"Boorama waa Magaalo ay Soomaali oo dhami iskugu timid" Xildhibaan Maxamed Abiib

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 13 жов 2024
  • Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.

КОМЕНТАРІ • 200

  • @enddaoccupation
    @enddaoccupation 2 місяці тому +38

    Xildhibaan Legend ❤ ayaad tahay.
    From GX.

  • @Mo.Ali.2010
    @Mo.Ali.2010 2 місяці тому +19

    Xil Maxamed Abiib waa geesi waana sunta ka ilamaysiisa jeegaanta Muuse Biixi

    • @HassanAli-xf8qi
      @HassanAli-xf8qi 2 місяці тому

      Adeer run sheegay ha iscasilo uku dhawaaqo awdal state Somalia 🇸🇴

  • @sakiamino1261
    @sakiamino1261 2 місяці тому +14

    Allah ku barakeyo allah ku xiiftiyo wa nin somali nimadS kuwentahay❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤geesi Masha allah

  • @aliabdi8260
    @aliabdi8260 2 місяці тому +20

    Waa madaxda somalidu ubahantahay nolo abib

  • @Gor-GorHowd
    @Gor-GorHowd 2 місяці тому +35

    Manshalah Mohamed xiniyo cade wale hadal baan kaa qoray nin raga dilna waa gayaa
    Tariikhna waa gayaaa
    From Lascanod SSC Khatumo

    • @MahmoudMohamed-rw6ue
      @MahmoudMohamed-rw6ue 2 місяці тому

      Ninkan waa dir huwaneey ma daarood baad mooday

    • @yyyyyyyyyyyyyyyyyuuu
      @yyyyyyyyyyyyyyyyyuuu 2 місяці тому +3

      ​@@MahmoudMohamed-rw6ue dir ma wax jiraad moodaysaa waa urur bari lasameeye 😂😂

    • @MahmoudMohamed-rw6ue
      @MahmoudMohamed-rw6ue 2 місяці тому +1

      @yyyyyyyyyyyyyyyyyuuu daaroodbaa uruurisa waa gaashaanbuur ama iskaashato odaygii weli waa dhalaa 🤣😂

    • @yyyyyyyyyyyyyyyyyuuu
      @yyyyyyyyyyyyyyyyyuuu 2 місяці тому +2

      @@MahmoudMohamed-rw6uedaarod waa abtirsi lakin dir waa urur lasameeyay

    • @MahmoudMohamed-rw6ue
      @MahmoudMohamed-rw6ue 2 місяці тому

      @@yyyyyyyyyyyyyyyyyuuu waa hadaan kaa yeelo Faqasheey Rag isgurayee laabta ka ogoow 😎

  • @LuulDheeman-or8zd
    @LuulDheeman-or8zd 2 місяці тому +4

    Gesiii gesiiii dhalay réer faan iyo follow Waxba nagama galiin❤❤❤❤jiir oo joog

  • @RahmaMohamed-ws9tb
    @RahmaMohamed-ws9tb 2 місяці тому +1

    Maxamed abib iskanolo inader inta noloshda ka dhiman cadoka ha chaboo gesikena ❤❤

  • @muktaromer5529
    @muktaromer5529 2 місяці тому +10

    Xildhibaan daacad ah weeyi. Dadka xaqa u dirirka ah ee meelkasta jooga ayaa ku garab taagan. From Jigjiga

  • @KhaledMohamedmochiino
    @KhaledMohamedmochiino 2 місяці тому +8

    Xildhibaan rag iyo Rabiba leh ❤❤

  • @IfrahMaydhane
    @IfrahMaydhane 2 місяці тому

    M.a aqligaa allah ku barakeyo inder sa.roon allah mideyo❤😊

  • @nouhhdlyrics5564
    @nouhhdlyrics5564 2 місяці тому +1

    Xildhibaanka Umada soomaaliyeed Maxamed Abiib yuusuf 🫡

  • @moyusaf7435
    @moyusaf7435 2 місяці тому +7

    ManshaAllah somaliland xildhibaan wado waxqabad ayaad u jeexday. Waxaan qabaana reerboorama iyagaa beesha dhexe uga lexejeclo badan. Waanan taageersanahay fikridaa cusub.

