Salmooy wlhi wa ku jeclhy abyo masha allah sidaan ku dawanyey anigo sidadi ah is arkay markaas familka waxee idhahyan car ya shega qof ke iska dhigeeso marka hore usoco abyo ❤❤❤
UA-cam markan so galo adaba iga hor imanaya sug salmo hadhow dawo markan is ira ano dawana arkaa ninka afsomali ga ad baree joji salmau hadi kale edada was oran neysid mar danbe 😂😂😂😂@@rianaskanal9364
m.a salmadydi ❤ abyo mcn calol istaga cuno la anta wyh abyo ee mos ka badso hdi ad cuni karti hda kahor ano kudhiban calol istag dhaqtr ba iso dhahay mos cun qof walac eh nh uma fududo mos cunow waku lalabone lkn hdi cuni karti isku day abyo
Wllhi cawada waad qurux badan tahy m.a m.a abyo❤❤❤❤
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw
❤❤❤😮Naa salmo style wlhi nagu garaacday ❤❤❤❤❤❤
Salmooy wlhi wa ku jeclhy abyo masha allah sidaan ku dawanyey anigo sidadi ah is arkay markaas familka waxee idhahyan car ya shega qof ke iska dhigeeso marka hore usoco abyo ❤❤❤
Qrux m.a style nagu garaacday 😂❤❤❤❤old model style weye qrux ❤❤❤
Salma abayo dar alle ku jeclahay wlhi❤😂
Baby ilove u more❤❤
Ilove her energy❤
Iskaba fududow lkn waan iska kaa taageeraa nayaa salmaay😂❤
Saxaro ayaa haboon lkn dadka qaarkood ma garayaan.
Ali dheere magacisa runtaa waaa axel 😂
abaayo you should try to buy a camera, some of them are not that expensive. you will have better video quality ❤
Salmay tiktok ha adin UA-cam nojoog😂😂
Your so cute 🥰🥺
Oh thank you darling❤❤❤
Salma qurux walalo is ilaali inanta haqaadin umafiicna ilmaha uurjiifka ah miisaan in aad qaado is ilaaliwalalo
Abayo socodka badan joji plz😢 illahey haku adkeyo
Socodka aad ayuu ugu fiicanyahay cafimaadkeeda iyo kan nuunaha.
Naya salmay wakutagera edada lajaneeye ❤❤❤
Salma caddey habeen kasta video gada anoo fiirsan ma seexdo mana lagu cajiso video yadaada m.a💃🫅❤️
Oh quruxsan . Bari waxaa idin soo galinaya cali dheere oo bariis somali karinayo❤😂
UA-cam markan so galo adaba iga hor imanaya sug salmo hadhow dawo markan is ira ano dawana arkaa ninka afsomali ga ad baree joji salmau hadi kale edada was oran neysid mar danbe 😂😂😂😂@@rianaskanal9364
Naag walan xaarka igu dhagay kulaha😂😂😂
😂😂😂😂😂😂😂😂
Dhererkiisa waa meeqo 1:96
Masha Allah Queen 👸 💖 ❤️
Salmaay waan ku taageernaa videoyada inoo soo badi❤
Wcs walshey allxmduliilh jimco Mubarak ❤❤❤❤❤❤❤
Mnsha Allh intan ku arkayey mnta ugu shidantahy ❤
Naa salmay TikTok waaka soo wayay intanba usoo wareegtay😂
Horta cali dheere ma isku yaqaana😂
𝐒𝐚𝐥𝐦𝐚 𝐚𝐧𝐢𝐰𝐚𝐲𝐞 𝐲𝐨𝐮𝐫 𝐧𝐞𝐢𝐠𝐛𝐨𝐮𝐫𝐝
Naa salmay timihi aan kugu ogaa ma'ahiin beey😂😂😂see camal waxba khaldan😂😂
MashaAllah TabarakaAllah Allahuma mbarik abayo❤
Kiwi cun abaayo kiwi 🥝 hdaa helyso caloosha wu socod siiya lkin magranyo dadka uurka leh inu wx dhibto u geysto
Naa salmaay waan kusalaamay baag yaroon taageero ataad tahay qaali❤❤😅
Darling and I love you❤
@rianaskanal9364 i love you to hppti ❤
Tinta masha Allah we baxday
Wow manta quruxdaada baxeysaa❤😂
Salmaay you tube dartaa baan usogala❤😊
Naa salmay waan ku salamay walal qaali ❤
OmG qosol hadaa rabtid intee lee imoow😂😂
Haha thnk u booo❤
@@rianaskanal9364 too peab😍
