Axmad Cali Cigaal || Geeridii Abwaanka with lyrics kaban original
Вставка
- Опубліковано 4 січ 2025
- *Ku Soo Dhawaada Kanaalkeena Muusigga Qadiimiga ah ee Soomaalida!*
Ku soo dhowow kanaalka muusigga ee ugu fiican ee aad ka heli karto heeso qadiimi ah oo Soomaali ah. Halkan waxaad ka heli doontaa heesaha ugu caansan, kuwa xusuusta leh, iyo kuwa aan la ilaawi karin ee taariikhda muusigga Soomaalida. Waxaan isku daynaa inaan soo bandhigno heesihii ugu wanaagsan ee waayadii hore, kuwaas oo soo maray facyaal kala duwan oo muusig Soomaali ah.
*Maxaad ka heleysaa kanaalkayaga?*
*Heeso Qadiimi ah oo la Xusuusto:*
Waxaan soo bandhignaa heeso qadiimi ah oo ka mid ah kuwa ugu caansan ee ay qaadeen fannaaniin caan ah sida: Maxamed Suleebaan Tubeec, Magool, Hassan Adan Samatar, ahmed ali Egal, Maryan mursal, Maandeeq, kinsi xaaji. Axmed mooge , iyo kuwo kale oo badan.
*Muuqaallo Taariikhi ah:*
Ku raaxayso muuqaalada taariikhiga ah ee heesaha iyo bandhigyada ay sameeyeen fannaaniinta waaweyn ee Soomaalida.
*Sheekooyinka Heesaha:*
Baro taariikhda iyo macnaha heesaha qadiimiga ah, iyo sida ay ula xiriiraan dhaqanka iyo taariikhda Soomaaliyeed.
*Isku Xirka Jaaliyadda:*
Ku biir bulshada jecel muusigga Soomaalida, kana qeyb qaado faallooyinka, iyo wadaagista xusuusaha iyo sheekooyinka aad ka hayso heesaha aan soo bandhigno.
*Maxaan U Sameyney Kanaalkan?*
Ujeedkeenu waa inaan ilaashanno una faafino hidaha iyo dhaqanka muusigga Soomaaliyeed, gaar ahaan heesaha qadiimiga ah ee ku suntan taariikhda iyo dhaqanka. Waxaan rabnaa inaan jiilasha soo socda iyo kuwa hadda jooga u suurtagelino inay si sahlan u heli karaan heesahaas cajiibka ah oo ay ka bogtaan bilicda iyo farshaxanimada fannaaniintii hore.
*Ku Soo Biir Kanaalkayaga!*
Haddii aad jeceshahay muusigga qadiimiga ah ee Soomaalida, ha ka baqin inaad isku qorto (subscribe) kanaalkayaga, oo ku dhufo (click) furaha digniinta (bell icon) si aad ula socoto heesaha cusub iyo muuqaallada aan soo galino. Ha hilmaamin inaad la wadaagto kanaalkaan saaxiibbadaada iyo qoyskaaguba si ay uga faa'iidaystaan!
Mahadsanid inaad nagu soo biirtay, oo aan wada jir u ilaalino dhaqanka iyo taariikhda muusigga Soomaalida!
---
**Linkiga Kanaalka: [ / @geedishaambowstudio
--- hadii aad rabto inaad aad channel kaaga u sameeyso promotion si u gaaaro dad badan waxaa si fudud kaaga caawin doona Vidiq.com hadaba yey ku dhaafin fursadaan qiima dhimista ah ku dhufo link gaan oo is diiwaangali si bilaash ah
vidiq.com/Earn... #QAARAAMI #QAACI #HEESO_XUL_AH
GEEDI SHAAMBOW STUDIO HOYGA HEESAHA HIRGALAY HEESO QORAN ERAYO SHARAXAN KOBCI AQOONTAADA AFKA HOOYO OO NAGULA CAWEE HALKAAN SUBSCRIBE SAARO GANBALEELKANA FURO SI AAD HADIIBA U HESHO MUUQAALADA CUSUB EE HALAKAN SOO GALINO MAHADSANIDIN
WIXII TALO IYO TUSAALE AH WAXAAD NAGALA SOO XIRIIRI KARTAA WHATSAP
+27688649079
WAXAAN GACMO FURAN KU SOO DHAWAYNAYNAA CID KASTA OO GACAN NAGA SII KARTA KAYDINTA IYO SOO GUDBINTA SUUGAANTA SOOMAALIYEED
QOFTA KASTA OO WUXUUN NAGU SIYAADIN KARA FADLAN NAGALA SOO XIRIIRA
Whatsapp
south africa +27688649079
Somalia +25297650065
America +17153883390
WAAD MAHADSANTIHIIN DHAMMAANTIIN BULSHADA SOOMAALIYEED
