MAAYAR MOOGE HADALKAN WEYN MUXUU ULA JEEDAA SI FUDUD KU TAAJIR?

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 5 жов 2022
  • MAAYAR MOOGE HADALKAN WEYN MUXUU ULA JEEDAA SI FUDUD KU TAAJIR? SIYAASI SOAMLI KU FAHAMTAYE OGOW
    Join this channel to get access to perks:
    / @dulmidiid
    FOLLOW DULMI DIID CHANNEL FOR RELIGIOUS TEACHINGS, REACTION VIDEOS, SOMALI PUBLIC FIGURE INTERVIEWS, THE LATEST NEWS AROUND THE WORLD, DIFFERENT STORIES, PRAYERS AND THE EMPOWERMENT OF SOMALI YOUTH
    IF YOU WANT TO TALK TO THE SHEIKH JOIN THE CHANNEL AND BECOME A MEMBER WHICH GIVES YOU ACCESS TO HIS NUMBER AND MANY OTHER PERKS
    SHARE WITH YOUR FRIENDS AND FAMILY ALL VIDEOS AND CONTENT WHICH CAUGHT YOUR INTEREST AND SPREAD THE GOOD MESSAGE MAY ALLAH REWARD YOU AND THEM AMIIN
    #ShMaxamedDulmiDiid
    FOR FURTHER BUSINESS INQUIRIES CONTACT THE SHEIKH THROUGH HIS EMAIL
    Dulmidiidchannel@gmail.com
    DULMI DIID CHANNEL KALA SOCO DIIN, MAADI, WACYI GALIN BULSHO, REACTION WAAQICEENA KUSAABSAN, QISO, DUCO, TAAGEERADA SHACABKEENA TABAALEYSAN & GUUD AHAAN DANTA SOOMAALI MEEL WALBEY JOOGAAN DAL IYO DIBADBA,
    HADAAD DOONEYSO INAAD SHEEKHA LA HADASHO JOINKA KORE KU DHUFO KUNA SOO BIIR HALKAASAAD NUMBERKIISA KA HELEYSAA
    BARNAAMIJKA AAD KA HESHO LA WADAAG WALAALAHA KALE ALLAH HAKAA DHOWRO SHAR & SHEYDAAN ADIGA & INTAAD JECESHAHAY. AAMIIN
    #ShMaxamedDulmiDiid
    WIXII TALLO IYO TUSAALE AHNA NOOGUSOO DIR
    Dulmidiidchannel@gmail.com
    kusoo biir oo subscribe noo saar Channelka kale ee aan uga hadlo wixii tech gadgets kusaabsan sida Electric cars, camers, mobile phones, tablets, computers, watches, laptops, airpods, insurance, loans, mortgage, attorney, credit, lawyer, donate, degree, hosting, claim, conference call, trading, software, recovery, transfer, gas, electricity, classes, treatment, bitcoin, bitcoin news, investing, ecommerse, crypto, currency, Tesla.
    / @dulmidiidclips
    MAHADSANID.
  • Розваги

КОМЕНТАРІ • 136

  • @libaaxasomaliland1066
    @libaaxasomaliland1066 Рік тому +4

    Cbdi-kariim axmd mooge 🙏🙏 mdxwynaha mustaqbalka jamhuriyada brkysn ee Somaliland insha Allh

  • @gutalehashi8860
    @gutalehashi8860 Рік тому +11

    Rajo weyn ayaa jirta inta fakir ka Mayor Mooge oo kale uu inagu dhexnoolyahay, Masha Allah. Mayor Mooge for president to replace Muse Bihi.

  • @MohamedIsmail-wb9vq
    @MohamedIsmail-wb9vq Рік тому +15

    Mayir moge waa nin qaliya illahayow barakee

  • @blackisbeauty4127
    @blackisbeauty4127 Рік тому +13

    Mashallah Tabarakallah
    Mayor Hargeysa is making us collectively so proud of him❤️

    • @alisalah8114
      @alisalah8114 Рік тому +2

      Maansha Allah waa mayor mudo yar mayor ahaa hadana sameeyay isbedel degdega. Ilaahay madax isagoo kale ah dadka Somalida ah ha siiyo

    • @blackisbeauty4127
      @blackisbeauty4127 Рік тому

      @@alisalah8114
      Walalo Waa runtaada
      Mashallah

    • @ashamohamed9299
      @ashamohamed9299 Рік тому +1

      Masha Allah m mooge🇭🇺🇭🇺🇭🇺🥰🥰🥰🥰

  • @abdurazakelmi1779
    @abdurazakelmi1779 Рік тому +3

    sheekh allaha idin barakeeyo adiga iyo maayerkaba kheyr iyo wanaag baan idiin rajeyneyna.

