Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

XASUUSTII AUN XALIIMO KHALIIF MAGOOL & 2 HEES " ISNA IMA DARYEELO/ MABA TALAABSAN KARAYEE MUSIC LIVE

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 18 сер 2024
  • XASUUSTII AUN XALIIMO KHALIIF MAGOOL & 2 HEES " ISNA IMA DARYEELO/ MABA TALAABSAN KARAYEE MUSIC LIVE 1988

КОМЕНТАРІ • 28

  • @mohamedsomali3783
    @mohamedsomali3783 4 роки тому +7

    Masha allah showgi Muqdisho iyo Magool anigu xasuus gaarah ayay iledahay. Allow unaxariiso Queen of the voice. Amiin Amiin Amiin

    • @NoAabo
      @NoAabo 4 роки тому

      Thanks to siyad barre we were free from arabs

  • @kamalabdi7436
    @kamalabdi7436 7 місяців тому +5

    Nin waayeel ah aya iiga sheekeeyey qisada heesta waxa la yidhi abwaankii waynaa ee HURYO ayaa curiyey heestan waxa la yidhi xili kamida xiliyada ayuu iska qoomameeyey cabitaanka khamriga oo uu aad jeclaa markaa ayuu dhahay
    MIDAY LAABTU DOONTOO
    DAY DAYAA MADAAYOO
    ISNA IMA DARYEELO
    ANA KAMA DAMBEEYEE
    MIYAA LAYGU DOW GALAY
    yacnii wuxu ka waday khamriga

    • @cariifow
      @cariifow 3 місяці тому

      😢😢😢

  • @nimcaanmohameddinimo8766
    @nimcaanmohameddinimo8766 4 роки тому +3

    legend mamo xaliimo khaliif magool
    rabi naxariistii jano haka warabiyo
    ❤🙏

  • @AyanJama-xe8us
    @AyanJama-xe8us Місяць тому +1

    الله يرحمها ويغفر لها ويسكنها فسيح جناته

  • @cabdiqaadirayaanle8382
    @cabdiqaadirayaanle8382 4 роки тому +1

    Alla ha u naxariisto xaliimo khaliif Cumar magool iyo ereyadii abwaan marxuum maxamed Cumar Xuseen Huryo alla ha u naxariistee

    • @SOMALIMUSICCULTURE
      @SOMALIMUSICCULTURE  4 роки тому

      @Cabdiqaadir Ayaanle
      Aamiin aamiin ya rab Illaahay qabriga u waasiciyo Abwaanka iyo Fanaanada Qaran

  • @famousking447channel5
    @famousking447channel5 Рік тому +1

    Legend daad wa dadkii hore. 😢👏🏾

  • @diiriyesom2913
    @diiriyesom2913 4 роки тому +2

    Maxaa hobolo cusub, abwaaniin cusub iyo suugaan cusub oo soo bixi lahaa aynu ku waynay burburkii dalka soddankii sano ee la soo dhaafay. Allahayoow fankii iyo suugaantii dalka oo habaysan sidii hobalada Waaberi noo soo celi.

  • @jimaleahmedyusuf6512
    @jimaleahmedyusuf6512 7 місяців тому

    ALLE HAWRAXMADOH
    FANANADI WEYNAYD
    XALIMO KHALIF CUMAR MAGOL
    BOQORADIH CODKA FANKA SOMALIYED
    ERAYDIH::MARXUM ABWAN MAXAMED CUMAR XUSEN HURYO

  • @AbdiRahman-ko5wj
    @AbdiRahman-ko5wj 6 місяців тому +1

    MIDAY LAABTU DOONTAY AAN DAMAC SANAA BAAN DAY DAYAA MADAALEE ISNA IMA DARYELEE ANA KAMA DANBEEYEE HALA EEGU DAW GALAY WAA ERAYADEE AUN ABWAN MAXAMED CUMAR HURYO LAXANKII FANAANKA REER SUUDAAN MAXAMAD WARDI CODKII AUN XALEEMA KHALIIF CUMAR MAGOOL

  • @siraajimohamed9848
    @siraajimohamed9848 6 місяців тому

    Ilahow unaxariso boqoradka codka😢

  • @cawilcabduqadir1812
    @cawilcabduqadir1812 3 роки тому +1

    Mashaallh

  • @cabdifitaaxmahamuudaliwama103
    @cabdifitaaxmahamuudaliwama103 4 роки тому +1

    Wwww xasuus dhaxal wanagsan

  • @abrahamhashimi72
    @abrahamhashimi72 4 роки тому +1

    Allah geeyo Janno waarta

  • @t6f
    @t6f 4 роки тому +1

    Meeshan wa inta

  • @abshirnurali726
    @abshirnurali726 3 роки тому +2

    AUN

  • @museali8935
    @museali8935 3 роки тому +1

    From fanan to qabiil laystay she was wearing army uniforms saying kill the faqash that's fact

    • @farxiyoluulofficiall697
      @farxiyoluulofficiall697 2 роки тому +2

      Dadkeeda ayeey difaacday

    • @famousking447channel5
      @famousking447channel5 Рік тому

      What 😮

    • @funchannel1526
      @funchannel1526 11 місяців тому +1

      😂😂 her legacy can make up for all of that.
      Although she fighting for the right cause 🤷🏾‍♂️

    • @user-yu4do9kw7l
      @user-yu4do9kw7l Місяць тому

      She was tribals and supporter warlords incited to kill unarmed Somali civilians,shame on her😡😡

    • @sacdiyojama
      @sacdiyojama Місяць тому

      @@user-yu4do9kw7lfor whatever she choose, she’s no longer here sub Hana Allah let’s forgive her and may Allah have mercy on her soul