arawelo iyo siday dumarka uga aqli badnayd😅

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 15 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 590

  • @mustafkhaan4751
    @mustafkhaan4751 3 роки тому +86

    First comment📌 #TEAM dhaqankaba 0ne L0ve💖

  • @najiibhassan
    @najiibhassan 3 роки тому +9

    Dhaqan kaba inta ku xiran like sara😅😂❤✌🏼

  • @cadceedofficial3548
    @cadceedofficial3548 3 роки тому +4

    Anigu waan fahmay inta illafahantay like haku qabato

  • @hayaatdiamond2200
    @hayaatdiamond2200 3 роки тому +25

    😂😂😂 caraweelo wlhi daacad iika qoslisay ubaxey hormar wangsan 😍❤️

  • @sayidsomali1524
    @sayidsomali1524 3 роки тому +16

    Hhhh ala.qoftu halaagsanaa oo kaalay ciyaartii markuu daalo ku celi lugu odhanayeyba waxaad u badashey casho ee😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅 wlhy gacanban kuu taagay from burco 👋 keep going

  • @maryamahassan377
    @maryamahassan377 3 роки тому +8

    Kkkkkk dhaqan kaabaaay koleey ani cashadaa waan fahmay😁😁👌

    • @cabdiraxmaanmaxamuud2487
      @cabdiraxmaanmaxamuud2487 3 роки тому

      Midna waa tii caadiga ahayd midina waa tii neef soo celinta dagaalka ka gadaal ee inaga daa tooshka huunno 🤣🤣🤣🤣

    • @asmacali834
      @asmacali834 3 роки тому

      hhhhhh

  • @jamaalhasan8682
    @jamaalhasan8682 3 роки тому +17

    ماشاء الله تبارك الرحمن
    آرويلو حكاية ظريفة فريدة من نو عها ....

  • @sacdiyowarsame3728
    @sacdiyowarsame3728 3 роки тому +8

    Aqri dhaqankaba wll shakadas benwaye ragaasameyey shekoyinka bahdilka gabdhaha hasowarin walashay waliga gabdhaha garab istaag ragacid kadhibato badan majirto gabdhuhuna caqliga mala ,a waxakutagera wagabdho adigana gabaratahay raga waxaynagasameyan shekoyin bena iyo mahmahyo gaf’ah an’iska ilalino mahadsanid wlashay

  • @kamilaaddawe4376
    @kamilaaddawe4376 3 роки тому +14

    😂😂😂😂😂 Ayeeeyo caraweelo dardaarankaagii Noosoo badi.
    Iyo Sheeekadii in kala dhex martay Adi Iyo Odaygaagii Oday Biiiqay noo soo sameeey😂😂😂😂😂😂
    Wd mahadsantahy hory uso dhaqankaabaaay wllo🥰🥰🥰

  • @aasiyaabdalla601
    @aasiyaabdalla601 3 роки тому +12

    Araweelo waan ka helay sheekadaan 🥰😍

  • @abdiwarsame6229
    @abdiwarsame6229 2 роки тому +1

    Araweelo weeye sida saxda in loogu dhawaaqo ee maha caraweelo mida kale Araweelo okiyaalo miyey xidhan jirtey 😂😂😂

  • @fariidaainayuusuf5336
    @fariidaainayuusuf5336 3 роки тому +10

    dhagdheer nosoosamee🤣 wan kahelay 😘👏👏

  • @abdinajibmohamed1061
    @abdinajibmohamed1061 2 роки тому

    Naagtan niin mareikan geeyoo uradiya walahi wayrafade 😂😂🤣🤣🤣🤣😍😍😍😍😍😍😍😍😍🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @adem_son
    @adem_son 3 роки тому +1

    M.a
    Wllhi sidad shekada dharka ugu xidhay wan la yabay waayo maanta ma jiro qof saa sheekada u dhar ugu xidhayaa

  • @Sahan12341
    @Sahan12341 3 роки тому +6

    Dhaqan kaabo saan uqosslay wllhi 🤣😂🤣😂caraweelo waan ku haystaa keep going xabibti 👍

    • @awdal_landtv9275
      @awdal_landtv9275 3 роки тому

      Naagta Araweelo aad ba u neceb ragga xiniyaha ka saari jirtey adigo ma xinayha ka saari rabtaa isku mid ba tihiin 😡😡🤔🤔