  • @nastehoidriss1908
    @nastehoidriss1908 2 місяці тому +1

    Wlhi wa legend from Djibouti 🇩🇯🇩🇯❤

  • @fatimaabdirizak2117
    @fatimaabdirizak2117 2 місяці тому

    Ilaahay haku xifdiyo adoo kalena allaah ha badiyo

  • @mubaarakabdirahmaan2162
    @mubaarakabdirahmaan2162 2 місяці тому

    Waaa. Xiladhibaan somalilaan guul iyo gobanimo

  • @nuradin876
    @nuradin876 2 місяці тому +2

    YES YES SOMALILAND ❤

  • @abdihakimmohameddiriyesank1730
    @abdihakimmohameddiriyesank1730 2 місяці тому

    Thanks 👍

  • @IsmailJama-xo4gv
    @IsmailJama-xo4gv 2 місяці тому +6

    ABIIBOW BURCO KAALAU walahay SOODHAWAYNTAADA CIIDA AYAA DHAQAAQAYSA . WELCOME BURCO AND CEERIGAABO IYO HARGEYSA

  • @eagleaad5183
    @eagleaad5183 2 місяці тому

    Welcome to burco geesi qaran

  • @mustafabare5040
    @mustafabare5040 2 місяці тому +1

    Asc, This man is doing the right thing for his ppl, I wish him the best, Reer boorame you need to stand together and get your own state it’s abt time stand up❤

    • @Banaadir56
      @Banaadir56 2 місяці тому

      Do you mean Awdal seperate and join Somali federal states?

    • @honestyfirst2165
      @honestyfirst2165 2 місяці тому

      ​@@Banaadir56 Awdal ma dowlad gooni sida Somaliland bai rabtaa. Fadlan Somalia dowlad kamajirto kafogaadha,

  • @Jaalejaale12
    @Jaalejaale12 2 місяці тому +7

    Rag Taariikh na wuu Geyaa Geerina wuu Geyaa.. Maxamed abiib .. Bosaso

  • @KoulmiyeMohamed
    @KoulmiyeMohamed 2 місяці тому +1

    Maxamad abiib guul 😊

  • @xafisoffical2047
    @xafisoffical2047 2 місяці тому +5

    Rag kala tag oradna maahan mohamed abiib fariin cad ayuu diray 20/7/2024 qora reer boorama fariinta oo diray 13 xilibaan waxa lagu furaa dib uu qiimeen dheer❤

  • @inacarab2353
    @inacarab2353 2 місяці тому

    Libaax ❤

  • @AnasHashi-xo6zv
    @AnasHashi-xo6zv 2 місяці тому

    guuleyso mudane xildhibaane somali kii hogamin laha aya tahay madaxweynaha mustaqbalka aya tahay guuleyso

  • @HawaHawaaden-hh7sg
    @HawaHawaaden-hh7sg 2 місяці тому

    Mash.allah.markahore.xildhiban
    Abibgeesi.qaran❤❤❤.alahaku.dhwro

  • @abdirahmanadenweli4909
    @abdirahmanadenweli4909 2 місяці тому

    Halyey soomaaliyeed

  • @muktaryusuf7294
    @muktaryusuf7294 2 місяці тому

    Legend xildhiban maxame

  • @ibtisamadamali7777
    @ibtisamadamali7777 2 місяці тому +2

    Abiibow Legend baa tahay

  • @CabdiIbrahin-x9r
    @CabdiIbrahin-x9r 2 місяці тому

    Maxad abiib 2:32 ❤❤❤❤❤❤ree. R. borame❤❤❤❤

  • @abdilahisadiq4270
    @abdilahisadiq4270 2 місяці тому +2

    Laandhere weeyi Maxamed abib

  • @Ahmed-tt9oe
    @Ahmed-tt9oe 2 місяці тому +2

    Waan soconaynaa

  • @RudwaànIbrahim
    @RudwaànIbrahim 2 місяці тому +3

    Mashaa allah keep going xildhimaan❤

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 2 місяці тому +1

      kkkkkkkkkkkkkkkkkkk wuu buraanbuay ninkii waynaa xaawalay kkkkk

  • @HosseinFarah-s7h
    @HosseinFarah-s7h 2 місяці тому +2

    Samaroonow geesigiina geesiga somaliyed gaadhiga ugu qaalisan waa inaad ku cimaamadaan Samaroonow majiro qabiil somaliyed oo idin lacag iyo ganacsi badan shanta somaliyed meel kasta ganacsibaad ku leeyihiine carr carr maxamed gaadhi gudoonsiin waaya OKI

