SHUKAANSO QOF AADAN AQOONIN || CHALLENGE WAALI AH || AMIRA SUSU & FAATMA || PUBLIC EXPERIMENT ||

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 6 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 144

  • @sadioyare2833
    @sadioyare2833 2 роки тому +120

    Aawey dadkii jeclaa nabigeena Mohamed (scw).🥰🥰🥰🥰🥰

  • @KOKOBULLE-it5e
    @KOKOBULLE-it5e 2 роки тому +63

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ) 🥺❤🤲☝🕋

  • @DeeqMaalMedia10
    @DeeqMaalMedia10 2 роки тому +103

    Hadaad U Jeedo Magaca Nabigeena Muhammad ❤ﷺ❤
    Like Saara💜🤲💜

  • @mohaanofficial9522
    @mohaanofficial9522 2 роки тому +31

    The best person over the most knowledge able and the most shine all created prophet Muhammad igula sali nabiga scw scw ✨ ❤

  • @change68
    @change68 2 роки тому +26

    The best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muhammad {scw}.

  • @Queen_123-r5g
    @Queen_123-r5g 2 роки тому +28

    Sumaya ayadapa carab cadiya u eg masha allH ❤️🙏🏻

  • @jikako7
    @jikako7 2 роки тому +17

    WALALA ANIG IYO ADIGABA WAXA NAGU WAJIBA INAN KUU SALINO NABIGEN MUXAMMAD SALALHU CALY WAA SALMA ❤❤❤❤

  • @Destinay4lyf
    @Destinay4lyf 2 роки тому +27

    Sumaya is actually very outgoing I don’t know why she comes off shy

  • @caqlisan1197
    @caqlisan1197 2 роки тому +24

    Sumayo abayo manta waa adun barinaa waa akhiro dad dhaqan wagsana wanahey hadan Somali nahey mardambe adoo sarwal xiran yanan ku arkin iska xiro Sako ama goono sarwal mayaaa family wanagsan ayaad ka dhalatey gbdhahina waan jeclhy Adna iyo Amira iyako kale noqo sharafta familkaga ilali

    • @fiolele506
      @fiolele506 3 місяці тому +1

      amiiro goono jirkeena sawiraysa qabtaa sumayana surwaal aan xataa lugaheeda iyo dawadeeda lakala kasayn kee asturan surwaal sas kugu riday wlo runtii

  • @anisanur4641
    @anisanur4641 2 роки тому +5

    Kusaliya habiibkena mohamed scw scw

  • @change68
    @change68 2 роки тому +15

    Prophet Muhammad -the greatest man who ever walked the face of earth.

  • @yasmaofficial
    @yasmaofficial 2 роки тому +7

    Gabdhow igriiska hala barto waa fursad 👏👏👏👏👏🇸🇴🌺🌺👍👍

  • @aminaoziil3494
    @aminaoziil3494 2 роки тому +15

    14 October 2017 an u duceyno walalehena 😭😭😭😭😭

  • @jimcaleabdimedia8619
    @jimcaleabdimedia8619 2 роки тому +5

    adiga & Sumaya fatma barnaajimyada Nocan okale ah soo Badi Sis Dhawaana filo 1M

  • @Destinay4lyf
    @Destinay4lyf 2 роки тому +18

    Amira your sisters from xamar speak better English than you see waye hee😂

  • @Hoodo121
    @Hoodo121 2 роки тому +9

    Caawa waa cimce aynu kafaa idaysano saiga xabiibkeena muxamed salallaahu calayhi wasalam 💗❤💖❤💖💯🧡💯❤🧡💯❤🧡💬

  • @aishabestarwa
    @aishabestarwa Рік тому +3

    Warey team sumaya❤

  • @JackCaddnan
    @JackCaddnan 2 роки тому +31

    Best challenge 👌✔ congratulations sumaya

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 2 роки тому +10

    Walalayal waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta waligin dhamantin walalayal aaamiin aaamiin aaamiin 🇸🇴🇸🇴

