MAXAMED BAKAAL CIRRO - SAW MA OGID (Official Video 2021)

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 вер 2024
  • Maxamed Bakal Cirro
    Ereyada: Maxamed Zaalim
    Laxanka: Sakariye Kobciye
    Music: Ayuub Haaruun
    Director: Mustafe Saleebaan
    Camera: Sir Deeqsi Maamuush, Xamse, Mustafe Saleebaaan
    Editing: Mustafe Saleebaan

КОМЕНТАРІ • 962

  • @Nassinsoraan
    @Nassinsoraan 2 роки тому +389

    Waaaw waaaw wuu cajabay nafluhu
    Hobalkii ruug cadaaga ahaa salamulah

  • @maslaxmideeye1
    @maslaxmideeye1 2 роки тому +410

    Maxamed Bakaal Ciro Masuul Aan kadambeeyo Rug Caadaaba Soo rogaal celiyay waanku taaganahay🙏🏻🙏🏻

  • @nadahandulla
    @nadahandulla 2 роки тому +114

    Inaan ahy nafuu adoonsaday jcyl sow ma ogid 🥺 wakhtigiyo inaan ayaamaha tirsado waan is dhiibayeeeee mcn sow ma ogid 🥺Maba lihi awood aan kugu sugeee 27.09.2021 🥺😢

    • @tigershroff7852
      @tigershroff7852 2 роки тому +1

      Hamad miya 🥺😀

    • @Abdi_Iskooj
      @Abdi_Iskooj Рік тому

      waa taariikh hore" waxaan rajaynayaa inad xabadkaagii heshay oo faraxsan tahay" Aniga waa ii caawa heestan mcn.

    • @user-rt1ws1eu9b
      @user-rt1ws1eu9b Рік тому

      💔🥲😭

    • @MaarioABDI-de4jq
      @MaarioABDI-de4jq Рік тому

      😭😭😭😭

    • @nadahandulla
      @nadahandulla Місяць тому +1

      @@Amed-ie5qoma aragtaa anba shalay oo kle ila thy wlhi😆😆

  • @Muqdisho669
    @Muqdisho669 2 роки тому +71

    Bilicda deegaanka allow noo siyaadi halkaan waa buurta kaaramardha ee Deegaanka soomaalida 🥰❤️

    • @abdallaibraahim1370
      @abdallaibraahim1370 2 роки тому +2

      Cadeerr dhulkaas buu leeyahy reer somalnd cunsurimda wy kala.dhamaan wyyyen wiilka.ay cabtiga uyihiin

    • @abdirisaqjagtaofficialchannel1
      @abdirisaqjagtaofficialchannel1 2 роки тому +1

      @@abdallaibraahim1370 dhulkiiisi weeye somaliland cidna kama xigto waata uu fankiisisuba ku soo koray xiligii u doonana uu imanayaa jooji adigu kalo qoqobka umada soomaliyeed

    • @abdallaibraahim1370
      @abdallaibraahim1370 2 роки тому

      Sw asga intaan cabanya

    • @mumtaasomer7916
      @mumtaasomer7916 2 роки тому

      @@abdirisaqjagtaofficialchannel1 usheeg waxan qudhunka wada gobanimodu waxy thy wlll

    • @wajaale3761
      @wajaale3761 2 роки тому +2

      @@abdallaibraahim1370 oo yaa ka xiga hargeisa? Ninkii aamina in laga leeyay isagay u taal, se dhulku waa dhulkiisii, waliba uu isagu kusoo caan baxay, maba aqoon awal inuu magaalo kale ka imid.
      Dhul somaliyed qofka amina in laga xigo isagaa dhiman

  • @ikraanabdiwarsame7531
    @ikraanabdiwarsame7531 2 місяці тому +8

    Hees cawa Dareen hooyonimo u dhageysanaya qof qoralkayga arko plz ina arko hooyada mcn cawa Laga jooga 10sano24/06/2014 iso duceya walalayal walhi xiisay ina ahay naf adoonsada xiisahu ma lahi awoodku suugo 😢😢😢😢 waan is dhiibaye plz iso duceya sharciga so dhakhsado 😢😢😢

    • @asiyoibrahim7868
      @asiyoibrahim7868 Місяць тому

      Abayo ilahay gaalada hakaga so qaado sharciga cfmd iyo nabad ad kula kulanto allah ku siyo hooyana cimri dheer allah siiyo aamiin😢❤