SUBSCRIBE SAARO CHANNALKA SI AAN KUUGU MAAWEELINO SUUGAAN DHILDHILAN OO AAN LAGA GAYOONEYN
morning
by Calinuur Cabdul Dhagabure || Manager of Geedi shaambow studio
contract. goodirgalow@gmail.com
xasuus iyo dhaxal way no reben kuwi naga horeyay tolow kuwa naga dambeya maxaynu uga tagayna ma qabyalad iyo ana ka qabiil fcn🥳
20-sano iyo Ka badan heestani dhegtaydu way maqlaysay balse ima solin ima soo jiidan balse hadda waxaa I jeclaysiiyay nin abwaan tuke magaciisa lagu sheegay oo heestan iyo heeso kale oo cigaal qaadaya❤ kadib waxaan dib u majeertay heestan maalin walba waan dhagaystaa if hadduu sidayda tuke ku soo diray love ❤ii saar mahadsanid 🙏🇸🇴
Wlhi sideydo kle abwaan tuke kasooraacey ninku Qalisanaa❤
Walle abwaan Tuke heesta dhadhan gooniya ayuu noogu sameeyay 😅
@@adamabdi743 abwaan tuke inaba caadi maaha sida uu heesta iiigu macaaneeyay hhhh auction-ka uu bixinayo body language
Waaaah. Al fanaan ahmed cali cigaal. No. 1
Ĺ
Aad iyo aad fanaan cod macaan
Abwaan cabdi qafaar baa asbuucan voa barnaamijka cawayska Washington iyo caasha cuud ku sheegay inuu heestaan leeyahay iyo heeso kale oo badan oo ay qaadeen maryan mursal, khadro dahir, bagaag, cigaal, abdi dige iyo cumar dhuhle.
aad iyo aad wll dad baa igu haystay inuu heestaan leeyahay abwaan cabdiqafaar
Absolutely cigaal was the king of somali musicians and mega star of somali musicians history he was the singer every one liked Absolutely no one is comparable his unique golden voice so all his songs are ever green and all the time interesting what legend he was in his prime fro burco togdheer
Shaki kuma jirro
Xaqiiqdii heestan marna caadi maaha ❤❤❤❤ Abwaan cabdi qafaar ❤❤❤
Cajiib ereyo dhaqan soomali milgo alle ku dheehay ninkii hal abuuray allow kuu naxariiso
Ninkii sameeyay waa nolyahay waxaa kadhahaa cabdiqafar ciise cagiole waa reer galkacyo
❤waa mirihii abwan abdiqafar ciise cagoole. Laxankii iyo codkii hobalki waynaa cigaal . Jimce.9.8.2024 nairobi.. sxbday.omar.sharmake.suudani. faysal asad jibril❤❤❤
Mahadsanid channelkan heesa Qoraalka sidii saxda ahayd ayaad u qortaan🙏🙏
adaa mudan walaal
Al fanaan Cigaal cumaamadiisa lama hawaysto
Adeerkey cigaal🥰🙏
😊moodii guduudney
Ku mariintay geedaha weeye
waah waah alleh yaraxma raaximiin
maasha allah sxb isoo booqo dee
Deelqaafka ha la daayo maansada
Gibilkayga caashaqu
Marna kama go,aayee
Inta gobay kalgacaliyo heesa kabanku guuxiyo
Maansadu i garabtaal
Gibilkaygu caashaqu
Marna Kama go'aayee 🌹
Heesta maaha
Waa geesta kabanku guuxiyo
Heesta xarafka G kusocota
Meesha heesta kelmeda Ah jeclatay
Maansadu igarabtaal baa kuugu
Jirta booska heesta
Fahanka Kor uqaad
Goorta hobol goohiyo
Geeridii abwaankii
Godka iyo xabaashii
Sheekadu guntow tahaye
wa haben ay sabti baxday o isnin so gashay amintu wa 9.00 waxan mar dhaw ka imi jamacadi o an year one ahay alle mahadi waxan fadhiya bugcad ffadhigaygu ubadan yahay waxan dhagaysanaya heskan o an ad ujeclahay kaligay ma. jecliye waxa kalo ad u jecel zxbkey cabdi ilahay ha xifdiye asxabto dhan. waxan so xasustay jawiyo iyo wakhtiyo ad u wacna o an hestan kuso dhafnay alow mahada❤ bal an egno wayuhu meshay na geyan tarikhdu. wa 19/10/2024
