Nolasha beeralayda g/ hiraan || the life of formers in Somalia 🇸🇴

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 9 тра 2022
  • Facebook page dhaqankaaba
  • Розваги

КОМЕНТАРІ • 255

  • @dhaqankaaba7350
    @dhaqankaaba7350  2 роки тому +79

    Asxaabta muqaalka liketa ubadiya waa iga codsi🥰

    • @fatmasugule9969
      @fatmasugule9969 2 роки тому +1

      Waan kuu saarey walaashey qaali 💕💕

    • @suxeb1613
      @suxeb1613 2 роки тому +1

      Kher kurajena

    • @umuclaahi5562
      @umuclaahi5562 2 роки тому

      diyaar dhaqan gaabo gobolkeeykii 😍😍❤❤❤hiiraan b/weeyn allahayoow balaayada harer mari ka dhig guri barwaaqa leh
      lkn waxaan jeclaan lahaa waqti barwaaqo in aad ku soo aado

    • @faizahassan3241
      @faizahassan3241 2 роки тому

      Asalaamu calaykum walaalo

    • @hassanfaatih8054
      @hassanfaatih8054 2 роки тому

      Beeraleey ku dawanooysa ku Tasha like badan

  • @fardowsaabdulle9001
    @fardowsaabdulle9001 2 роки тому +6

    Mansha Allaah waa guul ciida hooyo👍💪🏿💪🏿💪🏿🌹🌹🌹🌹🌹🌹💖💖💖💖🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @user-mr2ht2zb4e
    @user-mr2ht2zb4e 2 роки тому +19

    Maanta ayaad halkii ugu wanaag sanay gashay wll somalida dhiiri galin hownoqotee soobadi video 📹 yada beeraa ugu yaraan 20 video adhi iyo geel iyo lo, baybaratee waarhoy masha alah dhaha

  • @Zaam495
    @Zaam495 2 роки тому +8

    Hiraan xaa uga waregata aya kudhahay hda ka hor
    MashaAllah hadsa wad imtay🥰🥰

  • @abdirahmanlibaan5850
    @abdirahmanlibaan5850 2 роки тому +5

    Walaaley dalxiis waad ka dharagtay marba meel marba gobal somalida waa dad gob ah masha allaah tabarakallah

  • @libanmuhidin6823
    @libanmuhidin6823 2 роки тому +2

    masha allaah, Qalbiga ayaa i dagay runtii. Wadankeyga Ku Jecliyaa!!

  • @kamilofarah4489
    @kamilofarah4489 2 роки тому +2

    Hiiran dhulkeygii masha allah thank you sister from canada 🍁

  • @abdiassyrradfa1861
    @abdiassyrradfa1861 2 роки тому +21

    ماشاءالله اللهم احفظ بلدي يارب

  • @kamalali79
    @kamalali79 2 роки тому +11

    Asc walaasheey ubax waan ku salaamay mahadsanid video yaasha quruxda badan ee marwalba aad Nala qeebsato alle haku xafido Amin Amin Amin alle hakaa siiyo ajir iyo xasanaad shaqo wacan ayaad heysaa dadka soomaaliyeed guulaysta waligaa mahadsanid markale walaasheey ubax

    • @dhaqankaaba7350
      @dhaqankaaba7350  2 роки тому +3

      Mahadsanid wllkay🥰

    • @mustafemaxamed6085
      @mustafemaxamed6085 2 роки тому

      @@dhaqankaaba7350 🤣msgacaagi runta ahna mantaan bartey ubax qof qiimo badan

  • @Kaakoos_641
    @Kaakoos_641 2 роки тому +8

    MaashaAlLaah beautiful walaahi waa nolol qaboow oo dag’gan with no stress Alxamdu lilLaah ILAAHAY Swt ha’u barakeeyo InshaAlLaah Aamiin!
    Xabiibty cinwaanka iska bedel it’s not formers it’s farmers please thank you it’s just a correction😉

  • @mahamedgabow7928
    @mahamedgabow7928 2 роки тому +3

    Asc ubaxeey wnku salaamy salaan kadib mooska Iyo cambaha wx iisoo xawil from Kenya shukran hiiran Ree Tolley baan degan iigu salaan

