MAXAMED CIRO┇SABABTA GUUSHA ᴴᴰ┇LYRICS 2017

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 25 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 152

  • @axmedmuuminismaciil7082
    @axmedmuuminismaciil7082 Рік тому +7

    Walaahi waxan moodayaa heestan inaan sameeyaya anuu siday iitaabanayso erayadani waxay kahadlayaa qisada noloshayda iyo marwadaydad aan aduunka ugh jecelay caruurtayda hoyadood fardawsa. Axmed cawaale boqortoyo sumada nasabkiyo gobtaay sad kii quruxdaay oorida nafta ilasidaay allahaykaadaayo qaali

  • @ZACKFILMS
    @ZACKFILMS  8 років тому +46

    Sumada Nasabkiyo Gobtaay
    Saloog Adigaa Ka Madhanee
    Sirtii Dadnimana Hantoo,
    Sadriga Adigaa Ku Nooool.
    Sadkii Quruxdaad Heshee
    Oorida Nafta Ila Sidaay,
    Markaan Sabo Kula Dagee,
    Calafku Isku keen Sidkayna,
    Salkaan ka Dagee Oggoow.
    Addoo Safiyaay Adduunka,
    Sagaal ii Dhalay Caruura,
    Miyaan Kula Simi Haween,
    Sababta Guushaad Tahee.
    Sahanka Noloshaad Tahoo,
    Addaa Libta Igu Simoo,
    Aadmiga U Saree I Yidhi,
    Farxadna Ku Sugnoow,
    I Farayeey.
    Siraad Ifayaad Tahhee,
    Qalbiga Salow I Ka Dhawr,
    Wixii Saxar Galin Karoo,
    Sidaan Kuugu Soohay Maanka,
    Lubiga Saldhig Iiga Yeeel.
    Addoo Safiyaay Adduunka,
    Sagaal ii Dhalay Caruura,
    Miyaan Kula Simi Haween,
    Sababta Guushaad Tahee.

    • @hudadhawarzan3729
      @hudadhawarzan3729 8 років тому +1

      Zack Films good job akhiii

    • @ZACKFILMS
      @ZACKFILMS  8 років тому +1

      Thank you Dhawrsann

    • @Truppaa
      @Truppaa 8 років тому +1

      Zack Films Thank you

    • @jecliyaintaijecel8834
      @jecliyaintaijecel8834 8 років тому

      Zack Films

    • @waaxidaakhit6928
      @waaxidaakhit6928 8 років тому +1

      Zack Films bro asxaabta hadii sidan oo kale aad ula shaqayso waa qasab in ay share gareeyaan bro adna isku day Inaad soo tabiso wax la jecel yahay hye bro noolow in badan adiyo dhamaan asxaabta amen

  • @cabdiosmaan8373
    @cabdiosmaan8373 3 роки тому +3

    Waxa jira hesta 2017 gabadha uqadi jiray hada labo ilmood ayey haysata waxa qaba ninkale ilaheda ayana idhaha abti markasa meel ixanuunta alahayow noo sahal qofka nolosha lawadagi lahayn amiin dhamantena

  • @billionerzam2048
    @billionerzam2048 Рік тому +3

    Who listening this song 2023 😢

  • @muhanadahmed7341
    @muhanadahmed7341 7 років тому +10

    Axayaa fanaan boowe heestan xaaskayga weyn ku sasaba wa Ila shaqaysaay ila xaad 👏👏👏

    • @starboy2483
      @starboy2483 6 років тому

      Mahamud Mahamed Ahmed hhhhhhh wxkle bruh

  • @somtelbashiir4481
    @somtelbashiir4481 7 років тому +2

    waw sababta guusha hanbalyo gaara waxaan u dirayaa fanaankayga maxamed axmed bakaal iyo editor mustafe saleebaan waxaan leeyhy keep on sxbyaal

  • @ahmedyogoyogo310
    @ahmedyogoyogo310 7 місяців тому +1

    2024 still listening this song 🎵🥶

  • @maryamoadan1804
    @maryamoadan1804 8 років тому +4

    👍👌👌💘sahanka nolashaad tahoo wow thankful Zack films 'inbadan🎤🎤🎤🎤🎤🎤🎤🎧🎧🎧🎧🎧📼📼📼📼📼📼

  • @ridwaanhollandi1495
    @ridwaanhollandi1495 8 років тому +12

    Sahanka Noloshaad Tahoo,
    Addaa Libta Igu Simoo,
    Aadmiga U Saree I Yidhi,
    Farxadna Ku Sugnoow,
    I Farayeey.

