Madaxweyne Saciid Dani "Puntland ma quseyso waxii kasoo baxay shirka Golaha wadatashiga Qaran"

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 29 тра 2023

КОМЕНТАРІ • 21

  • @Wonderer224
    @Wonderer224 Рік тому +5

    Mahadsanid madaxweyne. Shacbiga Puntland oo dhan baa kugu raacsan arrinkaa. Guuleyso madaxweyne.

  • @user-my9tg1tt2y
    @user-my9tg1tt2y Місяць тому

    Madxweyanah shacaabka iyo rajaada somaalaiyed mustqablka dhoow isha allaah madxweyan sucid claahi deni kuga maalay hore u soco

  • @sahrociise
    @sahrociise Місяць тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤Puntulaan

  • @bRuHIsHere.
    @bRuHIsHere. 9 місяців тому +1

    Wait what

  • @BLACKLIVESMATTER_MOVEMENTS
    @BLACKLIVESMATTER_MOVEMENTS 11 місяців тому +1

    Election 2026 ❤❤

  • @Alif-fj6wr
    @Alif-fj6wr 2 місяці тому

    Duqa magalada pudland haddii SHIB ISKA DHEH 😂😢😂😂😂😂

  • @ahmedabdi-ll5qh
    @ahmedabdi-ll5qh Рік тому +1

    Sax wye madaxwayne

  • @Fahma
    @Fahma 4 місяці тому

    Dani wale waa nin hadal cad Masha allh alaylehe waa igu haboontahay laakiin labada yeelay waa Ethopian maha somalia waxnana laga waydiin maayo harti mareexan awrtable laylkase nacas nimadaa maqaateen

  • @AbdulAli-xp1xr
    @AbdulAli-xp1xr Рік тому +1

    Waad asiibtay dani xasan wuu ilduufay

  • @CabdiCabdalle-fe4ou
    @CabdiCabdalle-fe4ou Місяць тому

    Wararkii udanbeeyay

  • @abdigedi4408
    @abdigedi4408 4 місяці тому

    DIFAACA DALKA BUUQ LOOMA BAHNA JAALE

  • @baxsan698
    @baxsan698 Рік тому

    Walee kanwaa wan dawladii timadaba asaga hortaagan soomaali land sodonsanaa lasugaaye ma loofadah ilaaya qayame warya hora u soco dani iyo inta kurayiya wadanka awoodqebsi waa lagabaxa qof iyo codbaa loosocda

    • @hamdijama4508
      @hamdijama4508 2 місяці тому +1

      Qof iyo cod dhul xora bu ka dhaci karaa dhulka ugu badan somalia shabaab ba haysta xage laga fotareyna mise riyaad ku nooshahay xasan haday run ka tahay qof iyo cod muxuu lacag ugu bixiyey buntiland in aysan ka dhicin qof iyo cod mide wa iska riyonaa

  • @user-tk3np3qe9d
    @user-tk3np3qe9d 4 місяці тому

    60.ki xilibaan ee codka siyay 15 may sow uma fadhiyaan mw sicid dani

    • @hamdijama4508
      @hamdijama4508 2 місяці тому +1

      Xildhiban fadhiya guri mooryan oo loogu caga jugleynayo wa ku dilaya hada hadal xun aad tirahdo kaas yuu xildhiban u yahay xasan xiligiisi hore xildhiban ama shabab ba ku dilaya ama waxad qoran damijadiid ama wa in aad ka baxda xamar sida darteed xildhiban ma joogo xamar u adeega meeshu ka yimid oo maafiya ayaa xukunta wakhti kastu joogo xasan u fiirso

  • @oogdhugee_3072
    @oogdhugee_3072 Рік тому

    1. Nin gobol Governor ka ah, ayaa diidaya go'aan ka yimi dowladiisa.
    2. Wixii majidheen ka soo baxa, Somali oo idil baa ku qasban?
    3. Somaliland qeyb kamey aheyn sameynta 4.5, sameynta federation, sameynta maamul gobolo, qoraalka dastuurkii 1954, iyo bedelkii dastuur beenaale 67sano aay Somalia-Italia kaligeed qoreysey.
    4. Deyn cafintu ma khuseyso Somaliland, sababtoo ah WorldBank ayaa qeexey iney khuseeyso 12gobol ee Somalia-Italia.
    5. Dib u heshiisiintu 12gobol ee Somalia-Italia ayeey ka dhexeeysaa.
    6. Waxa kaliya ee ka dhexeeya Somaliland iyo Somalia-Italia waa wadahadal caalamiya oo lagu cadeeyo inaan midnimo sharciya weligeed dhicin... oo labada dal la kala guro qadiyadahooga iyo ayahooga.
    Wixii intaa dhaafsan waa dagaal Somali oo idil lagu dabar goyo oo aan cidina ka macaashin. Siiba majidheen oo hareersan in si toos ah loo xasuuqo oo la tirtiro.

    • @mohameda7585
      @mohameda7585 Рік тому +1

      Sanaag, baran doorashada puntland maxay uga dhacdey hadii as Somalia iyo puntland quseyn. Sool badankeed goojacade ma ahane maxay Somaliland gacanteeda uga baxdey. Xaqiiqdu waxa weeye qofka badiya ba historyga qora, goojacade kaliya ba lasugaya mar hadii uu kaas gacanta Somaliland kabaxo, khatumo oo British Somaliland ah iyo Somalia bu heshiisku dhexmarayaa.

  • @xasanjamac855
    @xasanjamac855 2 місяці тому

    Waar waxkale kahadal hanugu meereysane soomaali Layne ayaad ku dhex waalataye

  • @mohamudahmed5353
    @mohamudahmed5353 2 місяці тому

    Beenaale. Khaa in

  • @baxsan698
    @baxsan698 Рік тому

    Shirka wadatashiga waxa ka maqna waa dani shirkana waxa matalayay xildimaanada matala putland

  • @user-tk3np3qe9d
    @user-tk3np3qe9d 4 місяці тому

    Ma aqooonsanii wa maxay