  • @ilmiali2851
    @ilmiali2851 2 роки тому +5

    Masha alaah dhukeene nimco ayaa fadhido Babasuga meesha aan joogo wlh halkii xabo waliba bacrimis ah waa 45’$Hadiiba lahelo kan geedka ayoowba ku bislaadey Dhaqanlaabo gacanta ilaah Ha kuu barakeeyo waxaad mudantahay taageero dhab ah

  • @osamabashir2720
    @osamabashir2720 2 роки тому +3

    ما شاء الله تبارك الله حفظكم الله وبارك الله فيكم جميعا

  • @jamatahmed2188
    @jamatahmed2188 2 роки тому +3

    Masha Allah bal arag nimcada wadan keena taalo Ilahayow cadoga noga qabo 🥰

  • @kafiyaabtidoon4043
    @kafiyaabtidoon4043 2 роки тому +3

    masha Allah qurux badana💖❤️ ina taga jeclahay

  • @kaafiyodagan982
    @kaafiyodagan982 2 роки тому +2

    My home b.weyne jcliyaa alxm allah ayaa barwaaqo nasiiyay

  • @museruqiyo2437
    @museruqiyo2437 2 роки тому +2

    Masha Allaaha qurux mahatsanit Abaayo.

  • @joanaizabete7047
    @joanaizabete7047 2 роки тому +4

    Nossa como tem verde frutas verduras tbm MT verde que benção parabéns mulheres guerreira 😊🇧🇷

  • @abshirmohamed3527
    @abshirmohamed3527 2 роки тому +5

    Mashallah alaha wadan barwaqa wana siyay lkn away dadkisa kafaidaysan laha allow madax cadil nokeen

  • @amuuun1998
    @amuuun1998 2 роки тому +1

    Masha alh dhulkeenu ma sidaasu u qurux iyo nimco badanyahy alle haynoo barakeeyo
    Yaa halmar I dhexgeeya🥰

  • @yasmiinquruxofficial1188
    @yasmiinquruxofficial1188 2 роки тому +1

    Masha Allah wlh meshan aaad ban oga heyley 10 jer kabadn a dawadey video gan wana ku sher gareyey Allah ha ku xafido walashey

  • @cigesoma5549
    @cigesoma5549 2 роки тому +6

    Dadkeena beeralayd ah waa in suuq loo radiyaa waxay nimco haystan iyo fakhriga ay ku nool yihiin waxay ahayd inay nolosha ugu saraysa ku noladan dadkani

  • @fatmasugule9969
    @fatmasugule9969 2 роки тому +9

    Maa shaa Allaah tabaaraka llaah. Allaah ha u barakeeyo 🤲🤲🤲 adiguna aad baad u mahadsan tahay walaalo 💕💕

  • @rumaanmacalin
    @rumaanmacalin 2 роки тому +2

    Masha alah Masha alah qurux waye Masha alah ilahow nabad nooga dhig wadankeena

  • @xamsexadaari677
    @xamsexadaari677 2 роки тому +1

    masha allaha keep going walashey dhaqan kaaba hore u soco

  • @mahadasaidyusuf4169
    @mahadasaidyusuf4169 2 роки тому +3

    Maashaa allaah illaahey hanoo barakeeyo nimcadda uu nasiiyey alx lillaah.

  • @hamsesameter1647
    @hamsesameter1647 2 роки тому +3

    Allah ku xafido walal 🇸🇴💕

  • @Miriamegeah
    @Miriamegeah 2 роки тому

    Mashallaaha Cunto Dabiiciya Nolol Raaxo Ah Oon Warwar Lahayn Shukran Walaalo Sida Fiican Eed Noogu Soo Duubto Gabadha Hala Dhiiri Galiyo Intaa Safar Waxay U Galeysa Iney Quruxda Iyo Hidah Iyo Dhaqankeena Inagoo Kaliya Maahe Xataa Aduunka Kale Barto Hore U Soco Kaabay!