    • @mubaarikdhago4393
      @mubaarikdhago4393 17 днів тому +1

      Wllzhy Allah Haku fududeyo lakulanka HOOYO 😢

  • @qarandoonofficial9810
    @qarandoonofficial9810 2 роки тому +39

    Kobciye waa fanan , abwaan ,mulaxanka sanadka 2021 🙏another level like saaar

  • @maxamedbashir6506
    @maxamedbashir6506 2 роки тому +284

    hadad ilahey jeceshahay like 👍 isaar 🤝

  • @AHMEDEESHCALAA
    @AHMEDEESHCALAA 2 роки тому +5

    Maxamed bakaal ciro waxaan aamin sanahay inuu yahay fanaanka ugu taalantiga wanaaagsan marka la yidhaahdo xirfad fan ahaan
    Ninkasta oo fanka wax ka yaqaana oo aana ninkan madaxa kusinina lama arkayo
    Kooxdii x.geeska la odhon jiray waxaa ugu macalinsanaa dhanka xirfad fan ahaan
    M b ciro
    M bk
    N hilaac
    Yaa aragtidan ila qaba 😍

  • @najmafidhiqo3846
    @najmafidhiqo3846 Рік тому +26

    Wakhtigiyo inan ayamaha tirsado wan isdhiibay 💔💔
    Noloshu macana markaad wehel ama garab ad haysato murug iyo farxdba kula qaybsada mrkay noloshu kugu adkato laabta ku galiya kuna dhaha wax walba way hagagayan 😥💔lkinse adaka markad adiga iyo cidaldu aad is weheshatan lilmadaduna barkintaada ku qul qusho😭😭

    • @mukhtaarapdi8075
      @mukhtaarapdi8075 Рік тому +3

      Wllhi wllhyey maanta nolosha jirta inaad kaligaa ahaato waxka wacan ma jiraan siipa ahaan mrkd dhlinyarada aad tahay noloshaada kaligaa hakugu koobnaato
      waayo cid aadka fakreysaa ma jirto ,shqadaada ama waxbarashadda ayaapa wehel kugu filan
      alxmd aniga wehelkygu waa ,waxbarsho iyo shqo alxmd adigana taasan kugula talin lahaa samee

    • @MaarioABDI-de4jq
      @MaarioABDI-de4jq Рік тому +1

      💔😭😭😭

    • @user-oz9sx1jz9b
      @user-oz9sx1jz9b 7 місяців тому

      😢😢😢😢😢

  • @beer-lula_22
    @beer-lula_22 Рік тому +11

    Alla jacylku qurux badana
    Markaad qofkaga haysato
    ❤❤❤❤😩😩
    Ilhow hayga qaadin
    Wuu idaweeyay
    Ciil iyo murug dhanba markaan asagay helay ban ka raystay
    ❤❤❤
    Siduu ii fahmo iigu dulqaato ii jecyahy cid intaas isiin lahyd dunida masaarna
    ❤❤😩
    "In xagaaga uu jiro qalbigu
    Sow ma ogid"❤💋🫂
    M&A❤❤

    • @maaxofficial2152
      @maaxofficial2152 Рік тому

      ilaahay u mahd celi wll mcn

    • @beer-lula_22
      @beer-lula_22 Рік тому

      @@maaxofficial2152
      Alx 🥰🥰🤲

    • @asmayusuf5167
      @asmayusuf5167 Рік тому +1

      Qalbi hadda xaaskiisa tahay waa alx lkn haddi xidhiidh un jiro naftaado dhan hwada siin 😢

    • @hibakhasan1598
      @hibakhasan1598 11 місяців тому

      Yaa salaam yaa salaam ❤❤❤❤❤ inta badan ma joogo saw ma ogid ❤❤❤❤ ax yaa hees

    • @hibakhasan1598
      @hibakhasan1598 11 місяців тому

      Wllo waa runta alxmdulilah dheh markasta dadkeenu ma yaqanaan in qof qof nolol lawadaga hela jeacayl dhab kula nool ee noloshooda ku dhamaysta uu yahay waxa ugu qaalisan 😢😢❤❤❤❤❤❤❤ alxmdulilah aad baan hadalkaga ugu farxay

