QIYAAS QOFKAAN CAANKA AH || AMIRA SUSU TUUNA & FAATMA || MA FILEEN IN AY QOFKAAN QALDAYAAN BIG GAME

Поділитися
Вставка

КОМЕНТАРІ • 185

  • @ASAD.HAJIO27
    @ASAD.HAJIO27 Рік тому +43

    Hadal Afkaga ka so baxey waxaa ugu macaan saliga nabiga Muhammed SCW SCW ❤️

  • @kingalpha4183
    @kingalpha4183 Рік тому +9

    The best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muhammad ❤❤🕋🤲

  • @abdiaziizmuhammed6678
    @abdiaziizmuhammed6678 Рік тому +23

    Part 2 waxaa soo samaysaa Amiira iyo fadma iyo susu intii rabta like 👍 sara pls

  • @madiinaabdullahi9810
    @madiinaabdullahi9810 Рік тому +18

    Bishanaa waa bishiishi mowliid ee ku beegan tahay malintii radulkeena dhashty igula saliyaaa xabiibkeenaaa scw

  • @ASAD.HAJIO27
    @ASAD.HAJIO27 Рік тому +26

    The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet muhammad❤️❤️💔

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its Рік тому +16

    Illahayow Ramadan nebed nagu gaarsii 🥺🤲🕌☝❤

    • @umanajmo6684
      @umanajmo6684 Рік тому

      Amiin

    • @ruunishbeauty3220
      @ruunishbeauty3220 Рік тому

      @@umanajmo6684 walal subscribe isaar

    • @umanajmo6684
      @umanajmo6684 Рік тому

      @@ruunishbeauty3220 wan kusaray abayo anigane iso duceya bishi 9galad an ku jira inu allaha ifudeyo

    • @ruunishbeauty3220
      @ruunishbeauty3220 Рік тому

      @@umanajmo6684 Mahadsanid abayo ilahay haku fududayo wan kuso duceyna insha allah

    • @mohamedsharifa1737
      @mohamedsharifa1737 Рік тому

      Amiiin amiiin amiiin amiiin amiiin amiiin amiiin amiiin amiiin 🤲🤲🤲

  • @suhur400
    @suhur400 Рік тому +7

    Amiira ayaantaan funny waye wlhi madaxweyne hadii nafirsanesid rali ahaw kulaha🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @Hoodo121
    @Hoodo121 Рік тому +11

    Tasbiixda badiya akhiro iyo aduunba waa kulibaanaysan🧡❤💛🧡❤❤

  • @zamiiradagan5968
    @zamiiradagan5968 Рік тому +3

    The best person ever the most knowledgeable and the most shine all created prophet mohamed scw scw scw ❤❤🩸🩸

  • @naciimamacalin2609
    @naciimamacalin2609 Рік тому +3

    Waxa fiicnaan laheed inaad su aalo diini ah quraanka iswaydiisan ileen aakhiro waqtigaada wa lagu su aala

  • @safaali1579
    @safaali1579 Рік тому +8

    9:23 amiiro gabdhaha fawdada kadaa
    Dhibkiyoo qofa qosol miiran amiira 😁😂 allahdin wada xifdiyo dhamaantiin 😍

  • @amira__moha
    @amira__moha Рік тому +3

    Amiiro qofta Kaliye iga qoslisa😂😂😂

  • @somalia641
    @somalia641 Рік тому +4

    Aniga iyo adiga qoraalka aqrinnaayo illahay qabriggeenna beer beerah jannada ka mid ah illahay ha nooga dhig amiin dheh susbcireb isaar RESBECT

  • @faridaxaji6821
    @faridaxaji6821 Рік тому +2

    Masha allha tabarikllha hor usocdad abayo adan ❤❤❤❤

  • @shamsahmed5327
    @shamsahmed5327 Рік тому +5

    Wlhi adana iyo saxaaf isla markii aan sheegay iyo liicaato iyo sumeeyo 😂😂👍👍

  • @fatushR
    @fatushR Рік тому +1

    Sumeyo iyo ninkeda, fahmo facaney, adno iyo ninkeda barnamishkan wan kahele malima han wan kawarwareg sanaye ee manta wan kahele keep going my love sister 🥰❤️♥️