  • @naimacibdi9112
    @naimacibdi9112 Рік тому +1

    Mansha Allah maayaari moge alle ha barakeyo ee sheekhu
    Caruuta inoda waa ubaxeni
    So Barbara habo

  • @luulmohamud
    @luulmohamud Рік тому +9

    Maasha Allah
    Cajiib absolutely true what he said wey i saameeysay waa hadal weyn still we have few strong honest may Allah bless and protect them

  • @musharrafabshir8996
    @musharrafabshir8996 Рік тому +3

    I really love it how really he expressed the words, may Allah make him believe and perform his words into action

  • @maryamali3407
    @maryamali3407 Рік тому +2

    Maansha Allah Mayer barakaysan weeye guulayso eeddo

  • @kiinnuur6605
    @kiinnuur6605 Рік тому +7

    maansha alaah maayar mooge guuuuulayso waa in maxad wayne loo doortaa mustaqbalka insha alaah bi idmalaa

  • @faatiyasoomaliland8291
    @faatiyasoomaliland8291 Рік тому

    masha allaa masha allaa guul guul maayar mooge illaahay ha barakeeyo illaahay ayaa noo hagaajiyay alxamdulillaah

  • @Cadar49
    @Cadar49 Рік тому

    Waa IIMAAN ka qof saas u fikira masha Allah ilahay umada xilka ha ugu dhiibo dad IIMAAN leh

  • @alixamari1031
    @alixamari1031 Рік тому +6

    اللهم وفقنا لما تحبه ترضى يا رب العالمين يا ليتني تسمع واذان الساقيه

  • @balqeisahmeth1037
    @balqeisahmeth1037 Рік тому +2

    Mashallah tabaraka maayaor mooge allah haku xiftiyo masuuliyiinta soomalida ilahay hanaa hagaajiyo meel kastoy joogaan mayar mooge intii yareede xilka hayay intuu noo qabtay ma tirin karo mashallah

  • @a.kariin9119
    @a.kariin9119 Рік тому +10

    Hogaamiye daacada weeye maansha allah

  • @MuhammadAhmad-ki7jc
    @MuhammadAhmad-ki7jc Рік тому

    ومن يؤت الحكمة فقد أوتي خيرا كثيرا.....Hambalyo walaalkay mayor Mooge Xikmada....ماشاء الله.....May Almighty Allah be with you...aamiin

  • @iqramahmud4683
    @iqramahmud4683 Рік тому +1

    Masha Allah ilah ha noo dayo allahuma amin

  • @abdulaahikulmie5570
    @abdulaahikulmie5570 Рік тому +2

    ruxa illah qeyrka waa fa jiyo aya sidas u dhaqmo masha allah tabaraka allah

  • @SuperMan-kv8fy
    @SuperMan-kv8fy Рік тому +1

    WAA RUNTII SIYAASIINTA DAWLADAH KU JIRA HADALKAASI WAA XAQIIQO THEN MAYER .C.MOOGE HORE U SOCO INSHA ALLAAHU TACALLAA I FROM YURUB VIVA

  • @abdihakinadan4447
    @abdihakinadan4447 Рік тому +7

    لااله الاانت سبحانك اني كنت من الظالمين

  • @fardowsa6949
    @fardowsa6949 Рік тому +7

    Masha Allah ilahay kuwaas oo miidhan ha inoo keeno.

