Qaybtii 2aad iyo silaca iga qabsaday baliga cilaanle

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 6 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 54

  • @mohamedfarah3620
    @mohamedfarah3620 Рік тому +10

    maashaallah magaalada ugu yeer Sama reeb Ied mubarak Ubax ku soco

    • @aminaamish242
      @aminaamish242 Рік тому

      Dusa mareeb madudintahy waligeda loaqanee

  • @shiiqashiiqa2496
    @shiiqashiiqa2496 Рік тому

    Maashaa allah wallahi meel kasta aa soo duubtid ilaa iyo hada aduunka meel ka quruxbadan maana arag runtii cimilada iyo jawiga aad kujirto waan kaa maseernaa Maashaa allah

  • @Miriamegeah
    @Miriamegeah Рік тому +5

    MashaAllaah Jawi Qurux Badan Dhulkeenu Nicmo MashaAllah Somaliyey 2sano Ayaan 177k Dhaafin Laanahay U Share Gareeya Only Channel Baadiyaha Iyo Gobolada Inooga Soo Duubta Vlogs Ka!!

  • @ebadoadan7819
    @ebadoadan7819 Рік тому

    Waa guri barwaaqo oo xareedu wadhantahay

  • @saynabhassan4286
    @saynabhassan4286 Рік тому

    Mansha allah xusuus bay I gelisay meshan quruxda badan inkasta Oo aanan aqooon hadana waa dhul somaliyeed. Oo aan tegi karo waxan ku soo barbaaray meel u eg oo somaliya ka mida jazakallahu khayr wll waxad samysaa wx aad u wnagsn

  • @hibocabdulahi9214
    @hibocabdulahi9214 Рік тому

    Abayo waxan rabaa inan imado maku Iman karaa

  • @halimofarah1601
    @halimofarah1601 Рік тому

    Maasha alaah meeshu quruxbadanaa meelahaas oo kale kaamirada ku Soo wareeji

  • @mona-pb7bz
    @mona-pb7bz Рік тому

    Masha allah dhuusamareeb galgaduud ❤ guul iyo horumar Abaayo jazakallah qeyr

  • @xamseabdirisaaq3391
    @xamseabdirisaaq3391 Рік тому +1

    Inader miiga anu makukula noolada❤

  • @ebadoadan7819
    @ebadoadan7819 Рік тому

    Oo meeshu qurux badana maansha alaah

  • @safiamohamud1222
    @safiamohamud1222 Рік тому +1

    Mansha Allah ciid Mubarak beautiful place ❤❤❤

  • @deqawarsame9018
    @deqawarsame9018 Рік тому

    Mashallah waa goob Dalxiis

  • @Gory-ali
    @Gory-ali Рік тому

    Maasha. Allaah. Meeshaanaa. Qurux. Badan

  • @tiinachannel2964
    @tiinachannel2964 Рік тому

    CILAANLE WAA XAGEE

  • @xalimoqaadiriyacabdi5409
    @xalimoqaadiriyacabdi5409 Рік тому

    Masha.Allaah dhulka qurux weeyi waa halkee macaanto

  • @ardoali3861
    @ardoali3861 Рік тому

    Masha Allah ❤

  • @halimojibril5684
    @halimojibril5684 Рік тому

    🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @siciidyusufcali67
    @siciidyusufcali67 Рік тому +1