  • @shukrinoor5997
    @shukrinoor5997 2 роки тому +8

    Kkkkkkkkkkkkkk english lama hayo war malaysia jogtan english barta

  • @hasanadem404
    @hasanadem404 2 роки тому +10

    ILAAHAY KHAYR HA KUSII HADDII AAD🥰🥰🥰 SAARTO LIKE

  • @aishamohammed1646
    @aishamohammed1646 2 роки тому +7

    MashaAllah susu she's beautiful 😍 I like her❤️ Allahuma baarik❤😘

  • @mohamedobsiye178
    @mohamedobsiye178 2 роки тому +5

    UA-cam-kii ma xuu galay inaad niman Ajnabi Ah aad suuqyada kula hadashaan aydan weliba aysan garanayn. Aawayhe Xishoodkii Islaamka.

  • @roomacabdicaziizmaxamad410
    @roomacabdicaziizmaxamad410 2 роки тому +5

    Maxaa qaldan sumayadii dhihi xijaab ayaan rabaa oo sur waal wadataaa is as tur aa way hooyadii ficned oo maanta gawa dheeda oo sur waal wadato hooyo mcn ani adi kuma dulmi naayo ee gawadhaada astur hadii kale way kaa fasahaaday

  • @rayaanahmed
    @rayaanahmed 2 роки тому +4

    Ifka lagu yahay walal😭
    Wan idin baryaa walalayaal i caawiya 12k i gaadhsiiya fadlan fadlan 😭😭🙏

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel 2 роки тому +9

    Keep going sister queen go forward adna 💯💖💪

  • @abshirosalah-by6ko
    @abshirosalah-by6ko Рік тому

    سمعت سمية تتكلم عربي ما كنت اعرف والله برافو عليك يا بنت الحلاوه❤🎉

  • @sorayah4628
    @sorayah4628 2 роки тому +4

    Assalamu alaykum ikhwaatee
    dumar muslimiin aatihiin
    waxaan is ka dhaafa waa ixtiraam daro
    niman aala isdaajinaa isku xishooda

  • @samiiraasbaro5028
    @samiiraasbaro5028 Рік тому +1

    Wallhi anoo vedio ga fiirsan aan sumayo tageeray weyna guuleesatay🥰🥰🥰🥰🥰

  • @jamaabdirahman1305
    @jamaabdirahman1305 2 роки тому +4

    Amiira habalaha masaakiinta ka daa ha u hanjabine cawaandisanidaa 😂🤷🏻‍♂️

  • @Destinay4lyf
    @Destinay4lyf 2 роки тому +4

    Adna don’t talk over the conversation so we can hear what they are saying

  • @Msskavya9139
    @Msskavya9139 2 роки тому +3

    Adna camerda dadka haku qabanina ee qofka dhabarkiisa soo istaaga

  • @falastinfalastin6916
    @falastinfalastin6916 Рік тому +1

    Alla amiira dhib badana faruurow ma qabtaa kulaha 😃😃😃😃

  • @maanka1111
    @maanka1111 2 роки тому +4

    wll albaab walboo kaaxiran alle hakuu furo murugada farxad hakugu badalo culeyska alle hakaa qaado wll 100 subscribe iisaara xabibayal🇸🇴

  • @SANTI_KUMI1
    @SANTI_KUMI1 2 роки тому +5

    #masha_allah,
    Challenge xamasad leh waye Runtii(#marwo👍)'
    #Hambalyo boqorada labad👸#Zumaya,
    maalin kasta #Ciid mahin oo qaraaraa #boqorada kowad isi soo adkey,🤣🤣🤣,
    #Zumaya_Arabic_iyo_English Another level waye #Masha_allah,
    Boqorada yar #Fathoum _masha_allah,
    #Adna👸,
    #Amira👸🧜‍♀️🧜‍♀️🧜‍♀️🤟🤟🤟,
    #Zumaya 👸,
    #Fathoum 👸,
    🤝🤝🤝🤝🤝🤝🤝.

