SUSU & FAATMA || JACEYLKA GUURKA KA HOR IYO KA DIB ||| DOOD CULUS

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 гру 2022

КОМЕНТАРІ • 138

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 Рік тому +14

    Ku Sali rasulkeena Mohamed scw baqiil ha noqon Mahadsanid ❤

  • @boojadheere
    @boojadheere Рік тому +20

    Keep going wll kusali nabi Mohammed scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw 🕋 ♥ ❤

  • @umulkheyra2089
    @umulkheyra2089 Рік тому +113

    Jaceylka dhabta guurka ka dib buu yimaada inta igu raacsan like saar

    • @haniismail1209
      @haniismail1209 Рік тому +1

      ASC waa kugu racsanahay Abaayo 🤙

    • @sahantoosan9083
      @sahantoosan9083 Рік тому +4

      Ku Sali rasulkeena Mohamed scw baqiil ha noqon Mahadsanid ❤

    • @psycho7.7
      @psycho7.7 Рік тому

      Qof aanad jecleyn ma guursan kartid 💀💯

  • @ahmedabdullahimohamud5007
    @ahmedabdullahimohamud5007 Рік тому +12

    Ani ahan miina ayaan ku racsanahay jacayl dhab ah majiro guurka kahor surada ruum ayat 21aad hadii an sifican udaalacano waxan oganena markan guur xalaal ah isku gursano in jacayl xaqiiq ah alle dhax dhigayo lamanaha isjacyl oo is calmaday.

  • @beelacdy379
    @beelacdy379 Рік тому +28

    Jaceylka guurka kahor yimada 5 sano isla soconaa anago Hal magaalo Hal xaafad dagan Wana isfahanahay hadana guurkeena sodhaw indha allha bisha 7 balanteena thy isoduceeya inuu alle igu calfo wayo said ujeclhy wlhi 😥❤🙏

    • @intisaarmohamedcabdiintiza1671
      @intisaarmohamedcabdiintiza1671 Рік тому +1

      Allha calaf haku daro abyo mcn 😢❤malintaas ii wacan ❤❤I.a ❤

    • @ifraahdagan2897
      @ifraahdagan2897 Рік тому +1

      Woow jah allha nabad kugu garsiyo oo calaf kugu daro abyo😢😢

    • @nasramuuze2541
      @nasramuuze2541 Рік тому +1

      Alle haysku kiin calafo🥺❤❤

    • @ilhanofficial
      @ilhanofficial Рік тому +1

      Allah ku barakeeyo

    • @fartuneychannel8804
      @fartuneychannel8804 Рік тому +1

      Abayo Alle hakuaqbalo i.a Aniga xita 5sano isjeclen hada waa isgursane m.a Alle owlaad salix nasiyo isoduceyaaa

  • @haniali9138
    @haniali9138 Рік тому +5

    Amira wili madhicin Aniga oo kufirsanaayo aan qosli wayo waxaa thy qufka Kaliya
    Wijigeyda marks aan Argo farxa Ayaanita thy thank you sister ❤❤❤❤❤

  • @ujeedoofficial8748
    @ujeedoofficial8748 Рік тому +5

    Kusali xiibkeena
    Scw scw💯💯💯

  • @Allah599
    @Allah599 Рік тому +22

    aaway kuwii nabiga jeclaay🥺🤲🤲❣️

  • @ruunishosman6453
    @ruunishosman6453 Рік тому +10

    Jclka dhabta gurka kadib imadaa anyway keep going my queen's 👑👑👑👑❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @hamdiahmed3219
    @hamdiahmed3219 Рік тому +7

    2duba waa sax guurka kahor jcl waa jiraa oo waa midka guurka sababay. Guurka kadibna waa jiraa oo noloshii saxda aheed ayaa imaaneso iyo jcl kii oo sii balaartay

  • @user-di5he3jn5j
    @user-di5he3jn5j Рік тому +4

    انا اتفق مع فطوم لأنو كلامها منطقي للأمانة والله الحب الحقيقي بعد الزواج انا اشوف مثلها 😍😂♥️🔥

  • @user-du9en7mi7o
    @user-du9en7mi7o Рік тому +7

    Aamiiro wan ku salamay wiil kaga Eedo ayan uahy ogow duumashi qaali wan ku jecelahy