  • @boojadheere
    @boojadheere Рік тому +13

    keep going wll kusali nabi muxamed scw scwscwscwscwscwscwscwscwscw ✅ 🕋

  • @deqomohamudahmed2418
    @deqomohamudahmed2418 Рік тому +3

    Hal mid aan ku darsanaa qof wlbo waqtigisa hasugo thanx

  • @yasminmaow4747
    @yasminmaow4747 Рік тому +2

    WALLEE Waan fahmay adna Iyo xaajigeeda ❤❤

  • @iglanabdi3750
    @iglanabdi3750 Рік тому +2

    Wllhi sawiradaan kuli waan kahor sheegay intaan ka ahyn tuuna iyo nadiira nayruus isa soo adkeey mss amiiro

  • @bilqayrjanagale6231
    @bilqayrjanagale6231 Рік тому

    Sawirki ugu horeyay waa lii caato io xaskisa sumayo 👍👍👍oo samiira qurux
    La widiyay

  • @filsanzakaria8248
    @filsanzakaria8248 Рік тому +10

    Amiiro funny waye Wlhi raali nqo kulahaa😂

  • @Goat_zaki
    @Goat_zaki Рік тому +3

    The besst person Ever The Most Knowledge Able & The most shine all created prophet Muhamed Scw Scw ﷺﷺ💔🥺☝️

  • @osmandaad8275
    @osmandaad8275 Рік тому +4

    mashaalaah ❤

  • @naciimomaxamuud3754
    @naciimomaxamuud3754 Рік тому +2

    Masha allaah wa idin fahmay adi iyo saxaf

  • @bestrong5233
    @bestrong5233 Рік тому +1

    Amiira yaaqeey video routine nosoo gali

  • @mulkixasan5700
    @mulkixasan5700 Рік тому

    Masha Allah

  • @inaxaajicumar4010
    @inaxaajicumar4010 Рік тому +3

    Adna xabiibti wlh marnamijka hakahey 👍👍👍😂😂😂😂🥰🥰🥰🥰💖💖💖

  • @muxidiinabdi1698
    @muxidiinabdi1698 Рік тому +3

    Keep going wllshey

  • @tushleeyy
    @tushleeyy Рік тому +13

    Ilahey wuxuu yidhi ruuxii kajeesta xuskeyga waxaa usugnaan dono nolol cidhiidhi wll hakajesan xuska alle qeerka nagu saacid subscribe noosaar 🥺❤☝️

  • @munomusemunomuse7917
    @munomusemunomuse7917 Рік тому +2

    Challenge gaan amiira io fahma laaba laga bixinin🤞amiira is big funny ♥

  • @kamaljama9312
    @kamaljama9312 Рік тому +3

    Lkn abayo caawa nidaamka ku ciyartey horey usoco my sister

  • @qisas599
    @qisas599 Рік тому +2

    Somaliyey qeyr Allah idin siiye please isoo booqda

  • @haashimyare1466
    @haashimyare1466 Рік тому +1

    Adna keep going Abaayo horay usoco 🥰

  • @munoyuusuf275
    @munoyuusuf275 Рік тому +3

    Alla manoli amiira dhb bdna kulaha Baba jeey 😂😂😂😂😂

  • @idrissmohamud8193
    @idrissmohamud8193 Рік тому +1

    Xabada marada cad wato I like it smile and beauty

  • @ahsss3962
    @ahsss3962 Рік тому +2

    SAlalHu calaYhi wasalm🤍

  • @yaxaycalimaxamed7678
    @yaxaycalimaxamed7678 Рік тому

    Adna plz codsigeeya iiga soo jawaab
    Maleesiya rawaa in an imaado plz wado fudud ii sheeg daganaansho rawaa
    Baasboor iyo eedhikaar wan haystaa plz iiga soojawaab waa codsi wllkaa kaa codsaday🥺🥺🥺😭

  • @s..5631
    @s..5631 Рік тому +5

    😂😂wlhi kan saxaaf iyo adiga hore ka garty kwrn😊

  • @Dadadyyy
    @Dadadyyy Рік тому +1

    Next manaal beeldaaje ku soo dar apyoh

  • @khadijaalimahdi3975
    @khadijaalimahdi3975 Рік тому +1

    Aamiira maanta waaa kal kacsantahy

  • @dhoobeyeahmed3963
    @dhoobeyeahmed3963 Рік тому

    Wan kuwataa amiira qurux guuul

  • @mawadomaaya1612
    @mawadomaaya1612 Рік тому +4

    Abti saxaaf hoyo adna wlh sawirkoda waan fahmey 🤣🤣

  • @hanacabdishakuur756
    @hanacabdishakuur756 Рік тому

    Adi iyo saxaaf anaa tihiin mar hure aaba okaa

  • @hamdaqueen4615
    @hamdaqueen4615 Рік тому +2

    Super ❤️

  • @Shamuuri334
    @Shamuuri334 Рік тому

    asc walaalaha muslimiinta melkasta adjogtan waxan ubahanhy cawinaad please Adna walaashe qoralkeyga isojawaab