  • @cabdiraxmanilyas7629
    @cabdiraxmanilyas7629 2 місяці тому +3

    Guul iyo gubonimo abiib geesi geese dhalay

  • @abdifatahmohamedaskar200
    @abdifatahmohamedaskar200 2 місяці тому +2

    Samaroonoow ilma adeerayaal xildhibaanka gaadhi fiican ugada

  • @jirojoog
    @jirojoog 2 місяці тому

    Allaha ku xifdiyo adeero maxamed abiib yuusuf❤

  • @bashirhussein9652
    @bashirhussein9652 2 місяці тому +1

    Waa mahadsant my bro. Somali wa Somali. The last Somali who welcomed Ethiopia into Somalia died in exile. Musa Bixi should know what happened to Abdullahi Yussuf period.

  • @shiinemaxamedabdi
    @shiinemaxamedabdi 2 місяці тому

    Guul

  • @MohamedYousuf-zo2mt
    @MohamedYousuf-zo2mt 2 місяці тому

    Xildhibaan Abiib legend🫡 from Subeer Awal

  • @farxiyacabdilaahi4843
    @farxiyacabdilaahi4843 2 місяці тому +3

    Ilaahow ninkan sharkiisa ummadda ka qabo

  • @AsiyaFarax
    @AsiyaFarax 2 місяці тому

    Asc allow noo badbaadi dalka dadka diinta iyo badda umada soomaaliyeed insha Allah aamiin scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @NuradiinCabdiNaasir
    @NuradiinCabdiNaasir 2 місяці тому

    Raga Kiisa Adag xil.mohamed abiib yuusuf

  • @ibnumadaxay1
    @ibnumadaxay1 2 місяці тому +1

    guulyso❤❤❤

  • @abdirahmanabdilahi9984
    @abdirahmanabdilahi9984 2 місяці тому

    ninkani waa Legend wan ku wataaaa

  • @farhanabdullah2991
    @farhanabdullah2991 2 місяці тому +1

    Reer Borama Abtiyayaal Odeyga Maxamed Abiib Gaadhi La’an Yaanu kaga Bixin Borama

  • @jgorgor8604
    @jgorgor8604 2 місяці тому

    Siyaasadu ragan oo kale ayay rabtaa even tan Somalida kale, geesinimo iyo isku tasho iyo shacabka oo lala tashado. Guulaysta

  • @CabdiBalad-hs6sc
    @CabdiBalad-hs6sc 2 місяці тому

    Xildhibaan Abiib Waxaan Ka codsanayaa in Uu isu soo Sharaxo
    Xilka dalka ugu sareeya ee madax waynaha waa nin uqalma lana doranaayo sababtoo ah anigu uma dhalan gobalada waqooyi waxaan u dhashay muqdisho hadana War kasta oo abiib waan daawadaa lkn dowlada somaliland qofkale warkiisavma dhagaysto sababtoo ah wax Aflagaado iyo caytin ay qabaa ilada kale oo somaliyeed ay caynayaan ayaan ka faa iidaa lkn isagu danaha dadkiisa uu ka hadlaa aadbaaana u taa geeraa isagaana cintiraaf idiin raadin kara
    Lkn ka hada idiin sharaxan ee ciro hal maalin ayaan dhagaystaybhalki maalinna somaliya ayuu caynaayay wallaahi billaahi inaanan been sheegayn ka hor iyo ka dibna ma dhagaysan
    MAXAMED ABIIB WAA NIN AMA CINTIRAAF KENAYA AMA SOMALI MIDAYN KARA OO SOMALIWAYN MADAX UNOQONKARA EE HALA DOORTO ❤❤❤❤❤❤
    MAGACA ALLE AAN KU DHAARTA INAAN IS AQOON WAXAANSE KU DOORTAY ODAYAASHA AAD WADATIIN WAA SNM ESENAMNA WAX AY SOO KORDHIN KARAAN OO AANKA AHAYN DAGAAL SOKEEYE IYO SOMALI NACAYB IYO SOMALILAANB OO BURBURTAB MAAHANEE WAXKALE MASO KOR DHINAYAAN
    ILAAHAY GUUL HAYSIN SIIYO HADII AY MAANTA HARGEYSA NABAD TAHAY WAA DALKAYGI nabad iyo nolol alle haydin siiyo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @HodanYusuf-w2x
    @HodanYusuf-w2x 2 місяці тому +6

