Waa Maadeeys Adduunyadu, Dadkuna Way Mataleyaan - Q9

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 24 лис 2009
  • RUWAAYAD
    Waa Maadeeys Adduunyadu, Dadkuna Way Matalayaan, Dhuusa Mareeb, Soomaaliya, 1984.
    Hobollada Qaranka ee Waaberi.
    MUUSIKADA
    Daa'uud & Ducaale Yare - Organka
    Cabdinaasir - Beejka
    Siciid - Bateriga
    Cabdi Aamito - Saksofoonka
    Axmed Gefi - Boongaha
    Cabdi Sabriye - Fannaanka Codka Dheer
    JILAYAASHA
    Sahro Axmed Jaamac
    Maxamed Axmed Dhabarlow
    Axmed Ismaaciil Diyaar
    Saynab Cige Maxamed
    Maxamed Axmed Barrow
    Khadijo Axmed Hiraan
    Maxamed Jaamac Cawaale
    Kinsi Xaaji Aadan
    Maxamuud Maxamed Xeeroow
    Marwo Cabdi Axmed
    Caasho Yoonis Cabdullahi
    Cabdi Jaamac
    Jilaaye Axmed Dafeey
    Micaad Miigane Aw-Siige
    Maxamed Cilmi
    Axmed Sheekh Cumar Sayid
    Maxamed Cumar Huryo
    Aamina Axmed Jaamac
    Farxaan Cismaan
    Khadiijo Ceerigaabo
    Maxamed Cige
    Khadro Daahir

КОМЕНТАРІ • 7

  • @karto114
    @karto114 12 років тому +1

    ASC. waxaa mahad gaarleh ABWAANKII ALIFEY RIWAYADAN. sidoo kale waxa mahdakale oo gaar ahna leh Awaanadii sida aan cadiga aheen ee Gesinimo ka qatey , Riwayadan waxay soo baxdey xiilli loo baahna dadkana ay wada radinayeen Riwayad aan cadi aheen , Balse mahadkale baan u direenaa ABWAAN SINGUB ALLAA XAFIDO .

  • @mohamedosmaan1777
    @mohamedosmaan1777 5 років тому

    Ilaahaw kunaxariiso sahra Axmed jaamac iyo mohamed

  • @yimyam06
    @yimyam06 11 років тому

    sahra what a legend... sahra was the second best off all time after magool. rest in peace dhabarlow big fanaan he was aswell

  • @libancumar8412
    @libancumar8412 11 років тому

    Kuwaasi waa fanaaniinti gobonimo doonka jamhuuriyadi somalia; waaberi hargeysa, ee maahan kuwaan Qeylo dhuuni(dhaan)ee gumeystaha luflufka ka qaata iyagoo caayaya geesiyada gumeystaha hortaagan

    • @farahdjama-ew5fz
      @farahdjama-ew5fz 10 місяців тому

      Waxaan sad u la dhacay ruwaayadan waa maadaeys aduunyadu dadkuna way matalayaan

  • @mohamedosmaan1777
    @mohamedosmaan1777 5 років тому

    Calaasssic

  • @libancumar8412
    @libancumar8412 11 років тому

    Waxan fanaaniinta ku dayacan duleedyada kufriga iney dalka ku noqdaan,dadkana guubaabiyaan si xorriyada qawlalada gumeystaha gashey loogasoo mantajiyo.