  • @salebancabdulahi
    @salebancabdulahi Рік тому +4

    maashaa allaah sheekh allaah hakubarakeeyo

  • @cayshacuud2437
    @cayshacuud2437 Рік тому +9

    Masha allh maayar mooge waxa uu mudan yahay in uu somali weyn madax u noqdo run ahaan tii

    • @ahmedqumbe3644
      @ahmedqumbe3644 Рік тому +1

      Soomaali weyn isaaq ma rabee koox yar iney meel ku haystaan bey rabaan

    • @justforidea1282
      @justforidea1282 Рік тому

      @@ahmedqumbe3644 wall qof keliya oo daacada waxba ma tarayo hadaynaan helin jiil cusub o la fikira, because farmaajo nin fiican bu ahaa lkn lugaha la jiidayo 😞

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 Рік тому

    Illaahayow Khayr maayar Cabdikariim Axmed Mooge

  • @SuperMan-kv8fy
    @SuperMan-kv8fy Рік тому

    ASC DULMIDIID.SHEEKHMOHAMED HORE U SOCO INSHA ALLAAHU TACALLAA

  • @liilbaliil5001
    @liilbaliil5001 Рік тому +1

    Anoo ah ree boorama waxaan aad uugu farxay hadalka maayir mooge waan salaamay horu soco ayaan leehay

  • @abdihakinadan4447
    @abdihakinadan4447 Рік тому +1

    بارك الله عمذه مذينة هرجبس الصومالية
    يتكلم صراحة سياسة لكل الصومال اليوم
    معروف سياسة وسياسيين لكل سياسيون الصومال يعيش سياسة تجارة فوقل كل الصومال الحقيقه

  • @khadijamohamudyusuf2644
    @khadijamohamudyusuf2644 Рік тому +1

    Maansha allah, maayerka Hargeysa, wallee waa Runtaa!!! afkaaga caano lagu qabey. Aaamiiiin yaarabi aaamiiiin yaarabi

  • @Munalalachenell
    @Munalalachenell Рік тому +5

    manshallah abdikatiim mooge allha xafido amiin

  • @fadumamuqtar6252
    @fadumamuqtar6252 Рік тому

    Sax Masha Allah jasakallah Kheyr sheekh

  • @fatimasaeed694
    @fatimasaeed694 Рік тому +1

    ماشاءالله تبارك الله
    اللهم احفظه من كل شر يارب العالمين
    Guuuuuul mayir mooge

  • @abdirahimsalman8699
    @abdirahimsalman8699 Рік тому +6

    MASHAA ALLAH BARAKALLAH 👍

  • @dadaalintaaadcaafimaadqabt2205

    ما شاء الله

  • @abdisalamdjama8851
    @abdisalamdjama8851 Рік тому

    aheikh jazaka allah khayr

  • @hyatyusuf9068
    @hyatyusuf9068 Рік тому

    ماشاء الله تبارك الله الله يبارك فيك ويحفظك من كل مكروه امين امين يارب العالمين

  • @zaynabm1475
    @zaynabm1475 Рік тому +1

    Masha Allaah

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 Рік тому +1

    Allahuma Baarek Ina Mooge ❤

  • @sacdiyaomar1430
    @sacdiyaomar1430 Рік тому +1

    Mashaa allaah mayarka hargeysa wax run ah ayuu ka hadlay alla ha barakeeyo

  • @MJ-gg4je
    @MJ-gg4je Рік тому

    MashaAllah, mayor mooge👍

  • @issaabdi9129
    @issaabdi9129 Рік тому

    Assalam eleikum sheikh it's really touch you clip. If all Somalian politicians follow this young leader our country will far far in development.

  • @abdullahimohamed9973
    @abdullahimohamed9973 Рік тому +5

    Mayer Mooge ilahay waxaan oga baryaya inuu noqdo madaxawaynaha Somaliland

    • @libaaxasomaliland1066
      @libaaxasomaliland1066 Рік тому +2

      Amiin , lakiin ogow illhy inguu inga rabaa inynu la nimaadno ficilka iyo da'daalka aynu dhab ugu hiilinyno wanaaga islmrkna ku muujino cod iyo tamar iyo ficilba inynu daacad ka nahay inynu rabno dadka wngsn

    • @fatimasaeed694
      @fatimasaeed694 Рік тому +1

      اللهم امين

  • @quruxdaaduwaaxijaabka6199
    @quruxdaaduwaaxijaabka6199 Рік тому

    Maayir mooge runtii hargaysa wuu badalay wadooyinkeedii isbadalka uu sheegayaa bilow qurux badan ayuu ka sameeyey ....
    Hadduu sidaa kusii wado waxaanu diyaar u nahay inaanu madaxweyne u doorano inshalah
    Shukran sheekh

  • @sacdaismanjamac5246
    @sacdaismanjamac5246 Рік тому

    Mansh allh maansh allh weeye

  • @hodanh4275
    @hodanh4275 Рік тому +1

    Iimaankaa waniya maansha Allah waa ninfakaraaya, Allah haku xafido mayir mooge.

