XASUUSTII AUN XALIIMO KHALIIF CUMAR " MAGOOL" & BANAADIRI SHOW LIVE MUQDISHO 1987
Вставка
- Опубліковано 21 кві 2024
- XASUUSTII AUN XALIIMO KHALIIF CUMAR " MAGOOL" & BANAADIRI SHOW LIVE MUQDISHO 1987
HEESTAN LAXANKEEDA WAXAA SAMEEYEY AUN MAXAMED JAAMAC JOOF
MUUSIKADA WAXAA TUMAAYA HOBOLADII WAABERI
XASUUSTII AUN MAGOOL HEESTII BANAADIRI
DAAWASHO WACAN
#SIXID: Saaxiib Laxankani wa Subcis
Bal inaga hubi Halkaa aniga subcis
Ayuu ii xisaabsan yahay Laxankani.
#LAXANKA : #SUBCIS 1968
Laxankii Faysal C Mushteeg AHUN
Luuqddii Xaliimo Khaliif MG. AHUN
@SuugaanSafaa
Sxb aniga Banaadiri ayaan u aqaan, subcisku wuxuu leeyahay tempo joog joogsiya, kana toos ayuu u socdaa inkastoo heesaha hore laygaga fiican yahay
@@SOMALIMUSICCULTURE
ua-cam.com/video/W-H9Ck69hyU/v-deo.htmlsi=32DobCJXKhmg3xVE
ua-cam.com/video/W-H9Ck69hyU/v-deo.htmlsi=unv-mGSe0GUp3wAD
@SuugaanSafaari
Sxb waan dhageystay videogan link giisa aad soo dhigtey.
Erayada ayeey wadaagaan laba heelo ee dhacdada iyo luuqda weey kala duwan yihiin sxb si fiican u dhageeyso allahu aclam