  • @khadarmohamut2306
    @khadarmohamut2306 2 роки тому +12

    Ciyaalba dhagahii naga cunayee waa kuwan legendii come back mohamed bakaal cirro

    • @ismailege883
      @ismailege883 Рік тому

      Sharmaa bay iyo catosha yare ayan u nacay heesi baa

  • @whyareyoualwaysthere2056
    @whyareyoualwaysthere2056 2 роки тому +106

    Woow what a song 🔥musicaan wuxuu isoo xasuusiyey waqtigi wacnaa ee xiddigaha geeska👏🏾

  • @cudoon6026
    @cudoon6026 2 роки тому +11

    Waan is dhiiriye maba lihi awood aan kugu Suge😰😢inta kala maqan allaha isu keeno aaamin dhaha nacalaa sheydaan ku yalle salama guys

  • @cabdilaahibakayle9186
    @cabdilaahibakayle9186 2 роки тому +16

    "Legend is back"
    Bakaal Ciro Wuxuu ku soo baxaa heesaha degan kuwaa hasoo badiyo

  • @miira.7181
    @miira.7181 2 роки тому +6

    Inaan ahay naf uadoonsaday jacel sow ma ogid😍😍😍😍💔💔💔
    Wakhtigiyo inaan tirsado ayaamaha sow ma ogid 😭😭😭😭😭💕💔💔💔
    Heestan waxaN isdhahay ma adiga ayaay kugu socoda sabaabta oo ah hadda kahor ayaan wiil aan jacel iga tegay imiga markii aan heestan dhegaysanayay waxaan galay xasuuus dheer😰😰💔💔❣❣❣❣❣❣❣❣💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔😭😭😭😭😭😭

    • @shoshoshosho6720
      @shoshoshosho6720 2 роки тому

      Sorry Sisyyy xanuunka. Waan kula dareemaya 😭💔😭

  • @shimbirka.
    @shimbirka. 2 роки тому +7

    Mohamet Ahmet Bakaal Ciro. 2012 Ayaan Ku Raaxysan Jiry Heesihiisa. Cwana Waan Dhgysan Dareen Gaara Ayy Leeday Heestan. Old Is Gold Childhood Memories. 17/12/2021.❤️😊

  • @mohamedabiib7945
    @mohamedabiib7945 Рік тому +9

    Inta badan ma jooge in u xagaga jiro qalbigu saw ma ogid,
    In aan ahy naf u adoonsady jcyl saw ma ogid,
    Wakhtiga iyo inan ayaamaha tirsado wan is dhiibaye mcn saw ma ogid hoodoy😍😍🥰

  • @nasrawacan1768
    @nasrawacan1768 Рік тому +6

    Jacaylku qurux badnaa markaad haysto qof ku jecel 🥲 ku dareemaya markasta kuna ilaashanaya farxadaada jecel ❤qof aad jeceshy waxa ka muhiimsan ka kujecel ilove you intaan kaa helay wehel iyo wada jir mid kaygiiyow ❤🙏🥲

  • @abdirashiid1089
    @abdirashiid1089 2 роки тому +7

    Inaan Ahay Nafuu Adoon Saday Jacayl Sow ma Ogid❤️
    Wakhtigiyo Inaan Ayaamaha Tirsado⏰
    Waan Is Dhiibaye Macaan Sow Ma Ogid🥀😭

  • @ashakuurjamacjirde9569
    @ashakuurjamacjirde9569 2 роки тому +5

    Dhulka hooyo quruxbadanaa yurubiyo bariga dhaxe iyo indha yarta kare waxba uma ogin jiro joog dhulkayga qaliga 💚💭❤🙏

  • @sumayajamaalroble5760
    @sumayajamaalroble5760 2 роки тому +13

    Ade itabatay hestan in aniga iga turjumesa ishegtay😢🥺🙏ilahow na kulmi ano nabad qaba noloshed nabad qabo💋❤