  • @zamraahmet3288
    @zamraahmet3288 Рік тому +2

    Walahy adna iyo saxaaf waan gartay waayo adna gaab🤣🤣🤣🤣🤣

  • @Sheekhaawi-
    @Sheekhaawi- Рік тому

    Md iska fadhisataan 😊

  • @ladiifoahmed5612
    @ladiifoahmed5612 Рік тому +1

    Adna qofkaa wedisid le hka jawpo hdu qofka kle jwapo qofka wedisaa uqore markska qaska dhafa amira io fatma hye dhaha😂🙏

  • @SalahAhmed-le8sp
    @SalahAhmed-le8sp Рік тому +7

    Amiira funy weeyeh wlhi 😂

  • @simansidahooyaded9049
    @simansidahooyaded9049 Рік тому +12

    Hhh alla wa fuuny walhi 😅 vidiyow yadan. 🤣🤣

  • @somalidacaayeandamaandoone254
    @somalidacaayeandamaandoone254 Рік тому +3

    In kasta oo ay hooyadod u noshay Alx dheh🥹❤️

  • @jimcaleabdimedia8619
    @jimcaleabdimedia8619 Рік тому +2

    mzha allaaaah so badi wll 1m dhawaan insha allaaaaah

  • @samiiramoha559
    @samiiramoha559 Рік тому

    Saxaf iyo adna waan gartay walhi

  • @anisomaxamed6793
    @anisomaxamed6793 Рік тому

    Wlhi ani adno iyo saxaaf wan fahmey

  • @englandmohammed6782
    @englandmohammed6782 Рік тому +2

    Wlah adna adhiga wan kukeney

  • @JackCadnaan5
    @JackCadnaan5 Рік тому +14

    Keep going sister ❤❤❤

  • @azmiqurux2657
    @azmiqurux2657 Рік тому +4

    Adna wakusalmey abayo mcn

  • @hazbevibing3066
    @hazbevibing3066 Рік тому +3

    Maasha allaha 🥰🥰🥰👍🤣🤣🤣

  • @mahamedcade4601
    @mahamedcade4601 Рік тому

    Yes amiro❤❤❤

  • @kingxasuuni4237
    @kingxasuuni4237 Рік тому

    Asc adna

  • @hibodeeq4789
    @hibodeeq4789 Рік тому

    Keep going adna

  • @abdiseed3363
    @abdiseed3363 Рік тому +1

    Fanan dhan ma aqan 😂😂😂😂 wa haray

  • @najmonajmo7131
    @najmonajmo7131 Рік тому

    Walhi wan qayaseye intee adana tusina kiina ino yahaye saxafakasaye

  • @shamisali9959
    @shamisali9959 Рік тому

    Wlhi sawirka saxaaf iyo adno horaaba ka fahmay kawaran tintiisa aaan dareemay iyo qaab u utaaganyahay saxaaf

  • @yurubsaalax6253
    @yurubsaalax6253 Рік тому

    Wlhi adno io saxaaf wan garty

  • @bilqayrjanagale6231
    @bilqayrjanagale6231 Рік тому

    Alla masakiino waye waa Adno io xajigeda

  • @fartuunchannel111
    @fartuunchannel111 Рік тому

    Nadira yutub wey ledahy

  • @fartunerelaxationmotivatio3148

    Guuur amiira qurux

  • @msscanada7795
    @msscanada7795 Рік тому

    babjey amir sey udhdei funyy we😅😅

  • @itssabiriina9056
    @itssabiriina9056 Рік тому +2

    Ala amiira dhib bdnaa wlhi qosol u dhintah 🤣🤣🤣🤣🤣

  • @UmuAmiira102
    @UmuAmiira102 Рік тому

    Ck iyo sumaya lii cato 😅

  • @yussufhassan7629
    @yussufhassan7629 Рік тому

    M.a team keyga🖤🖤🖤🖤💕💕💕💕

  • @OsmaanDuurow-uo7ku
    @OsmaanDuurow-uo7ku Рік тому

    Wan fahmey Iny saxf io adno ay yihin

  • @HuutHuut-nr5ub
    @HuutHuut-nr5ub 11 місяців тому +1

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @rashkabinrashka3640
    @rashkabinrashka3640 Рік тому

