Daawo maahee waa sun waa wax dilaya difaaca xoolaha waa daroogada xoolaha lagu baabiiyo waana wax loogu tala galay in cudur laga qaado caaneheeda iyo hilibkeedaba. Sad😢 waa dad cawaanoo cawaan ta ay dhaqanayaan na ku cayaaraya
يعمل عشب النابير الفائق على تقليل تكاليف العلف بنسبة 80-90 بالمائة. 60 طن للدونم الواحد. 20-20-20 تحصد 3 مرات. أخبروني أن 20 كجم من السوبر نابير يساوي 1 كجم من الشعير لبقرة واحدة. يوجد أيضًا وصف باللغة الإنجليزية متاح على الإنترنت. تفقد هذا. انتشاره سريع جداً. قام رجل في تركيا بزراعة البذور وإطعامها لحيواناته. تنتج البذور أيضًا الفولاذ. إذا كنت تشتري من الخارج. احصل على البذرة.
@@ilhanfarah4306 ani baayo Kenya iyo Tanzania ba wn aaday lkn Passport Somali kuma tagin Somaliyana markaa imanayey waxan direct u imid muqdisho xagii ayaa visa 3 bilooda kuqaatay ma aqaani passport ka Somalia 🇸🇴 sorry 😞 lkn Sidaa filayo Safarad Somalia haday Tanzania kuleedahay visa kadalbo
Mahadsanid saxib manta waxad iso xasusisey lo deydi o jogta meshan mel an ka dhereyn ....watching althe way from kismayo city adban ku tagera saxib A. Kabaxay
Al reer wamo af xuma yarkan adi ma dhashay buyiri wardey waye maxa kayer siyey calashan waa yasid uu qabilkisa yasayo waa waxa ey Somali horu mar ugaari la dahay
Manshallah loo an arko gorme igu danbaysaye inabaaa cadi ma,ahan sxp waad mahadsan tahaye sidaaa aad nolaso socidsisaye dad an waligood arkin aya aya jiraaaa.
Abwaan waa ku mahadsan tahay video gaan iyo kuwa kale ee aad hawada noo soo mariso sababtoo ah indhaan runtii ku diirsada keep up the good job for the community
Maxaa dadkii ku dhacay oo Caagadaha Xoolaha ugu maalayaan? Weelkii Qabada laga toli jirey ama Qoriga laga qori jirey malaga guurey? Maad Jaandi ku maashaan oo ku dhigataan caanaha? Caaga Caafimaad ahaan ma wacna weliba marka kulayl lagu shubo
ABWAN WAXA KAA MAQAN AQOONSIGADA WAA INAAD SOOMAALIYA KU QORTID SI ADUUNKA U AQOONSADAN XOOLAHA SOOMALIDA HADII KALE QOF LUQADA YAQAANO BES AYA KU GARAN KARO QOFKALE MAGARAN KARO
Barwaaqada & nimcada waxaa ugu wacan dadka dhulka dagan ma aha dhiig miirata waa Dad xalaal qutan muslimkana badbadiyaan sida loola dhaqmana yaqaanan waa dhul aan waligi Dad lagu dulmin ma aha lamo ee waa tana River dadka dagana 95 waa wardey ee reer waqooyi bariyow hadaad rabtaan in dhulkiina idiin barwaaqoobo qabyaalada quursiga dadka dhaca boobka dulanka & dhiiga muslim & gaalba ee labaneysanayo iskadaya dhulkiina haidiin barwaqo ha idin noqde
Masha Allah Dhulku qurux badanaa Allow dhulkena inoo barakeey wlhi waa nolol macaan oo aan aad u jeclhy ❤️
👍👍👍👍. Abwaan. Kabaxay. Guuul. Qomiyada. Somaliyed. Insha. Allaaaah
Somali guul ❤️
maashaa allah brother shukran abwaan qaaliya .waxaan daawaday muuqaalka aad kaga hadashay umada somaliya runtiina waad laheshay runtana waad usheegtay .guuleyso oo horey usoco
Mahadsanid walal
Waa khasab in la helo umad dhan walba ka dhisan
Hadii umadda dhami reer magaal noqdaan waxaa la waayayaa xoolo hilib iyo caano
Insha Allah hadii aan madaxwayne noqdo waxaan dhiiregelin doonaa oo maalgalin ku samayn doonaa beeraleyda iyo xoolo dhaqatada
Oh my God iam from Sudan I love this the tempo of this life so so sos much
Thank you brother we will upload more videos soon in shaa Allah share the video to all your media
🎉🎉🎉🎉🎉
Maa sidaa canaga loga shuuba. Mashallah beautiful place.