  • @craxmanoday6793
    @craxmanoday6793 5 місяців тому +2

    heestani caawa ayay igu duxday..walaahi run ahaanti.....so.. smooth ❤

  • @city_officail4488
    @city_officail4488 Рік тому +17

    Waxan is baran gabadh 2018 mudo ayaan si walaltinimo ah u wada hadli jirnay
    Baryo ka dib anigaa jacayl u qaaday inantii waliba mid bilaa xad ah inanti wan la wadaagay mudo ka dib igama aqbalin hada haben walba wan wada hadli jirnay si walalnmo ah ana jacayl ban u qabaa inanti ila hada wan is naqanaa mar walbana wan u sheegaa inan aduunka ugu jecelahay 💔🥲 burco ayay jogta ana Europe ban jogaa hada wan sugayaa ilaa maalinta aan arkayo arooskeeda 😢💔 talow gorma ayay daremin jacylka an u qabo

    • @ahmedliker5359
      @ahmedliker5359 Рік тому +1

      Way ku dareemi doontaa ee iska yar suga

    • @maaxofficial2152
      @maaxofficial2152 Рік тому

      inzha allh ilahay hakaga dhigo mid ku dareenta

    • @karimahassan8208
      @karimahassan8208 Рік тому

      wll way ku dareemi dontaa i.a adiga aroskeda sugaysa waxn alle kagaga baryaya Inu adi calaf kugu DaRo🥺

  • @muhubobulhan6318
    @muhubobulhan6318 2 роки тому +22

    Zakaria Kobciye is in the building. Well done Ciro and Waqal Studio 👍

  • @abdirisak_buskulaawi
    @abdirisak_buskulaawi 11 місяців тому +18

    I come back two year after 9/10/2023/2:21am you after me like bro and sis❤🙏

  • @dabagalkaheesaha3352
    @dabagalkaheesaha3352 2 роки тому +2

    After 10 year kadib anoo shaafici cabdulahi ah hadii aan gaaro ilmahygu dibu u daaawan doonan .. eryada maxamad saalim kuma ilaawo

  • @moulitdabaare7442
    @moulitdabaare7442 2 роки тому +7

    *Inta badan ma jooge sow ma Ogid in xagag* ❤️
    *U jiro qalbigu sow ma Ogid* ❤️
    💚❤️💜🤍🖤💛
    *Wakhtigu wanaagsan markaad qofkaag ag* *joogtid' rabi Han kulmiyo Taan dumar Ka doortay*
    *From* #Greek
    *2022/06/03*

  • @cabdiqaadirmaxamed579
    @cabdiqaadirmaxamed579 2 роки тому +2

    Deganka gabadha quruxdeeda ciro stykisa dubista dhaman waa laysla doontay masha allaah legend ciro alle haku siyaadiyo gusha shp

  • @king__zhucaip1095
    @king__zhucaip1095 2 роки тому +8

    Hees dad wawyn iskugu tageen
    Mxamed bakal ciro legend
    Sahra kiin Ahmed calin ❤

  • @ilhancaraaye5801
    @ilhancaraaye5801 2 роки тому +3

    Erayo cajiib ah laxankana kaba si daran music qiiro ah duubis qurux badan iyo jawigii buurti kaaramardha e jigjiga❤

  • @muxsindowlad
    @muxsindowlad 2 роки тому +4

    6/5/2022 🥲
    Allaylahe nuglaade soma ogid 😔
    Afariirka xiisaha mcn soma ogid
    😮‍💨

  • @mixilesugaal8646
    @mixilesugaal8646 2 роки тому +7

    Legend never get old, bakaal waa legend ina soo marey hada aminsantahay like the buttom like

  • @suldaanupthiali1325
    @suldaanupthiali1325 2 роки тому +3

    Legend is back ninkan 2014 heesihisa telefon niicle ah ayaan ku dhagaysan jiray😭
    🤣🤣🤣🤣🤣only legend ayuunba xasuusan kara wakhtigaas yaa ilaawi kara heestii cishqiga i afduuubay halkaa ku ilaw wakhti iyo waayo ahayd walahi 😭😭😭😭😭

  • @ibrozzsiyat473
    @ibrozzsiyat473 Рік тому +1

    These song touches.!!? mi therefore it's emotional

  • @mustafrasta3316
    @mustafrasta3316 Рік тому +6

    Hesta abid ugu shid ned adunka wan iska jecelhy lkn aqiro xasustaa😩😭💔

  • @anwaramekk
    @anwaramekk 2 роки тому +2

    Caawa oo ay bishu tahey 08/06/2022 waxa heestan si wadda jir ah u qaadeyney ani iyo mataanteyda nolosha RODA.
    In aan ahey naf uu adoonsadey
    Jaceyl sowma ogid
    Wakhtiga iyo in aan ayaamaha
    Tirsado sowma ogid
    Maba lihi awood aan kugu sugee
    Sowma ogid.
    ALLEH ha isku keen soo dhaweeyo incha allaah suldaamadeydii aan haween ka doortaay.❤🖇🥺

