Axmed Cali Cigaal | Hees | Raad Abeeso |

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 15 вер 2024
  • Raad Abeeso : Hees aad u macno iyo mug wayn waxaana inoogu luuqaynaya Alfannaan Axmed Cali Cigaal. Dhagaysi wacan.

КОМЕНТАРІ • 6

  • @xasanjinixasan
    @xasanjinixasan Рік тому

    muxu gajeday heestan❤

  • @xasanjinixasan
    @xasanjinixasan Рік тому

    muxu gajeday heestan

  • @AhmedMohamed-tn5yg
    @AhmedMohamed-tn5yg Рік тому +2

    Xasan ganay baan ku maqlay heesta qisada garan maayo

  • @MJ_K
    @MJ_K  Рік тому +1

    Haddii aad qisada uu abwaanku heesta ka sameeyey noogu dartana aad baan kuugu riyaaqi lahayn..!

  • @bashirhassan6764
    @bashirhassan6764 7 місяців тому

    Heesta waxay sheegaysaa qof aan shaqaysanayn hadda raba Inuu nolol fiican kunoolaado
    Qofkaas wuxuu jecelyahay beenta runtana wuuu necebyahay hadaad lataliso wuu kaaxanaaqayaa
    U fiirso baydkan
    NAFTAYDAAY RAAXO JECELEY
    RAFAADKIYO HOWSHA NECEBEEY
    ROOBKII DA’AAYANA RAYSKIISA
    DOONAAY
    RUNTA LOOMA SHEEGAAY
    BEENTANA U RIYAAQAAY
    RUUXII LATALIYA KAMA
    RAALI NOQOTOOY NAFTAYDAAY

  • @MJ_K
    @MJ_K  Рік тому +1

    Fadlan haddii aad garanaysid abwaankii heestan sameeyey, mullaxankii iyo ciddii garaacday nagu caawi..!