Gaal Gaalnimo Ku dhinte Allah Ha U Naxaristo Iska Ilaaliya Sh Xassaan Abu Salmaan

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 5 вер 2024
  •  Welcome To imam shafici media
    PLZ SUBSCRIBE, LIKE AND SHARE
    Imam shafici media barteena youtube ka 👇👇👇👇👇👇👇👇👇
    / @imamshaficimedia
    imam shafici media barteena telegram 👇👇👇👇👇👇👇
    t.me/imamshafi...
    imam shafici media barteena Tiktok 👇👇👇👇👇👇👇
    vm.tiktok.com/...
    plz share, subscribe, like and follow
    Dhamaan asxaabta halkan kadajiso kutubta carabiga kasocdo chanelka imam shafici media
    1. Buga 1 aad ee Madina Arabic Course: t.me/imamshafi...
    2. Carabiga xiwaarka - dhamaan qeybaha : t.me/imamshafi...
    Waxa Kale Oo Ad ka heleysa imam shafici media taxane kala duwan sida:
    1. Tafsirka Quranka Sh C/Raxman : • Tafsirka Quranka Sh C/...
    2. Buga 1 aad ee Madina Arabic Course Qeybta Afsomaliga: • Buga 1 aad ee Madina A...
    3. Madina arabic course book 1- lessons in English : • MADINA ARABIC COURSE B...
    4. Xiwarka qeybti 1 aad : • XIWARKA QEYBTI 1AAD
    5. Xiwarka qeybti 2 aad : • XIWARKA QEYBTI 2AAD
    6. Xiwarka qeybti 3 aad : • XIWARKA QEYBTI 3AAD
    7. كيفية استخدام مايكروسوفت وورد عند كتابة البحوث العلمية:
    • كيفية استخدام مايكروسو...
    8. كيفية استخدام المكتبة الشاملة:
    • كيفية استخدام المكتبة ...

КОМЕНТАРІ • 81

  • @claahimaxamed9616
    @claahimaxamed9616 Рік тому +7

    اللهم ارحمه واغفر له واجعل قبره روضة من رياض الجنة ولا تجعله حفرة من حفر النار اللهم امين

  • @deeqabdikariimjama4902
    @deeqabdikariimjama4902 Рік тому +4

    Naxariista alle maahan mid gacantaada ku jirto waa mid alle xagiisa ka ahaatay

  • @abassabdullahi3931
    @abassabdullahi3931 Рік тому +3

    Mashallah sh xasaan Abuu salman alaxa barakeya janatul firdowsa alaxa nagu kulmiyo

  • @musea.jimcale2014
    @musea.jimcale2014 Рік тому +10

    ALLA HA UNAXARIISTO CAALIMKII WEYNAA EE ISLAAMKA SHEIKH YUUSUF AL QARDAAWI 🤲

  • @dayurwarfa9762
    @dayurwarfa9762 Рік тому +1

    بارك الله فيك شيخ حسان وبارك الله فيك ونفع الله بك الأمة

  • @cayuunimaxamed9698
    @cayuunimaxamed9698 Рік тому +13

    أسد العلماء شيخ حسان حسين ابو سلمان

  • @mubashirmohamuud9748
    @mubashirmohamuud9748 Рік тому +1

    جزاك الله ألف خير يا شيخنا حسان حسين، لقد أوضحت الحقيقة علانية .

  • @Sahan12341
    @Sahan12341 Рік тому +48

    Sheikh Qardaawi wuu socday. Wuxuu Ku Qaldamay Allaha ka cafiyo Wuxuu saxayna Allaha ka amaal mariyo 😢

    • @notgotnameyet
      @notgotnameyet Рік тому

      Maxaa afcarabiga la dahahy?

    • @mohamedabdirahman9659
      @mohamedabdirahman9659 Рік тому

      Axaadiis nebi ayuu ku ciyaaray sidaan Barbaraawi ka maqlay ilaahaybay xisaabtiisu utaalaa Lkn Nin nebiga axaadiiista siday utimid usocd siin waayay halisbuuu ku jiraaa

    • @abdisemed6128
      @abdisemed6128 Рік тому

      @@mohamedabdirahman9659 indhahaga ma ku aragtay isago axdis ku ciyaraya iley aakhiro kaa sari meyso hebel ban ka maqle

    • @yaseressa9871
      @yaseressa9871 Рік тому

      @@mohamedabdirahman9659 bar baraawigaasina Yuu ahaa isagoo shuyuukhkale cayaya ayuunba la arkaaye