  • @sadaamcismaanahmed9225
    @sadaamcismaanahmed9225 Рік тому +5

    Susu reygega wataa marka kobad waa kahelitan marka labadna waa daren marka sadexadna waa jeceyl kalsooni fara badan kudheehantahay qof ad sacado koban kubara waydey waligaa baran meysid runtii

  • @user-hn1yo9lk9r
    @user-hn1yo9lk9r 3 місяці тому

    Aniga Waxan Amin sanahay Faadma iyo susus Sax ❤❤❤jacelka

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 Рік тому

    Ku Sali Rasulkeena Maxamed Scw

  • @muudahir7081
    @muudahir7081 Рік тому +4

    Qof aan jecleen sidee logursadaa midkle jeclka guurka kadib kii hore ayu kabaa 😊😊😊zuzuu wataa

  • @fahadaxmed1887
    @fahadaxmed1887 10 місяців тому

    Walashey amiira alle ayaa mar hore no sheegay ..guurka kadib waye jeceyl iyo naxarisbo lawadaba...❤

  • @saidabdi5612
    @saidabdi5612 Рік тому +4

    😂😂😂😂😂 masha alah Fatima waa u fadhisa ayadana saxan jecelka dhabta waxaw yimada guurka kadib kkkkkkkkk adna iyo Amira doodi waa ku rafaten

  • @naimaawil7286
    @naimaawil7286 Рік тому +2

    Guurka ka hora iyo kaa dib baa wuu jira jacaylku ❤

  • @Nuhamiirofficial
    @Nuhamiirofficial Рік тому +1

    Masha'allah

  • @user-pj8ip7so6d
    @user-pj8ip7so6d Рік тому +18

    صح كلام فظوم بعد الزواج تعرفه زوجك اكثر واكثر انا معايه فظوم💞💃😂

    • @Bayoto23p
      @Bayoto23p Рік тому +1

      لا ليس كلام فاظمه صحيح لان الزواج يريد الفهم إذ لم تفهم الشخص لما ذا تتزوج لا ليس كلام فاظمه صحيح كلام سميه صحيح

    • @user-pj8ip7so6d
      @user-pj8ip7so6d Рік тому

      Qabla zawaaj wajikood runta ma arkeysid bacda zawaaj lee arkey Qabla zawaajka wajikood runta hadii aragno waa karooreynaa gawar walaba wax fiican aye rabataa wax xun fofrabto malahan sax is faham weyjirtaa bis wax yaal qaarkood qal zawaaj madhihi karaan😂😂😂😂

  • @samirasaadi2355
    @samirasaadi2355 Рік тому +1

    MashaAllah beautiful sisters ❤❤❤

  • @sahromahamud
    @sahromahamud Рік тому +2

    Manshaallaah ❤❤❤❤

  • @Masscanada879
    @Masscanada879 Рік тому +16

    6bil wee yarthy🤣
    2sano wada socna walina isma gursan
    😂Sandka cusub Insha allh 🤣

  • @riyaapea4633
    @riyaapea4633 Рік тому +2

    Jeceylka GuurKa Ka Hor WaaYe💗😹😭

  • @deeqoisaak6539
    @deeqoisaak6539 Рік тому +2

    Lawaduba waa amin sanahY💯

  • @user-wi4np2fz6k
    @user-wi4np2fz6k Рік тому +6

    Hhhhhh 🤣 zuzuu wee hadal kulashahay really 😅 keep going 👏 💪 👍 👌

  • @ishraqsheikh5335
    @ishraqsheikh5335 Рік тому

    M.a aadbaan ifin taageeraa alaha idin sharfo wllalayaal

  • @yahdiinkalaki2413
    @yahdiinkalaki2413 Рік тому +4

    Kep.goin.my.sister

  • @inaxaajicumar4010
    @inaxaajicumar4010 Рік тому

    Masha allaa walaalo qux badan 👍🥰🥰

  • @marwodumar
    @marwodumar Рік тому +12

    Walaal albab kasta oo ka xiiiiran Allah ha kuu furo murugadana farxad ha kuku badaalo amiin subscribe iisaar🧡🧡🧡

  • @axmedcalimursal5640
    @axmedcalimursal5640 Рік тому +4

    Guurka ka hor ka helitaan waaye sababtu wa islama nolidin balse xirir aya idinka dhexeya oo kaliya guurka ka dibna jaceylka dhabta ah aya yimaada sababta waad isla nooshihiin wana is baranaysiin sida saxda iyo sakhsi ahan qofkan wuxu gudo iyo wuxu gooyo wad ka ogaan si dhab ah ra'yi waye igu qaata asxaabta .