    • @habonmaxamud6713
      @habonmaxamud6713 7 років тому

      ridwaan hollandi masha allaah

    • @starboy2483
      @starboy2483 6 років тому

      ridwaan hollandi anigana halahan lahelay

  • @adangab6786
    @adangab6786 4 роки тому +1

    ❤️✌️ woow qofteydiye heestaa adigaa leh isoo dheeree

  • @nimanhappymemo2745
    @nimanhappymemo2745 8 років тому

    sopopta Guushaad Thy
    hees iGu QaliYa❤❤
    thnkz Zaak Films

  • @abdirisak3073
    @abdirisak3073 8 років тому +5

    ish cala fanan
    the Zack films good job 🎥🎥🎬

  • @mohamedmohamudahmed2093
    @mohamedmohamudahmed2093 7 років тому +14

    Xaaskayga oo sagaal idhashay caruura awalbay san Haween ila sineen
    Halna ogada ninku haduu raadsho Naag labaad isaga danaystay
    Haduu iska daayana wuxu udanayay caruurtisa iyo naagtisa

    • @aishaahmed3652
      @aishaahmed3652 6 років тому

      Mohamed Mohamud Ahmed wll wax wax og ada jira

    • @Footballandgames386
      @Footballandgames386 4 роки тому

      Diinta haloo gargaaro Caruurta hala badiyo inta lakaraayo ilaahayna lakaashada 4 dumara hala guursado hana loo cadaalad sameeyo

  • @shukritumeey3777
    @shukritumeey3777 7 років тому +6

    masha allah thankz wllo zaaki film

  • @nuracayn15
    @nuracayn15 8 років тому +10

    woooooow eshcalaa hees cirro✌

  • @Truppaa
    @Truppaa 8 років тому +6

    Miyaan kula simi haween
    Sababta guushaad tahee 💯

  • @sirismailmohamet7983
    @sirismailmohamet7983 7 років тому +1

    al fanaan maxa,ed bakal ciro heestan waan ka helay

  • @mohamedsaid3476
    @mohamedsaid3476 7 років тому +3

    Tnx alot zaki films

    • @ZACKFILMS
      @ZACKFILMS  7 років тому +3

      You're very welcome bro

  • @kaammaamyare526
    @kaammaamyare526 7 років тому +2

    ciro nin jira bro walahi wan ku tageeraaaaa heesdan ani inaaad iii qadaaan moodayaaa sxp mahadsanid

  • @shamai6435
    @shamai6435 2 роки тому +3

    Ciro is a smart singer who doesn't put himself upon other singers yet kind considerate what a wonderful personality a rare jewel

  • @safiaisse4925
    @safiaisse4925 8 років тому +11

    Jecliyaa magaceyga 💞💞💞

  • @Jaajale
    @Jaajale 8 років тому +4

    Thnkz Inbdn Bro Zaki Axzan Hees
    (Siraad Ifaya Tahee , Qalbiga Salow & ka dhowr, Wixii Saxar Galinayo ,
    Sidan Kugu Sohay Manka , Lubiga Saldhig Iga Yeel)

  • @mahrizamohamed8422
    @mahrizamohamed8422 4 роки тому

    Abwanka abwanada heesihiisuna hirgaleen abwaan mclin kudayasho mudan abwaan laabaasaalax allow kudaa cimrigana kuudhere👌👌❤

  • @somalimanintheworld5090
    @somalimanintheworld5090 5 років тому +1

    Waawwwwwwww
    Siraad ifayaad tahee,
    Qalbiga salow iyo ka dhowr ,
    Wixii saxal galin karoo
    Sidaan kugu soohay maanka,
    Lubiga saldhig iiga yeel!
    Aloow qofaan
    Ogahay oo qalbiga kuwayn maxaan inbadan heeskan uqaaday siniyada.......

