Wareysi MW Saciid Deni haddii aan maanta doorasho la qaban waligeed lama qabandoono!

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 28 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 507

  • @AhmedAhmed-lv3xc
    @AhmedAhmed-lv3xc 10 місяців тому +44

    One men one vote for Puntland and Somalia. Insha Allah. Thank you president Deni and Hanoolato for this interview which is important and timely.

    • @Young-Mo
      @Young-Mo 10 місяців тому +4

      What you mean one man one vote?😳 What about the ladies 😂😂

    • @drjimmy2604
      @drjimmy2604 9 місяців тому

      day dreaming

    • @AYUBSalah-l9u
      @AYUBSalah-l9u 3 місяці тому

      Hada aaway 😂😂

  • @abdinorfarah2313
    @abdinorfarah2313 10 місяців тому +54

    Ayanle is the best Somali journalist period. Horey usco Hanolaato team.

    • @liban.2249
      @liban.2249 10 місяців тому

      nah, that's Hereri Media

  • @maxamedkaraama4265
    @maxamedkaraama4265 10 місяців тому +20

    Gar iyo gardaroba madaxweyne deni wan wadanaaa so laabashadisana geed dheer wa u fulaynaa ❤
    Madaxweyne jir o joog

    • @laydhcaafimaad1814
      @laydhcaafimaad1814 10 місяців тому +1

      😂 garta la garaye even gardarro waan wadannaa Siciid Deni maxad ka waddaa?

  • @fatimanour9793
    @fatimanour9793 10 місяців тому +34

    Mudane Madaxwayne Siciid cabdilahi Dani Anagu Waxaan Nahay Qurbajoogta Reer Puntland Mudane Qof Iyo Cod Baan Taageersanahay Mudane Garowe Layskuma Haleynkaro Kala Usame One Man One Vote Insha Alaah

  • @MukhtarabshirIsack
    @MukhtarabshirIsack 10 місяців тому +2

    Masha allah good interview thanks hanoolaato

  • @salmanhassan1644
    @salmanhassan1644 10 місяців тому +11

    Congratulations my brother ayaanle xuseen cabdi 400k 😊🎉

  • @abdallaneeri
    @abdallaneeri 10 місяців тому +17

    Ayaanle aad baan kuugu mahadcelinayaa guuleyso walal qaali.

  • @almaalma9271
    @almaalma9271 10 місяців тому +11

    Masha allaah madaxweyne deni guuuul iyo gobonimo

  • @Abdihakin.
    @Abdihakin. 10 місяців тому +9

    Good interview

  • @MUNASARR
    @MUNASARR 9 місяців тому +2

    Dani for president 2024 🇸🇴😭😭😭

  • @MohamedMahamuud-j9y
    @MohamedMahamuud-j9y 10 місяців тому +5

    Maasha alaah waa wateysi fiican

  • @Kamayste2324
    @Kamayste2324 10 місяців тому +6

    Mashallah madaxweyne horey uu soco

  • @ibrahimmohamed7537
    @ibrahimmohamed7537 10 місяців тому +3

    Chanelka koor halo qadoo 1million aan garsinaa 2024 kahoor

  • @Haaruunmacruuf2025
    @Haaruunmacruuf2025 10 місяців тому +4

    Waa wareysi qiimo leh ❤

  • @mohamednorafrah9813
    @mohamednorafrah9813 10 місяців тому +4

    Aftahansanaa oo warqurxanaa hadane hagardaamo iyo jalaafo badanaa

  • @abdikadirabdirizak2118
    @abdikadirabdirizak2118 10 місяців тому +20

    Ayanle is very professional journalist and interviewer❤

  • @issarashid9676
    @issarashid9676 10 місяців тому +23

    well done mr president

  • @libanali1317
    @libanali1317 10 місяців тому +3

    Salaan Sare madaxweyne Dani iyo ayaanle wareeysi hufan dhinacyo badan taabtay
    Madaxweyne Dani jawaabo aad u wanaagsan , ayaale su’ aalo macquul ah most of them public interest.
    Ayaale we admire you and we thank your effort and time .