  • @bushramohamed91
    @bushramohamed91 3 роки тому +3

    Mash Allah I like this video wlhi abyo mcn plzzzzzz part 2 😂😂😂😂😂😂

  • @cabdiraxmaan_24
    @cabdiraxmaan_24 3 роки тому +9

    Mar kaste oon Video Aad soo galiso daswado Erey/ Ereyo Cusub ayaan ka bartaa, Walaalo Waanu kugu dhiiri galinaynaa inaad wax badan oo Dhaqankeena ku saabsan noo iftiimisay.
    Gaar ahaan Ani, Thank you so much ❤️

  • @quenikhra3886
    @quenikhra3886 3 роки тому +8

    Wlhi abyo dhaqanka badiyaha ijecleysisey teda waa marki igu horeysy aan muqal dhameysto keep going sister from muqdisho 🥰❤🥰

    • @ashaoali8020
      @ashaoali8020 3 роки тому

      MAXAA DHAQANKA BADIYAHA LAGU JECLEEYSIINAYAA ADIGABA BADIYO JOGEE HADAAD XAMAR JOOGTI.

  • @Ali-uh4lo
    @Ali-uh4lo 3 роки тому +19

    Arawelo is come back😂

    • @Ali-uh4lo
      @Ali-uh4lo 3 роки тому

      @Qoorey official🎓 kuu sarey zxb keep going🖐

    • @bossman1024
      @bossman1024 3 роки тому +1

      Maxad udoratay arawelo way dhibadnayd bankan waa meel ma so qor

  • @abdinurali5671
    @abdinurali5671 3 роки тому +6

    Caraweelo ninmanka ayay xiniinyaha kabixin jirtay balaayo haqaadee.😁

  • @mahdigeneralservicesco.342
    @mahdigeneralservicesco.342 3 роки тому +2

    sheekada way badashay iyado aqlaaqda ilaalinaysa masha allah lkn macnihi sheekada waa sax

  • @caashamohamed3139
    @caashamohamed3139 3 роки тому +16

    Caraweelo waa funny 🤣🤣🤣😂

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi 3 роки тому +1

    Sidaad Sheegteen Araweelo Waa Sheeko Caruureed Lkn Markii Aan Yaraa Aabay Wixii Ii Sheegay Hadaad Guursato Gurigaa Cunto Ayaanay Ka Dhamaan Waxaanda Xaaskaga U Sheegtaa Xaaskaga Qofkii Kuu Yaada Soo Dhaweeyee Weliba Habartaas Gurigaa Habariyi Ayaan Dumin

  • @gureyxasanxusen4922
    @gureyxasanxusen4922 2 роки тому +1

    Kkkkk waa aqaana cashada waa sheekadi jiifka

  • @Sahan12341
    @Sahan12341 3 роки тому +9

    Allah Fadumo aa? waa anigee Faadumo Fariid 👏🏻👏🏻

    • @abdullahinoor1724
      @abdullahinoor1724 3 роки тому

      Fatima M
      Hhhhhhh Fatima waa saas waa kugu magac👏👌👍👈

  • @naciimo_cabdisahal1625
    @naciimo_cabdisahal1625 3 роки тому +7

    Araweelo came back 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @nimcoahmed6720
    @nimcoahmed6720 3 роки тому +10

    Kkkkk Mansha Allah wll ale haku sharfo

  • @sahalkhadar5865
    @sahalkhadar5865 2 роки тому +1

    Dhaqan kaaba waa qiso cajiiba oo run ah

  • @gureyxasanxusen4922
    @gureyxasanxusen4922 2 роки тому +1

    Mabti araweelo koley waxay ahayd qof jirtey lkn waalaga bad badiyey

  • @nuurdhaantoofficial9850
    @nuurdhaantoofficial9850 3 роки тому +3

    Maanshaa Allah wllshey waxaad tahay Gabadha Kaliya ee aan ku Xidhnahay Halkaas ka wad Inshaa allaah Guul baan ku Rajenayaa ana Xaga Ciyaaraha baan soo Galiyaa UA-camkega waxaan Rajenayaa asxaabtadu inay isoo Dhawaneso waana ku salamayaaa adi iyo inta shaqadan fiican kula wada👏🤝

  • @Sahan12341
    @Sahan12341 3 роки тому +9

    Masha Allah dhaqan kaano soo funny 😆

  • @dribraahiimadanyusuf904
    @dribraahiimadanyusuf904 3 роки тому +3

    Ubax abdillah walalay wan kusalamayaa horta lkn wĺhi jiliinka
    Aad baad ugu wacan tahay hormar wacan

