Shaakiile Media
Shaakiile Media
  • 138
  • 1 068 284
SAYID CALI OO TOOGASHO LAGU XUKUMAY| MAXKAMADDA SARE OO GO'AAN SOO SAARTAY.
Maxkamadda sare ee dalka ayaa sheegtay in ay diiday Rafcaanka ay kasoo qaateen Qareenadda eedeysane Sayid Cali Macalim Daa'uud xukunkii Dilka toogashada ahaa ee Maxkamadda Rafcaanka gobolka Banaadir hore ugu soo xukuntay.
Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee dalka Garyaqaan Baashe Yuusuf Axmed ayaa aqriyay go'aanka Maxkamadda sare ee dalka.
#subscribe #shaakiile_media
Переглядів: 2 326

Відео

XUSKA MOWLIIDKA NABIGA SCW MAXAY CULIMADU KA DHAHEEN
Переглядів 78 тис.Місяць тому
Xuska Dhalashada Nabiga SCW maxay Culimadu ka yiraahdeen #subscribe #shaakiile_media
MUQDISHO AYAA KA AMNI BADAN NEW YORK - SHEEKH MUSTAFE
Переглядів 3042 місяці тому
"Muqdisho ayaa ka amni badan New York" Sheekh Mustafe. #subscribe #shaakiile_media
DEGDEG: Ciidanka Badda Soomaaliyeed oo heegan la geliyey.
Переглядів 6159 місяців тому
Ciidanka Badda Soomaaliyeed oo heegan la geliyey. #subscribe #shaakiile_media
ABIIYOW WAR LA'IDAA - HEES DIGNIIN AH OO KU SOCOTA ITOOBIYA
Переглядів 3529 місяців тому
Talisyahow wareersani war la'idaa, Abiiyow war la'idaa. #subscribe #shaakiile_media
SOOMAALIDU QAB IYO KIBIR MARNA QAADAN MEYSEE
Переглядів 1609 місяців тому
SOOMAALIDU QAB IYO KIBIR MARNA QAADAN MEYSEE
ANNAGU DIIDNAYEE OGOOW - SAFIYO TUSMO
Переглядів 13 тис.9 місяців тому
ANNAGU DIIDNAYEE OGOOW - SAFIYO TUSMO #subscribe #shaakiile_media
Raysal wasaare Xamse oo ka sheekeeyey Xaaskiisa siday isku barteen
Переглядів 18710 місяців тому
Raysal wasaare Xamse oo ka sheekeeyey Xaaskiisa siday isku barteen #subscribe #shaakiile_media
Shacabka Kismaayo oo si adag uga hadlay xasuuqa Falastiin
Переглядів 56Рік тому
Shacabka Kismaayo oo si adag uga hadlay xasuuqa Falastiin #subscribe #shaakiile_media
Jubbaland oo gacanta ku soo dhigtay Rag Alshabaab ka iibsaday Gaari uu lahaa Wasiir
Переглядів 47Рік тому
Jubbaland oo gacanta ku soo dhigtay labo Nin oo AS ka iibsaday Gaari uu lahaa Wasiir ka tirsan Jubbaland. #subscribe #shaakiile_media
Sheekh Mustafe oo si adag uga hadlay qadiyadda Falastiin
Переглядів 772Рік тому
Sheekh Mustafe oo si adag uga hadlay qadiyadda Falastiin. #subscribe #shaakiile_media
Khamiiskii Nabi Muxamed SCW halka uu yaalo iyo Qoyska gacanta ku haya.
Переглядів 37Рік тому
Khamiiskii Nabi Muxamed SCW halka uu yaalo iyo Qoyska gacanta ku haya maxaad ka ogtahay?
Culimada maxay ka yiraahdeen xuska dhalashada Nabiga SCW
Переглядів 4,5 тис.Рік тому
Culimada maxay ka yiraahdeen xuska dhalashada Nabiga SCW. #subscribe #shaakiile_media
Madaxweynaha Jubbaland oo farriin adag u diray Mucaaradka Nairobi fadhiya.
Переглядів 91Рік тому
Madaxweynaha Jubbaland oo farriin adag u diray Mucaaradka Nairobi fadhiya.
KISMAAYO SIDA AY U EKAAN DOONTO MUSTAQBALKA DHOW
Переглядів 53Рік тому
KISMAAYO SIDA AY U EKAAN DOONTO MUSTAQBALKA DHOW
Madaxweynaha Jubbaland oo u goodiyey Golihiisa Wasiirada
Переглядів 373Рік тому
Madaxweynaha Jubbaland oo u goodiyey Golihiisa Wasiirada
Waa sidee xaaladda Sheekh Umal oo laga faafiyey inuu xanuusanayo
Переглядів 2 тис.Рік тому
Waa sidee xaaladda Sheekh Umal oo laga faafiyey inuu xanuusanayo
Kismaayo oo si weyn looga dabaaldegay guusha SSC-Khaatumo.
Переглядів 527Рік тому
Kismaayo oo si weyn looga dabaaldegay guusha SSC-Khaatumo.
MUXIYADIIN SHAAHID - DHAANTO CUSUB CIIDANKA JUBBALAND 2023
Переглядів 1,1 тис.Рік тому
MUXIYADIIN SHAAHID - DHAANTO CUSUB CIIDANKA JUBBALAND 2023
Kismaayo oo si weyn looga soo dhaweeyey maamulka cusub ee SSC-Khaatumo
Переглядів 110Рік тому
Kismaayo oo si weyn looga soo dhaweeyey maamulka cusub ee SSC-Khaatumo
Booliska Kismaayo oo soo qabtay gabadh shaqaale ah oo dishay Cunug 3 bil dhalan
Переглядів 1,5 тис.Рік тому
Booliska Kismaayo oo soo qabtay gabadh shaqaale ah oo dishay Cunug 3 bil dhalan
Waa tuma fanaanadii abaalka u gashay Soomaalida ee shalay geeriyootay.
Переглядів 457Рік тому
Waa tuma fanaanadii abaalka u gashay Soomaalida ee shalay geeriyootay.
DHAANTO| JUBBALAND WAY DHAQAAQDAY OFICCIAL MUSIC VIDEO 2023
Переглядів 39 тис.Рік тому
DHAANTO| JUBBALAND WAY DHAQAAQDAY OFICCIAL MUSIC VIDEO 2023
Dardaaran qiimo badan oo ku socda Ciidanka Soomaaliyeed - Taliye Carab Dheeg
Переглядів 2 тис.Рік тому
Dardaaran qiimo badan oo ku socda Ciidanka Soomaaliyeed - Taliye Carab Dheeg
DHAANTO XAGAR| FANAANKA CABDI BAAG - OFFICIAL MUSIC 2023
Переглядів 40 тис.Рік тому
DHAANTO XAGAR| FANAANKA CABDI BAAG - OFFICIAL MUSIC 2023
Madaxweynaha Jubbaland oo si adag uga hadlay dagaalka Laascaanood farriina u diray Muuse Biixi
Переглядів 86Рік тому
Madaxweynaha Jubbaland oo si adag uga hadlay dagaalka Laascaanood farriina u diray Muuse Biixi
Booliska Boosaaso oo soo qabtay Rag u hanjabay qoys Soomaaliyeed
Переглядів 94Рік тому
Booliska Boosaaso oo soo qabtay Rag u hanjabay qoys Soomaaliyeed
KISMAAYO - Muuqaalkii ugu quruxda badnaa ee laga duubo 2023
Переглядів 5 тис.Рік тому
KISMAAYO - Muuqaalkii ugu quruxda badnaa ee laga duubo 2023
Madaxweynaha Jubbaland oo si adag uga hadlay jarista dhirta.
Переглядів 88Рік тому
Madaxweynaha Jubbaland oo si adag uga hadlay jarista dhirta.
Ha seexanin adigoo aan sameynin 4 waxyaabood
Переглядів 119Рік тому
Ha seexanin adigoo aan sameynin 4 waxyaabood