ManshaAllah mowsara qherow abihis
Sxb waan kusaaray ee adna iisaar subscribe
Daawo maahee waa sun waa wax dilaya difaaca xoolaha waa daroogada xoolaha lagu baabiiyo waana wax loogu tala galay in cudur laga qaado caaneheeda iyo hilibkeedaba. Sad😢 waa dad cawaanoo cawaan ta ay dhaqanayaan na ku cayaaraya
ManshaAllah jawi qurxoon, Alla Maxaan jeclaan lahaa inaan mar un baadiyaha saas uqurux badan taga
Wad mahadsatay
Kkkkkk
Sxb waan kusaaray ee adna iisaar subscribe
@@luiphiri4563 Sxb waan kusaaray ee adna iisaar subscribe
@@alimoha1209 Sxb waan kusaaray ee adna iisaar subscribe
Waaaaw wlh xasuuus saceena kuu ahaa ayaan soo xasuustay iyo barkuul midkala ladhihijiray xasuuuus
Ohhh my God😭 I come from Eritrea so love you this life. God please you all off Africa my ppl!!!❤❤❤
me too am f4om eritrea i like this life they are pure Bio no chemical .they are lucky
adna azekiromuna kimkr life znebere
يعمل عشب النابير الفائق على تقليل تكاليف العلف بنسبة 80-90 بالمائة. 60 طن للدونم الواحد. 20-20-20 تحصد 3 مرات. أخبروني أن 20 كجم من السوبر نابير يساوي 1 كجم من الشعير لبقرة واحدة. يوجد أيضًا وصف باللغة الإنجليزية متاح على الإنترنت. تفقد هذا. انتشاره سريع جداً. قام رجل في تركيا بزراعة البذور وإطعامها لحيواناته. تنتج البذور أيضًا الفولاذ. إذا كنت تشتري من الخارج. احصل على البذرة.
Keep going my walal anigane isoo booqo 👈❤️♥️❤️
Ruqiyo walalo aan kusoboqane geel mise Ari ama lo mise digaag ayaa kujogaan walal
Thump up bro waiting more i.a
Sxb waan kusaaray ee adna iisaar subscribe
Ani ugaadha iyo dalxiiska ayaa jeclahay Tanzania maalmo Aan aaday qurux wllhi Serengeti iyo Ngorongoro lkn waxa kaquruxbadnaan lahayd Anoo kuraaxaysta ugaadha dalkayga iyadoon cidna lacag iweydiinayn ❤️❤️❤️❤️
Sxb Tanzania Passport Somaliga malagu gaali kaara sxb inaan imaadan raaban maclumadan Naagasi
@@ilhanfarah4306 ani baayo Kenya iyo Tanzania ba wn aaday lkn Passport Somali kuma tagin Somaliyana markaa imanayey waxan direct u imid muqdisho xagii ayaa visa 3 bilooda kuqaatay ma aqaani passport ka Somalia 🇸🇴 sorry 😞 lkn Sidaa filayo Safarad Somalia haday Tanzania kuleedahay visa kadalbo
Dhaqashada xulaha aadbaan ujeclahay mashaalah qurux weye
Mahadsanid saxib manta waxad iso xasusisey lo deydi o jogta meshan mel an ka dhereyn ....watching althe way from kismayo city adban ku tagera saxib A. Kabaxay
Al reer wamo af xuma yarkan adi ma dhashay buyiri wardey waye maxa kayer siyey calashan waa yasid uu qabilkisa yasayo waa waxa ey Somali horu mar ugaari la dahay
YARDEY waaxay anigu maba fahmine??
Hhhhh wallahi Anigaa xitaa waaan laa yabaay wardeey waayo ku lahaa bal muu iska dhahaa Anigaa maa dhalin
Wardey wuxuu kawadaa waardiye yacnii qof xoolaha uraaca oo mushqaayad ku qaata
Awil Jama maya qabilkisu shegay wardey waa qabil somalida kamida
Wlhi Waan ka naxay subxanallah
waa lodi joorre ee cabdalla
War aaway wardey cali
Wiilka wadeyga ah oo camarada ayan qaban like usaara video iyo comentigaan
Allaha waa Lo,dii reer abtigay iyo reer awoowgeey waa inaan doontaa 🤔😍
Manshallah loo an arko gorme igu danbaysaye inabaaa cadi ma,ahan sxp waad mahadsan tahaye sidaaa aad nolaso socidsisaye dad an waligood arkin aya aya jiraaaa.