    Apowe wajiga naa tusaa please an please tageeren kutahay codsigayga iaqabal🎉

  • @kimjongun8146
    @kimjongun8146 Рік тому +1

    Eid mubarak❤

  • @samiirosagal5637
    @samiirosagal5637 Рік тому

    Uxiisay samareeb dhulkeeygii❤❤

  • @somalitiktok888
    @somalitiktok888 Рік тому

    Ciid Mubarak

  • @abdimalikyare7940
    @abdimalikyare7940 Рік тому

    IED mubarak

  • @nimomuhumed9917
    @nimomuhumed9917 Рік тому

    Waalaalo somalilnd maxaad uu imaan waayaaday

  • @kadijomaallin2433
    @kadijomaallin2433 Рік тому

    Masha allah

  • @hamseabdi3543
    @hamseabdi3543 Рік тому

    Bariis cid leedahay 😂😂
    Mooryaanimaad qarsanaysaa

  • @indianamohamedsheikh7923
    @indianamohamedsheikh7923 Рік тому

    ❤❤❤

  • @hamdicabdi8535
    @hamdicabdi8535 Рік тому

    Kkkkkkkkk fariid

  • @osmandaad8275
    @osmandaad8275 Рік тому

    mashaalaah ❤❤

  • @HabiiboFarah
    @HabiiboFarah Рік тому

    Eid Mubarak waal qaali mcn Aabo ❤❤❤

  • @hawohussein2919
    @hawohussein2919 Рік тому

    Eid mubarak 🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @abdiraxmancisman
    @abdiraxmancisman Рік тому

    M.a dhaqan kaab

  • @xamseabdirisaaq3391
    @xamseabdirisaaq3391 Рік тому

    Wad la ragtay dhaqan kabay❤

  • @fadumomohamed9615
    @fadumomohamed9615 Рік тому

    Jasiird qurxuuun ayaadba nosoo duubty

  • @dekaaadam6103
    @dekaaadam6103 Рік тому

    Ciid mubarik all Muslims 💚💚💚💚🤍🤍🤍🤍❤❤❤❤👍👍👍👍

  • @xasanadan573
    @xasanadan573 Рік тому

    Ciid wanaagsan noolaada

  • @farhiashire814
    @farhiashire814 Рік тому

    Eid mubaarag

  • @kaltoonahmed6778
    @kaltoonahmed6778 Рік тому

    ❤❤❤👍👍👍

  • @barwaqomohamed3309
    @barwaqomohamed3309 Рік тому

    ❤❤❤❤😊

  • @Gory-ali
    @Gory-ali Рік тому

    Ciid. Wanaagsan

  • @NUURIYE.
    @NUURIYE. Рік тому

    Bikradii yareyd maskiintahy 😂😂😂

    • @kifahmoha9785
      @kifahmoha9785 Рік тому +1

      Dhikilo bay tiri

    • @NUURIYE.
      @NUURIYE. Рік тому +1

      @@kifahmoha9785 hhh wlhi waa fahmi waayey😁

    • @kifahmoha9785
      @kifahmoha9785 Рік тому

      @@NUURIYE. anigaba 5jeer markaan kuceliyaa fahme hhh

    • @NUURIYE.
      @NUURIYE. Рік тому

      @@kifahmoha9785 kkkk oo adna ma saasa u fahantay😁😜

    • @kifahmoha9785
      @kifahmoha9785 Рік тому

      @@NUURIYE. haa bikraa mooday mar dambe baan fahmay inay dhikilo tiri hhhh

  • @yusufahmed9848
    @yusufahmed9848 Рік тому

    Geel yaan ka bixine ka so tag meesga oo jaraar aan kugu aroose kkk

  • @alifreemann5440
    @alifreemann5440 Рік тому

    Dhaqankaba ubaxey ciidmubarak asaxabta janalka dhamaan ciidmubarak✋👮 lkn suaaal baliyadan lamakontarolo beyaheduna safimaha lamnafahmayo halaqi agtadamaraye sideisugubimeysan?😎

    • @daadiryare6048
      @daadiryare6048 Рік тому +1

      Fardo joogaa cilaanle aduunkii waa isbadalay midkle cilaanle cabirka ma gaarin miyaa magalaada

    • @alifreemann5440
      @alifreemann5440 Рік тому

      @@daadiryare6048 sxboow cilanle wamarki iguhoreysay gabadhasotabineysanka maqley runti

  • @shukrihaji6958
    @shukrihaji6958 Рік тому

    Dhaaqan kaabo muqaladan bokaag ka qor dib akharisto ciyaal goba wax barashad mahad sanid ku dayda dhaqan kaabo

  • @naciimomaxamuud3754
    @naciimomaxamuud3754 Рік тому

    Masha allaah

  • @ayaanahmed7946
    @ayaanahmed7946 Рік тому

    Masha allah❤❤❤❤❤

  • @khadraabdillah466
    @khadraabdillah466 Рік тому

    ❤❤❤