  • @Hawd
    @Hawd 2 роки тому

    Lax
    Sabeen
    Naylo
    😃😂😂 Funny story and good acting

  • @issackhassanabdi4988
    @issackhassanabdi4988 Рік тому

    Arawelo is frist ledier

  • @cabdimire2487
    @cabdimire2487 Рік тому +1

    Waalaahi waaqosol caadoya dhaqan kaaba soo funny 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @haji509
    @haji509 3 роки тому +1

    😀😄😄😄
    araweelo
    waa arga gaxi sadii dumarka

  • @axmedjees6450
    @axmedjees6450 3 роки тому +2

    Caraweelo kolay inbadanoo somalida way rumaysan yiin inay jirtay wakhtina aya madax kanoqotay dhulka somalida siiba magalada ceelaayo layidha ee waqooyi bari somaliya sida lasheego waxay ahayd qof ka ad adag dumarka oo dabeecada raga leh markaa sheekooyinkeeda kolay wax waan kamaqalay

    • @axmedjees6450
      @axmedjees6450 3 роки тому

      Deegaankiinaa raarka goonida uyaal maxa layidhaa ?jees miyaa tidhahadan

  • @sacuda_12
    @sacuda_12 3 роки тому +8

    Masha allaah abayo ilahey haku xafido 🤲

  • @abdirahmangaarane2935
    @abdirahmangaarane2935 3 роки тому

    Aad baan kuu fahmay Ubaxay waad ka baxsatay horay u soco.

  • @nuuraadan4465
    @nuuraadan4465 3 роки тому +5

    Masha alah sucudka idilay mesha marka ad kaso baxaysay qar iyo qardaro wankugo haysta abayo hurmar wacan

  • @somaneido7181
    @somaneido7181 3 роки тому +7

    ههههههههههههههههههههههه سمعت هذه القصة ههههههههههههههههههههه ما أعقلها أختنا أبح عبد الله بارك الله فيك

  • @sahanshe5363
    @sahanshe5363 3 роки тому

    Kkkkk araweelo bal muuqaalo noogasoo samee ubaxey aan waxka ogaanee

  • @sulaymaancabdiraxman2073
    @sulaymaancabdiraxman2073 Рік тому

    Hhhhhhh sheekada shaadhba loogalyay wllhi Gabadhan yari waa fariid

  • @commentikuxoogle
    @commentikuxoogle 3 роки тому +4

    *qabrigaag yaanaan dhagaxtuurin hooy kkkkk*

  • @maariyamaxamed2135
    @maariyamaxamed2135 3 роки тому +2

    M.lllh dhaqan Kaaba waa kuwataa wlee noosoo badi jiliimadaada♥️

  • @kariwan2482
    @kariwan2482 3 роки тому +4

    Sarbeeb waynaaaaaaa😂😂😂😂😂😂😂 lkn cunada.xitaaaa qari ubaxee

  • @fadmaahmed2315
    @fadmaahmed2315 3 роки тому +4

    Waw waw dhan keena so funny amazing keep going sister

  • @NimoDH1
    @NimoDH1 3 роки тому +1

    Magaca wan maqley lakin hal sheeko kama maqal. Naag walanban u heystey

  • @farxiyocaraale1350
    @farxiyocaraale1350 3 роки тому +2

    Abaayo marwalbo oo aad muqaal sodhigtid waan lasocdaa

  • @sweetana333
    @sweetana333 2 роки тому +5

    ههههه
    حلوه القصة ، من البداية شكيت إن السالفة ماهى سالفة عشاء . خطيره أرويلو

    • @SAM22948
      @SAM22948 2 роки тому +1

      Arwelo has great story 😄

  • @aaminacabdi7492
    @aaminacabdi7492 2 роки тому +1

    Dhag dheerna soo matal😂😂😂

  • @abdidualleh2949
    @abdidualleh2949 3 роки тому +1

    Hhhhhhh dharkada kaa sareye gabadh habeenki labojira laluulliin Guri hooyada Ada gawa habar ta amatede weynen

  • @DAARULIIMAAN
    @DAARULIIMAAN 3 роки тому +3

    Aniga dad idaawado ma Haysto diini soo gudbiyaa walal isoo booqo ifka walal lagu

  • @osmanahmed4642
    @osmanahmed4642 2 роки тому +1

    Sheekada anaa aqaana ee 1 waxay gabadha laqabo osheegaysaa in Ninkeedo kaseexdo 1 lkn aansookoobe markii oo fuli rabo kuceli meesha oo dheh hadii aad I jeclahay kuhay ninkii waadiday ilaawaadaale Marka waacarootay nin neefbuudhiibay Kadib naagtii Caroo tay waalago qanciYay naagtii ruufuyaantaaheed osheeg tay tii kale inaakaadiso o ay hadana kuceli so kkkk lasamayWaa urud ninkaada aad aakadhacday