КОМЕНТАРІ

  • @abdirahmanali995
    @abdirahmanali995 3 дні тому

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw 💓♥❤♥❤ ♥ ❤

  • @DahirCabdi-c6p
    @DahirCabdi-c6p 7 днів тому

    Guul birjeex❤❤

  • @MahamedHassen-q8x
    @MahamedHassen-q8x 8 днів тому

    Mnsha allah

  • @AbuukarCabdi-g3c
    @AbuukarCabdi-g3c 10 днів тому

    Ciidanka.lacagta.unabad.gali.masiibo.kuugu dhacday

  • @JaamacYoonis-d7n
    @JaamacYoonis-d7n 14 днів тому

    Quedgeley

  • @Seynab-c9h
    @Seynab-c9h 16 днів тому

    Wahaabiyiinta Mar dhow waxay na dhihi doonaan ALLAH ma jiro

  • @143-k1d
    @143-k1d 17 днів тому

    wahaabi ibnu teymiya aa xustaan nabiga c/s/w waaka soo horjeedaan in la weyneeyo waalaga soo taagay beentii iyo quraafaad kii wahaabiyada dadka u sheegi jirtay islii nairobi wixii ka dhacay waala arkay mowliidka nabiga c/s/w wadooyinkii islii dhan aala wada xiray si umadda u weyneyso xuska nabi mohamedd c/s/w godkiina aa biyo niigu soo galay 2 sano kadibna idinkoo mowliidka jooga waala arkaa insha-allah oo dhahaya hala weyneeyo ileen qabdaraas kii woo dhamaaday

