Qof walbo xanunka leh wn ka xamadaa sbbto ah aniga og xanunka iyo dhibatdisa Salma aad ayd umahad santhy wax badn ka faiday allaha ka cafiyo cidii qabta 🤲 Aniga iso duceya in alle iga caafiyo insha allah ❤😊
MashAllah , thank for sharing, I work in dialysis for eight years now and it open my eyes to know that not only the leading cause is diabetes and how many people are affected by this.
qisadan hooyadey bey ku dhacdey 1sano ku dhawaad bey aad u catowdey oo misan badan bey is dhintey kadib hal mar ayey xanuusatey markan dhaqtarka geyney waxan oganey iney sokor le dahay😢
Aniga qalir aya ahay sas ey thy waxa isku arka ina said u cayila nhy hda wax cuno neh farta is giliya wa is madajiya 😢 wlhi qof kasto waxa dhaha ma cayila nhy mya idhahan aniga cayil said isku arka waxas cudur miya😢
Salmo abayo waxan jeclahay inad isojawabto Hadad aragto su asheyda waxan kuwedina anigu wan iscateya sokorta wan iskajaray saxibey maxat igulatalin lehed Isha Allah jawab wacan
ابي كان معه سكر ونحن ما كنا دارين لحد ما ارتفع السكر ل 800 ودخل العنايه المركزه شكرا على التوعيه❤ احبك من اليمن,,🇾🇪🇸🇴
Qof walbo xanunka leh wn ka xamadaa sbbto ah aniga og xanunka iyo dhibatdisa Salma aad ayd umahad santhy wax badn ka faiday allaha ka cafiyo cidii qabta 🤲 Aniga iso duceya in alle iga caafiyo insha allah ❤😊
Alle haka yareyo dhibtiisa
Mashlah waad quruxbadan tahay Mashlah Tabarakalah Allhuma Barik asturnaanta saas u hayso qurux 🎉❤
allaha ka cafiyo intaa uu hayo wll waa qodob muhiib ah shukran
MashAllah , thank for sharing, I work in dialysis for eight years now and it open my eyes to know that not only the leading cause is diabetes and how many people are affected by this.
Aad ayaan uga helay walahi waa qiiso waax laga faa,iidayo thanks ❤
Thanks I was planning to make shaah qasqas, but I changed my mind after watching your video.
Hh
Alle hku xifdiyo salma qurux wax bdnaa ka faiidey xupi❤
Manta wad nureysa qamarka wad kuso baxdey masha allah 🤎
Wow m.a wax badan ayaan kafaiday mahadsanid
Thank you sis aniga xitaa usa ayaan wax ku bartay waa sax sis jaza kullah we love u♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️
Salma masha allh xijaab ka wa ku qurux badan thy
Masha allah xijaabka ayad kuquruxbdnthy wll 🎉❤
Thanks for sharing Salma.H. 👍
Salma walaalo astur naanta ayaad aad ugu qurux badan tahay ee ha iska qaadin masarka, please.
Aniga ma aqoon sokorowga ,cudurkaas waxaan ku ogaaday gabadayda iyadoo 7jir ah ayaan waxaan dareemay in ay caadoowday biyo badan in ay cabto waxaa iigu dareed markay soo kacday habeenkii saqdii dhexe firitinjeerka aaday biyo ka cabtay waa taan la cararay dhaqtaka geeyey isla markii sokorta ka fiirisay omg tiri waa sokor kadibna absesku noqday daawo qaadashadeedii alx maanta waa 28jir waligeedna madhicin alx alx ilaa waxaan waday siinta daawada ay itiraahdo hooyo waan sameeyn karaa hadda oo qof weyn noqotay dhaqaatiirtii iyiraadaan hadda sii hooyo xoriyadeeda dhahaana wali maanan arag waalin sidanoo kale ah caruurtu waxaay hogaan ogaansho xil iska saar taxadar badan yaa
Ilahow hanagu ridin 🤲
Hadey macqultahy waxanba dhihi lahaa cashir cafimad ah nosoo gali
Salma rabi kacabso qaali is astur intii alle kuyiri astur alle hanahadeyo dhamanteen
Tack så jättemycket ❤❤❤
Waad mahadsantahay
All wllhi walashay ku dhacday way burned waxyna noqtey mid lago lafo ah ug denben 3 malin komo kujirty ug danben sokor laga heley😢
Abayo Salma in tee joogta aad baan ku tageraa👋👋👋👋🤔🤔👋👋
Abaayo mahadsanid waxa ka faidnay 😊😊😊😊
qisadan hooyadey bey ku dhacdey 1sano ku dhawaad bey aad u catowdey oo misan badan bey is dhintey kadib hal mar ayey xanuusatey markan dhaqtarka geyney waxan oganey iney sokor le dahay😢
Maxaad naga taqan Korna waan kaxijaabanaa gacmahana waa halayrsadaan 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Thanks qaali Aad ugu faiday
Waa queen naagta garob miyaa
Aniga qalir aya ahay sas ey thy waxa isku arka ina said u cayila nhy hda wax cuno neh farta is giliya wa is madajiya 😢 wlhi qof kasto waxa dhaha ma cayila nhy mya idhahan aniga cayil said isku arka waxas cudur miya😢
Wllhi Ani marka muyarada isku firiyo Ina ayar cayilan nahy ayaa moda lkn kuwa zxp nahy waxay idhaha caato ayaa thy ee wax cun
Abyo wa isaga shakisanhy mana iska barin cfmd hana siiyo
That is so sad 😭😭😭
Ani gabadhayd bay ku dhacaday wayan u dhimatay wan fahmi wayay waxay ahayd sadex jir waxayan dhimatay bishi 6
Mahatsanit queue❤
abaayo waad mahansataah nusobadhi
MaanshaAllah 👏🌺❤
masha allah thanks hppti
😢😢😢😢❤
Yes insulin key of the cells
Salmo abayo waxan jeclahay inad isojawabto Hadad aragto su asheyda waxan kuwedina anigu wan iscateya sokorta wan iskajaray saxibey maxat igulatalin lehed Isha Allah jawab wacan
Wall Salma thinks sidaa noogu sharaxday lkn waxan kaa codsana inaad mar kasoo hadasho Dhiikarka
Asc abaayo aad ayaaa oo duuranahaye waxa lidhaha sokarta iskada waa caatowe run miy
Na editing baro akh
Thanks my sister ❤❤❤❤🎉
😢😢😢
Ciilan maahan cayilan/cayil
💪🏽💪🏽♥️♥️👍🏽👍🏽
😢😢😢😢
Salmo abayo xijabka haiskadiigiin wayo aad ayad uguquruxbadantahay
Salma xareed salaan sarey edadaa wase.
Aabahey cudurka sokorta mudo 40sano qabaa ilaa hada wuu xanuusanyhe stroke baa hada usii dheer😭😭😭 noloshay ku dhibtay 😢😢😢
Somalia 🇸🇴 miyu ku nolyahay
@@ilwadhashim5762 haa abyo
❤❤❤❤
HAY
Nadee mekaupka see umarstaa😂😂😂
Thanks
Walaloy wad walantahey lakin caqli ba kugu jira❤❤
Aniga abaayo wxn rabaa inaad ila taliso seenkula so xidhiidha
👍🏽👍🏽👍🏽🫶🏼
❤❤❤❤❤❤
Thanks