    • @salahudinmuhumed9863
      @salahudinmuhumed9863 Рік тому

      ماشاء الله تبارك الله وتعالى

  • @haybeibrahim1544
    @haybeibrahim1544 Рік тому +14

    Allah ha naxariisto shiikhul islam shiikh Qardaawi

  • @hawayassin7172
    @hawayassin7172 Рік тому +2

    Allahu aclam qof Muslim ah oo daaci weyn ah fidho badan bixiyey kutubo badan bu qoray , allahu aclam sheikh qardawi allihi bu horjoga talada allah udaa.
    Gaal lama oran karo allah ha unaxaristo sax

  • @jamiilmedia
    @jamiilmedia Рік тому +8

    Xasaanow gaalnimadaba agtaadaa lagu ilaalshaa ileen muslim aan adi eheen inuu jiro ma aaminsanide iyo inta kuu camirta

  • @Shafie211
    @Shafie211 Рік тому +8

    Ninkaan wuu dhintaye faraha halga qaato .
    Wa se xaqiiqo inuu qaladaad fara badan sameeyay lkn maku gaalaynaynu bal wanu uducaynayna waayo Allah GAFUUR wuxu uyahay inuu udhaafayo cidii danbi gashay .
    اللهم ارحمه واغفر له واجعل قبره روضة من رياض الجنة.

  • @dayurwarfa9762
    @dayurwarfa9762 Рік тому

    Jazaka Allahu kheyr sheekh Xasaan

  • @dagansh5606
    @dagansh5606 Рік тому +5

    Allaha u naxariisto Sheekha dhintay Allaha soo hadeeyo sh Xasan

  • @ismailwardiidleibrahim3788
    @ismailwardiidleibrahim3788 Рік тому +2

    Jazakallahu khayran Akhi Barakallahu feekum Akhi sheikh Hassan Hussein

  • @Shaakiryare690
    @Shaakiryare690 Рік тому +6

    إنا لله وإنا إليه راجعون ما كنت أظن أن هناك مسلما يمدح ويدعو لكافر إلى هذا الحد

  • @sharifjanagale3776
    @sharifjanagale3776 Рік тому +4

    بارك الله فيك وجزاك الله خيرا أخي العزيز شيخنا الفاضل الشيخ حسان

  • @leylaahmed8967
    @leylaahmed8967 Рік тому +1

    Allaah unaxariisto sh calaama sh yusuf alqardaawi adiga xage jogta sheekh qardaawina xagu joga isku maqaamba matihiin tartiibso .

  • @adonallah
    @adonallah Рік тому +1

    Xasbunallah wanicmal wakilu

  • @nasraabdirahman4529
    @nasraabdirahman4529 Рік тому

    Allaah haku soohadeeyo aankuleenahy adiga rejo aanoogakaajirtee

  • @ahmedabdi1179
    @ahmedabdi1179 Рік тому +15

    قال النووي رحمه الله تعالى: في(المجموع (5|144,258): الصلاة على الكافر,و الدعاء له بالمغفرة حرام بنص القرآن و الإجماع.

  • @user-zr9eh3xl7b
    @user-zr9eh3xl7b Рік тому +3

    حسبنا الله ونعم الوكيل اللهم لا تواخدنا بما تكلم هذا الشيخ

  • @sharifjanagale3776
    @sharifjanagale3776 Рік тому +2

    ماشاء الله بارك الله فيكم وجزاكم الله خير الجزاء الأحباب

  • @hodanishpele6789
    @hodanishpele6789 Рік тому

    Qufka haduu gaal uu yahay Maya maya ha dhihiin Allah ha ku naxriisto MAYA MAYA MAYA MAYA MAYA MAYA MAYA MAYA MAYA MAYA MAYA MAYA MAYA MAYA

  • @abxyz4408
    @abxyz4408 Рік тому

    Maxaa tiri! Allaha unaxariisto sheekh Qardaawi ,

  • @isninamohamed5316
    @isninamohamed5316 Рік тому +3

    msha Allah Sheikh Hassan Allah now barakeyo

  • @feysalyare6685
    @feysalyare6685 Рік тому

    الله يرحمه

  • @asha3777
    @asha3777 Рік тому +1

    Sheikh Illahaaga u naqo, dadka xumaantoo ha ku dheeeran, qofa dhintay fadeexad ka daa. waxaad ku. danbayen ma ogid
    Allaha ku naxariiste

  • @abdikariin7002
    @abdikariin7002 Рік тому +2

    Mnshllh sh xasaan rabi ha barakeeyo

  • @cebla7849
    @cebla7849 Рік тому +6

    Waxaan Maqli Jiray Mayd Xante Maanyo Ma Mayrto, Maxaa hada Qof dhintay u Cunaysaan, shekh wuxuu wanaag Lahaana Alaha U laalabo, Wixii Ka qaldamayna Allaha ka saamoxo, simple

  • @ABDIRAHMANDIGALE
    @ABDIRAHMANDIGALE Рік тому +1

    عجيب

  • @mohamedamiin9267
    @mohamedamiin9267 Рік тому +17

    اتقو الله يا أصحاب القناة فيما تنشرون . تتبع زلات للعلماء ليس بأمر هين . الكل يخطئ ويصيب المعصوم هو الله .فلا حاجة ان تنشرو مثل هذا بين عوام الناس بارك الله فيكم.