    Jamhuriyada Somaliland ha nolato ina abiib ha nolado

    • @falisa576
      @falisa576 2 місяці тому +1

      Somaliya o dhan ba jamhuuriyad
      Laysku yiraahdaa.Hargaysa waa
      Caasumadi labaad ee dalka somaliya
      Say jamhuuriyad ku noqon kartaa

  • @horijoogmedia
    @horijoogmedia 2 місяці тому

    Xildhibaanka gadhi 50.000 ah ha lagu cumamado please dhaman somaliland waa heroes waya abiib somalilander ah

  • @DaudhssenAli
    @DaudhssenAli 2 місяці тому

    M.bixi iyo ciro samaron midna umarona m.abibow awdal wax uron mahaysid

  • @Iphone20249
    @Iphone20249 2 місяці тому

    Catooshyare maxuuka hadlay maanufahmine?

  • @CigaalStore1
    @CigaalStore1 2 місяці тому

    Gar iyo gardaraba waan wdanaa from caasimda

  • @jawaahiirindho
    @jawaahiirindho 2 місяці тому

    M.abiib adeer awadaloo kaliya xildhibaan uma tihid ee dhamaantayo ayaad qulubtayada haysataa

  • @CabdiIbrahin-x9r
    @CabdiIbrahin-x9r 2 місяці тому

    ❤❤❤❤❤❤

  • @Mousse-ll3hw
    @Mousse-ll3hw 2 місяці тому

    Noolawuu.walal

  • @MakoFarax
    @MakoFarax 2 місяці тому

    DAMEER BAKHYITEY AYAAD WALAAHI TAHAY

  • @Mohamedcabdikariin-o7v
    @Mohamedcabdikariin-o7v 2 місяці тому

    Libaax labo maahan waa maxamed abiib

  • @farxanmohamed4871
    @farxanmohamed4871 2 місяці тому

    ❤❤❤ g36 ayaad madaxa u saarantahay libaax

  • @williamwilliam1337
    @williamwilliam1337 2 місяці тому

    Iyadoo ay markii horaba ay jirtay guux siyaasadeed oo daaran awdal state ayay carsha carsheeyeeen m. Abiib jaaniski ayuu ka faa iidaystay asigo leh isaaq baa igu dhagan
    reer boorama isaaq lama tusi karo keep going lbx😂😮😅

  • @MahamedShmuse
    @MahamedShmuse 2 місяці тому

    Mshalahaqliigaahawaayiin❤❤❤❤😂

  • @CabdiIbrahin-x9r
    @CabdiIbrahin-x9r 2 місяці тому

    Maxad abiiv

  • @FAADUMOCqadir-m8s
    @FAADUMOCqadir-m8s 2 місяці тому

    Xil wali wuxuu ku sasayaa SNM
    Ee Qu,aan saara inta uusan hadlin Waa Awdal state
    Wuxuu ka sii yahay Somali Somali dhalay baa tahay !! Caadi

  • @daahirmohamed-f6l
    @daahirmohamed-f6l 2 місяці тому +2

    Madaxwayne maxamad abiib

  • @sdn6082
    @sdn6082 2 місяці тому +1

    Edebta kuma barin aabaha ina abiibow.
    Tan kale, dadkan waan kaaga danbaynaynaa, jinkaan naqaanan soo saarayna, kulmiyan soo saarayna.

    • @Raad099
      @Raad099 2 місяці тому +1

      Qararacle, car kee? Taabta waxa idinka gaadha waad arki uun.