  • @nadiramohamed44
    @nadiramohamed44 Рік тому +1

    Waa run ganacsaduhu fikir iyo daal badan bay ku soo gashay

  • @paamsintv6946
    @paamsintv6946 Рік тому +2

    Wlhi waa runtaa sheekh jazaakal allaahu kheyran

  • @issehassen4203
    @issehassen4203 Рік тому +4

    Maayarka oo kale mala heli karaa,kuwa uu tilmaamayo kursiga ku ceyrsan doona daacad lama rabo

  • @leyloqaali5671
    @leyloqaali5671 Рік тому

    Xaaraami xaarana raba

  • @anabbrattfjord2175
    @anabbrattfjord2175 Рік тому +4

    Masha Allah thats true100 %

  • @MohamedHussein-fc9pv
    @MohamedHussein-fc9pv Рік тому

    Maansha Allah Rabi ha xafido,Maayir Mooge, Ilahoow madaxda noo hagaaji

  • @kubayoacademyfordevelopmen1085

    Masha alah war run 100%

  • @AhmadAli-fy3ou
    @AhmadAli-fy3ou Рік тому +1

    Wallahi runta raaxo waaye

  • @fartunqxttrrmohamevvaad
    @fartunqxttrrmohamevvaad Рік тому +2

    Ninkaas oo kale baa loobahanyahay alow noo badi

  • @zamzamsfood5192
    @zamzamsfood5192 Рік тому +1

    Mashaa Allaah💜🤲🥰

  • @abdihakinadan4447
    @abdihakinadan4447 Рік тому +1

    صل الله عليه وسلم

  • @youngash6411
    @youngash6411 Рік тому

    MAASHALLAH WALAALA BARACK ALLAH FEEK MR Moog

  • @umoibrahiim968
    @umoibrahiim968 Рік тому

    Masha allah 👏👏👏

  • @abdihakinadan4447
    @abdihakinadan4447 Рік тому +1

    viva vip moyay of hargaysa somalia

  • @somalicookingculture4014
    @somalicookingculture4014 Рік тому

    MashaAllaah tabarakallah maayar Mooge.

  • @adammohamed5339
    @adammohamed5339 Рік тому +1

    Maa shaa Allah waa qof jecel dhulkiisa inuu hormar gaarsiiyo

  • @abdullkarimali
    @abdullkarimali Рік тому

    Mshaa allah

  • @Janno190
    @Janno190 Рік тому

    Maasha Allah tabaarakalaah ❤️ cabdikarin Axmed mooge illahay caqliga iyo caafimaadka iyo ubadkaaga illahay hakuu barakeeyo .somalidu haday haystaad 10 nin oo ina mooge oo kale ah ayaa loo baahan yahay Somalia way nimcoobi lahayd

  • @anabfarah1178
    @anabfarah1178 Рік тому

    Waa hadl xeeldheer runtii hadii siyaasiyiin badan saa ufakarilahaayeen wax badan baa badalmilahaa 👍👍

  • @abdulkadiryousuf7395
    @abdulkadiryousuf7395 Рік тому

    Waa Sax ❤️

  • @sabs3875
    @sabs3875 Рік тому +2

    Mashallah

  • @najaxahmed867
    @najaxahmed867 Рік тому +3

    sheekh ninkani waa mayarka nuugu qaalisan somalialand kuwan duliga ah waanu eryeynaa iyo muse aftaag tuug miidhan bay noqdeen wax ba uma qabtaan uma da

  • @hamodi_4155
    @hamodi_4155 Рік тому +3

    Allaya Raxma fananki weyna Ahmed Moge Liban ba dhalay wa wil yaro wax bartey isago wil yar ah bu Norweyd imid marki ba wu ka noqdey isagon sharci weyn ba qadan bari hore bay ahayd

    • @alihalliyeh4882
      @alihalliyeh4882 Рік тому +1

      الله يحفظفدك يا ابن موجه gulayso.