  • @143-k1d
    @143-k1d 17 днів тому

    mowliid ka caalimul islaam dhan aalaga dhigaa cid dood ka qabta aan wahabai aheyn lama arag

  • @143-k1d
    @143-k1d 17 днів тому

    mustafa haaruun waxaa tahay waa naqaan nabi c/s/w ma jeclid wahabai diinta qabdaraas ahaan usoo qaatay aa tahay

  • @143-k1d
    @143-k1d 17 днів тому

    sheekh usuuli runtaa ka hadashay wahaabi diin malaha waa dad qandaraas diinta kusoo qaatay

  • @143-k1d
    @143-k1d 17 днів тому

    sheekh abdi xayi allaha ku xafido waxaa tahay qof nabigiisa c/s/w jecel

  • @143-k1d
    @143-k1d 17 днів тому

    wahaabi waa jaahiliin nabiga c/s/w neceb aroosyada kama hadlaan iyo xafladaha la dhigo

  • @Fartun-r8p
    @Fartun-r8p 17 днів тому

    ❤❤❤❤❤❤❤🤴🏽🤴🏽🤴🏽🤴🏽

  • @AbdiwelMohaa
    @AbdiwelMohaa 23 дні тому

    ❤❤❤scw scw scw scw Scw scw scw scw scw scw Scw scw scw scw scw scw

  • @FaraxCabdicali-c6s
    @FaraxCabdicali-c6s 24 дні тому

    Scwscw scwscw scw scw scwscw scw ❤

  • @fadhegutaale2300
    @fadhegutaale2300 24 дні тому

    Nacalad baa idinku taal markey afkooda ka dheheen maalin walba Nabiga xusa ayey isla markii buriyeen oo dheheen 12da maya Waayehee sheega diinta iyo kitaabka diideyaalintaas oo nabigu Uu soon ku xusay oo uu yiri هذا يوم ولت ويوم انزل علب War gaalayahay juhaladaa oo quraanka beeniyeen sow nabi ciise Ma xusin dhalashadiisii iyo dhimashadiisii iyo soo bixintiisa Qiyaamada oo ma dhihin وسلاام علي يوم ولدت يوم اموت ويوم اموت حيا Sows ilaahey kuma dhihinin nabigeenna فبهداهم اقتده Oo ah ku dayo anbiyadii kaa horreysey waxaas oo dhan waad ogtihiin waan beeniseen waxaad Ku bedelateen sandareertada Yuhuudda iyo nasaarada oo wahaabiyadu khaadumka ka tahay قال الله تعالي افتومنون ببعض وتكفرون ببعض

  • @DrmukhtaarYousuf
    @DrmukhtaarYousuf 25 днів тому

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @XasamMadaxey
    @XasamMadaxey 25 днів тому

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @IbrahimHasan-l8b
    @IbrahimHasan-l8b 25 днів тому

    Salalahahu calayeiwasalam

  • @NourAbdimoha
    @NourAbdimoha 26 днів тому

    Taliye carab dheeg xafidulaah

  • @ismDirir
    @ismDirir 26 днів тому

    اشهد ان لا اءله اءلا الله و حده لا شريك له و اشهد ان محمد عبده و ر سوله🎉 سبحانك اللهم و بحمدك اشهد ان لا اءله اءلا انت استغفرك و توب اءليك🎉🎉

  • @AbdiwahaabJiirow
    @AbdiwahaabJiirow 27 днів тому

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @Abdikadirahamed
    @Abdikadirahamed 27 днів тому

    كلا نفهم من كلامك انك تجوز الإحتفال وأين دليلك هات بالدليل والحجة

  • @Roland-m2l
    @Roland-m2l 28 днів тому

    Scw sheeq usuuli mas'alada wuu cadeeyay.wahabiyada kale sida umal ookale xaqa alaha fahansiyo.