  • @hozniomar3408
    @hozniomar3408 5 років тому

    Sahanka Noloshaad Tahoo,
    Addaa Libta Igu Simoo,
    Aadmiga U Saree I Yidhi,
    Farxadna Ku Sugnoow,
    I Farayeey.😍Axxxx 2019🎧

  • @naasirsiciid223
    @naasirsiciid223 5 років тому

    maxamed axmed bakaal xasan fanaan aan aad ula hayo iga dheh allah yacisak sxb

  • @abdiqaniciise369
    @abdiqaniciise369 7 років тому +3

    adoo safiyay aduunka
    sagaal ii dhalay caruura
    miyaan kula sim haween
    sababta guushad tehee

  • @Samihakhaliil
    @Samihakhaliil 7 років тому +15

    xaaax hestan weyitabata Marian dagesanayo walahi ....

  • @diwaria1738
    @diwaria1738 7 років тому +3

    My only somali singer nolow waliga zxp sare😎😍😘

  • @ibnuahmet3187
    @ibnuahmet3187 7 років тому +2

    waah waah
    markaan saba Kula dagee
    calafku isku keen sidkayna salkaan ka dagee ogoow
    eesh calaacal hees

  • @indhouroonabdi8979
    @indhouroonabdi8979 8 років тому

    wooow waygu socotaah. heestaaniiii music dag dag bay.leedahay awooow woow.waygu socotaa

  • @somalilandhanoolaatocadawg8244
    @somalilandhanoolaatocadawg8244 7 років тому +1

    bakaal you are the best Mr dhuxul laabsaalax alle haydin daayo

  • @queensaafi4225
    @queensaafi4225 8 років тому +5

    cadi maha legend ciro

  • @ibnuahmet3187
    @ibnuahmet3187 7 років тому +1

    @ZACK FILMS NICE JOB DUDE 🙋

  • @mahamudmahamed8012
    @mahamudmahamed8012 8 років тому +2

    Ciiro aad ban u tageera nolow 💯💯💯

  • @allahwithme1310
    @allahwithme1310 7 років тому +22

    my name Safiya❤❤❤

    • @MohamedAhmed-uq4nn
      @MohamedAhmed-uq4nn 7 років тому +1

      safia sagal qurux heesta adigan kugu tala galay Walahi waan ku niyooday

    • @allahwithme1310
      @allahwithme1310 7 років тому +1

      Mohamed Ahmed
      THNKS cade👌👌👌👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏waan kaa gudoomay

    • @mustaphaothman4167
      @mustaphaothman4167 7 років тому +1

      safia sagal ma sagaaal caruur ah ayaad dhashay wll

    • @allahwithme1310
      @allahwithme1310 5 років тому

      @@mustaphaothman4167 waan dhali doona🤣

  • @safiyogeyre2091
    @safiyogeyre2091 6 років тому +2

    Qofa ogahay hadu iqaadi laha Lee
    Lkn dib malaha 😞
    Magaceygale maku jiro Lee 😂

  • @abdulazizsuubiye2102
    @abdulazizsuubiye2102 7 років тому

    wooooow waan ka halaye sxbi maxamed ciro

  • @sirismailmohamet7983
    @sirismailmohamet7983 7 років тому

    heeatni waa hees midha macaan abwaankii sameeyay iyo ciroba waxaanu leenahay isha nacabku idinka awdan

  • @abokorabdihashi3947
    @abokorabdihashi3947 8 років тому +2

    M cirro fananka sanadka the only one

  • @hamsemohamedabdi7209
    @hamsemohamedabdi7209 3 роки тому

    Waa fanaan kaliya aan jeclahay xidigaha geeska the best one weeyan

  • @mohamedmohamudahmed2093
    @mohamedmohamudahmed2093 7 років тому

    Adigoo munaay sagaal idhalay caruura miyan kula simi haween😍😍

  • @ilhamo4514
    @ilhamo4514 7 років тому

    Wow caadi ma ahan. Aad iyo aad bay umiro macaan tahay

  • @khayrka23
    @khayrka23 8 років тому +1

    axyaa heees Mohamed bakaal ciro sowtu raxma nice song

  • @mohamudabdirahman7183
    @mohamudabdirahman7183 7 років тому +5

    Heesta Waa IGa Gadantahy iga WALEE

  • @hanakhadar1460
    @hanakhadar1460 4 роки тому

    Heestan kama daaalo ya dawana bish 8 e 2020 salkan ka degee 😘

  • @sophiamahamuud8895
    @sophiamahamuud8895 8 років тому +3

    jecliyaa magaceega nooloo bro cirro

  • @munamohamud525
    @munamohamud525 8 років тому +1

    axla fanaan iyo erayo 👏👏👏

  • @shardiidmuller484
    @shardiidmuller484 7 років тому +1

    💯💯sirtii dadnimana hanto sadriga adigaa ku nool sadkii quruxdaad heshee oorida↗ nafta ila sidaay markan saba kula dagona calafku 👈

