Розмір відео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показувати елементи керування програвачем
Автоматичне відтворення
Автоповтор
DEG DEG Khilaaf Cusub Khaatumo iyo Puntland Dagaal KULUL 👇ua-cam.com/video/Wiv9MbelDC8/v-deo.htmlsi=JEczGBJajiObmnua-cam.com/video/Wiv9MbelDC8/v-deo.htmlsi=JEczGBJajiObmnVM
Sallahu caleeyhi wasaallam Sallahu caleeyhi wasaallam Sallahu caleeyhi wasaallam Sallahu caleeyhi wasaallam Sallahu caleeyhi wasaallam Sallahu caleeyhi wasaallam Sallahu caleeyhi wasaallam Sallahu caleeyhi wasaallam
Waa waajib in lagu farxaa nabi maxamed
Kuwaan sufiyada ah waasida gaalada oo xusta nebi Cise sanadki halmar xusta, hoyadod sanadki halmalin ayey xusan oo xasustaan, sufiyaduna hadey dhimato sanadki halmalin ayey xusan iyo qofkasta oo dhinta sida nalinta aabaha, malinta jaceylka waxwalba waa halmar sanadkii marka maxey kukala duwanyihin. Waa yaab.
Wax gaalnimo ladhaho majirto ee shibil tafsiirka ayuu qaloociyey waa nuuc taxriifka kamida
Bidco Subxaan allaah Bismillaahi Rarxmaniraxiim Jaahiliin Rasuulkeena dhalashoMasamaysan hilb iyo xoolo laqashoKeliya sixiroolyaal suufi beentaKadaaya daaya diinta
Saxwaye 😂waxbanaaneen eedhahayan weebanan yihiin 😅
Sheikh umal Allah haku barakeeyo diinta ayaad noo cadaysay
War nabiga scw wuxu katagay diin dhamaystiran alxm midkan jeebkiisa kalasoo baxay
Soomoow aqoon xitaa umalahan diinta wuuisdeecsanaa
inoobanaaneen waaye saxda sababtoah nabikeenaba makasooarorin
Quraafada mowliidka ku qaraabta
War suufiyadu bishaan mowliid ayey xoogaa lacaga aruursadeene haladaayo waxaanse layaabanahay xoolaha ay nabi muxamed u aruurinayaan maxay ula jeedaan maxaayeelay nabigeenu isagoo nool ayuusanba sadaqada qaadanjirine ma markuu dhintayow sadaqo qaadanayaan
Suufiyo waa mushrikiin qubuuraha caabuda mawliidka kaliya laguma haysto
Mash Allah wahabinta waasax soofiyaasha washirki kasaabax
Ma ogaa nabigu
😂❤😂🎉😢😮😅😊❤❤❤❤😂😂😂😂
Suufiyadu waa shiico qarsoon
Cabdi xey ma waxaad rabtaa in laga aamusa xaqa markastooy soocliyaan bidcada xaqa ayaa loogacilin
Gaaladaan waxay dhahayaan mowliidku waa bidco oo naigu Ma ogeyn waayehee ayaga qudhooda wahaabiyo nìmadoodaTakfiirnimadooda iyo diidmadoodaMowliidka iyo islaamka iyo munaafiqiinta shaqadooda
SCW SCW SCW
Waar caydu way reeban tahey, xujo keen qofkastow
Sxb xaqa qofkii radiya wuu hela lkn qofkii meel ku dhag ah ayaa daran naftiisuna dhibay hadey ogal yihiin aan dodno weey wacnaan leheeyd
shiiq waalan mayimid
War waxan uu qudhunku na dhex galiyay culumaanu dhageysaneynaye
Wchc ❤dufie9
Wahaabiyada xumad baa disha bisha mawliid csw csw csw yaa wahaabi wax kamaqli horta ama qaylya ama cabaada dhalasha nabiga csw csw csw lajoojin maayo intay nafi nagu jirto
Aniga kulama yaabani lkn waxan layaabanahay jahliga aad kusii socoto alaha nahanuuniyo
Wahaabiyo.ictisaam.shabaab.alitikhaad.alqaacida.daacish.waa.khawaarii.gaalo.u.adeego..weeyaan.haku.khatalmina.umal.shibli.xasan..kuwala.yidhaahdo.waa.kuwa.uguxaaransan.halalaayo
Sheydaan iyo kuwa ka naxa xuska nebuyulaahiMaxamed we ka naxaayaan qalboga ayey gaalo ka yhin
Gaalkaan wuxuu ka caravan yahayIn la ammaano nabiga iyo aalkiisaنقول بما قال الله مثلك مت بغيظك
Gaal miyaa tiri suufiyo oo mushrikiin ah ayaa gaalo uga dhaw
Umusha iyo shibil shaydaan waa yuutayuubaro dhadhamaraadis ah OO meel kadhaca badan waana badow
Noo Caay
@@hassanabdirahman2959 Adiguna umada ilaahey Nabad geliRasuulkena SCW caylahi salaatu wasalaam wuxuu yiri qofkiiCarabkiisa iyo gacantiisaDdka ilaahey Kanabad galaanJanaduu gelayaa muslimiinta Nabadliya beenta qurafadakaIyo sixiroolenimada kadaaya ddka
Hasan abdi rahman dhaqan islam ma aha caydu hadad waxtaqano ken sheikh umal iyo shekh shibli waxay kahadlayan wa xadis iyo dalil waxay uhayane lkn adigu qof xanunsan ayad tahay
Argagaxiso.wahaabiyo.cididooni.mayso.miyaa..haladiido.halagasaaro.wadanka.dhiig.miiratada
Waa mashruuc sacuudiga ayey lacag u ga qaataan inay moowliidka nabiga inay ku sheegaan bidco iyo shirki. ha is daalina somaliya weligeed mowliidka waynu xuseeynaa. Shabaab=salad=wahaabi=ictisaam😮
DEG DEG Khilaaf Cusub Khaatumo iyo Puntland Dagaal KULUL 👇
ua-cam.com/video/Wiv9MbelDC8/v-deo.htmlsi=JEczGBJajiObmn
ua-cam.com/video/Wiv9MbelDC8/v-deo.htmlsi=JEczGBJajiObmnVM
Sallahu caleeyhi wasaallam Sallahu caleeyhi wasaallam Sallahu caleeyhi wasaallam Sallahu caleeyhi wasaallam Sallahu caleeyhi wasaallam Sallahu caleeyhi wasaallam Sallahu caleeyhi wasaallam Sallahu caleeyhi wasaallam
Waa waajib in lagu farxaa nabi maxamed
Kuwaan sufiyada ah waasida gaalada oo xusta nebi Cise sanadki halmar xusta, hoyadod sanadki halmalin ayey xusan oo xasustaan, sufiyaduna hadey dhimato sanadki halmalin ayey xusan iyo qofkasta oo dhinta sida nalinta aabaha, malinta jaceylka waxwalba waa halmar sanadkii marka maxey kukala duwanyihin. Waa yaab.