  • @yaxyecabdilahi3175
    @yaxyecabdilahi3175 3 роки тому

    Maansha Allah ilaahay haku xafido waan fahany inay cashadu cashakale tahay waana runtaa sheekada lama qaawiyo tana waykasiimudan tahay. Waalawada daawanayaa yar iyo wayn

  • @abdilahisaidofficial6513
    @abdilahisaidofficial6513 3 роки тому +1

    Walaley waxan kafa ida waxan kafa idin dadka qaar ilahay haku barakeyo ❤❤

  • @hodanabdullahimaalim8397
    @hodanabdullahimaalim8397 3 роки тому +1

    hhhhh markan maqlay casho lawo jer cun wan fahmay markiba hore usoco wll uwax

  • @abdulqadirhusenali8146
    @abdulqadirhusenali8146 3 роки тому +6

    Jilitaan wacan xaqiiq horay usoco

  • @mohamedderia3522
    @mohamedderia3522 Рік тому

    Waan jeclaan lahaa in Arraweelo habeenkii 3 jeer cash I siiso

  • @خضراءمحمدحسن
    @خضراءمحمدحسن 3 роки тому +1

    😂😂😂Meeqa jeer buu casheeyaa kulahaa waa macna darada guryaha lagudumiyo oo kale.

  • @abwaandaacad3736
    @abwaandaacad3736 2 роки тому

    Qaab ka aad u jilayso duqnimada ilA cajiibsandhaqabkaaba guuleyso

  • @yusufgabayre6692
    @yusufgabayre6692 3 роки тому +1

    Mashaa allaah waaayo waayo sheekooyinkii hore ahaa

  • @daudmohamed3558
    @daudmohamed3558 2 роки тому

    Masha Allah sheka da anshaxeda ayad ilalisay o Mara bad uxirtay

  • @mohamedcawo9665
    @mohamedcawo9665 3 роки тому

    Wa laahi dhaqnki qurxuda badanaa waan ilaawanay laxada markaan arkay ilakaahaa ixanuunay

  • @naciimacarfi3160
    @naciimacarfi3160 2 роки тому

    Hhhhh dhaqan kaaba waan kuwataa horay usoco

  • @Reer-Guuraa
    @Reer-Guuraa 3 роки тому

    Arraweelo dumaroo dhan bay u aqli roonayde.
    Iyaduna awooweed lanaar ma arrun fiicnayne.
    Goortii amiir laga dhiguu ololay suurkiiye.

  • @fathiahmedfarah6553
    @fathiahmedfarah6553 3 роки тому

    Abaayo waxaa noogasoo shekeysaa aday biiqaay iyo caraweelo waxii dhex mary

  • @cabdiraxmaanjaamac1701
    @cabdiraxmaanjaamac1701 3 роки тому

    Araweelo maaha wax jira waa sheeko iska khuraafaad ah marka ha moodina sheeko dhab ah

  • @khadijam.mhussen4553
    @khadijam.mhussen4553 3 роки тому +1

    shaykadaan anaka waxa u naqaan qurbaclay

  • @issemaxamed9840
    @issemaxamed9840 2 роки тому

    Kkkkk waan qoslay dhar baa u galiyey
    Laba jeer casheee
    Waa laba jeer is wasa yacni
    Miyaaa 🤣🤣🤣

  • @abdullahinoor1724
    @abdullahinoor1724 3 роки тому +1

    Hhhhhhhhhh anigu cashadii Runta aheyd baaban moodey
    Teer & maanta hhhhhh👏👌👍👈

  • @faaraxmaxamedwarsame3749
    @faaraxmaxamedwarsame3749 3 роки тому +1

    Waryaa gabadhan idoona oo isiiya

  • @saleebaanwadani2515
    @saleebaanwadani2515 2 роки тому

    araweelo dumarkoo dhan bay u caqli roonayd .
    iyadana awoowgeed la naar ma arin fiicnayn .
    goortii ugaas laga dhiguu ololey suudhkii .....................
    anigu gabaygaas baan xasuustay wll

  • @hanicali9400
    @hanicali9400 2 роки тому

    dhagdheer noosoo sameee waan kahelnay

  • @attaatta3915
    @attaatta3915 3 роки тому +8

    Mashallah Mashallah

  • @omergul4363
    @omergul4363 2 роки тому

    Waa sheeko xariir aan jirin adeer

  • @halimaisse868
    @halimaisse868 3 роки тому +1

    Hhhhhhhhh kkkkkkkk aniga lay yiraahdaa waana naag xoog badan caqli badan khiyaamo badan qurux badan habr tukubtana may ahyn taatiikhda dib ugu noqo