  • @nabiihanasriin9426
    @nabiihanasriin9426 2 роки тому +10

    JigJiGa 💚😍 muuqaal iyo Goob quruxbadan😍

    • @sahroaden319
      @sahroaden319 2 роки тому +1

      Mnshllh muqalka iyo goobdabo aad ayey u qurux badanyihin Allow no barakee dhulkeena

  • @abdimaalikayshka2432
    @abdimaalikayshka2432 2 роки тому +5

    Wooow Hees iyo bar wlhi duubistii waqal yaabkas isgaaray wlhi 🔥🔥

  • @c-rxmnalmania
    @c-rxmnalmania Рік тому +4

    ugu danbayntii waan helay jawaabta qalbigayga waxayna noqotay inuu qalbigayguba uu maqan yahay ...... mar walba waxan ka fekeraa inaan fekerayo lkn wxn ogaadaaba inaan fakerayo oo aan ka fakarayo inaan fekerayo taasina waxay igu noqotay caqabad ......💔

  • @DrOlol77
    @DrOlol77 2 роки тому +29

    walal dhamaan bulshada soomaliyeed ka digtoonaada covid-19 dib ayuu dalka uga soo noqday, walal talaalka qaado Alle cafimad ha idinka siiyo,dadka waa weyna ilaaliya waa xalad run ah covid-19 Alle ha ina badbaadiyo.

  • @aktarsharmaarkeofficial3837
    @aktarsharmaarkeofficial3837 2 роки тому +6

    Ilaahay dambigiisa hadhaafo isaga iyo hoyadiiba qofka hal subeskareebka iisaara aamiin ee walashay ama wllkay ee somaaliyeed

  • @ramlaali9161
    @ramlaali9161 Рік тому +1

    Jcylka waa qisa xanuun badan runtii balsa qofkii soo maraa fahmi kara really 🥲

  • @haykal8052
    @haykal8052 2 роки тому +18

    Sweet voice Mohamed Iro Bakal

  • @nafiisaaxmed3779
    @nafiisaaxmed3779 2 роки тому +3

    Mcn soma ogid hees xasuus mudan inaan ahay nafuu adoonsaday jacayl soma ogid wakhtigiyo inaan ayaamaha tirsado waan isdhiipaye Mabalihi Awood aankugusugee ♥️💋🌎

  • @nimcocismaan9919
    @nimcocismaan9919 2 роки тому +6

    Waa heestii igu horaysay ee qalbiga I taabata😭😭😭😭😭😭❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

    • @nuuraabdirizak2083
      @nuuraabdirizak2083 2 роки тому +2

      anba wlhi alle haynoo qabojiyo qalbiyada

    • @karimhasan8967
      @karimhasan8967 2 роки тому +1

      Oo wll mxa idin helay jcylka idinkaba sabandan danbe kaga baxa wiilashiye oo naafo jcyl kawda dhigaye

    • @nuuraabdirizak2083
      @nuuraabdirizak2083 2 роки тому +2

      @@karimhasan8967 wlhi waxba kagama baxne waxan u jedna xata qofka isjeceshin marku waqti idinkala xidho wa xanun🥲

    • @rayaandagan5182
      @rayaandagan5182 2 роки тому

      @@nuuraabdirizak2083 🥺🥺xaqiiq

  • @xabiibcawil3601
    @xabiibcawil3601 Рік тому +1

    Waa mrkii 1aad een heestan dhagaysto illin aanan garanyn meelay ka timi ayaa iga soo burqatay
    Waqtigiyo inaan
    Ayaamaha tirsado
    Sow ma ogid

  • @qaasim5676
    @qaasim5676 2 роки тому +4

    Maxamed Bakaal ciro.
    Boqorka codka.
    Fav singer ♥💓

  • @falastiinabdi2699
    @falastiinabdi2699 Рік тому +8

    Waqtiga io ayaamaha an tirsado🥺 2022 3 December hben axad😭😭23:08🥺🥺🥺

  • @hoodaayaan3444
    @hoodaayaan3444 Рік тому +14

    Wkhtiga io ayamaha iNan tirsado Swma OGid haZh**m waXaan rjynya iNan Kulmi dooNo walipa midobi dooNo wkhtigu siDu rabo ha udherade nlshydiyw🤲😭