  • @indianamohamedsheikh7923
    @indianamohamedsheikh7923 2 роки тому +2

    Masha allah yaa I geeyo meshan walikey beer maan arak❤️❤️

  • @osamabashir2720
    @osamabashir2720 2 роки тому +1

    جزاك الله خيرا على هذه المعلومات

  • @somaliking3360
    @somaliking3360 2 роки тому +5

    Walaashay sidan u qor si muuqaalkaaga raadiska UA-cam looga helo "Nolosha beeralayda G/Hiiraan || The life of farmers in Somalia 🇸🇴", magaca muuqaalada aad buu muhiim u yahay waana sida daawadayaasha cusub ay kuugu raadiyaan kuna xirmaan kanaalkaaga. 🇸🇴💛🇸🇴🧡🇸🇴💜🇸🇴💚🇸🇴

  • @habibamursal3942
    @habibamursal3942 2 роки тому +3

    Mashaa Allah waan ku faraxsanahay waxaad samaynayso saas ku soco qayr Allah ha ku siiyo

  • @foxeyplayz7524
    @foxeyplayz7524 2 роки тому +1

    Masha Allah tabaarakallah waa dad nasiib badan adigana aad baad u mahadsan tahay

  • @salaadoaxmed7641
    @salaadoaxmed7641 2 роки тому +1

    Masha allh rumahanti waa arka dhibka aad kamareyso muqalada iintan iyo kabadan ayad mudan tahy walashey macan

  • @cawilqorsheeye3663
    @cawilqorsheeye3663 2 роки тому +3

    Dhaqankaaba walal fhaqanka beeraha anigu aad uma aqaani lkn waxaan filayaa in aan waxbadan kaa faa'idayno.

  • @mustafemaxamed6085
    @mustafemaxamed6085 2 роки тому +1

    Allah Haku xafido dhaqankaabay🤲🏽jasaka Allah

  • @gaasiranagye6178
    @gaasiranagye6178 2 роки тому

    Maashaa allh waa nolol qurux badan yaa meeshaa I geeya aniga kamasoo tagi lahaynba guryo dhaadheer io baabuur ayaaban nacaye wareer

  • @Faay371
    @Faay371 2 роки тому +2

    Masha Allah Waan uu xiisiy dhulkii hooyo❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @daahiradanhersi595
    @daahiradanhersi595 2 роки тому +3

    Reerkani wuxuu ubaahan yahay dhawr sac iyo xoogaa riyo ah oo cawsna loo beero markaas isku filaansho bay gaadhi lahaayeen sida nolosha loomaareeyo waa inaan baranaa oo aan meeshii sanadkii hore lataagnaan eega dhulku waa iska banaan yahay

  • @faizahassan3241
    @faizahassan3241 2 роки тому +2

    Mashaa Allah Tabarak Allah
    Waa meel qurux badan

  • @fardowsaabdirahim1482
    @fardowsaabdirahim1482 2 роки тому

    Masha allah waa ku mahadsantahy walaashey vedio quruxda badan eed noosoo gudbiso

  • @abbaazlaaami2323
    @abbaazlaaami2323 2 роки тому

    Caawa Hiiran Ayaan kaa Dawanaayaa alxh keep giong Dhaqan kaaba wllee waan jclaan lahaa inaa kula kulmo

  • @kowsermaxamed5452
    @kowsermaxamed5452 2 роки тому

    Mansha allah ilaahaw dhulkeena hooyo noo barakeeyo . Abyo aad baan u mahadsantahay anigu waan ka helay

  • @amiincuuke2813
    @amiincuuke2813 2 роки тому +1

    Quruxeey somali dhaladeey guulaysoo horay usoco abayo

  • @kashafkiEmbroidery922
    @kashafkiEmbroidery922 2 роки тому

    Masha Allah bohat ache video

  • @raxmacabdi1291
    @raxmacabdi1291 2 роки тому +8

    Masha allah tabarakaraxmaan ❤️❤️

  • @yusrocabdiraxman1867
    @yusrocabdiraxman1867 2 роки тому

    Qurux waayay maashaAlaah🥰🤩😱😱🙉🙈🙀❣🖤💚👌👏👋

  • @abdllahannouz5494
    @abdllahannouz5494 Рік тому +1

    أنا احبكم جميعا أهل الصومال

  • @sahraali5166
    @sahraali5166 2 роки тому

    Maashaa allaha yaanyo fresh iyo liimo

  • @cakulemedia330
    @cakulemedia330 2 роки тому

    MnshAllah Alle dhulkeena hooyo ha inoo barakeeyo Hantiyeey macaan waa midaan hoy lagaa odhan waa inaan ku dayanaan kuweena aan wax beeran inay sidaa wax u beertan dhulkana wax kala soo baxaan oo iska dhaafaan waxa dhulalka shisheeye uga imanayaa.