Qaabka aad u soo qoraysaan ereyada wax badan baa ka khaldan ku laabta inta heesta dhuuxdaan haddii kale micno badan ayaa lumaya
Adoo mahadsan wll inoo sax wixii qaldan
@Geedishambow walaal halka aad gayigayga tidhi ma ahan ee waa gibilkayga cashaqu kama go'ayee
Inta Gabay galkacliyo
Geesta kabanku guuxiyo
Lagu tumo gurbaankiyo
Maansadu i garab taal
10/5/24. 8:34 subxnimo jimce bsso
8/8/24. 2:13 hapenimo khamis ah bankii m..w
Waxan dib ugu so laabtay heestan o an aad u jeclahy dhagaysigeda run ahnti heeskan dhagaysigeda kma daalo aniga zxiibkay galad
Wxn rajaynaya inn kuso laabto anago caafimad farxad iyo mustaqbal wanagsanba allha sahlo
Erayadi abwaan tuke codkii lgn cigaal
Miraha heesta Iska saxa waad khaladeeme
Mirihii c.qafaar ciise cagoole laxankii iyo codkii a.c.cigaal
Aad iyo aad, mudane ali siciid nin weyn oo fanka wax badan ka og
Waa runtaa sxb asbuucaan baan ka dhagaystay voa barnaamijka cawayska Washington iyo caasha cuud oo abwaan cabdi qafaar waraysi dheer la yeelatay abwaanka waa noo dhuuntay ileen suugaanyahan buuxa buu ahaa
Sxp khalad badan ayaa kujira erayadaan maansadu gudoon tahay maaha ee waa sheekadu godoon tahay mahadsanid
Gudoontahay maaha
Gudboontahay weeye
Jumladaa kuu cadaynaysa
Gudoontahay kkkkk
Ma isagaa lagu wareejinayaa heesaha
Fahanka Kor uqaad sxb
Heestaan miraheeda yaa iska lahaa sxb
waa ku qoranyahay abwaanka sameeyey sxb
C/qafaar ciise cagoole
Hestaan waxaa curiyay abwaankii waynaa Cabdiqafaar Ciise Cagoole ee lahaa silsiladii sheekabaralayda ee AUN Khadra Daahir Cige ka qayb qadatay iyo heesihii uu qaadi jiray AUN Cabdulqaadir Yusuf Cismaan Bagaag sida Caynba cayn aduunyooy, iyo heesta Salaax qaasim ee baxsaneey hargaysaa kaa gudoomay baaqii iyo sugaan kale oo badan. Sanadku waa qiyaastii 1970 iyo ceelkaas Banaadir. Waana hees uu kucabiray abwaanku sugaanta soomaliyed gaar ahaan heesaha uu abwaanku yahay ladhabar iyo cuudka iyo durbaanka. Waatan manta jirta ayuu waqtigaas sii saadaliyay oo kahadlayay manta waxa haysta sugaantii suubanayd ee soomaaliyeed. Inkastoo aan dub noogu cilisay barisamaadkii iyo ayamahii wacnaa mahadsanid Jalle
Kudar xulka weli waxbaa hadhsan
😂😂 Geedi shambow lyric/ka meyna xaqsiinin, 50% wey khaldeen😮
Heesaha kabanku kuxiyo
Midhaha heestu wey khaldanyihiin
Cajiib hees iyo bar
Qisada heesta yaa haya?
Intaan kamaqlay waa jacayl
Kudhacay abwaanka sameyey
Oo ah nin ay cigaal isku beel yihiin
Oo reer maxamud ah
waa sheeko dheer iyo jacaylo iyo aduun ay u dhamatay, iyo suuganta maanta taagan sadaal uu abwaanku kabaxshay. Dhacdada heesta waan kuso koobay waxaa curiyay awabkii lahaa heesahii sheeko baralayda ay wax kaqaday AUN khadra daahir Cige Dhool, galayryahow adaa geesiyow baqine, iyo caynba cayn aduunyooy ee uu qaadi jiray AUN hobolkii waynaa Cabduqadir Bagaag. Baxsaneey Hargaysaay kagudoomay baqiga Salaax Qasim Naaji
الفنان الكبير احمد علي عجال
Asal
Heyigayga cashaqo marna kama go aaye
????????????
Heestan waxa la yidhaahda gobaad Dadna waxay U yaqaanaan geeridii abwaan erayadii abwaan tuke
Heeskaan Cabdiqafaar Cise Cagoole aya leh qof kale inaanu la gacloono macna samayn mayso
(Wcb)2 viking ppe24 /25elite(eagle-eyed).
Kaa Daakiyso Walalki Baadoon VS Cigaal my p
ua-cam.com/video/mJKxpECsQBk/v-deo.html
0