    • @psycho7.7
      @psycho7.7 Рік тому

      Qof aanad jecleyn ma guursan kartid 💀💯

  • @freedhagahadal7095
    @freedhagahadal7095 Рік тому +3

    amiira caawa anaa ugu horeeyo love isii😰

  • @jaamaccabdi4164
    @jaamaccabdi4164 Рік тому +2

    Fast comments 🥰🥰

  • @amiraBintoahmed
    @amiraBintoahmed Рік тому +2

    Samedeyda amira qurux 💖💖

  • @fartunerelaxationmotivatio3148

    Hhhhhhhhhhhh wlhi qosol iguma harin waan idin jeclahey

  • @intisaarmohamedcabdiintiza1671

    Faduma sax Wlllhi taas been ma ahay ❤

  • @xamdimaxamedcali4214
    @xamdimaxamedcali4214 Рік тому +1

    Waaw❤❤❤❤

  • @ayaancabdiraxman9102
    @ayaancabdiraxman9102 Рік тому +3

    sobadi my sistar

  • @intisaarmohamedcabdiintiza1671

    Mashaa allha my sisters 👯‍♀️ ❤

  • @Hamda0515
    @Hamda0515 Рік тому +1

    احسنتي ي سوسو والله ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Ayanahmed-bo8nn
    @Ayanahmed-bo8nn Рік тому +12

    Mashaallah keep going beautiful family

  • @nashaadmumin7811
    @nashaadmumin7811 Рік тому +2

    Anaa uhoreeyo maanta

  • @maslaxcusman7438
    @maslaxcusman7438 Рік тому +4

    Labadaba

  • @hafsaqurux4691
    @hafsaqurux4691 Рік тому +1

    Please qofka fikrdiis udaay nh ha ku qoslinina saas ma fcno ❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @umuarwa9027
    @umuarwa9027 Рік тому +2

    أختي التفاهم والتقه كلها حب ههههها

    • @umuarwa9027
      @umuarwa9027 Рік тому

      نسيت ماشاء الله ههههههه بحبكم احوان

  • @mohammedmk7286
    @mohammedmk7286 Рік тому +10

    Masha allah keep doing beautiful family ❤❤

  • @fartunerelaxationmotivatio3148

    M.a soo dhawaada asxàb aan uxiisney

  • @IsmailIsmail-sk4ox
    @IsmailIsmail-sk4ox Рік тому

    Fatma waa quruxley wallahi maa la isiiyo

  • @user-cr5tw6cr3n
    @user-cr5tw6cr3n Рік тому +2

    😮

  • @nasrocadeey4599
    @nasrocadeey4599 Рік тому +2

    M.a

  • @ismaaciilsalat2
    @ismaaciilsalat2 Рік тому +9

    Waxaadhiman dooda adna iyo saxaaf😟🙏🤣

  • @simandaganhodanhappay2359
    @simandaganhodanhappay2359 Рік тому

    Aniga fatima ku racsamahay amiro lix bil mahin wax yar xarir dhab ah wa laku samesan kara mida kale afar sana qof ad la socota kaga baran karta si fican qof waqti gaban la socoto waqti dheer iyo waqti gaban wax uma dhaxeyo waxa mahin ah sida ufahanto qofka