  • @ilhamdahir9915
    @ilhamdahir9915 2 роки тому

    waa beautiful life manshaa Allah tabaarakallah that's a wonderful

  • @hassanxayaat5266
    @hassanxayaat5266 2 роки тому +3

    Manshalaah BEAUTIFUL country

  • @laylaabdullahi9911
    @laylaabdullahi9911 2 роки тому

    Mnsha Allah waa nolol quruxbadan oo degan oo aan buuqlahayna waan iska jeclaan lahaa in dego dhul sidaa ah runtii

  • @Ishwaaq123
    @Ishwaaq123 2 роки тому

    Mansha Allah Dhulk Somali Ilahay ku beeray wa dhul qurux badan se Dad baan jirin, Hadii Alshabab ka baqayn Dhulka Somalida odhan ayaan adi lahaa. Ilahay Nabad haka dhigo waa nolol Qurux badan an jeclan lahaa inanku nolado

  • @shukriaydiid1575
    @shukriaydiid1575 2 роки тому

    Masha allah masha allah tabarkallah alle hayno barakeeyo dhulkena

  • @jiilkacusub3019
    @jiilkacusub3019 2 роки тому

    Masha allah gobolka hiiraan waa masno ,,,
    Salaan sare from hargeisa

  • @COD-MIIR.
    @COD-MIIR. Рік тому

    0:48.Yaanyo haa
    Xabuub iyo AFKA-QARANKA7 isma galaan..
    .
    ALLAHA barakeeyo Beeraheena 7.