  • @IRIR-SAMAALE_114
    @IRIR-SAMAALE_114 Рік тому +1

    Looma duceyn karo nin ku dhintay gaalnimo.

  • @ahlamsheikh7788
    @ahlamsheikh7788 Рік тому +2

    sheikh yusuf alqardawi allah ha unaxaristo. sheikh xasaan please sheikhu hadu qaldamay allah haka cafiyo. iskadaa ad adayga please

  • @zeinabaahmed9838
    @zeinabaahmed9838 Рік тому

    Sheikh Xasaaan is deji

  • @yusufahmed9715
    @yusufahmed9715 Рік тому

    Waxaas waa zalat caalim way dhacdaa insaanku macsuum maha ya sheekh xasaan lakiin wuxu qabtay ayaa zalaatkiisa waxa ka badan wuxu u qabtay islaamka waa caalim mugtahed mugadid bu ahaa wala nuzaki cala laahi axada ILAHAY HA DAMBI DHAAFI HANA U NAXARIISTO RAXMATAN WAASICA janooyinkiisana ha ku casumo.

  • @alainplus894
    @alainplus894 Рік тому +1

    للاسف الشديد اصبح كل من يدعي باتباعه منهج السلف (وهم بعدين من منهج السلف الحق) وجهوا اعلام اقلامهم في الاخوان.....الخ وطاعه لولى الامر..
    نحن لسنا بحاجه للعلماء....نحن بحاجة إلى مفسرين

  • @osmaibnafan8118
    @osmaibnafan8118 Рік тому +1

    Mashallah

  • @xoogwaynechanel5104
    @xoogwaynechanel5104 Рік тому +2

    Markuu noolaa maxaad uga hadli wayday

    • @dayurwarfa9762
      @dayurwarfa9762 Рік тому +1

      Door jeer ayuu kahadley, dhibada kuhsyso waa inaad sheekha casharadiisa karaqabin,
      Ilaahy sheekh Xasaan habarakeeyo ummadana hakugu anfaco

  • @adonallah
    @adonallah Рік тому +2

    XasanaaTka loo qorayo iyo camalk saalixa ah uu kaTagay muxu yahay bob faTikan oo gaalnimo faafinayay Subxanallah قال الله تعالى بسم الله الرحمن الرحيم الذين كفروا وصدوا عن سبيل الله اضل أعمالهم

  • @ibrahimalmuzani9284
    @ibrahimalmuzani9284 Рік тому +5

    كيف يتجرأ حسان على مثل هذا الكلام

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn Рік тому +1

    Isagoo gaaljecel ayuu dhintay. Waxaase isaga igala gardaran kuwa salafinimo kufaanaya waana lasoo sixray.

  • @mohamedkheyrhassanmohamed8672
    @mohamedkheyrhassanmohamed8672 Рік тому +5

    Wadaadkaan hada waa dhintay
    Alle ha u naxariisto

    • @Bepatient866
      @Bepatient866 Рік тому

      Waa wax adag in qof muslinbaan ahay dhahaya la yiraahdo gaal
      Waase xaqiiqo inay jiraan gaalo badanoo islaam sheeganaya

    • @fadumosahra734
      @fadumosahra734 Рік тому

      Waar kan hadlaya umada dhimatay amaan sii Sh Qardaawi bal intuu umada Muslimka u qabtay ma gaadhid

  • @muhubobulhan6318
    @muhubobulhan6318 Рік тому

    Horta sheik Hassan maxuu u gaaleeyaa culumada. ?? Allah is Rahman, ma Allah ayuu og yahay waxuu inaga damacsan yahay. Allaha ina soo hanuuniyo. Sheik Yusuf zal-Khardaawi Allaha u naxariisto.

  • @aabaayaabayruntii5559
    @aabaayaabayruntii5559 Рік тому

    Oo denbiga hadii lagu dhaco miyaan laga soo noqon karin.
    Haduu qofku toobad keeno ma gaalbaa waa maxay Gaalnimadan uu shaambadeeda hayaa ninkani?.