  • @wallzimba5330
    @wallzimba5330 Рік тому +3

    Sumayo wee saxan tahay 👌

  • @shaymaalrisakmohamed2555
    @shaymaalrisakmohamed2555 Рік тому +1

    Guurka ka hor ani Aminsanay

  • @ibnuamarsharif6493
    @ibnuamarsharif6493 Рік тому

    Fatma is fani

  • @Ayanahmed-bo8nn
    @Ayanahmed-bo8nn Рік тому +3

    Love u fatm titok badan sodig abayo

  • @haliimoxuseen5570
    @haliimoxuseen5570 Рік тому +2

    Ani ahaantayda sumaya raacsanahy

  • @fardowscabdirisaaq4145
    @fardowscabdirisaaq4145 Рік тому +4

    Amiro gabdhan no-go socili

  • @nasrajclabdirashiid6326
    @nasrajclabdirashiid6326 Рік тому +1

    Walhi waan qoslay😂😂

  • @mumtasahmed9547
    @mumtasahmed9547 Рік тому +1

    Amiira nosobadi pleas🥰

  • @fatimayusuf3766
    @fatimayusuf3766 Рік тому +1

    Adna iyo amiira gabdhaha si ixtiraam leh ula hadla oo kaftan ah atage ka dhaafa waa ogahy walala thiin wa ais jeceshihiin

  • @josephalihaji6627
    @josephalihaji6627 Рік тому +2

    Sumayo way cayishay m.a

  • @shankaroon2224
    @shankaroon2224 Рік тому +2

    guurka kadib uu imaadaan aminsanahay

    • @psycho7.7
      @psycho7.7 Рік тому

      Qof aanad jecleyn ma guursan kartid 💀💯

  • @marwaqalanjo4902
    @marwaqalanjo4902 Рік тому +3

    Waxa saaxa u arka aniga gurka ka hore wayo hadi an lis jeclin maxa lisu gursan

  • @faizamohamedabdi2847
    @faizamohamedabdi2847 Рік тому +2

    😂😂😂😂adno dhibleey lix bil maxaa canug maad caano sinee kulahaa

  • @fartunmohamett6919
    @fartunmohamett6919 Рік тому +1

    Amira walahi wanka hela shactiradayda nosobadi

  • @umuarwa9027
    @umuarwa9027 Рік тому

    طبعا بعد الزواج

  • @shukrisharafali9487
    @shukrisharafali9487 Рік тому +15

    There is no love before marriage

    • @psycho7.7
      @psycho7.7 Рік тому

      Cap🧢 How tf you marry someone you don't love in the first place?💀

  • @user-pj8ip7so6d
    @user-pj8ip7so6d Рік тому

    سلامات فظوم كيف سرتي الحين 😂💞

  • @qureshasalah6239
    @qureshasalah6239 Рік тому +2

    Amera gabdaha haa walin

  • @ashohassan8242
    @ashohassan8242 Рік тому +1

    Fatma is correct ✅

  • @anfacabdi6623
    @anfacabdi6623 Рік тому +1

    Amiira ani sumayo racsanhy 🥺💔💔

  • @Santi_kumi1
    @Santi_kumi1 Рік тому

    #Masha_allah,
    #DOOD_WGS,
    Horta labo u kala qaadno,
    #Qof_lagugu_daray #Qof_adi_dooratay,
    Qof lagugu daray lama xugmi karo in #jaceylka imaanaa #guurka kadib qofka dad nimadiisa oo oo walidka kugu dareen ku xiran tahay,
    #Qofka adi dooratayna waa sida uga fiirsato #dabeecadiisa iyo #naxariis bdn haduu taas leeyahay #guurka kadib jaceylka imaanaa,
    Hadaan soo koobo #guurka kahor, ee kafiirso qofka Inaad khaadato waqti dheer sida ilaa 2 sano ilaa 1 iyo bar,
    #Adna oo shaax cabeena waa salaamay😂
    Video qurux bdn waaye Thankz #boqorada👑💎,
    #Adna👸
    #Amira👸🧜‍♀️🧜‍♀️🧜‍♀️🤟🤟🤟
    #Fathoum👸
    #zumaya👸
    🤝🤝🤝🤝🤝🤝.