  • @ubahguled96
    @ubahguled96 10 місяців тому +2

    Vote Dani

  • @fatumaiftin6787
    @fatumaiftin6787 10 місяців тому +6

    Dani qurux waa ku salaamay ayaanle mahadsanid bro ❤

  • @joeokieh43
    @joeokieh43 10 місяців тому +8

    whaou, said deni boqor best président, un vrai leader hors paire

  • @caraweelo2673
    @caraweelo2673 10 місяців тому +18

    Dalka guushiisa wa Deni 👑 🦁 One man one vote 🗳 ☑️ 🗳 ☑️ 🇸🇱 🦁 🇸🇱 🦁 🇸🇱 🦁 🇸🇱

  • @mawlemagan
    @mawlemagan 10 місяців тому +3

    Ugu horeyn team Hanoolato oo Ayaanle kow ka yahay waa uga mahadcelinayaa howsha aad Soomaali weyn u haysaan.
    Madaxweyne Deni, waa loo baahnaa wareysigiisa. Waana Madaxweynaha PL ugu horeeyay ee qof iyo cod ka hirgeliya PL. Dhameystirana doonin. Shacabkuna waxay doonin inay madaxdooda doortaan.
    Kuwa diidan waa tuugo siyaasadda kuwa ka ganacsada.

  • @Kmn3214
    @Kmn3214 10 місяців тому +6

    Libaax deni

  • @saadhussein5466
    @saadhussein5466 10 місяців тому +6

    AYaanle WAXAAD JOOGTAA GARAWE HOREY USOCO WAXAAN kAFILEYNAA LAASCANOOD IYO WAREYSI HALYEEY GARAAD JAAMAC GARAAD CALI IYO MADAXDA SSC IYO TABIN TOOS ILAA OOG.
    MAHADSANID AYAANLE

  • @khadiijayuusuf6311
    @khadiijayuusuf6311 10 місяців тому +6

    Masahllh ayanale ❤
    Dani xiisa weyn ba lo qaby hadalkiza😂

  • @maxamuudjamac3433
    @maxamuudjamac3433 10 місяців тому +3

    Horumar loo wada dhanyahay guul iyo gobonimo

  • @udugland
    @udugland 10 місяців тому +2

    Reer Puntland kuwooda mucaradka ku Dowlada Deni, waxaan orran lahaa ilma-adeerayaalow ilma adeer waa in is taqaan ee odayga hallaga fuqa si uu u fulliyo doorasho qof iyo cod ah. Nin walboow aakhiradaada u baq iyo in aadan sabab u noqon wiilal maalaa yacno loo laayo.

  • @mohamedwarsame5104
    @mohamedwarsame5104 10 місяців тому

    Maashaa allah

  • @jayjow5165
    @jayjow5165 10 місяців тому +2

    waw president said Dani waa hadal yaqaan great leader of Puntland guuleysp

  • @abdirisakhassanfarah733
    @abdirisakhassanfarah733 10 місяців тому +1

    Maansha allaaah

  • @lordduke2959
    @lordduke2959 9 місяців тому +2

    Birmade Deni👍🏾

  • @somwayptyltd7634
    @somwayptyltd7634 10 місяців тому +3

    2nd comment 🎉

  • @surad685
    @surad685 10 місяців тому +2

    Madaxwayne heer Qaran

  • @geenyadacaad2456
    @geenyadacaad2456 10 місяців тому +2

    Wow ayaanle hanolato ma puntlnd baa tagtay war an sugaynay baa so.daysaay wlhi dani wax dhaman ma jiraan marka mucaradku xisbii ha sameyta intay qaylada joojiyan

  • @Aynab-oo4ey
    @Aynab-oo4ey 10 місяців тому +4

    Madax weene hatanasulin qof iyo cod ban rabanaa

  • @mrali3601
    @mrali3601 10 місяців тому +2

    Wa Fikir fiican lkn suaasha waxa waaye waqtiga ma la jooga oo xisbiyo
    iyo diiwan gelinta diyaar ma tahay
    Teeda kale sida halku dhiga Qof iyo Cod wa inu xaqiiqda yahay tahayna wax dimuqradiyad lo siman yahay oo qof ama koox ayan dano gaar ah ka lahayn

  • @ahmedgarad2788
    @ahmedgarad2788 10 місяців тому +1

    Dani ku qabiil maahi , laakiin wuxuu u qabmaa inuu madaxweeynaha somalia noqdo , Future president of somalia viva Dani