  • @mohamedabdimohamoud8328
    @mohamedabdimohamoud8328 Рік тому

    Wahaabiyo ayagaa is gaaleysiin iskugu dhaqaaqey kadib markii ay muslimkii oo dhan gaalaysiiyeen

  • @ahmedabdi319
    @ahmedabdi319 Рік тому

    Shekhow wax iskula har, Banii aadam buu ahaa laakiinn adiga ha xad gudbin.

  • @abdullahalmuwaxid9643
    @abdullahalmuwaxid9643 Рік тому

    ومنها بلاد المسلمين kulahaa,
    Dhulka muslimiinta ma tawxiid buu ugu yeedhayay waayahee, mise saddex Ilaah baa jira sidaa ula socda buu lahaa? Wuuba nagu raagay wuxu, 96 kukahaa, Elizabeth buu ku da'a ahaa.

  • @abdullahalmuwaxid9643
    @abdullahalmuwaxid9643 Рік тому +1

    Masaajid ku yaala magaalo aan joogno, (Malmö, Sweden) Shiriin Abu Caqli, wariyihii Falastiiniyada ahayd, bey salaatu Janaazah qaaiba u tukadeen, waliba salaada Jimcaha ka dib, meeshaasi masaajid miyaa mise waa un night club hada? Sheekh Xassan Abu Salmaan حفظه الله ورعاه soo weydiiya oo haka soo jawaabo walaalayaal? Aafo weyn oo dadka haysata weeyaane? Waa daruuri ee hakasoo hadlo walaal, oo ha faahfaahiyo sababta aan loogu daba tukan karin kuwa waxaas sameeyay, waayo dad badan oo muslimiin ah lkn cilmi badan aan lahayn baa ku tukada, markaan dhahno war ka joogana ma fahmayaan!

  • @notgotnameyet
    @notgotnameyet Рік тому

    Horta noo turjuma

  • @alcamirialcamiri5343
    @alcamirialcamiri5343 Рік тому +1

    الثناء على الكفر كفر...
    من المواقف التي ذكرها القرضاوي في حق بابا الفاتيكان "أنه كان مخلصا في نشر دينه حتى زار بلاد المسلمين)
    وختم بقوله ان هذا الموقف وغيره من المواقف التي تذكر وتشكر للبابا الفاتيكان

  • @HassanAliHassan1960
    @HassanAliHassan1960 Рік тому

    Zenawi Iyo Qardaawi maxaa isku keenay

  • @mnb496
    @mnb496 Рік тому +2

    Horta xasanow gaalnimadan Kaa so horeyso maxay tahay , qofku macsuun maha lkin her galnimo Lama garsiin karo ...

  • @mohamedabdurahman3452
    @mohamedabdurahman3452 Рік тому

    Suaal Ayan weidni Raba sheikhan murtad mu ahaa?

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn Рік тому

    Muxuu qabtay. Lenin baa dhaamay waayo caalamka oo dhan ayuu saameeyey lkn kani wuxuu dhintay isagoo xalwad kubaashaalaya oo boqorro dulmi walaaqanaya uducaynaya.. Ilaahoow daalinimo iyo gaalnimo midna hannagu dilin.

  • @mohamedsalaad4841
    @mohamedsalaad4841 Рік тому

    عندي سؤال واحد للشيخ حسان هل هناك نص صريح وصحيح من القرأن الكريم أو السنة المطهرة يصرح أن من ترحم أو أنثى على كافر في معروف يخرج من الإسلام أو حتى ينهاه.
    الذي ورد على حسب علمي هو النهي عن الصلاة على الكافر اذا مات أو طلب المغفرة له . أما في أمر السلام فقد ورد في سياق آخر.

  • @faraharid3262
    @faraharid3262 Рік тому

    لايجوز التعازي الكافر قطعا

  • @mohamedjamac64
    @mohamedjamac64 Рік тому +1

    Ma waxay aanina bintu wahab wayday,buu urabaa papa vertican.

    • @mohamedibrahim6013
      @mohamedibrahim6013 Рік тому

      Kkk adiga ayaaba ka daray aamina bintu wahab so nabiga عليه افضل صلاة hooyadi ma ahey ? Hadalkaagu wuxuu u dhacayaa ducadii nabiga hooyadi weydey miyuu gaalka dhintay helayaa? waa maya lkn nabiga hooyadi sow ma dhimanin nabinimada ka hor ?

  • @jaamacmaxamed9345
    @jaamacmaxamed9345 Рік тому

    Libaax ninaan aqoon baa lax karitta
    War kajoog gaalaysiinta dadka