Wax gaalnimo ladhaho majirto ee shibil tafsiirka ayuu qaloociyey waa nuuc taxriifka kamida
Bidco Subxaan allaah Bismillaahi Rarxmaniraxiim
Jaahiliin Rasuulkeena dhalasho
Masamaysan hilb iyo xoolo laqasho
Keliya sixiroolyaal suufi beenta
Kadaaya daaya diinta
Saxwaye 😂waxbanaaneen eedhahayan weebanan yihiin 😅
Sheikh umal Allah haku barakeeyo diinta ayaad noo cadaysay
War nabiga scw wuxu katagay diin dhamaystiran alxm midkan jeebkiisa kalasoo baxay
Soomoow aqoon xitaa umalahan diinta wuuisdeecsanaa
inoobanaaneen waaye saxda sababtoah nabikeenaba makasooarorin
Quraafada mowliidka ku qaraabta
War suufiyadu bishaan mowliid ayey xoogaa lacaga aruursadeene haladaayo waxaanse layaabanahay xoolaha ay nabi muxamed u aruurinayaan maxay ula jeedaan maxaayeelay nabigeenu isagoo nool ayuusanba sadaqada qaadanjirine ma markuu dhintayow sadaqo qaadanayaan
Suufiyo waa mushrikiin qubuuraha caabuda mawliidka kaliya laguma haysto
Mash Allah wahabinta waasax soofiyaasha washirki kasaabax
Ma ogaa nabigu
😂❤😂🎉😢😮😅😊❤❤❤❤😂😂😂😂
Suufiyadu waa shiico qarsoon
Cabdi xey ma waxaad rabtaa in laga aamusa xaqa markastooy soocliyaan bidcada xaqa ayaa loogacilin
Gaaladaan waxay dhahayaan mowliidku waa bidco oo naigu
Ma ogeyn waayehee ayaga qudhooda wahaabiyo nìmadooda
Takfiirnimadooda iyo diidmadooda
Mowliidka iyo islaamka iyo munaafiqiinta shaqadooda
SCW SCW SCW
Waar caydu way reeban tahey, xujo keen qofkastow
Sxb xaqa qofkii radiya wuu hela lkn qofkii meel ku dhag ah ayaa daran naftiisuna dhibay hadey ogal yihiin aan dodno weey wacnaan leheeyd
shiiq waalan mayimid
War waxan uu qudhunku na dhex galiyay culumaanu dhageysaneynaye
Wchc ❤dufie9
Wahaabiyada xumad baa disha bisha mawliid csw csw csw yaa wahaabi wax kamaqli horta ama qaylya ama cabaada dhalasha nabiga csw csw csw lajoojin maayo intay nafi nagu jirto
Aniga kulama yaabani lkn waxan layaabanahay jahliga aad kusii socoto alaha nahanuuniyo
Wahaabiyo.ictisaam.shabaab.alitikhaad.alqaacida.daacish.waa.khawaarii.gaalo.u.adeego..weeyaan.haku.khatalmina.umal.shibli.xasan..kuwala.yidhaahdo.waa.kuwa.uguxaaransan.halalaayo
Sheydaan iyo kuwa ka naxa xuska nebuyulaahi
Maxamed we ka naxaayaan qalboga ayey gaalo ka yhin
Gaalkaan wuxuu ka caravan yahay
In la ammaano nabiga iyo aalkiisa
نقول بما قال الله مثلك مت بغيظك
Gaal miyaa tiri suufiyo oo mushrikiin ah ayaa gaalo uga dhaw
Umusha iyo shibil shaydaan waa yuutayuubaro dhadhamaraadis ah OO meel kadhaca badan waana badow
Noo Caay
@@hassanabdirahman2959
Adiguna umada ilaahey Nabad geli
Rasuulkena SCW caylahi salaatu wasalaam wuxuu yiri qofkii
Carabkiisa iyo gacantiisa
Ddka ilaahey Kanabad galaan
Janaduu gelayaa muslimiinta Nabadliya beenta qurafadaka
Iyo sixiroolenimada kadaaya ddka