  • @abdilahihargesaawi2153
    @abdilahihargesaawi2153 7 років тому +1

    sumada nasabkiyo gobtaay saluug adiga ka madhane sirti dadnimona heshe nice heestani weye in badan

  • @abdiwahabismail7896
    @abdiwahabismail7896 7 років тому +1

    hees iyo badh dhe adoo safiyaay aduunka sagaal iidhalay caruura miyaan kula simi haweenka sababta guushaad tahee

  • @mocalaale4263
    @mocalaale4263 6 років тому

    Nice one sxb ciro. ❤️

  • @shamai6435
    @shamai6435 2 роки тому

    Keep singing Ciro you are an excellent artist considerate and helpful.to your other singers may you forever live in happiness and prosperity bless you

  • @ahmedbk9581
    @ahmedbk9581 Рік тому

    Maxamed ciro big legend

  • @camirhaji6520
    @camirhaji6520 11 місяців тому

    Xaaskayga mustqbalka alla maxan uqadi laha heestan

  • @mocalaale4263
    @mocalaale4263 7 років тому +1

    Sababtii guushaa tahee!!!! #Ciro soo rogaal celi

  • @abdulahihassan7852
    @abdulahihassan7852 8 років тому +1

    He's inaba cadi aheyn salkaan kadage oggoww fanan qali ah
    maxamed ciro

  • @mohamedsaid3476
    @mohamedsaid3476 7 років тому +1

    sahanka noloshaad tahoo
    Adaa libta igu simoo
    Aadmigu u saree i yidhi
    farxada ku sugnoow
    i farayeey

  • @adnaanyussuf7315
    @adnaanyussuf7315 7 років тому +5

    salkan ka dagee ogoow

  • @mohamedtracking2136
    @mohamedtracking2136 4 роки тому

    Siraad ifaayaa tahee
    Qalbiga salaw iyo kadhawr
    Wixii saxar galin karoo
    Sidaan kugu soohay maanka
    Qalbiga saldhig iiga yeel

  • @muunamaxamuud653
    @muunamaxamuud653 6 років тому

    Wlhi heestan xusuus gaara ileedahy♥️♥️♥️♥️2017

  • @guleidmohamed9991
    @guleidmohamed9991 8 років тому

    Thnx Zack

    • @ZACKFILMS
      @ZACKFILMS  8 років тому +1

      You're welcome brother!

  • @zaedrabeel5239
    @zaedrabeel5239 8 років тому +1

    Maxamed bakal ciro
    Esh cala cod
    Xidiga xidigaha.
    Ugu balan inan xaaskayga hees kuugu dhibo
    Salab boqortoyo

  • @khadrahassan9033
    @khadrahassan9033 8 років тому +2

    ma awal bey safia oo sagaal dhal ahi dad la sineyd?

  • @hoodomaxamud3657
    @hoodomaxamud3657 7 років тому

    adoo safiyay sagal i dhalay carura miyan dumar kula simaa sababta gushaa taheee ax😪😪

  • @indhouroonabdi8979
    @indhouroonabdi8979 8 років тому

    #zacki Film thanks walalee..

    • @ZACKFILMS
      @ZACKFILMS  8 років тому +1

      Adiga Mudan walaal

  • @wardaosman383
    @wardaosman383 5 років тому

    Safiya my mom allaha ikaa deesto sawapta noloshaa thy

  • @abdirasaaqnimcan9435
    @abdirasaaqnimcan9435 8 років тому

    Sadriga adigaa ku noool 👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏 ciro

  • @foziafani7574
    @foziafani7574 8 років тому +1

    sadriga adaa ku nool wwww eesh calaa heees

  • @inantiiahmed246
    @inantiiahmed246 8 років тому +3

    zack and cirro😍😘

    • @ZACKFILMS
      @ZACKFILMS  8 років тому

      inantii ahmed 😍😘 Jir oo jooog!