  • @haashimyare1466
    @haashimyare1466 2 роки тому +3

    Amiira wax iskuma heyso meelehe ka baqbaqleysa😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @Samiirofarxaan12
    @Samiirofarxaan12 2 роки тому +7

    Keep going sister ❤❤

  • @abdisamedyusuf7859
    @abdisamedyusuf7859 Рік тому +1

    Sumaya inantaa la dhahayo wabaa ku haystaabaa wllhi bilahi ❤ love ba ku ahee isiiiiiyaa adnaa inantaa aan idinkasoo doontee

  • @zunulitaanazuu2617
    @zunulitaanazuu2617 2 роки тому +1

    Amiira saa uu qoslayi waa furay sumayo mxa San Dan uu canananysaaa wan idin Jeclahy I.a mar un waa is arki donaa abayal xapipyal❤❤

  • @inaxaajicumar4010
    @inaxaajicumar4010 2 роки тому +3

    Masha allaa adna xabiibti 🥰🥰👍

  • @cartancartan8452
    @cartancartan8452 2 роки тому +2

    Hhhh dumashi kadaa challenge walida ah waar adna waay idinka waalaysaa halakaasaa fiiryo challenge guulayso adna

  • @falastiincusman2613
    @falastiincusman2613 Рік тому +1

    Adna abaayo suusuu iyo faatma tik toogooda waxa ugu qoran iisheeg

  • @queenlast4889
    @queenlast4889 Рік тому

    adna sister keep going coming soon 700k🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @abdidacar4095
    @abdidacar4095 2 роки тому +2

    Adna wN la socdaa barnaamijyadada wana xiiseeya.balse kan mid fiican ilama aha sababto ah sharafta hablaha somaliyed uma wanaagsana inay jidka nimanka istaajiyaan ama matelaan shukaansi fadlan kafikira meel fog video walba inad duubtaan waxba kuma dhex jiraan

  • @idilqalanjo2035
    @idilqalanjo2035 2 роки тому +3

    Adna gabdhaha marwalba maxaa u dhibtaa😂😅

  • @Kingnasser7
    @Kingnasser7 2 роки тому +3

    Dad carab radsanesaa noh amira😝😝😅😂

  • @calixaydar6969
    @calixaydar6969 2 роки тому +2

    haye amiira ninka pakistanka oo hooyada prank ugu samenesi

  • @queenramaasqueenramaas9699
    @queenramaasqueenramaas9699 2 роки тому +1

    Oh my good muqaalka waan dhameystay

  • @zamzamqueenzamia4019
    @zamzamqueenzamia4019 2 роки тому +2

    Keep going my siz

  • @idilmaxamuud8528
    @idilmaxamuud8528 Рік тому +1

    Adno henna keep going😘

  • @hiboahmed3528
    @hiboahmed3528 2 роки тому +1

    Noo soo badi 🦋💫plz come soon 🌸🥰

  • @Goat_zaki
    @Goat_zaki 2 роки тому +21

    Aniga iyo adiga aqrinaya qoraalkan ilaahay qabrigeenna beer beeraha jannadda kamid ah ha nooga dhigo, Aamiin dheh.🤲😭
    #subscribe isoo dheh wll.

  • @tasfayehomerchigma1822
    @tasfayehomerchigma1822 2 роки тому +2

    Waligiin intaan idin daawanayay maantaad iga qosliseen

  • @ayaanbila2871
    @ayaanbila2871 2 роки тому +3

    Amiira dhib badanaa siib kuye faruuryo maa qabta🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @sahrayusuf9539
    @sahrayusuf9539 2 роки тому +2

    Maanta aamusan aa badisay caadi mahan

  • @DUNI_DHALIYARO88
    @DUNI_DHALIYARO88 2 роки тому +2

    Part two 🙋🥺

  • @hamzecr2353
    @hamzecr2353 2 роки тому +1

    Ma waxan baa lagu shegaya sheekhad ee xidhan shadhka iyo surwalka

  • @sadiriyaaally2539
    @sadiriyaaally2539 2 роки тому +4

    Hmblyo fatma❤❤❤

  • @samaanbadan5995
    @samaanbadan5995 Рік тому

    Amiira funny wye😀😀

  • @Anfac__anna
    @Anfac__anna 2 роки тому

    Sumayo video ga markaa kujirtid waan jeclahay plz abyo mardambe surwaal hasoo qaadan