  • @naciimaladan637
    @naciimaladan637 Рік тому

    Saxeex walhi haday maskax daas iyo kuwa kaloo badan iskaa shadaan horumar bay gaadhi lahayd somalia ❤

  • @bnabadoon7381
    @bnabadoon7381 Рік тому +1

    RUNTII MAYOR MOOGE WUXUU U QALMAA HOGAAMIYE SOOMAALIYEED
    MOOGE DOC KELIYA AMA S/LAND UMA ARKO WAX WEYN
    DHAMAAN REER MOORE WAXAY AHAAYEEN WADANIYIIN WANAAGSAN
    ABDIKARIIM MOOGENA INTAAS AYUU LEEYAHAY IYO IIMAAN WANAAGSAN
    KHUDBADIHIISA QOF KASTA OO SOOMAALIYEED OO DHEGEYSTAA WUU JECLAANAYAA
    MAANSHAA ALLAH

  • @adammohamed5339
    @adammohamed5339 Рік тому +1

    اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا محمد وعلى اله وصحبه اجمعين

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada Рік тому

    masha allah

  • @hassansh.7625
    @hassansh.7625 Рік тому

    Asc. Fadlan xaggeen kahelaa warkaas RUNTA ah ee C/kariim Axmed Mooge...!

  • @rashiidmaxamed5767
    @rashiidmaxamed5767 Рік тому

    Hadda maaha sheekh Waa markii aan ka dooran

  • @64yearsago59
    @64yearsago59 Рік тому +4

    Walaahi waa qosol waa runtii ganacsaduhu intaas oo dhan ma badali karo waayo bahashu si adag bay kusoo gashay.laakiin siyaasiga lacag fudud weye🤣🤣ilaa islaantuu badalayaa

  • @zarcah9147
    @zarcah9147 Рік тому

    ماشاء الله هناك الكثير من أمثاله والذين يزرعون الإيجابية في نفوسنا اللهم بارك.... عقلية فذة منطقية تتكلم عن الواقع الذي نعيشة..... ولكن طالما هناك مبدأ القبلية والعنصرية وهذا إبن عمي
    لن تكون لدى حكامنا وأصحاب التجارة النظرة البعيدة والإيجابية للبلاد والعباد للأسف الشديد.....
    وياليت تكون نظرتنا خلاف ذلك ياريت😢😥 أتمنى أرى أهلي وبلادي موحد وآمن والناس تعيش في سلام وأمان وحياة سعيدة.....
    فقط نحتاج لنية صادقة وخالصة
    لوجه الله لخدمة الوطن ونسترجع كياننا وقوتنا
    ونتكاثف بيد واحدة.....
    كل شخص صومالي أينما يوجد او يعيش بفضل الميديا أو التواصل الاجتماعي يعرف وضع البلاد وما يخطط لنا من جهة الأعداء الداخلين
    و الخارجيين.... للأ سف الشديد نحن في سبات عميييييييق.....
    متى سنصحي من النوم؟؟؟؟؟؟؟؟ ؟؟؟

  • @hani8826
    @hani8826 Рік тому +1

    Asc. Waa qof daacad ah runtana la shegey madax nimada. 👍🔥

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 Рік тому +2

    Asc SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW

  • @abdihakinadan4447
    @abdihakinadan4447 Рік тому

    العلم والعمل كمثل روحك
    الحقيقه سياسة تجاره فوقل سياسيون وسياسة كل الصومال
    viva mayor hargaysa of somalia true history all somalia
    soryy all somalia
    Allaah save all somalia

  • @shamsohassan3133
    @shamsohassan3133 Рік тому

    mansha allah war ninku fiicana o caqli badanaa o runbadanaa illhow kudaa wax somali o dhan garan weyday ayuu gartay waa waxa nin walba u leyahay anaa madaxweyne noqonaya ama xoogba ugu noqdaan si ay uga taajiran xaq daradaaas subxanallahi allow nabixi