  • @kafiahassan264
    @kafiahassan264 2 роки тому +25

    Wakhtigiyo inaan ayaamaha tirsado
    Waan isdhiibaye mabalihi Awood aan kugu suge sowma ogid ♥️😥🖇
    🌍♥️🤴🏽
    farxadeydii deeqsi habiibi alle nabad qab ha isku keen tuso wan kuu xiisey xiise aan dhamad laheyn waan sugaya intan agtaata ku noolanayo nolol aan sugid danbe laheyn iyo cidlo danbe wan ku sugaya ilaa intaan kaa helaayo wan ku jacelahy hubby 🖇♥️💍🌍

    • @amiindaahir8133
      @amiindaahir8133 Рік тому

      Ugu danbeyn ma is hesheen walaal?!

    • @ismailabdikadirhassan
      @ismailabdikadirhassan Рік тому

      wll maad is hesheen hadda 🥺 aniGa weLi Wan SugaaYaa😢

    • @shugriabdiwaahab4704
      @shugriabdiwaahab4704 Рік тому

      Kafiya ninkii ma is hesheen halsano kadib ayaan arkay qoraalkaan aad ayaan uga helay

    • @ahmedmusefarah786
      @ahmedmusefarah786 Рік тому

      Waxaan dhageysanaa 10/3/2023 anikoo waris aad ujecel anika kampla ayidane USA

  • @keeyowcadeofficial7456
    @keeyowcadeofficial7456 2 роки тому +7

    Best song another level muuqal diyaar saan waqlka💯💯🔥📸🎥iyo editing 🎥 🎞 💯 beat music 🎶 ayub harun 🎼🎸🎻🔥💯 laayab waqalka duula laayab waxbo lagaama qabo karo duubista fantastic fire 📸 💯 🔥Melody fantastic 🔥💯💯 bakal ciro big legend

  • @NimcoCabdiraxmaan-ff5ur
    @NimcoCabdiraxmaan-ff5ur 3 місяці тому +1

    Maalin maalmah kah midah kusoo noqon donah ❤❤ 2024/3/6/goor subax ah

  • @cabdixakiingacaliye1719
    @cabdixakiingacaliye1719 2 роки тому +12

    Another level melody maxamed saalim in the building

  • @xareed1
    @xareed1 2 роки тому +2

    Another level bay galadu tidhahda markano kale 😂🥰

  • @djsamaaleofficial
    @djsamaaleofficial 2 роки тому +55

    Best song and another level BakaaL in the building

  • @xogtafilms1024
    @xogtafilms1024 2 роки тому +5

    IntaH comantigaygaH akhridaY love haylaH dhaafin aim muslim❤❤❤

  • @cabdiindho6666
    @cabdiindho6666 2 роки тому +21

    Another level👑 bakaal in the building😎

  • @mohamedosman68
    @mohamedosman68 2 роки тому +6

    Absolutely Gob iyo degan qurxoon baa is helay 💓

  • @sakariyemohamed314
    @sakariyemohamed314 Рік тому +5

    12/02/2023 malin axada wxn sugaya balantii lay qabtey inan dareenkeyga so bandhigtan rapaa illahay ha igu asturo 🤍
    Maba lihi awood aan kugu sugee😢😊

  • @somalimanintheworld5090
    @somalimanintheworld5090 2 роки тому

    Al fanaan Ciro ninkan fankan fankaa ubaahan runti Caadi maaha Codkiisu iyo heesihiisu ......saw ma ogid mabakihiye awood aankugusugeeeeeeee

  • @salaxyareofficial1007
    @salaxyareofficial1007 2 роки тому +9

    The one only legend maxamed ciro comeback wwww Waqal in the bulding✌👈👈👈👈

  • @aboudidier1145
    @aboudidier1145 2 роки тому

    Med ciro hestan wuxu isticmalaya awoodisa luuqda the legend wan kuu wataa godomiye....