Qabiilka aad dadka suali kadaa sxb 🙏
Abwaan waa ku mahadsan tahay video gaan iyo kuwa kale ee aad hawada noo soo mariso sababtoo ah indhaan runtii ku diirsada keep up the good job for the community
Wiilkan waan salaamayaa mar kasta wuxuu noo soo gudbiyaa dhaqankii wanaag sanaa u saara like waa nin wax badan og
Mahadsanid walal Abdihaye dhiiri galantu waan u baahanahay waxaan idinka haqabtiri doonaa muuqaalada dhaqanka iyo hidaha iyo madadaalo sheekooyin xiisa leh in shaa Allah
ወአለይኩሙሰላም🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹
Wuxuyidhi meeJa aykuxidhan Yihiin Waxalayidhada edag Wa Rutii yes Haa OGADENRICHIN ExDDS Waxa lagayidhahdaa Erag Weylaha &iyo Waxaraha Adhiga wacid loleey ah Oloo Awoogiin Lagub Reer Waamo♡
waxay umuuqataa lo meel banaan fadhiisata see looga ceshaa dhurwaaga iyo libaaxa🦁
Dawada xoolaha iyo seed ka beeraha wa sun
Mashalah nosoo badi videoyada abwan
Waad mahadsantahay oomaali Allahha barakeeyo oo xafido meelkasta eey joogaan
Sxb waan kusaaray ee adna iisaar subscribe.
Masha Allah 💞💞💞💞💕💕💕👍👍👍👍👍👍
Maasha allh waa dhul qurxoon runtii 🇸🇴🙏🏽
Hehehe Abwan iyo ngombe ni yangu balbaleeey
Ninka kamero manka ah walal afkaaga mashaa alaah dheh
Laamuu soomaalia may katirsantahay abwaane
May waa kenya
zxp salaan abdirizak
maasha Allah tabaarakallah
Man shall Allah Warm fresh milk.
Somali ha joojiso dhabargooynta dhirta.
l come frome eritrea somali nic wawwww
Mashalaa waa Qurux ale ha ubarakeeyo
lodu waa dhashey hadana waa duuqo wey gabooben mise dhulku waa aabar nasahaa sida ka quunyar duufanaa uu masriyaa inshaa allaa
Mansha allah ilahay ha u barakeyo
Wwwww meshallah tebrakellah❤
asc waallo wadalke meshu
MAASHA ALLAAH ILLAAHEEY HAA BARAKEEYO
Waleen wuxuu Ogaden yahay abaha waas
Manshaalah indaha kunursada
Masha Allah lo,ley
Mashallah qurux badanaa
Maashaa allaah mxaan casdaranduuriyay
MashaAllah waa meel qurux badan
Sxb waan kusaaray ee adna iisaar subscribe.
Sxb soo badi video yada iyo hidaha iyo dhaqanka
Wiilka ma adigaa dhalay maya waa wardey hhhhh wallahi somali qabiil ayaa madax maray
Heer hada waxay marayaan magacaa hadii la waydiiyo ku jawabaan reer hebel
Wardey qabiil miyaa aniga waxa u maley qowsaar ama qofka loda raaco inu ka wado 😂😂😂
Meshani kiniya miyaa 😊
Saddam barre buthul manshallah bro keep up
Maasha allaah
Maashaa allaah waa barwaaqo.
muqaal qurux badan. Masha Allah
lki abwan lamo xagee kadir Santa hay keny mase
Sxb waan kusaaray ee adna iisaar subscribe .
Sxb waan kusaaray ee adna iisaar subscribe.
Masha Allah walah wa nolol adhag lkn inlagu bashalo ley kuficantah
Noso badi saan cml ayaa jeclahy 💘
Maxaa dadkii ku dhacay oo Caagadaha Xoolaha ugu maalayaan?
Weelkii Qabada laga toli jirey ama Qoriga laga qori jirey malaga guurey?
Maad Jaandi ku maashaan oo ku dhigataan caanaha?
Caaga Caafimaad ahaan ma wacna weliba marka kulayl lagu shubo
Sxb waan kusaaray ee adna iisaar subscribe .
LO DAAN OO DHAN MAGACYO AYAY LEE YAHIIN MIYAA MARKA LOO YEERAAYO MAGACA AABAHEED MALOO RAACINAA AWOOWENA MALOOGU DARAA
Mashaallah tabarakallah
Hah
Alla jecliyaaa barqa miyaa mise
Garoooor iiga soodhiiba
Haruuub cugan iigu keeena
😃😃😃
Goror mxawye
Goroor waxaa lagawadaa Ciir
Masha Allah Waad La Shaqayneysaa
Ma❤❤❤
The real life hada maqashid waa nucas kiro iyo bill jogta ah kama jiro ninkas sortisu walaqanaya wa libaax dantisa yaqano
Walaalow ka hawlgal sidaan Drone ku soo heli lahayd si aad dhul fog fog aad wax uga soo duubi lahayd.