  • @Mashp272
    @Mashp272 Рік тому +1

    السلام عليكم يا الشيخ لقد سمعت كثيرا ابن موجي وقبل ان يكون محافظ هذه المدينه لافكاره ورؤيته أنه امل بعيد عن الامة الصومال وليس على الله ببعيد نسأل الله أن يصلح أحوالنا وامتنا وبارك الله فيك لتنبهك عن الامة

  • @caishasheekoxariiro1792
    @caishasheekoxariiro1792 Рік тому

    asxaabti hablahaygii iyo caruurtoodi igu xidhna waan soolaabtay youtube kii hore walayga xidhay Kan ayan iskala soconayna insha allah isoo booqda

  • @laylasuruur5769
    @laylasuruur5769 Рік тому

    hakumeereysan soomaaliland. masjidyada kajeedi hadaad waxislaheyso

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq Рік тому

    Wallee Akhiraad kaxaxaabin, Markii lagaa xisaabiyo, Xoolaha meeshaad kakeentay iyo Meeshaad kubixisay

  • @zamzamsfood5192
    @zamzamsfood5192 Рік тому

    Asc walalehey chanelkeen Soo booqda kheyr Aduun & mid Aaqiro Allah idinsiiyo inshaa Allash🥰💜🤲

  • @Abdirahman-ty6ku
    @Abdirahman-ty6ku Рік тому +2

    Maayirka Hargeisa Somaliland💚🤍❤ waa dhal Mujaahid waxaa dhalay Mujaahidkii waynaa ee SNM Ahmed Mooge Liiban Adeerkiina waa fanaankii waynaa ee Mujaahidka ahaa Mohamed Mooge Liibaan

  • @abdihakinadan4447
    @abdihakinadan4447 Рік тому

    الحقيقه

  • @luuljaamac2023
    @luuljaamac2023 Рік тому +1

    Asc iga gaarsiiya Maayer Mooge Daacadow Soomaali baa hiil kaaga baahan kaalayoo soo gaar🙏

  • @shanekarone5hersi600
    @shanekarone5hersi600 Рік тому

    WE are all part of this problem. Exemple : even yourself sheikho or even myself I am 100% sure WE will do all thé needs of our own family coz that's the tribe bussiness

  • @abdihakinadan4447
    @abdihakinadan4447 Рік тому

    viva mayor mooge viva hargaysa viva all somalia true history kkkkkk

  • @aminamuse7394
    @aminamuse7394 Рік тому

    Somalia du waxay tagger kavalkade ah en waxabauqabanen Manataer

  • @Waris668
    @Waris668 Рік тому

    Waa xaqiiqda taagan imika eee dadka xoolohooda sifudud lagu qaadanayaa

  • @amalismail7772
    @amalismail7772 Рік тому

    Wlhi waa runtii

  • @baraarug969
    @baraarug969 Рік тому +1

    war farta halagu wada taago siyaasiyiinta waaweyn ee nadhaca har iyo habeen

  • @Maxamedibraahim-xv4nt
    @Maxamedibraahim-xv4nt Рік тому

    Xaqiiq

  • @user-mk1gp2cw7o
    @user-mk1gp2cw7o Рік тому

    Madaxmarkuu noqdo somaligu xaafaduu ka guuraa guri uu dhistaa baabur ilmihiisa iska daa iney school iyo dugsi kula aadaanee somaliyey ka guuraan sheekh shariif iyo xasan sheekh ilmahooda aawey maanta

  • @madobeyaremadobe9818
    @madobeyaremadobe9818 Рік тому

    Waa wax wanaagsan incadaalad lasameeyo laa kiin waa in laga run sheegaa sida loo sameeynayo oo eynan aheeyn siyaasad iyo fuyuus kuraadin

  • @fayselhusen2216
    @fayselhusen2216 Рік тому +1

    Lama helo qofka

  • @halimaoh7095
    @halimaoh7095 Рік тому +2

    Sax runta sheegtay

  • @user-nh5tl6ey7f
    @user-nh5tl6ey7f Рік тому

    Walaahay waa runtim/cub

  • @Hayatshali
    @Hayatshali Рік тому

    Kam imisa wasiir noqdo markiiba naga ag guuray kkk