  • @lilzaakirgamer6695
    @lilzaakirgamer6695 2 роки тому +3

    Hooyadii fanaanita Haradii cilmigiyo hoygii jacaylkaay hargeisaay😮☑️❤️anii ma dhihin ee suldaan seeraar dhahay❤️ilaahow isaaqnimo nagu dil🥺🙏

    • @crrashiidcagaf4055
      @crrashiidcagaf4055 Рік тому

      😅😅😅 Dhiiga iYo dHeecaaNka uu Dhuuxu ii dHeeR yaHay Dadka waan idinka jeclaHay DuriYadaaY FroM DaraawizHTa😘💕

  • @ciisemaxamuud5722
    @ciisemaxamuud5722 2 роки тому +1

    Inan ahay naf uu aduunsaday jecel soo ma ogid , wakhtigi iyo ayaamaha in aan tirsado soo ma ogid MACAN 😓😓😓😓😓😓😓😓

  • @deeqsanabdulkadir4020
    @deeqsanabdulkadir4020 Рік тому +12

    Wan is dhiibay maba lihi awod an kugu sugee💔😭😭😭😭

  • @shamsoqueen488
    @shamsoqueen488 2 роки тому +1

    Intaa badan ma jooge sawma ogid
    In xagaagu u jiro qalbiga sawma ogid😩❤️

  • @yaxyeym3766
    @yaxyeym3766 2 роки тому +10

    Bakaal ciro another level 💯💥👌

  • @shamai1570
    @shamai1570 Рік тому +2

    Mohamed B Cirro fantastic sang with 💖💖💖💖💓💓💞 deep feelings of love a real romantic singer when he sings great inddeed

  • @nasiib_isxaqq254
    @nasiib_isxaqq254 2 роки тому +11

    WAQAL IS THE BEST 🔥♨️🌍🥰🥰🥰

  • @cabdilaahicabdirisaaq2601
    @cabdilaahicabdirisaaq2601 2 роки тому

    Inta badan majooge sow ma ogid
    in xagagu uu jiro qalbiga sow ma ogid
    hees iyo badh bakaal cirro hargysa abaaro sacada 1:49 habeenimo jimce 😢😢❤️❤️😍😍

  • @Mahirofficial1
    @Mahirofficial1 2 роки тому +4

    Waqal legend always keep going brother
    Anaana u horeeya like ta hayla dhafin

  • @ibrahimlixlecikrama6139
    @ibrahimlixlecikrama6139 2 роки тому +2

    Icjaabatul bakaal tani waa heesyaal sow ma ogid💪✊🔥

  • @user-nl8mb8tk8d
    @user-nl8mb8tk8d 2 роки тому +3

    🥲🥲🥲qof lamaanihiisu ka fog yahay aya dareemaya😭😭😭😭7years ma arag noloshaydii caruurtayda aabahood

  • @mohadiamomddiamomd4266
    @mohadiamomddiamomd4266 2 роки тому +2

    Inta badan ma jooge sow ma ogid
    In xagag u jiro qalbigu
    Sow ma ogid 💔

  • @farhiyoqali7989
    @farhiyoqali7989 2 роки тому +4

    Ax alla anigey igaa hadleysa 🥀💋🙏🤒😭😢😢😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @moanour3350
    @moanour3350 2 роки тому

    Xaax,dhuuxaa hoose ayay dhaqaanjinaysa heestani midho ahaan,laxan ahaan iyo muusiga ahaanba...Absolutley...

  • @masargaasi170
    @masargaasi170 2 роки тому +2

    inaan Adi Dartaa u Oomanahay Aawadaa u ildaranahay Saw ma Ogid 😌 inaan Ahay Nafuu Adoonsaday jacayl Saw ma Ogid 😪 🤕

  • @nimcaanka286
    @nimcaanka286 2 роки тому +1

    Mohammed xiro Fanaan aan aad ujeclahy Codkiisa. Ale haku barakeeyo. Waqal Thanks for spreading love . Much appreciation

  • @hanadkayse8421
    @hanadkayse8421 2 роки тому +4

    Gabadha inta moodaysay inay fananadenii isku eegyihiin zahra kiin like comment

  • @soomaal24tv57
    @soomaal24tv57 2 роки тому +1

    @Maxed bakaal ciro odaygu waa soo rogaal celiyay
    📸Sir deeqsi mustafe saleeban rag rag♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️

  • @wayoflifewayoflife1135
    @wayoflifewayoflife1135 2 роки тому +8

    Our team waqal studio keep going brothers 🔥👋

  • @asmadhaaki
    @asmadhaaki 2 роки тому +1

    Sakariye kobciye heesta haduu wuxuun ku leeyhy war malaha waa cajjiiib.

