MAXAY YIHIIN ARRIMAHA XASAASIGA AH SICIID DENI KA HADLAY EE IMINKA TAAGAN?

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 28 вер 2024
  • MAXAY YIHIIN ARRIMAHA XASAASIGA AH SICIID DENI KA HADLAY EE IMINKA TAAGAN?

КОМЕНТАРІ • 22

  • @sacido1721
    @sacido1721 11 місяців тому +2

    Maansha alaah dalka guushiisa waa Dani Madaxweynaha Puntland guuleyso Dani Qurux

  • @jamiilaibraahim2228
    @jamiilaibraahim2228 11 місяців тому +1

    Dani dulqad uma hayee aaway warkii falastin

  • @mohamoudmusse6144
    @mohamoudmusse6144 11 місяців тому

    DILAAGA. WEYNEE REER PUNTLAND. AAWAY DEEQA BOOSAASO AAWAY GAROOWE ISKA JIRRA MA NAXAHA HUNGURAGA XUN. ..REER PUNTLANDOW. ??????

  • @cabdiqadirqaasim9044
    @cabdiqadirqaasim9044 11 місяців тому

    Xuduuda somaliland kuma badali kartid sifo isir iyo qabiil hadii aad taas ku fikirto waxaad ka dhaxlaysaa cawaaqib aanad mahadin

  • @ibrahimabdulahi8785
    @ibrahimabdulahi8785 11 місяців тому +1

    mansha allh gul madaxweyne

  • @mohamednurdheere3733
    @mohamednurdheere3733 11 місяців тому

    Wararka Falastiin iyo Israel 🇮🇱 wax apdate ah majiro miya hbnonline somali wararkeda intest maba lahn mana xiiseyno

  • @idinkaleewaaye248
    @idinkaleewaaye248 11 місяців тому

    Burburkii ku dhacay dhanka soomaliya markuu dhahayo tolow asigu ma laaaatiiin amerikuu kasoo jeedaa waa yaabee somaliland ayaa somali naceb lagu Sheegaa wallaaahi buntlad ayaaka daran waaney cadeesaneyn mooyee

  • @cabdiqaadiraxmedfaarax5560
    @cabdiqaadiraxmedfaarax5560 11 місяців тому

    Qanjir wey ne kan sar kugu dhac .marlanad bad rabta inaad naqaxiso yaa huu baa lagu yiri macan gag yahaw

  • @xanafi8654
    @xanafi8654 11 місяців тому

    H B N macsalaama isbarasho wacan ninkan waxaan kuhaysannaa kumanaan soomali ah oo ay badda kugurtay 0 land

  • @felisabdi3794
    @felisabdi3794 11 місяців тому

    Kaah kufsi siyaasadeed miyey rabtaa mise kursiga baad rabtaa inaad ku dheganaato…

  • @kamilobarre9118
    @kamilobarre9118 11 місяців тому

    Warar falastiin maxaa kudhacay malagu aamusiyay adna

  • @xuseenxssan553
    @xuseenxssan553 11 місяців тому

    Wuxuu Dani kuhadlaa waa bacaac wuxuku aamusaana. Naaa

  • @shambalafe300
    @shambalafe300 11 місяців тому

    Anigu ah dawlada dalka kulaha kkkkkk😂😂😂yaab

  • @Khaliifadan
    @Khaliifadan 11 місяців тому

    Warkiii manta xalada falastin away mawliid

  • @Camirbashiirbashiir
    @Camirbashiirbashiir 11 місяців тому

    Siciid naga ma isku kabiil baadtihiin

  • @jamiilaibraahim2228
    @jamiilaibraahim2228 11 місяців тому

    Wuu riyoonayaa odaygu 😂

  • @felisabdi3794
    @felisabdi3794 11 місяців тому

    Why he looks so defeated…

  • @abdiali8315
    @abdiali8315 11 місяців тому

    Guul md Dani

  • @MunaAbdi-h5r
    @MunaAbdi-h5r 11 місяців тому +1

    Asc❤

    • @xuux12
      @xuux12 11 місяців тому

      Wcs

  • @mohamednurdheere3733
    @mohamednurdheere3733 11 місяців тому

    Wararka San ushegaye waan daalay wph manto dhan isha Ayan ku hayay hbnonline mhdsanidiin