  • @Aash179
    @Aash179 10 місяців тому +5

    Dalka guushiisu waa deni 😂😂😂😂

  • @CbdiqadirJamac-ob7os
    @CbdiqadirJamac-ob7os 10 місяців тому

    Waaw

  • @MaxamedCali-e4x
    @MaxamedCali-e4x 10 місяців тому +1

    Runtii madaxweyne siciid cabdulahi dani doorashada qof iyo codkaa uu kawado puntland waa mid bogaadin mudan lkn tan iswaydiinta leh ayaa ah see laguqabankaraa ayoo aanu ogsoonahay puntland inay mid kamid ah state yada dalka somaliya see uqabsankartaa dorasho ugaara hadana dalka siyasadiisa mamulkiisa iyo doorashadiisa qayb uganoqon kartaa dawladadnimada iyo dimuqaraadiyada caalamka madhici karto in mamul goboleed u wax walba umadaxbanaanado hadana u dalkii kamidyahay

  • @abshirkeeyow1511
    @abshirkeeyow1511 10 місяців тому +9

    The legend

  • @MaslimAli-z5p
    @MaslimAli-z5p 10 місяців тому +1

    Dani legend

  • @Fj12360
    @Fj12360 10 місяців тому +2

    Dani qurux nin hadal kar ah ❤

  • @ChodanXuseen4
    @ChodanXuseen4 10 місяців тому

    Aad io aad mudane

  • @dr.basheahmed7069
    @dr.basheahmed7069 10 місяців тому +2

    Waar ninbaad keentay maanta ayaanle 😂😂

  • @MrAbdisaid
    @MrAbdisaid 4 місяці тому

    Reer miyi 11:05

  • @ahmedyasinCabdilaahi
    @ahmedyasinCabdilaahi 10 місяців тому

    Mnsha allah waa waraysi aad uqiimo badan runtii

  • @ابراهيمالصومالي-ط6ض
    @ابراهيمالصومالي-ط6ض 10 місяців тому

    Kkk

  • @xuseenabdimatiin3170
    @xuseenabdimatiin3170 10 місяців тому +1

    Wallhi waa runtii hhhhh siciid dane waa nin aqli badan saan moodi jiray ma aha sadexda aragti 😂 ayaan ku qoslay

  • @ahmaduYassin
    @ahmaduYassin 10 місяців тому +3

    Ayaanlow facts check majirto miyaa mise waa dani show😂😂😂

    • @abdinorfarah2313
      @abdinorfarah2313 10 місяців тому

      Do you mean mic check cause Deni drop the mic on this interview son lool😂

  • @bashiirmaxamuud4747
    @bashiirmaxamuud4747 10 місяців тому

    was madacweyne dhaba mr deni nolow ku adkayso dhacankaa ku raacsan.

  • @bintusalah5449
    @bintusalah5449 10 місяців тому

    Hanbalyo. Dani. Waxkastaa oo. Aad. Samaysay. Lakiin. Alle. Nabad. Haaa. Ino. Ku dhamayo. Insha allaaah

  • @cabdulahiciiro
    @cabdulahiciiro 10 місяців тому +1

    Dalka guushisu waa m.dani

  • @sultanlife5385
    @sultanlife5385 10 місяців тому +1

    Farmajo waxaad kadidaned yaad rabta adiga inaad dadka ku qasabto

  • @khada917
    @khada917 10 місяців тому +5

    Madaxwyne waxba yaan january lagugu xuuxin waxa garbahaaga taagan 4 milyan oo rer puntland ah nin dan leh masiirkayaga ha uga baqan Puntland masoo marin madaxweyne kula mida cabdilahi yuusuf dabadii
    Waxan nahay garabkaaga

  • @fatimanour9793
    @fatimanour9793 10 місяців тому +26

    Mudane Madaxwayne Siciid cabdilahi Dani ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️Please One Man One Vote Puntland Horay usoco Puntland Cadowgeedu Hajabo Viva Siciid cabdilahi Dani Viva Puntland

  • @mohamedfarleeg3191
    @mohamedfarleeg3191 10 місяців тому +6

    Madexweyne ka muuuqato lix jeclada midnimada umada soomaliyeed sharaf io karaaamo Madexweyne sido kle ayaanle aaad baa umahadsanthy