  • @booqortoyoogadenreercabdil7136
    @booqortoyoogadenreercabdil7136 2 роки тому +4

    Another level My Ugaaskayga my Dhiiga caas indrkey rumaad keep going yarka dheer OG nimo MZ nimo reer cabdile nimo🩸🥰

  • @sacdiyasharaf173
    @sacdiyasharaf173 2 роки тому +1

    Bilicda deegaanka darteed ayaaba heysta like usiiye😍😍😍 qurux badana dhulka masha Allah

  • @hassanosman5241
    @hassanosman5241 2 роки тому +8

    Waqal is another level 💥💥💥💥

  • @FaadumoHusein-h9j
    @FaadumoHusein-h9j 23 дні тому

    Xanuunka waxan Dareemo qof ka wax jecelow balayo ku ragtag Allah maxa lagu tirtira xanuunka jecelka😭😭😭💔💔💔

  • @dursaahmed5593
    @dursaahmed5593 2 роки тому +3

    ❤️🥺🌎👱🏻‍♀️qof an ogahy heestan ku socota

  • @samadoonkachannel4219
    @samadoonkachannel4219 2 роки тому +1

    Maxamed Axmed Bakaal Cirro And WaQal Studio way Tageen wayna Talaaabsadeen 🥰🥰

  • @somalimanintheworld5090
    @somalimanintheworld5090 2 роки тому +22

    It's Hard to found a love some one who Can't be yours 💔🤔💔

  • @abshirdagel5135
    @abshirdagel5135 11 місяців тому +1

    Heestaan waa jeclahay waliba saaid❤🎉

  • @khalidahmed3810
    @khalidahmed3810 Рік тому +3

    Heestan oo million gaadhay mudo sugaayey iyadoo 10 million xidhayna waan sugayaa ciro fanaanka mirqaankayga meel fog geeya😂

    • @nuuribraahim417
      @nuuribraahim417 2 місяці тому

      Aniga ayaaba 50 jeer ka badan soo galay welina kama daalin❤

  • @yurubiyan2404
    @yurubiyan2404 2 роки тому +2

    The one and only bakal raga fanka leh💥💥📆✅❤

  • @sharifahmed9925
    @sharifahmed9925 2 роки тому +7

    Sakariye kobciye
    Legend always legend
    Abwaan +mulaxan + fanan

  • @Soomaalinimo320
    @Soomaalinimo320 2 роки тому +2

    Inta badan ma joogee soo ma ogid
    In xagaaga uu jiro qalbigaaga Soo ma ogid💔😭
    18 Sept 2022

  • @najiibhassan
    @najiibhassan 2 роки тому +5

    Legend Mohamed bakal ciro hadad tagerto like sara❤👏

  • @jiyaaahmed5514
    @jiyaaahmed5514 2 роки тому +2

    Waan is dhiibayy mcan sow maogid 😩🥺❤️

  • @khadraciise2044
    @khadraciise2044 2 роки тому +3

    Wow an other level Best muuqaal sido kle Sahra kiin i love her

  • @idilawad3233
    @idilawad3233 2 роки тому +2

    Muuqalkan kuhaysata duubista qurux weye allah dhulkeena haynobarakeeyo bilicdiisa caadi maha

  • @abdiallah614
    @abdiallah614 2 роки тому +11

    Legend is never end

  • @xasanidea5162
    @xasanidea5162 Рік тому +1

    ```Inta badan ma JooGe 😩saw ma Ogid
    In xagaga uu jiro qalbiguuuuu💔😕
    Saw ma Ogid
    INAN ahy NaF uu Adoon Saday jcyl saw ma ogid
    WaqtigiYo inan Ayaamaha tirsado
    Macan saw ma ogid
    Maba lihi awoood aan kugu Sugee saw ma ogid😓💓```
    Heeskan aad ayan U JeclHy wllhi 😓 Jawiga Iyo deeganka ay Jooga aya is yeeshaY
    Mia🖤 Happy
    Allha iika DaaayO 👑👑