M.a waad shidanyahay queen 👑
Haba iska dhaqan xumatee ani waan jeclahay salma
Haa wan jeclahey Teena yar watu fakadh ah lkn wey I farxad galisa Edadeed wasto😢😅
Na qurux badnida mashallah! ❤❤❤❤❤
Ana u horeyo mnta yeeeeeeee😂🎉
Nasab❤❤❤🎉🎉🎉🎉
Salam Adiga iyo cali dhera❤
Salmi step step isoo tajiree😂
Mash allah isbareko Amiiin
Tinta way gabnayd sideeh
Anbo wala yaabanhe m.a
tin ueg oo kör laga saaro aa jorto 😅😅😅😂😂
extensions aa la dhahaa
Naa salmooy cali dheere prank kusoo samee😂😂
Hhhh timahay ku dhgn yihiin 😅😅😅
❤❤😂😂😂😂❤❤😂😂
😂😂salma labiska rifrifka halkaas ku ekeey cawa wad shidan thy
100k garsiya nh haplo
Waa dacadi oo qofa 😂😂😂😂❤❤❤❤❤
Slma qurx🎉❤❤❤❤
Wan sugaayay inu cali dhere afsoomali kuhatli doono Salmaay
First samidey😂🎉
Xubiiii❤❤❤🎉
Salmooy abaayo saan ku jeclahay ley video UA-cam kga ku jiro aan daawanin ma jiro video yada shukaansiga so badi
Masha alla 😂😂😂
Oh ilove you salma walooy sis❤
Mashaa Allah. Salmoy Habo masha Allaah baro oo hadalkaga ku dar oo afka ku hayso. Waayo ku xijaabaysaa dadkana wey xasuusanyaan. Masha Allah calaykum.
Salmo qurux❤
Cali Dheree Marka cunuga dhasho aya sifican uu baran dhee 😂😂
Ay lafyu❤
😊😊😊😊😊😊
Manshallah ❤
Salmo Cabitan Ananas miya Cabitanka iyo Cuntoyinka ilmaha u Roneyn Raadi adiga xita wad fahme lkn wad ilaawii karta ino ilaali wiilka yar ❤
Uurka yar uma ficna socials badan 😊
Qalanjo masha allah ❤
dhibley😂😂😂
Nade cali dheere prank ku same😂😂
Salmo hda daawan malintas maalin ima aha❤😂
I love you salma Qurux❤
Salmoy ina ader slim green coffee ma cabi kara qof uurkisa 2weeks ah iso jawab muhim ayan u ahaye
m.a salmadydi ❤ abyo mcn calol istaga cuno la anta wyh abyo ee mos ka badso hdi ad cuni karti hda kahor ano kudhiban calol istag dhaqtr ba iso dhahay mos cun qof walac eh nh uma fududo mos cunow waku lalabone lkn hdi cuni karti isku day abyo
Qalpi iphone so gado❤
❤❤❤❤
Intee jogtaa salma
😂😂😂 Ayad kursiban ky akhriya ku ye qulwalan ku akhri salamay 😂
Salma tinta tin miyaa ku xirtay. Iska ilaali waxaas waa xaaraane.
Oo waxaas ma burukaa tintii weli sa uma dheerne😂
Guriga ka bax labaalabad way ka baaysa guriga bilaaha hore stress ka qadysaa wa dhib wlhi mar wlb bax adigba qurubo jooge
Oo nimanka cadaanka been miyee sheegaan 😢😂😂😂😂😂
Yaabnay😂😂❤
Somaligi u bartay no more xamasho weye😂
Salma walahi waad iga qoslisa maxaa tidhi nimanka cadaanka been ayeysheegan kkkk noolow intay nololi jirto
Salma tinta inte ka keentay
Hor ta salmoy cali dheere soomali ya mayaqaanaa waa diga halkii sikin ba 100 eray ku dhahayee😂😂😂😂
Salmaay tinta maxaa inaa kuma ogen ee xale mee kusodheraate😂😂😂😂
Wa yabnhy
We love you too Sister You look beautiful 💯👍👩❤️💋👨👑🌹👑🌹🫶♥️🫶👏👏
Oh sweetheart❤❤❤🎉🎉
@rianaskanal9364 masha Allah my sister 🫶♥️🫶💋🇨🇦💋
Salmo tinta waxba ka qaldan be sa ku oga ma aha😂😂
Yaray gabadha u daa tinta.😂
He Muslim
Naya 2min aa manta kugu imaday 😂
Habibtiii thank u 😂❤❤
Alla salma daacadsanaa kulaha xaarkaa igu dhago 😂😂😂
Kute xaarka igu dhagay hhhhhhh
Quruxsn❤
Salmadaydiii
Teydiiii❤❤❤
Cali dheere ma muslima
Naag muslim gaal miyee guursan kartaa?
@@rianaskanal9364 maya
Xaaraam wye
❤❤❤❤❤
❤❤❤❤❤❤❤❤