Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

Laxanka Banaadiri - Xaliimo Khaliif Cumar Magool Aun

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 17 тра 2022
  • Qaraam : Banaadiri
    Laxanka : Axmadeey abuubakar Alcamaari Aun
    Luuqda : Xaliimo Khaliif Aun
    Erayada : Sulub Cumar Aun
    Kabanka : Maxamuud Xudeydi Aun

КОМЕНТАРІ • 34

  • @abdul-majiidabdinasir
    @abdul-majiidabdinasir 2 роки тому +7

    allaa yacizak khabiir, ruux faneed baa kugu jirta, sidaad ereyada u saxday waa ladhacnay. aadbaad u mahadsantahay sxb.
    waxay tidhi magoo iyadoo uu kasoo dhex heesayo Sulub Cumar Aun:
    HAD MOOYEE HABAARBA LOOMA DHINTEE.
    waa runtii abwaanka

  • @user-nf2ci9bb9e
    @user-nf2ci9bb9e 2 місяці тому +1

    Magool hadaad u fiirsato heesaha qaramka inta badan erayada sulub cumar ayaay ku qaadaa

  • @odayqaraami2165
    @odayqaraami2165 Рік тому +2

    Laxanka banaadiri markaan ay isla celinayaan Magool iyo Xudeydi waa halka mar ee ugu sareeya
    Ma hadday kucuneen cadaawihi

  • @AiSomaliland
    @AiSomaliland 2 роки тому +5

    Yaa salaam banaadiri 🔥💯💯

  • @Garyaqaan78686
    @Garyaqaan78686 2 роки тому +4

    Waaaw

  • @aliosmanadan8815
    @aliosmanadan8815 2 роки тому +4

    Waah waah eshcalaaa hees🥰🤞

  • @SuperAbdul0000
    @SuperAbdul0000 10 місяців тому

    Adeer laxanku wuu horeyey

  • @MuuseJamac-fg1rm
    @MuuseJamac-fg1rm 8 місяців тому +1

    Somali

  • @mceeri7238
    @mceeri7238 Рік тому +1

    Dhamaan AHUN Xudaydi Xaliimo Sulub Cumar 😢😢

  • @HAWAAROMABDA
    @HAWAAROMABDA Рік тому +2

    WAR NINYOW! MAASHA ALLAH! IN BADAN BAAN GOOBAYEY WAX QARAMIGA NOO TUSBAXEEYE!! MAHADAN LA TIRIN KARIN MADAXAGA HA AHATO!! XERTAN HADA KA MID AHAY!!KKK👏👏👏👏👏

  • @mceeri7238
    @mceeri7238 Рік тому +1

    AHUN xaliima Khaliif 😢

  • @nidamlyrics2264
    @nidamlyrics2264 2 роки тому +4

    Alle HaunaxariiSto Abwaanka

  • @Ehel_Caashaq1
    @Ehel_Caashaq1 2 роки тому +3

    Xageed iiga qarsatay saaxib? Waan rabay balse Caawa helay 🔥🔥🔥 Magool qaraamka dhan carabka marisay 😱😱 Aun ❤🔥

    • @khabiirqaraam7935
      @khabiirqaraam7935  2 роки тому +1

      😆😅 sxb Waa is daba madheen Malaha Si Fiican Ciyaar maahayn sxb Qaraamka Dhanba Kala bar way wada martay.

    • @Ehel_Caashaq1
      @Ehel_Caashaq1 2 роки тому +1

      @@khabiirqaraam7935 Boqorad way ahayd 😁🥰🔥

    • @khabiirqaraam7935
      @khabiirqaraam7935  2 роки тому +2

      😂😅 Si fiican sxb.

    • @saadiq.mohamedismail
      @saadiq.mohamedismail 2 місяці тому +1

      @@khabiirqaraam7935 Anigu magool cimaamadeeda waa tuuray, wlhi waa miisaanka culus, maamada fanka weeye.

  • @Garyaqaan78686
    @Garyaqaan78686 2 роки тому +4

    Cajiladdani yadoo muuqaala sow halkan horta ma taal?

    • @khabiirqaraam7935
      @khabiirqaraam7935  2 роки тому +2

      May halkan ma taal imika.

    • @regularwarya
      @regularwarya Рік тому +2

      Waxaa kaloo UA-cam ku jiri jirtay video kale ooy la heeseyso hobollo kale ayadoo tintu ugu tidcan tahay kuulo waxaan filayaa inay Djibouti ahayd goobtaasi.

  • @abdul-majiidabdinasir
    @abdul-majiidabdinasir 2 роки тому +3

    hammooy been ehe sowtan la i helay..(hammo:-yididiilo ama rajo aan in ay dhici iyo inaanay dhacayn lahubin)

  • @malyuuncabdinaasir6261
    @malyuuncabdinaasir6261 3 місяці тому +1

    Kabanka ma dhuula tumaya

  • @HAWAAROMABDA
    @HAWAAROMABDA Рік тому +2

    👏👏👏👏👏👏👏👏👏