  • @AliIdrissyacin
    @AliIdrissyacin 10 місяців тому +14

    Midas qof iyo cod wan kugu tageersanay mw dani oo wa talaabo wanagsan ee Allah hakula qabto

  • @najmamohamed6960
    @najmamohamed6960 10 місяців тому +14

    Woooow, wa kaas madaxweyne isku kalsoon oo aragti fog leh masha allah

  • @waryaaofficialchannel3323
    @waryaaofficialchannel3323 10 місяців тому +5

    Anigo adeer ali ah dani waan wataa wayo waxaa iga muuqdo qof hami weeyn o putland amma somalia hormarin kara

  • @zamzamsaid-x6e
    @zamzamsaid-x6e 10 місяців тому +21

    i really really appreciate your interview with dani, and i wish that one man one vote will implement.

  • @sidramrk
    @sidramrk 10 місяців тому +46

    Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤️

  • @shukrijama5399
    @shukrijama5399 10 місяців тому +15

    Dalka guushisu waa dani❤❤🎉🎉❤😂

  • @Mohan_Abdullahi
    @Mohan_Abdullahi 10 місяців тому +12

    Reer puntland nabad waa aragteen 10 sano qof laguma dilin miyaa allah u siyaadiyo nabadaas.

    • @AA-ze7zk
      @AA-ze7zk 10 місяців тому +1

      Amiin Ya Rabbi daljeena Somaliya oo dhan gees ka gees

  • @Ruun-finder
    @Ruun-finder 10 місяців тому +3

    Mudane Siciid Cabdullhi Dani waa halyey shaqo wanaagsan soo qabtay waxaa u dhiman in uu qabto doorasho la isla ogol yahay oo nabad ah.

  • @omarosman619
    @omarosman619 10 місяців тому +4

    Qof wax dooran kara lana dooran karo oo u cararaya oday miskiin ah in uu wax u doorto
    Dulli

  • @remlatahir8633
    @remlatahir8633 10 місяців тому +23

    Dimuquradiyada puntland wa mid an tagersnhy hda nahy shacabkeda wxna donynaa dorasho qof iyo cod ah 😎🤚

  • @cabdulwarsame1962
    @cabdulwarsame1962 10 місяців тому +6

    siciid cabdulaahi deni waxa uu ka qabtay buntland iyo doorashoyinka tasturiga ah cid ka qabatay ma jirto madawey nayashi soo maray buntland wax muuqda ayuu ka qabtay dhankasta illaah ha sharfo madaxweynaha waxaana rajeynaya inuu dib noogu soo noqdo insha allaah guulayso madaweyne

  • @maxamedxamuud811
    @maxamedxamuud811 10 місяців тому +15

    ALLHA IS ONE ☝️ 😢❤

  • @fadumoali7300
    @fadumoali7300 10 місяців тому +11

    Dr Deni guul iyo gobanimo insha allaah

  • @Sayid-h6f
    @Sayid-h6f 10 місяців тому +4

    Dani waraysigaan ka hor wax kale ban ka aaminsanaa balse waxa ii soo baxday in uu Dani daacad yahay Alle ha is fahamsiiyo madaxdeena uu ugu horeeyo madaxweynaha qaranaka mudane hassan sheikh mohamuud.

  • @MohamedSame-w3t
    @MohamedSame-w3t 10 місяців тому +11

    Masha alah ayanle wareysi qimaleh bad ka qabatay madaxwayne Dani

  • @saynabdaye7382
    @saynabdaye7382 10 місяців тому +9

    Waan kugu raacsanahay 1 man one vote ❤ guuleeso mdxweeno Dani

  • @Abdimalik68
    @Abdimalik68 10 місяців тому +8

    Dani again Insha Allah my Allah make the election 🗳️ process easy for us us

  • @osmanmohamed789
    @osmanmohamed789 10 місяців тому +3

    Bal fiiri sida uu maanta oo dhan ugu cel celinayo xassan sheekh ma wada hadashaan takefoonka ma ka qabataa .

  • @abdullahimuse9368
    @abdullahimuse9368 10 місяців тому +5

    Ayaanle wariye xirfadisa wariyenimo aymuuqato somalina kalsoonibadan kahelay. Thank you, sir.