    Asc wllsha

  • @fatximahamed5478
    @fatximahamed5478 Рік тому

    So badi qalbi adna

  • @OsmaanDuurow-uo7ku
    @OsmaanDuurow-uo7ku Рік тому

    ❤❤

  • @najmonajmo7131
    @najmonajmo7131 Рік тому

    Nosobadi atano bliz abyo mcnto

  • @mutaascabdi1628
    @mutaascabdi1628 Рік тому

    Vedio waa ok lkn wetigiisa ha dhameysto qofku

  • @aayishaabdow3856
    @aayishaabdow3856 Рік тому

    Hhh san u fahamay adan iyo saxafi

  • @fahmoqandac9457
    @fahmoqandac9457 Рік тому

    Lii caato iyo Sumayo miyaad garan weyseen

  • @hassanyare7128
    @hassanyare7128 Рік тому

    1 Sumeyo io lii caato🥺

  • @tasfayehomerchigma1822
    @tasfayehomerchigma1822 Рік тому

    Beutifull girls

  • @rahmaaliomar6137
    @rahmaaliomar6137 Рік тому

    Ani saxaf iyo adna wan gartay

  • @abdikarinmukatar4533
    @abdikarinmukatar4533 Рік тому

    Kkkk adna maa nuskiilo basta ah

  • @JackCaddnan
    @JackCaddnan Рік тому

    Masha'allah

  • @bazramahamed1076
    @bazramahamed1076 Рік тому

    Adno io saxaf wan shaga io fahmo ficn

  • @lielaosman8710
    @lielaosman8710 Рік тому

    Adna iyo saxaaf ani wa shege inta so bandhigin

  • @abdiseed3363
    @abdiseed3363 Рік тому

    Madaxwenaha xasan shkh

  • @azhaapd
    @azhaapd Рік тому

    *FURSAD SHAQO OO DAHABI AH :-*
    1. Ma tahay qof bilaa shaqo ah ?
    2. Ma tahay qof ku daalay sidii uu shaqo u qalanta u heli lahaa ?
    3. Ma tahay qof Meesha uu ka shaqeeya wakhti badan ka qaadato
    4. Ma doonysaa inad ka xorowdo dhibaatada ay leedahay shaqaalnimadu ?
    5. Ma doonysaa inad wakhtigaaga xor u noqatid oo xili kasta oo aad wakhti hesho aad shaqaysan karto
    Iyada oo aan cidna ku xakaminin?
    6. Ma doonysa inad noloshaada shaqsiga ah iyo ta qoskiinaba aad horumar weyn gaadhsiiso ?
    7. Ma Rabta inad kortdhisid dakhligaaga lagaceed ?
    8.ma doonaysa inay hesho laba dakhli oo kala ah lacag isbuuc kaste ah iyo lacag bilkaste ah ?
    *WAXYAALAHA AAN LAGA DOONIN SHAQADAN* :
    1. AQOON AMA SHAHAADO
    2. DAMIIN NOOC KASTE OO UU YAHAY
    3.MESHA AAD JOOGTANA KUMA XIDHNA SHAQADU
    Dhamaan su,aalaha aan kor ku so sheegay hadii aad haa kaga jawaabtay *FADLAN* nagala so xidhiidh whatsap number +252 61 2537343 #guusha_sooraac

  • @hibodeeq4789
    @hibodeeq4789 Рік тому

    M.a

  • @mounaosman1751
    @mounaosman1751 Рік тому

    Adan iyo saxfa

  • @xamdimaxamedcali4214
    @xamdimaxamedcali4214 Рік тому

    Gabadhaaan Cusub yaawaaye😂

  • @zulekhamohamed1274
    @zulekhamohamed1274 Рік тому

    Wllhi anu wn grty adna io saxaf

  • @mahamedcade4601
    @mahamedcade4601 Рік тому

    Amiro wan kuwata

  • @sacadyuusuf5701
    @sacadyuusuf5701 Рік тому +1

    Amira guul

  • @Xamdaay
    @Xamdaay Рік тому +1

    Walhi adna iyo saxaaf kowdi horaba shegaY🤣

  • @rayaanahmed
    @rayaanahmed Рік тому +1

    Ifka lagu yahay walal😭
    Wan idin baryaa walalayaal i caawiya 12k i gaadhsiiya fadlan fadlan 😭😭🙏

  • @mohamedabbas9223
    @mohamedabbas9223 Рік тому

    Asc