    • @kikiabdi3194
      @kikiabdi3194 8 років тому

      +Zack Films and moha ciro ur the best guy's

    • @Truppaa
      @Truppaa 8 років тому

      inantii ahmed

  • @CabdirisaqMuxumed-ir7xi
    @CabdirisaqMuxumed-ir7xi 7 місяців тому

    Walhi waa hees qalbigayga taabatay Darren dhaba

  • @hoodolucky3274
    @hoodolucky3274 8 років тому +1

    orida nafta ila sidaay best song safiya

  • @cirjiidh77
    @cirjiidh77 8 років тому +3

    sababta guushaa taheeee @##

  • @helenjade2035
    @helenjade2035 8 років тому +7

    who ever made the music. I put my hand up for you

    • @Truppaa
      @Truppaa 7 років тому

      Helen Jade Yes

  • @himiloaxmedmaxamud6159
    @himiloaxmedmaxamud6159 8 років тому

    Sababta guusha heesta safiya nice song

  • @janogale9919
    @janogale9919 7 років тому +1

    My love safiya

  • @hudadhawarzan3729
    @hudadhawarzan3729 8 років тому +3

    sadriga adiga Ku nool

  • @osmanhassan3044
    @osmanhassan3044 5 років тому

    Maxamed bakal ciro hestaan inu qado may ahayn wayo isaguba laba nagod ayu qabah in lo dhibo bk ayay ahayd wayo bk ayaa nagtiisa ilashaada hestaana kuso bixi lahayd

  • @ashakuurxuseen1539
    @ashakuurxuseen1539 4 роки тому

    Hees adun

  • @mohazil4real898
    @mohazil4real898 8 років тому +1

    abwaan laba maa ahan

  • @ummusalma5689
    @ummusalma5689 3 роки тому +1

    I love this song

  • @mawlidhussein5672
    @mawlidhussein5672 7 років тому

    aaax yaa hees wlahi meel ayaa ay i taabsaneysaa

  • @maxamedsaleban718
    @maxamedsaleban718 7 років тому +1

    hees iyo badha

  • @safiaisse4925
    @safiaisse4925 7 років тому +1

    I love you my name safiyo💞💞💞

  • @ayaanleabdirizack429
    @ayaanleabdirizack429 7 років тому

    oorida nafta ila sidaay😘😘😘😘😘😘😘😘😘

  • @shaficimaxamedcabdi1495
    @shaficimaxamedcabdi1495 4 роки тому

    Bakaal cod layaableh

  • @FaysalDayib-o5o
    @FaysalDayib-o5o 7 місяців тому

    Waa sas

  • @munomaxamed5848
    @munomaxamed5848 8 років тому +1

    Bbbaay Wan uu bagay

  • @cabdixakiincismaan4986
    @cabdixakiincismaan4986 6 років тому

    Hhhhhjhh
    Adoo safiyaay 9
    Ciro madax ilaaahy

  • @idilfaisal9278
    @idilfaisal9278 8 років тому

    eshcalaa heez😘😘

  • @himilofog831
    @himilofog831 8 років тому

    caDi ma ahan
    zalkan kadagee ogoow

  • @abshirobashir6613
    @abshirobashir6613 7 років тому

    wwwwww zafi fims

  • @aynihussen9596
    @aynihussen9596 7 років тому

    hees idho badh

  • @uneprincesse3953
    @uneprincesse3953 7 років тому +1

    m'y name SAFIA ❤🌸, Mohammed Qalbi 😚👑

  • @abdiyareeys5615
    @abdiyareeys5615 4 роки тому

    Waabay I qusaysaa sxb mxmed

  • @cabdishakuurismaail297
    @cabdishakuurismaail297 8 років тому

    lupiga saldhig iiga yeel

  • @hoodoindho4986
    @hoodoindho4986 7 років тому

    wwwwww hees asala

  • @jinkazmaz1856
    @jinkazmaz1856 7 років тому

    👌👌👌👌👌👌👌👌
    👏👏👏👏👏👏👏👏

  • @indhouroonabdi8979
    @indhouroonabdi8979 8 років тому

    😍😍😍😍😍😍😍😍

  • @ahmedarale4457
    @ahmedarale4457 7 років тому

    💓