  • @ayaansaid3697
    @ayaansaid3697 Рік тому

    Masha allah wa nolol aad u qurux badan walhi

  • @istahilabdihassan2923
    @istahilabdihassan2923 2 роки тому +1

    Video qurux badan mahadsanid abaayo la.aantaa ma dawan laheen 😘😘😘🙏🙏🥰

  • @yusufcraxman1684
    @yusufcraxman1684 2 роки тому

    Wow masha allh keeo going my sister

  • @marianqasin8786
    @marianqasin8786 2 роки тому

    Mashaa allah dhaqan kaaba allaha ku xifdiyo

  • @sacdiyomaxamed1805
    @sacdiyomaxamed1805 2 роки тому

    Masha allaah wan jeclhy konfurta somaaliya dhul beereed

  • @khadijadaud9406
    @khadijadaud9406 2 роки тому +1

    Masha Allah ❤️🙏🇸🇴💯🦁❤️💙🇸🇴

  • @Manka2123
    @Manka2123 2 роки тому

    Maa shaa Allah ilaahoow barakee adaneena

  • @ayanhasan5087
    @ayanhasan5087 2 роки тому

    Masha allaah abaayo waa borgaraam qurux badan mahadsanid

  • @fardosodiriye3074
    @fardosodiriye3074 2 роки тому +3

    MashaAllaah wan jeclahay beeraha

  • @fartun9503
    @fartun9503 2 роки тому +2

    Masha Allah Qurx 🌹🌹❤️❤️👍👍👍

  • @fartun9503
    @fartun9503 2 роки тому +1

    shukran Abaayo

  • @nimcocabdulqaadir56
    @nimcocabdulqaadir56 2 роки тому

    Ilaaheey haku caafiyo abaayo mcn

  • @munoahmed9250
    @munoahmed9250 2 роки тому

    Masha allhaa abaayo hora mar wacaan

  • @ilhanahmed7828
    @ilhanahmed7828 2 роки тому

    Masha allh qurax badanaa noo soo badi Abayo

  • @cabdicaziizfarahsugow1641
    @cabdicaziizfarahsugow1641 2 роки тому +2

    M.a my home gobolka ku dhashtey waqti dher moogahy dee

  • @hanishariif7397
    @hanishariif7397 2 роки тому +2

    Videoka waa wxkle 🔥🖤🍂🍁

  • @elyasjimale4316
    @elyasjimale4316 2 роки тому

    Mash Allah dankaba chanel

  • @deeqoomar3074
    @deeqoomar3074 2 роки тому

    Masha allaah dhulkeena waa bar waaqo allaha noo siyadsho

  • @alcarafad568
    @alcarafad568 2 роки тому

    ALLOOW mxn jeclaan laha inaan dib ugu laabto beraha

  • @ekedeyxasan204
    @ekedeyxasan204 2 роки тому +2

    ilaahw igee meeshan qurux badanaaماشاءاللہ

    • @ayaanhassan4010
      @ayaanhassan4010 2 роки тому

      Welcome walalo ana ku jogo welcome baladweyn

  • @munayousuf-ct4hl
    @munayousuf-ct4hl Рік тому

    Mansha allah, waa nimco

  • @ayanahmed6747
    @ayanahmed6747 2 роки тому

    Manshalah wllo

  • @YacquubAadan-v2h
    @YacquubAadan-v2h 24 дні тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤ dhaqan kaaba waan kutaageeraa

  • @user-vt4jz5pp9e
    @user-vt4jz5pp9e 2 роки тому +1

    ماسا الله ان من أثيوبيا

  • @noora5609
    @noora5609 2 роки тому +1

    Masha allah

  • @bisharoxaayow1036
    @bisharoxaayow1036 2 роки тому

    Wadankeena quruxdiisa qeyr alaha ku siiyo wax wanagsan ba noo so gudbisay

  • @nimcocabdulqaadir56
    @nimcocabdulqaadir56 2 роки тому

    Masha alaah tabarakalaah abaayo

  • @fadumomuse9037
    @fadumomuse9037 2 роки тому

    Waadmahadsantahay qaali. Aad baa loogubahanyahay please soo badi video yada sidan oo kale ah gaar ahaan guryaha sidan camal ah.

  • @JH-ec7tv
    @JH-ec7tv 2 роки тому

    mashallah jazakallahu khara

  • @albertlopez6620
    @albertlopez6620 2 роки тому +1

    Bueno no es fácil escaparse de las maldiciones
    Por ejemplo para no ser ciego y contagiar lo ciego con conecsion mahomatica
    Se hace de la siguiente manera
    Has de tener un huerto de verduras con colores como pimiento , tomate, fresas , ten plantas que den frutos de colores y has de tener una azada que la parte metálica que entra en la tierra sea de lámina fina i con medidas pequeñas de por ejemplo 4 centímetros × 8 centímetros !
    Esos lámina de hierro le colocarán un bastón largo como los que usan los ciegos y tú con la espalda muy recta as de matar las malas hierbas como si fueras un ciego con el bastón de ciego
    El que haiga visto dibujos ejipcios lo entenderá
    Con los colores de la hortaliza madurando y el verde de las malas hierbas y el movimientos del bastón matando las hierbas evitarás la ceguera !

  • @mataanciided2731
    @mataanciided2731 2 роки тому

    aad iyo aad sidaad nogu hagar baxday hadan nahay reer hiran waa si aanan hilmaamidonin baayo hormar wacan

  • @somali.liibaan6059
    @somali.liibaan6059 2 роки тому

    Masha allah tabaraka allah 🇸🇴🇸🇴❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤🇸🇴🇸🇴

  • @abdullahhussein9638
    @abdullahhussein9638 2 роки тому +1

    Masha.allah

  • @umulqalid3548
    @umulqalid3548 2 роки тому +1

    Mahadsanid abayo qali

  • @Deeqaluul721
    @Deeqaluul721 2 роки тому

    Mshaalaah nimco weynaa

  • @halimoali6059
    @halimoali6059 2 роки тому +1

    Maansha alaah qurux

  • @mohameddeeq5514
    @mohameddeeq5514 2 роки тому

    Maashaa ALLAAH muqaal qurux badan

  • @dayxa561
    @dayxa561 2 роки тому

    Beeraha qurux mansha
    Allah

  • @qalanjaquruxu5966
    @qalanjaquruxu5966 9 місяців тому +1

    Mansha Allah

  • @shaaficiosman6257
    @shaaficiosman6257 2 роки тому

    Rag rag dhalay Ayaa tahay abayo horay usoco 🥰🥰❤️

  • @halimomohamed6166
    @halimomohamed6166 2 роки тому +1

    Woow ma sha allah

  • @sahalade4245
    @sahalade4245 2 роки тому

    Masha Allah waa wax loo baahanyahay

  • @deqac.qaadir7520
    @deqac.qaadir7520 2 роки тому

    M.a tolkayga leee beerahaan lahaaa karo from makane