  • @zamzamsfood5192
    @zamzamsfood5192 2 роки тому +1

    Asc walalehey channelkeen Soo booqda kheyr Aduun & mid Aaqiro Allaah idinsiiyo inshaa Allaah🥰💜🤲

  • @zuzuqalbisafiyafamily3831
    @zuzuqalbisafiyafamily3831 2 роки тому +2

    Isoboqda wlalaha qalbiga wa wlashiine

  • @Zuhur634
    @Zuhur634 Рік тому +1

    Team adna is not easyyyyyy

  • @zaethkhaled5089
    @zaethkhaled5089 2 роки тому +2

    Amiira funny weyh

  • @tasniimjamacjama4707
    @tasniimjamacjama4707 2 роки тому +1

    Is astura gabdhaad tihiin 🥺

  • @suadmohamed1928
    @suadmohamed1928 2 роки тому +4

    Asad ayaad copy gareysaa

  • @musemuse1507
    @musemuse1507 2 роки тому +1

    Amira English waxba kamaba taqaan seey wax u jiraan??

  • @mohamedciise3370
    @mohamedciise3370 2 роки тому +1

    Walahi sumayo waa xayi

  • @faadumoabdulleabdi9591
    @faadumoabdulleabdi9591 Рік тому

    Rer malesia yareyahee dhamantina sanaa📸📹🎥📽📷👀👀👀👀

  • @fardowsaosman2558
    @fardowsaosman2558 2 роки тому +5

    Part two 😂😂❤

  • @samiiraasbaro5028
    @samiiraasbaro5028 Рік тому +1

    Sumaya qurux,🥰🤲🥰

  • @nasteehojamaa7341
    @nasteehojamaa7341 2 роки тому +1

    Collage Ka aada English barta abayoyin

  • @Loveyourselffirst1
    @Loveyourselffirst1 2 роки тому +1

    Afka Malay ga maad barataan ?

  • @khadiijomaclincabduqaadir9026

    Scw

  • @fartuuncisman8375
    @fartuuncisman8375 2 роки тому +1

    part2🙏🥺🥵

  • @shareefmahamed6635
    @shareefmahamed6635 2 роки тому +1

    Adna dabaal monoqoninoo hee wax walbo asad hajio soomayeeyo aasamene oo wax yar cakis ah walaahi asad aan kugu dira wax kale laimoow wah maxaa waay waxaan

  • @Sucdiqurux81
    @Sucdiqurux81 7 місяців тому

    Amiira funny 😂😂😂

  • @samsamcali3662
    @samsamcali3662 2 роки тому

    Part2

  • @mohadeek2864
    @mohadeek2864 Рік тому

    Walhi mida dhaxda ku jirto dhible waye

  • @sareedoosman8064
    @sareedoosman8064 Рік тому

    Labis xumaa amiira kkkkk

  • @xiiranechanel9856
    @xiiranechanel9856 2 роки тому +1

    Way cayishay amiira

  • @zamzamsfood5192
    @zamzamsfood5192 2 роки тому

    Mashaa Allaah🤲💜🥰

  • @fiyore1
    @fiyore1 2 роки тому +3

    adno like iisar

  • @abdirizakkediye2761
    @abdirizakkediye2761 2 роки тому

    Adna fews inta radineysid hagadanin gabdhaha saraftoda Asad waxow watay wa willal

  • @maxamuudabdi2890
    @maxamuudabdi2890 Рік тому

    بدك تصلي ..
    ماشاء الله هي تعرف تتكلم بالعربي

  • @ruuzacadey9393
    @ruuzacadey9393 2 роки тому

    part 2 plz

  • @AyaanmaxamedAadan-kw5fi
    @AyaanmaxamedAadan-kw5fi Рік тому

    Filin.mey turjunta sumayo oo carabi

  • @ikraanasadnuur426
    @ikraanasadnuur426 2 роки тому +1

    English like somali

  • @ady426
    @ady426 2 роки тому +2

    Wlhi tan weka so darti gbdhah Wallace aye sharftod ku ciyre na isku xishow wx wln aya tahe dhunta le ku darane uff ghldbhan maskainta ha shrf belinin 🤧👊