Walal isar sheer
Masha allaah
Abwaan kabahay saxibow halkan waa intee? Fadlan reply me
Lamu county
Kenya meel lamu layaahdo
Igu picture miyuu dhahay? Alla sijui hadal xuma
Sida ibra
Waxbaad maagantahay! Kabaxaay sijui ma ahan. Runtii isagaa kaa soomaalisan
meeshee joogan nfd miya mise
Mexey tahay caagga lagu lisayo awey ameelkii
Wardey cali somali weeyaan
Daaran dori e ragaa gormee igu danbesay ❤❤
Caag ayaa lago liisayaa dhaqan ma.jiro dadkan waa ganacsato
Amazing
Waddanka Holland, Lo,da Illaah 20litir oo caana ah, laga maalaa maalinkii.
Sxb waan kusaaray ee adna iisaar subscribe.
Sxb waan kusaaray ee adna iisaar subscribe.
Mnshlh Warm fresh milk abwan kabaxay
ABWAN WAXA KAA MAQAN AQOONSIGADA WAA INAAD SOOMAALIYA KU QORTID SI ADUUNKA U AQOONSADAN XOOLAHA SOOMALIDA HADII KALE QOF LUQADA YAQAANO BES AYA KU GARAN KARO QOFKALE MAGARAN KARO
Caaga waa nadaafad dator aawey weel soomaaligii caanahs lagu maalin jirey
Wiilasha midna waa wardee oo waa outcast, midna waa laan dheer walee Somali qabiil madeyso,
Waa dad dambeeya Soomaalida. Qofka magaciisaa la sheegaa. Intaasaa ku filan.
Lo'du barwaaqo ayey joogtaa hadana waa caato ,meeshu dalsan ma aha ayaan u gartay.
Waa dhulkii wardeyda
War mashana noosheg wallo niman kana waxad u shegtaa Cagadu waa wax xune iskadaya dheh waxa laga qadaa kansar ka . Meye dhishi iyo hadhubkii
Ala maxaan u xiisay
Mashallah wan u xisay wlhi
Kabahai shaqa fican bad heysa palse aqlade ilali qofke isago bosho karsanaya aduweyso mawanagsano hadad isage ad Fasah kahelin
Ninyahoow dhaqankaga ku faan
Barwaaqada & nimcada waxaa ugu wacan dadka dhulka dagan ma aha dhiig miirata waa Dad xalaal qutan muslimkana badbadiyaan sida loola dhaqmana yaqaanan waa dhul aan waligi Dad lagu dulmin ma aha lamo ee waa tana River dadka dagana 95 waa wardey ee reer waqooyi bariyow hadaad rabtaan in dhulkiina idiin barwaaqoobo qabyaalada quursiga dadka dhaca boobka dulanka & dhiiga muslim & gaalba ee labaneysanayo iskadaya dhulkiina haidiin barwaqo ha idin noqde
Namjua huyo mzee nisha wahi mbeba na honda
Waawadankeemeeshani?
War baali baali garan maayee meeshu waa xagee aan soo booqdee oo Ragaas abaal marin siiyee???? Fadlan ii sheega meesha ??
Waa Kenya dhanka xeebta lamu county
Wadankeeh waaye meeshan🤔
Waa Gobolka Coast ee Kenya, area Mombasa waaye
❤
Wadankeyna waa barwaaqo illaahey waa noo nimceyey waa wax lagu.farxo lkn waxaa wax laga xumado ah somalidi kuwa badiyo joogo iyo kuwa magaalo joogoba hadey dhaqanki somalida katageyn waa wax laga Naxo lodi waxaa.lagu lisaa caag Aawey dhiilihi ma ogtahay in caanaha caaga lagu shuba uusan cafimad Aheyn somali Allaha ugargaro.
Meeshaan waa Kenya Lamu county
Midabada magaca looraacaa buraa sac xuduntey laguxira magalada gudahed nolagu joga kugardsaday kadib hadu dhintay abo leywaday sonoqon badiya subug kimish ulna aanfahmen bena lagushegi dabal qoraxda kaharso kimishka ina nogureysa eey aan aqoon afki qabashadisa xirid qasab cuno kucun doqomo hoyadod lagasowatay anaga jiran nalatahay adigaa lagusowatay magalo laga kenay botin lagu amro lagu qayano lagu masabido dil walid mid ciyal mid xayawan la afyaqano dh ilo okale xarig garbaduub alawate wehel uma baahno sacado kadib eygi ala ka cargajiyay iyadi bixiwayay bananka oodi guriga kusojiday iridi kaxirtay dariski sobaxay xariga alaah igafuray bahi dil qubes eygi lagadhahirin cidi igudirtay shalemo markajareyay cunadi cun waba ilabay cuno iyagaba shegaya saxirig eygi alasodiray iskabax igafudud durka aad xayawanka dadka uhilinay inlala saxibo aanmodijirin eyga wuxu uqabtay iney nagusoboday wana been cabara isdilenay waliba laba eey ahayen kuafka isaga wabiyay kan xoga iguna fac waba kufaristay jiso tag xaga bahkabadan biyo kuhafiyeen