    • @Abdibigaaze
      @Abdibigaaze 2 місяці тому

      farbaa shaqeyneysee aynu eegno bal🤣

  • @xasansiiaragxasansiiarag7217
    @xasansiiaragxasansiiarag7217 2 місяці тому +2

    Halyay

  • @tratraijonache5050
    @tratraijonache5050 2 місяці тому +2

    Nous sommes musulman arrête tribalisme regarde au Palestine Gaza

    • @salihasaliha-ww8gs
      @salihasaliha-ww8gs 2 місяці тому

      Il y a pas de tribalisme mais la vérité rien que la vérité

  • @Mousse-ll3hw
    @Mousse-ll3hw 2 місяці тому

  • @MakoFarax
    @MakoFarax 2 місяці тому

    WALAAHI WAXANU JECLANLAHYN ADIGA OO KU DHAWAQ ADAL STATE HOYADAA WASE FULAY AYD TAHAY CAR HARGEYSA KU SOO NOQO

  • @MusapAwil
    @MusapAwil 2 місяці тому +2

    Geesi ma gabado kanoo 10 aha ayaa nagu ficnaa

  • @adnamaxamedcabdi3975
    @adnamaxamedcabdi3975 2 місяці тому +3

    Afkiisa iyo dhagihiisu isma maqlayaan sida uu isagu dadka ucaayo maanu is arag sinqcas ku macalaystay xcashuurtii umada xaarqaamigu

    • @Hargeisa5533
      @Hargeisa5533 2 місяці тому

      Ceep Gabadh baad tahe 🐺

  • @HusseinJibril-z3o
    @HusseinJibril-z3o 2 місяці тому

    Kan waa moooryan haduu runta sheegayo ha dhaho AWDAL WAA gobol madaxbanan soomaliya na ka mid ah... Waa habhable

  • @sainabsaed2516
    @sainabsaed2516 2 місяці тому +1

    Walee waxaa layidhi qunyarsode qodixi mamudo
    Edebyeelo miskiin baadtay
    Sawirkaagii hore ayaayaala
    Waa lagu daawanayaa faqfaqda daa hanacaayin
    Madaxda

  • @naturesway4935
    @naturesway4935 2 місяці тому

    Dulmi ma guuleysto.. Bixii Allah dadka ka qabto... free reer awdal

  • @maryamasiciid9341
    @maryamasiciid9341 2 місяці тому

    Alle umada haka qabto sharkaaga iyo qabyaaladad wado

    • @Abdibigaaze
      @Abdibigaaze 2 місяці тому

      muuse biixi masoo baxayee taa ku biyo cab

  • @Awdal22
    @Awdal22 2 місяці тому

    Halyey somali weeyan sharaf iyo karaamo naga mudan

  • @abdisamadabdalla7076
    @abdisamadabdalla7076 2 місяці тому

    Horgal weeye ninkaan

  • @abdisamadabdalla7076
    @abdisamadabdalla7076 2 місяці тому

    0:01

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 2 місяці тому

    Warheedhe Ina Abiibow Somaliland waykujeceshaye Afkaagun Hayso!!!

  • @calimatoorkaofficial9132
    @calimatoorkaofficial9132 2 місяці тому

    Masha Allah

  • @MaxamedXasan-bw3wl
    @MaxamedXasan-bw3wl 2 місяці тому +6

    Ninkan dalka iyo dadka halga qabto

    • @Abdibigaaze
      @Abdibigaaze 2 місяці тому

      heego fooqa heego🤣🤣🤣

  • @abdoulkadersaidzakaria862
    @abdoulkadersaidzakaria862 2 місяці тому

    Madaxweynaha somaliland

  • @slanddifac5460
    @slanddifac5460 2 місяці тому +1

    Cadow ga Somaliland qac baa ka yeedhay waxay sugayen in la laayo reer awdal oo la isku dhaco calanki awdal na la la so baxo Ooyaaye iska dhuus dhuus jiir bararey wali dacwadi wey ku taal 😂

  • @baadodhugad4157
    @baadodhugad4157 2 місяці тому

    Kani Caadi ma aha

  • @ilyaslaanaat
    @ilyaslaanaat 2 місяці тому

    Somaliland abid nasiiya, madaxweynaha konfurta aan kadhiganee. #abiib 2026

  • @micadnuurhello6216
    @micadnuurhello6216 2 місяці тому

    Nin xirsi iyo Cirro ka dhex hadlayaan ayaan u arkaa😂😂😂

  • @haleelmedia7142
    @haleelmedia7142 2 місяці тому

    Si ficanbuu uga faaiidaystay jaaniska siyaasiga ah

  • @IdirisHussein-xo8vc
    @IdirisHussein-xo8vc 2 місяці тому

    Haku wado sommaaliya

  • @Miicaadyare
    @Miicaadyare 2 місяці тому

    Gadabuursow Dagaalama Rabaayad waligiin ahaan maysaane.