  • @maxamediskoris1394
    @maxamediskoris1394 2 роки тому +2

    𝖺𝗆𝗂𝗂𝗋𝖺 𝖿𝗎𝗇𝗇𝗒😂😂😂

  • @alaali7891
    @alaali7891 2 роки тому +2

    Asc abayo sumeya daraadleeba imatee see cml maxee eheedna sarwalka ee jidoyso marlee aan somali katago mee aheyd dad mee isku astureysey mise ilaah dartii ilahey hana sohanuniyo yaarab

    • @hamdashiine7145
      @hamdashiine7145 Рік тому

      Maxa ka galy adiga teeda kle iyada iyo Allah ma u dhaxeysa

    • @alaali7891
      @alaali7891 Рік тому

      Naa iska aamus dadka sidada cml eh waan aqanaa malahaa adiga aawa qaawan oo is asturin mideda kele aniga ilaah io iyada aan u dhaxeyaa maa iga maqashay

    • @hamdashiine7145
      @hamdashiine7145 Рік тому

      @@alaali7891naya umadaha afarahooda ka bax tada xisabis kaaga bahane😂

    • @alaali7891
      @alaali7891 Рік тому

      Doqon waa un doqon afkada adoo kufuran yahay ee kaxaartan

  • @sawdayusuf4150
    @sawdayusuf4150 2 роки тому

    Amiira qurx

  • @rayaanibraahim8131
    @rayaanibraahim8131 Рік тому

    amiiro caadi maha😂😂😂😂😭

  • @abdikamalomar6283
    @abdikamalomar6283 2 роки тому +1

    Wax barashadu wa muhim Dhibka gabdhahan heysto fiiri macnahq luuqada English wa in the world mana la aqaano

    • @shariifoali6235
      @shariifoali6235 2 роки тому +1

      Hhh arabia ayaa ah luqada 1aad ee aduunka hush adi isbar bar luqadaha hhh

    • @Userdima1357
      @Userdima1357 Рік тому +1

      Marka kowaad waa inaa fahantaa in luqad kale inaa barati aySan cilmi eheen ...haa waa baran kartaa hadaa rabti ...lkn qofkaan waxbaranin mxaa yeele luqad hebel ma yaqaano wax lagu hadlo maha (hadaa rabti baar hadii aadan ogeyn in luqad kale oo barati aysan cilmi eheyn).

    • @Kamalvlogs10
      @Kamalvlogs10 Рік тому

      @@Userdima1357 isku cilmi ma nihin hada rabto cilmi ina Barato you have to learn first the first language in this global which is that English right hada aqoonin English adunka dadka English isku fahmaan side wax u qabsanee

  • @hamdicabdiqaadir4102
    @hamdicabdiqaadir4102 2 роки тому

    Nosobadi Adna 😅😅

  • @musemuse1507
    @musemuse1507 2 роки тому

    Adna waba waalan rabtaa eedo cilaankada iska saaro kaas ayaaba ku fiicneed

  • @zahrahappybeauty1445
    @zahrahappybeauty1445 2 роки тому +1

    Adna cadi matihid talanti la imow no asad wuxu sameeyay leeba sameynoosa see waayee hee talanti maba lihid miiii🤣🤣

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 2 роки тому +2

    ua-cam.com/video/c7q4CccAfr4/v-deo.html maa sha Allah guul tiimkega keep going qebtii labad 2 adna keep going my sister thank you

  • @maanocusman9451
    @maanocusman9451 2 роки тому

    Wowow sò badi

  • @abdicade7691
    @abdicade7691 2 роки тому +2

    Waxaasi waa ceeb aad samayseen markale haku celinana waayo hablaha somaliyeed waa qaali ka weyn hablo jidka raga ku qab qabsada (don't try again)