  • @rowda7196
    @rowda7196 Рік тому

    5sano isla socna alx blne nadhaxyalo waxwlbna kalsoni kamuhimsan lwo mel kala jogna bes jawalka isku barney me saudi arbi🇸🇦❣asigana qadar🇶🇦❣alx kalsoni kamuhimsan

  • @fardowsaali1078
    @fardowsaali1078 Рік тому +1

    Fatma kuracsanahy jeclka wuxu imadaa gurka kabacdey💯

  • @naimamurtimaal2083
    @naimamurtimaal2083 Рік тому

    Ilmo maa naas siinoysa kulaha Adno 😂😂

  • @aminaseben9811
    @aminaseben9811 Рік тому +3

    When you get married the love is coming

    • @psycho7.7
      @psycho7.7 Рік тому

      That ain't love for sure

  • @wiilkahooyo206
    @wiilkahooyo206 Рік тому

    Fatma ila so xirir plse 🙏🙏💯💯🥰

  • @feyrouzmahad785
    @feyrouzmahad785 Рік тому

    Miina is correct

  • @hafsaali8615
    @hafsaali8615 Рік тому

    2 diinabo waa saxan tihin lkn aniga fatma wata wayo guurka kadib runta lisku dhaqa awal hada malab isku marin jirten xaqiqda arkeysan meqa jacyl isla jilay marke aqal galen kala tagy ama xanun bdn kala kulmy

  • @FatimaAbdiwahaab
    @FatimaAbdiwahaab 11 місяців тому

    ❤❤❤😂😂😂

  • @umulkheyraadan8259
    @umulkheyraadan8259 Рік тому

    Faadma io suu suu parank kuso sameey plz 🙏

  • @hamaabdi4411
    @hamaabdi4411 Рік тому +2

    Jaceylka saxda ah after guur

    • @psycho7.7
      @psycho7.7 Рік тому

      Qof aanad jecleyn ma guursan kartid 💀💯

    • @hamaabdi4411
      @hamaabdi4411 Рік тому +1

      @@psycho7.7 waxa hore waa ka helitaan lkn in si saxa leysku jeclaado ood qoofkaaga saxda uu noqdo waa after guur marka taasi waa ra'yigaaga

  • @cadnanncali4557
    @cadnanncali4557 Рік тому

    Jcelka guurka kadib wu dhamana

  • @najmacumar4140
    @najmacumar4140 Рік тому +1

    Abyo maqayad iirac io shaeaf tada oola gudhelo

  • @nawalinakorio0192
    @nawalinakorio0192 Рік тому +2

    Jacelka guurka kadib aminsanhy ani

    • @psycho7.7
      @psycho7.7 Рік тому

      Qof aanad jecleyn ma guursan kartid 💀💯

  • @faadudoabdulahifaadumo8064
    @faadudoabdulahifaadumo8064 Рік тому

    Adna 💋waan jacelahay❤ uu sheeg plz 🙏

  • @anababdisulub19
    @anababdisulub19 Рік тому +1

    Jp

  • @azuuma6776
    @azuuma6776 Рік тому

    Mina waa miskiin

  • @anababdishakur
    @anababdishakur Рік тому

    Fatma sidee uhadlee hadalky isku dardaree😅🙄

  • @caaliyacqadir6730
    @caaliyacqadir6730 Рік тому

    Guurka kadib ayu yimada jaceylka

    • @psycho7.7
      @psycho7.7 Рік тому

      Qof aanad jecleyn ma guursan kartid 💀💯

  • @aminaseben9811
    @aminaseben9811 Рік тому +1

    Before the marriage just get to know each other not really fake love love you fake

  • @naimaabduqadir9906
    @naimaabduqadir9906 Рік тому +1

    Susuu baa niga saxan wa sax ilaa 6bil qofka baro

  • @najmoshariff138
    @najmoshariff138 Рік тому +1

    Fadma ila saxan ani

  • @samiirakhadar2054
    @samiirakhadar2054 Рік тому

    Su.aal
    Sumayo madabeecad xuntahay
    Jawaab asxaabey

  • @hindasheekhcilmi
    @hindasheekhcilmi Рік тому

    Qofka wajigiisa dhabta ah waxaad baran kartaa markad markad nolol lawadaagtid

  • @hindasheekhcilmi
    @hindasheekhcilmi Рік тому

    Miina ayaa saxan

  • @Sowdahussein
    @Sowdahussein Рік тому

    Carabta waxee dhahaan الحب بعد زواج

  • @prettygirl8612
    @prettygirl8612 Рік тому

    Guurka kadibu imaanah maxa yelay qofka runtisa marki mel leysaku imado la arka

    • @psycho7.7
      @psycho7.7 Рік тому

      Qof aanad jecleyn ma guursan kartid 💀💯