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura10 2 місяці тому +1

    schoolay u yimaadeen dheh Borama 3 reer oo isaaqaa cid afraysay ma jirin waligeed Waana caadi oo waa magaalo reer sooci degaan sida Gabiley dadka kale eed sheegaysaa school bay u school bay sidii sheikh iyo camuud loogu tagi jiray laakiin imika 10 sanadood ee u dambeeyaa somalia waraabe u taagyo dhigatay mida kale Somali oo dhan waxba isuguma jiraan Isaaq baa wali ugu hanti badan Muqdisho ugu hunguriila yaal badan kaga xoog, shacab, hanti iyo awood badan Samaroon, dhulbahante, Iyo ciisoo laysku daray intay doonaan hadana Isaaq iyo somalilandba dayray ka yihiin mana matalaan

    • @SadaamAhmed-l3i
      @SadaamAhmed-l3i 2 місяці тому

      Waa runta somaliland awalba isaaq ba samaystay cidii tagaysa iyo cidii joogaysaba waxba uma oga wwligeedna way taagnanaysa reer gobolkoda la goostana somalilan uma baaba,ayso

  • @Dhinbiil-m1c
    @Dhinbiil-m1c 2 місяці тому +1

    Ninka baabuur ha loo iibiyo

  • @abdixoog7852
    @abdixoog7852 2 місяці тому

    Asc kamaal Qaadka aad cunto ina abiibow iska daa maskaxda ayuu wax ku yeelayeeye xildhibaan sax matihid go to mantel hospital

  • @marwosuldaana6798
    @marwosuldaana6798 2 місяці тому

    Reer borama inanka gaadhi halagu mamuso dhawr jeer bu ku celiyay walayso qaaday 😂😅

  • @abshiralxadaadi4974
    @abshiralxadaadi4974 2 місяці тому +2

    Ninkani ma caafimaad qabe hala baadho😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @muuminbarkhadle3915
      @muuminbarkhadle3915 2 місяці тому

      dee hoyada baadh kudhe wa intasow iyana kucafimadaye

    • @abshiralxadaadi4974
      @abshiralxadaadi4974 2 місяці тому

      @@muuminbarkhadle3915 hooyo sharafla ku dhashe adi kuu caayi maayo

  • @khadrayusuf-if3zn
    @khadrayusuf-if3zn 2 місяці тому

    Kulmiye wuu sobaxaya maxad yeeli abahaana akhlaqda kuma uusan barin

  • @YurubAyuub
    @YurubAyuub 2 місяці тому

    sidii uuu cabaadaayay ayuuu codkii kaxidhma daaali

  • @AbuukarMohamed-v4t
    @AbuukarMohamed-v4t 2 місяці тому +1

    Ninkan waa nin gesi

  • @a.bismail6492
    @a.bismail6492 2 місяці тому

    Waanu ka dhigaynaa niin kan khasaar mid weyn. Maxamed Abiib waxba maaha. Madaxweyn Musi Bixi ayaa ninkan u jilicsan. haddaan madaxweyne ahaan lahaa. waan dili lahaa mar hore... Guul Cidanka Qaranka!

    • @muuminbarkhadle3915
      @muuminbarkhadle3915 2 місяці тому

      adiga iskadaye isaaq odhan aynan kudhicin
      garac io daawe qaloca midna lmagaran waayo meherka horti ayd dhalateye

    • @Cabdiqani-k5b
      @Cabdiqani-k5b 2 місяці тому

      ​@@muuminbarkhadle3915 hhhh nio yaa kuyidhi waa isaaq maxaad ku ogataay inuu isaaq yahay

  • @MrMoe612
    @MrMoe612 2 місяці тому

    Amiin yaa allah

  • @abdiali4991
    @abdiali4991 2 місяці тому

    Inaa abiib waa nacas manta prossorki axmad samatar miyu kuu tagero isku so baxa