  • @salmaan1116
    @salmaan1116 3 роки тому +9

    NINKII QABI JIREY ARAWEELO AYAAN AHAY

    • @cayushsomali2669
      @cayushsomali2669 3 роки тому +1

      Ma iga hubtaa nio 😂😂

    • @saamiyamahad2227
      @saamiyamahad2227 3 роки тому +1

      Oday biiqeey ahaa 😂😂😂

    • @salmaan1116
      @salmaan1116 3 роки тому

      @@saamiyamahad2227 Waaad haysaaaa asaga waaaye hhhhh

    • @salmaan1116
      @salmaan1116 3 роки тому

      @@cayushsomali2669 aad io aad war badan waan hayaaaa

  • @ismaildigaale4468
    @ismaildigaale4468 3 роки тому

    Gabadha magaceedu waa carab wiillo lakiin dadka aan ahayn somalida ayaa odhan jiray araweelo

  • @mariammumin5229
    @mariammumin5229 3 роки тому +6

    Masha allah wll hormar wacan😘😍🥰

  • @abdifatahmuhhiyadin9264
    @abdifatahmuhhiyadin9264 3 роки тому

    Dhaqankena indhasharer haku mathalin fadlan.

  • @ahmeddaacad4729
    @ahmeddaacad4729 3 роки тому +6

    Masha allaah dhaqan kaabto keep going my sister❤❤❤

  • @munirabdullahi12official46
    @munirabdullahi12official46 3 роки тому +5

    Part 2 walashay macaan ayan kasugoyna I a

  • @mohamedmuhumed8596
    @mohamedmuhumed8596 3 роки тому

    Ardwell.waxay.ahayd.xaasidad.waxay.kutalo.gashay.inaanay.dumarka.kadambeeyaa.aanay.wax.rag.ah.aanay.helin.oo.ragain.ayey.xiniinyaha.ka.saari.jirtey

  • @rayfeciize3255
    @rayfeciize3255 3 роки тому +6

    Arweelo raga xiniyaha ka saari jirty

  • @sucdifunny7807
    @sucdifunny7807 3 роки тому +4

    Sabeenta dad badan baa jecel may lax gataan ama nayl

  • @nasraismail2791
    @nasraismail2791 3 роки тому +4

    Kkkkkkkk waan fahmay inaad dhar ugalisay

  • @suusuu5541
    @suusuu5541 3 роки тому +2

    Kkkk casho mahane wax kale ayey kawadaa

  • @bakaraden595
    @bakaraden595 2 роки тому

    Sabeeen waaa laxda(idaha) gashaaantida ah😂😂

  • @nadirhaji1367
    @nadirhaji1367 3 роки тому

    Dardaarankiii araweelo waxaa kamida waxaad yeeli doontaan horay jadiiida kaas waad qaadateeen

  • @hakimadaahir9825
    @hakimadaahir9825 2 роки тому

    wa llaahi waashactaro miiran

  • @faataxcnf2677
    @faataxcnf2677 3 роки тому +6

    😂😂😂😂 sidi ugu saxned ayad uso gudbisay o caqliyeysan

  • @kayseduale1771
    @kayseduale1771 3 роки тому

    Horto magaceeda caraweelo lama odhan jirin ee magaceedu waa ARAWEELO

  • @abdullahiali6093
    @abdullahiali6093 6 місяців тому

    Walaale waxaan filayaa inaad gobolka galgaduud joogto???

  • @kowsarjama2575
    @kowsarjama2575 3 роки тому

    Hhhhhh Hal casho kaliya waa laga the raga sanadkaan 5 jeer ayeey ku noqnoqdaan

  • @eymanqaali9264
    @eymanqaali9264 3 роки тому

    🤣🤣🤣🤣casho nogu badashay shekadi 🤣🤣🤣🤣🤣waanu kugu qadanayna lakin🤣🤣🤣

  • @salimyreu1497
    @salimyreu1497 3 роки тому +1

    Anoo waxaro ilaalsha liiga sheken jiray 😂😂😂

  • @cumarlaashin5460
    @cumarlaashin5460 3 роки тому +2

    Hhhhh masha alaah waafahmay🇸🇴👍❤🇸🇴❤

  • @maxmedhaybe647
    @maxmedhaybe647 2 роки тому

    Araweelo
    Naga,waalan
    Weyaan

  • @qadansaleman6858
    @qadansaleman6858 3 роки тому +12

    Mansha allah wll