❤️‍🔥

  • @utun_jaceyl
    @utun_jaceyl Рік тому

    I love you ik.❤

  • @abdelkarimyussef1709
    @abdelkarimyussef1709 Рік тому

    King love ❤️ ❤❤❤ Bakal ciro

  • @shuceybcxakiin7598
    @shuceybcxakiin7598 Рік тому

    What a music🔥🔥🔥😱😱

  • @abwaanTixmagabe
    @abwaanTixmagabe Рік тому +3

    Lixdan iyo haddaad,
    Da'da gaadha labanlaab,
    Jidh aan liicin iyo quruxaan lumayn,
    Adigaa leh Igraaneey.
    Igraan Carraale gabadha keliyee aan dumarka Soomaalidu buuq ku furi karin😂.

  • @MohamedAbdullahi-i1q
    @MohamedAbdullahi-i1q Рік тому

    Ikraan❤❤❤

  • @MaxamuudAxmed81-ii6bj
    @MaxamuudAxmed81-ii6bj 4 місяці тому

    ❤❤

  • @Hotho-kaaYa
    @Hotho-kaaYa Рік тому

    Maxad IGasoo RaaGtay😂❤

  • @xaliimogood7828
    @xaliimogood7828 Рік тому

    maxd igso ragtay

  • @dalnurshenuurshe
    @dalnurshenuurshe 5 місяців тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Dadnimo2
    @Dadnimo2 Рік тому

    WaqalkaH

  • @som-tipsandtechnology5812
    @som-tipsandtechnology5812 Рік тому

    She doesn't age 😂 i remember seeing her in jigjiga 2014 she still looks the same

  • @hanimaxamed134
    @hanimaxamed134 Рік тому

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @maanbila2198
    @maanbila2198 Рік тому

    War inleen lagama garto duqnimada ikraan Caraale waa yeel waaye lamana moodo naa maxaad cuntaa😂 😂😂😂😂

  • @hibbohappy1855
    @hibbohappy1855 Рік тому

    Ciro🥰

  • @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi

    40 Jir ka qurux badan 20 Mss Amazing.😂😊

  • @sakariyemuuse1377
    @sakariyemuuse1377 Рік тому

    Rug cadaagii soo rogaal celi

  • @mohammedmukhtaar2895
    @mohammedmukhtaar2895 Рік тому

    Ikraan caraale

  • @SuleimanOmar-ux1uu
    @SuleimanOmar-ux1uu Рік тому

    Wow 🎉🎉🎉🎉🎉😢

  • @AhmedYazine-zr4fy
    @AhmedYazine-zr4fy Рік тому

    It's funny waaw cirro legend

  • @aamina864
    @aamina864 Рік тому

    After 4 hours 6 September 2023 14:00

  • @zakarieadambullalehassan5029

    shaley ayey so baxdey 24 sac ma dhama lkn aniga wxan daawadey in ka badan 300 jeer wlh

  • @Redone_gamer
    @Redone_gamer Рік тому +1

    😂😂I love u ikran b/c we’re same age now

  • @munaudgoon7017
    @munaudgoon7017 Рік тому

    😊😊

  • @hodanmahamed2299
    @hodanmahamed2299 Рік тому

    💁🤗❤️

  • @xaajikaash4574
    @xaajikaash4574 Рік тому +1

    أبوا كرش 😂😂😂

  • @ASADINHO9
    @ASADINHO9 Рік тому

    Huuno adiga raacay 😂

  • @saynabQaali-g1t
    @saynabQaali-g1t Рік тому

    😂😂😂😂😂

  • @SahraAli-w3e
    @SahraAli-w3e Рік тому

    Boring

  • @fatouma-zahra1884
    @fatouma-zahra1884 Рік тому

    ❤❤❤❤❤

  • @ahmedsaed7082
    @ahmedsaed7082 Рік тому

    ❤❤❤❤

  • @hodanabdi3210
    @hodanabdi3210 Рік тому

    ❤❤❤❤❤

  • @najmamohamed2676
    @najmamohamed2676 Рік тому

    ❤❤❤