  • @MohamedAhmed-mu3cw
    @MohamedAhmed-mu3cw 10 місяців тому +7

    Maasha Allaah
    Ayaanloow
    Mahadsanid
    Waxan sugnaaba waa qoor qoor
    Please. Mid kasta .kula dar daaran
    Nabadda Gaalkacyo
    In aan la siyaasadeeyn
    Mdxweyne Deni. Waxa ka go.an
    In tiisu meel marto
    .wuxuu Raamsan karo
    Iyo wuxuu heli karo
    Xal iyo xabbad
    .Xalka Ayey ugu caano badan tahay
    Puntland ee Allow garansii
    Mid moog

  • @fatimanour9793
    @fatimanour9793 10 місяців тому +26

    Puntland Oodhan Aday Kulajiran Alaha Kulajiro Mudane Madaxwayne Siciid Dani Jir Oo Joog Oo Cadowgaagu Hajabo Maansha Alaah ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @mohammedpalle5934
    @mohammedpalle5934 10 місяців тому +6

    Wareeysi qiimo badan Mahadsanid Ayanle

  • @najibfaysal4259
    @najibfaysal4259 10 місяців тому +4

    Taas Waa XaQiiQ Doorshada Hadeysan Sanadkan DhiciN Goor Ey Dhaceyso Ma Arko💯

  • @cumarramos
    @cumarramos 10 місяців тому +12

    madaxweyne Dani ❤❤❤❤❤

  • @WaayaAragAcademy
    @WaayaAragAcademy 10 місяців тому +7

    Hanoolaato💥💥💥

  • @fartunosman3503
    @fartunosman3503 10 місяців тому +7

    Maansha Allaah ayaan mahadsanid deni waa nin culis dadkiisa u shaqeyey bisel dowladeed ayaa ka muuqato si dhab ah ayuu u Hadley oo meeqaam Sare deni maansha Allaah tabaarak llaah

  • @maxamedcabdimaxamedcabdi2868
    @maxamedcabdimaxamedcabdi2868 10 місяців тому +2

    Hadaanu nahay putland federaal waa lama taabtaan marabno central gofarmanti siyaasa hal magaalo taal dhaqaale halmagaalo yaal putlaand marki aan usoo qaxnay malahayn magaalooyin camiran malahayn caafimaad malahayn wadooyin malahayn jaamacado somaalidu hantideedi hal magaalo bay gelisay halmaalin bay duntay somalifedrraal waa saxu

  • @haawoali5442
    @haawoali5442 10 місяців тому +5

    Ayaanle kusoo dhawooow Puntland markoowaada marlabaad iyi mar sadexaadba inkastoo nagusooaady xili dooroshooyin oo waxjiraan hdana soodhawoow bankuleenaha 😊

  • @ibrahimgueedi6136
    @ibrahimgueedi6136 10 місяців тому +5

    President saciid deni thumbs up
    His speech is intelligent and hard leadership ,he have intellectual his good politician style
    His best speech concerning state issues like how he depended his state nd political philosophy
    His mature leadership
    Thank you mr president

  • @Qurankuwanolol
    @Qurankuwanolol 10 місяців тому +3

    Madaxwaynaha waaqaca jira buu ka hadlay, waana wax u baahan in si guud loo eego, meelaha ay dawladda puntland tabanayso, iyo qoddobadda mar waliba sababya khilaafka joogtad ah.
    Mahadsantahy mudane Madaxwayne, waa oday dalka usoo joogay wax kasta oo ka dhacayna kawar haya

  • @fuaadabdalle7331
    @fuaadabdalle7331 10 місяців тому +3

    Mw dani wa masulki somara Pl ki ugu wax qabad badna!wa masuulka an hanti kasameysan , balse canshurti kuceliyey shacabka o magalo walba laami kasameyey! amniga kor uqaday kana guleytay kuwa afka duubta cagta mariyey o tiirka geyey!wa masulka qof iyo cod sameyey kuna guleystay, Runta inla shego weye wax badan ayau qabtay mudane thanks💯😍🤞

  • @aayahacali5788
    @aayahacali5788 8 місяців тому +2

    Daniyow Hanbalyo mar kale aad guulaysatay waraysigaana waxuu ahaa waraysi aad uqiima badan kaasoo iftiimayay waxyaabo badan oo aan loo fahansanayn o ku saabsan DFS iyo Puntland taa aad iftiimisay ayaanle isaga waan uga mahad celinayna waraysigaan good job