  • @NuroWehliye
    @NuroWehliye 28 днів тому

    Wareeriso Ala idinkuxir yaay ayagoo bidcaah waa ninayaan waa su al ee ma ayagaa qarazhka bixiyah

  • @MOHAMEDALI-zd1eh
    @MOHAMEDALI-zd1eh 28 днів тому

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ♥️♥️ ♥️💕💓💞💖

  • @MohamudDahir-du7jt
    @MohamudDahir-du7jt Місяць тому

    Cismaan Usuuli Diinta inaad barataa kuu wanaagsan inta ka horreysa inaad aamustaa kuu wanagsan dhibka ku haysta wax aanad aqoonin baad dabaalanaysaa

  • @Nuuradiin-o4o
    @Nuuradiin-o4o Місяць тому

    mustafe waa wahaabi

  • @abdihirsi5406
    @abdihirsi5406 Місяць тому

    Saw saw saw

  • @hassanmohammed4015
    @hassanmohammed4015 Місяць тому

    Sheekhow hadiicaqligiinu yaryahay ha odhan cilmigiinu yaryahay dhe

  • @Jamaalaxmed449
    @Jamaalaxmed449 Місяць тому

    Salalahu Caleyhi Wasalam

  • @AbdicasisTahlil-hk1uh
    @AbdicasisTahlil-hk1uh Місяць тому

    ❤😂😂😂😂 0:09 😂😂🎉😢😅

  • @AbdicasisTahlil-hk1uh
    @AbdicasisTahlil-hk1uh Місяць тому

    Culinary maha Waa xaasidiin aan rabin dad ka in labaro rasuulkacsw swoons malaha cami miyaa culinary dalka

  • @SalwaNasirOsman
    @SalwaNasirOsman Місяць тому

    Maashaa Allah

  • @aminaabdullahi7787
    @aminaabdullahi7787 Місяць тому

    Scw scw scw scw

  • @SahraAbdi-w2p
    @SahraAbdi-w2p Місяць тому

    Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw

  • @SahraAbdi-w2p
    @SahraAbdi-w2p Місяць тому

    Scw.

  • @FarxaanaxmeddhuuxDhuux
    @FarxaanaxmeddhuuxDhuux Місяць тому

    Waxaa mushkila dadka la xintamaaya rasuulka scw ee ka maseeraaya Jcylkiisa Waa kuwa naarta loogu B9shaareyey

  • @FarxaanaxmeddhuuxDhuux
    @FarxaanaxmeddhuuxDhuux Місяць тому

    War neboga scw maalin kasta waa lagu saliyaa Waana la weyneeyaa Bisha uu dhashayna Waa kulan jamaaac in Loo farxo Lkn dadkaan qalbadu ay jabto oo ka naxa maalinta farxada Waa inta habaarka qabto iyo caasiyaasha ah ee naarta lagu bishaareeyey

  • @YuusufJeeri-tv2tm
    @YuusufJeeri-tv2tm Місяць тому

    Nabiga waxa looixtifalayo isagii dhintay nabiga csw hadii looixtifalayo waa in lailaaliyo waxyalaha looarko munkar

  • @mubarigyusufawed7075
    @mubarigyusufawed7075 Місяць тому

    Beenawaasiin wahaabiya nebigu scw sowkii xusayee isniinta soomayay

  • @UbaxAbdi-z8v
    @UbaxAbdi-z8v Місяць тому

    Scwscwscw

  • @InaIsse-lw3ps
    @InaIsse-lw3ps Місяць тому

    M.a

  • @dr.mohamedluu4907
    @dr.mohamedluu4907 Місяць тому

    Maalinti nabiga uu dhashay nabiga ma xusin run miyaa ?

  • @munacabdiyusuf5472
    @munacabdiyusuf5472 Місяць тому

    Salalaahu calayhil wasalam salalaahu calayhil wasalam salalaahu calayhil wasalam salalaahu calayhil wasalam salalaahu calayhil wasalam ♥️💐🏵️💐💐💐💐❤🎉

  • @muzhdhool2353
    @muzhdhool2353 Місяць тому

    Maxaa idinka idin daba dhigay xuska dhalashada xabiibulaah scw

  • @muzhdhool2353
    @muzhdhool2353 Місяць тому

    Nabi muxamed salallahu calayhi wasalam waanu xusaynaa intanu aduunka kor joogno sikin walba wanu ku Salina wanu jeceknahy

  • @muzhdhool2353
    @muzhdhool2353 Місяць тому

    Salallahu calayhi wasalam ❤ ♥

  • @AhmedDjib
    @AhmedDjib Місяць тому

    Scm scmscmscm❤❤scm

  • @AbdinasirYusufcise
    @AbdinasirYusufcise Місяць тому

    War yaa ilaahey iyo rasuulkiisa yaqaan maxaa ku dhacay culuma ku sheegtaan. Kuyeshirki. Sharkugu dhacday. Mey wax kale ka hadlaan sanad walba ma joogtaa adeer yaalow haysta tiina. Noo daaya teena. Naguma qasbi kartiin. Qandaraaskaad soo qaadateen waxka daranaa yaala ka hadla. Waxbaa idinka si ah ujeeda kalaad leedihiin. Adeer dhamaan ehelkii rasuulka waan xuseynaa ee. Ismarjiya sakiina liqa