  • @awilomar2927
    @awilomar2927 10 місяців тому +54

    Deni waa ninka ugu roon uguna qadiyada fiican Puntland inta musharaxiintaa ee maanta garowe bosaso galkio jooga. Waana ninka ugu wax qabtka fiicanaa intii Puntland jirtay

    • @HealthyToday24
      @HealthyToday24 10 місяців тому +5

      Waa been aad isku sheegtay ... puntland halis ayuu ku yahay 🤬

    • @mohamedmhad2654
      @mohamedmhad2654 10 місяців тому +3

      Waad saxanthy saaxip

    • @axmedcabdimaxamud4214
      @axmedcabdimaxamud4214 10 місяців тому +3

      Fikirkaga xaqbad u leedhy lkn deni midka wngsn allaha nasiiyo

    • @Cici_mimi
      @Cici_mimi 10 місяців тому +4

      @@HealthyToday24 Ma Afkaageey Halis Kugalin? Puntland Waa Denni. Denni na waa Puntland.

    • @jhashim739
      @jhashim739 10 місяців тому

      Masha Allah Boqor Deni❤❤❤

  • @JamalMuse-f4m
    @JamalMuse-f4m 10 місяців тому +9

    One man one vote 🗳

  • @xawom3016
    @xawom3016 10 місяців тому +2

    Walee waa uqalmaa hogaamiye, aqoon iyo ra’yiba. Warkiisa wuu cadyahay. Danaha soomaaliyeed mid aqoonsan dheh. Viva deni. Haadaad qirsan tahay somalidu ineysan qaybsamin. ✌️
    Hanoolaato team hore usocda. 👍

  • @kingmj5675
    @kingmj5675 10 місяців тому +6

    Mahadsanid Madaxweyne 🙏 hoggaamiye aragti fog leh. Doorasho xaq oo xor ah.❤

  • @asamadhassan1419
    @asamadhassan1419 10 місяців тому +3

    As
    Mw deni si wanagsan oo kalsoni ku dheehan tahay buu u hadley oo sharci yan ah in dastuur ku qabbo in dadweynuhu cod bixin aadan madama lagu guleystey doorasho golaha degan ee may 25 23 midda barlmanka & mweynha & mw ku xigenka na waa lagu guleysanaa, shacab ka intiisa badana waa ay doonayan wana rajo wanagsan in dalku doorasho aaddo wax badan waa iska badalayan dowlandimda sida dhacdey golihii deganka oo ay soo Baxen dad anan weligis waxba helin ay ku soo Baxen golaha deganka sidoo kale wajiyo cusub oo hogamiyayal ahna filo dorashda qof& cod ee barlmanka & mweynha & mw ku xigenkaba, alaha fudueyee
    Qolyaha mucarad sheganaya mucarad ma ahane waa dad ay isbaro u taalo madama aysna ku codeyn wax sharci ah , ugu dambeyn dadweynuhu doorashdu doonayaa , guul bana lenahay insha
    Mw deni horey u soco doorasho qof & cod baa la donayaa

  • @Cato-j1w
    @Cato-j1w 10 місяців тому +10

    Madaxweyne hadii dib uga noqoto hanaanka dimuqraadiga ee aad hordmseedka u tahay shacabka soomaaliyeed waa ay kaa aamin bixidoonaan .
    Mudane madaxweyne qabo doorshadaan qofkasta oo kasoo horjeesta dowlada gacan ha kuqabato guuleyso mudane
    Taageero badan ayaad heysataa hore usoco . Thanks

  • @bintusoomaal143
    @bintusoomaal143 10 місяців тому +8

    Mansha allh ayaanle nin culus baa tahay

  • @abshirali313
    @abshirali313 10 місяців тому +5

    See you in Gaalkacyo inshaa Allaah

  • @maryamabdallah3904
    @maryamabdallah3904 10 місяців тому +5

    maasha alaha hanoolaato ilaah ha idin xafdiyo aaaamiiin aaaamiiin yaarabi 🇸🇴🇸🇴🇸🇴😍🇸🇴😍😍😍❤️❤️🇸🇴😍😍♥️♥️

  • @Notorious9111
    @Notorious9111 10 місяців тому +4

    Dani 2024